Diyaaradda madaxwayanha Maraykanku maxay dheertahay diyaradaha kale? ✈️ Qiimaheedu waa 3.9 Billion

  Рет қаралды 55,302

Waaberi Media

Waaberi Media

Ай бұрын

Diyaaradda madaxwayanha Maraykanku maxay dheertahay diyaradaha kale? ✈️ Qiimaheedu waa 3.9 Billion

Пікірлер: 95
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt Ай бұрын
Magacaygu waa Cabdiraxmaan cumur halkanina wa waaberi media kuso dhawada dawadayal muqalkena maanta It is one of the quotes that I have memorized during my time at waaberi Media
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p Ай бұрын
Also I've memorize it
@Engayub
@Engayub Ай бұрын
Legendku Halkaas barteeduu dhigaa😂 Qofkii la imaada CopyRight by Default bay u Qabsanaysaa
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p Ай бұрын
@@Engayub 😂😂😄😄🤣🤣🤣kkkkaka
@abdifatah9147
@abdifatah9147 Ай бұрын
Nio waad lakeenty wlhi 😂😂😂
@farxaanibraahim5268
@farxaanibraahim5268 Ай бұрын
aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qy9go8bv8z
@user-qy9go8bv8z Ай бұрын
Ala maxay raaxaysteen ' ilaahay waa ilaahay ❤❤
@user-wx2ot7wm9g
@user-wx2ot7wm9g Ай бұрын
Magacaygu waa cabdi risaaq cabdulahi halkana waa commentland kuso dhawaada akhristayaal qoraalkeena manta) mahadsanid usdaad cabdi raxman
@Engayub
@Engayub Ай бұрын
Magacay gu waa ayuub mohamed halkanina waa replyLand, Ku soo dhawaada wardoonayaal replygeena maanta 😂😂😂😂
@user-wx2ot7wm9g
@user-wx2ot7wm9g Ай бұрын
​@@Engayubwankaa hayaaa masuuul 😂
@Haffyy
@Haffyy Ай бұрын
@@Engayub😂😂😂😂😂
@AyouOmar
@AyouOmar Ай бұрын
​@@Engayubayoub sthy
@fiidowmrk
@fiidowmrk Ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@CadnaanAbdiQani
@CadnaanAbdiQani Ай бұрын
Xaqiqoyinka. Aad nala wadagto waxpadan. Ayan ka gorodh sanaY. ❤❤ salan sare. BROTHer
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Ай бұрын
Mahadsanid Abdirahman Omar
@awaleh23
@awaleh23 Ай бұрын
أَيْنَمَا تَكُونُوا يُدْرِكْكُمُ الْمَوْتُ وَلَوْ كُنْتُمْ فِي بُرُوجٍ مُشَيَّدَةٍ.
@Mahad-ih6rx
@Mahad-ih6rx Ай бұрын
Kusali rasuulka scw scw
@farhan_taffo
@farhan_taffo Ай бұрын
Waxaso dhan waxa ka qiimobadan waxa janada yala
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. Ай бұрын
Malakamawt iyo ciidankiisa hadii ilaahay uu usoo diro kaa madaxwaynaha ah, waxaas oo dhan suuf la afuufay cml bay noqonayaan 😂
@user-ee8ww1hc5c
@user-ee8ww1hc5c Ай бұрын
ninka kaliya ee dhalinyarta fahma horay usoco😊😊😊
@shuebmidow6459
@shuebmidow6459 Ай бұрын
Masha Allah guul mar kasto
@Yaasir-d4e
@Yaasir-d4e 7 күн бұрын
Mahadsanid macalin c/raxmaan 🎉
@user-dk5vd6xx9t
@user-dk5vd6xx9t Ай бұрын
Inshallah 1 million ayaan kuurajaynayaa zxp
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk Ай бұрын
Saaxiib waa bari media kasoo hadal madaxweynaha sucuudiga diyaaradiisa
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim Ай бұрын
Horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
@Hjllui8opooj
@Hjllui8opooj Ай бұрын
Salaaxu diin kasoo hadal😊
@CasayrFaarax
@CasayrFaarax Ай бұрын
Keep going legend
@Gole_sports-or3zt
@Gole_sports-or3zt Ай бұрын
Waan ku wataa masuul ❤
@MahadKijwa
@MahadKijwa Ай бұрын
Updirahman omar best teacher😍❤️‍🔥💋
@user-fh5sq4ot2e
@user-fh5sq4ot2e Ай бұрын
Mhadsanid wllo
@Hogaan-media12
@Hogaan-media12 Ай бұрын
Walal share out isamee
@user-hq9ip6il5j
@user-hq9ip6il5j Ай бұрын
Mnch Allah zxp hampalyo inta wa
@Jiraalka_Maanta
@Jiraalka_Maanta Ай бұрын
Waabari Media Sharfanid wll waxan Bahwanta kula Socota. Kamid ahay Afar,4.Sano iyo Shan Bilood. Hore u Soco wll.
@Aagane
@Aagane Ай бұрын
ustadiii website cashirida discount kumajiran numberka ilaama jawaabayo discount miyu dhamaday
@HiigsiEditor
@HiigsiEditor Ай бұрын
Ustaad Kaso Hadal please Madaxwaynaha Ruushka Diyaara Diisa Waxan Ra Jaynaya In Aad Qoraal Kayga Aanad yaraysan Doonin😢😢
@XassanKaamil
@XassanKaamil Ай бұрын
Niinka waa abdirhman omer Halkana waa waabari media Ku sodhawdw Daawda yaal Muqaalkena manta😮
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 Ай бұрын
Thanks Waaberi Media, A/rahman 232m oo dherer ah iyo celceliska sameyska dhamaan diyaarada oo ah 400m , tusaale qolka aan seexdo waa 4.5m keliya , lakin celceliska cabirka qolkeygu waa 83.25m , su'aasha isweydiinta mudani waxay tahay miyey le'egtahay maraakiibta waaweyn ee dagaalka ee xanbaara diyaaradaha oo dherer ahaan aan waxba ka weyneyn 250m , waxaan filayaa 132m , waa dherer cajiib ah runtii,
@abdirizakadan6389
@abdirizakadan6389 Ай бұрын
Filimka Airforce 1 down qofki firsaday fahmi karo
@SabrinAbdi-ef1kn
@SabrinAbdi-ef1kn Ай бұрын
0:22
@BARISTAMOL
@BARISTAMOL Ай бұрын
Waabari media waan ku salamay ugaas 😊
@hamzemoha9113
@hamzemoha9113 Ай бұрын
Wll qiima dhimistii wali ma socotaa
@JidibleDoon
@JidibleDoon Ай бұрын
Wabari🎉
@CabdiRahiimXasan-pu7qc
@CabdiRahiimXasan-pu7qc Ай бұрын
Fast vidio🥰
@user-xm1fy7zw4u
@user-xm1fy7zw4u Ай бұрын
الحمدالله
@Engayub
@Engayub Ай бұрын
Halka madaxwaynihii Iran lawaayay xattaa mayshay ku la dhacday madaxwaynhoodii dhammaa😂😂 BALAAYA Qashin ha raacdo😂
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Thanks
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 Ай бұрын
Hayej
@user-fo3uy1fo4d
@user-fo3uy1fo4d Ай бұрын
❤❤❤❤m.a mclnkena wabari❤❤❤❤❤❤❤
@daacadchannel2798
@daacadchannel2798 Ай бұрын
Waa cajiib
@AbuukarBaashi
@AbuukarBaashi Ай бұрын
Sxn Nala wadaag dahabka u keedsan dowlada mareekanka iyo qiimihiisa 👈👈👈👈👈
@user-cy1rv1dg1n
@user-cy1rv1dg1n Ай бұрын
❤❤
@Gaaldile-fs6ee
@Gaaldile-fs6ee Ай бұрын
Pro
@axmedxayoow7.
@axmedxayoow7. Ай бұрын
First comment ❤😅
@user-xm1fy7zw4u
@user-xm1fy7zw4u Ай бұрын
Asc wllo setahay
@Claahi-xy5jo
@Claahi-xy5jo Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yacquubaadan443
@yacquubaadan443 Ай бұрын
Asc
@asadyare6879
@asadyare6879 Ай бұрын
Wan ku wataa niyow nolow bro🎉
@BukhariMohamed-sf6uz
@BukhariMohamed-sf6uz Ай бұрын
@FaysalMoha-jr2ji
@FaysalMoha-jr2ji Ай бұрын
Next somali airlines wll Thanks 😊 🙏
@Abdihamik
@Abdihamik Ай бұрын
Maracade guulayso
@MubaaRik1
@MubaaRik1 Ай бұрын
Oo muxuu isla qarinayaa talow ilaahey miyaa laga dhuuntaa. Yaa u sheega ama diyaarad ha fuulo ama dhulka haqotee maalinka uu bariiskiisa aduunka ka dhamaysto inaan daqiiqad loogu dareyn
@mowliidmuuse-xg5sd
@mowliidmuuse-xg5sd Ай бұрын
waad mahadsantahy abwaan abdiraxmaan omar waxaad kasoo hadashaa diyaarada madaxwaynaha turkiga
@CasayrFaarax
@CasayrFaarax Ай бұрын
G
@salem7599
@salem7599 Ай бұрын
✈️ waa diyaarad aad u weyn
@user-db5wf7xj3b
@user-db5wf7xj3b Ай бұрын
Abdirahman omar
@Apdi_maalik
@Apdi_maalik Ай бұрын
Wll diyaarada putin kasoo hadal
@AxmedRecaps
@AxmedRecaps Ай бұрын
10k like I.a😂
@AyaanleYuusuph-th2es
@AyaanleYuusuph-th2es Ай бұрын
Saxib ka soo hadal diyaarada maxwaynaha ruushka butin
@axmedyare-fl7mp
@axmedyare-fl7mp Ай бұрын
Wxaa aa noo sheegayso wxba kama jiraan 😂😂😂 gaalo wixii ay sheegto anagu rumaysan mayno doqon yhy sidaada oo kale maaahin Al yasin 105 baa lagu bur burin karaa hadii lagu tijaabiyo sida tankyda yuhuuda ee 6 millon yan by joogaan wxaaa wxba maaha
@DALMARXasan-us3qo
@DALMARXasan-us3qo Ай бұрын
Majiraan diyaarado kale oo Lamid ah Ama madax wey na yal kale oo is ticmaalo Diyaara da kale oo noocaana
@abdullahiabdi6301
@abdullahiabdi6301 Ай бұрын
Borkiino faso barnamij ka Diyaar ustaad &afganistan
@maxaanCunAnkuCunAker
@maxaanCunAnkuCunAker Ай бұрын
&€✈️
@MohameddekDek
@MohameddekDek Ай бұрын
Waxas oo dhan wa bun buninta tiro belka ah ee Americanku lagu yaqanay only
@umumaxamedamiin2185
@umumaxamedamiin2185 Ай бұрын
Been badanaa madaxda hankooda lacagta kujinka eh ee igu tala galeen inee ku bajiyaan yaaba ku tijaabiyay goormee ina wax walbo lagu weeraray iska maareysay yaasiinka qasaam kuwoo dhalaaliyaybo saas oo kale ee noogu xayeesii haayeen aa isqabano anaga oo mideysan markaas aa idinku dhex dubi doon naahe runey yaaku sheego
@guledciidle3713
@guledciidle3713 Ай бұрын
Ta putin soo gudbi
@axmedyare-fl7mp
@axmedyare-fl7mp Ай бұрын
Wxaan aa sheegyso Farsamada ilaahay baa ka weyn lkn adi jaahil baa thy wxaas kula wayn lkn ani xagayga wxba kama ahan
@naasirmuhumed2441
@naasirmuhumed2441 Ай бұрын
Ma kuu imaada doors dooraa hee make cunaa haa
@Apdi_maalik
@Apdi_maalik Ай бұрын
Macalin diyaarada valadamir putin kasoo hadal
@user-db5wf7xj3b
@user-db5wf7xj3b Ай бұрын
Calanka Djibouti kaso shekee wa codsi
@EkilasGeraji
@EkilasGeraji Ай бұрын
Waxaasi waa buunbuunintodii sidii taangikii Israel ee markeva la lahaa wax burburin kara ma jiraan iyo halkii uu ku danbeyay
@user-pb5jp5zz2m
@user-pb5jp5zz2m Ай бұрын
Sirdoonka double agent ladhaho kasoo hadal taliye
@AmEin-Dimaria8
@AmEin-Dimaria8 Ай бұрын
Ilahyoow la luntaa gaalka gaalku dhaly
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p Ай бұрын
Lkin Africa yaa umaqan madaxadeena inkaarbay qabaane 😂😂😂😂
@Inacarale
@Inacarale Ай бұрын
Ilaha umaqan africa😂😂
@azli5079
@azli5079 Ай бұрын
Aduun kala tag orod se maaha anaga kuweenu maxay ku safraan tolow ethiopian airline aaar inagaaa😂😂😂😂😂
@Apdi_maalik
@Apdi_maalik Ай бұрын
Next vladamir putin kasoo hadal
@MohamedAhmedSheikhQasim
@MohamedAhmedSheikhQasim Ай бұрын
Plz next greater somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Ай бұрын
Waxas waxba jama Jiraan Waa Buun buunis Ay Saxafadoodu samaysay Markaa kada Adna Buun buuninta 😂
@axmedyare-fl7mp
@axmedyare-fl7mp Ай бұрын
Adi hadba wx baa noo faanin😂 markii aa tan russia sheegysay saan cml u hadlysay oo wxaa lahayd waa diyaarada ugu fcn hadana tan baa noo faanin wxaagu waa xayeesiin
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 Ай бұрын
Xayaysiin ma ah laakiinw aa laba diyaaradood oo casri ah .
@dekeofficial8817
@dekeofficial8817 Ай бұрын
Mida rushak noso gotbi
@user-vt2oc7ys4s
@user-vt2oc7ys4s Ай бұрын
Dieu seul qui peut attack facilement
@user-bc9fq8nl3y
@user-bc9fq8nl3y Ай бұрын
❤❤
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 12 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 16 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 7 МЛН
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
0:58
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 4,4 МЛН
GiGaMoN! 5 🗿 #gigachad #sigma
0:53
The Logan Chitwood
Рет қаралды 10 МЛН
A young mother couldn't calm down her baby at the lesson #shorts
0:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 8 МЛН
Этот парень написал картину... 😎
0:29
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 7 МЛН