Shukran abyo.lkn qafkas firiij heesan kwrn.wax dadka aa firiijka heesan ee isticmaalikaraan abyo waa naka codsi
@ifrahifrah89512 жыл бұрын
Talaagad miyaa la gelinayaa alaabta qaali
@fatushahawaay38602 жыл бұрын
Alabtan wan ka helay ki hore o cilanka ahaa aynba ku heysta kanneh hada baroobena kaas aynba ka qeyliyey allah mxad maclimat naga dhigtey xabibti wan kugu fanaa dadka wxey i dhahan sacuudi miyad ka timid maya ku dhaha abayo faiza ayn ka bartey allah haku xafido xabibti
@naimoahmedabdinuur84552 жыл бұрын
Ke isticmashay abyo
@nimonurowibrahim27462 жыл бұрын
Abayo linkigisi isodig midkat istacmashay
@faadumomuuse86502 жыл бұрын
Abayo adigo rali aah ma marsankara qof uurleeh
@fadumodeqo42462 жыл бұрын
Mxa laga wada shumburo mxa waye ifansii
@halimoahmedali71402 жыл бұрын
Asc abaayo faraha madmadow maxaa lagu nadiifiyaa isoo sheg qali
@Betyabel4 ай бұрын
Engleshe
@FardowsaindhaQalbi2 жыл бұрын
Maskiga iyo dilkaha maxay kla yihiin mahadsanid alha inokaxafido mam
@Faizasworldbeauty2 жыл бұрын
Dilkaha jirka o dhan a lo isticmala alab ad u shaqeyso waye
@shugrijamac96172 жыл бұрын
@@Faizasworldbeauty wax yaalaha aan aad uga faaiiday waxaa ka mida dilkooyinka iyo saabuun maqrabiga sida loo isticmaalo shukran abaayo jazaakalaah gacantaada alaha kuu barakeeyo sparyga timahana mansha alaah
@sacdiyoabdullahi43732 жыл бұрын
Shugran xabiibti
@leeylohussen90472 жыл бұрын
Masha allaha
@kafiyanursulayman11832 жыл бұрын
Abyo mahad sanid waxbadan ka faiday
@fartunahmed39212 жыл бұрын
Abyo sumburo maxaa la dhahaa
@tazniimhupii82662 жыл бұрын
Scrub ama shunburo wa isku mid ee waa scrubkii oo dadabiuciya
@rooda77602 жыл бұрын
Xabti noo soo geli waxa lagubiyo jejexa
@sulekhasaid28912 жыл бұрын
Mansha Allah tabarikalah jizakalahu kharan walaashay hore uso in sha Allah shugaran walaashay