digri Khayr Qabe

  Рет қаралды 171,859

Codkamudug Radio

Codkamudug Radio

Күн бұрын

waa Siyaaradii Cabdalle iyo Cawareere oo ka dhacday Khayr Qabe 2015

Пікірлер: 166
@Wararka-dunida
@Wararka-dunida 7 ай бұрын
Masha Allah Culimadii wadankaan diinta soo gaarsiisay allah ha xifdiyo meel kaste oo dunida kajoogaan runtii culimada dariiqada aad Ayaan ujeclahay❤
@saynabayeyo1115
@saynabayeyo1115 2 жыл бұрын
Intii dhimatay Allah u naxaristo inta noolna Allah u danbi dhaafo adun iyo aqiraba waa jelahay awoowayashay Allah u naxaristo intii dhimatay islaam ah
@asiaali1869
@asiaali1869 6 жыл бұрын
culimadan kuli wa aqaan😍😍mash alllh allh idin karameyo
@naciimoabdinor9641
@naciimoabdinor9641 4 жыл бұрын
Culumadeena m.a ♥️♥️♥️ Allah xifdiyo dhamantood khayr qabe qurx badanaaa m.a
@NS-wi2wz
@NS-wi2wz 2 жыл бұрын
MaashAllah Allaha barakeeyo culumadeena. Sayaaratul maamul. Allaha naxariistii jano siiyo Awoowayaal. JazaakAllah Kheyr 😍😍😍👍😍😍😍
@nasraciise8480
@nasraciise8480 8 жыл бұрын
maasha Allah culumadeenii sharafta qiimaha iyo cisiga badnayd ahaa Allaw noo xifdi Allaw dhawr nuur calaa nuur culumadii qayrqabe qayrkooda iyo barakadooda Allaw nagu xifdi oo noogu danbi dhaaf maasha Allahafkiina caano lagu qabay
@mohamedrabiic9055
@mohamedrabiic9055 7 жыл бұрын
MashaAllah qalbiga iyo dhagahaba wuu uroon yahay qofkii quluubtiisa in uun naxariis ku jirto buu udhadhamayaa ama fahmaya
@bilebaaleyare1076
@bilebaaleyare1076 6 жыл бұрын
2010 ayaan mar raacay culimada Allaha barakeeyee Allaha unaxariisti Awoowayaasheen
@mfarah07
@mfarah07 2 жыл бұрын
2010 ki ban raacay markii igu horeesay allah u naxariisto awoowayasheen culumadena allah no dhowro amiin
@yuusufali6180
@yuusufali6180 8 жыл бұрын
masha allah culimadii layaqaanay ahaa ilahow idin xafid diintiina naafac ilahow wahabiyada umada muslimiinta kaqabo kuwaas waa duli dhiiga muslimiinta banaystay colaad gaamurtayne laleh nabiga scw iyo saxabadiisa iyo owliyadii waa cadow diinta lagu aafeyay
@mohamedshariif883
@mohamedshariif883 8 жыл бұрын
mansha allah culimadena ilaahow noo barakey qofki amaanta iyo digriga ilaahey dhibsanaya asaga ayey u taalaa aad ayaan ugu raaxeysaneynaa ilaahow jaceylkada iyo jaceylka aan nabiga aan u qabno iyo waliba kan awliyadada noo ziyaadi
@caana-geelosmaan6826
@caana-geelosmaan6826 5 жыл бұрын
Allaha u naxariisto abti sheikh cabdul jaamac rooble.
