EXCLUSIVE | Siyaasadda Iyo Hoggaaminta, Africa Iyo Mustaqbalkeeda|xalqadda 1-aad

  Рет қаралды 38,307

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Күн бұрын

Пікірлер: 125
@Abdijaliil
@Abdijaliil Күн бұрын
Fadlan Subscribe noo saar Kanaalka si aad nooga dhiirogaliso Barnaamijyo kana lamid ah. Waxaanu Hiigsaneyna 200K 🎉. Mahadsanidiin
@QodarAbdulahi
@QodarAbdulahi 3 күн бұрын
Asc Abdijalil waresiga aad la yeelatay ustaad ibrahim dheere Qaliga iyo xusuusta ayaad noo xoojisay allaha ku xifdiyo adunka iyo akhiraba amin amin amin amin amin amin amin yaa rabi
@hassaanhasen8331
@hassaanhasen8331 10 сағат бұрын
The best somali politician ❤❤
@truecomment3650
@truecomment3650 4 күн бұрын
Sh. Ibraahim waa mufakir wayn oo mudan in laga faaideesto. Wuxuu mudnaa inuu maamulo Soomali galbeed wax badan oo wanaagsan ayuu sameen lahaa lakiin qof wanaagsan maanta lama rabo ❤🇨🇦
@maxamuudcabdi1363
@maxamuudcabdi1363 3 күн бұрын
Ma Canada ayaa ku sugan tahay wll
@SumayoAliisse
@SumayoAliisse 2 күн бұрын
CAJIIB WAAYE SHEIKHU AQOONTIISA SIYAASADEED IYO DIINIGABA. CIMRIGIISA IYO CAAFIMAADKIISABA ALLE HA RAAJIYO.
@MohamedIsseAhmedGaas
@MohamedIsseAhmedGaas 2 күн бұрын
Waa mahadsan tahay waqtigaaga iyo aqoonta aad na siisay mahadsanid ibraahin dheere
@YaxyeCadaani
@YaxyeCadaani 2 күн бұрын
SH. Ibraahin waa nin halgan dheer soo galay.Waan rajaynayaa in uu mudhihiisa heli doono.
@yusufcodey
@yusufcodey 2 күн бұрын
M.a wax badan ka faa’idnay Ibraahim dheere
@khayregoni7589
@khayregoni7589 3 күн бұрын
Mufakir wayn guulayso mahadsanid sheekh.❤
@HamdaNuur-nh5bp
@HamdaNuur-nh5bp 3 күн бұрын
Walaal codka waxoogaa yara hagaaji wuu dhiman yahay codku waxoogaa kuyara dar thanks sidaad muuqaallada waxtarka leh noogu soo gudbiso ❤🎉😊🎉❤
@eazrayiylmohammed9743
@eazrayiylmohammed9743 Күн бұрын
اللهم الف بين قلوبنا واصلح ما في بيننا برحمتك الواسعه يارب 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🥺🥺🥺
@Shaashad-1
@Shaashad-1 Күн бұрын
Waxaan rabnaa siyaasiyiin diin iyo maadi leh sida Ibrahim dheere❤❤
@mohamedsandheere6995
@mohamedsandheere6995 8 сағат бұрын
C.jajiil walaal waxbadan ayaan ka fahmey wareysia 🎉🎉🎉🎉
@Rashiddulaye
@Rashiddulaye Күн бұрын
Madaxwaynaha mustaqbalka somali galbeed, mudane najihee hadaan nahay dhalinyarada❤️
@cwalicali9276
@cwalicali9276 3 күн бұрын
Abdijalil Mahadsanid ustaad ibraahim guleyso
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 4 күн бұрын
Mansha allaah wallee Nin Lulu's ayaad soqabatay Ustaad Ibraahin dhaere❤
@Maxamedxashi19
@Maxamedxashi19 Күн бұрын
Geesi hadalka abuura❤
@HodanIsmail-kt9gy
@HodanIsmail-kt9gy 3 күн бұрын
Muqaalki ugu wax tarkaa fiicnaaa ee aan ka daawo abdijaliil show . Sheikha alle habarakeeyo. Waa siyaasi dhisan dhan walbaaa . Waaqici ah runti .
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 2 күн бұрын
Ninkan mustafe cagjar makubadalaaa?
@amaadin12
@amaadin12 2 күн бұрын
maashaa allah, well speach
@husseinrujaal2534
@husseinrujaal2534 2 күн бұрын
Masha'allah waa dadka aan u baahanyahay inay na hogaamiyaan hadaan nahay soomaali ❤
@shueybsahidd7931
@shueybsahidd7931 3 күн бұрын
Ninkaan aan udhiibano madaxtinimada ❤
@CabdìCali-f2k
@CabdìCali-f2k Күн бұрын
Thank you Adeer sheekh ibraahin
@SayidOmar-d1u
@SayidOmar-d1u 4 күн бұрын
M.a aad baad umahadsantahy aniga siyaasad aad Baan udaneenaaay lkn caawa waxaan helay mowduucii ugu muhiimsanaa ee ku saabsan siyaasada
@awicawillcawil8419
@awicawillcawil8419 4 күн бұрын
waaa geeeeesi ❤❤❤ ibrahiim waa legend ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@U.Dbuilder
@U.Dbuilder 4 күн бұрын
Maasha Allaah Allaha noo daayo sheelha midda kale cabdijaliil aad baad u mahadsantahay masuul noo soo badi barnaamijta noo caan oo kale ah si loo baraarugo
@DrJimaleHaibe-s9s
@DrJimaleHaibe-s9s 4 күн бұрын
Abdijalil Show Waad Ku Mhdsanthy(100%) Soo Gudbinta Dadka Soomaalida Macnaha Ku Dhex Leh Ee Aad Na Horkeento Had Iyo Jeer
@Abuukarabdullahi-y8h
@Abuukarabdullahi-y8h 3 күн бұрын
cabdi jaliilow barnaamij suaal noo balami ustaad ibraahim
@QodarAbdulahi
@QodarAbdulahi 3 күн бұрын
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
@abdalam5944
@abdalam5944 3 күн бұрын
Sheekhu halkuu ku dhashay muuna sheegin ee hasheego waraysiga labaad.
@awicawillcawil8419
@awicawillcawil8419 4 күн бұрын
geeeeeeeesi nolow ❤❤❤❤❤ legend❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@eazrayiylmohammed9743
@eazrayiylmohammed9743 Күн бұрын
بدا الاسلام غريبا وسيعود غريبا 😢🥺🥺🥺
@salahibrahimhilowle
@salahibrahimhilowle 20 сағат бұрын
لاشك فيه
@eazrayiylmohammed9743
@eazrayiylmohammed9743 20 сағат бұрын
@salahibrahimhilowle الله يسترنا 🤲🏻🥺
@AsadAanoy-20000
@AsadAanoy-20000 4 күн бұрын
Sh. Axmed dheere waa feylasuuf, muthaqaf ah kana soo borqanseyso aqoon iyo faham guud una analysis gareynaayo si waadax ah, waxan kaheley qaabka uu wax usharxaayo, waxaan ujeedinaayaa mahad aad ubalaaran, sidokale milkiilaha chanalkaan abdijaliil inaad noo soortaglisey inaan kafaaidno aqoon yahnada kafaalooda dhinacyo badan sida politics, economics, security and social issues. Thank you all, wish you the best I request from you to invite your channel scholars like Ibrahim dhere.
@Somalianboy18
@Somalianboy18 4 күн бұрын
Ustaad ibraahim dheere❤
@A3Asom
@A3Asom 4 күн бұрын
| نصيحة من غريب يريد لكم الخير جميعا 🙏 لاتترك صلاتك مهما كانت ذنوبك |
@rashiidbade4639
@rashiidbade4639 4 күн бұрын
My bro abdijaliil the only KZbinr aan daily ula socdo🎉
@shoshale
@shoshale 2 күн бұрын
Wlee ninkaan siyaasi sax ah waaaye
@Sakariyetukale
@Sakariyetukale 4 күн бұрын
Mashaa allh
@ZeinAhmed-in7sh
@ZeinAhmed-in7sh 4 күн бұрын
videogan kadib aragtida Aan kalaha siyasada wey isbadashay😮
@Khaamani-bl6gu
@Khaamani-bl6gu 4 күн бұрын
Oo maxaad ka lahayd zxp iisheeg 😂❤
@MohamedAbdi-h6i
@MohamedAbdi-h6i Күн бұрын
Waxaa. JIra hanoolaato wayrsiyo uu ka qaaday oo 4 gaadhayaa Waad yaabi Kolkaan dhagaystay kadib Io Sida Eeggaa ahaa Isuma dhawa xitaa Ka war keen
@sabiriinjaamac6809
@sabiriinjaamac6809 4 күн бұрын
First mahadsanid abdijaliil waan sugaa ina sodhigto arimaha waraysi ee siyasada❤
@yusufarale4740
@yusufarale4740 Күн бұрын
Siyasadu waa daacadnimo iyo dadnimo/qableh
@MaxamedJaamac-lf8jt
@MaxamedJaamac-lf8jt 4 күн бұрын
ALLE HAKU SHARAFO WLLO ADIIJALIIL ❤
@sophiahaadi616
@sophiahaadi616 4 күн бұрын
Fadlan aqoonyahanka noocan ah soo baddi. Mahadsanid ❤️
@maxamed9633
@maxamed9633 3 күн бұрын
Legend ibraahin dheerw
@BtnOysu
@BtnOysu 2 күн бұрын
Waa Aqoonyahan wax badan og
@Dailyword862
@Dailyword862 2 күн бұрын
Warreysi qiimo leh
@siciidmaxamedaxmedbiixi6452
@siciidmaxamedaxmedbiixi6452 4 күн бұрын
Thanks
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 4 күн бұрын
Masha Allah
@warsameali6769
@warsameali6769 12 сағат бұрын
Waxan mar waliba isweydiya sababta ay culimada somaliyeed looga waayay siyaasada iyo iney wadanka hoganka ugu sareeya noqdan.
@abdihakimhusseinisseabdiha8644
@abdihakimhusseinisseabdiha8644 2 күн бұрын
Mahadsanid mudane Iraahim dheere Sido kle Mahadsanid wll abdijalil show Ninkaan run ahaanti wa nin masuul ah wax badana waan ka faaiday Waxan xasuusta 2 malin oo seminar aha oo an ka qayb galay oo lagaga hadlayay (DDS mxy ka qabta federalismka) 2 das maalin waxaan ka faaiday wax badan oo aan aaminsanhy inaan nasiib u laha
@Zakariyegurey58
@Zakariyegurey58 4 күн бұрын
Nin wayn bad maanta marti inoo ah ustaad ibraahin dheere xafidullah
@guletizmail8349
@guletizmail8349 9 сағат бұрын
Africa nin ilaah sheegtay aya ka dhashayo waligeed horumarimayso waa meel fircoon lagso saaray.😂😂
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 4 күн бұрын
Mansha allah waa aqoonyahan siifican inuu fahansiiyay wax badan
@noormohamedisack405
@noormohamedisack405 2 күн бұрын
waxba ma uusan reebin 😮
@selmanabd2782
@selmanabd2782 16 сағат бұрын
ibraaahim fansalakho
@Anasxaaji-z3v
@Anasxaaji-z3v 4 күн бұрын
Mahadsanidiin👍
@Manshaallahcollege123
@Manshaallahcollege123 4 күн бұрын
M.a keep going i love you so much
@leaderzachariachannel9691
@leaderzachariachannel9691 3 күн бұрын
Woow😮😮😮😮
@NaimaMahamet
@NaimaMahamet 3 күн бұрын
💯✅
@BisharAbdi-tb9xh
@BisharAbdi-tb9xh 4 күн бұрын
Waa siyaasi mug weyn ibarahi dhere
@LiibaangaraadMahmoud
@LiibaangaraadMahmoud 2 күн бұрын
waxaan hubaa in wax badan laga faaidaayo abdi jaliil iyo shiiq Ibrahim dheere
@Altodaily
@Altodaily 2 күн бұрын
wareysi xiisa badan
@abdiciro7610
@abdiciro7610 4 күн бұрын
ascww cabdijaliil waxaad lakulantay nin qaaliya soomaali ah diinle leh akhlaaqa leh dr ibraahin waliba anigu aqoon ayaan uleeyahay maasha allaah illaahay ha xafido cabdinaasir from jijiga
@mustafmaxamed2939
@mustafmaxamed2939 4 күн бұрын
Zxp waan kugu dhiiri galinayaa halkaan
@JibriilCismaan-zo5vh
@JibriilCismaan-zo5vh 3 күн бұрын
❤❤❤
@suleimanAmed
@suleimanAmed 4 күн бұрын
Diinta Rabigeen Hadaynaan Sifiican Udabaqin Mahelayno Nolol Aduunyo Oo Wacan Helimayno.
@muxammedgeedi7715
@muxammedgeedi7715 4 күн бұрын
Mufakar mualaf aqoonyahan faylasuuf aqoona uleh waxa uu kahadlaayo waaye sh ibrahim dheere waxaan kaacodsaneynaa abdijaliilow inaad qeybaha kle nagu soo daahi
@ABDIQADIRMUHUMED-y8v
@ABDIQADIRMUHUMED-y8v Күн бұрын
Masuul kalimada muxafid maxad kawada Muxafid mucarad ayan naqanay adna waxkale ayad u adegsaneysa
@Xamseaxmadaadan568
@Xamseaxmadaadan568 Күн бұрын
Wayhy xalQada 2aad laso DhaQSO❤
@selmanabd2782
@selmanabd2782 16 сағат бұрын
Anagu muslin baanunahay gaalo uma baahnin imraahinow kitaabkii Baad ku badashay gaalo ha la midoobo yaaaaab
@cabduweliorange5066
@cabduweliorange5066 4 күн бұрын
Aad ayaad umahadsanatahy Cabdijaliilow hadii ay macquul tahay wareyso kale oo mowduucyo badan taabanayo kasoo qaad shiiqa waa qof cabqari ah
@AbdiwaliAhmed-w6m
@AbdiwaliAhmed-w6m 3 күн бұрын
Ethopia ha guuleysato
@HassenMohamed-x1q
@HassenMohamed-x1q 3 күн бұрын
Hakucunto inshalah
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 22 сағат бұрын
Pakistan and India
@xuseenheykal1575
@xuseenheykal1575 3 күн бұрын
M.a shiikha wa nin wax bartay oo cilmi kufilan wata ninkan oo kale soomaaliya inuu madax ka noqdo ayaa loobaahanyaha
@omarahmed-ibrahim7883
@omarahmed-ibrahim7883 Күн бұрын
Waxaan maqli jiray garaadka Allah kuu abuuray adiga oo wax ka bartay hadana ku kaafin waydo Dib udhac bàad ka dhaxli sida odayga meesha fadhi ku dirirka u fadhiya
@Cabdicaziiz-g3z
@Cabdicaziiz-g3z 4 күн бұрын
Ustaad ibraahim sheere markaan dhagaysto soomaaliya rajo ayaa iga qabata
@hafsiinageesdiir9742
@hafsiinageesdiir9742 4 күн бұрын
From jalalaqsi aaa😂
@SadaamSudi
@SadaamSudi 3 күн бұрын
From burco
@Jazari1998
@Jazari1998 3 күн бұрын
Abdijaliil waad ku mahad santahay barnaamijkaan lakiin shiikha su’aan baad waydiin laheed oo ah halkeey ku dambeeyeen dhalinyaradii sida fudud loogu howl galiyay magac diimeed ee hadana sida fudud loo qaatay hishiiska!
