DIILINTA DHAMAADKEEDA

  Рет қаралды 15,281

Ayub Ahmed Podcast

Ayub Ahmed Podcast

Күн бұрын

Пікірлер: 80
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 4 ай бұрын
Hadal xaqiiq ah weeye, mansha allah
@LuqmaanAbdi-r8q
@LuqmaanAbdi-r8q 5 ай бұрын
Bilada dhiirigelinta io wacyiga ayad u qalanta wlhi ustad ayuub 🥰 👑
@FatimaIstahil
@FatimaIstahil 5 ай бұрын
Alla maxa farax faraxsan ayuub manta dhiri galinaya😂 ayup hore usoco anagan noso gali tiem xalimo
@drsnajjax2679
@drsnajjax2679 5 ай бұрын
My🎉podcast ❤🎉
@ApdalaXUSEN
@ApdalaXUSEN 4 ай бұрын
😂😂😂😂
@Inaabdikadir555
@Inaabdikadir555 4 ай бұрын
😂😂😂😂
@GaniGuur
@GaniGuur 3 ай бұрын
Expert man❤
@MunaApdilaahi
@MunaApdilaahi 5 ай бұрын
Thank wllky lkn Raga wax kasta wad ushegtaye bal anakana wax nosheeg wllo ayub😂
@MaxamedMuxumed-io5dq
@MaxamedMuxumed-io5dq 5 ай бұрын
Taloyin wacyigalin oogu imow ustaad ayuub ❤
@AmirAbdiAdam
@AmirAbdiAdam 5 ай бұрын
My best techer walhi ❤
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 5 ай бұрын
Masha Allah runtu waa nolosha barkeed💯👏👏
@Ahmednoorcismankaad2315
@Ahmednoorcismankaad2315 5 ай бұрын
Wcs ustaad Ayub Ahmed ❤
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 5 ай бұрын
Ustal allh hano kaa xafido 🤲
@drsnajjax2679
@drsnajjax2679 5 ай бұрын
My ustaada ayuub ❤🎉
@muxipomushtii6209
@muxipomushtii6209 2 ай бұрын
Gbdhaha aabo la aanta so koray samyn maku yelan karaan😢 mustaqblkeda?
@shucaybmohamedabdi397
@shucaybmohamedabdi397 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 dilidin waa dhmadka ..................😂
@Mariaepraheem
@Mariaepraheem 5 ай бұрын
Ustaad zaan cadalad maha raga waxwelpo waad la wadagi uu timami mxa anago dumar noo haygu weydey sidodo kle 🙄anyway Al the best ❤
@CabdiqadirMohamed-nk8ed
@CabdiqadirMohamed-nk8ed 5 ай бұрын
ABAYO MASUULIYADA WEYN RAG SARANTAHY ABAYO SI KLE HA UQADANIN❤
@Mariaepraheem
@Mariaepraheem 5 ай бұрын
@@CabdiqadirMohamed-nk8ed wan ogey lkn saso dhan dumarku mha wl
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 5 ай бұрын
Xaliimo isdaji dee 😂😂😂
@Mariaepraheem
@Mariaepraheem 5 ай бұрын
@@abu-ff8ws hee de wa runtay raginan sas pad naga qaptanpa lkn wa izka cadi 😉
@TomleeAli-z4s
@TomleeAli-z4s 5 ай бұрын
​@@Mariaepraheem dumarka Waaba ka dhagar badan yihiin sheydaanka Hadii aad war usheegtid Sidaa usheegtay uma qaadaneeso ee sidey doonto uqaadane xumaan ama wanaag
@ZakovicMoha
@ZakovicMoha 5 ай бұрын
Mahdsnid ustaadii taladada wax galka ah miisaanka allh kugu daro
@soomaliteach
@soomaliteach 5 ай бұрын
Good teacher ❤
@MaxamedmuhumedNuur
@MaxamedmuhumedNuur 24 күн бұрын
Xaqiiq waxa aan arke igabadan waxay na iinoqan doontaa qibrad
@MaxamedSaabiyo
@MaxamedSaabiyo 5 ай бұрын
Wcs Maasha Allaah ustaad
@MumtaazMaxamed-d5g
@MumtaazMaxamed-d5g 4 ай бұрын
Aabaha sadaxad aniga ayu isoo koriye wlhi raga sas wayn kaqabaa😭anigo 20sano kujiro nin baqdin kaqabaa
@Uma_Ahil
@Uma_Ahil 5 ай бұрын
Walee aneey isoo mareen kuwa aan ku iri kuma rabo oo hadana igu dul silcay ilaa qaarkood dhaxal koodii isiiyeen walaahi waxaad sheegeeyso waa run ilaahoow iga cafi qof aan maalin uun qalbi jebiye 😢😢😢