@foosiyocabdi5160
@foosiyocabdi5160 5 жыл бұрын
Mashaaallah ilahey ah ni daayo digrig aad iyo aad ayaan u jacelhy
@nasteexoliibaan8591
@nasteexoliibaan8591 5 жыл бұрын
Masha Allah awoowe yaal Allah unaxariisto dad wanagsan aa alle dhabarkooda ka beeray siyaaranaya
@bashircabdi6654
@bashircabdi6654 4 жыл бұрын
M,a balaayo Allah idinka xijaabo dhamaantiin horay u socdaa
@kheyraattv5243
@kheyraattv5243 8 жыл бұрын
Ma sha alalah Ilaahoow idin dhowr Culimada Saxda Ah ayaa Tihiin Ee Umadda
@abdiyaremohamud98
@abdiyaremohamud98 8 жыл бұрын
Maasha allah, waa culumadii dalka waa culumadii naf iyo maalba u huray faafinta diinta islaamka iyado dowlad iyo hayado midna gacmaha u hoorsan waa culumo aan waligood is badalayn waxaa ku cadaynaya inay afka ku hayaan kalimada towxiidka iyadoo meel kasta laga soo caynayo udhabar adeegay inay difaacaan sharafka diinta islaamka waxaan idin leeyahay ilaahay ayaad kamagan galaysaan cid kasta oo dinta ku qaraabato , adinkaana ka soo hari doono insha allah guulaysta
@nasraciise8480
@nasraciise8480 8 жыл бұрын
masha Allah
@mrnice2665
@mrnice2665 2 жыл бұрын
Sxb waa shirk tolkaaga naar hauhorseedin ilaahey kabaq
@mahadabshir4536
@mahadabshir4536 Жыл бұрын
Galabtaas wan jogay aduun wasiir qalab xoor aya gacantisa kudubay masha Allah
@gabrelbashir6761
@gabrelbashir6761 8 жыл бұрын
mashaalah sanad ka hor wahaabiyada ayaan taageersanaa anoo markii hore ahaa xerta sh. cali cilmi yare hada waa toobad keeny nabad iyo barwaaqada waxaan ku heesano waa culimadas hadii kale mar hore ayaan barakacayaal noqon laheen
@farhiyo4
@farhiyo4 7 жыл бұрын
Gabrel bashir ilahay ba kasoo celiyeey kuwaas
@halimaabdi5497
@halimaabdi5497 7 жыл бұрын
farhiyo4 h55 the sa7hv.me 6 5 lbs the same
@farhiyamohamed7099
@farhiyamohamed7099 7 жыл бұрын
ilaha aya karebay qurunkas
@maryamruunmaxamud4514
@maryamruunmaxamud4514 7 жыл бұрын
mashallah ilahow no daa intii Ayaan ah culumadena
@bootaanyare242
@bootaanyare242 7 жыл бұрын
Gabrel bashir masha Allah ilahaybaa hanuunka iskale wahaabiyo waxlataageero maahan wacaasiyaaal
@zahramohamud1989
@zahramohamud1989 4 жыл бұрын
alah unaxariisto awoowe yaal iyo inti muslima
@bootaanyare3055
@bootaanyare3055 3 жыл бұрын
Mash allh ilaahow carabkiina cadaabta kadhawr awoowayaasheena naxariistaada ugudeeq🤲❣
@qadrocubed8260
@qadrocubed8260 2 жыл бұрын
Masha Allah 🥰👍😭😭😭😭
@bootaanyare242
@bootaanyare242 7 жыл бұрын
maha Allah ilaahow awoowayaasheen unnaxariiso jannatul firdawsana ugu bushaare
@ghboy2914
@ghboy2914 8 жыл бұрын
meeshu quruxbadanaa ay joogaan qayrqabe waa meel dalxiis haddii loosiii qurxiyo culumadu xataa waa kusii farxilahayd
@nuraarab5920
@nuraarab5920 7 жыл бұрын
Hu guy urjs
@engxidigyusufali9879
@engxidigyusufali9879 8 жыл бұрын
alloooow wahaabiyaan kaa magangalnay gar ladaystay iyo madax laxiirtay sunna asal uma ahee sunnada qalbigaa asal u ah qolf bilaa quluuba adinkaa ku lumee shartiina allaha namoootiyo
@ismacilabdirashid3243
@ismacilabdirashid3243 2 жыл бұрын
Ilahow sufii ayan ka magan galnay
@ahmedhasan6097
@ahmedhasan6097 4 жыл бұрын
Masha Allaaaah ziyaaarada maqbuul Allaah ka dhgo
@farhiyamohamed7099
@farhiyamohamed7099 7 жыл бұрын
amiiin ilahay hano dayo dhaman culimada
@qadiijomacalin5660
@qadiijomacalin5660 4 жыл бұрын
Maasha allaah allaha unacariisto
@abdiyareabdullahi1409
@abdiyareabdullahi1409 2 жыл бұрын
2008-2009 melahaas raacey cajiib waaye wlhi waan uxiisaey kheyrqaba from Germany
@mrnice2665
@mrnice2665 2 жыл бұрын
Waa shirk sxb ilaahow soo hanuuni cibaadada gargaarka iyo gowraca ilaahey kaliya baa iskaleh.
