DILAA HASHIM AFKA FURTAY DEEQO QORANE HILIBKEEDA SIDUU U KARSADAY U CUNAY LAFAHA U AASAY DAAWO

  Рет қаралды 32,429

Mohamed Buskut Official

Mohamed Buskut Official

Күн бұрын

Пікірлер: 88
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial Күн бұрын
Hilibkeeda wuu Karaaday wuu cunay like saar & subscribw thanka
@mustafa5516
@mustafa5516 Күн бұрын
Adi maa araktay inoo cunay hilibkeda 😅
@zuzanali5962
@zuzanali5962 Күн бұрын
Waa sheekooyinkii Hodan online noo soo gudbin jirte. oo marekanka iyo wadamo badan oo reer galbeedka noogu soo gudbin jirte somalida may ka dhex bilaawate subxaana.laah iilaahow naga qawo aamiin🙏
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Күн бұрын
Naagta uu uwaramayo taleefanka asagaa wacay qof waxla og bay xataa u egtahay waayo wuxuu yiri tan iyo maalintii dhib baankujiray kuye lacagbuu wiliba siidalbanayaa war dadkaan armay kilyaha iyo beerka kawada ganacsanjireen
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Күн бұрын
Waa Arin Aadu Suurtogal’ah
@bilanbeauty4791
@bilanbeauty4791 Күн бұрын
Ayagoo dhan baa is lashaqeynayey malaha ma ninbaa reer uu gabar ka shukaansado lacag weydiista 🤔
@sahrasheekhaadan1464
@sahrasheekhaadan1464 Күн бұрын
Familkan Deeqo oo dhan calaamad su,aal baa saaran???????????????????????? Maxay policeka ugu sheegi waayeen inay gabadhoodu la joogto nin baxsad ah? linekeedaaba uu isticmaalayaaye
@NasreenT-d9s
@NasreenT-d9s Күн бұрын
You right aqligada Allah ku daayo. Buskut weey la shaqeeyneeysay weey cadahay
@Ilhansweet
@Ilhansweet Күн бұрын
Haduu cuno why hooyadii iyo labadeeda gabdhood u cuni waayay holibkooda ninkan waa serial killer
@beloibrahim7669
@beloibrahim7669 Күн бұрын
Gabadha hadalkerda weyka muuqataa inay dhibantahay reerka laga rabay markay gabadhooda waayen inay dhahan dilagii baa gabadha haysta ee kiiska gabadhan waxba Kama oga ee reerkeeda dayacay
@amalabdisamed7761
@amalabdisamed7761 Күн бұрын
Wuu iibin jiray jidhka bini aadanka, ileyn intaas oo qof mawada cuni karo,ee wuu iibin jiray dadka jidhkooda😢
@Faadumoali-n5u
@Faadumoali-n5u Күн бұрын
Kilyaha iyo beerka iyo wadnaha ayuu dadka kalabixijiray kadibna wuu goo gooynjiray
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 Күн бұрын
Ninkaa wey cadahay Kalyaha iyo beerka iyo makanka dumarka ayuuu kadan jiray lkn dowlada in ey lashaqeysato ayaa la ogyahay dadkaa camal hadabo markuu madaxweynaha Markuu hanjabay ayaa la soo qabtay ee ninkan dad waa weyn ayaa ka danbeyay
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Күн бұрын
​@@amalkhayre6379waa runtaa walaal waayo wuxuu yiri 6000 ayaa layga rabaa waa kuwo og oo lacagweydiistay malaha maalmihii horena lacag ayuu isku furanayay
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 23 сағат бұрын
Haa wuxu u dhaqmaya sidii nin isku halayn qaban waayo hadii aanu lashaqaysan jirin dawlada mar horuu baxsan lahaa oo wadankaba ka bixi lahaa​@@amalkhayre6379
@hashiali689
@hashiali689 Күн бұрын
Waa iska cadahay khatartaa ayey ubadheedhay dad cunkaa gacanta ugashay
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Күн бұрын
Saaka America Warkale Lagumahayo….💔Meeshanumaranaba Saasanaloo Eegayaa Wallahay🙁
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d Күн бұрын
😂😂😂😂😂
@Drawinggirl4121
@Drawinggirl4121 2 сағат бұрын
Ninkan iyo naagtan halla baaro waxbey isla ogyihiin wuxuu yiri illaa maalinkii dhibaan ku jiray
@hayanibintihasan3227
@hayanibintihasan3227 Күн бұрын
Asc waxa dhici karta ninkan in asaga u kuamrey iney SAS u hadasho oo ey u afduubned ninku wa kuwa sheydanka cabudo oo dhiiga cabo
@Mumino-s9l
@Mumino-s9l Күн бұрын
Amuu codkan kaduubay markuu dilay kadib. Mise gabadha ninkey lashaqeyneysay oo codka markey dubeysay waa intii haashim laradinaayay kadibne ayaduu kuso kalafireyay. Oo uu qalay. Illahay baa wax og Lakiin ninka cofkiisa markan dhagestay lahjad ogadeen ilamalahan. Waxu iila egyahay Qabiilaka ladhoho dagoodi. Allahu yaclam.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Күн бұрын
Warhooy Dadka Somaliyeedodhni Ee Kenya kunooli Hays Ilaaliyeen . Waayo? Shebekadiisi Weliwaydhisan Tahay Cuna Haashim
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw Күн бұрын
nayaqariyay qumayo kuqadaye dadkulayayba wawada qoyse majerten islanta unbakaga jirte qudhun iyo munafaqnimo kama kortan nijaas 👇👇👇👇
@cookwithme6363
@cookwithme6363 Күн бұрын
Gurigaga hortisa taganahay kulaha.Wuxu rabay inu dilo ayadhana bisinkow..
@hawomohamed507
@hawomohamed507 Күн бұрын
Qoftaas teeda ayaan galin, way sigatay. Hadalkiisa markaad dhuuxdid wuu ka taqalusi rabay.
@cookwithme6363
@cookwithme6363 Күн бұрын
@ Haa wlh weysigatay AlxamduliAllah .Madama uu deqo dilay wuxu isyiri tana weykashakin karta bal iyadhana dil..
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Күн бұрын
​​@@hawomohamed507 Xataa hadalkiisa hadaad baa ka muuqatay isagoo wax waydiisabaya handaday hadal qalafsan buu kula hadlay teeda oon galin bay ku badbaaday e liiska geerida wuu ku darsaday
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Күн бұрын
Maxaakeenay wixii igu dhacay way igu dhaceen inay tiraahdo iyo gaari ayaan iska raacay wadanka dhan wuu iga dhex bixiyay meel aan marayo iyo meelkale ma ogi reerku waxbay la ogaayeen waayo waa ereyo wax laysla ogyahay ka horeeyeen ayada iyo haashim iyo reerku waxbay isla ogaayeen waa kaa lacagta weydiisanaya malaha qaar boliska kamidaa laaluush ka qaatay
@hawomohamed507
@hawomohamed507 Күн бұрын
@@qaaliyusra7541 Waa runtaa inay wada shaqaynaayeen ayay u egtahay. Bismilaah balaayo aan faraha kula jiraa markup dhahay lama yaabin oo su'aalo kama waydiinin. Deeqa aaway markay lahayd shaki wayn ayaa hadalkeeda ku jiray in walaasheed u dhameeyay.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Күн бұрын
Sohdintaasu Kasoojeedo. Aadbalooga Helaa Cudurkaas Siiidaha /Dadcunimada. Sheekooyin Badanban kumaqlijirey.
@abdiwahabadan6584
@abdiwahabadan6584 8 сағат бұрын
Yuu kasojeda wll
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Күн бұрын
Dadcunayaal Aadubadamba Lasooqabadoona Mardhow 🥺
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Күн бұрын
Xasbuna Allahu Wanicmal Wakiil😢
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Күн бұрын
Shooow Weligeenba Dadcunimdii Lasheegijirey… Somali aykudambeysey😱
@Ayaan344
@Ayaan344 Күн бұрын
Horta awway naagtii dhahaysay gabdhaha Laila afduubay oo lacagbaan bixiyay dhahaysay xageebey ku danbeysay taasi
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 23 сағат бұрын
Team kazoo miyuu u jeedaa😮
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Күн бұрын
Familyada Oodhanba Inuutirtiru Ubadheedhay Ookalareebin😢
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Күн бұрын
Bisinka subxallah aallahoyow dadka caykan naaga qaabo
@SacdiyoCusmaan-p3m
@SacdiyoCusmaan-p3m Күн бұрын
Waxow dhaha wilka somalia kadayax badan somalia dad waladila lkn waxan camal miyaa la arkay subxana Allah wlhi wa yab midakale somalia qofkii qofdila waladiye nin kan camala la arkay ba inalilahi wa Ina ileehi rajacun ilaahey ayaan kamagan galnay wa musibo
@Wholecarpet
@Wholecarpet Күн бұрын
Wa bentis in xanun uqaba ladhhao burabaa oo lodilin
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q Күн бұрын
Ayga aygu dhalsy sixun wa in loo dila dumarka ayuu ka adagyahay
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Күн бұрын
Most of the time ragga gabdhaha dilaan waa ragga qaniisinta ah asaga oo gursanaayo dumarka hadana wey neceb yihiin. 😢😢😢
@quruxleeyqaracantay2580
@quruxleeyqaracantay2580 12 сағат бұрын
Waxaa laga yaabaa in ay afduubnayd oo uu qasab uga hadlinayo
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 Күн бұрын
War dadka wacyi gali dad badan oo xubnaha bini adamka ka kancsado ayaa jiro iska ilaliya dheh ninkan macuni jirin lkn wuu ka gancsan jiray
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Күн бұрын
Kuwa Kucaayaya Waakuwiikulajirey Cunitaanka😮
@hashiali689
@hashiali689 Күн бұрын
Ninkan eithopia ayuu kayimi eithopiana dad dadka cuna waa laga helaa cudurka ayuu qabaa judanka ah
@sbofficial3140
@sbofficial3140 Күн бұрын
20 sano buu qofku Nadiif ku noqadaa hadii uu daawo la siiyo.Sweden baa waxaa jooga dad laga daaweeyo Hilbka dad.
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Күн бұрын
Halkaas ku araktay Swedish dadka cuna anaa jooga31 sano mana maqal hilin dad cid cunta
@farxaanhoussein9704
@farxaanhoussein9704 Күн бұрын
Tanina wuxu rabay in ay Soo degto..
@Mumino-s9l
@Mumino-s9l Күн бұрын
Ninkan cabdale ma ahan. Dagoodi buu ulahjad egyahay.
@abobasement346
@abobasement346 Күн бұрын
Gacan ku dhiglahan bah mid walbah fayus ku radinayah war kah xishodah umadah
@MaryanMohamed2020
@MaryanMohamed2020 Күн бұрын
Alle wiilkaas runbadanaa ree Nairobi dumaraka way diidaan inay kakireeyaan guryaha
@MegagCise
@MegagCise Күн бұрын
ma'aadan fahmiin isaga ayaa qasbayey umada ayuu mariin habaanayey
@XuseenAwcabdi
@XuseenAwcabdi Күн бұрын
Tan uulahad layaa miyaa nay ogayn inuudumar jar jaray ooladay dayaayo waxani ismaqabanayo waasidee
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Күн бұрын
Timihiihoosu Kaxiirayaa🫢
@UmmuMaxamed-r9j
@UmmuMaxamed-r9j Күн бұрын
Dey lacgt maxaa way wale gabadha u wey Dinayo Mala Iswedi yay
@Daud-r9f
@Daud-r9f Күн бұрын
War talo wey cuslaaty dinlaanta noguwacan
@alimohamednuur8700
@alimohamednuur8700 Күн бұрын
Wayaa jooji warkaa waayo way uxirnayd
@abdirahmanceerigabo
@abdirahmanceerigabo Күн бұрын
Subxaanala war kaa qoorta halaga jaro kan yanla sii eegan
@UmmuMaxamed-r9j
@UmmuMaxamed-r9j Күн бұрын
Dey lacgt maxaa way wale gabadha u wey Dinayo Mala Iswedi yay 17:39 😂
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Күн бұрын
😢😢😢😢😢 ninka ma xanuunkii iboobiya ma ku dhacay juudan
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn Күн бұрын
Allah u naxariisto
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 Күн бұрын
First an ahay
@maryamadam6932
@maryamadam6932 Күн бұрын
Cremation uu geeyay ee macunin.
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 Күн бұрын
Kaas Daldalaad Xataa Uma Qalmo Kaas Cirbad Xanuujisa Halagu Dhufto Oo Nafta Halooga Qaado!! Bani Adam Ma Ahanee Waxa Uu Ahaa Dad Qalato Dadka Cuna?? Sidee Kan Dadka ugu Dhex Jirey !! Bahal Kaas Musiibada ah Ee Soomalida Loo Soo Direy???
@FatushLibah
@FatushLibah Күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@AbdiSheikh-i3s
@AbdiSheikh-i3s Күн бұрын
Waraba dathow ability maleh
@farhiyoali791
@farhiyoali791 Күн бұрын
Kiimiko uu mindhaa ku shubay si uu meedka u urin
@Smilekeeper13
@Smilekeeper13 Күн бұрын
The man wad smart. I just think he was clearing all the evidence from his semen and body that could show evidence
@wlljokerboy
@wlljokerboy Күн бұрын
Ronaldo fans like❤☠️
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v Күн бұрын
Ninkan lacag bu dalbanaya tuug
@Ayaan344
@Ayaan344 Күн бұрын
Inuu karsadu rabay markey so dagto uu gaariga ku rito nasiibked illaahy ba ka badbadshay😮
@Faadumoali-n5u
@Faadumoali-n5u Күн бұрын
@@AishaAli-p5v lacag unabaahnayn ee shirqoonbuu udhigayay wuudililahaa ilaahaybaa badbaadshay
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Күн бұрын
Bisinka
@aminooladaminoolad6432
@aminooladaminoolad6432 Күн бұрын
Inu cune ya ku shegey ninka wali war lagama so sarin ee benta iska daya nin wen aya tehe muna dugin e dadka benta ka daa adiga
@HasnaHaji-g5j
@HasnaHaji-g5j Күн бұрын
,amuuqasbay
@Betasquadclips66
@Betasquadclips66 Күн бұрын
Hooyadii dhashay dilaaga WA hooyo inkaaran waxaan xun bA jirkeeda ka soo go, ay Acuudu bilaahi sharteeda ilhy hayna dhaafiyo hooyo mahee tan
@MaamaLeyla-sp5rb
@MaamaLeyla-sp5rb Күн бұрын
Hooyada ha eedeynin waalid jaceyl ma jiro inuu ilmiihisa dilaa noqdo asaga haduu xunyahay hooyadiisa ma xuma dilaana ma ahan asaa dilaa ah oo nafaf gooyey yaa loo gafin hooyadiisa iney dhasho dambi miyaa qofna ma oga wuxuu noqon doono ilmiihiisa adi kuwa aad dhasho inee dilaa noqon doonan ma ogtahay waa maya laqwiga jooji
@Ayaan344
@Ayaan344 Күн бұрын
Waa sax yaan lagu danbabin mamadas ayadaba show murugeysane illaahay qalbiga ha udajiyo hooyo waa hooyo manta wey jeclanleheed inuusan waxba geysan lakiin wax kama badali karto
@NadiifoXasan-r1x
@NadiifoXasan-r1x Күн бұрын
How nabsin kaas waa habaar qabee
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 Күн бұрын
Oo hooyada maxaa ka galay ma awal baa qofkaad dhasho inuu hagaagsanaado adiga ay kugu xirnayd doqonimada dadka kala tag maamadaas dambi iyo xumaan maleh ninkaan waynaaday dambigiisa waxa loo qorayaa isaga not hooyadiis
@Faadumoali-n5u
@Faadumoali-n5u Күн бұрын
@@kifahmoha9785 hooyodu iyadoo wanaagsanbay qof shaydaana dhalikartaa shaqo iskumakeh
@UmmuMaxamed-r9j
@UmmuMaxamed-r9j Күн бұрын
Dey lacgt maxaa way wale gabadha u wey Dinayo Mala Iswedi yay
NTV Kenya Live | November 2024
NTV Kenya
Рет қаралды 3,6 М.
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 29 МЛН
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 26 МЛН
Which team will win? Team Joy or Team Gumball?! 🤔
00:29
BigSchool
Рет қаралды 14 МЛН
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 29 МЛН