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 5 ай бұрын
Kuma rabo qofkii ku tegi waaya isagaa silic doortay adigu waxba umaad dhimin waad ixsaan samaysay
@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW
@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW 5 ай бұрын
Thanks ustaad 🤝
@AzmaCabdi-qi8ku
@AzmaCabdi-qi8ku 5 ай бұрын
Xogoda ku ixtiramysa kulaa 😂😂😂😂😂😂 hore usoco wllky qliyaa
@Abdulahiabdiraxman-q9q
@Abdulahiabdiraxman-q9q 4 ай бұрын
wa xawen juuma ankusalino Haabbibkena muxammad swc
@Abdulahiabdiraxman-q9q
@Abdulahiabdiraxman-q9q 4 ай бұрын
❤❤❤
@MohammedApdullahi
@MohammedApdullahi 5 ай бұрын
Ayub Axmed Allah hagu barakeeyo
@naciimanimca151
@naciimanimca151 5 ай бұрын
Ayuub Axmed waxatahay shaqsi anwaxbadan kafaiday alaha kaaharsiyo inbadan
@ayaanmahamud3180
@ayaanmahamud3180 5 ай бұрын
Wcs 🙏 🤗 🙏
@farxiyamalin
@farxiyamalin 5 ай бұрын
Allaha u naxariisto aabayaal❤
@A_QARSHI
@A_QARSHI 5 ай бұрын
KU SALI NABI MAXAMED SCW SCW
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 5 ай бұрын
Mohammad ustaad soo badi walal 😮
@asmoabdinor9087
@asmoabdinor9087 5 ай бұрын
M.a waayo arag waaqiciga nolosha wax badan ka og baatahay wax badan waad u iftiimisay haday wax maqlayaan
@hassanyussuf1376
@hassanyussuf1376 5 ай бұрын
I AM ready to build my wealth
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 5 ай бұрын
Ustadow ayaantaan waa nugu socotaa bis naga dheh heee😂😂
@Abshirodubadfarax143Abshiro
@Abshirodubadfarax143Abshiro 2 ай бұрын
Saxixi🎉
@AbdirahmanBishar-wx7ou
@AbdirahmanBishar-wx7ou 5 ай бұрын
Ina kula xariiro ayn raba Kenya ayn joga marecanka ina imado ayn raba side kuimani karaa reply isogal wll adoo mhdsan❤🙏🙏❤
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 5 ай бұрын
Gabadhahan muuqaalkoodiii aaaway wllo
@Samiiramahamed-z3i
@Samiiramahamed-z3i 4 ай бұрын
Alah ragad ku raagtee dumarkana kasoohadl
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 4 ай бұрын
xaal qaata haye wllo
@Siraajmohamed-p6w
@Siraajmohamed-p6w 5 ай бұрын
tnx ustaad
@SalmaMaxamed-m8v
@SalmaMaxamed-m8v 5 ай бұрын
Goood teacher
@ubaxwoowismaaciil7999
@ubaxwoowismaaciil7999 5 ай бұрын
Gabdhaha ka so hadal
@abdirahmanmoha1260
@abdirahmanmoha1260 5 ай бұрын
👍🙏
@fhfy8327
@fhfy8327 5 ай бұрын
Ayuubow mahadsanid wllo mar walba waan kugu xidhanahay waanad ku mahadsantahay ind raga aad aad u dhiiri galiso waayo qofna ma rabo nin jilicsan anigana igu daro bal raga kasoo yara dag anaga xagayaga soo eeg oo bal wax noo sheeg waayo boqolkiiba 90 raga ayad la hadashaa😂
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 5 ай бұрын
🤣dhibka dhan raguu ka yimaadaa haddii nin walba dadaal dhan kasta ah laga heli lahayn bulsha ahaan waan is bedeli lahaa dayacaada dhan annaga xageena ayeu ka imaanaysaa ma oday 60 jir ah ayaa gabar 16 lagu dari lahaa haddii aabaheed nin isku filan ahaan lahaa oo uusan faciis ka iibinayn boqoradii yaraydee uu dhalay MAYA!
