Dikri Axmadiya 3aad

  Рет қаралды 358,882

المعرفة

المعرفة

Күн бұрын

Пікірлер: 319
@mohaabdirahman4765
@mohaabdirahman4765 5 жыл бұрын
Allah Akbar waa towxiidkii oo lagu digrinayo mashallah dhaqan ahan ayaan u keenahay meesha carabtu nashido ka aqriyan waxad arki dad Somali ah oo diidayo
@YaasiinMaxamad-j9h
@YaasiinMaxamad-j9h 7 ай бұрын
Ma araktay saaxib
@mastercadaani1041
@mastercadaani1041 2 жыл бұрын
Saa u raadiyay digrigaan Ugu danbeeyn waan helay Mashaa'Allaah.
@IbrahimCabdi-yj7li
@IbrahimCabdi-yj7li Жыл бұрын
❤❤❤❤
@NajiibMuqtar
@NajiibMuqtar 10 ай бұрын
digrigaan sidan u raadinaye lkn halkan ayan kahelay ilaah mahadii xertaan & iyo kuwa sodhigay iyo axbaabta ahlu suna dhamnten sidan dunida u kulanay janaday allh nogu kulmiya hana lasoo badiyo i.a🙏🥺😭😭😭
@CibaadomuxumudDiini
@CibaadomuxumudDiini 6 ай бұрын
@اللهاكبر-ب6ص7ك
@اللهاكبر-ب6ص7ك Жыл бұрын
Aabbe waxaa uu kamid ahaa axmadiya gaar ahaan sheekh cali maye gaar ahaan bakool ayuu ka ahaa hogaamiye 2018 ayuu xamar ku geeriyooday waliba isaga oo towxiidka sidaan oo kale uqaadaayo ayaa nafta ka baxday allaah ha unaxariisto
@CalimaxamadMaxamuud
@CalimaxamadMaxamuud 2 ай бұрын
Aa Miin
@swuufibanahy6117
@swuufibanahy6117 5 жыл бұрын
Axpapta Ahlu sunna waxa ka codsaneynaa iney Nosodiraan xadroyin Axmadiyo kheyr Allah siiye
@mohamudabdi9372
@mohamudabdi9372 2 жыл бұрын
Allahu akbar ilaahow carabkiina naarta kaxoree anakana khaatumadeena suubi❤❤💯❣❣
@Kalafoge
@Kalafoge 5 ай бұрын
I laahow noo aqbal ducadaan❤
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka 2 жыл бұрын
Digrigaan waxa uu ahaa 20 sano ka hor Shaacirka waxaa la dhahaa macalin weeydow Kan saarinayana waxaa la dhahaa shiikh carabeey waxaa iigu danbeysay Isagoo gal hareeri jooga runtii waxaan soo xasuustay bari samaadkii iyo noloshii miyiga alle haw naxariistee shiikh siidoow shaacirkii weynaa Yaa zallaam Walhi wan jecelahay digrigaan kama daalo dhageysigiisa
@ahmednuur6019
@ahmednuur6019 Жыл бұрын
Wll digrigan waa digri hore waa sax lkn jameecadan waxaa la yiri aa rer xaaji yuusuf oo ka tirsan aala axmadka digriga qaybta hore ninka shicraayo waa weydow sax waaye wazinlka ninka saraaya waxa la yiraa sh.maxamed sh.xasan asagana dhamaynaaya qaybta danbana waxa shicraaya sh.xuuseen basey (koofiweyne )oo hada dhintay allaha unaxariisto wana xamar mesha lagu digrinaayo
@Iimaan_
@Iimaan_ 6 жыл бұрын
Allah allah allah ayeeyaday ayaa qaado digri gaan cod aad u macaan badan ayeey qabta ayeeyo macaan badan ilhy cimrigeeda allah ii dheereeyo allahuma amiin allahuna amiin
@abdulkadiralifantastic53
@abdulkadiralifantastic53 6 жыл бұрын
@muriidicalifaqi25
@muriidicalifaqi25 5 жыл бұрын
Masha Allah janada Allah ugi jizeyo yaa raabi anaga towxiidka iyo towbada Allah nogu dilo aaamiin
@dahaboosman5625
@dahaboosman5625 5 жыл бұрын
Mash allah
@ramadhanhassan6329
@ramadhanhassan6329 4 жыл бұрын
I💙you💛💙💚💜💙💓💚💚💛💜💜💛💙💙💚💛💜💚💙❤❤💛💛❤💚💛💛💚💙❤💛💜💙💟💞💖💗💝💟💟💞💘💘💘💝
@daahiryare1067
@daahiryare1067 4 жыл бұрын
Amiin abaayo
@nuurre1023
@nuurre1023 5 жыл бұрын
Masha Allah. Cod qurxoonaa Ilaahooy Janadii guri uga dhis.
