@@murtiiyomadadaalo9062 sxp aniga ayaa kuu saray adna iisaar
@Cabdixakiinchannnel4 жыл бұрын
@@murtiiyomadadaalo9062 waan kuu saaray lbx Adna iisaar
@KINGMOHA53884 жыл бұрын
sxb waan kuu saaraayaa ii saar
@tumbujeali60404 жыл бұрын
Dj subeer waa fanaan fanaan qabiil iyo qaran ka laha waa sidii nimanka ganacsadayaasha 👌
@abdulwahabmohamed44444 жыл бұрын
Dj super Magaca ha jiro Ayaa kuleyay pro Adna zhiinaw parizka cad Iskadaaa 😎😎
@abdiladiffuunbe37574 жыл бұрын
Dj supeer inta dareensan inuu ku xabeebsaday show yadii suldan seerar like sara
@malyuundhoore20134 жыл бұрын
Masha allah Dj Subeer waa Mawaadin dadkiisu isku mid yahay 🇸🇴noolow walal Somaliawayne Adoo kale qolbogooda iyo fahankooda allah ka dhigo amin ❤️👌✅👏🏼👏🏼👏🏼
@vp106cy44 жыл бұрын
😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣kaasi waa caqliga qaddwynta
@liiliijiyeliiliijiye85514 жыл бұрын
Haa wlhi beenta maha DJ subeer waa Nin qalbi fcn oo Somali u simantahay wadani Somaliyeed
Anaaba cabaaradan iswaydiinayey hadana waxaan is iri midhaa waa indhahaaga ciyaalka xaafadu isku doontay
@seibjilly76034 жыл бұрын
ziazi_ King ma ila aragtay
@gtsgabileytube24284 жыл бұрын
mayee muraayadiibaa maqan
@saidofarah91954 жыл бұрын
Masha allah DJ subeer waa is badalay qurux noqday waxaa sameysay noo sheeg🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdifatahfarahhamud64264 жыл бұрын
Allow nin wax ogeen hacadaabin, Shiinow odeygu haku ciyaarin.
@Cabdixakiinchannnel4 жыл бұрын
Sxp subscribe iisaar Ilaahay haku sharfo ifkaa lagu yahay walaalow
@sultanmohamed14844 жыл бұрын
DJ subeer xaflad aad leedahay Somaliland baan ahay baan joogay. Caawana sidaasaad u hadashay. Yaan lagaa waayin.
@somalidiihore28014 жыл бұрын
Sultan Mohamed somaliland iyo qadiyadda gooni isutaaggu waa kala laba wanalagu kala qaybsanyahay muhiimadu waa in ruux walba fikirkiisa lagu ixtiraamo.
@istaahililkacase45594 жыл бұрын
Waa diidr subeyr iyo shina culay
@ridwantimo41644 жыл бұрын
10:57 mad fac ayuu ku riday kulahaa ma reerkoodan qurbaha u badnayn🤣🤣🤣 shiinow anuu goortan gacanta ku taagy somali kumy aqoon Fb bage
@tormundgaint10224 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@aishaaadan89054 жыл бұрын
Waad ila aragty😂😂😂😂 shiine afkas ayaa cun cunayo hadu meesha qabiil keenin
@beezanijmofficial11054 жыл бұрын
Reerkiisa dibada u badneyn miyaa kulaha nacalaa sheydaan ku yaal
@beezanijmofficial11054 жыл бұрын
Reerkiisa dibada u badneyn miyaa kulaha nacalaa sheydaan ku yaal
9:50 jawabta uu bixiyay Dj si cilmiyay san bu ujaqabay rageedii kkkk suldaan serar waad waday? Maye isaga iwaday 😂😂😂
@abdikaydmohamed11344 жыл бұрын
DJ zupeer nin qaaLiya with zhiine cuLay pic respect ✋❣
@ducaysan52624 жыл бұрын
DJ subeer cawa wuu iska kaagadhay kolay manoqdeen nin magacle haduuna woxogaa kor iskaga qadin qabyalada lkni soomalidu waxay tidhi gowso abeeso hoos ka xidhiidhsan😂😂😂😂💚💭❤
@AhmedMGuhad3 жыл бұрын
Reerkiisaan dibada ubadnayn miyaah?.🤣
@aminakulil76964 жыл бұрын
Dj suber nin ay somali nimada ku weyntahy
@cabdimawel19324 жыл бұрын
Kaaa caloosha weyn Dj siiigo duriyada kama mid ah qadaadweyn qadaadweyn dhashy
@h-mohamed42244 жыл бұрын
Boqorka shanta dj subeer
@abdullahiabdinur9474 жыл бұрын
Dj subeer haduu furan lahaa oo show kasta uuqaba nayo uu soo dhigi laha lacag aaan cadi ahayn ayuu ka sameen laha wiil camer man ah na samaysto sida dj caalam ka Dj snek dj khalid
@hodonahmed14774 жыл бұрын
reerkiisaan dibada u badnayd dibada😂suldaan wlee waa runtiii shiiine culay😂😂
@ahmedshariifnoor20224 жыл бұрын
Fanan ma rabno 😁😁🤟
@abdulrahmanothman56754 жыл бұрын
Suber waa geesi somaliyeed.
@ahmedyasiin27174 жыл бұрын
Shiine culay laandhere banan dagay😍😂😂
@Abdiwadud_Fanig4 жыл бұрын
Dj subeer suu u qaylinayay buu xabeebsaday 24hours show buu taagan yahay
@jamesbrown71024 жыл бұрын
Waxani wa rèer miyi
@Fadxifunny994 жыл бұрын
Fakhri ku dil dheh
@naciimaahmed60614 жыл бұрын
Dg ga qaaliga sharf wacn😘
@aliwayeel85234 жыл бұрын
Ina cabdile xasan ayaa hore u idhi hadalku waa laba uun waa kii lagu maah maaho iyo kalmadi lagu qoslo marka kalmada uunba wax kaftan lagu qoslo KU jirtay sxb kilibka ( suldaan seeraar ma cid reer kooda ah ayaan joogin meesha maad seegin hadalkaa ana xan waxan KU maqlay reerka suldaan kaso jeedo yurubta waa KU yaryahay ee xaga iyo ameerika ayaan laga daba hadal kolay wixi intaa ka badan shiine ayu warkiisu dheereeya ee isagaynu suaali doona
@savageboy18444 жыл бұрын
Shiine culay legend ❤️
@khalisuleman93894 жыл бұрын
Shiine waa af miinshar maqaaxidisuna aad bay uu shidantahay🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abasali22374 жыл бұрын
Shiine maanta ma coronavirus aya ku dhacay waside wejigiisu hhhh