Dilkiii Xusayn ibnu Cali Qaybtii 1aad

  Рет қаралды 66,863

Abu Yahya

Abu Yahya

11 жыл бұрын

Sh Moxamed Kaariye

Пікірлер: 91
@Saynababoqran
@Saynababoqran Жыл бұрын
Xasbuna allahu waa nicamal wakiil waa qiso aad u xanuun badan musiibadu umada haysataa ileen waligeed ba way soo jirtay😭💔
@user-pk9ln8ve1t
@user-pk9ln8ve1t 3 жыл бұрын
صلو على حبيبي مصطفى افضل الصلاة والسلام
@abdirisakali6746
@abdirisakali6746 10 жыл бұрын
mansha allaah wax badan baan ka faa iiday sheekha ilaahay haka abaal mariyee waxaanse jeclaa qaybaha kale inay la socdaan o aaan ogaad dhamadka qisadan murugada leh
@asadlionish
@asadlionish 11 ай бұрын
Wuxu ahaa dil aad iyo aad u xanuun badan oo muslimiinta qalbigooda aan ilaa maanta ka go’in 😢😢.
@SonofOmar
@SonofOmar 7 жыл бұрын
بارك اللّٰه فيكم
@al-muminunrecords6590
@al-muminunrecords6590 6 жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waa masiibo
@ashaabdullahimohamed7765
@ashaabdullahimohamed7765 Жыл бұрын
Inaalilaahi wa inaa ilaahey raajicuun jizaakalaahu Qeer
@farmajoismacil7613
@farmajoismacil7613 6 жыл бұрын
Inalilahi Waina Ilehi Rajicun Radiyalahu Canhu Insha Allah Shahiiid Nimada Rag baa Nagala Horeeya Hadii Manta Lisku Shahiidayo Ilahow Qof Muslim Ah Gacan Teeda Haku Dilin Insha Alalh
@Katishire114.
@Katishire114. 9 жыл бұрын
masha allaah jazaka laah kheyr
@siciidcisse809
@siciidcisse809 8 жыл бұрын
inaaa lilaahi wainaa ilahay rajicuun dalkii saxabigii jalilka ahaa Xuseen binu cali radiyalahu canhu
@aamirzaki7234
@aamirzaki7234 7 жыл бұрын
Siciid Cisse
@katrashukri7296
@katrashukri7296 Жыл бұрын
Part2 pls
@raqiyayusuf7348
@raqiyayusuf7348 4 жыл бұрын
In aa lillahi wa inna ilayhi raajicuun Alxamdu lillah in soomaali badan oo runta ka hadashay commentiska ku reebay waayo Sidii loo dilay uun baa naloo sheegaa laakiin yaadilay nalooma sheegin Sheekada ayaan kala dhex baxnay in yaziid amarkiisa lagudilay
@abdirisaq2561
@abdirisaq2561 7 жыл бұрын
allaw quluubta musliminta sisoo jeedi cisigana sii iyo sarayna allow ku faarta dulee
@samirohusseinigal1117
@samirohusseinigal1117 6 жыл бұрын
Masha allah
@user-pk9ln8ve1t
@user-pk9ln8ve1t 3 жыл бұрын
Jazaka alaahu kheer
@xasnahassan4332
@xasnahassan4332 4 жыл бұрын
Muxaadarooyinka sh maxamed kaariye noo soo wadda duuba halmeel oon ka wada helno noo soo dhiiga
@idrisaarmohcii4180
@idrisaarmohcii4180 6 жыл бұрын
maasha allaah
@mohamedkhalif1928
@mohamedkhalif1928 7 жыл бұрын
maansha allaha
@dahiryare1333
@dahiryare1333 8 жыл бұрын
masha allah
@user-pk9ln8ve1t
@user-pk9ln8ve1t 3 жыл бұрын
Masha alaah
@abdirashidmohamed4217
@abdirashidmohamed4217 11 жыл бұрын
Akhi abu yahya Allaha ka abaal mariyo khayr aad na soo gaarsiaiyo
@maxamedjaamac8697
@maxamedjaamac8697 5 жыл бұрын
War shica soomaalidu ma taqaan ma waxaad aaminsan tahay in yasiid xijàj iyo daalimiintii kale afka aala sacud baad ku hadlaysaa bi'sa xubnu dunyaaka
@farsadtv8910
@farsadtv8910 5 жыл бұрын
Wadaadka waxaa ka khaldan Cabdilaahi Bin Cabaas adeer buu u ahaa Xuseen oo Cabdilaahi bin Cabaaas iyo Cali baa ilmaadeer ahaa isna wuxuu ku celcelniyaa ilmaadeer bay ahaayeen siday uga hoos baxday ??