@xamsanuuxwehliye4826
@xamsanuuxwehliye4826 5 жыл бұрын
maasha aalh wan ku qiirodaay allaha macaan badana janada allaha idinku abalmariyo
@YasinYy-n9w
@YasinYy-n9w Жыл бұрын
Csw❤ csw jecliyaa Rasuulkeena muhamed ahaa naxariis iyo nabad galyo korkiiza ha ahaatee ( N.N.K.H. )❤❤❤❤
@ahmednuur6019
@ahmednuur6019 3 жыл бұрын
ninka digrigaan shicraaya waa dhintay waxaa la yiraa sh.xuseen baasey oo ku magac dheer koofiwayne wuxuu ahaa qaadi rer xaaji yuusuf ah
@ibrahimali8746
@ibrahimali8746 7 ай бұрын
Allaha unaxariisto
@aadanciise4649
@aadanciise4649 7 ай бұрын
Waa been ma dhiman mcl cali qelshe aala dhahaa wo nolyahy
@MataanKadare
@MataanKadare 3 ай бұрын
Ma,iska hadlee sxb ninkan waa shariif suni cali qaylshe codkisa hadii la,yareeyo saa id ayow noqonaa ​@@aadanciise4649
@fanaxfanax8403
@fanaxfanax8403 4 жыл бұрын
Mashaa Allah culumadi layaqanay ilahow u naxariso inti dhimatay Ruxi fahmayo ayu Umacan yahay ilahow U naxariso Ah lulahigii diinta naso garsiyay Amiin Amiin Amiin
@alimoha1209
@alimoha1209 4 жыл бұрын
Masha alaah jazakalah kheyr alaah ha idin natakeya idinka iyo islaamka oo dhan.ameen yaa alaah.alaahu.akbar
@daacadcade3720
@daacadcade3720 6 жыл бұрын
Alaahow janada kawraabi intaba muslimiin ah Aamiin
@maxamedcalimocow4559
@maxamedcalimocow4559 6 жыл бұрын
Masha allah allow ka waraabii janadii fardooso anagane nagadhig kuwii jeclaada oo qaata oona ku camal falo Amiiin Amiin Amiin
@abdisamadmnor3316
@abdisamadmnor3316 8 жыл бұрын
Illaahayow u naxariisto wadaadadaan oo janadii Fardowsa ka'waraabi Aamiin.
