Buuga ugu Muhiimsan Taariikhda | Muqadimaha | Ibnu khalduun

  Рет қаралды 135,312

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 445
@ghostveiwer4649
@ghostveiwer4649 3 жыл бұрын
Waxan maalin un rajeynaya in aqoonteyda iyo waxtarkeyga somalia an wax uga badalo hormarna gaarsiyo anigon jago iyo jalaafo raadin bi'idnillah🇸🇴🙏 Amen dhaha idinkuna👏
@yahyeahmed4775
@yahyeahmed4775 3 жыл бұрын
qaybaha buuga 1: wada nolanshaha bulshada 2: Ahmiyad siinta dhisida dhuLka 3: wanaga iyo qiyamka nasab ahaan layskama dhaxlo 4: cida laga adkaado waxay ku dayata inta gulaysatay 5: reer miiga ayaa ah kuwa xadarada dhisa 6: Cilmiga wa farqiga u dhaxeya xayawanka iyo adamaha.
@1msubscribe473
@1msubscribe473 3 жыл бұрын
Buugan isogo turjumn ma heli kara
@yelioxx2717
@yelioxx2717 3 жыл бұрын
Woow😌❤
@yahyeahmed4775
@yahyeahmed4775 3 жыл бұрын
@@1msubscribe473 sidaan rajaynayo waad heli karta isagoo carabiya english iyo luqado kaleba
@1msubscribe473
@1msubscribe473 3 жыл бұрын
@@yahyeahmed4775 Thanks brother ❤
@m.bashiirbootaan2824
@m.bashiirbootaan2824 6 ай бұрын
@@1msubscribe473 shiikh almis yaxye kitaabu ibnu khalduun ku qor youtube
@awshan571
@awshan571 3 жыл бұрын
Ibni khalduum , ✅waxa uu ku jiraa culimada taariikh da aadanaha soomaray , kuwa ugu saamaynta iyo raadka badan , ✅alle ha ugu naxariisto, dhaxalka aqoonta ah ee uu aadamaha uga tagay 💯❤️✅🙏
@issaomarissa5198
@issaomarissa5198 3 жыл бұрын
Sheekh almis yaxye xaaji ibraahim ayaa mariyay oon ka marsaday KZbin waad ka helaysaan 13 xalqadood buu sheekhu ka sameeyay ilaahy ha barakeeyeee waxaan idinkula talinayaa inydun sheekha ka dhigataan
@khadramohamed9849
@khadramohamed9849 3 жыл бұрын
Shukran
@mohamedabdullahiisse6350
@mohamedabdullahiisse6350 3 жыл бұрын
اللهم صلي علي محمد وعلي ال محمد. كما صليت علي ابراهيم وعلي ال ابراهيم .انك.حميد مجيد..وبارك علي محمد وعلي ال محمد .كما باركت علي ابراهيم وعلي ال ابراهيم انك حميد مجيد
@awshan571
@awshan571 3 жыл бұрын
Inta aanan dhagaysan kahor ayaan ✅xasuustay in ibnu khalduum , kutubtiisu ay tahay baahida kowad ee bulshada somalida ✅💯🙏
@wahgarad
@wahgarad 3 жыл бұрын
حقا انه عالم مسلم وفقيه الامة الاسلامية ترك للعالم عامة و للمسلمين خصوصا تاريخا حافلا بالانجاز الفكري والعلمي انه حبرالامة مطلقا رحمك الله يا فقيه الامة
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 3 жыл бұрын
Dowladaha iyo boqortooyinka waxa dhisa oo yagleela jiilka 1aad waxaana ku burburtaa jiilka 4aad Dowladuhu markay burburi rabaan waxay ku mashquulaan oo qarash badan ku bixiyaan qurxin qasriyada iyo madadaalada Dowladu markay curdun tahay waxay adeegsataa xoog iyo asluub qalafsan si looga cabsado markay salbaaratana waxay adeegsataa tasaamux iyo mufaawado Si dhaqaale dal kor loogu qaado waa in la yareyaa canshuurta taasi ileen ganacsatadu waxay ka caravan meesha canshuurtedu badan tahay waxayna aadaan meesha canshuurteedu yartahay Muqadamada Ibn Khalduun
@fathiaahmed5110
@fathiaahmed5110 3 жыл бұрын
ASC my sweet brother. Masha Allah tabarak Allah. Thank you for searching this beautiful 😻 history I ask my Allah to bless you and reward you he Jano. Thank you again
@aminaaadam7021
@aminaaadam7021 3 жыл бұрын
Not he jano said “his pradise
@abwaangaraneofficial2393
@abwaangaraneofficial2393 3 жыл бұрын
@@aminaaadam7021 may you capitalise word "His" When you are referring to Allah. Thanks for your correction.