@HaajaraCabdikariim
@HaajaraCabdikariim 5 ай бұрын
Ustaadi in an kula so xidhidho ayan u bahna adress ma isin karta
@HaajaraCabdikariim
@HaajaraCabdikariim 5 ай бұрын
اللهم بارك
@DrAsia-vc2ke
@DrAsia-vc2ke 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad lkn raga wax walbo waad u tilmamtey lkn ana hada dumar nhy maxa noo tilmameysa🤔💯
@Mariaepraheem
@Mariaepraheem 5 ай бұрын
Hah wlhi San cadalad maha
@TomleeAli-z4s
@TomleeAli-z4s 5 ай бұрын
​@@Mariaepraheem masoo tashateen comment ka dhan waa iskumidee
@sheekoyiniyodhacdooyin1807
@sheekoyiniyodhacdooyin1807 3 ай бұрын
Wll kusoo noqo KZbin ka😢
@SHEKEEYE1
@SHEKEEYE1 5 ай бұрын
Qisooyinka cabsi cabsida hadaad jeceshay ka so daawo chanalkena
@Gbdbaryda
@Gbdbaryda 5 ай бұрын
Iyo gabdha waalidkeed uu qasbay ayadoo aan guurkan diyaarba u aheyn waxey sameyn doontaa si uu ufuri lahaa bay dhibaato u geysanee
@SacidoSaafi-jr7bf
@SacidoSaafi-jr7bf 5 ай бұрын
War wll horta wxan la yapay ninkan nagaha pas mxu dagal pa,an ula jira Yhuu war wll hda nagtada waysay mxa sapapay inad saas o dhan anaga nogu xumaynaysa videos kasta wli ma arag ado gapar waninaya vidogaga kalita raga sifcn ugu wins ogow lkn hooyo ku dhahay gapar pad dhashay dumarka plz n plz colada ka da hday xta ku xumeyen cafi plz pisinka wlh wan layapay ninkan hdan channel kaga so glapa gapar wxpa kama faidayso kaliya raga. Why ????? Please answer
@TomleeAli-z4s
@TomleeAli-z4s 5 ай бұрын
Ma ogtahey problem ka ugu weyn ee dunida saaran in dumarka yihiin
@mohamedidil8755
@mohamedidil8755 5 ай бұрын
​@@TomleeAli-z4sraga iyo dumarka problem madayihi😂
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 5 ай бұрын
Passwordkaaga nin ma siin kartaa? Nin reerkaaga rabin ma guursan kartaa? Nin kula tirsanaya nin raga u taqaanaa? Nin isku kaa qasbaya miyaa rabtaa? Nin aan waxba haysan ma rabtaa? Nin aydaan is fahmayn ma rabtaa? 4:00 ma dumarka ayey dan u tahay mise ragga? Nin kugu buuqa kugu qayliya miyaa rabtaa? Intaas ayaan videoga kaga hadlay dumarna ma nebci 2 boqoradood ayaan dhalay ina adeer.
