looma cimraysan karo ismacil H.| Si Xun ayaa loo dal dalay w.difaaca & T.ciidanka bangala

  Рет қаралды 94,928

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/...
Si Xun ayaa loo dal dalay w.difaaca & T.ciidanka bangala| looma cimraysan karo ismacil h
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
wise.com/invit...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
Download the app app.wahedinves...
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 215
@DulmiDiid
@DulmiDiid Ай бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@abdirashiidhuseinaxmed8503
@abdirashiidhuseinaxmed8503 Ай бұрын
Sheikh casharka 4aad Amazon affiliate marketing faafaahin noogu soo samee
@balqis559
@balqis559 Ай бұрын
@@abdirashiidhuseinaxmed8503Walaal wuu ku soo darey sheekha, waa casharka 11aad.
@taamirsharif6716
@taamirsharif6716 Ай бұрын
Ustaad dulmi diid waaku dansheegtey waxaa kaa codsadey koorsadaan inaan ubaahanahay lkn qarashka aan awoodin lacagta haaf xata maaleygga dhigo isoo jwb
@S.USAwg6ux
@S.USAwg6ux Ай бұрын
Video ga xanun waye walhi Twitter ku arky
@smile-db6bv
@smile-db6bv Ай бұрын
Wll Dadka an aboodin maxaa ledihin
@dahaboawale1009
@dahaboawale1009 Ай бұрын
Carbay say uu dhan tahay horgalo bila damira ilahay uma naxaristo. Reer falastin qaza insha allah way gulsan
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Ай бұрын
Illaahay qulubtoota ha medeeyo muslimiinta
@mahamedabdimajid1038
@mahamedabdimajid1038 Ай бұрын
اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة وفلسطين وثبت أقدامهم وسدد رميهم واشفي مرضاهم وداوي جرحاهم وارحم شهداءهم ودمر أعدائهم الاحتلال ومن عاونهم اللهم امين يارب العالمين وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيراً 🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪
@AbdiAgood
@AbdiAgood Ай бұрын
❤❤😂 Muslinka waa gabanayaa inta Xukunka haysa maanta Allaha garabsiiyo inta wanaagsan ❤❤
@Mohamud.Ahmed0
@Mohamud.Ahmed0 Ай бұрын
Allaow muslimiinta ugargaar meelwalba ay joogaan 🤲🤲❤️
@user-el8hq8hh5j
@user-el8hq8hh5j Ай бұрын
Muslimiinta meelwalba ay joogaan ❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🎉🎉🎉🎉🎉❤❤🎉🎉🤲🤲🎈🎈🎈🎈🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪
@user-cc6mu1ft7v
@user-cc6mu1ft7v Ай бұрын
islamka ilaahey ha usoosaro qar Alle ka cabsada
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 Ай бұрын
ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD
@kaltuunxasan2853
@kaltuunxasan2853 Ай бұрын
Inaa lillah wa inaa ileyhi raajicuun allow na amaanso dhibaato badanaa waa wadamada muslimiinta waxa burburaayo allow midee wadamada muslimiinta
@AbdiAgood
@AbdiAgood Ай бұрын
❤😂😢❤❤😢😮😅❤❤😢❤😂 Asc Carabtu ikhaawaan muslin Kama cabsanaysee yuhuudda cabsideeda sababaynayaan❤❤
@mohagedi8874
@mohagedi8874 Ай бұрын
#HORTA AWALAN CIBAADHADA WAA NIYAD EE MA AHAN RIYAA MICNAHA ISTUSTUS, IYADHO AY XUMAAN IGA AHAYN... ILAAHAY HAA U NAXARISTO MUJAHID ISMAIL HANIYAH
@JimcaleAbdullahi-gl3mk
@JimcaleAbdullahi-gl3mk Ай бұрын
اللهم إنصر إخواننا في فلسطين 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 😢😢😢😢
@Yarka6660
@Yarka6660 Ай бұрын
الهم آنصر أخواننافي فلسطين. اءمين يارب العالمين
@SadiyaNuh-zt3ct
@SadiyaNuh-zt3ct Ай бұрын
Cimrada uu ucimraysanayo shahiid haniya muu ikhlaas ka dhigto. Xukaamta Carabtana Allha hadeeyo
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Ай бұрын
اللهم انصراخواننا في فلسطین یارب
@maymuunamuuna7151
@maymuunamuuna7151 22 күн бұрын
Ilaahow nkaga dhig kuwo qabiilka ka xuroobo asmiin
@guriceel7971
@guriceel7971 Ай бұрын
allow u hili reer falastiin iyo muslimka