@mahamudsocdal12
@mahamudsocdal12 7 жыл бұрын
aamiiin yaa bi
@mahamudsocdal12
@mahamudsocdal12 7 жыл бұрын
aamiiin yaa rabi
@lanalolo7609
@lanalolo7609 6 жыл бұрын
Aamin
@alrahiim
@alrahiim 4 жыл бұрын
SCW Ma Sha Allah Axbaabey wa khair. Qaadi Armiye iyo Xirteesa qasido qaadeyo daawada In Sha Allah. Like, Comment and Subscribe dhaha halkn: kzbin.info/www/bejne/qHLbhWSjnp16l5o
@abukarabdirahman7846
@abukarabdirahman7846 3 жыл бұрын
Aamiin
@sheikhahmedjacfar7987
@sheikhahmedjacfar7987 4 жыл бұрын
لا إله إلا الله نرجو رضاك ياسيدي
@YaasiinMaxamad-j9h
@YaasiinMaxamad-j9h 2 ай бұрын
Kudar camal saaxiib
@axmedbaashir2902
@axmedbaashir2902 4 жыл бұрын
Abkoowkee shiiq xuseen Baazeey aan soo xasuustay ilaahoow cimrigiisa u dheereey cfmd taaama dhiiga iyo dhuuxa lafaha galo alle ha ii siiyo abkoowkee iyo dhamaan inta ay ku saaxibeen dikrikaan Mcnta badan alaaahuma aaamiin
@maxemedaxmed3911
@maxemedaxmed3911 3 жыл бұрын
23:42 vooyu
@ahmednuur6019
@ahmednuur6019 Жыл бұрын
Wll waaba asaga digriga inta danbe ninka shicraayo allaha u naxariistee 🤲
@XasanGeedi-e8x
@XasanGeedi-e8x 5 ай бұрын
Shrif suno waaye wlle midka dambe abkowgey baasey kuma jiro
@Boodhariofficial
@Boodhariofficial 6 жыл бұрын
الله اكبر Qofkii aan ku qiiroon kuna raaxaysan dikriga Alle ayaa hoogmay Qofkii laga qariyay quruxda dikriga ayay qoomamo u dambaysaaa
@alrahiim
@alrahiim 4 жыл бұрын
SCW Ma Sha Allah Axbaabey wa khair. Qaadi Armiye iyo Xirteesa qasido qaadeyo daawada In Sha Allah. Like, Comment and Subscribe dhaha halkn: kzbin.info/www/bejne/qHLbhWSjnp16l5o
@shaaficiabdicali
@shaaficiabdicali 11 ай бұрын
Masha Allah allahu akbar allow noo xafid culimadeena aamiin
@maryanmaryan9601
@maryanmaryan9601 6 жыл бұрын
ماشاءالله جزاكم الله خير الجزاء وكثرالله أمثالكم وجعل مثواكم جنة الفردوس الأعلى
@LayloCusmaan-hq7xb
@LayloCusmaan-hq7xb Жыл бұрын
7😮😢😢😮😅😅😊
@karanshariifsune8263
@karanshariifsune8263 7 ай бұрын
Aaabe Sheekh shariif sunne illhey haku barakeeyo
@mohamudabdi9372
@mohamudabdi9372 2 жыл бұрын
Mashlh ilaahow nagayeel kuwa lakulankaada jecel adna lakulankooda aad jeceshahay maca ridaaka wajanatulbfirdowz wasaalixiin🤲🤲🤲💟💟💟💟🤲🤲🤲
@anasyare162
@anasyare162 2 жыл бұрын
M.a sxp Qeyr fara badan Allaha kaasiiyo . 🤲
@RahmaRuhi4
@RahmaRuhi4 5 жыл бұрын
Waa digri aad umacan MashaAllah ❤❤
@rahmoahmed6521
@rahmoahmed6521 5 жыл бұрын
Asc
@rahmoahmed6521
@rahmoahmed6521 5 жыл бұрын
Kheer allha kusiyo
@rahmoahmed6521
@rahmoahmed6521 5 жыл бұрын
Kheer allha kusiiyo
@rahmoahmed6521
@rahmoahmed6521 5 жыл бұрын
Wall
@ramadhanhassan6329
@ramadhanhassan6329 4 жыл бұрын
Thanks for your help and support for a few minutes. I am not a good time. The list is not the only way I could have a good time. The list is not the only way I could have a good time. The list is not the only way I could have a good time. The list is not the only way I could have a good time. This email and any files which I think it was not the same. We will have the same. We will have the same. We will have the same. We will have the same. We will have the same. We will have the same. We will have the same. We will have the same. The comments for your help in any of these days is items in the morning, the more 45 the best, but I have a good time. The list of the most important things to do so by the way. The list is not the 88, I think I have a good time. The list list list list. If it was a bit of the best, but the most important things. The list 7th 8th, but the most important 789,678,567,456,345,234,123,000M the UK, so that I have been a bit more. The comments for your business, we will have a good idea to get your free bet offer. If the item is not responsible or not, but it is. It was the last time I have been a bit of fun and I will have to
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 6 жыл бұрын
Maashalah berisamaadki Xamar oo nabad ah aan so xasuustay markii culimadu barxada ceelgaabta ku digri jireen, maantana misaajidka cabsi la aan kuma tukan kartid.