@FartuunMohamud-p4h
@FartuunMohamud-p4h 2 күн бұрын
Abdijalilow nio rag ninkan cml ah so badi wareysigod wayo run bdhn buu ka hadle
@diinkaab
@diinkaab 2 күн бұрын
Step step ayaad uga daba gashay godkii yuhuud iyo nasaar ileen nabigu scw wuxuu yidhi rali kama noqonayaan 😢😢😢
@DahirAhmed-x3u
@DahirAhmed-x3u 2 күн бұрын
Siyaasada haday hagagto nolosha dhan ayaa hagaagaysa.
@Mahad921
@Mahad921 3 күн бұрын
Sheekha intaan ka fahmey asaga kaliya baa soomaali siyaasi ka ah😂
@somaliaudiobooks
@somaliaudiobooks 3 күн бұрын
Waan La yaabey sida sh. Ibraahim u fikirayo waa nin dhinac kasta ka dhisan waxa loo baahnaa sheekh inaad muqalo inoo sameyso muqaladaas oo aan kaga faaideysaneyno aqoontaada wayo dalka anaga ayaa xukumi doono gor dhow..
@muuminMaxamed-q8u
@muuminMaxamed-q8u 4 күн бұрын
Cabdi majidow mufakarka sidaan kale nosobadi Waka faideysanena
@abdihersi9158
@abdihersi9158 3 күн бұрын
Oo Wariye Abdi Jaliil Ma Dawlad deeganku kasoo jeeda ma moodayn
@Mrrred2023
@Mrrred2023 2 күн бұрын
Mashaa Allah hadad keenty wlaahi hormuud farmajo afkaagu muxuu uqaban la yahay sow farmajo isagoo qabiil cirib tiry soowmuu aheyn idinkaa la idiin soodhaxmare war ogaadeen ayan ahy walaahi dowlad walbana waa naloo isticmaalaa sida Qalbi dhagax dhowlad soomaaliweyn iyo gabadh yar ikran tahlil ayaa loodumiyey mooriyanta xamar iyo kuwa inaga ah oo shufto ah runttii aad ayn oga xumahy hadana lacalaahu Qeeyr??%
@maxamadcade2234
@maxamadcade2234 4 күн бұрын
Dhiiga dhalinyarada inaad iibsatay ma aadan noo sheegin
@abdikadirmohamed9508
@abdikadirmohamed9508 3 күн бұрын
Waqica Somalia laguma qeexi Karo siyasi ama laguma dabaqikaro
@Iamhappy-v9b
@Iamhappy-v9b 3 күн бұрын
Waxaan waydiin lahaa, maadaama afgambiyo iyo isbadallo ka dhaceen dunida muslimka iyo tan afrikaba masuuraa in ay soomaaliyana saamayso ama ma tahay xalka soomaaliya in ay dhalintu kacaan.
@HeeloMaal
@HeeloMaal 3 күн бұрын
You are interviewing a Scholar , an Ideoligist who can, not only educate but lead the masses. A 53 minute interview I watched from beginning to end only to find out this journalist forgot to include his name SMH. War ninkani magacii, bugaagtiisu xagay yaalaan?!
@maankamuuse743
@maankamuuse743 3 күн бұрын
Wallhi kan alshabab waaye
@Abdi1t
@Abdi1t 4 күн бұрын
Abdijalilaw aad baad umahadsantahay dadaalka aad nagula jirto si aan u noqono umad dunida la jaan qadi karta noqon kartana mid wax uun og, sido kale dadka muhimka ahna haka cajisin inaad xogta ay hayaan aad nooga soo waarido.
