DHAQAALAHA LAGA SAMEEYA INTERNET-KA IYO FURSADAHA YAALA. NOOLASHA IYO DURUUFAHA QURBAHA. DULMI DIID

  Рет қаралды 39,370

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Күн бұрын

Dhaqaalaha Laga Sameeya Interner Ka Iyo Fursadaha, Noolasha Iyo Duruufaha Qurbaha. Dulmi Diid
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance African Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond KZbin!
~abdijalilosman@gmail.com
#subscribe
#share
#like
#comments

Пікірлер: 147
@sulekaabdullahi8859
@sulekaabdullahi8859 5 ай бұрын
I'm from sheikh DULMI DID
@FadumaOsman-d1j
@FadumaOsman-d1j 26 күн бұрын
Asc Sheekh
@sulekaablsiyeh1462
@sulekaablsiyeh1462 5 ай бұрын
Sheekh dulmi diid allaha barakeyo isaga iyo qoskisa salaan sare from your fan's
@zaynabwade9392
@zaynabwade9392 Ай бұрын
As wr br shiikh dulmidiid aad baan kusalamy waan ku dawadah waxed shegta fursadoh shaqo online ka sidaan u helikarah jazaka Allah khayran
@N.A.M1234
@N.A.M1234 5 ай бұрын
Mashaalah Sheik Dulmi DIID my favorite chanel aad iyaan u salamay sheikha iyo wariyahaba marka Fursadan Allaha idin siyadiyo DUCADA NAGUSO DARA
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 4 ай бұрын
Masha allah tabarakalah shiikh dulmi dìid gabar ba ka dambeysa wan gartay marwalba labis kiisa wa saxan yahay wana nin dagan xaga qoyska allah barakeeyo
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 5 ай бұрын
Shiiq ha iska sheeg sheegin yayku xaasidine mashaa allah ❤
@Doctorbadal2025
@Doctorbadal2025 4 ай бұрын
Sax, lakiin wuxuu xijaaban yahay weeso qabo, adkaarul sabaax
@baraarug969
@baraarug969 5 ай бұрын
From sheekh Maxamed Ibraahim Dulmi Diid ❤ shukran walaal waan kugu soo biiray anigana maanta
@samowsamale3490
@samowsamale3490 5 ай бұрын
Sheekhu waa nin caafimaad qaba Allah haw barakeeyo reerkiisa
@nuurmahamad2978
@nuurmahamad2978 5 ай бұрын
Maansha allah sheekhaa waa taageeraa
@HusenApdi
@HusenApdi 5 ай бұрын
Mansha allah sheekh wax bartey walahi
@SaadaSadoch-pf3yy
@SaadaSadoch-pf3yy 4 ай бұрын
Masha allah Cheikh dulmi did
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 5 ай бұрын
Mash allah dheeq dulmi diid ilahey ha ku barakeeyo ilahey hasoo hanuuniyo rag iyo dumarba
@saadaqmaxamed7952
@saadaqmaxamed7952 5 ай бұрын
From sheikh dulmidii m.a keep going ❤
@bukhatir1454
@bukhatir1454 5 ай бұрын
Shiikh dulmidiid nin wax badan fahansan legend😊😊😊
@Kazwalee
@Kazwalee 5 ай бұрын
You right sheekh
@yassinnc
@yassinnc 5 ай бұрын
The best youtuber ever , aniga Dad ki ugu horeey o bartiisa ku biira ayan ahaa asiga oo almost 0 subscribers haystey
@bincamir1
@bincamir1 5 ай бұрын
Waa gaadantahay sxb😂
@ayanabdi77
@ayanabdi77 5 ай бұрын
Ma sha Allah beautiful family
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 5 ай бұрын
Masha allah sheikh fcn aad ugu xiranahay
@zamzamahmed3997
@zamzamahmed3997 5 ай бұрын
Mash Allah tabaraka Allah keep the hard work walal🎉
@Nuurah951
@Nuurah951 5 ай бұрын
Sh mohamed Ibrahim Allaha xafido .
@bima9383
@bima9383 5 ай бұрын
Mashaalah sh alaha kubarakeyo waxadka hadashay waa waxan marwalbo ushego dariska saxibada walalahey iyo kuwankubartay iskolka
@cayuuniali7127
@cayuuniali7127 5 ай бұрын
Ascw.❤qofkasta aqrista qoraalkeyga igsoduceeya in caruurta alle isohanuuniyo ilmaha xata kuwa wanaahgsana in alla usiyaadiyo lkn anaga waxbarashadii Madi iyo diiniba waan kudhibanahay maraka allaha fududeeyo amuurahena oodhan qofkasta dhibka haysta nooc uyahayba allaha ugu badalo waxa uu jaceltahay qeyrna allaha ugadhigo.❤ aamiiin yaarbbi❤
@faadumohassan4231
@faadumohassan4231 5 ай бұрын
Wcs amiin ❤
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 5 ай бұрын
Amiin Illahey Ilmaha hanoo hagaajiyo
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 4 ай бұрын
Aamiin Allaha na xifdiyo dhamaanteen
@marwo1162
@marwo1162 5 ай бұрын
From dulmidiid masha alllah
@zainababdi781
@zainababdi781 5 ай бұрын
Shiikh dulmi diid allaah haku barakeeyo, noloshu waa honest, trust and communication. Waalid intaa haysta ayaa ciyaal tarbiyadeyn kara
@MunaAli-f3p
@MunaAli-f3p 5 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah
@miskiin2272
@miskiin2272 5 ай бұрын
أسأل الله أن يتقبل ويثبت الشيخ نبيل وان يحفظه أينما كان. ما زلت ان أتذكر تواضع الشيخ وشخصيته لما زار بنا في السويد استوكهلم خاصة المسجد الكبير في رنكبي الجالية الصومالية.
@shahad2629
@shahad2629 5 ай бұрын
maasha alaah dulmidiid waan kuxiranahay alaha xafido xaaskiisa iyo awlaadiisa
@bashiircabdi1856
@bashiircabdi1856 5 ай бұрын
Masha Allah sheekh maxamed qof qiimo badan
@mataan10hasan74
@mataan10hasan74 4 ай бұрын
Wcs Maansha allaah shiikh alle haku xafido
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 5 ай бұрын
Mansha Allaah wlhi waa Shiekh Dadaal Badan Oo Halwkar ah maalin Dheeli muuqaalo Bulshada Tayo u leh buu soo Gudbiyaa
@muizaahmed3363
@muizaahmed3363 5 ай бұрын
Maashaallaah allaah yaxfadkum
@GudoonIsmaciil-w1q
@GudoonIsmaciil-w1q 5 ай бұрын
Maansha Allah sheekh
@nuurmahamad2978
@nuurmahamad2978 5 ай бұрын
Maansha allah Sheekh dulmi diid alle familkaaga hakuu barakeeyo❤
@Ayanmohamed-xl9so
@Ayanmohamed-xl9so 5 ай бұрын
Masha Allah Shiikh Mohamed Allah barkeeyo from dulmidiida waan ku xiranahy Allah xftiyo Iyo caruurtiis Iyo xaskiisaba ❤
@BilanOsman-bx9qv
@BilanOsman-bx9qv 4 ай бұрын
Masha Allah sheikh Allah Haku barakeeyo adiga iyo reerkaagaba. From sheikh dulmi diid
@deeqoadan7439
@deeqoadan7439 5 ай бұрын
Mashaallah shikh
@nuuran9656
@nuuran9656 5 ай бұрын
Thanks walaal subscribed your channel
@abdirahmanmahamud9936
@abdirahmanmahamud9936 5 ай бұрын
Suasha Mohamed Ibrahim si fiican nogu fahfahi In Shaa Allah. KZbin ka wixii lacag kaa soo galo maxaaran baa mise waa Xalaal ??? Maxaa xaaraan kadhigo karo??? Sideee Xalaal kunoqon karaa??? Baraka Allah lakum.
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 5 ай бұрын
Adiga ayay kugu xiran tahay
@maryamaruun5654
@maryamaruun5654 5 ай бұрын
Waa Sual muhiim ah waan ubaahnaa inuu ka jawaabo
@sahromahamud
@sahromahamud 5 ай бұрын
Sheqa Waa Dulmi Diid ✅👍
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 5 ай бұрын
Mshaaa allaah ilahey hakuu barakeyo sheekh dulmi diid wax badan waan ku tageeri donaa
@neyruuschannel5543
@neyruuschannel5543 5 ай бұрын
Alla sheikhu waa sheikh shiekh dhaafay masha allah waa aqli miiran alla fiicnan laheyda inow raga kale training siiyo
@idilqalanjo
@idilqalanjo 5 ай бұрын
From sheikh Dulmi diid
@رحمهمهدي-ف1ض
@رحمهمهدي-ف1ض 5 ай бұрын
Maasha allaah sheekha allah barakeeyo
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 5 ай бұрын
Mansha Allah ❤
@xalimoxirsi5476
@xalimoxirsi5476 5 ай бұрын
Manshllah tabaarkallah Alle ha nii barakeeyo
@bima9383
@bima9383 5 ай бұрын
Mashaalah tabarakalah waa wareysi qimoleh
@user-hw5ou3rn3d
@user-hw5ou3rn3d 5 ай бұрын
From sheq dulmidiid
@GalolPro
@GalolPro 5 ай бұрын
Machallah Culimadena.
@Aaminashariif7
@Aaminashariif7 5 ай бұрын
Masha allah sheekheena kheer alaha siya ilaahay dartii kuu jec lahay sheekh waa sheekha kaliya aan yutubka kataageera alaha xafida asaga iyo qooskiisa 🥰🥰🥰🥰
@Bibiisomali
@Bibiisomali 5 ай бұрын
Masha allah si wanaagsan baa u wacyi galisaa bulshada
@zainababdi781
@zainababdi781 5 ай бұрын
Abdijaliil kuma oqoonin waan ku flow garayn hada from dulmi diid chanel aniga dulmi diid uu baan ku kalsoonahay soomaalida but he recommended your chanel
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 4 ай бұрын
Msha Allah maanta shiikheena Muxamed ayaad nokeentay waxan idin leeyahay Assallaamu callaykum.
@MohamudIssa1
@MohamudIssa1 5 ай бұрын
MashaAllah, Rabbi ha idin barakayyo❤
@FaisaIbrahim-k5l
@FaisaIbrahim-k5l 2 күн бұрын
Iam from sheekh dulmidiid
@hibowehliye1316
@hibowehliye1316 5 ай бұрын
From dulmidiid
@UsameSaid-gn8sm
@UsameSaid-gn8sm 5 ай бұрын
Ninkan waa khabiir dulmi diid
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 5 ай бұрын
Baarakalaahu fii youtiubi kum
@fardowsofalsan
@fardowsofalsan 4 ай бұрын
Asc wll iso boqo chanalka qisoyin wx ku ol ah ayn so gudbiya JAZAKA ALH ALFA JAZA❤❤❤😊
@IdilCumar-ix3es
@IdilCumar-ix3es 5 ай бұрын
From dulmi diid❤
@amenaabdia4363
@amenaabdia4363 4 ай бұрын
جزاك الله خير
@ادمادم-ط1ظ6ض
@ادمادم-ط1ظ6ض 4 ай бұрын
Waayo aad u samayaaan lacag
@Mukhtaar-Cadde
@Mukhtaar-Cadde 5 ай бұрын
Sxb intee kaala soo xiriiraa inaa icaawiso ayaan rabaa abdi jaliiloow
@cadeheybaari6045
@cadeheybaari6045 4 ай бұрын
Masha Allāh sheiqa aad ban oga heley waana diisa ❤dulmi diid ban nahay
@homesports8346
@homesports8346 5 ай бұрын
Waan idin salamay wariyi yahay dhalin yarada ah iyo sheikha sheikha waa runtiis fursado badan ayaa ka jiro online business dada ka waqtigooda kulumiyo xamaali qof ushaqey walahi qofka si talada sheikha haqato aniga 15 sano ayan ahaa shaqaalo 2018 yaan goaan saday in aan online shaqo iigar ah aan ka bilawo alhamdulilah rafad kii wan kanastay
@fartunadan8297
@fartunadan8297 4 ай бұрын
Waay rutaay 😊😊
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 4 ай бұрын
From dulmi diid
@aminasaeed2998
@aminasaeed2998 5 ай бұрын
Abdijaliil xagee kaala soo xiriiri karaa walaal .
@AbdirahmanMohamed-r6s
@AbdirahmanMohamed-r6s 5 ай бұрын
Mansha'allaah
@groep8lolgroep824
@groep8lolgroep824 5 ай бұрын
Maasha Allaah ❤❤❤❤❤❤
@omar911-if3du
@omar911-if3du 5 ай бұрын
Shiikhoow shaafto no sootuud😂😂😂😂😂❤❤
@anabibrahim5934
@anabibrahim5934 5 ай бұрын
MashaAllah ❤
@moudismailramadanismailr-hn4li
@moudismailramadanismailr-hn4li 5 ай бұрын
dulmi diid ❤❤❤
@AxmedForila41
@AxmedForila41 5 ай бұрын
Sheet dulmi diid
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 4 ай бұрын
from dulmi did🎉
@meaktooni
@meaktooni 4 ай бұрын
M.a
@maryanjama2918
@maryanjama2918 5 ай бұрын
Haye adna sheekh makubiirtay qoladi single mother 👩 ku eedaynaya eeda Raga Somaliyeed koos gareeyen xataa hadu joogo waa maqane jooga wuxuu oawlaadi ka ogyahay baa iskayar .
@Alinabeerdon
@Alinabeerdon 4 ай бұрын
Ma. Aaminsini 😅 in youtube igu filanyahay😢😮
@mowliidmacaani3141
@mowliidmacaani3141 4 ай бұрын
Marka sidado oo kale ninkii u xishood dareeya wuu ka samaynayaa
@mohamedibrow6597
@mohamedibrow6597 5 ай бұрын
Yaa akhwaanii maga ca single mother ka kadaaya waa ku iyo cay aad u weyn ereyga “single mother” micnihiisu waa waa qof dumar ah oo dhashay caruur si guur la-aan ah taasoo aflgaado ku ah hooyooyinka soomaaliyeed ee muslimiinta ah aan ugu yeerno carmal.garoob “divorced” ama gabar laga geeriyooday “widow”.
@yusufamiin76
@yusufamiin76 5 ай бұрын
Walaal waxaa laga yaabaa ereyga adiga inaad qalad u fahansan tahay balse waa uun hooyo keliya hadii la yiraah carmal ma kala cada in carmal ilmo leh in ay tahay iyo in kale balse waa la Soomaliyay karaa oo hooyo keliya waa la dhihi karaa, ereyga marka waa saas asalka ereyga ayaa fiican in la raaco balse adiga ayaa si qalad u fahansan
@RahmaAhmed-f5y
@RahmaAhmed-f5y 4 ай бұрын
Waa runtada. Mida kale wandanka 80 hooyo ayaa caruurta kuriso. Hooyo caruurta wajibkeeda wee ka so baxday. Cuntada iyo labiskuda. Wiilasha abaha ayaa ka ma sual ah. Ino masjidka geeyo, asxaab fiican ku xiira
@zainababdi781
@zainababdi781 5 ай бұрын
There is no role model for soomaali boys waa run gabdhuhu raadka hooyada bay raacdaa wiilashuna aabaha
@AwaleAbdi-t8l
@AwaleAbdi-t8l 5 ай бұрын
Shekh I need your hand
@siteysirija1353
@siteysirija1353 5 ай бұрын
Layke isara saxibtad ushergaree waa tugsi la faraamey markaas ayuu leyahay carurta waa qadar allaha ku dhacay qofna ma donayo ilmihisa xabsi galan
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 5 ай бұрын
Asc Abdijaliil... Wll waxaan rabaa inaan kula wadaago arin inoo muhiima meel aan kaala so xidhiidho may la wadaagi kartaa...mahadsanid
@easylife3453
@easylife3453 5 ай бұрын
ASC kusodawada channel cafimad iyo faida badan leh
@FadumaOsman-d1j
@FadumaOsman-d1j 26 күн бұрын
Asc
@FadumaOsman-d1j
@FadumaOsman-d1j 26 күн бұрын
Asc hooyi ayaan ahay ee ma geli karaa courskan
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 5 ай бұрын
Mahad sanid Abdimajiid Waxad soo Qabatay Dulmidiid❤
@princesshawd6859
@princesshawd6859 5 ай бұрын
Anigu waxan isweydiya muxu kufuray 14 dumar ah
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 5 ай бұрын
Suaal lacagta KZbin ma xalaal baa mise xaaraan maxay sharecadu ka qabtaa
@MahaAbukar
@MahaAbukar 5 ай бұрын
Wexey ku xirantahay waxaad soo gudbineyso. Hadeysan eheen wax fuxshi ah oo shareecada islaamka kasoo horjeeda maxaa xaaraan ka dhigaayo.
@abdirahman3423
@abdirahman3423 5 ай бұрын
Waa xaaraan, sbbto ah lacag ta waxa lagugu siinaya Ads ka muqalada lasaro So shirkadaha Ads ka wax ku xadaysista waxay dulsaran Music dumar qawan iwm. KZbin ayn laha sas ban isakaga dayay
@hony5804
@hony5804 5 ай бұрын
Internet wan heystaa waxan ahay hoyo crurkorsato xajigedana aanheysan dhaqale waxan rabaa qofwanagsan ifura KZbin si aan hormar usameyo Kenya 🇰🇪 kunolahay
@zaynabmohammed7736
@zaynabmohammed7736 4 ай бұрын
Sheekh lakiin sheeg in wax wanaagsan lagaga shaqaysto wax xunna aan lasoo gudbin
@shay2022
@shay2022 5 ай бұрын
Runta hatii lasheego ku abahood jogaba hooyadoo waa iska single mather . Somali oodhan waxay ka imadeen singal mather house hold. Aabe somali waligii waa maqane jooga.😢
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 5 ай бұрын
Kii shaydaan Qoos labaxay shiiqa haloo keeno
@habibokhalid9679
@habibokhalid9679 5 ай бұрын
Shopify ma xalal baa marka?
@abdiahmed1431
@abdiahmed1431 5 ай бұрын
Drop shipping is haram
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 5 ай бұрын
​@@abdiahmed1431 maxaa cadayn ah?
@abdiahmed1431
@abdiahmed1431 5 ай бұрын
@ahlanwasahlan.211 English hadii ad taqano search “is dropshipping haram” and dawawo sheikh assim alhakeem
@halimamohamed9074
@halimamohamed9074 5 ай бұрын
​@@abdiahmed1431why?
@somali7378
@somali7378 5 ай бұрын
Singlemother waa laga deeriyay
@cabdikarimcali5089
@cabdikarimcali5089 5 ай бұрын
Wuxuu yidhi single mother baa uu badan caruurta xabsiyada. Ragoow dumarka inoo daaya.
@Doctorbadal2025
@Doctorbadal2025 4 ай бұрын
DUMARIOOW OGAADA MARKAA NIMANKIINA AQALKA KA SAARTID DOWLADA KU DACWEEYSAY, ILMAHAAS AABA LA AANTA WUXUU SABABAA INUU JAIL GALO SUUQA KA BAXO, , TALO BIXI RAGIINA ISKA HEESTA ILMAHIINA SUU U BADBAADO
@fartunadan8297
@fartunadan8297 4 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk
@AbdalaAbdiaziiz
@AbdalaAbdiaziiz 27 күн бұрын
Mawduca iyo ciwaanka ismalaha
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 5 ай бұрын
Oo yaayiri lacagta youtubeka lagasameeyo ba xalaal eh. Wadaadada dhan wexeey leeyihiin waa xaaraan
@ayuubmaxamedaadan
@ayuubmaxamedaadan 5 ай бұрын
Majiro wll wadaad dhihi kara wa xaraam
@AwaleAbdi-t8l
@AwaleAbdi-t8l 5 ай бұрын
Dulmi diid ? Which one . Dulmi diid jidwaaq or other one ? Abdijaliil Cilmiga business online dadka bara
Ganacsiga iyo Dhaqaalaha | Xalqadii 1aad
35:13
Raad-san Talks
Рет қаралды 12 М.
EMBOOZI MUKATI GRACE KHAN, GEOSTEADY DEVICOM NE PRINCIPAL
1:10:15
Gossip Live
Рет қаралды 1,2 М.
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
MrBeast
Рет қаралды 101 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,2 МЛН
Hadii aad  akhriska isku kari wayday daawo videogan
23:08
Dr. Abdishakur Areh
Рет қаралды 46 М.
072 | Shaqo iyo ma-shaqayste | Doodda ugu liidata ee Soomaalida!
53:20
Baro ChatGPT Ai-ga Adunka Qabsaday. Ka dhigo Saxib ku cawiya.
8:47
Soma Design & Marketing
Рет қаралды 5 М.
DIGNIIN FACEBOOK HADAAD ISTICMAASHO HALISTAAN ISKA XIR HADA...
17:03
Market Iyo Limit Sida loo isticmaalo | Sidee Suuqa loogu Xirtaa Order?
15:05
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
MrBeast
Рет қаралды 101 МЛН