@engwadhowr7701
@engwadhowr7701 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله حفظكم الله ورعاكم في الدنيا والآخرة form 2022
@axmedshirdoonwarsame9634
@axmedshirdoonwarsame9634 2 жыл бұрын
عجيب جدا اللهم اجعل قبرنا روضه من رياض الجنة ولا تجعله حفرة من حفر النيران
@swuufibanahy6117
@swuufibanahy6117 5 жыл бұрын
AnnaGu wan jecelnahy Dariiqada Aala Axmed Ibnu Idriis Ilhow jecelkoodi Noosiyadi Bijahi Mustafaa Csw
@kingbarahow2128
@kingbarahow2128 2 жыл бұрын
Wlh waa cajiib sida ay u dhigeen qofki naxwiga yaqaan ama carabiga fahmaya wuula cajabayaa sida ey u dajinayaan waa is baraarujin iyo xusid eebbe Allow mide Muslimka Somalia iso guud ahaan caalamka
@UmerAli-qt1yb
@UmerAli-qt1yb 7 жыл бұрын
mashaalaahu waa digri a ad umacan badan ilaahow janadda geeyo aamiiiiin
@cabdulaahixaaji260
@cabdulaahixaaji260 6 жыл бұрын
Allaha barakeeyo culumadaan aad baan u jeclahay
@AliHasan-dj6uf
@AliHasan-dj6uf 6 жыл бұрын
Maasha allaah cod macaan ilaaheybaa ku deeqay
@shaaficiabdicali
@shaaficiabdicali 9 ай бұрын
ما شاء الله الله أكبر لااله الاالله اللهم احفظهم وارحمهم وعافهم واعف عنهم اللهم امين
@abdifitahsharifhassan9627
@abdifitahsharifhassan9627 4 жыл бұрын
Maasha allaah ilaahey janada ha idinka waraabsho insha allaah
@yusufomar6021
@yusufomar6021 3 жыл бұрын
I am enjoying it to night one of the best dikri thank you very much for the dikri may God bless you for it.
@targetpractice6
@targetpractice6 3 жыл бұрын
Masha Allah may Allah bess you all don’t see dikri like this now days
@abdisamadcali502
@abdisamadcali502 4 жыл бұрын
Masha allaah alle ajir iyo xasanaat hakaa siiyaa muxaafidka axamadiya
@cabdiwahaabcabdullahi2232
@cabdiwahaabcabdullahi2232 Жыл бұрын
Masha Allah dikri axmediya fadhiga sadaxaad oo aad umacaan Masha Allah Allaha hadin xifdiyo
@mohammedabdi3805
@mohammedabdi3805 7 жыл бұрын
masha alaah waa digri aad u macan ilahoow in dhoor
@hassanbile3818
@hassanbile3818 5 жыл бұрын
allaah s.w.t ha unaxariisto madixiintaan in toda adunka ka tagtay kuwa jogana allaah s.w.t habarakeyo.
@alihusseinomar581
@alihusseinomar581 6 жыл бұрын
Masha'allah. Allaha u naxariisto ahlukhayrka adinka ajar allaha idinka siiyo❤❤
@aliderie4978
@aliderie4978 3 жыл бұрын
Amiiiin yaa allaah
@husseinabdirahmansidahmed6408
@husseinabdirahmansidahmed6408 7 жыл бұрын
kalaan fududd oo ku wayin miisaan ka qiyaa maha لله اكبر
@dahaboosman8844
@dahaboosman8844 5 жыл бұрын
Because you're been nice to the dikri.
@abdulahiabdi3494
@abdulahiabdi3494 6 жыл бұрын
Masha alah digriga alah kuraxesta wa culimadi layaqanay o asalka aha ilahow ajar idinka sii amin amin
@ahmedtixey626
@ahmedtixey626 Жыл бұрын
اللهم اجعلنا روضة من رياض الجنة اللهم امين
@mohamedjanan3381
@mohamedjanan3381 7 жыл бұрын
maasha allah maasha allah allah khayr haydinku jizeeyo nuur calaa nuur axbaabii fiilaaah
@husseimhassan7169
@husseimhassan7169 6 жыл бұрын
Ilaaahow unaxariiso janatul fardowso kawaraabi
@shukrimaclin4172
@shukrimaclin4172 7 жыл бұрын
Masha Allah
@dahaboosman8844
@dahaboosman8844 5 жыл бұрын
Allahu akbar♡♡♡
@ahmedmacalincabdi1150
@ahmedmacalincabdi1150 2 жыл бұрын
Masha allah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@maraabazofficiallchannel3428
@maraabazofficiallchannel3428 7 жыл бұрын
Mashallah Ma Allah reward y'all💯💯
@NasroAxmed-d7d
@NasroAxmed-d7d 7 ай бұрын
Maasha allaah waa dikri macaan badan kheyr allaha hasiiyo culimada io muminiinta umadda nabi muxamed scw scw scw
@maxedfarey5484
@maxedfarey5484 5 жыл бұрын
maa shaa allaah naxariista Alle ayay ku dhafreen qofkii carbiyaqaan ayaa fahmikara
@ayuubcade6629
@ayuubcade6629 3 жыл бұрын
If
@daacadcade3720
@daacadcade3720 6 жыл бұрын
Allaahu akbar
@kabtandhaxan7416
@kabtandhaxan7416 6 жыл бұрын
Dhaxan mash allh
@dahaboosman8844
@dahaboosman8844 5 жыл бұрын
illah lah allah jannah cigily
@abdirahimjama112
@abdirahimjama112 Ай бұрын
Alla macanaa digrigu masha Allah
@qureshinahassanquresh2108
@qureshinahassanquresh2108 3 жыл бұрын
Masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah
@salaadhassan3566
@salaadhassan3566 7 жыл бұрын
ilaahow janatul fardowsa ka waraabi
@dahaboosman5625
@dahaboosman5625 5 жыл бұрын
I love this dikri 💛💛
@judsonlayton9942
@judsonlayton9942 3 жыл бұрын
you prolly dont give a shit but does anyone know of a trick to log back into an Instagram account..? I was stupid forgot my password. I would appreciate any help you can give me!
@abdullahiali7810
@abdullahiali7810 11 ай бұрын
Opå0😅
@museiidaale1322
@museiidaale1322 4 жыл бұрын
ماشاء الله على ألسنتهم وعلى حسن أقوالهم علماؤنا الله يرضاكم ويرعاكم
@CabdiYare-xz5di
@CabdiYare-xz5di Жыл бұрын
Mashaa Allah jasaakumullaah kheer
@yusufomar6021
@yusufomar6021 2 жыл бұрын
It is great and wonderful about our God to sing in his name beautiful way and his prophet thank you very much and God bless.