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Allahu akbar Bangladesh gul ❤❤❤❤❤ wa arin farxad leh
@sahidaarush
@sahidaarush Ай бұрын
Dolda Sadu Arabia. Weey gardaranyihin wahase kasi daran ninka Sadaqdiisa shegtay....يارب رحمتك
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 Ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@Sheiko21-t8f
@Sheiko21-t8f Ай бұрын
Allahayow Guul Deg-dega ah Sii Shacabka Massaakiinta ah Ee Reer Falastiin
@JaweriyoCabdi-ce3xo
@JaweriyoCabdi-ce3xo Ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@qardho7720
@qardho7720 26 күн бұрын
Wa sidaan rajeynayo in an arko siisiiiga masar iyo. Madaxda carabta o sidaaas loo daldalaayo❤
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew Ай бұрын
2 million ka badan falastiin ah yeey horay udileen
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Ай бұрын
Nactullaah yahuud shaydaan👹 Allaah reer falastiincaawi🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪☝️☪️
@warfafarah6491
@warfafarah6491 Ай бұрын
Horta maad soo jeeda abow .... ma mujrimiinta ” nisa” iyo dawladahan somalie ee xukumaan madxwyn ka daran yaad la shaqayni ....😢 adeer diinta islaamka ha ku ciyaarin dulmidoonow 😢!!!
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 Ай бұрын
Ismail haniya insha allah Waa shahiid
@cj3561
@cj3561 Ай бұрын
Dawladee lala shaqeeyaa shiekh Allaah ha kuu dambi dhaafo
@kaafi_ahmed6934
@kaafi_ahmed6934 Ай бұрын
Hadii dowladaada la shaqeyn sidee rabtaa ina nabad ugu noolatid o hormar ugartid
@maanka4722
@maanka4722 Ай бұрын
Ilaahoow mudaa haraadkaan mid ka weyn pakiskan 🇵🇰 ka curi I.a
@mohamedjama9654
@mohamedjama9654 Ай бұрын
Faqiir maaha Africa ee waa siyaasad xumo..........Dahabka Africa, Dheemanka, macdanta kale kulligood AFRICA ayaa laga qaataa.......marka siyaasad xumo ayaa ka jirta.
@duniyakordahab
@duniyakordahab 18 күн бұрын
Mash allah wll horay usoco
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 Ай бұрын
Qaswadenimo ayey u arkaan xukuumadda Sacuudiga! Lafahooda ayay u cabsanaayaan!
@mohaada1
@mohaada1 Ай бұрын
UAE-next inshaa Allah
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Ай бұрын
Scw scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo xiisbuulaah yamane iran Palestine Iraq
@libanmohammed6760
@libanmohammed6760 15 күн бұрын
Subxann'Allaah....bal habeen uun me iska dayan😮
@user-np4uo1dn9q
@user-np4uo1dn9q Ай бұрын
سبحانه وتعالى انه علي كل شي ء قدير.
@aydarusali5488
@aydarusali5488 Ай бұрын
Sh muuqaalada wax wayn lagama arko fadlan shaashada soo saar
@ibraahimchekey2043
@ibraahimchekey2043 Ай бұрын
Allow u gargaar muslimiinta meel kasto oo ay joogaan
@abdihillow8876
@abdihillow8876 Ай бұрын
Sii kastoo ninkaan u umreeynago marxuka sacuuthi maxaa kaxuseeyo?
@user-fz8vt8hi6p
@user-fz8vt8hi6p Ай бұрын
المسلمون العالم لا تروحون العمره الى السعوديه
@ahmedmassud2985
@ahmedmassud2985 Ай бұрын
Mahadsanid walaal
@AxmedCabdirahman-v1l
@AxmedCabdirahman-v1l Ай бұрын
Yuhuudana waxay ka xanaaqaan holycost ladinma xasuuqin, isna laba Milan baan layn lahaa
@habibajamac9941
@habibajamac9941 Ай бұрын
Laaxwla walaa quwata ilaabalah Laaxwla
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 10 күн бұрын
Waa u Cimrasa karaa iamaaciil. Haniya balse dowladda Sacuudiga waxay u moojinaysaa tagaaro yahiuuda waa qalad in xaramka Dadka laga xero
@User-s5z2t
@User-s5z2t Ай бұрын
Allah ha ugargaaro Palestinian 🇵🇸 free Palestinian Inshaallah
@KHAALIDMahad-qw6op
@KHAALIDMahad-qw6op Ай бұрын
inuu ka cumraysto wllkii waa wax wanaagsan lkn boodhka ayaa khalad ah
@user-np4uo1dn9q
@user-np4uo1dn9q Ай бұрын
انالله وانا اليه راجعون الله كريم.
@nasroadan2221
@nasroadan2221 Ай бұрын
Alaaha naga dadldalo oo buundo dheer haka tuuro madaxda danaste yaasha ah somali meel xun dhigay ciday yihiiba good job Bangladesh
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg Ай бұрын
Kkkkk nasro waan fuure alla hawar kululidaa😮😮😮😮 u made my day
@nasroadan2221
@nasroadan2221 Ай бұрын
@@MohamedNoormohamed-lc4rg Kkkkkkk walaahi walaalkayow ciil yaa iga haya dalkeena sida shacabki iyo ciodankiba loo mariyay cidina isu way diinayn
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg Ай бұрын
@@nasroadan2221 shukran from neirobi Somali Kenyan ahay
@nasroadan2221
@nasroadan2221 Ай бұрын
@@MohamedNoormohamed-lc4rg Me too
@faizamohamed2145
@faizamohamed2145 Ай бұрын
Adeer account aan lacagta ku soo diro ayaan wali sugaya 11 cisho kaa hor ayaan fariin u reebey thank u adeer
@habibajamac9941
@habibajamac9941 Ай бұрын
Alxamduliaah
@ashawooo
@ashawooo Ай бұрын
illahaya idan faruqiya Yuhuda iyo Amirka rabi masibo idan kene inshallaha kuw ku gulasata walaalah reer Hamas,Yeman,xisabullahi iran
@nadiraahmed6924
@nadiraahmed6924 29 күн бұрын
Maansho Allah ❤😂🎉😢😮😅😊
@habibajamac9941
@habibajamac9941 Ай бұрын
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
@user-bk4sb4qo5h
@user-bk4sb4qo5h Ай бұрын
Aamiin
@HassanHilal-l4s
@HassanHilal-l4s Ай бұрын
❤❤❤❤ lkn waxan kushigi hawaarka ad hawareysa shabab duca ubadaal Mahadsanid
@ayandiiriye6769
@ayandiiriye6769 Ай бұрын
Alow Na badbadi wallale ♥️♥️♥️♥️♥️
@zahromahamed3483
@zahromahamed3483 Ай бұрын
Dadka koorsada galay soo hadal dheh siduu ugu faaiiday iyo halkuu umar dariiqu Mar biliis sheeqow hana fahan siiyo
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 Ай бұрын
BANGLADESH WAXA KA DHACAY WAA DUULMI SOO RAAGEY.SUBXANAALLAH.REER BANGLADESH CAGTA HOOSTAYDA AYEY DOWLADU GALISAY OO WAA LA DULMIYEY AYAGO SIDEE U SHAQAYNAYA AYAA WAX AAN 1 MALIN WAX UGU GOWNEEN AMA WAXBA U SIINAN KARIN AYAA HELEYEEN AMA AY QADANAYEEN MASAAKIN LA DULMIYEY.ALLAHA U GARGAARO AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD
@AlihassanM-dm7qf
@AlihassanM-dm7qf Ай бұрын
Anaka hadaan somali nahy danteyna waxey kujirtaa falastiin oo xun naqata wana lahelaa insha allah.
@mahmoudkulatein5449
@mahmoudkulatein5449 Ай бұрын
Dulmi didow kacbada siyaasad iyo tabeelo wax ku qoran lama ogolo ee cibaado kelya aya lo tega
@fatimaduale7068
@fatimaduale7068 Ай бұрын
Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin waxaa is waydiin mudan dawladu matahay mid diyaar u ah hadii lacala shacabku sheego qofka xumaanta sameeyey kii qof dilay ama wax dhacay ama wax dulmi ah gaystay dowladu wax maka qabanaysaa waxaan filayaa i aysan midaas wali muuqan Allah xaqa haina waafajiyo aamiin yaa rabi
@bashirgaryare83
@bashirgaryare83 Ай бұрын
Waa in ladhowro nidaamka mamulka Cimrada
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 Ай бұрын
Kuwa Somalida Hogaamiyo macal baarlaman kooda kuli Ayaa dal dalaadaas ku wanaaksaneed waayo kuli Waa khaainul wadaniyiin iyo jaajuusiin wadamo shisheeye iyo argagixiso u wada shaqeeya
@moustaphasaid6425
@moustaphasaid6425 Ай бұрын
Asalamu caleykum brother, I have one question bro what is the raison to go for Hadj Or Umra to make fitna or to do a ritual deed that can bring you a Rahmaa and Ridaa of Allah
@user-ci3nd5jk8g
@user-ci3nd5jk8g Ай бұрын
Muslimka halku jooga waa undercover
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 Ай бұрын
Saudi Arabia is be have dejjal😊😅
@cazkaosmaroble7397
@cazkaosmaroble7397 Ай бұрын
Wadankan somalia dowlad kama jirto hadii aa sheegto qof dambiila ah dowlada falcelinteeda waxaa waaye wala,ogeed dambiilaha dambiga ayee ku dhahee marka inaa iska aamusto wax kuu dhaama malaha
@ashahassan8878
@ashahassan8878 Ай бұрын
Adoonta iyo sayidkeeda waxaa dadnimo badan sayid carabta madaxdeeda iyo yuhuudu waa sayid iyo adoon
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Ай бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
@abdulkadirmohamedagey231
@abdulkadirmohamedagey231 Ай бұрын
CARAB WAXEY SUGAYAAN HILBAHA CAATADA AH UMMADDA REER FALASTIIN....
@abdulkadirmusa675
@abdulkadirmusa675 Ай бұрын
Waa sharci xukuumad yuhuud dabada udhaqaaysa
@DuniaElmi-cu3ze
@DuniaElmi-cu3ze Ай бұрын
NINKA YIRI WA U CIMREYNAYA INMACIL H WAA SHOWISTE ASGA O CID USHEGIN AYU U CIMREN KARAY SI QALBIYAN
@carinohope3117
@carinohope3117 Ай бұрын
Subxaanallaah
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
sucuudigu maalin dhaw waxaan umalaaynayaa in uu xajka dadka udiidi doono
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 14 күн бұрын
Haddii uu axsaan falaayo walaal geeriyooday, waa Su'aale muu u cimroodo isagoo Aamusan, mise wixiisu waa igu Sawir ama is tustus
@Mohamed99993
@Mohamed99993 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@khadraahmed8660
@khadraahmed8660 Ай бұрын
Inuu cimradiisa niyaysto ayay ahayd, ninka hogaamiya sacuudiga hada ilaahay mid ka khayr badan ha ku badelo.
@hananihanani7576
@hananihanani7576 Ай бұрын
Asc wrx wbr
@marshalmarseille
@marshalmarseille Ай бұрын
ismail haniya argagiiso bu aha ama dhagar-qabe bu ah marka ma nin dhagar-qabe ah baad no bunbuninaysaa yaabka adunkan ninkan sheikh maha ee wa shaydan weyn oo dhagar-qabee ah ee iska ilaaaliya ( i love israel ❤❤❤) arabta uraysa waxba igama gaalin aniga iyo qurafadkan arabeed ee diin moodaysan yaabka adunka
@RamlaMuse
@RamlaMuse Ай бұрын
dee orad utag xagan israail lagama taagere
@marshalmarseille
@marshalmarseille Ай бұрын
@@RamlaMuse jaahilaa arabto waxay afrikan u yaqaanin daayeero ama dameero doqneyn qurafadka arabto wata somalia baabi isay yaaabka adunka
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 Ай бұрын
Subxanallah
@RamlaMuse
@RamlaMuse Ай бұрын
@@marshalmarseille wixii cadaano dhan uyaqaana african ta waxba carabta ha xag xagan inagaana halkaa isdhignay
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Ай бұрын
Carabta iyo muslimiintu ayaaga is duleeyay
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x Ай бұрын
Xaramka udiidan waxii siyaasad ah asaga waxa larabay inu camalka uqariyo alle waa ogyahy inu so bandhigo ma ahayn
@mohamedalijoho
@mohamedalijoho Ай бұрын
Halicawiyo wankasi laa
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Qof kasta oo dalkiisa khiyaameeya waa in la daldalo
@Moustapha97
@Moustapha97 Ай бұрын
Xashkii yuhuuud ayaa la wareegtay
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt Ай бұрын
Waa ayaan darro muslimiinta kudhacday in sucuudigii sidaas udhaqmo nin baa wuxuu yiri sidaan tolkay midba maalan u nacayey baan wada nacay aniguna sidaan carab midba maalin u nacayey baan wadanacay
@museomar3911
@museomar3911 Ай бұрын
Ninkaan warkiisa waa sax macna malahan warka Aad sheegeyso (faransa iyo biritan )waa 6:52 munaafiqiin
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h Ай бұрын
Wallo
@user-pm1pp8of2e
@user-pm1pp8of2e Ай бұрын
Sucuudiga maamul islaamka udamqada oo aan camsan Allaha siiyo
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
Nacas nacas dhalay Putin bilaa siyaasad ah bal muu Iran Palestine hizbullah xuutinta taageero waxan wacay safaarada rushka kutalaa wadanka an jogo lkn wan is fahmiwaynay akh
@oussamaali2664
@oussamaali2664 Ай бұрын
Sheikhow dadki aad u balan qaden ee korsad bilash ugu fureysan awey.
