I like this program so much wisdom and history to learn..
@alidamey22762 жыл бұрын
Maashaa,Allaah Xaaji.Allaah Yacisag
@alisalah37683 жыл бұрын
Ninka siyad bare dhifacaya wa qof fircon dhifacaya
@sheekadaDahab3 жыл бұрын
Siyaad Barre haddu nabad xilka uga dagi lahaa balaayo dhan ma dhacdeen. Soomaalidii waagaas joogtay na haddey asaga iska dhaafi lahaayeen balaayo ma dhacdeen
@taariikhhistory95583 жыл бұрын
Sax, waa kugu raacay,lakiin farmaajo usheeg hada
@ismailjama1783 жыл бұрын
Malaha wey duqowdee haddii layska dayn lahaa Boqol baa ku daba jira dawacooyinkaa badan.
@ismaciilcabdillahiyuusuf26503 жыл бұрын
@@ismailjama178 waligood ma daahiraan,,
@sitrayussuf78813 жыл бұрын
Masha allaah Hanolaato
@mohamedabdullahinuurarab1603 жыл бұрын
Alla run badanaa. Ilhaahow somali u naxariiso.
@fartunosman13753 жыл бұрын
Horey u soco dadkaan oo kale kee waaya arag iyo aqoon maansha allaah ha noolooto horey u soco.
@muxyadiincabdulaahi48953 жыл бұрын
Fartuun osman
@chouaibmohamed55803 жыл бұрын
MachaAllah MachaAllah, best interview, bal eega sidu Ayada Illahay sidu uu macneynsyo murti aya ka buuxda
@alidamey22762 жыл бұрын
Waa Runtii Walkaahi
@alidamey22762 жыл бұрын
Mr.Xaaji Maxamed Yaasiin.Aad Baan Kuu Taageersanah.
@harunmoalimosman11402 ай бұрын
Siyaad barre alle ha unaxariistsee Markuu baxayay wadanku wuu dhisnaa Maxaad u dumiseen
Illaahow dadkaan sidaan kuu xasuusan inoo soo dir. Kuwaan kale waan ku daalnay nadhaafi
@saacidabdikadirhassan7683 жыл бұрын
Ninkan nin wx badan og waye aqoon Yahan neh Wuu Yhy
@caqligaadaadeegso7513 жыл бұрын
Fircoonkii somalia dhibatada u horseday ayow ahaa #siyaad bare
@Birds-i5b3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 I like this guy..mareexan dhiiga Islamka waaa loo haysta maalinta weyn iyagaaa waa la dili pure evil act .
@mohammedhalsomali3872 жыл бұрын
لا يغير الله ما بقوم حتى يغيرو ما بانفسهم
@husseencagta74482 жыл бұрын
waa ninki dhacay lacagti dalka 1968 una cararay south .africa. adeerkis c cali sharmake aya u dhacay lacagti dalka ninkan dad ku og ayaa nool..
@cabdirshidosman9649 Жыл бұрын
Beenloow South Africa 1968 waxaaba ka jiray apartheid midab takoor madowgii wadanka lahaa ayaa la cadaabayay. Madow kale wadanka maba loo ogoleen in ay soo galaan.
Markasu Farmaajo rabaa in uu Madaxweeyne no noqdo .
@Birds-i5b3 жыл бұрын
Dictators is not leader
@fartunosman13753 жыл бұрын
Somalida illeyn sheydaan ayaa u waxyoonaayo cilada jirtaad sheektey sheekh illaahey ha ku barakeeyo runtad u sheektey laakiin umaleen maayo in qof somali fahmaayaan alla hortiisa la tagaa dhib ma wax yar ayaa la jooggi
(( Ma arag dad jaahil ah, falcelin ah, dib u dhac ah, dad taxaddar iyo fowdo leh sida dadka Soomaaliyeed ))
@ahmedyare8473 жыл бұрын
Kuwan malinta an dhalanay ila iminka ka hadlayo siyad bare xumantiis war hadii ad ka mudan tihin mantay siyad bare na la ma jooge maxaa noo tarten oo eheen in aad ka macaashtin dhiigen iyo in aad dalken basaastin ani wlhi waxaa ii cad waxa oo siyad bare sameyay in ee sax ahayen oo ogaay in aad bahalo tihin lkn sacada wee is badaleysa insha allah waxaa nii qawan donto gacanta dhalinta aad 30 sano dhiigod ka macashten
@Abdullah_Abudujana23.3 жыл бұрын
Dadka ayaga oo xor buu Allah abuuray adi ama siyaad Barre maadan abuurin , ninkaan wax kale oo khalad muusan sheegin ee ceeb ma aha in laga hadlo ama laga xaajoodo dhibaatooyinka na haysta iyo sida loo xalin lahaa .