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 4 ай бұрын
@@mrnice2665 shirki Beel لاإله إلا الله محمد رسول الله هو الخيرخلق الله ❤ Muslimnimaada ayaa shaki ku jirto wllh ilaah u toobo keen wahaabiya shabaab waxaa tahay magan😢
@mrnice2665
@mrnice2665 4 ай бұрын
@@wmdghdgg1234 labada maihi waxaan aaminsanhay in waxaan shirk yihiin sidoo kale Soomalidu ay gaalo tahay aya aaminsanahay oo ay kalumeen risaaladi Nabiga scw Soomalidu intaan soo gaarnay qabuuraha ayay caabudijireen sida awoweyal ,awliyo dad ay uguyeeren iwm hadda waxa ugudarsamay raacida gaalada diintiina sida qaadashada dimuquraadiya usacabatumida dimuquraadiya iyo taageerida dawaaqiida reerku soo doorto iyo waliba uhaajirida iyo uguurida wadama reer yurub ee mulxidiin ah marka Soomalidu waa kuffar mushrikiin ah agtayda.caqiidadaydu waa taas
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 4 ай бұрын
@@mrnice2665 subxaanalaah war kaaga waa cad yahay mur mimeeyno waxaa tahay kuwii qabuuraha dumin jiray oo lafaha la soo bixijireen inaad tahay khawaarij shaki iigama jiro ilaah shartaada ilaah hana mootiyo jidka toosan ilaah hanugu honuuniyo khaatuma suuban
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 4 ай бұрын
@@mrnice2665 labada inaad tahay shaki iigama jiro sababtoo dadka wax gaaleeysiiyo waa iyaga oo qof aan iyaga ahayn ku sheega gaal waa shaqadii khawaarijta. Qof towxiidka qirsan gaal ku sheeg waa dinbi weyn ilaah aan ka magan galnay
@rawdatultaalibiinmaktabah6601
@rawdatultaalibiinmaktabah6601 7 жыл бұрын
haday ogaan lahaayeen wahaabiyadu dhadhanka aan ku hayno xadrada lacag bay ku bixin lahaayeen ka qayb galka xadrada
@rahomohamed482
@rahomohamed482 4 жыл бұрын
Maaaasha Allah Allaaah barakeeeyo
@liibaanmacalin8829
@liibaanmacalin8829 6 жыл бұрын
Gacantu kaago'day qofkii dislike saarow
@ikkyaxmed2953
@ikkyaxmed2953 8 жыл бұрын
m.a allh xafid culmadena ahlu suna nbd ikujoka
@engrabdihalimmhussein5787
@engrabdihalimmhussein5787 5 жыл бұрын
Allow dadka xaqa ka leexday oo digriga iyo awliyada shirki ku tilmaama soo hanuuni
@abdiraxmanabdullaahi9334
@abdiraxmanabdullaahi9334 2 жыл бұрын
Masha allaah alah noobarakeeyo
@abdihakimosman6460
@abdihakimosman6460 5 жыл бұрын
Masha allah wa culamadii la yaqiin ilahay ha idin barakeyo
@farhiyo4
@farhiyo4 7 жыл бұрын
Masha allaha alloow idiin xifdi
@mahaddualeaadaannewzealand204
@mahaddualeaadaannewzealand204 7 жыл бұрын
Masha alah waa asalkii
@fardowsofiican8284
@fardowsofiican8284 7 жыл бұрын
maasha allah allah xaafido culmada wangsan
@ahmedabdi7099
@ahmedabdi7099 8 жыл бұрын
masha allah digri ka mac ma an arkin alow ino dhooor culumadeedana
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Masha alaah ahlu suna waljamaaca ajir alaw idin sii 🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mahamedhasan2080
@mahamedhasan2080 8 жыл бұрын
masha alah ilahey hadhoro culimada wanjeclahay
@idilnuur386
@idilnuur386 7 жыл бұрын
Mahamed Hasan
@fartun7229
@fartun7229 Жыл бұрын
Mansha allah siyarada allaha aqbalo amiin
@cabdullaahi1032
@cabdullaahi1032 2 жыл бұрын
Maasha allaah
@shuceybhassangurrey9147
@shuceybhassangurrey9147 8 жыл бұрын
msha alllha dadkaygii ahaa wanku faana
@ashrafyare2232
@ashrafyare2232 6 жыл бұрын
Masha allah
@suweyshassan1805
@suweyshassan1805 7 жыл бұрын
mshallaaah allaaaha idinxifdiyo dhamntin
@daauus_abdullahi3078
@daauus_abdullahi3078 8 жыл бұрын
Mashallh ilhy Qayr Badan Haidin Siiyo
@sacdiyomahamud9480
@sacdiyomahamud9480 6 жыл бұрын
masha Allah ilaahy hano dhowro culimadeena
@ahmedfaarax9494
@ahmedfaarax9494 6 жыл бұрын
Maa shaa alaah lalaha dhawro
@engxidigyusufali9879
@engxidigyusufali9879 8 жыл бұрын
