DAGAALKI 2AAD EE ADUUNKA

  Рет қаралды 106,215

Hamada Ibrahim

Hamada Ibrahim

3 жыл бұрын

Asc daawadaha sharafta leh.
Ku soo dhawow channelka.
Daawasho wacan ♥️
support me
Igu caawi Inna muuqaalo fiican soo Saaro
/ hamadaibrahim
Macluumaadka
en.m.wikipedia.org/wiki/Wehrm...
en.m.wikipedia.org/wiki/Colla...
www.nationalgeographic.co.uk/...
spartacus-educational.com/2WW...
www.history.com/.amp/topics/w...
civilization.fandom.com/wiki/...)
www.history.com/.amp/topics/w...
Aqris wacan ♥️
Qoraalka saxsan ee baxsadeen ( Japan. Germany. Italy ) maxaa waye ?
Dib-u-hubeenta militiriga germalka goormeh la bilaabay yaana bilaabay ?
Facebook
/ mieraaj
Igu Caawi Inna muuqaalo fiican soo sameeyo
/ hamadaibrahim

Пікірлер: 609
@YislamOmar
@YislamOmar 3 жыл бұрын
Wallahi best best waay qaabka wax usoo jeediso iyo duubista. Fantaaaastic
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Allah yacizak boqorow waa ku mahadsantahy
@dubigaasmedia8690
@dubigaasmedia8690 3 жыл бұрын
Asc
@dubigaasmedia8690
@dubigaasmedia8690 3 жыл бұрын
Yaslam maakogadhaey SXP YouTubka miyaad iskadeysey
@dubigaasmedia8690
@dubigaasmedia8690 3 жыл бұрын
Jowaab fican igasii
@baxri4fun
@baxri4fun 3 жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 wll wxn rby in aan wx ka faido
@abbascadde963
@abbascadde963 3 жыл бұрын
Mansha Allah kalay iskab arak waye macalimo waxa noso badisaya tariikha ku sabsan dagalada gumeestiyashi ugu xumaa Iwm Thanks macalimo
@Abdallamohamed-pi8cd
@Abdallamohamed-pi8cd 3 жыл бұрын
libaax taariikhda yurubti hore iyo giriiga nala wadaag, wad ku mahadsantahy cilmigaad nala wadaagto mar walba.🙏
@cabuud16
@cabuud16 3 жыл бұрын
اطلق من ينزل حلقة ، ياريت تنزل بعض الفلوقات بالعربي
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
ان شاء الله
@abramjeylani2462
@abramjeylani2462 3 жыл бұрын
This is gold bro. History, comic, humor, style, impressions, energy, timing. And most importantly you not siding or defending their agenda 🙏✌🏿
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Thank you 🙏🏽☺️. I appreciate that
@farxadfamilyoficiel9917
@farxadfamilyoficiel9917 3 жыл бұрын
Allahayoow dintena macaan naga sariin oo dinteyda macaankeda dadkeyga wada fahansii. Aniga no sii'adii amiiiiiin ya Allah my lovely qaraabo
@CAREEFCABDI
@CAREEFCABDI 3 жыл бұрын
Amazing job, u deserve 1m Keep going
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Thank you bro 🙏🏽♥️
@kingstone4898
@kingstone4898 3 жыл бұрын
keep going my freind🙏😍😍😍
@Awesome-ww7zj
@Awesome-ww7zj 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 3 жыл бұрын
Ur contents is funn and educational bro keep the good work number one fan from galkacyo ila soco
@hassanmohamedhassan2191
@hassanmohamedhassan2191 3 жыл бұрын
Masha allah hamada ibrahim Waad ku mahadsanthy sida aad macluumaadka iyo taariikhaha noogu soo gudbisid Fad noosoo badi taarikhaha waliba dawlada Cusmaniyiinta Qaab cajiibaadna usoo tabisaa IDIITINKAAGA waa heer saro Meeshaada kasii wad walwaal qaaliyah💝
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Waa ku mahadsantahy hadalkaaga shrafta leh masuul 👊🏾♥️🙏🏽
@abdullahomar1313
@abdullahomar1313 3 жыл бұрын
Waaw soamazing the way you bring back the history's keep going bro hormar ayaan kuu rajeynaya barather
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@Bunna_4K
@Bunna_4K 2 жыл бұрын
Kan Waa waxkle wllhi 🥺😂😂
@maankam.3763
@maankam.3763 3 жыл бұрын
Qaab csb and KZbinr New style! Damn Son, KEEP GOING❤️🙈🔥🔥🔥
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Thanks 🙏🏽♥️
@shariifali2288
@shariifali2288 3 жыл бұрын
You bro your amazing you deserve the very best i have seen so many somali youtubers and i have never seen one so close to you keep going ..one day thats not that far your going to rise above all just dont give up🖤
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Thank you boss 🙏🏽♥️
@mustafkhalif6431
@mustafkhalif6431 3 жыл бұрын
Wow masha allah maclumaad heer sare ah🔥🙏
@saedali5183
@saedali5183 3 жыл бұрын
Dabcan hdaa dhameeste video thanks bro wlhi habkaa wax u soo jeedineyo I like that ❤
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@dr.abdirahmanmoalimhassan5324
@dr.abdirahmanmoalimhassan5324 3 жыл бұрын
Thanks inaba caadi ma ahan lecturkaga waan ka helay sxb 👍
@saveismailhassan63
@saveismailhassan63 3 жыл бұрын
Keep going bro insha allah 1M
@AQOONSAAD
@AQOONSAAD 3 жыл бұрын
Waa muuqaal fa'idooyin badan xambarsan قناة هذه رح تتطور بسرعة البرق إن شاءالله Keep going
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
الله يسمع منك🙏🏽 اشكرك والله
@lostjade8160
@lostjade8160 3 жыл бұрын
Woow amazing it was very engaging. Loved it. Next is the Cold War and the end of the Soviet Union.
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
thank you 😊
@cabdiwalimaxamuud1357
@cabdiwalimaxamuud1357 3 жыл бұрын
Yeah xamada plz video san cml so baade dagal ayo cudur ayo qeso dhacde lee sa o hadlesit cade mahan inshallah daad badan a fhadisena hore o soco❤😁🥺
@abdirizaktiger3052
@abdirizaktiger3052 3 жыл бұрын
waa wareey war zhp ani waan kaheley videos kaga fadlan soobadi taariikhaha
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
InshaAllah
@bestburger07
@bestburger07 3 жыл бұрын
Hamaada so daa nio wa nagu raajize 😎
@mohamedosman4371
@mohamedosman4371 3 жыл бұрын
Wli waiting ahy mee dee
@ibrahimabdihakimdahir6308
@ibrahimabdihakimdahir6308 3 жыл бұрын
Msha allh sxb aad baan uga helay horey usocan ku le yahay
@shukriabdiabdille
@shukriabdiabdille 3 жыл бұрын
Maaha allah ugaas horey u soco
@commenter6596
@commenter6596 3 жыл бұрын
Wow! Waan la dhacay run ahaantii soo jeedintaada, kaftanka, iyo duubista iyo editingka Dhamaantood waa heer sare . Kasii wada meeshaada 1Msubcribres baan kuu rajeynaa.
@user-ti2ih1ni6q
@user-ti2ih1ni6q 3 жыл бұрын
Mashaa allaah
@mohamedvip8310
@mohamedvip8310 3 жыл бұрын
Waa vidio sheer lkin waad naga qoslisay zxp 👏
@asasdasdasd3625
@asasdasdasd3625 3 жыл бұрын
Aad ayaad ugu mahadsantahay faah fahintada quruxda badan. Hori usoco bro😁
@Mr_abdi
@Mr_abdi 11 ай бұрын
It's Amazing Time and I'm Very Excited To see This, Hamada I Appreciated you Bro
@cumaryuusufibraahin18
@cumaryuusufibraahin18 2 жыл бұрын
Masha allah
@thebestboy1783
@thebestboy1783 3 жыл бұрын
Wlh aw dheere waad kabaxsatay hory usoco bro
@ibrahimdalbac5170
@ibrahimdalbac5170 3 жыл бұрын
Hamada Wxba lagama qaban karo keep going kuma oran karee hore u soco zhp 🤹‍♂️👏
@feysalabdullahi40