@AhmedIbrahim-j9w
@AhmedIbrahim-j9w 3 жыл бұрын
10:43 🤣🤣🤣🤣
@abdullahiabdiqadir7860
@abdullahiabdiqadir7860 3 жыл бұрын
Englishka al-imra iyo al-abaadir ayaadvwadaan hhhh😄😄😄
@AhmedIbrahim-j9w
@AhmedIbrahim-j9w 3 жыл бұрын
@@abwaangaraneofficial2393 His power won't be diminished by small letters
@bashir871
@bashir871 3 жыл бұрын
Ogaansho alle janada haynagu kulmuyo wllo iyo dhamaan umada mus liniinta oo kalle 100%waxaa tahay qof wanaagsan alle haku sharfo markaan videos kaaga arko waan farxaa wlhi💗🙏💋💯💚
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 3 жыл бұрын
Ilaahay wuxu yiri "Aakhiradina u shaqaysta dheef tiina aduun kana ha ilaawina "
@moshire7264
@moshire7264 Жыл бұрын
Qabiirbad nagadhigtay ilahY ajar hakaasiiso sweet brother 7:26
@ubeymohamed6119
@ubeymohamed6119 3 жыл бұрын
زادك الله حرصا يا عمر أبو فيصل ❤
@onzieal
@onzieal 3 жыл бұрын
Qorayaal badan ama mufakirin badan oo islam ah oo kitaab fcn qore jiro noo soo badi ustaad 😊
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 жыл бұрын
MashaAllah, Kitaaq qayim ah aadna u qiimo badan, waa inaan ugu yaraan akhrinaa sidaan wax badan uga faaidno, Qaabka ad noogu soo kobtey kitabka aadka ubalaan ayaaba ah mid aad laagu mahad celiyo, Wll meeshaas kasii wad, wanaag weeyn baa ummada uhaysaa, Jazaka Allahu kheyr 💚📚📈
@Abdi4455t
@Abdi4455t 3 жыл бұрын
buugan aad bn ugu bahnahay wn akhrisan insha allah adigana illahay haka abalmariyo intan ad nooga faidaysay
@amincano9255
@amincano9255 3 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
@moohaanyoung3445
@moohaanyoung3445 3 жыл бұрын
صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 3 жыл бұрын
Buugaas afsoomaali halagu turjuma si ay soomaalidu u akhrisato noloshan wax uga bedelaan Ayaan odhanlahaa
@m0stf33
@m0stf33 3 жыл бұрын
The word will not destroy those who do evil, but those who look for them will be destroyed.
@sayidka.6122
@sayidka.6122 3 жыл бұрын
Yaad lahadleysaa walal? Kanaalkaan dadka kuxiran waa soomaali fahmeyso afkooda hooyo ee soomaaliga.
@susankhayr3918
@susankhayr3918 3 жыл бұрын
@@sayidka.6122 Walaalo inoogu turjum afka hooyo dee aan akhrinee..thanks
@bashirkulmiye7168
@bashirkulmiye7168 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah shaqo wacan cumarow muqaddimadaan waqti dheeri ah geli oo naga dherggi haddaad awooddo
@hassankafio1262
@hassankafio1262 3 жыл бұрын
Xaqiiqatan soomaalidu mahayaan wadadii horumarka iyo xasiloodina
@susankhayr3918
@susankhayr3918 3 жыл бұрын
Dadkeena wax badan baad u sheegtaaye ILAAHAY WAX HA KAGA DUWO. DHEGIHII ILAAHAY WAANIYAA WAANSANE. THANKS WALAALO❤
@creatormaska
@creatormaska 3 жыл бұрын
جزاك الله cumaroow Qaybta labaad ayan sugaynaa... InshaAllah
@xamseahmed6251
@xamseahmed6251 3 жыл бұрын
Cumar inshar cilmigaad bulshada uhayso alaha kaa abaal mariyo
@abdalakeynaan4294
@abdalakeynaan4294 2 жыл бұрын
ASC waa Masha Allah Masha waxan ku sheegaya ha dhihin isaq waxa dhahda dir iyo hawiye iyo dorooda isaq waa hal qaabiil sida maajeerten sida ogaden sida abagaal marki la dhoho dalka soomaaliya qaabiilka ugu badan waa abagaal waa waxa cada
@ridwanadenomer9052
@ridwanadenomer9052 3 жыл бұрын
Shukran Omar inshar Waxad soo gudbisaa SAADIA GAON markuu Sayalc yimi ujeedadi iyo cidii uu ugu yimi dhulkaas.
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 3 жыл бұрын
Cumarow wll maynoo soo Turjumi kartaa, maadama dadkeenu carabiga aad u aqoon 😇💚
@bermuda4404
@bermuda4404 3 жыл бұрын
Masha allah buugan iyo almacaarif wa labo buuug aaad umuhim badan💙💯
@Hillitop
@Hillitop 3 жыл бұрын
Mowduuc Muhiim ah. Fadlan waxa nooga dhigtaa Cumar Musalsal.
@mohameddeeq5416
@mohameddeeq5416 3 жыл бұрын
Mshlh waa akhrinaynaah waana ka faaiideysanaynaah mhdsanid wlloh omer
@ServentOftheGracious
@ServentOftheGracious 3 жыл бұрын
We need more of this content! Wll baarnamijyadan oo badan soo jaydii: Taariikhda Islamka!
@alicabdinuur1741
@alicabdinuur1741 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll omar inshar allh ka abal mariyo Ibnu khalduun allh u naxristo Waa xaqiiqooyin tusaale u a dib dhaca umadeena haysta maanta.
@abdirzakali1377
@abdirzakali1377 2 жыл бұрын
Maasha allah walaalkay mahadsanid, waad noo faa’iidaysay
@wanaag-sheegmedia6289
@wanaag-sheegmedia6289 3 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@abdishakurmohamed5067
@abdishakurmohamed5067 3 жыл бұрын
Jazaka allh ustad si professional ah ayad uso koobtey runtii
@umaamina1885
@umaamina1885 3 жыл бұрын
Masha allaah caqli caafimad qaba alaha ku barakeyo dhalinyaradana fahankaga mid la mid ah ayan u rajeynayaa jzkalaahu qeyr cumar
@CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad
@CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad 9 ай бұрын
Asc cmar inshar wakaga mahad naqan sida Ad nowla socod sisi shukrn ❤❤❤❤🎉
@kaafimedia853
@kaafimedia853 3 жыл бұрын
Aniga waxaan ahay 17jir ku nool laascaanood . Laascaanood waa amaan dagaalo kama dhacaan meel walba xilli walba waad Mari kartaa lakin wax xadaarad iyo horumar ah Malaha taasina waxay keentay inuu aqoonyahanadii culimadi ganacsatadii ardayda jaamcadaha dhameeya iyo dhamaan wixii wax soo kordhin lahaa ay isaga tagaan😥😥😥😥
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 жыл бұрын
Sxb isbadalkan wxu yimid kolkii xabashidu soo gazhay laazcano 2007dii
@faadumomohamedomar1369
@faadumomohamedomar1369 3 жыл бұрын
Lascanod amniya 😂🤣
@deeqcali5460
@deeqcali5460 3 жыл бұрын
Jazakallah, walal cumar inshaar.❤🙏
@goodleyare3958
@goodleyare3958 3 жыл бұрын
Aad baad umahadsan thy zxp walhi wax badan lagaaa faa iidyaaaa allaha kaa abaal mariyo
@Engmarcadde516
@Engmarcadde516 3 жыл бұрын
Kutubkan wa kitaab aad iyo aad muhiim u ah waye Mahadsanid wll
@sayidka.6122
@sayidka.6122 3 жыл бұрын
Waxaad moodaa ibnu khalduun in uu arkayay xaalka soomaalida 2021. Cajiiiib.
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 жыл бұрын
Haday jiir arkaan Police 👮‍♀️ la wacayaa wlaahida waaa runtii thnks huuuno Omar inshaar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@diishlone111
@diishlone111 3 жыл бұрын
Macalin buugi hore aad so dhigtey baa dabecadeydi bedeshey waligey buug aan dhafsisney casharadeyda jamacada ma akhrin lkn markan kaas so duubtey dhageysto aad ba isku bedeley Thanks ustaad
@sadiiqcali1195
@sadiiqcali1195 3 жыл бұрын
Salan sare allh uxaristo somaliya indho uma heno wa naga thanks bto
@abdirmaanlayli106
@abdirmaanlayli106 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll Maad buugan xalqo xalqo noogu so gudbisid.
@QaaliAbdi-gi5lo
@QaaliAbdi-gi5lo Жыл бұрын
Buugaan asoo soomaali eh Mala hellaaa jawaab bless
@cabdixakim1573
@cabdixakim1573 3 жыл бұрын
اعلى مراتب الانسانية الرحمة .. لسا الدنيا بخير 🌹
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 жыл бұрын
Akhuuna aad ayaa ugu mahadsantahy soo kudbinta mowduucan qiimaha badan قال شيخ الإسلام ابن تيمية رحمه الله: ما رأيت شيئا يغذي العقل والروح ويحفظ الجسم, ويضمن السعادة أكثر مــن إدامة النظر في كتاب الله تعالى مجموعة الفتاوى لشيخ الإسلام ابن تيمية رحمه الله ٧/٤٩٣ Shaykh ul-Islām ibn Taymiyyah [may Allāh have mercy on him] said: *“I have not seen anything which nourishes the intellect and soul, protects the body, and guarantees happiness, more than constantly looking in the Book of Allāh, Exalted be He.”* Majmū’ al-Fatāwa, 7/493 | Shaykh ul-Islām ibn Taymiyyah [may Allāh have mercy on him]
@kinghighlights3744
@kinghighlights3744 3 жыл бұрын
Gacanta allah ku barakeyo wll inshar🙏🙏✍✍👀🤗
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 3 жыл бұрын
Asc walal {OGAANSHO} cumar inshaar Macalin kaso hadal sacuudiga mamnuucada uu macnuucay jamaactu tabliiq iyo imaradka Iyo imaaradka
@ayuubnasiib4980
@ayuubnasiib4980 3 жыл бұрын
Tabliiq waa caamo iska wareegta oo suufi ah kolay wa fikradeyda iyo culimo badan say qabaan
@XOGSIDE
@XOGSIDE 3 жыл бұрын
M.a ✌️💪💪❤️ Guleyso Forever Omar Inshar
@farxiyofaraxsanfarxiyofara1423
@farxiyofaraxsanfarxiyofara1423 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد
@yahyehanad2998
@yahyehanad2998 3 жыл бұрын
Mahadsanid wall qaali cumar inshaar allah haku xafido 🙌🏼
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 3 жыл бұрын
Masha allah buug qiima iyo miisaan weyn leh cidii si sax ah u fekeraysaana garanayso
@y.m.a.kochin1200
@y.m.a.kochin1200 3 жыл бұрын
Intaan dawan kahor wan soo dajistay. Mahadsanid
@RaadkaGuusha
@RaadkaGuusha 3 жыл бұрын
Waa buug aan horay u maqlin, Insha’Allah waan aqri doonaa…Mahadsanid wll.
@زكرياحاشِ
@زكرياحاشِ 3 жыл бұрын
Aad ayaad u mahad santahay ustaad cumar mawduucaa aadka u muhiimka ah ee aad noo soo doortay Sheekh ((almis)) ayaa hargaysa ku dhiga.
@kusalirasulkarasulka-ir3vf
@kusalirasulkarasulka-ir3vf Жыл бұрын
War Mahadsanid
@Abka-Media
@Abka-Media 3 жыл бұрын
Masha Allah wonderful
@Ozla252
@Ozla252 3 жыл бұрын
Ustaad bugaan afsoomaali ahaan inoogu soo dhig adigoo mahadsan
@haajimouse5646
@haajimouse5646 3 жыл бұрын
WAXA RAJEYNAYA INAA KITAABKAN AAD BARNAAMIJ XALQADO AH AAD NOOGA SOO DIYAARIN DOONTID 🙏
@hamzekone120
@hamzekone120 3 жыл бұрын
Mudane cumar inshaar noo soo raaci mealaha laga heli karo iyo siyabaha loo heli karo buugas
@salamnalcawdh3574
@salamnalcawdh3574 Жыл бұрын
صلو علي من بكي شوقا لرئيتكم 😢
@nuuradiincaddee8544
@nuuradiincaddee8544 3 жыл бұрын
kep goin porooo 🤯🇸🇴 cumar
@rahmaali248
@rahmaali248 3 жыл бұрын
Masha allah aad bad umhdsan tahy wll cumar hadii ay macqul tahy video labad kaso same madama uu kitaabka baaxadiisa yareyn mhdsnid
@gboob5014
@gboob5014 3 жыл бұрын
Masha Allah walaal cumar jazaaka Allah fadlan noosoobadi muuqaalada nuucan ah Mahadsanid🙏🌹
@mohamedibrahimmohamed2765
@mohamedibrahimmohamed2765 3 жыл бұрын
Muqaaladada maskaxda ayay koriyaan my brother allaha ku siyaadsho cilmigaaga
@madeyboy2595
@madeyboy2595 3 жыл бұрын
Ku sali rasuulka صلى الله عليه وسلم
@bushra1672
@bushra1672 3 жыл бұрын
Maasha'allah wallaahi wxaa thy axsan youtuber somali , allaha ku barakeeyo fiidiyowgan wuxuu ka mid yahay fiidiyowyada aan daawaday noloshayda kuwii ugu qurxoonaa ❤👑👑 mahadsanid wllka👍
@yahyeabdirraxman
@yahyeabdirraxman 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay sida aad garaadkayga aad u dhisto iyo waanada fiican iyo dadaalka aad umadaada galinayso aniga ahaan aad ayaan kaga faa idaysaa maqaaladada iyo xalal badan oo aad I siiso Rabi ha ka abaalmariyo miisaanka xasanaadkana ha kugu daro dadaalkagaas
@xasankaafi2506
@xasankaafi2506 3 жыл бұрын
Asc wall cumar inshaar wan Ku salaami
@ayanahmedali2381
@ayanahmedali2381 3 жыл бұрын
Cumar buugàagtaa noo soo badi
@jooseyyare2819
@jooseyyare2819 3 жыл бұрын
A.samed carab waanku wataa buu ku le yahay wana zxbkey qaliya omer inshaarow mzul sre 👍
@awilisse7870
@awilisse7870 3 жыл бұрын
Aniga dhulkan dego dhaqan waxa ka jira dad ku wax isla cunaya ileen gaajo waa cadow marka waxan ku naloona nabad iyo mahad ilahay alx ilahyow noo siyaadi
@husseinmursal7830
@husseinmursal7830 3 жыл бұрын
masha allah mahadsanid wll allah ku cizeeyo adun iyo akhiro
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 3 жыл бұрын
Somalida aduunka waa ka hartay mahore xitaa dhalinyaradooda sidey uhadlaan markaan arko wlhi lalabo ka qaadaa maskax fikirta xitaa malahan sababtana waa jaahilnimada haysato ha akhristaan buuga ibnu khalduun haddi wax ka fahmayaan hada ayayba kuu soo qorayaan carab waa cadawgeena ileen waa dad cuqdad hayso 🥺
@Runtahaygunicin
@Runtahaygunicin 3 жыл бұрын
Isagoo afsomali ah majiraa wll
@md5m164
@md5m164 3 жыл бұрын
@@Runtahaygunicin asagoo somaali hadaad rabto youtube ka ku qor Sheikh almis yaxye kitaab insha waad heli
@abdirahman9299
@abdirahman9299 3 жыл бұрын
Kaskaal media waxa ku jira buugaas oo dhameestiran ||Shekh Almis sh yaxye|| Aya sharxaayo
@mohamudabdisalaan6155
@mohamudabdisalaan6155 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad cumar.
@raadfilmshd1036
@raadfilmshd1036 3 жыл бұрын
Omar indshar teacher hore u soco wlhi barnaamijkan wan kula soconaa keep going
@mohamedgerat2619
@mohamedgerat2619 3 жыл бұрын
Runtii wax badhan Ayan Ka faidhay mahatsanit walal qali.
@zekeriaabdi5133
@zekeriaabdi5133 3 жыл бұрын
Omer inshar alle hakaa abaal mariyo ustaad
@ubeymohamed6119
@ubeymohamed6119 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا عظم الله اجرك
@maanka305
@maanka305 3 жыл бұрын
Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯
@aliyare3898
@aliyare3898 3 жыл бұрын
Asc wllo Omar ogaansho aad iyo aad bad u mahadsantahay sida aad wakhtigaaga qaaliga aad noogu hurtay casharada aan kaa bartay 15 aan waxbarasho l ku jiray kamaan baran, waxaad ku bixisay 28 saacadood ilaahay cimrigaaga Hakuu barakeeyo adiga iyo family gaaga 👪 waxaan jeclahay inaan Mar uun kula kulmo intaan noolahay ilaahay nagama kaaa Qaado 😓 Burco baan kasoo salaamaya ..
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 3 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo Wll Omar
@suhaybmuxumed1933
@suhaybmuxumed1933 3 жыл бұрын
Walalo noo soo badi buugagta soo can ah AAD ayad u mahadsantahay guulayso wll
@issacmedia7566
@issacmedia7566 3 жыл бұрын
M.a ustad inshar
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 3 жыл бұрын
Waan akhriyi doona insha allah wadna ku mahadsantahay
@alihasanofficiall585
@alihasanofficiall585 3 жыл бұрын
Kacbada🕋 oo online laga dhigay mala socotaan gurigaaga aad ka xajin iyo cumreysan kartaa
@ahmedmusa7483
@ahmedmusa7483 3 жыл бұрын
And I support u waa in waxlabaadhaa yes looma ogola ineey wax beer beertaan!!! Yes plus waa laguu Keena madaxdaada waa shaqaale
@cabdulqaadirmaxamed3304
@cabdulqaadirmaxamed3304 3 жыл бұрын
Wll cumar masha allah
@saeedfarah2093
@saeedfarah2093 3 жыл бұрын
Iban khalduun waa abaa cilmiga bulshada
@zamzamzamatar1528
@zamzamzamatar1528 3 жыл бұрын
Masha Allaah jazakallah kheeyr
@phahadgamerf5301
@phahadgamerf5301 3 жыл бұрын
Hayley muslim ahaa ibnu qalduum ❤
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 жыл бұрын
M.A USTAAD KEEP GOING
@susankhayr3918
@susankhayr3918 3 жыл бұрын
Walaal ku taageeraa 👍
@cabdisalamxasan4266
@cabdisalamxasan4266 3 жыл бұрын
Insha allah bro qayb labaad kaso samee alle haku fududeeyo
@engabdiwali1022
@engabdiwali1022 3 жыл бұрын
Masha allaah zxp mcn waa buuk muhiim ah
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
Qisada Boqorkii Yurub Gilgilay Part 1 | Sheekh Mustafe
54:20
Guled Gurey
Рет қаралды 620 М.
067 | Buugga ugu waaya'aragsan ee Soomaalida | Nin Miyi iyo Markab!
1:15:42
Haduuna Kitaabkaan  ku badalin Maxaa ku badali Doono ?
15:35
OGAANSHO
Рет қаралды 133 М.
BOQORTOOYADİİ CADAL İYO HALGANKİİ AHMED GUREY
22:18
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 62 М.
Taariikh  | 10 ka imbiraadooriyad ee ugu waa weynaa taariikhda |
14:14
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.