@samekramah4398
@samekramah4398 2 ай бұрын
Qeybti labaad sheikh ????
@momkhadanawdahir8231
@momkhadanawdahir8231 4 жыл бұрын
Inaaa lilaahi wa inaa ilayhi rajuucuun Shiicadu wakhtigas bay biloodayba inay yoomal carafad dilaan Muslim ka Tan kale dadkan maanta qof Muslim oo ashada qiraaya kurta ka Jara xalksay kasoo xigteen waana shiico alla uduga janada ha ka fogeeyo dadkii ehelu baydka dhibka fooshxun kula kacay Muslim sunigana aan arki Karin
@natashadaymirenatasha9132
@natashadaymirenatasha9132 6 жыл бұрын
Part 2 isoo radiiya
@mB-ro8er
@mB-ro8er 6 жыл бұрын
SH LKN MAA TAARIIKHDA RUNTA KA SHEEGTID IN MUCAAWIYA INUU BALANTI UGA BAXAY IN MARKA UU XILKA DHAMAYTO UUSAN DHAXLI KARIN OO AHLU BAYTKU LEEYIHIIN KHILAAFADA
@iqraahmed8314
@iqraahmed8314 7 жыл бұрын
part 2 yaaa arkey
@katrashukri7296
@katrashukri7296 Жыл бұрын
Part2 awey
@dhoodimeer7052
@dhoodimeer7052 2 жыл бұрын
Hagaag, haduu fiicnaa macaawiye iyo yaziid ma waxay ka fiicnaayeen wilkii nebi maxamed scw AWOOWE u ahaa ... aidoo kale inuu casuuqo qoyska nebiga ma saxbay ahayd?
@hamzedugsie4086
@hamzedugsie4086 4 жыл бұрын
Cidii Alhu Beytka dhibtay Alle naxariistiisa Ha ka Fogeeyo 😥
@Dacwahmedia
@Dacwahmedia 4 жыл бұрын
adiga shiico miya thy
@fahadabdillahi9122
@fahadabdillahi9122 4 жыл бұрын
War nimankii Reer koonfurka Hunguri Badanaa, Kaad aragtid inuu shiico yahay waa reer koonfur, xamar masaaajid ayay ku leeyihiin... war koonfur way u dhamatay, shiicada Raafidada ah waa Gaalo ee nimanka wadanka ka saara.
@fahadabdillahi9122
@fahadabdillahi9122 3 жыл бұрын
@@naasirjaama603 beenta shiicada diintooda weeyaan... Ma adigaa hargeisa ku nool? Ina balami si aan uga munaaqashoona laga yaabee in alle igukaa hanuuniyo
@raanirai9828
@raanirai9828 8 жыл бұрын
sidee qof muslim ah uu udilay xusayn ibnu cali radiyallaahu canhu ????? waliba sida foosha xun udilay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@farmajoismacil7613
@farmajoismacil7613 6 жыл бұрын
Jano Bay Ku Radsanayeen Kuwa Maatane Sedaa Oo Kale Bay Jano Ku Radsanayan Marka Fitnada Cusman iyo Cali Xasan Xuseen Cumar Rag Baa Dhiigooda Xalashaday Mantane Aniga Waan Arkaa Kuwa Manta Dhahayo Shahiid Baan Nahy Ilahow Qof Muslim Ah Gacan Teeda Sabab Ha Uugu Dhigin Insha Alalh
@farsadtv8910
@farsadtv8910 5 жыл бұрын
Raani Rai xuseen ka hor waxaa la dilay Cuthmaan RC ,Cali RC labadoodaba sadexdoodaba waxaa dilay dad muslimiin sheeganaya laakiin xisaabta rabbi ayaa sugaysa .