maasha allaaaah allooow carabkiina cadaabta kadhowr
@nimcattudunya5308
@nimcattudunya5308 7 жыл бұрын
ilaahay ha idin nuuriyo aamiin yaa Allah
@shugrimacalin336
@shugrimacalin336 6 жыл бұрын
Masha Allaah
@zakimaxamed9341
@zakimaxamed9341 8 жыл бұрын
masha Allah جزاك الله خيرا اخي نورة قلوبنا شكرا لك
@fardowsofiican8284
@fardowsofiican8284 7 жыл бұрын
ma asha allah allah culmadeen allah ha noo dhowro
@abdukadirabdi1054
@abdukadirabdi1054 2 жыл бұрын
Ilhy janadii hageeyo shiikheena
@daarulmaqam3371
@daarulmaqam3371 6 жыл бұрын
masha allllh
@altamodahussein9452
@altamodahussein9452 6 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@Fatumo
@Fatumo 6 жыл бұрын
Asc inta jecel alle iyo rasuulkiisa yaan lala doodin wax ay diin kayaqaanaan lama arko umul iyo shibili ayay uqabaan inay jano gaynayaan xaqqa allaha tuso
@fardowsadahir8206
@fardowsadahir8206 5 жыл бұрын
wcs
@ahlusunnachanel6073
@ahlusunnachanel6073 5 жыл бұрын
Mash alaah barakalaahu
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 4 жыл бұрын
Ilahay #culimad Hanoo Xafido
@xurmeyoxasan1546
@xurmeyoxasan1546 8 жыл бұрын
masha alah alaha ini dhoro
@asiaali1869
@asiaali1869 6 жыл бұрын
masha alllh 😘😘
@axmadcali2861
@axmadcali2861 8 ай бұрын
Masha Allah allahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤
@muuminshannel1039
@muuminshannel1039 6 жыл бұрын
Uwayd faarax iyo rag kalaa ku jira alle ha idin dhawro
@abdinifitaah6310
@abdinifitaah6310 5 жыл бұрын
Mashallah
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 5 жыл бұрын
masha'alaah farxad iyo guul
@muuminshannel1039
@muuminshannel1039 6 жыл бұрын
Mashllh
@qaalihassan6005
@qaalihassan6005 5 жыл бұрын
Mashallah mashallah
@trapstararmz4408
@trapstararmz4408 8 жыл бұрын
mashallah
@tommylee8976
@tommylee8976 7 жыл бұрын
masha alaah waa culumada mudug
@idocrihiin9789
@idocrihiin9789 7 жыл бұрын
ninka doodayah ma ribaa usaaran mase waxaa kale xuushegaa
@maxamuudibtahimcabdiwaxid3117
@maxamuudibtahimcabdiwaxid3117 7 жыл бұрын
maasha alaah
@nuraarab5920
@nuraarab5920 7 жыл бұрын
Trapstar Armz no
@nuraarab5920
@nuraarab5920 7 жыл бұрын
Ido C/rihiin
@xurmeyoxasan1546
@xurmeyoxasan1546 8 жыл бұрын
culumada waanagsan ilahay haaidin xafido
@fartun7229
@fartun7229 Жыл бұрын
Mansha allah siyarada awooweyal allaha aqbalo culumadeena allaha noo xifdiyo carabkiina nuur alllaha idiin Kaga dhigo aan dhamaan janadii fardowsa allaha idiinkugu bishaarayo qalbiga nuur allaha idiin kugu shubo dhamaan awladooda awoowayaal allaha xifdiyo inta dhimatay allaha u naxariisto mashaaiiqdayna diinta u qiidmaysay dhamaantood inta nool allaha noo dhowro amiin amiin amiin
@maxamuudibtahimcabdiwaxid3117
@maxamuudibtahimcabdiwaxid3117 7 жыл бұрын
waa digri aad umacaan eedha gaysta
@fadumoali3150
@fadumoali3150 6 жыл бұрын
maxamuud ibtahim cabdiwaxid ma shallaaah xifduhumaa qarykodasiyaadi
@fadumoali3150
@fadumoali3150 6 жыл бұрын
Qalbi qaboosigagoow madxigaanoow tawxiika i nabiga ma shaallaaah ilaahaw barkee kuwaan i kuwajecely
@mrnice2665
@mrnice2665 2 жыл бұрын
Subxanllah waa shirk gargaarka iyo gowraca baryada ilaahey baa iskaleh ilaahow soo hanuuni wallahi dadkaan shirk bay kudhimanayaan waan ubaqaa laa xowla waa laquwata ila bilaahi.. ku guulaysay meeshuu larabay Gacaladaydii Abshir bacadle
@maxamuudibtahimcabdiwaxid3117
@maxamuudibtahimcabdiwaxid3117 7 жыл бұрын
maasha alaah culumadii lugu raqsay
@bilebaaleyare1076
@bilebaaleyare1076 6 жыл бұрын
xusuus
@bile440
@bile440 Ай бұрын
Hadii aynaan ilaalin deegaanadeena xeebeed waxaa dekado kadhisandoona buntland, sida hada ay dekad ay ogadhisteen garacad oo ah deegaan SACAD ,SHIKHAL, iyo DIR.