@mohammed_aden
@mohammed_aden 5 ай бұрын
Ha u bixin hadalkeeda, wali caqli ahaan uma aysan qaan gaarin, mana fahmi karto waxa laga hadlayo. ​@@ayubAhmedPodcast
@BariiraMahdi
@BariiraMahdi 4 ай бұрын
Nacayb manoqonayso haduu experience ka uuwaqtigu siiyay uu raga dhalinyarada uu kula wadago taas badalkeeda ana adaan ku leehay hadaad dhanka posative ka eegto talooyinka raga lasiiyay adba naftaada waadku dabiqi karta wixii wanaaga eenad isku ogayn wixii ceeb aad leedahayna waad badali karta rabigeen caqliga wuxuu inogu karaameeyay inaynu kashaqaysiino aduunka waxkastood maqasho yaanuba kugu socon Adige wixii kaa anfacaya laga qata wixi kale waladhafa dadkale ooy anfacaysaa buuxa mida kale ninka dantiisa loo sheego ee Sidee da uqata wuxuu raadsanaya qof ay isku dan iyo duruufyihiin haday is helana waxa dhalanaysa xasilooni farxad qanaaco tanasul =nolol caqiibo leh marka walashayeey adiguba intaad naftaada barato ood ufiirsato kad isku jiho tihiin la kifaax 😊
@haajiranda9086
@haajiranda9086 5 ай бұрын
ayuub anagan wankaa sugeynaa lasoo dhaqso😂
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 5 ай бұрын
Coming too wllo
@ABDINASERMOHAMED-t2x
@ABDINASERMOHAMED-t2x 5 ай бұрын
Xaaskaaga xataa passwordkaaga inaad siisaa waa khalad waa aniga arakti ahayntayda
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 5 ай бұрын
Aduunku waa is bedelay dadkuna isku mid ma aha laakiin qofkay tahay ayey ku xiran tahay iyadoo dhinacyo badan laga fiirinayo qof ahaanteeda, dhibka jira ayaa ah dadka qaar markaad isku xanaaqdaan inay kugu xumeeyaan ayaa dhacda oo kaa xiraan ama tirtiraan ama wax private ah share dhahaan waan kugu raacsanahay. aniga aaminaadaydu waa 5%
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 5 ай бұрын
Diilinna maxay ahayd horta 😂
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 5 ай бұрын
Aduunka kuma noolid miyaa mise weligaa sport ma arkin?
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 5 ай бұрын
@@ayubAhmedPodcast haijafine iimacneeh ustaadii
@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW
@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW 5 ай бұрын
😂​@@abu-ff8ws
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 4 ай бұрын
​@@abu-ff8wsxarijin wa ladhaha hadan qaldanen
@Sanadka2024Cusub
@Sanadka2024Cusub 4 ай бұрын
Xqq
@gaza03offcial
@gaza03offcial 5 ай бұрын
hada xita lacakta ka qiimo badan kalimada towxidka walal. wax kasto waa lacak
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 4 ай бұрын
Subxanallah wall ha danbabin
10 Dabinnada Xiriirada Maanta Jira EP10
28:53
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 26 М.
7 Samayso Nolosha Kuu Qalanta E09
29:16
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 26 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
7 Qasaaro qofka noloshiisa ka dhigta E04
25:25
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 37 М.
Sida xiriir looga kabto #1 Kuu shaqayn doonta mar kasta E07
23:13
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 39 М.
Ha Is Dhiibin Hana Daciifin
16:35
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 30 М.
Sidee ayaad unoqon kartaa qof adag kana adag dareenkiisa?
21:18
Hooyo Podcast
Рет қаралды 52 М.
109 | Khalkhalka Bulsheed | Kadeedka ragga iyo dumarka Soomaalida.
1:21:34
DEG DEG Sida dhibka kastoo nolosha ku haysta looga BAXO
14:29
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 55 М.
KIIS LALA OOYAY CAAWA 😭 LAMA ARAG TAN OO KALE MAXKAMADA DAHIR ALASOW
20:43
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 9 М.
10 Dadka FARXADU ku yar tahay u waayeen
33:11
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 48 М.
7 Way Kaaga Dhamaataye Ha Isku Sii Dhejin EP 11
31:35
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 46 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН