Dinosoor faraxsan

  Рет қаралды 27,725

Hamada Ibrahim

Hamada Ibrahim

Жыл бұрын

Asc daawadaheyga sharafta leh.
Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
Subscribe. Like. Share. ♥️
Macluumaad ⤵️
www.nationalgeographic.com/sc....
en.m.wikipedia.org/wiki/Rober...
en.m.wikipedia.org/wiki/Willi...
www.nhm.ac.uk/discover/dinosa...
www.britannica.com/biography/...
www.britannica.com/animal/din...
Social media ⤵️
/ mieraaj.hamada
lifewithhamada?...
/ mieraaj
vm.tiktok.com/ZSGeNNaf/
📧
mieraajhamada96@gmail.com

Пікірлер: 539
@KhadarMacalin-ll5os
@KhadarMacalin-ll5os 4 күн бұрын
Waan ku salaamay hamada wax maad soo dhigtid
@hassanabdinasir9439
@hassanabdinasir9439 Жыл бұрын
Welcome back ow dheere,legendow arimaha physicsga noogaso waran kuwaasa ku wacantahye
@06k-malikk44
@06k-malikk44 Жыл бұрын
War niyahow waa iska kaa jeclahay wlhi masha allah
@Geeljire-td1yz
@Geeljire-td1yz Жыл бұрын
welcome back 18 month aad maqneyd waxyabihii a badshay o videokan ku arkay wxa ka mid ah intro cusub iphonekii inaa badashay qolkii hore ina ka soo waregtay editiing qeybta fontska inaa badashay oo mid cusub isticmashid laka soo bilabo ramadankii u danbeye wxan ahaay ama aaminshy inuaan jirin qof ika daawasho bdna muqaladada oo wxan ahay mid mrwlba inspiration ahaan u dawada 😍😍waxaan sugnaaba waa inaa sidii hore ku soo labatid .
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Allaha ku sharfo wll. Isbadal aad u weyn aa sameeyay ❤️
@suhaibalraxmaan6641
@suhaibalraxmaan6641 Жыл бұрын
Legend we missed you so much good to see you back aw dheere
@amiinhassan8474
@amiinhassan8474 Жыл бұрын
Ow dheere you make me lough with information wllhi
@Neverlie876
@Neverlie876 Жыл бұрын
aw dheere soo badi video yada ❤
@Bezaani
@Bezaani 2 ай бұрын
Nin kaan hamada wixii wataa dhamaan wixii looga baahnaa qof wax soo gudbinaaya manzh-allah 😅❤
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
It's been a month since you've been gone Ow dheere😄Lol welcome back we've missed your inspiration bro.❤️
@MaryamaMahamoud-zf9zb
@MaryamaMahamoud-zf9zb Ай бұрын
M.a aad baan uga Helay muqaladada ❤
@Xaasuub
@Xaasuub Жыл бұрын
oowdheere wa ka haayaa ,waxbadan aa ka faiid nay bro nolaaw
@xamselaalalaalakuti-yl5qz
@xamselaalalaalakuti-yl5qz Жыл бұрын
Hamada waa ku salaamay sxb markale haanga tagin
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Salaan sare masuul
@amiinhaibe
@amiinhaibe Жыл бұрын
Kolay welcome back dadbadan baa ku yidhee anigu waaban ku leeyayee. Kaliya Mic'ga codka aad ku soo duubtay maaha keenii.war nooga soo qaad waxii qaataydee😁
@usemediasport4214
@usemediasport4214 Жыл бұрын
Xaqiiqdi hamada ku dayasho ayad mudan tahay wana dareemi kara culayska ay ledahay wxbrsho iyo shaqo marxaladas wan maray waana ku jira ee wxan jeclaan laha bar ku gaar oo aan kala xidhiidho inad irebtid wa haday macquul tahay jalle Salaman..☝🏻 Hormar iyo waqic wmgsana wn ku rajeynayaa
@FaaraxAlii
@FaaraxAlii 2 күн бұрын
War hamada soo noqo pls😢❤❤❤
@ikrxmzayed1714
@ikrxmzayed1714 Жыл бұрын
I just saw this video on tiktok part of me is like yeeesss he is back and part of me just mad 😠 with you were have you been it’s been long time since i sow your videos on KZbin we miss you and your videos❤ allh haku xafido 🥰
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Thanks wll, it’s been a roller coaster of work and school.