@alijama6723
@alijama6723 Ай бұрын
SHEEKADU IKH WAAN IYO FIR QADADA DIINEED KA XEEL DHEER WAA AMARO LA FULINAYO OO NAF KU FURASHO AH
@kolyaxoorHaji
@kolyaxoorHaji Ай бұрын
Asc_Wwb Allaha Khqboljiyq Dhibka jiro
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy Ай бұрын
Sheekh waad fiican tahay lkn iska jooji sawirkan iyo vedio inad dadka tiraahdo daawada waxba lagama daawan karo qaabkan aad wax u soo gudbiso isku day inaad warka aad hayso adigu sheegto dadka kugu xidhan qaar baa baabuur wada khatarna ugu geli kara inay shil ku galaan waa iga talo hadad akhrido fariintan thnx
@haa8793
@haa8793 Ай бұрын
Free speech miyaa
@shankaron-w6v
@shankaron-w6v Ай бұрын
Asc wr wb ustad waa ku salamay qofka lacagta online inu ka sameyo hadu rabo inu yaaqaano English meyku xeraantahy Somalia kaliyah maku kaaftomi kara tankale inu baraha bulshaada kaso muqdo miyaa hadusa rabin caanimo Caanimada dadka Somalia joogaan aad ay caqaabo utahy Meshu rabo ma mari karo Korsada hawaa iga heyso i.a
@fahima6186
@fahima6186 13 күн бұрын
Alleeylehe anigu course kaas aad shegtay waxba kuma faaiidin haba yaraatee😢 xataa wiilasha admin ka waan laxiriiray😢 £22.60 gaas sadaqo Allaha iiga dhigo🤔
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 Ай бұрын
asc dawladaha isku shega gaalada racayvdadka madaxda u ah waa gaalo murtadiin ah qofki aan ogaynaw wad ogan donta
@AlihassanM-dm7qf
@AlihassanM-dm7qf Ай бұрын
Sacuudi daladhilif waayi.allah hanoo gebelo kuwa kafiican islam waxba uma haayan qamiiska dheer
@mohamedibraahim9396
@mohamedibraahim9396 Ай бұрын
ASC shikhow ikhwanu Muslim Amey yihin islam.waxn layabanahay kuwan sacudi Arabia laleyhaay israail inay aqonsadan ayey rabanisraail Sidan ognahay wa Galo o cadowka islamka ah taa way iskula saxan yihin lkn dadkan islamka ah rer fflastin waxay Ku. Ricayan wa ikhwanu Muslim ikhwanu Muslimin.amaey. yihin islam
@shariifamahamedaadan2937
@shariifamahamedaadan2937 Ай бұрын
ALHAMDU LILAAH Israel ALLAAH U SIYAADIYO QASARADA NAF IYO MAALBA Madax badan oo Somalia ah ayaa u baahan in la Dal dalo
@LaylaHussein-yk4rm
@LaylaHussein-yk4rm Ай бұрын
Reer falastiin nolol ayayba udiiseen ee macimro hadal keedabadaa
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 206 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 8 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 53 МЛН
'SIR LAGA HELAY ISRAEL | SHIRQOOL HALIS AH' | FADEEXAD | ICC
24:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 35 М.
اخطر جاسوس اســرائيـلي .. في انـفاق غــزة
23:27
زينه يونس - Zina Younees
Рет қаралды 672 М.
6 KUN OO SANNO KA HOR AYAA LA DEGANAA GOOBTAN!
8:31
Mustafe Dayo
Рет қаралды 12 М.
XARIGA MAXAMED ABIIB | FAHAD | FARMAAJO XOG MUHIIM AH
15:44
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 206 МЛН