@muhammadxusen53683 жыл бұрын
siyaad bare haddii uu wanaagsanaa wanaag ayu ku bixi lahaa ama ku joogi lahaa faajir haddii aad taageerto meelna ma gaareysid la soco
@cabdirshidosman9649 Жыл бұрын
Siyaad Barre wixii uu haleeyay ayaa ilaa maanta la hagaajin la yahay. Ayax tag eelna reeb. Cid cid aamineesa ma jirto.
@cabdirshidosman9649 Жыл бұрын
Adi Somali iska dhaafe adi reerkaaga ma tashteen wax ma qabsadeen?
@warboo13 жыл бұрын
Hanoolaato wareyso qof hadalkiisa wax dhisayo, ninkan qabiilada u abtirinaya oo kale naga daa fadlan aad baan u dhageystaa barnaamijyadaada
@kamaaljamac37373 жыл бұрын
WLL AAD AYAAN UGA XUMAHAY DAMEER KAAN SIDA UGA SHEKEEYNAYA ARINTA DILKA SALAAD GABEYRE IYO DHEEL...; ASAGU FIINTU HAYSTAA WAA TYUG TUUG DHALAY KA DAMBEEYAY BURBURKI SOMALIA IYO 30KI SANO DAGAALKA AY MAJEERTEEN KU HAYEEY SHACABKA SOMALI AYAGO KAASGANAYA DOWLADDA TALYANIGA
@thepearlofindianocean3 жыл бұрын
Waxaa laga hadlayo waa tariikh ee isdaji.
@kamaaljamac37373 жыл бұрын
@@thepearlofindianocean MA AHA TAARIKHDA IN LAGA BEEN SHEEGA DAMEERKA CALOOSHIISA U SHAQEEYSTAHA AH EE CARABTA SO MAAL GELISAY TAARIKH WUXUU KA OG YAHAY MA JIRTA DAD AYUU EEDEYNAYA ASAGOO GOBOL KIISA HAAJA LOOGU DHAMAANAYA AYUU KUMANAAL DOORASHA MADAX WEEYNE KU BAXSHA ISUNA SO SHARXAA SI UU U FULUIYA DANA AY CARABTA UU U ADEEGAYA KU FULIYA? MAJEERTEEN UMA HOREEYA GAAL CALOODHIISA U SHAQEEYSTA AH; OMAR ABDIRASHIID IYO ABDI WELI GAAS IYO KUWA KALE AYAA BUUXA GROOVE IYO BOSAASO
@mustaqbalabdiweli3 жыл бұрын
Tuug baatahay hada ma awowgeybaa Dowlladi wax ku sameeyey. Ey baatahay doqon xoolo ah. Iska aamus nacasyahow majeerteen lama leyne waxaa la laayey dadkii bulshada madaxda ka ahaa. Doqon
@trumpppl20243 жыл бұрын
DOQON AN AQOON LAHEYN BAA TAHAY JAAHILNIMO SCHOOL AAD QABIIL BAAD CAYNAYSAA . TAARIIKHDA WAA LAGA SHEEKAYNAYAA MAXAAD U QARINAYSAA
@trumpppl20243 жыл бұрын
@@kamaaljamac3737 dameeradu ma Ku waseen bitch
@barrygolden29533 жыл бұрын
Beenloow qof soomlia oo history siduu yahay usheegaya arki maaysid waxooda dhan waa lajiifiyaana banaan waxba kama jiraan waxaas jamhadii ayaa dadka iskugu diray annigu siyaad bare iyo nidaamkiisii udoodi maayo mana kufaraxsani dad lalaayey laakin siyaad bare qabiileesta maaheen
Kaba darane, c. Laahi yuusuf xasuuqiisii Wali waxba kama sheego
@muxyadiincabdulaahi48953 жыл бұрын
Caaaaaaac
@cabdullaahiismaaciil57083 жыл бұрын
Diinta baro adeer soona barbaar
@cabdirshidosman9649 Жыл бұрын
@@ibrahimhassen9450 Cabdulahi Yusuf lama waydiin mabduuca barnaamijka wuxuu ka hadlayaa 1972 saraakishii la dilay. Reer magaal noqo, caadifadana iska yaree.