@KingHamada1
@KingHamada1 Жыл бұрын
Jamacada waa dhemeyse toos usoo labo sami ✌️💯
@mohaanamiin9734
@mohaanamiin9734 Жыл бұрын
Ow dheere Long time maanta kasoo booqde tiktok kasoo arke
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 Жыл бұрын
06:32 kulahaa nooc kalena wuu buuba awdheere halahaas waa iga dhaadhici weyday😄😄
@zubeirahmed1798
@zubeirahmed1798 Жыл бұрын
Ow dheere lagu caajisi maayo waa wax kale 🔥🔥
@hassanhusseinjama3237
@hassanhusseinjama3237 Жыл бұрын
Welcome back aw dheere aYeeYo rasaasta ka daaYo waa kula soconaa intaa ina noo radisi janis aad maclumaad noo so gudbiso wan kga mahad celinanaa ustaad Africa Africa oo hade xldeeda aa iska og tahaa jognaa wax ku saabsan soo badi mcalimuu sida gacansiYada Fursadaha dhlinYrda abuuri karaan mahadsanid macalin wll zhp And aw dheere
@s3p0A
@s3p0A Жыл бұрын
welcome back ugu dambayn waa soo laabatay ow dheere✌️🌹
@gulledkhadar2492
@gulledkhadar2492 Жыл бұрын
Aw dheere saa ku jeclahay 😘😍
@mohamedshire8774
@mohamedshire8774 Жыл бұрын
Wlcm back
@abdisalaamcabdirahman3509
@abdisalaamcabdirahman3509 Жыл бұрын
Sxp soogali video badan
@drciid1997
@drciid1997 Жыл бұрын
Welcome back aw dheere wan ku xiisnayna
@mrviral4735
@mrviral4735 Жыл бұрын
Aw dheer waa Aw aabo oo ku leh wellcome back 🤝
@guledadan6923
@guledadan6923 Жыл бұрын
Welcome back aw dheere sxb aad baan kuu salaamaya
@yonisabdulahi13
@yonisabdulahi13 Жыл бұрын
Welcome back
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 Жыл бұрын
Waxkale welcome back bro
@zakariyeyusuf92
@zakariyeyusuf92 Жыл бұрын
Welcome back mr dawadahayga sharafta leh😊
@user-um5un1dd6b
@user-um5un1dd6b Жыл бұрын
Owdheere i have much respect for you, wish you long life and Cibaado suuban brother❤️
@sahalomer4456
@sahalomer4456 Жыл бұрын
Welcome bac bro we was waiting wuhuuuuuuuuuu
@khalilmaxamedabdi4124
@khalilmaxamedabdi4124 Жыл бұрын
Mnzha allah well come back wll xamaada( awdheere) waxaan chanelka ku xidhanahy muddo 3years ah
@arkaanmadia
@arkaanmadia Жыл бұрын
Waa wilkeyna wuu loo laabtay
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Yesss 👍🏾
@khadiirashow
@khadiirashow Жыл бұрын
Soo dhacyeey
@sadiiqmajid6775
@sadiiqmajid6775 9 ай бұрын
Waan ku taageraada❤❤❤❤❤❤
@siciday5930
@siciday5930 Жыл бұрын
Guleyzo ow dheere
@Zaamimohamed
@Zaamimohamed Жыл бұрын
WELCOME BACK Macalimuu, we have been waiting you a long 😃
@sadikjaber6936
@sadikjaber6936 Жыл бұрын
Soo laabasho wacan Aw-dheere
@muscababdalla8532
@muscababdalla8532 Жыл бұрын
Wallahi aad baan kuugu xiisnay zxp💖💖
@muhanadckariin9042
@muhanadckariin9042 Жыл бұрын
Saxiib solabasho wacn intan inkabadn wllka❤️❤️❤️🖐️
@fahimacabdilahi2581
@fahimacabdilahi2581 Жыл бұрын
Ware halke ka dhacday nio so laabasho wacan
@cabdisalammohamed7110
@cabdisalammohamed7110 Жыл бұрын
Welcome back legend beryahaan waana nacday ufilaa
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 Жыл бұрын
Nin la waayay
@benmali.0
@benmali.0 Жыл бұрын
Aw dheere, si cajiib ah baad wax usoo jeedisaa bro. Hats off to you.