@ahmedyoo9462
@ahmedyoo9462 5 жыл бұрын
❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕masha Allah ❤️❤️
@ciisexaaji3444
@ciisexaaji3444 7 жыл бұрын
Inti dhimatay rabiyow u naxariiso
@abdinuurmohamed1825
@abdinuurmohamed1825 3 ай бұрын
Mashaa allah Allah hacafiyo inta noo soo duubtay iyo inta dhagaysatay inta dhagaysan doonra aamiin
@aliderie4978
@aliderie4978 3 жыл бұрын
Mashaa allaah jasakalaah kheyra
@Shaaficicabdi-vw2nw
@Shaaficicabdi-vw2nw 4 ай бұрын
Masha ❤❤allah ❤❤❤allahu❤❤❤ akbar ❤❤❤
@ibraahimabdirashid9059
@ibraahimabdirashid9059 6 жыл бұрын
maasha alaah ❤❤❤❤❤
@dahaboosman5625
@dahaboosman5625 5 жыл бұрын
maasha allah
@DahaboDahab4
@DahaboDahab4 4 жыл бұрын
Mash Allah ❤️. An fayer dikri ka
@abdifitahsharifhassan9627
@abdifitahsharifhassan9627 4 жыл бұрын
Aala axmad guuleysta
@abdulkadiralifantastic53
@abdulkadiralifantastic53 6 жыл бұрын
Masha allah waa xarrii aan xili kamid ahaa ahmad diya
@abdi_252
@abdi_252 10 ай бұрын
Sheikhow waydow ilaahay cod waaku manaystay masha allah ashcari aan aan asago kale somali laga soo dhax helay❤❤❤
@SurprisedBubbles-pc7bu
@SurprisedBubbles-pc7bu 10 ай бұрын
احبنا الله اللذي احببناهم فيه
@ciisexaaji3444
@ciisexaaji3444 7 жыл бұрын
Maa shaa Allah
@thecheifabdule1872
@thecheifabdule1872 6 жыл бұрын
Mash Allah waa suufiyo Allah dartiis u go,day
@marxasnaxmed5442
@marxasnaxmed5442 6 жыл бұрын
aamiin yaa allh
@husseimhassan7169
@husseimhassan7169 6 жыл бұрын
Runtii wan jclhy msh allh
@sacidmohamed3917
@sacidmohamed3917 3 жыл бұрын
maansha allaah laa illaaha illalahu muxamaxamedu rasuululaahi
@thecheifabdule1872
@thecheifabdule1872 6 жыл бұрын
gaar ahaan aniga ash caariska
@abdullahciise8751
@abdullahciise8751 6 жыл бұрын
alla macan badanaa allow unaxariiso culumadaan
@abdelqanimohammed995
@abdelqanimohammed995 3 жыл бұрын
MashaAllah
@cali-billecabdi1210
@cali-billecabdi1210 6 жыл бұрын
Ma sha alaah
@xaliimoliibanibraahin3662
@xaliimoliibanibraahin3662 6 жыл бұрын
Illaah aa mahada is kale
@cabduqaadirmoalimarab3744
@cabduqaadirmoalimarab3744 Жыл бұрын
Alxmh waxey mahad u sugnatay Rabi ❤❤❤❤❤
@qaasimcabdi9014
@qaasimcabdi9014 7 жыл бұрын
masha allah digri macaan badan waaye ❤❤❤
@asmar3867
@asmar3867 2 жыл бұрын
Masha Allh 🥰😍
@mohamudhussein6932
@mohamudhussein6932 Жыл бұрын
بيؤ تنا قبور وفراشنا تراب😢
@Dacwahmedia
@Dacwahmedia Жыл бұрын
بيوتنا قبور وفراشنا تراب😢😢😢
@dahirmuseosmandrdhegacade3799
@dahirmuseosmandrdhegacade3799 11 ай бұрын
😢
@kumandojr9423
@kumandojr9423 Жыл бұрын
12:02😢😭😭😭😭😭😭😭
@user-Barkhadle
@user-Barkhadle Жыл бұрын
Msh llh digrigaan aad ayaan ujeclahay mashaaikhdena danbigoda alaha dhaafo❤❤
@AmindaMali
@AmindaMali Жыл бұрын
