DIYAARADAHA ISRAAIIL EE YEMEN DUQEEYAY MA WAXAY ITSICMAALEEN HAWADA DALAL CARBEED?

  Рет қаралды 30,657

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

DIYAARADAHA DAGAALKA ISRAAIIL EE YEMEN DUQEEYAY MA WAXAY ADEEGSADEEN HAWADA DALAL CARBEED?
►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#Somalia

Пікірлер: 49
@saidaSalah-q7g
@saidaSalah-q7g 2 ай бұрын
JazaakaAllahu kheyr
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 ай бұрын
Ilaahoow guuleey xuuti yemen 🇾🇪
@mubarigyusufawed7075
@mubarigyusufawed7075 2 ай бұрын
Daalimiini ma guulaysato waa argagixiso xuuti
@Painkiller23248
@Painkiller23248 2 ай бұрын
Wararka HBN online aad iyo aad ban ogu xiranahay Laakin please Xayeysiinta Nagaso gaabiya. Mahadsanit😊
@Xalad.degdeg.ahmedia
@Xalad.degdeg.ahmedia 2 ай бұрын
Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN ❤❤❤
@JaamacNuur-o7k
@JaamacNuur-o7k 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@claahigoohe3779
@claahigoohe3779 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@DrGaadaa
@DrGaadaa 2 ай бұрын
❤wcs ❤
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 ай бұрын
Asc mowliid galab wanaagsan abti
@hashimsuley1644
@hashimsuley1644 2 ай бұрын
Dawladaha Carabta lacnada alle haku dhacdo
@falisa576
@falisa576 2 ай бұрын
Madaxda carbeed dheh Kuwasi carab sax ah maahan Wa yuhuud isku dhex qariya islaamka
@IbraahinNuux
@IbraahinNuux 2 ай бұрын
Ilaahaw kaqabo reer filistiin yuhuudka qarmuun
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 ай бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@daauudshiikh8265
@daauudshiikh8265 2 ай бұрын
HBN Yahuda waad ka cabsooneysin eixii Gaara natusa
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 ай бұрын
Waa suurtagal yuhuudigii masar sacuudiga iyo suudaan oo sida somalia oo kale dal burburay ah iyaga danbe Kuma laha lkn yuhuudiga Ina salmaan rushdi iyo yuhuuda siisi waa in la inaga dilaa nacaladi haku dhacdo siisi iyo Ina salmaan
@mohamedabdulkadr6146
@mohamedabdulkadr6146 2 ай бұрын
Alle hajabiyo shayaadiinta iyo cadawga Alle
@mubarigyusufawed7075
@mubarigyusufawed7075 2 ай бұрын
Waan soo dhawaynayaa in argagixisadii kibirtay ee shiicada yaman in cashar loo dhigay
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 ай бұрын
Waaaw bagistan hadayba hadashay kanasobexen hadalo adag arintu macnakale yelanaysa waxaynakenaysa inkhatar dhaba loqato
@muminamir-t1y
@muminamir-t1y 2 ай бұрын
✌✌✌
@AbdiMoumin-vv9lm
@AbdiMoumin-vv9lm 2 ай бұрын
Abdi muomin
@MeBukhari
@MeBukhari 2 ай бұрын
Too much xayaysiin
@sadam1318
@sadam1318 2 ай бұрын
haa maxaa kale hadaba xagee kale
@SalebanJaamac-ci9nc
@SalebanJaamac-ci9nc 2 ай бұрын
ربيع العرب oosootusceliyay bariga dhexe
@SalebanJaamac-ci9nc
@SalebanJaamac-ci9nc 2 ай бұрын
Gugii carabta kasootusceliyay bariga Dhexe 12 sano kadib
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 2 ай бұрын
Ilaaheyow,yaarabi,yaraxmaan dhulgariir iyo uduro aan dhamaad laheen Israel ciidamadooda iyo madaxdooda ku rid
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 ай бұрын
Saudi arabia wayi iska fageeyeen inaan laga weererin Yemen
@DUGOWABDULLAHI
@DUGOWABDULLAHI 2 ай бұрын
walal mowlid 19000 maahan wa 1900
@AishaBarre-m9f
@AishaBarre-m9f 2 ай бұрын
Talyani Bada cas maxaas kaqaban karaa dadki Awooda sheeganaayey aa gacanta kataagay ilaahoow munaafiqiinta isbaheysatay jibi
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 ай бұрын
Carab ama naagaha yuhuuda midna kama hadlayaan waxa ka Socda bariga dhexe
@abdulqadirwarsama1828
@abdulqadirwarsama1828 2 ай бұрын
Uma baahna ineey waddamadaa ineey soo dulmaraan UMURASHRAASH &XUDAYDA BAD ayaa u dhaxaysa Baddaa ayeey soo dulmareen 2000km ayaa ù dhaxaysa 2da magaalo 3000 km ayeey gaadhaan-2500 km 3tankers ayeey wateen Yuhuuddu
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 2 ай бұрын
Yemen lagama macaasho Sucuudigu holac ayuu uga yeedhay xuutiga
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 ай бұрын
Kanyu uwaramaya madadka miyiga kulahaa 19000km baysafren diyaraha israiil xayaysi miyalayiri gabiahanba dhulkarerfalastin xogakuhsystan umurashrash iyo yaman 2000km isujiran sasotahay 2jeer hawada shidal lagusiyay
@SafiyohuseenHuseen-oh9sq
@SafiyohuseenHuseen-oh9sq 2 ай бұрын
yaa Allah u mada u gargar😥😥😥😭😭😩😩😩
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 2 ай бұрын
MOWLIIDOW WAYNU OGEYN IN WADDAMADA CARBEED EE AY SOO DULMAREEN DIYAARADAHA DUQEEYEY XUDEYDA INAY AHAAYEEN KUWII AWELBA DAGAALKA KULAJIREY REER GAZA IYO FALASTIIN WAANA CADOWGII ISLAAMKA EE INGIRIISKU KUBEERAY WADDAMADA CARBEED KADDIB BURBURKII CUSMAANIYADDA
@sadiyaadan-x6o
@sadiyaadan-x6o 2 ай бұрын
19000.mawliidow Saxmaaha 2000.km.ayaa Udhexeeya.yamen.iyp.israel Sax.halkaa❤
@salebanaidid3997
@salebanaidid3997 2 ай бұрын
Waxaan kuu share garaynaa ma jirto waxaad tahay afhayeenka sahyuuniyadda
@XidigadhuuntaCirjiidh
@XidigadhuuntaCirjiidh 2 ай бұрын
Mowliidow xayaysiintiinu wa xad kabax
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 ай бұрын
Inkarba haysata carsbtii suniga ahayd iyo dawladohodii xutiyinti waudharanayan hadihawadoda losomaro sasoytahay iyagu wamarayan hawadodi isaiilna waxay uguhanjabaysa inhawadoda losomaray hadayudidan inaymarto markedana iyagaka argosandonto
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 2 ай бұрын
Ma F 15 baa ka mid ah diyaaradaha ugu casrisan aduunka? Sorry sxb wax aadan aqoon baad si khalada uga waramaysaa! F 15 in ka badan 51 sano ayay soo jirtay oo ay in service ahayd! Mana aha diyaarad casri ah! Waxaba ka casrisan diyaarada gabawday ee F 16
@Ali-xs3km
@Ali-xs3km 2 ай бұрын
Xoog Laguma marikaro wadan hawadisa wadan haysta difaca hawada Somalia oo kale xoog wa lagu marikara wayo Somalia dadkedii ayaba macaluulaya oo qamadi ay u waydey. Hawadeeda oo la maro Iska daaye, shidaalkeeda dhulka iyo badda ceegaaga hadii lasoo fagto ayaanay waxbo ka qabankarin beesha 5aad inay u ooydo mooyaane😂 ilayn 5 beelood iyo bar baynu nahaye😂... ad iyo ad
@mohnur341
@mohnur341 2 ай бұрын
Waar waa ninkii bashbash leh
@maxamedwaxkale7710
@maxamedwaxkale7710 2 ай бұрын
Carbta waa yuhud kalkal wayo israil ma cabareyi karaan warna kama didikraan
@adamenow9947
@adamenow9947 2 ай бұрын
Wax aan u jeedno Isreal ladifaacaa been waaye bad iyo markab majiro
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad 2 ай бұрын
Taasi been Maha bakistaa kuul
@cirjiidh77
@cirjiidh77 2 ай бұрын
HBN
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 ай бұрын
Waa suurtagal yuhuudigii masar sacuudiga iyo suudaan oo sida somalia oo kale dal burburay ah iyaga danbe Kuma laha lkn yuhuudiga Ina salmaan rushdi iyo yuhuuda siisi waa in la inaga dilaa nacaladi haku dhacdo siisi iyo Ina salmaan
@muminamir-t1y
@muminamir-t1y 2 ай бұрын
❤❤❤
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 558 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 76 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,5 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 558 М.