@feysalabdullahi40 3 жыл бұрын
Waxad kaso hadasha tariikh nololedkaga tnx you🙏
@moliban8133
@moliban8133 3 жыл бұрын
13:23 😂😂 I can't STOP Launching dude
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mo the fact you know that 🔥🤣🤣
@epow_adde1
@epow_adde1 3 жыл бұрын
Amazing 👏
@ayishaahirsi9199
@ayishaahirsi9199 3 жыл бұрын
Shaah xalwo iyo buskut ayaa soqatay saa dhug uglahado muqalkaga keep going pro👏👏👏👏😍
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙏🏽♥️🤣
@pilotabdifitah7844
@pilotabdifitah7844 3 жыл бұрын
Kaligaa ayaa KZbin ka u qalmo sxpow hore usoco duqani kuma salaamto
@yussufasmer7561
@yussufasmer7561 3 жыл бұрын
Taaariiq badan na bartay ustaad xaqiiq 100k u qalantaa mahadsanid bro
@abshirmohamud4591
@abshirmohamud4591 3 жыл бұрын
Thanks bro
@missfosiya1427
@missfosiya1427 3 жыл бұрын
Awdheere muqalada so badi hana nagu dheraan😀 wan ka heelay videoyadada👌horay u soco
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll 🙏🏽🤣
@abdirahmanhareed5809
@abdirahmanhareed5809 3 жыл бұрын
30 minutes feels like 3 minutes wow 🤩, loved it 🥰
@abdizalam9717
@abdizalam9717 3 жыл бұрын
War nio wllhi waaa ku wataa hadalkaga xoogaa yar oo caajis ah malaha Big kaftanlow bashaash iyo furfurnaan
@abdulahidhurre6213
@abdulahidhurre6213 3 жыл бұрын
Wllkey aad iyo aad ufiicanatahy qaabka aad Wax ujeedisid waa 💯💯💯💯 lkn waqtiga dheeere ok
@asiyoomar2068
@asiyoomar2068 3 жыл бұрын
Videoga asbuuc dhan lama sugi karo walalkey wakhtiga soo gaabi💯
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
InshaAllah
@champions5606
@champions5606 3 жыл бұрын
Horey usoco wll cadi maha voiceka+ jilinka sojedinta iyo xikmada mawducaga
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid masuul
@abdirahmanmohamud7011
@abdirahmanmohamud7011 3 жыл бұрын
Saaxib wllhi. Horay usoco... KZbin hormar baad ka gaari.
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
InshaAllah masuul. Waa ku mahadsantahy
@maxamedcalifoot3001
@maxamedcalifoot3001 3 жыл бұрын
Maasha Allah abti horey usoco
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
♥️
@MuhammedShareiff-jg5lj
@MuhammedShareiff-jg5lj 10 ай бұрын
Wlhi ww2 more then 10 times waa daawada wali sidaa video_kaan ugu fahmay ama aan ugu raxeystay ma arkin wlhi ninkaan inaba caadi mahan so gudbintiisa, sharaxaadiisa iyo waliba comic_da macan uu ku daraayo waa 100% xamaasad ayeey leedahay Thanks sxb
@abdirahmanahmedismail8786
@abdirahmanahmedismail8786 3 жыл бұрын
Keep going bro ❤️🙏
@asadcali7778
@asadcali7778 3 жыл бұрын
Amazing💯
@pilotabdifitah7844
@pilotabdifitah7844 3 жыл бұрын
Wa iga waashay
@mohamudyusuf1353
@mohamudyusuf1353 2 жыл бұрын
Habka aad uso jeedisey amazing wye sxp aad ban uga helay , ilaahey haku barakeeyo wll, 2022 ayan daawanayaa
@guledadan6923
@guledadan6923 3 жыл бұрын
Ma arag KZbinr kaa Fiican Marka La eego tabinta iyo fahamsiinta Macluumaadka Abti Alle haku sharfo go Forward
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Guuleyso boqorow 🙏🏽♥️♥️♥️
@abdirahmanmohamud9082
@abdirahmanmohamud9082 3 жыл бұрын
Bro I encourage you to do more videos and put more effort on your KZbin. I can see you reaching far and this channel growing. Count me on from now as your Number 1 audience.
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Thank you so much bro 🙏🏽👊🏾
@yuusufkapilla8865
@yuusufkapilla8865 3 жыл бұрын
Well well well Allah ku parakeyo Mudane ✊peace 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Inspire3hub
@Inspire3hub 3 жыл бұрын
Walhi macalin nimo ayaat kumacdahay allh barak
@saciidtaariikhabdulkadirma7897
@saciidtaariikhabdulkadirma7897 3 жыл бұрын
Hamaada taagerahaaga kamid ah keep forward pro
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙏🏽♥️
@hakiimofficial3866
@hakiimofficial3866 3 жыл бұрын
Wa mahadsan pro ma dama aad codsigeyga tixgalisay 🥰🥰
@abdallehassan3597
@abdallehassan3597 3 жыл бұрын
Keep going 🔉
@abdiqaniadedmohamed4052
@abdiqaniadedmohamed4052 3 жыл бұрын
Perfect owdheere💯💯
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@mohamedkaise9499
@mohamedkaise9499 Жыл бұрын
Thankz 🤩
@daudsnk6099
@daudsnk6099 3 жыл бұрын
salute big man waxbaan kaa faa,idney keep going bro nasiib wacan kuu rajeynaa iyo nonlol wacan insha alaah halkaas kaga haay waxaan rabay inaan kaa codsado taariikhdii cusmaaniyiinta oo kooban mahadsanid
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Waa ku mahadsantahy hadalkaaga shrafta leh masuul
@qaadiroowjanale4316
@qaadiroowjanale4316 3 жыл бұрын
Sxb you are really qabiir ow dheer keep going ❤️ ❤️
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid bro
@abshirabdilaahi8245
@abshirabdilaahi8245 3 жыл бұрын
Waa Ku wataa boqortooyo hamada ✌🏼waana Don't worry awoowe peace and love 👌🏽
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Sido kale boqorow
@nabadondhalingarawe7665
@nabadondhalingarawe7665 3 жыл бұрын
sxb qli barmaamijiada aad ayaan uxiseyaa sxb soo badi taa iyo shalay waba sugayaay
@MERCYPUBGYT
@MERCYPUBGYT 3 жыл бұрын
Zxp keep going
@faisal2902
@faisal2902 3 жыл бұрын
Oo dheere hormar wcan
@user-oh9nr8wm3j
@user-oh9nr8wm3j 3 жыл бұрын
M. a xamada hura usoco sxb
@HIGLOTV
@HIGLOTV 3 жыл бұрын
Keep g
@updalla.mohamet
@updalla.mohamet Жыл бұрын
big fan ku ahay🥺🌹
@asiadhool1895
@asiadhool1895 3 жыл бұрын
Nin adag baad tahay awdheere🥰
@safiyomohamed80
@safiyomohamed80 3 жыл бұрын
Wlh waan dawada video apto zat wan kahelay sxb
@abcd-fs7zf
@abcd-fs7zf 3 жыл бұрын
dixeex bad matalaysa sxb keep going
@abdirahmaan1233
@abdirahmaan1233 3 жыл бұрын
Wllhy masha Allah thanks 👍 teacher ❤️💯✅ cashirkaan shalay ayaan school ka kusoo qaatay maadada history ga
@kingzaki4487
@kingzaki4487 3 жыл бұрын
m.a keep going
@daadirmoha9768
@daadirmoha9768 Ай бұрын
Masha allah hore usoco wll
@sacdiyacali9629
@sacdiyacali9629 3 жыл бұрын
Mahadsanid aad baan u sugaa mar walba muqaladada waqtiga aan kugu daawaday wax badan ayaan kaga faa iida marwalba wana jeclhay wax walba oo muqalka kuso qaadato sheekada kaftanka waxa tahay macalin buuxa 🧠❤️👍
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll mcn
@cabdaladalmar5620
@cabdaladalmar5620 3 жыл бұрын
good history 🤠😍💯
@kaafimedia853
@kaafimedia853 3 жыл бұрын
Nio walahay zxb waan kaa helay saad wax usoo gudbinaso
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙏🏽♥️
@abdullahomar1313
@abdullahomar1313 2 жыл бұрын
ASC walaalkey xiiso awgeed waxaa ugu soo laabtay vidiowgaaga sxb sre, wa iga codsi u soo laabo culuumta iyo wacyi gelinta aan kugu baranay aqii waxaa tahay qof kaliya aan xiiseeyo Barnaamijka oo soo dhiga I love you man
@MuhammedAli61765
@MuhammedAli61765 3 жыл бұрын
Mashallaah hamada keep goin 😘😘😘😘😘😘😘😘🤔😘
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll ✌🏽☺️
@aslidhaladali2573
@aslidhaladali2573 3 жыл бұрын
Hore u soco waad dhaantaa 100% youtubers badan oo isku mashquula , atleast waa lagaa faa’idayaa,
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Waa ku mahadsantahy hadalkaaga shrafta 🙏🏽♥️♥️
@mohammedali1527
@mohammedali1527 3 жыл бұрын
صباحو يا الدحيح 😂😂😂 وصل يا بطل 🙌🏾
@khaalidgeeddi4284
@khaalidgeeddi4284 3 жыл бұрын
Waar muuqaalkan waan sugaayey, hadda saaxiibadey ayaan u tegayaa oo lottery igu khasbeysee, hadhaw ayaan daaawanaya. Mahadsanid bidaaraw
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Ha igu fogaanin hee 🤣🤣
@omardiini
@omardiini 3 жыл бұрын
Saaxiib waxaan ahay mid daawada vidioda waan daawadaa balse noo soobadi
@Noor44443
@Noor44443 Жыл бұрын
Woow 30 minutes sooo happy
@deeqomagan2573
@deeqomagan2573 2 жыл бұрын
Hhh wliha fani baathy bro horay usoco
@jaamcyare6404
@jaamcyare6404 3 жыл бұрын
videogaga qufki firsada kuma cajisaayo hada dagalki 1aad so dhamestay kii 2aad hada dawanaya wana malinta igu horesay chanalkga so boqdo isla markina waku qancay chnalkaaga keep going bro🙏🥰
@blackrooster6580
@blackrooster6580 3 жыл бұрын
you're so funny wlh video walbo aad soo dhigto maku caajiso anigo sii rabo ayuu dhamaada bro Keep Going.
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid 😄
@g3_wa
@g3_wa 3 жыл бұрын
الدحيح فرع صومالي ماشاء الله استمر ❤
@2khanad
@2khanad 3 жыл бұрын
Bro make video of the blackhole plz
@munamohamed4319
@munamohamed4319 3 жыл бұрын
Habo waan ku salaamay waan sugilahay video ee so daa
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid maama
@anaskhayre8193
@anaskhayre8193 3 жыл бұрын
You are so funny and Smart. keep going my friend🧐😜😜
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Thank you 🙏🏽
@khapip201
@khapip201 3 жыл бұрын
nio maxa igu qasbay inan videoyadaada bilaaw ilaa dhamaad daawado🥰🥰🥰🥰wlahi you are the best🥰
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
♥️🙌🏾🤣waa kaa keensaday ♥️😄
@hazanik7hazanik778
@hazanik7hazanik778 3 жыл бұрын
Owdhere like halobadsho sidilo si arko talent buleyahy wlhi pro Adne qebta danbe liket yalayga ilowbin dheh hormar wcn legend✌🏻💯
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid masuul 🙏🏽👊🏾♥️waa igu ogtahay
@najaxjaamac9284
@najaxjaamac9284 3 жыл бұрын
Wow
@hamze875
@hamze875 6 ай бұрын
🎉🎉🎉 amazing
@mojeeztoh4364
@mojeeztoh4364 3 жыл бұрын
Waa farshaxan aad uqurux badan sida uu wax usoo gudbinayo✋
DAGAALKI 1AAD EE ADUUNKA
14:52
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 72 М.
Maasuuniyada ( goormeeh/sababta/ulajeedada )
15:24
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 55 М.
Самое Романтичное Видео ❤️
00:16
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 5 МЛН
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 51 МЛН
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 5 МЛН
Dinosoor faraxsan
13:02
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 27 М.
Waa Ku Jeclahay
14:53
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 32 М.
Cidlada iyo Kalinimada
18:04
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 40 М.
Barnaamijka Caalamka Iyo Islaamka By Abdishakuur Dayib HCTV Hargaysa
40:44
Ganacsiga qarsoon ee internetka (#darkweb)
12:57
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 61 М.
Taariikhda Cusmaaniyiinta
9:48
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 41 М.
Cunsurinimada Hanoolato
12:14
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 29 М.
Sababta ee Somalia 🇸🇴 dowlad ugu dhalan la’adahay
9:16
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 51 М.
SU’AAL & JAWAAB.( 5K dabaal dag )
28:25
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 33 М.
100❤️
0:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 7 МЛН
🤣МАЛО КУПИТЬ ЛОШАДЬ
0:18
Бутылочка
Рет қаралды 5 МЛН
МЛАДШАЯ СЕСТРА И МОРОЖЕНОЕ ИЗ АРБУЗА
0:41
ОЛЯ ПЕРЧИК
Рет қаралды 1,4 МЛН