Team adag weeydow caadi ma ahan axmadiyah kor alaha ka yeeelon❤❤
@sadaqdahir905
@sadaqdahir905 2 жыл бұрын
M.a shiikhageena horay usocda
@dahaboosman5625
@dahaboosman5625 5 жыл бұрын
Me love dikri 👍👍💜💜💛💛💚💚💖💖💕💕💓💓💗💗👏👏💙💙😍😍 good good😎😎😎😎
@yahyaahmed6536
@yahyaahmed6536 4 жыл бұрын
masha allah waankuraaxeestaa
@cabdijimcaale4613
@cabdijimcaale4613 3 жыл бұрын
Masha allh ilaahey habarakeeyo
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 3 жыл бұрын
Maasha,Allah yaasayidii baarakalah
@XertaShekhCabdullahiAl_Matani
@XertaShekhCabdullahiAl_Matani 3 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك
@guleednuur2854
@guleednuur2854 5 жыл бұрын
Masha alh siriyah aad u mcn
@abdullahciise8751
@abdullahciise8751 6 жыл бұрын
msh allha
@yasinyasin1566
@yasinyasin1566 2 жыл бұрын
Maansha allah illahow ajar kaa sii wlhi waan ku raxaystay ❤❤❤❤
@mahadomar6908
@mahadomar6908 2 жыл бұрын
Macaan badanaa🥰🥰🥰🥰
@siidcaliomar826
@siidcaliomar826 5 жыл бұрын
masha allah cod macanaaa wlhi qalbigaaa kugu dagaayo illahow cadaabta aaqiro idinka fogeey
@alimoha1209
@alimoha1209 4 жыл бұрын
Badao kheyrka walaal horusoco wanaagana faafi waxa jeceshahey waayi meyside insha alaah salalaahu wabaarik saaaan kugu ogahey mansha alaah
@shugrifaarax3431
@shugrifaarax3431 3 жыл бұрын
MAHADSANID
@shugrifaarax3431
@shugrifaarax3431 3 жыл бұрын
😆🙃🙂😆😉😉😘
@mohamed-aminabdullahimoham6093
@mohamed-aminabdullahimoham6093 2 жыл бұрын
Codka caruurta ee mararka qaar kusoo biiraya ayaan aad uga helay sida uu Backgroud Voice-ka u qurxinayo
@xaawocabdulle2442
@xaawocabdulle2442 3 жыл бұрын
Maasha allah tabaarakallah
Dikri Cajiib ah oo Axmadiya ah gaar ahaan raxmaaniya
16:22
Sufi Islamic TV
Рет қаралды 149 М.
SIRIYYA
54:46
المعرفة
Рет қаралды 27 М.
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 126 МЛН
soo dhoweentii khalif muse iftin ahmadiya kakuma 5/20/2017
1:11:01
IFTIN OFFICIAL CHANNEL
Рет қаралды 190 М.
digri Khayr Qabe
1:15:44
Codkamudug Radio
Рет қаралды 171 М.
Dikri Axmadiya 4aad
49:26
المعرفة
Рет қаралды 41 М.
waa Digri Axmadiyo Ah oo aad ii cajibiyay Asaxaabta idinka neh waa ila Arki doontiin
33:55
Dikri axmadiya ah
53:10
Xassan Maadix YouTube Channel
Рет қаралды 4 М.
SIYAARADA SHIIKH AWEYS AXMED AL QAADIRIYI 5/1/2016
35:20
Allwarsheekh Qaadiriya
Рет қаралды 485 М.
Dikri Axmadiyo=  (Cod Aad iyo Aad Umacaan Maashaa Allaah)
51:07
Al-Mahmudiyyah TV
Рет қаралды 117 М.
Tasbiix | by Axmadiya channel
25:15
Axmadiya channel
Рет қаралды 80 М.
Digri axmadiya حي دام لا يموت
19:00
Aala Axmed Binu Idriis
Рет қаралды 77 М.
Dikri Axmadiya 5aad
23:01
المعرفة
Рет қаралды 20 М.
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4 МЛН