I dont mean to be offtopic but does someone know of a tool to get back into an Instagram account?? I stupidly lost the login password. I would appreciate any tricks you can give me
@atlasreed2813 жыл бұрын
@Reign Leonardo instablaster =)
@malyunmaxamed92313 жыл бұрын
@somalo wood ilah ajar haga siyo gacandana hagu barakeyo anigo sheikha ma maqlo o dhagah maqalka ka xanunsa nhy waxano ahay walshin sabol ahi 😭😭😭😭😭😭😭😭 ilah wa i cawiya i wax iku sacida ha i sahlo yaa allah hadane qur.aanka wan iska aqrisda
Wll isoo duceeya heesaha inu ilahey iga madoobeeyo heesaha
@naciimojiiraanka63195 жыл бұрын
Wll ilhy haka madobeyo mar walbo od is dhahdo dhageyso xasuso gerida dhageyso muxadaroyin ka hadla geerida cadabu qabri qiyamaha marka wa hubal inad iska dhafeyso insh alh
@umualmas88975 жыл бұрын
@@naciimojiiraanka6319 insha allah Abyo
@mudalibabdi8955 жыл бұрын
wll Allah kaa madoobeeyo heesaha iyo wixii alh xarimay
Wlhy ban ku dhartee abahy ayaa mar waliba igula dar daarmah inaan aqriyo habenkan aqriyan subaxi waxn ku soo kacaa bishaaro allh ku dhowra seekhow
@umualmas88975 жыл бұрын
Suratul waaqicah miya
@maryamomohamed20235 жыл бұрын
Masa alaa
@cabdinasirmaxamedcabdi92594 жыл бұрын
Amiin yaa Allh
@xaajimaroko98674 жыл бұрын
Wa run walahi
@mankacade123channal94 жыл бұрын
M.a
@Aajicarab5 жыл бұрын
Walaalahey iso duceeya in rabbi muraadkeyga ii sahlo ina fududeeyo insha allah
@abdirahmankassim63254 жыл бұрын
Ilaahay ha kuu sahlo
@mohamedkamaal51984 жыл бұрын
Wll muraadkaaga oon macsi lahayn alle midigta hakaa siiyo
@idoabdilhi29664 жыл бұрын
@@mohamedkamaal5198 مشالله
@idoabdilhi29664 жыл бұрын
مشالله
@bisharomaxamud14134 жыл бұрын
Ilahay ha kuu fududeeyo
@samirzainkiimran75675 жыл бұрын
Waan aqriyaa suuratu waaqica haweenki Alle haaigusugo suuratu tiin waan kudari inshallah sidoo kale suuratu mulki waan aqriyaa suuradaas naarta ayey kaaxijaabi qabriga kudihiisa aakharana weykuushafeeca qaadi haahlimaamina suuratu mulki تبارك الذي بيده الملك...... الى اخرها Mahadsanidiin
@clmajiidaadan56514 жыл бұрын
mansha allaah mahadsanid
@aminaabdi93275 жыл бұрын
الله يعتيك عافية يا شيخ جزاكم الله الف خيرا
@anisafarah52625 жыл бұрын
Mnsha allh tabaarika laaha
@cm42214 жыл бұрын
Allaah hakaa yeelo qof heesaha aad uneceb , iyo waxkasto xun , adi iyo ani iyo muslimiinta odhan waxaan leeyahy allow xumaha iyo dunuubta odhan nanecbaysii. "qof ayaa codsaday in logaduceeyo heesaha , asna go, aan haqaato , iisoduceeyana waa aw kusaxan yahay. wa allaahu aclam
@f.n64915 жыл бұрын
MashaAllah Tabarakallah Ilaaheey kheyr badan Ha ku siiyo wax badan ayaan kaa faaidney Waxaa ka mid ah suuratul baqara jannada Allaha kuugu bishaareeyo Amiin
Dr. Badbado awal maogen Lkn hore videoga asogalise kadib aya bilawe ila hada wa aqriya wlh ilah haisahlo muradkeyga isoducey sheikh Allah qher kuseyo
@lailamuhammed89655 жыл бұрын
Walashy wxd ku celcelisaa si niyada ilaa ad ka daasho ilaa uu afkga qalel uu ku noqdo يا ودود يا ذو العرش المجيد يا فتاح لما يريد يا رزاق يا مجيب wadna arki doontaa Incha Allah kherk ad hesho.
@lajeceleylajeceley24195 жыл бұрын
@@lailamuhammed8965 wll somali noga so qoor fadlan ducada
@lajecleydainabotaan23284 жыл бұрын
yaa waduud yaa dul carshi majiyd yaa fataax lama yarid yaa rasaaq yaa majiyb
@xabiibaqali85642 жыл бұрын
@@lajeceleylajeceley2419 wll somali wan rabi leheyn wax noogu soo qora
@aminafarah23182 жыл бұрын
@@lailamuhammed8965 ILAAHAY ha ku soo fududeeyo muraadkaaga ALLAAHUMA amiin amiin
@Kaabanuura14334 жыл бұрын
Iigu so duceeya in uu ilahy qalbigyga ka ilaali dhagysiga heesaha
Nada Husein wllo alle ha Ku dhaw ro wllo qali alle dartii baan kuu jacelahay. Ifka sharaf Ku noo law .
@hanadcawilcabdirashiid42484 жыл бұрын
Thanks
@alihassan43983 жыл бұрын
Asc walashey
@ismaanismaaniimaan80544 жыл бұрын
Masha Allah sheikh alle hakaa abaalmariyo wan aqriyey waxaana arkey kheerkeda alle hakaa ajir siiyo Chanel ka wan ka faa'idey wlhi.
@mariamyoussef9374 жыл бұрын
walaal maxaad aragtay markaad bilowday inaad aqriso ii soo jawab dhib baa i haysto inaan bilaabo ayaan raba
@rodaahmed11314 жыл бұрын
Jazakallah sheikh Allah hakubarakeyo sida wanagsan eed xasanadka nolawadagto
@riyaqomar48484 жыл бұрын
Wlhi blhi tlhi muruga aya ihysa bal intaga iso ducyo 😭😭😭😭😭😭
@cumarlaki8844 жыл бұрын
Alle hakaa dulqaado murugada iyo dhibaatoyiinka ku haysta Allah faraj qayr qabo hakuu furro kudadaal saliga nebiga s.c.w iyo Astaghfaarta Aamiim Aamiin Aamiin
@faaisohussein24214 жыл бұрын
Alle hakaa dul qaado murugada aamiin yaa rabi dhamaanteen alle hana dul qaado✋✋✋✋😭😭😭
@halimahersi44572 жыл бұрын
Ilahay hakaa dul qaado
@simranqurux5952 жыл бұрын
Masha allah jazakalah yaah sheyq alow kuxafid 🤲🙏💯
@yahyeadan56054 жыл бұрын
Alx waaa fursad oo alaah nasiiyay Wllo ii soo duceeyo in ilaahi hanti iyo caafimaad isiiyo adinkane dhamaantiin waan iin duceeyay
@nareerigaroon66165 жыл бұрын
Scw Masha allah jasakallaah kheyr sheikh fadlan dadka dislike da saaraya ilaahay kabaqa wax xun laguuma sheeginee 👍
@lavieestbelle-neutre34315 жыл бұрын
Caleyhi salaatu Wa salaam habib mustafa😰 adigane Sheikh unaa Shokran" Allah yahdina, Allaha ina wada dhowro ," towfiiqda Allaha na waafajiyo!🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😍
@cfataaxnaasirclaahi44464 жыл бұрын
Manzha allah manzha allah manzha allah manzha allah manzha allah manzha allah
Shiekhow Allah ku xafidee comentiga igu soo jwb anoo xayl qabo ma aqrisan karaa
@XuseenBashiir-yh3wg7 күн бұрын
Dusha ka aqri abyo ama yuotb ka ka dhageeyso inshaAllh😊
@alihassan43982 жыл бұрын
Mansha allah allah janada hakugeyo sheik isoduce Faraj qer qabo inuu allah isahlo
@ugaaskagabdhisaa79545 жыл бұрын
jazakallah waxad so dhigto ano dhageysan ban kufarxa allaha ka abal mariyo inta waxan aqonin na bartay
@bushrasiciid15144 жыл бұрын
Sh wllhY ilaahY dartii ku JeclaHY alle ha ku XifdiYeee😍😍sh iiduceee inuu allH dadKa igu xeerN inuu ilahY dhexdaYda maxBo dhex dhiGo 😢wx wlpoo wnG saN oo aan ku HamiYaYa alle ii saHLo😢😢
@yuusufadanmohamed79734 жыл бұрын
Mashah allah sheekha allah barakeeyo in badan allahuma amin
@esmehanjed57874 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@safiyaaxmedfaarax44024 жыл бұрын
Jaskalahu khsyar sheekh waxad nosogalisa duco yar oo koban oo iisahsho xifdinta quraaanka iyo cilmiga kale ee adunka cajisbaa iga saran waxabarshadi jasakalhu khayar
@umumaxamedchannel86805 жыл бұрын
jasakallah khayr sheekh
@AxmedyareAxmedyare5 жыл бұрын
Maasha allah qeer alla haku siiyo sheeqow anina muraadaan leeyahay inoo muradkega iisahlo ii soo duceeya
صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم صلى آلله عليه وسلم
@naciimadayib90504 жыл бұрын
alaah ha ku shrfo axl waad noo faaidaysey walaahy
@nasriinqaasim47075 жыл бұрын
Maan sha Allah ale akaa abaal mariyo sheekh
@amuunupdy51535 жыл бұрын
Sheikh pls hadalka soo gaabi nuxurka ka Hadal xumaana Hayga Qaadan jasakallaah
@wacanmohamed87885 жыл бұрын
Wlalayal an isu ducayno qof walba murad bu leyahay sheekh cabdillahi I so duce wll Allah khayr ha ku siiye.
@bisharoshariif30435 жыл бұрын
Masha allah jazakallah shikh aniga wa ar kay suradaas Masha allah
@salmangamer66155 жыл бұрын
Asc walalaha musliminta waxan ka codsanaya inaad iso duceysan wan murugsanahay pls isoduceya inow allha igaqado
@@nalkanuurto6586 wll ma hubtaa oo alle kuugu ogyahy
@nalkanuurto65865 жыл бұрын
Shaambel walaal wlhi waa dhaartay waxaan awal ahaa qof murug un kunool wal wal xaga irsaaqada cariiri xoogleh iga haaystay maalin maalhama kamida ayaa shiiq caraba waxuu soo dhigay faqriga ciribdir 14 mar aqri suuradul waqica waan iska bilaabay allana waan aaminay isla isbuucaa xaga dowlad lcag leeyga bilaabay waligey aanan qaadan waliba shuruud laan waan yaabay hadana lcaga aanan waligeey helin markii saan u bilaabay waan wadaa in kastoo bani aadam ahay habeen habeen iloobaa
@shaambelcabdinasir75345 жыл бұрын
@@nalkanuurto6586 masha allh wllaahi waad IGA farxisay sheekhan badbaado waan kuxidhnahay sidaa ay tahyna walina kama quusan baryadii eebe Alle hakugu an faco
@wanaagmixedchannel4 жыл бұрын
Mash allah kheyr Alle hakusiyo shiikhana
@aishamahamuud37965 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah qeer sheikh
@alinurmohamudhajji27685 жыл бұрын
Mashaalah
@juuleyare4 жыл бұрын
Maashaa Allah ustad adi ad bad inoo caawidaa shiekhey
@siiseyare74704 жыл бұрын
"Wllo dhamaan muslimiin ta waxaan ka codsana yaa in alle dartii ii gu duceeyaan arinyarbaa ihays tee waxaa nan islee yahay 4billood oo khuruu ja aad baxdid ".
@khadarabobakar61322 жыл бұрын
Msha allah alle hku xifdiyo aamin yarabi
@shukrixasa1233 жыл бұрын
Thanks sheikh
@ززللل-ن8ذ4 жыл бұрын
Imisaa jeerban akhriyaa sheikh
@shcabdiraxmaan85745 жыл бұрын
Ack wllo Isoo duceeya muraad baan leeyahee inuu illhay ii fududeeyo qoflagu jiro illhay baa oge inuu illhay waxa qalbigayga kujira illhay ii rumeeyo
@khadriinhussein62475 жыл бұрын
Alle haku sahlo muradkaga wll
@nasriinqaasim47075 жыл бұрын
Ale akuu sahlo wll muraadkaaga oo macaasi lahayn an iisoo ducee inuu ale muraadkayga isiiyo oo macaasilahyn
@halimodakane98575 жыл бұрын
muraadkaada oon macsilaheen Rabi ha ku,siiyo walaal 🖑🖐
@shcabdiraxmaan85745 жыл бұрын
Nasriin Qaasim wllo muraad kaga illhay hakuu sahlo iyo wixii aad jeceshahay ee qalbigaaga ku jira amiin