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 3 жыл бұрын
Asaalamu aleykum waxaa ka dambeyey macawiye iyo yasiid reerka bi umaye saas waye we are not wahabe forget shica ama suni
@mohamedalihamza5517
@mohamedalihamza5517 6 ай бұрын
صحيح سيدنا الحسين عليه السلام، waxa diley Sunni neceb Ahlul beytka
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 6 ай бұрын
Asaalam aleykum wallah dadkaa ka danbeyiiy ariintas waa aqiraa waxaan nacbanahay waahabistee iyo bin umayee
@mohamedalihamza5517
@mohamedalihamza5517 6 ай бұрын
Waa sax 100% Ahlul Beytka waala laayey, Ya Ba alwi
@MohamedHassan-wu9ij
@MohamedHassan-wu9ij 4 жыл бұрын
Asc, fadlan nala wadaag qeybta 2 & 3aad
@GarweyneMedia
@GarweyneMedia 4 жыл бұрын
Wscwbr akhi qaali way sheikha wagii kama qaadin tan labaad iyo tan 3aad lkn wa ra'i dcn insha allah wa la xiraaraya si uu noogu dhameystio aad kaga nahad celinayaa walhy akhi qaali jazaka allah kheiran jazaa
@Happy-go-l
@Happy-go-l 3 жыл бұрын
@@GarweyneMedia walaaal qaybtii 2 iyo 3 aad away
@mB-ro8er
@mB-ro8er 6 жыл бұрын
SUAAL ?KII KA FAAIIDAYSTAY OO DILKIISA BUUN BUUNIYAY WAA GARANEE KII DILAY KA WARAN?
@faahiyedhoodi7296
@faahiyedhoodi7296 2 жыл бұрын
Ninka caruurtii fadumo rasuul bir bireeyry
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 8 жыл бұрын
wadaadka khayr ilaahay ha siiyo taarikhdan iyo dilikii al-imaam xusen tadiyalaahu canhu wuxuu inoogu sheegay sida ay qoreen taariikhyahanka reer banii umaya lakii waxaan ka codsan lahaaa hadana in u inoogu sheego madarsda ahlu beydaka ilaahay haka raali noqdeee aniga markaan labada tariikhood siday u kala qoran yihiin markaan akhriyay waxaan kala garam waayay cidda dilkii seydinaa xuseen aan garam waayo cidii dishay
@minursa02
@minursa02 5 жыл бұрын
“Hind bint Utbah was the mother of Muawiyah, her father and her paternal uncle Shaibah ibn Rabīah were among the chief adversaries of Islam who eventually were killed by Ali in the Battle of Badr”. Could he had been influenced for revenge ?
@farsadtv8910
@farsadtv8910 5 жыл бұрын
Ma jiro wax la dhaho Taariikhyahno reer banii Umayya. Tariikhada ragga qoray wagaas waxay ahaayeen rag culimo ah oo aan cidna ama koox gaar ah oo dowladeed ka tirsanayn ee sheeko fadhi ku dirika meesha kala tag .
@dhoodimeer7052
@dhoodimeer7052 2 жыл бұрын
Shhico ma ahi waxaana aaminsanahaý inaysan saxbayn yazid +aabaihii sababto waxay xasuuqen ahlalbeytkii nebigeena suuban SCW
@mohamedalihamza5517
@mohamedalihamza5517 6 ай бұрын
100% Xaqa iyo xaqiqada ayad kahadashey, Amarka Yaziid iyo mucaawiye ayaa lagu Diley Imaan Xeseyn Caleyhi Salam
@duniaahmed7536
@duniaahmed7536 8 жыл бұрын
kkgl
@sacaxafanan4057
@sacaxafanan4057 7 жыл бұрын
sheikh ma waxaad raacsantahay kuwa cali dilay ee xassan iyo xusseen dilay sheekh toobad ilaahay u celi oo ka hadh munaafaqa mucaawiye iyo kuu dhalay dhalay ee ahlu badydka laayay.
@asadlionish
@asadlionish 6 жыл бұрын
Adigu ma shiici baa tahay ? Mucaawiya iyo Cali iyo xuseen intaba waa ehlu sunnah dadka ehlu sunnuhu way jecelyihiin waana asxaabttii iyo aalu baytkii rasuulka ee adigu ma waxaa tahay kuwa asxaabta naclada ee iyaga nacladda alle ku dhacday shiico .