@ShamsoDiini-us9wu
@ShamsoDiini-us9wu Жыл бұрын
Maashaa allaash baarakallaah
@cabdiwalifaarax3195
@cabdiwalifaarax3195 3 ай бұрын
Maasha Allaah.
@farhiyamohamed7099
@farhiyamohamed7099 7 жыл бұрын
ilahay hanaga qabto kuwas bidcada ah
@hodanmudug1261
@hodanmudug1261 7 жыл бұрын
Maash allah
@loveyoualqaadiryahalhusuna9594
@loveyoualqaadiryahalhusuna9594 7 жыл бұрын
maasha aaalâh
@cabdinaasirmnuuriye8859
@cabdinaasirmnuuriye8859 3 жыл бұрын
Ninkaan ninkii dhintay oo la'oran jiray macalin cabdul jaamac miyaa?
@abdihakinkahen267
@abdihakinkahen267 8 жыл бұрын
masha allaah ilahow xifdi
@mahaddualeaadaannewzealand204
@mahaddualeaadaannewzealand204 7 жыл бұрын
بارك اللة فيكم يا أهل السنة والجماعة
@loveyoualqaadiryahalhusuna9594
@loveyoualqaadiryahalhusuna9594 7 жыл бұрын
reer mudug salaân sere
@aamnodelast291
@aamnodelast291 5 жыл бұрын
ilgeetsbksbcbzh oaqbz
@fardowsadahir8206
@fardowsadahir8206 5 жыл бұрын
thanks
@abdullahimuhumed5526
@abdullahimuhumed5526 9 ай бұрын
Manshallah
@CabdisalaanXuseen-s1k
@CabdisalaanXuseen-s1k Жыл бұрын
Shiico shiico dhashay
@aligal7790
@aligal7790 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumoabdi4695
@fadumoabdi4695 7 жыл бұрын
Fatima trickster and the
@daauus_abdullahi3078
@daauus_abdullahi3078 8 жыл бұрын
Meeshan Waa Halkeeh ?
@ghboy2914
@ghboy2914 8 жыл бұрын
gobolka mudug
@muhameddaahir9664
@muhameddaahir9664 5 жыл бұрын
Hobyo Area waye
@jaalejaale7085
@jaalejaale7085 8 жыл бұрын
Madeexaan ay ragaan alifteen oo iskugu jiro wax saxan iyo wax sharcigu inkirayba haku tilmaamina dikri digri waa kalaamka Alle subxaanahau watacaalaa iyo sunada Rasuulkiisa suuban Sallallaahu Caleyhi Wasalam.
@maryamruunmaxamud4514
@maryamruunmaxamud4514 7 жыл бұрын
asc
@jaalejaale7085
@jaalejaale7085 7 жыл бұрын
wcs
@mahaddualeaadaannewzealand204
@mahaddualeaadaannewzealand204 7 жыл бұрын
الرسول عليه الصلاة و السلام قال لا تطردوني ولم ولن يقل لا تمدحوني يا وهابية تادبو ما عندكم إلا التفرق والبغضاء
@mahaddualeaadaannewzealand204
@mahaddualeaadaannewzealand204 7 жыл бұрын
القلوب بيد الرحمن يقلبها كيف يشاء
@nafaxatugabaliyahcafifa82
@nafaxatugabaliyahcafifa82 6 жыл бұрын
jaale jaale shaydan ba tahay balayoo Ku qadaye waxa soo baro .iblis qalbii madow ba tahay. Warya ma tawxidka inkiraysa shaydanyohow jahil ba tahay .ilahay waxan Ka baryaay inu kuso hanunshoo hadan hanun Ku qornayina in ilahay naka dafiyoo .rabigayow hadad nadafisana naarta hawiya ah madax madax uguu rid ikar allaha kuguu ridoo dulii qalbii madow (huwa qayruu qalqilahii.lailaha ilalahuu muxamad rasululaha ,)Ninka intas diday muslinba wa sual
@abdukadirabdi1054
@abdukadirabdi1054 2 жыл бұрын
M..a
@bashiirmaxamud394
@bashiirmaxamud394 3 жыл бұрын
M........A
@nuraarab5920
@nuraarab5920 7 жыл бұрын
Muslims don't do that from nastaho the Princess
@nuraarab5920
@nuraarab5920 7 жыл бұрын
lol
@jaalejaale7085
@jaalejaale7085 8 жыл бұрын
Rabibaan ku dhaartay reer tolkey waalumeen Wallaahi sidaan maahan diinkii nabi Muxamed Sallallaahu Caleyhi Wasalam layimid. Digrina Quraanka Allaah ayaa la yiraahdaa iyo adkaartii Nabiga Sallallaahu Caleyhi Wasalam ka sugnaatay. Allow soo hanuuni Reer tolkeey wallaahi waan iska ooyaa markaan arko sida aad ulunsantihiin.
@policeman5460
@policeman5460 6 жыл бұрын
jaale jaale waaayaar wahabiyahow af xun leh eee iska amus awal kheer malaheen wahaabihaow
@maryanserar2273
@maryanserar2273 6 жыл бұрын
jaale jaale adiga lumey ibliis baa dabin kugu ritey
@Blueskyline
@Blueskyline 5 жыл бұрын
Masha Allah sxbday ay iigu dambaysay 20 sano in ka badan illahay khayr hana siiyo
@nuraarab5920
@nuraarab5920 7 жыл бұрын
that I's haram
@fredrechid3754
@fredrechid3754 7 жыл бұрын
no its not
@ciidisse1376
@ciidisse1376 6 жыл бұрын
Could u please explain to me how is haram
@mrnice2665
@mrnice2665 2 жыл бұрын
@@ciidisse1376 waa shirk sxb ilaahey khayrkii bay wax waydiisanayaan
@fardowsofiican8284
@fardowsofiican8284 7 жыл бұрын
maasha Allah allah boo xaafido culmada wangsan
@seynapmohamed1009
@seynapmohamed1009 6 жыл бұрын
masha allah
@hassansheikh2220
@hassansheikh2220 8 жыл бұрын
maasha allah culimadeena
@qaalihassan.comqaaliladan3771
@qaalihassan.comqaaliladan3771 7 жыл бұрын
masha Allah masha Allah
@cabdinaasirmnuuriye8859
@cabdinaasirmnuuriye8859 3 жыл бұрын
maashaa allaah
@engrabdihalimmhussein5787
@engrabdihalimmhussein5787 5 жыл бұрын
Mashlaah
@zaynabmiff357
@zaynabmiff357 8 ай бұрын
Mashallah
xadro sayliciyo caabudwaaq
1:00:43
Deeqo maclim Cabdi
Рет қаралды 120 М.
waa Digri Axmadiyo Ah oo aad ii cajibiyay Asaxaabta idinka neh waa ila Arki doontiin
33:55
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56
Dikri Uweysiya Ee Ziyaaradi Sheekh Cabdalla & Sheekh Cawareere
1:15:44
Taqiyudiin Al-Ashcari
Рет қаралды 18 М.
DIKRI QADIRIYA  PART (3/3)
14:58
Hayat Idris
Рет қаралды 845 М.
Dikri Axmadiya 3aad
54:36
المعرفة
Рет қаралды 358 М.
masha Allah xatro aad u macaan 2
33:31
Xatratul kiraam
Рет қаралды 13 М.
dikri zeyliciyah zaylici nairobi kenya
45:17
Riyaduljannah TV
Рет қаралды 47 М.
xadro zaylaciyaa oo aad umacaan ee  youtube subscribe haladhaho
56:55
Nuxurka Diinta
Рет қаралды 36 М.
XADRA SAALIXI
29:29
Abdullahi Abukar
Рет қаралды 62 М.
Dikri Sayliciyo ah Stockholm Sweden
46:14
sunnawebtv
Рет қаралды 258 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36