War wa in anu isbarana NIMANKAN GARXAJIS anaga hoyado wasna ama bur fula ama silki hoyadin wasa war anigu diyar ayaan ahay wlh on en a marre de garxajis war GUUL S.A SUPER AWAL wlh gabilay ila berbera diyar All awal Allhu AKBAR
@ahmedmohamedyasin794510 ай бұрын
Kuma Cayaye ee one night umalayn maayo In aad Xejin lahayd ee soo daa?
@SaarasultannSaarasultann4 ай бұрын
Suldaan mawlid cali sabayse labka kiisa adag ❤
@Jamaalabdiow10 ай бұрын
Ciidagale ku majiro anaga dalkeyaga waanu jecelyahay habar yoonistaa xajiinta ayaa kugabata magaca garxajis
@mychannel-bq1mq10 ай бұрын
Waa runtii ninkii cid doonaya adeer baryo Ha Ku doono hadii reer ay noqoto diyaar baanu nahay Habar Awal
Suldaan wan kugu tageersanahay hadanahy mujahidinta💪
@AbdirahmanAdan-ru2ou10 ай бұрын
Awal iyo garxajis waa walaalo mana dagaalamayaan doorashaduna way dhici inshaa allaah siyaasi beenaale ah ayaa reerka dabada galiya markuu waxba waayo
@AbdiAli-xw3my10 ай бұрын
Ma naqan GARXAJIS jiilic wiicil ila anu wasno sidi 94 ki ma istagan wan wasayna wlh xiilkana AWAL cidan ahayn wlh qaban meyso haded ha laysbarto@@AbdirahmanAdan-ru2ou
@alinuromer587610 ай бұрын
😊 Dagaalkii Cumaamadaha oo Bilaabmey😊 2024😮
@anabomar249110 ай бұрын
Subeer power habar awal guuuuuul ❤❤❤❤❤❤
@Gufaaco10 ай бұрын
Labadiinuba isaaq siyaado ayaad ku tihiine Ilaahay ha naga kiin dhex saaro Waliba gunbaad tihiin Garzajis iyo awalba waa waxaan reer sheekh ka dhalan ayaad tihiin
Subhanallah!!! Waar kan suldaanka garxajis sheeganaya miyaanu ilahay ka baqaynin oo aanu arkaynin cadowga inoo tashaday ee ladoonayo in laynuga soo duulo? Anigu nin garxajis ah yaan ahay lakiin tan oo kale waa tii ay kufarxi lahayeen cadowga Somaliland. Waar shaydanka iska naara ilahayna ha laga baqo. La xawla wala quwatayn!!!
@cawocalicawodheman493810 ай бұрын
Garcajis isaaq ma tihiin xagaad ka soon jeeda Marti ebedleh noda
@HamzeMed-py6up10 ай бұрын
Waar waa youssouf darood
@xasansuudi456510 ай бұрын
Anu nasabkayaga waa la aqanaa adeere idinki waxad tihiin oromo oo horaa loo yidhi oromo fooldhaqatey jibriil abokor bay noqdaan
@IsmailJama-xo4gv10 ай бұрын
WAAR WAXANI NAAGAHA AHI WAY KIBIRSANYIHIIN OO ANAGA OO HJECLO AH AYAY ISKU HALAYNAYAA WALAHAY GARXAJIS XABAD DANBE INAANAN ISKU RIDAY QABSADA MUUSE AMA DADKA AF QADHMUUNKA KALA TAGA
@jamalskp728010 ай бұрын
Mucaarad lagaray laakiin hanjabaada ha la joojiyo waliba garxajis
@madarcali12210 ай бұрын
In garxajis wax la yuuso weeyi in kabaha lala dulmaaro weeyi garxajis gahaar habaryoonis weey kibreen
@mawliidhussein692710 ай бұрын
Adeer muuse doorasho ma rabaa wuxu rabo ayaan la qaadanay
@daallonetwork848610 ай бұрын
Suldaan maahee waaa shaydaamiin cidkale u shaqeeya
@axmedtimacade469310 ай бұрын
Waar suldaanku runbadana wllhi waa xaqiiq jirta
@aishabarakalaafikummahadss167010 ай бұрын
Good suldaan maahee waa samaan
@nasrasaleban612110 ай бұрын
anagu dagaal diyaar uma nihin anagoo sacad muuse ah
@TogdheerBurco-x3p10 ай бұрын
Dagaal laguma degdego laakii hadii lagu soo doonto axbaa layska celiyaa
@abdilahiyusufyusuf339510 ай бұрын
Aad ayaad u mahadsanthy inaader waa caqliga saliimka ah haddan nahy garxajis
@warso-spt17 ай бұрын
Waxa dumar baa ka tahay. Dhidhibso walaal. Koleyba inan baa taho adigu reer sheikh isxaaq iyo somaali oo dhan baa ka dhaxeysa 😂
HADDAA GABALKOODU DHACAY KURDISH IIDOOR YUSRAAY DIB DAMBE LOO KALA XISHOON MAAYO QARANKA DHIBIDAA QARANKA DHIBIDAA INOO YAR NASIYA BAL CIDDA QARANKA U HADHA 😂😂😂😂😂😂😂
@hiddowacan81110 ай бұрын
Huubo huubo huubo huubo huubo😅😅😅😅😅😅
@sssdddf850810 ай бұрын
Go ahead sultaan Allah yacizak
@raqiasaid203110 ай бұрын
Ilaahay dhexdiina nabad ha dhigo muuse ha u dayanina wax ma kala jecla ka roonaada waa manaxe
@sidrasirad947510 ай бұрын
garxajis ma xoolahii ba ka baxay oo way caydhoobeen kursigan ay u washeen markooda way helayaan lakiin wa inay wanag ku dooonan daalka yaaay wax wax uga qadayan ma ma reerha ay u hajabayan baa faraha baruuro ku haysta tan kale wadanku ciidamo leeyhay qofka aragaxiso noqda ee dagaal soo qada somaliland ciidamdeeda kama yeelayaan askaxooday gurayan walida joojiya garaxajisow gartaa ina snawayna loo gaysan jiray wadanka qas bad gelisen oo walahay sidi la idinka baqyo ayaad yuusaysan uun doqomo idin tahay war maxa umada idinka katooray waan xasuurta oo walahay riyaale wad caayi jirten qaarna wa la jirya qaarkiina barha bulshada ayay ka cayi jiren ahmed silanayo waxan xasuutaa ragi odhan jiray googarad baanu xidhanayna hadu gulaysto iyago marka isku dhejinaya riyaale oo aanay naf u hayn isaba ee ay ka cunayeen shilimada wadankaa dhan liqeen tuugta kala walaan wuxu riyaale wax u dhisi kari wayay iyaga lacagt aka cunayay oo laha dhab libax bad ku fadhidaye noogu shub imanki ba aka dhaqaqya tolkoodi bay ka fidnoobeen suldanka garaxajis odayga daharan iyo ki dhintay ian cabdulqadir laha si xun bay u hadlan dagalo iclamaiyeen wa khalad dadkan ciidamdii bay laayeen maxya cadow ka difacan dlaka iyagaba noqday cadow oo anakala hadhay shar badankooda isku raacayaeene bal dagalka waxa laga fiido soo daya dheh waa la baryaya uun 7 sano walahay bilahay way dulminayan muuse anigu garooman shegay dadkan muuse uun bay raban cid kale ma raban muuse horta am dad hore kalayay markay buurta gkorayen inqiilab bay waden wa ka dhicisoobay hadana taasay doonayan walahay inaydan inqilaabi karin wadankan ama washa ama wareera aniga garaxjis baa labada dhiigayga ku jira iyagana jarkeena ah lakiin karta ilahay baay taqna garxajis idinka gardran oo walahaya dulmi ayaad ku wadan muuse iyo beeshiisa intaasi odhan bay idin aamusueen joojiya walida h awalna waxan leyahay sida u dulqdanayseen u dulqataa ilahay iyo umadiisaba wa aragta dulmiga ay wadan qaybo ka mid garaxajis ha ku dayanina please ha soo qadan hubka imana laantooda ha ku dagalaman kursi walahay waxan xasuusta anago koonfur ku cyana kursi ba isku dishan war