@Shaamilibnuxasan
@Shaamilibnuxasan 4 күн бұрын
Hhhh lkn wuxuu naga iloobay inuu halgankii somali galbeed iibsaday 😂😂
@AbdinasirJaamaBarre
@AbdinasirJaamaBarre 4 күн бұрын
Mxd kenten badlkii siyaad barre AUN meeshu idinka celin jirty soo tan maahan aakhiro maxa idin ka horeeya umadad is laysy idinka sabb u ah khaaimiin io jawaasiis baad tihiim kulligiin noc walba tihiin
@MohamedAhmed-n8b8j
@MohamedAhmed-n8b8j 3 күн бұрын
Siyad bare miyaa aun dhahday😂😂😂😂
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 күн бұрын
Xadka africa hab qabil wan u badli kari wayay isga leh reer galbedka argagaxiso igu shanbdeyay ragna manta leeyhy xad qabil bad samysnysan wuxu isgu badli kari wayay reer yaro lascnod daga so waalaya kolba hab qabil u so kecinya darood caqli male wale
@bishaarxasan6641
@bishaarxasan6641 3 күн бұрын
Ninkan wax cilmiya oo udhex jira maleh waa dark mir mahayo waa fataale caadiya 😎😎
@FartunMahamed-f4n
@FartunMahamed-f4n 3 күн бұрын
Kadaaa
@FartunMahamed-f4n
@FartunMahamed-f4n 3 күн бұрын
Adey ku tala
@doublet7715
@doublet7715 2 күн бұрын
Markaa adiga cilmiga ma ku soo doonana saxib ilen ninkan wadigan leh wax ku jira maleh 😂
@AwKll
@AwKll 4 күн бұрын
War illeen ninku khuraafaad buu aaminsan yahay waxaan is iri wuu yara ilbaxay wadaadkan lkn Concipracy theory baa jiq ka ah hadaladiisa kulaha waxaan baa hadda xisbi leh oo raba inuu la dhaqmo 80 qowmiyadood
@afleyrshechannel1109
@afleyrshechannel1109 4 күн бұрын
Cadday waxaa ku dhaliilayso
@inasaedxasan6262
@inasaedxasan6262 4 күн бұрын
الاخوان المسلمون لا يفلحون
@amalianasrani894
@amalianasrani894 3 күн бұрын
Ninkow dadka beebta ka daa diinta islaamka ayaa xadaro iyo masiibo laga bartay Cumar binu khidaabka sow ninkii gabadhiisa oo garka ciida uga jafaysa Aasay ayaad iiga sheekaynaysaa Goormaad waalantahay Caqliga carabta jeeraad ka xorowdid Ismabadalaysid .
@Al-NasriAcademy
@Al-NasriAcademy 3 күн бұрын
Hawsha dadka magaca islaam sheegto bay u taal faraha kala bax adi
@abdifatahmohamedaskar200
@abdifatahmohamedaskar200 3 күн бұрын
Adigu xor ma tahay horta
@amalianasrani894
@amalianasrani894 3 күн бұрын
@abdifatahmohamedaskar200 Haa walaal xoriyadu waxay ka bilaabataa inaadan xaasid noqon Oo dadka ilaahay aad cadaawada ka daysid iyo nacaybka Culumada somaalidu cilmi kale dadka ma baraan aan nacayb ahayn Reer galbeedka ay necebyihiin muslin oo dhan iyo caruurtii iyo dumarkiini ayagaa haya oo wax barasho iyo dawo iyo lacag iyo guryo ay dagaan siiyey lamana waydiin diinta ay rumaystaan Ilaahay cabudayaan xor bay u yihiin.
@abdimohamed1370
@abdimohamed1370 4 күн бұрын
Wan lasocdaa @abdijaliil mahadsanid
@haidhiginanoodayar2350
@haidhiginanoodayar2350 3 күн бұрын
Masha Allah
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
JASIIRADDA AAN LA OGEYN EE UGU KALLUUNKA BADAN 🏝️ JASIIRADDA SULUKHSIA - Episode 1
19:20
Kaftanka Siyaasada 568 oo aad u xiisa badan
39:45
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 19 М.
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН