Inbadan ayaan raadin jiray Qof somaliya oo sidaas oo kle qisooyin nogu soo gudbiya I like you girl 🥰
@Wiifto4065 ай бұрын
Heyyyyy💞 can you pls do hellokitty case next waadna kumahadsanthy dadaalkaaga
@Suzunadi5 ай бұрын
I’ll add to my list
@Maryan75 ай бұрын
gabadha kali yah youtube ka u sooo galo kawrn😩💋💋
@Suzunadi5 ай бұрын
Igadaa dee☺️
@Marriahana5 ай бұрын
Sameeeeeee
@kafiaabdinurahmed68435 ай бұрын
Thnks abyo
@amiiraarush85615 ай бұрын
Manshaallah❤❤❤
@mushtaaabdallahi45325 ай бұрын
Thanks love❤
@NimcoAhmed-oe2fi5 ай бұрын
Keep going sis Waan ka helaa video ydaada 🥰
@jawibila30055 ай бұрын
Bari quraacda ku samenaa i.a hada waa xili danbe ❤
@Sahro-ih5lx5 ай бұрын
Same wlhi
@samirajama60675 ай бұрын
wooow welcome back dear inaa caafimaady baa rajyn oo madaxiii oky kuu noqday🎉❤
@Suzunadi5 ай бұрын
Alx juusti ban ahay hada
@Ayan-yr95 ай бұрын
Ninka Asaga walna oo is Dayacay in Kasto eey waqtigisa dhamaday but nagtaa Wa dilaa Naxariis Daran 😢
@AnwarmaxamedMahad5 ай бұрын
Thanks❤❤❤
@amaalmakhtal85885 ай бұрын
yess love❤
@Suzunadi5 ай бұрын
Hey sis😊
@ashaoali80205 ай бұрын
Hello sundus you are too late my darling @Suzunadi
@nasramahamed82055 ай бұрын
Wll.qisooyinka noola soo dhakhso
@nimohassan79845 ай бұрын
Asxabey abyo dhaqso gaarsiiya 10k plz wey dadaleysaa anagana waa in aan garabsinaa ❤
@Kaya_Arab5 ай бұрын
Welcome back baayo❤
@Suzunadi5 ай бұрын
Thanks mcnto
@ugaasocismaan7335 ай бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu my dear abaayo
@meryenseid33985 ай бұрын
keep going lkn xbbti kaadha iyo jidhay maxaa ka wadaa
@Suzunadi5 ай бұрын
Alla jabay somaligayga wa rifteen manta
@almaz39815 ай бұрын
Labada maalmood wax ku dar hadaa awoodo xataa malin dhaf ka dhig byo 😊
@Suzunadi5 ай бұрын
Haye quruxey
@Victor-k42 ай бұрын
5:44
@UbahAbdirisaq5 ай бұрын
Love u 💓 💗
@Suzunadi5 ай бұрын
Love u more 🤍
@ciiltirto94845 ай бұрын
Mahad sanid quruxeey🥰🥰🥰🥰
@mohamudibrahim65584 ай бұрын
Isaga oo fadhiya ayay dishay wayna qorshaysay waan hubaa taas
@ayanabdiqadir90405 ай бұрын
Naagta iyo ninka waxa ku dhacey nabsi waayo xaaskiisii horuu ku khiyaamey.Mida kale waxay isku heleen wado khaldan oo leh shaki iyo aaminaadoo yaraata mar hadii markii hore tumasho ka ganacsi laysku bartey halkaa ay ku dhamaateyna waa wax la filankaro.
@Suzunadi5 ай бұрын
Nabsigaa saas ah tan kale suu ninku kugu so galu kaga tagi. Inay masayrto khalad bay ahayd.
@RuqiyaAli-un4cv5 ай бұрын
Wad fcn thy lkn abyo qisooyinka soo koob
@maxamedcabdilaahi50882 ай бұрын
Wanka helay adga kaligaa
@sidrasirad94755 ай бұрын
somalida siday dilka u jecel yihin bay qisooyinka dilkana u jecel yihin n bismilahi anaiga ma jeceli naxadinaha ogaad stress uunbaadkafaiidaysanee wax kale ka sheekeeya
@raxamoabdi63725 ай бұрын
Aduunka hooyo kasta hadii xaga ilmaheda laga somaro miirkedo ma jogo walhi wax kasta way ka sortoban waliba hooyo ilamaha dadalka ilhy ku seyayan kuma se jirto lkn inee ninka disho mesan ahayn way ka tagi karasy qiyanan qiiil ma noqonaso waayo marki iyadab isbarten sowki xaskise hore qiyamayay ma naag ayaa naag ka ficn dumarka qaar way ka yabinayan
@Mohamed.Fuaad.95935 ай бұрын
Sundus.10/10.🖤💀☠️.
@AxmedkhaderCabdilaahi5 ай бұрын
Wll qali waxad sodhigtaa shekoyin qaliya
@khadramahdi41165 ай бұрын
Nin dhib badan buu ahaa.
@HayaatHassan-pl1wl5 ай бұрын
Woow🎉❤
@balqiisakush31095 ай бұрын
Sidan kusugay waa daley cawo 😢
@Suzunadi5 ай бұрын
Wan ka raali galin🩷
@KhanYunis75 ай бұрын
WLL siweyn Ayn kuugu xiranahay wana KAHELAAA sidad QISOYINKA uso gudbiso🔥 Anagana like & share-ta nagu ogtahy💯
@Suzunadi5 ай бұрын
Thanks walalo
@ahmedali-jr7gw5 ай бұрын
Qof dhn adunka dhafisy ayadane wa free xukun xuma 🇧🇷 🎙️ mid mizka saran kartid kubadalo kan caqmaha bu kadalin mahad sanid wll❤
@Suzunadi5 ай бұрын
Inshallah abayo
@KeinanJunior42335 ай бұрын
Sundus iam from Somaliland I love you walaahi reply plz 😢
Spain ma joogi lkn @sapz ba jogta youtube ka fiiri ayada u shegi inay video idinka so samayn
@bisharomohamed83515 ай бұрын
Walhi kiis kan meelan u qadan garan wayy lkn 50%50 ban ka ahy mar asga qaldan hadayba waxay sheegayso dhan run thy marna aydaba dil inta geysatay hadana ninkii jadhjadhay🤦🏻♀️ lkn xabsigay gashay mudaduu ahaa way u qalantay😌
@IkranSalax5 ай бұрын
❤❤xiliga aad awoodo so geli mar walba tii daawato lee ahay 🎉❤keep going Quen hadaanan hada dawan lehen beri ban qadada kugu Karin lahaa😂
@ahmedcabdirisaaq24025 ай бұрын
Gaalo dilku agtooda waxba kama aha waa kii ku horeeya labadaooda hadhawna khayaali kasta oo uu akhriyo in laga dhegaysanayo oo sanada yar la xukumayo uun bay ogyihiin isagoo xukuman qoskaasina uu fasaxyo leeyahay wuxuu u baahdana helayo
@ikranali89405 ай бұрын
Somalidaba dilka waxba agtoda kama ahan qabiil bay malin walbe isku dilayan
@Suzunadi5 ай бұрын
Walee been madan shegin anaga is cuney is dhamaynay hadadan heer waxan garnay caruurti aynu layno ,gowracno for qabiil😭 muslimin wan sheganaynaa oo muslimka dhigisu xaram naga yahay wa la og yahay. Waxba ma dhaano galadan wax laga shegi ayagaba bani adam tinimo yaqano oo hafuu qofkood khaldamo anan ku taagerin ayago og khaldkoodu isku reer ba nahay ama isku qabiil ba nahay
@عايشةمحمد-ج2ر5 ай бұрын
Waat ku mahat santahay
@KiraanAbadalah5 ай бұрын
Quruxey noo sheg dadka qisada ku jira wadankay kasoo jedan waayo noma sheegtid midaas
@Suzunadi5 ай бұрын
Hadaa mar wadanka shegay mostly wadankas le kaso jedan lakin ninki hada waxa iska dhalay Japanese iyo Brazilian
@maria_mohaamed95815 ай бұрын
❤❤❤
@IsmahaanYusufali5 ай бұрын
Keep going 🎉 sister 😊
@Suzunadi5 ай бұрын
Sure 😊
@nasroali82204 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodanmohamed40015 ай бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉
@Nb-dw1dv5 ай бұрын
soo gudbintaada ma xuma lknse cadaalad ma adan usamaynin dhacdadan si aad meel raacsan thy baad iag hadashay taasina dhagaystayaasha iyo qofkii dhibka ku dhacdayba uma adan cadaalad samaynin marka hada kadib wax ka badal inaadan dhacdada fikirkaaga ku darin oo ah inaad dhinac dumarka aad xigto aad iska joojiso dambiila waa dambiile waa dambiile
@Muhammad-b9c7t5 ай бұрын
Waxaan tusaale kuu siinayaa Lamaanahan { Ramon Sosa & Maria wixii dhexmaray.
@Mimmi505 ай бұрын
Wan ka xumahay in jar jarto lakin in ay dhawdee aheed faraxyaasha in aweenka abuse le waaye 😢
@@suadhussein1669 o walal qeeb miyaa in qofka meshu ka soo jeedo in la weydiyo putlend qabil galiya madagana
@safiyafaarax85705 ай бұрын
@@suadhussein1669really ❤
@NaimaMohamedAli5 ай бұрын
@@suadhussein1669 mx gabadha u goosane meeshey ka imaaday lee weydise hadeey qabiilkeda weydiiso xitaa halisku barto soo lama dhhin qabiilka qabyaalada daran.
@SahraAli-xr6tg5 ай бұрын
1:36 😂I I have 2🎉😢 1:36 😂@@suadhussein1669the hh
@MaryamBare-v2e5 ай бұрын
Aniga fikirkayga Marka hore waxa ay rabtay inay ay tusiso cadaymaha kadibna ay ka hesho attention ah inuu dib danbe ugu laabanayn ama waxa macquul ah in markii ay cadaymaha heshayba ay aad ugu xumaatay ugana masayirtay waxa wuu samaynaayo, hadii aan fikirkayga ka dhiibto hadii ay attention ka rabtay Marka ay cadaymaha tusiso oo ay ka waysay ma ahayn dil qorshaysan waa dil si dagdag ah ay ku fulisay oo anay ku fikirtay sidagdag ah waxa ay samaynayso lkn hadii ay cadaymaha inuu qiyaanayo masayir dartii uraadinaaysay kdbna ay rabtay Marka ay cadaymaha hesho inay ninka disho, dilka waxa wuu ahaa mid ay guriga ayeydeed ayku soo qorshaysaba
@Suzunadi5 ай бұрын
Good points! Siday ahataba dilaa xarfanada maysan ahayn. In layska ilawayo miyay u qabtay hadana nin lacag leh. Reerkis wax walbay samayn say u helaaan.
@NasraGoole-nk9bh5 ай бұрын
Fariid bay ahyd garaca khain ah buu aha
@meyranrooble30495 ай бұрын
Marka kowad allaha ku cafiyo cafimad taama marka xiga aniga waxay illa tahay naagtan in ninku sidey sheegtana aad u yasi jirey bahdili jirey uuna ugu booteen jirey awoodisa mar walbana uu xusuusin jirey iney jirkeda ka ganacsan jirtey kadib ay ku aragtey isago naag kale wada iyadan aan dan ka galen oo walbi la aadaya meela laga yaaqaan isaga iyo iyadana marka iney go.aan ku gaartey ninkan iney ka taqa lusto markey guriga ku so noqotey oo la murmeyna ay go.aankedi ku dhiiratey madama caro io gacan qaad yimi waa aragtideyda lkn waxaa aad ula yaabey sidey ku awoodey iney jarjarto ninkeda madama ay aheed qof calool jilcan oo dadka u nugul aadna u naxriis badan shaqadeedi horana uga tagtey naxriista io qalbi jileec awgii mise ninkaana gabadha dhago hadal kow uga siiyey ilaa ay kawaanka saarto somalida waxay ku maahmahada*waraabe daaley dirirtisa loo taga*
@Suzunadi5 ай бұрын
Amiiin mcnto🫶🏽 isku fikir ban nahay lakin saa shegtayba calool jileci melu aday bal sheeg waxan la yabanahy wax la alifo karo maha oo been maha inay shaqadeedi xita ka waregstay waxay juhdi iyo waqti ku bixisay lkn ninka marka dilaysay jixin jix malahayn! Waxad modaa ciil wayn inay u haysay.
@meyranrooble30495 ай бұрын
Mhd sanid habo🌟waxaa laga yaaba iney jirtey nolol xun oo u qarsooneed iyaga io dhibato badan oo uu ku hayey madama uu aha nin lacagle iyaduna ay inta u dulqada neysey markana uu dulqadki ka dhamaadey 🌟
Bentaa maha xanaaaqu wa shay xun tan labad malaha ciilki iyo ciyalnimadi wixi lagu samayn jiray so xasuusatay.Nin kana wuxu ku dhahay wan ka qadan ilmaha kaliyo haystay but ilahay bn ka magan galnay xanaqan dad la dilno
Mamo waxaad kasoo shekeysaa the case of Raoul Mout . @@Suzunadi
@Suzunadi5 ай бұрын
@@ashaoali8020igu halee list ku daray❤
@ashaoali80205 ай бұрын
@@Suzunadi thank you macaanto
@hilaalfaysalcali71135 ай бұрын
Kolley anigu ma taageeraani inay ninkaa disho lkn inay ilmahaba kala baxsato ayay ahayd ninkaasi se nin wanaagsan muu ahayn sababtoo ah waa ninkaa isagoo naag qaba naago kale la seexanayey
@Suzunadi5 ай бұрын
Dilka si fcn uguma aysan fakarin walahi
@hilaalfaysalcali71135 ай бұрын
@@Suzunadi haa run ahaantii
@maankadeeqa30465 ай бұрын
No no looma dhibrin karo sikaste uu u dharbaaxay marnaba qof ma dili kartid inaa jarjarto waa arin kale tankale aaway naxariistii ee oga soo tagtay kalkaalisinimadii no marnaba naxariis maleh
@Suzunadi5 ай бұрын
Sual fiican malaha bani adamkana ciilku hadu ka bato balaya kasta ka suurtiwda lakin so shalayba maysan ogayn inu khayanole ahaa
@maankadeeqa30465 ай бұрын
@@Suzunadi taasaa been aheen qofka waxwalbe ayaa ka suuroowdo ilaahoow kaa magan dhiig muslim tankale comeests kaan caawa dhan chanalkada aan radinayey sundus muu aheen ileen markii danbe ayaa inta ka helay ugu danbeen wallhi 30 daqiiqo ee igu qaadatay hadeey ka badneen
@sapreenahАй бұрын
Not me watching thissss😩🥹
@SuzunadiАй бұрын
It is the most interesting case i ever did and my fav btw