@maxamedcabdi2673
@maxamedcabdi2673 Жыл бұрын
Waa Ku tageeraa ow dheee 📱
@AwedJR
@AwedJR Жыл бұрын
1 Ton=1,000 Xog muhiim ah
@CabdifitaaxMaxamed-zs7fs
@CabdifitaaxMaxamed-zs7fs 7 ай бұрын
64 million sano ka hor ayeey dabar go een 😊😮
@dalmarfbmideye9060
@dalmarfbmideye9060 Жыл бұрын
Asc Pro Walahi Saxib Aad Ayaan Kaga Walwalay Pro Sxb qaali Balse Waxan Ku Farax Sanahay Inad icafimad qabto pro wallahi Welcome To Adoo Cafimaad qabo pro 🙏
@fahmaabdimajidmohamud4465
@fahmaabdimajidmohamud4465 Жыл бұрын
Anaga maba ku iloobi karno it was long time come back again ❤❤❤
@lockzmith9881
@lockzmith9881 Жыл бұрын
Aw Dhere Baground Waa Naga Habeese Codka Naga Hagaaji Zhp💯
@abdisalanabdala75
@abdisalanabdala75 Жыл бұрын
Welcome back ow dheer the legend 🙌
@magnadmagnad-su8zn
@magnadmagnad-su8zn Жыл бұрын
So badi
@eilyascali7460
@eilyascali7460 Жыл бұрын
Koob shaah ah
@abdiqaniadedmohamed4052
@abdiqaniadedmohamed4052 Жыл бұрын
Welcome back diidi our legend❤
@mohathmohameth000
@mohathmohameth000 Жыл бұрын
Walalkay this my first commenti an ka zo pixiyo waxan jeclan laha hadi ad indhaha ku dhufatid commenti gayga in aad mar ka zoo hadasho meelaha maskadaxa Bini aadanka lagu xakameeyo hadji ay jirto 🙏🙏🙏🙏
@maysarax.alinoorabul-banaa2114
@maysarax.alinoorabul-banaa2114 Жыл бұрын
runsheeg masoolaabatey sxbow
@Goatnaldo7777
@Goatnaldo7777 Жыл бұрын
Wlcme back🤗
@maarigbarre5279
@maarigbarre5279 Жыл бұрын
Welcome back ow dheere
@gulledhassan5225
@gulledhassan5225 Жыл бұрын
Welcome back, Prof🙏💕
@abdifatahxashii4148
@abdifatahxashii4148 Жыл бұрын
Video yadi hore an kuceshceshta wlhi messed you 😭😭❤️❤️
@zackystudio
@zackystudio Жыл бұрын
Welcome back, Diidi, Awdheere, Nin waalan. Doqoni kuuma soo martido. 😂
@cawaalekhadar6619
@cawaalekhadar6619 Жыл бұрын
Macalin xagee aaday
@4213ROM
@4213ROM Жыл бұрын
Ina ibaraahim is bcak ❤👑🙌 what a video 👑🙌
@ifrahyussuf8031
@ifrahyussuf8031 Жыл бұрын
Come back waali ah aaw dheere 🙌 ma shaa Allah ilahey wuxuu ku siiye heeybad sida wax loo soo jeediyo ah allahuma barek ❤️
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
🥹♥️♥️🫰🏾tack älskling
@dreamnxt7713
@dreamnxt7713 Жыл бұрын
Hamaada ibraahim welcome back
@hanadaadan3630
@hanadaadan3630 Жыл бұрын
Soo labasho ficn Mr awo dheere🥰
@lilkhayo1823
@lilkhayo1823 Жыл бұрын
Awdheeere😂😂 That why aan ku tageero😂😂❤
@ridwanmustafe5994
@ridwanmustafe5994 Жыл бұрын
hamada iprahim my Legend videoyada no so badi 🤚🥰
@haldoorkamedia492
@haldoorkamedia492 Жыл бұрын
Welcome back ugaas waan Ku tabnay annagoo badan. mida kale intaad maqnayd wax badan ayaad soo ilowday (koob shaah) ha dhihin dhako jabiye dheh niyow niyow dheesha ciyaarta Ka dhaaf😂😂😂
@wll___amiir2766
@wll___amiir2766 Жыл бұрын
Aw dheer is back 🔙
@Dawlad252
@Dawlad252 Жыл бұрын
*Aw Dheere* waa ku salaamay inbadan waa laguu xiisay Alle haku barakeeeyo bro.
@anwargotza161
@anwargotza161 Жыл бұрын
Wa kuwata wll mcn
@elshariif3571
@elshariif3571 Жыл бұрын
Wr yaa awdheere 👋 wn ku salamay
@mrmohamed5302
@mrmohamed5302 Жыл бұрын
Awdheere welcome back 🔙
@Bunna_4K
@Bunna_4K Жыл бұрын
The legend is Back 🎉😊😅😅😮
@user-nr1yl6qn2g
@user-nr1yl6qn2g Жыл бұрын
Alla yaa allah sxp waan ku xisay wallahi So dhawow
@yaasirabdiladiif1700
@yaasirabdiladiif1700 Жыл бұрын
Ooh come back brother🥇♥️
@khaletabdirahman8958
@khaletabdirahman8958 Жыл бұрын
Kkk DD Adigo icaynyo ban hdana Igi socota shekadada lgend Salaman
@lastkingleo5228
@lastkingleo5228 Жыл бұрын
Welcome back aw dheere
@Gabooyestantechnology
@Gabooyestantechnology Жыл бұрын
Wellcom back owdheereh
@koranejr
@koranejr Жыл бұрын
Ow dheere welcome back
@hassanmohamedhassan8063
@hassanmohamedhassan8063 Жыл бұрын
Aw dheere mashaqeestaa noqotay ee halagu arko👑
@xuseenawliyo1192
@xuseenawliyo1192 Жыл бұрын
Wecelom back waalagu waa yahay
@abdullahiisak10
@abdullahiisak10 Жыл бұрын
Dd welcome back 🙏 😀
@mocaato
@mocaato Жыл бұрын
Awdheere is back 🤚❤️
@hakiim2323
@hakiim2323 Жыл бұрын
Thanks wllka allah haku sharfo
@saamabdi8968
@saamabdi8968 Жыл бұрын
Well came back ow dheere
@deeqowxayeesi3653
@deeqowxayeesi3653 Жыл бұрын
Hamada taagerahaga hore aan ka mid ahay maku hilmaamin wlhi, sxb joogtee videos ka ONE love❤
@saciidsaciidyare3414
@saciidsaciidyare3414 Жыл бұрын
GOOD BOY IS COMING BACK THE LEGEND
@cabdikhaamiri866
@cabdikhaamiri866 Жыл бұрын
Wll hamaada muuqalada nooso badi legend
@hamsecaska1617
@hamsecaska1617 Жыл бұрын
Waa soo laabtay😎
@sultan_maestro14
@sultan_maestro14 Жыл бұрын
Comeback legend vlogs-kii soo celi 💙
@abshirabdilaahi8245
@abshirabdilaahi8245 Жыл бұрын
Walalka waa ku farxay wlhi in aan ku arko mar labaad wellcome back ❤😍✌
@rapiilelaabjeceel1809
@rapiilelaabjeceel1809 Жыл бұрын
Legend awdhere zalaamulah zhp
@Gacal-Moha
@Gacal-Moha Жыл бұрын
welcome back Legend
@sakariamohamoud4141
@sakariamohamoud4141 Жыл бұрын
Best vedio maker in somali wlahi waxad u qalanta millions u samir zxp wad helaysa🎉❤
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Allaha ku sharfo wll
@aymanhaaji684
@aymanhaaji684 Жыл бұрын
Wooooow wlhi soo noqoshadaad waan ku farxay ee gudoomiye muuqaaladii aanu kaga baranaY naga soo daa 💚
@abdicasisbashirmuse7443
@abdicasisbashirmuse7443 Жыл бұрын
waa ku faraxsanahy soolabashadaaada
مع بندق | كيف وزنوا أول كيلوجرام بالعالم ؟!
8:31
Bab Alsharq - باب الشرق
Рет қаралды 668 М.
مع بندق | الكذبة التي خلقت العنصرية
8:37
Bab Alsharq - باب الشرق
Рет қаралды 1 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 26 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 12 МЛН
Hitler in Colour (4K WW2 Documentary)
1:10:44
Best Documentary
Рет қаралды 9 МЛН
DAGAALKI 2AAD EE ADUUNKA
36:58
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 107 М.
مع بندق | الرسائل المخفية في "عدنان و لينا"
21:07
Bab Alsharq - باب الشرق
Рет қаралды 769 М.
النزول على سطح القمر، أكبر كذبة في التاريخ ؟
58:48
Ganacsiga qarsoon ee internetka (#darkweb)
12:57
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 62 М.
حقيقة ايلون ماسك ..!
20:47
THE HORROR - مهند السيوف
Рет қаралды 351 М.
HE’S BACK! 😰
0:11
HeyItzPuppies
Рет қаралды 14 МЛН
Притворилась БЕРЕМЕННОЙ 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 4,7 МЛН
Притворилась БЕРЕМЕННОЙ 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 4,7 МЛН
小路飞跟姐姐去哪里了#海贼王#路飞
0:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 19 МЛН