ialahay baa dadka u doora kursiga muuse wadankan wa u soo dagalamay in kastoo khalad badan uu galay wadanki dayacay waana qadar ilahay lakiin hadana inu dgalkaas xuduuda lagu soo xidhayo galo weeye hadal tiradan garaxajiskana meel ku turo waayo wa huuhaaa xagay adayan markay dalkoooda ku duulan malaha waxay is lahayeen inta daroodka dagalamayo ciidamda xagaas ku jeedan wadanka booaba walee tasi wa hunguri wax ka wayn la mariya wa dilacaa
@Gufaaco10 ай бұрын
Waa taa doqoniimadii lagu yaqaanay Doqontu 12 indhoodbay leedahay 1 shisheeyaha ayey ku eegtaa 11 sukeeyaha ayey ku eegtaa
Suldaan ilaahay ha Ku xafido waa rageedii geesiyada ahaa ee garashada dheeraa si gobanimo leh ayaad u gar naqsatay Gobi waa gob gobanimadaadu hadalkaagay ka muuqataa soomaalilander ee abtirsay sidaasaa loo hadlaya ama waa LA aamusaa guul intay salaadiintaasoo kale wadanka joogaan guulayso
@halwomohamed376610 ай бұрын
Soomaaliya ha israacdo
@jamuuriyadasomalilandhanoo459110 ай бұрын
somaliya xalay joogtaa???40 KUN OO CIIDAMO AJANABIYA AYAA KU HAYSTEE
@CabdiwasacBarkhadle-mz5ni10 ай бұрын
Hooyadaa usheeg ay waa runtii cabdi raxmaan
@Muxsin-1110 ай бұрын
Waxa suaal ah, subeer awal, sacad muse iyo ciisa muse garxajis maw babac dhigi karaan se mayska celin karaan aday dagaal noqoto?? Suasha xigta yaad isku halaynaysaan?? Ma abagadhe iyo habar jeclada dhulbahante xasuuqay??
@sssdddf850810 ай бұрын
garxajis waa tii shalay la eryaday faan mooyee wax kale ma hayaan maantana cirka soo dumiya
@ummulbaniinal702910 ай бұрын
Adigu isaaq ba ma tihide maxa ku dhex galiyay nabiibiye
@AbdirahmanAdan-ru2ou10 ай бұрын
Suldaanka hadalkiisu isa ayuu ku koobanyahay
@ibrahimali286010 ай бұрын
Kuma koobna ee anaka oo dadkii uu suldaanku matalaayeya ayaa ku raacsan. oo waliba u diyaara inaanu weerar qaadno.
@AbdirahmanAdan-ru2ou10 ай бұрын
@@ibrahimali2860 idinka oo aya ah??
@abdulkadiral-hashim313410 ай бұрын
Waxaasa wadanka walaaqay nijaas koofiyad loo soo galiyay ayaa wadanka rogay nijaas uraya weeye kani
@siciidcabdi482510 ай бұрын
Qaranka somalilan wan difacanayna insh allh
@TogdheerBurco-x3p10 ай бұрын
faqsh faqsh maxaa kaagal isaaq isku jawaabaaya
@AminaHirsi-f2s10 ай бұрын
Sudankubhadalka halkiisa ayuu dhigey❤❤❤
@somali4fun74110 ай бұрын
Iiman laawe, Calooshada ayad matasha ee Subeer Awal uma hadkaysid. Munafaq illahay ka go,ay oo Dulmiga tageraya ayad tahy
@somalilandguul985210 ай бұрын
Subeer awal ayuu matalaa waa suldaanadii LA arki jiray Gobi sidaasay u hadashaa
@jamalskp728010 ай бұрын
Cabdi raxmaan cirro haduu daacad ka yahay qaranka oo uu cod rabo muxuu odaÿaasha garxajis u odhan kabaxa siyaada oo magaca xisbiga ka daaya qabiilka
Waxaasi ma aha hadalkii salaadiintu ay ku hadli jireen. "Habar-Magaado" xagee ayey ku wadaan Somaliland?
@husseinshabel815810 ай бұрын
Adeer inaga daaya hadu suldanka garxajis khaldamay adigu ha khaldamin. 2 reer oo walaal ah ayaa nu nahay inaga daaya dhibaatada.
@maxamedcali743210 ай бұрын
Oo qabayalad Yaa idik caya badan xilig silaanayo
@mohamedosman557910 ай бұрын
YOU RIGHT
@YusufAhmed-tz9ve10 ай бұрын
Waa labadii ugu liitey lkn waxan eegsyaa sida uga jawaabaan dadweynaha labada reer labadaa nin ee liita waxan leeyahay umada ka xushooda cawaan yohow oo Allah ka cabsada oo aakhiradiina u tudha dalkan nabad gelyo ayaa lagu haystaa Allah hanoo siyaadiyo xabad waxay tahay dadka badidisu wey garanayaan umada ka fadhiista labayohow neef
@jamalskp728010 ай бұрын
Kan wariye maaha si dadban ayuu huwanta ula shaqeeyaa
@HiboMuxumed-qy4dq10 ай бұрын
❤❤❤❤
@ilyasrached54819 ай бұрын
C'est pas un vrai journaliste. Mais je me demande dans quel université a t il pu faire ces études de journalisme.......
@ismailgifta335210 ай бұрын
Wale waa masul
@faizaabdi996210 ай бұрын
Darood anagaa ah dagaalna lamaana galin reer ssc illaahay baa mahad iska leh dulmigii lagu hayay hayay ka dulqaaday allxamdllilah somalia oo dhan ay marqaati ka,ahayd hadana dulmigii baa idinku soo wareegay
@AhmedAbdi-lc2dj10 ай бұрын
Adeer odayanshaan ya nagaa qabta waar raginaa kofiyadahaa dhadheer leh ma waxaa weydeen dhashii reer sheikh issaq inaad ka dhexkalumaysataan Adeer reer sheikh waa haal qoys midaa ee Adeer shaqaa yeshaa .Adeer reer sheikh issaqoow ragaan aan cumadaada iyo kufiyadahaa aan ka ururinoo waay na waleen sanadka mantaa ah..
@abdifataahdeyibseid326910 ай бұрын
Somaliland guuuul iyo midnimo insha Allah
@ismacil902210 ай бұрын
Muuse reerkaliyi inu 7sano xaaar ladultaag nadoo waa gaf huwan
@abdullahiomarali524110 ай бұрын
Muuse Baxii wax kale kuma nacin Salaadiinta Garxjis ee wadani
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf10 ай бұрын
WAR ISAAKHOW HA ISDILINA CADOWGIINAA BADAN HATEERIHIINA EEGA
@iidahmed809910 ай бұрын
War anigu nin subeer awala lakin taladaa si sax maaha wa in ay dawladu lambada sultanba wax kaqabata
@mohamuudmohamed692610 ай бұрын
Dhadhn.maqnuud.baatah
@NouhFarah10 ай бұрын
Qarankii ma subeerwal buu noqday.dawladdu inay jawaabto weeyi.waxani dagaal laba reer cid kale shaqo kuma laha.madaxweyne reer baa laga dhigay.
@Jamaalabdiow10 ай бұрын
Suldaan haku dayan odayga xun ee aaqiro seegaa waa gocondhadii
@sharmaakhecisman887810 ай бұрын
Sacad muuse iyo habar awal waad kala saartaye sacad muuse u dayso
@jaamacnuur383510 ай бұрын
Suldaan waxaad ku joogtaa waa inoo dagaale laba reer ahaan laakiin habaqane ciidamada habeer laxawsan.beeshaada ku joog.
@abdullahiomarali524110 ай бұрын
Suldamada Wadani ee Garxajsi garaxjis qaban waa waxey maryaan iney yidhaadaan Haber Awal baan weerareynaa
@samowsamale349010 ай бұрын
Ma jirto meel uu ku yidhi, dagaal ayaan Sacad Muse ku qaadaynaa ee dawladda ayuu ka hadlay
@abdullahiomarali524110 ай бұрын
@@samowsamale3490 wu yadhi cuqashiisa kula soctaa mida kale Garxajis Muuse wax kalba Kuma haytaan waa Awsl naceyb 7 sasno ah was ilaa cigaal allya raxmee
@hoodomahaddiiriye130310 ай бұрын
Kkkkkn waaryaa suldaan munaafaq
@ادمادم-ط1ظ6ض10 ай бұрын
Futadaad ka hadashay
@munayusuf494910 ай бұрын
Wagaagac, haaa walee waa yaab hadaad rash ka dul rido, sariirta hoosteeduu geli lahaa😂😂😂😂