@abdiqaniaxmed6703
@abdiqaniaxmed6703 5 жыл бұрын
Ujeedo kale ayuu kaleeyahay cidbaanu difaacayaa anigu shiico ma ahi laakiin muxaadaradani way siyaasadaysantahay labada dhinacba shiici ama kuwa suni sheeganaysaa
@guubiii460
@guubiii460 5 жыл бұрын
Adigu maxaa tahay
@faahiyedhoodi7296
@faahiyedhoodi7296 2 жыл бұрын
Haa waa munaafaq beenlow ah
@mohamedalihamza5517
@mohamedalihamza5517 6 ай бұрын
Magaca Sunni waxa kucayaarey Wahaabi, Taariiqda runta halaga sheego Ahlul beytka cidi Xaduuqdey waala garanaya
@daahirxasan8235
@daahirxasan8235 Жыл бұрын
Waxuu dilay indha qabowsigii rasuulka markaa mamuslinbaa
@Goodmanstd
@Goodmanstd 9 жыл бұрын
Wadaadku wuxuu sheegay in dilkii Hussein Bin Ali calayhi salaam uu soo abaabulay madaxii Bin Umaya Yazid Bin Mucaawiya waxaanse wadaadka weydiiyey ma odhan kartaa YAZID BIN MUCAAWIYA oo dil foolxun gaystay waa mujrim ehlu naar ah?? oo ku dhacaa ma leedahay.
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 8 жыл бұрын
aniga sidaan qabo yaziid binu mucaawiya maahan khaliifa musliim ee wuxuu ahaa nin madax ama boqor ah qudsiyana malahan sidaa darted aniga waxaan qabaa inuu mujrim ahaa wabilaahi yowfiiq
@Goodmanstd
@Goodmanstd 8 жыл бұрын
Abdullahi salaama calaykum runtii waa dhab laakiin wadaadadu way ka meermeeraan runtana kama sheegaan mujrim weliba akhlaaqiyan aad u xunbuu ahaa sayidana shahiid Xusein Bin Calina wuu ka dardaraa khilaafka islaamkuna wuxuu ka bilaabmay dawladii reer Bani Umaya liano waxa dhacday cadaalad daro walaalkiina Sayidanaa Xasan Bin Cali waa kii aabihii Mucaawiya uga tanaasulay markuu u hajabay in uu dagaal iyo qas umada ka dhex abuuridoono taas oo iyana ahayd khalad aad u foolxun waxaan jeclaa in wadaadadu runta ka sheegaan taariikhda iyo dulmigii lagu sameeyey AHLUL BAYDII.
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 8 жыл бұрын
+Mr Good Man walaakeyow salamu calakum waraxmatu laah qisadaan mudo faraban ayaan akhrinaayay taariikhda ay qoreen banii umaya kuma cada in yaziid ka dambeeayy dilkii seydinaa xuseen ilaaahay haka raali noqdeen mana soo abaabulin wa siday qoreeen taariikhyahanka reer banii umaya waxaan kaloon akhriyay taarikhyahanka madradasa ahlu beydja ( shiicada) iyaganu waxay leeyihiin waxa ka dambeeyay dilkiisa yaziid bani mucaawiya ilaa iyo hadana mahayo qiso sax ah oo lagu kalsoonaan karo lakin waxaa cad in uu yaziid binu mucaawiya aanu oran ama amarka dilka uusan bixin lakiin ragii uu hishaam uu soo diray ay dileen calkulin hadaad hauso masdar sah oo lagu kalsoonaan karo ilinkiga ii soo dhig lakii mucaawiya ibnu abii sufyaaan wuxuu ahaa saxaabi jaliil ah waxna ka qoray waxyiga suuubanaha ku soo degi jiray qofkii aflagadenaya waxaan rumaysanahay in uu islaaamka dibadda ka taagan yahay ogowna aniga ma ihi nin dafacaayo yaziiid oo waanu wada garanaynaa in uu ahaa shakhsi ay aaad u yarayd iimaankisa hadana akhlaaq xu mahadsand
@somaliaogadeniaunity3167
@somaliaogadeniaunity3167 8 жыл бұрын
+Mr Good Man adu mashiico ayaa thy
@Goodmanstd
@Goodmanstd 8 жыл бұрын
Maxaad iigu malaysay shiico fadlan bal iiga jawaab.
@janaayojamaal9035
@janaayojamaal9035 3 жыл бұрын
Mata nin walba wuxu shaqayatay ayu ku sugan yay
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 8 жыл бұрын
mucaawiya wuxuu ahaa saxaabi jaliil ah wuxuuna ahaa saxaabdii wax ka qortay waxyga suubanaha ku soo degi jiray markaa somalida waxaan uga in la afladageeyo saxaabiga mucaawiya ilaahay haKa raali noqdeee lakiin wiilkiisa yaziiid ma ahayn saxaabi ma jirin wakhtigii suubanaha nebigeenii slaaahu calayhi waslam khaliifadna uma ahayn muslimiinta ee wuxuu ahaa boqor ama nin madax ah wax qudsiyad ah malayahay hadii taariikhda islaamu cadeyso in uu ka dembeyay dilkii seydinaa al-xuseen waxaan orankaraa waa mujrim
@minursa02
@minursa02 5 жыл бұрын
Mucaawiya inu Sahaabi ahaa oo inta dadhaal dintaa ulahaa, walakiin khaladaad cad bu galeey e fidnadhii ka bilowdheey (ka mid tahaay amaar didhistii iyo xoor ka imaad ki Khilafkii Khalipha Cali-RA o Khaliif ki Musliminta ahaa). 1.) During the time of Ali ibn Abi Talib, Muawiyah convinced Talha and Zubayr to revolt against Khaalifa Ali (RA). 2.) In order to avoid further bloodshed, Hassan signed a peace treaty with Muawiyah. Muawiyah then assumed power; however, Muawiyah ended up breaking all his requirements set out by the peace treaty kzbin.info/www/bejne/eavLk6lvfZefjrs Walaahu Aclaam
@farsadtv8910
@farsadtv8910 5 жыл бұрын
mashuru18 waxabaa kaa khaldan Mucaawiye kuma boorin Zubayr iyo Dalxa inay Cali la dagaalamaan ee laba group ayay kala ahaayeen labdaa saxaabi ee Zubayr iyo Dalxa waxay la socdeen ummunaa Caa’isha iyo ciidankii la socday ee Cali dagaalku dhexmaray ee la odhan jiray (Waqcatul Jamal) Mucaawiya Shaam ayuu joogay markii dambe ee Cali qoladaas ka guulaystay ee la heshiiyay ayay Mucaawiya dagaaladu dhex mareen . Mucaawiya Cali khilaafada kuma haysan ee wuxu lahaa dadkii Cuthmaan dilay ciidamadada ayay ku jiraan Caliyoow ee soo qabo markaas kadib ayaan beycada kula gelayaa Calina RC wuxu lahaa ragaas awood bay leeyihiin oo marka hore aan innagu midowno intaas la isku hayay oo dagaaladu u dhaceen labadooduba way ijitihaadeen laakiin Cali baa saxnaa .
@zaenaalzaen
@zaenaalzaen 8 жыл бұрын
Yasiid baa dilaya yasiid ma shiicuu ah bal idinku yaabka eeg ninba wadada sheeganay
@daoudakli
@daoudakli 6 жыл бұрын
Beenaale . Naclatul laah mucawiyah iyo wilkiisa . Nabiga wilku awow u ahah ayay dilen . Markaasa radiyalu canhu leedahay . Somali sheikh reciting a version of deen imported by the saudi arabia Ilahaybka baga shicada aad cayaysiin ayaa niga saxsaan. Ina laah yaamuru bil cadli Beenta ka daa dadka Waxan kula talinaya somaliada inay dinta bartaan si hor ah Benta wadada shibili umal iyo kuwa la midka ah iska ilaliyaan
@fossadanfoss5285
@fossadanfoss5285 5 жыл бұрын
Allaha ka cabso haku gaaloobeen hadal aad iska dhahdid why mocaawiya wuxuu ahaa quraanka aad aqrineeysid ragii qoray wuxuu Ku qaldanaa allah ayaa kula xisaabtamayo
@naasirjaama603
@naasirjaama603 3 жыл бұрын
@Cumar Channel mucaawiye waa ehlunaar munafaqa nacadlina korkiisa ha ahaato isga iyo wiilkiisa iyo intii raacday waa ninkiin nacdalayey Iman cali cs mudadabadan dagaalkana lagalay adeer tarikhna garanmayside wahabiyaa dhagaha been kaaga shubtay
@alimurtaza6634
@alimurtaza6634 9 жыл бұрын
Lacnatullah Yazeed wa Mucaawiyah wa Abi Sufyaan ilaa yowma deen.. Ilaahay raxmadiisa haka fogeeyo cidi dibtay ahlul baytki Nabigeen (sawa) iyo kuwi laayay.. iyo kuwa xaqira ama difaaca cadowgooga (munaafaqiin).
@ruqiyoahmed8752
@ruqiyoahmed8752 6 жыл бұрын
Ali Murtaza ilaahy kabaq wll maxaa ku hadlaysaa oo afka kuu galiyay mucaawiye
@aliosmanabdulkadir1569
@aliosmanabdulkadir1569 4 жыл бұрын
Saxaabada nabadgali Yaziid waaaa mujrim balse iska daaa mucaawiya iyo abii sufyaaan
@kingjacob5542
@kingjacob5542 4 жыл бұрын
Ale ka baqa waxaydan aqoon haka hadlina walaalayal fitan ayaa dhacday iyo masiibo prints haku degdegina shiicana waa yuhud waxba waydiin mayno malcuuniin weeye lacanada ale ayaa ku dhacday wa la og yahaywayo muslim ma aha
@alimurtaza6634
@alimurtaza6634 9 жыл бұрын
sheikh dadka beenta ka daa oo ilaahay ka baq.. Dadki Abu bakr kaso hor jestay wa kaafiriin, dadka Cumar kaso hor jestay wa Kaafiriin.. Dadka Khalifatul Xaq Ali bin abi Talib se waxay noqdeen ijtihaad... subxanallah! Ninka ictiraafsan Mucaawiyah iyo Yazeed walaahi calankooga ayu kaso bixi maalinta QIYAAMAHA.
@somaliaogadeniaunity3167
@somaliaogadeniaunity3167 8 жыл бұрын
adu ma shiico ayaa thy subxaanalaah
@somaliaogadeniaunity3167
@somaliaogadeniaunity3167 8 жыл бұрын
adu ma shiico ayaa thy subxaanalaah
@somaliaogadeniaunity3167
@somaliaogadeniaunity3167 8 жыл бұрын
adu ma shiico ayaa thy subxaanalaah
@khalifsharif243
@khalifsharif243 7 жыл бұрын
Sheekadan waa tii Nawaasibta oo maanta ay matalayaan wahaabiyada waa xuseen bin cali shiicaa dishay!!!! Waa beenoone yaal somaaliyey ha rumeysanina. Yaziid bin mucaawiye amarkiisa ayaa lagu dilay waxaana fuliye cubeedilahi bin ziyaad xuseen kali ayey sheegayaan dhamaan ragii locday marka laga reebo zeynulcaabidiin oo eedadiisa zaynab isku duubtay. Mucaawiye oo la dagaalay cali iyo yaziid oo xasuuqay ahlubaydka dhamaan waa saxan yihiin way ijtihaadeen waa diintee qof waalan xataa ma aqbalaayo. Dhageysta muftigan sacuudiga xusen ayaa qaldanaa yaziid ayaa saxsanaa !!!!waa nawaasib cadowga ahlu baydka.
Shaydanka & Meelaha Qofka u ka soo galo
1:17:27
Abu Yahya
Рет қаралды 71 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 42 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,1 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
Tariikhda Sayyid Cali Ibn Abi Taalib - Sheekh Saalax Q2
1:11:19
Taqiyudiin Al-Ashcari
Рет қаралды 14 М.
Maxay Dowlada Iran iyo Shicada ka rabtaa xajka ?
55:58
Abu Yahya
Рет қаралды 38 М.
Qitaalu Taawiil (Q.1) ~ Sh Maxamud Shibile | isbedel.com
1:38:45
Tazkiyah Network
Рет қаралды 57 М.
Buuga ugu Muhiimsan Taariikhda | Muqadimaha | Ibnu khalduun
14:15
ABUU SUFYAAN IBNU HARITH || SUWAR MIN XAYAATI SAXAABA || SHEEKH SAALAX
51:26
Suaalo Muhiim Ah Ku Saabsan Ilmo Beerista Sh Muxyadiin Xassan Ayaanle
59:07
QISADA DAGAALKII QAADISIYA || Q.1aad ||  Sh.Muxammad Cali Biixi
1:26:00
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 22 М.
Sayidina Xussain ibn Cali (Sheikh Saalax)
1:01:03
Qiyamaha
Рет қаралды 88 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН