Diinteenu Maxay ka qabtaa Xusida Xuseen Cali Binuu Abii Daalib Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

  Рет қаралды 19,706

Warsan TV

Warsan TV

7 жыл бұрын

Пікірлер: 31
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 2 ай бұрын
Scw❤❤❤
@inashgardhub3121
@inashgardhub3121 6 жыл бұрын
Masha allah sh mustafe xaaji ismail harun
@ashrasaciid3127
@ashrasaciid3127 7 жыл бұрын
shugran sh.mustafa
@cabdiwahaab1903
@cabdiwahaab1903 7 жыл бұрын
جزاك الله خير ياشيخنا مصطفى
@Guledsr
@Guledsr 7 жыл бұрын
تعالوإلى كلمة سواء بيننا
@naajaxofficialchannel125
@naajaxofficialchannel125 4 жыл бұрын
Jasaaka laahu khayr
@abdiwaasacqorrane3321
@abdiwaasacqorrane3321 4 жыл бұрын
Shukran SHEEKH MUSTAPHE
@gabarsomaaliyed33
@gabarsomaaliyed33 Жыл бұрын
mashlh shikh wa run wlhi ❤
@caanaboore8422
@caanaboore8422 5 жыл бұрын
Cida dishay dariiqadey ahaayeen?
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 4 жыл бұрын
KUWANA WAA BUKAAN REERKII NEBIGAA LALA COLAYSIIYEY... OO MA XUSEYNBAAN LA GAWRACIN OO QOORTIISI WARMAHA LASUDHAY ILAA DIMISHIQ .... MAATO IYO MAXAS AYUU WADAY...WALAAHAY SHEEKH MUSTAFE WAA MUNAAFAQ
@esmeto11
@esmeto11 4 ай бұрын
Alle ha ku danbi dhaafo sheekha wad ugaftay ee cafis weydiiso
@Somali-One
@Somali-One 6 жыл бұрын
sheekh shiicada iyo suniga si mid ah ayaa u jeclahay , waxaana ogsoonahay in sida ay sunigu u leeyihiin qaar caabuda qabuuraha , qaar ka mid ah shiicaduna way leeyihiin qaar xadjira. NINKII ASH-HAADANAYA DHIIGIISU WAA XAARAAN. QALBIGA WIXII KU JIRANA ILAHAY AYAA XISAABINAYA.
@gabarsomaaliyed33
@gabarsomaaliyed33 Жыл бұрын
سبحان الله shiico maad sheceshay subxanalh is dabaqabo intaas ku dhiman dhaqanka xuun
@Somali-One
@Somali-One Жыл бұрын
@@gabarsomaaliyed33 jaahilnimadu ma wacna. Suniga ayaa leh dad caabuda qubuuraha. Reer Binu haashim oo ah qoyskii nebiga dadkii laayey waxay ahaayeen SUNNI. Raadi cilmiga oo haa dhagaysanin sheekha ku yiraahda qof wali oo ash-haate ah waa shiico.
@esmeto11
@esmeto11 4 ай бұрын
Side u ashahaadan shiicada
@Somali-One
@Somali-One 4 ай бұрын
@@esmeto11 sida ay sunidu u ash'haadaan cml
@PLAYER-x3i
@PLAYER-x3i 4 ай бұрын
dadka caytamaya ALLAAH HAKACABSADAAN
@tahirismailmohamed3618
@tahirismailmohamed3618 3 жыл бұрын
Was hooyadaa iyo warsan tv iyo wahaabigaad tahay
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 5 жыл бұрын
Aniga shiica ma ihi lakiin sheekada sheekha kuma qanacsani yazid ayaa dilay xuseen abihiina cali waxaa dilay mucaawiyah islaam kana is qab qabsogaan maanta waxaa ka danbeeya mucaawiye
@abdinaserabdilahi1718
@abdinaserabdilahi1718 5 жыл бұрын
hussein ali dagaalkii sihiin ee fitnada akhri. Siirada sxbadana akhri.
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 4 жыл бұрын
Xuseen cali waxa dilay nin khawaarij ah oo magiicisu ahaa cabdiraxman ibnu Muljim ma dilin mucaawiye
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 4 жыл бұрын
@@fuaadmohumed9146 fuad jawaabtaada ku noqo oo si fiican quraanka u akhriso tafsiirkana baro waxaan dhib oo dhacay quraanka ayay ku yaalaan insha Allah islaamkana wuu is badali doonaa oo xaqaa soo daahiri ilaaheyna wuu noo sheegay
@ilamosiseegchannel9961
@ilamosiseegchannel9961 4 жыл бұрын
18:15 shiiqow hdlkaas waa hdl xun alle ka baq
@Garaad1000
@Garaad1000 4 жыл бұрын
Sheekha wax xun kuma hadlin ee adigaa si khaldan wax ufahmay naag xun wuxuu kawadaa nabi yaxye markii ladilay madaxiisa waxaa loo hadiyadeeyay naag zaaniyad ah ama sharmuuto
@ilamosiseegchannel9961
@ilamosiseegchannel9961 4 жыл бұрын
@@Garaad1000 sxb aniga yurup aya joga somalida naagaha we yasayan shiq iyo nin wlba marka naag xun in lagu tilmaamo oo la liido waa hdl qaldan
@Garaad1000
@Garaad1000 4 жыл бұрын
@@ilamosiseegchannel9961 oo hadda sharmuuto naag xun ma aha miyaa
@ilamosiseegchannel9961
@ilamosiseegchannel9961 4 жыл бұрын
@@Garaad1000 maaha sxb sharmuto wa shaqo
@Garaad1000
@Garaad1000 4 жыл бұрын
@@ilamosiseegchannel9961 amaad adigu tahay waabad is cadeysay hadaan ogaan lahaa maba jaanis maku siin laheyn aan kugula hadlo
@naasirjaama603
@naasirjaama603 5 жыл бұрын
Dhaman culimada somaliyed waxaa aad usaameeyey wahabizm iyo fikaradii reer binu umaya bal daawo wuxuu qar qarinayo sheekhani
Ahamiyadda ey leedahay Luuqada Hooyo - sh Mustafe Xaaji ismaaciil
51:35
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 56 М.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН
Muxaadaro Ka Hadlaysa Naarta - Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil
56:30
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 76 М.
Taariikhdii Tataarka Qaybtii 8aad Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun
1:13:05
Sh Mustafe Siyaasada Iyo Somaliya
1:23:53
Al Jasiira News Somali
Рет қаралды 308 М.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 137 М.
Qisooyin cajiib ah sheekh mustafe | 30 Qiso |
2:06:04
Siirada Islaamka
Рет қаралды 389 М.
Atheism | Burburinta Doodaha Mulxidiinta | Part 1 by Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:10:28
Al Furqan Centre Leicester
Рет қаралды 250 М.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН