Guess the singer

  Рет қаралды 270,737

Qays Qeyser

Qays Qeyser

Күн бұрын

Пікірлер: 810
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. 8 ай бұрын
Muuqaaladan waan soo badin doonaa hadii aad 20k like gaadhsiisaan Sxbyaal dhamaantin waad mahdasanthin
@apdizakhussein7967
@apdizakhussein7967 8 ай бұрын
beta squad naga bareje qaysow gulayso zhp❤
@yuusufaxmed5425
@yuusufaxmed5425 8 ай бұрын
qaysow wa copy from beta squad
@ZIKAWIOFFICIAL
@ZIKAWIOFFICIAL 8 ай бұрын
TliYe SafaradeeniiBaa DhaamaYy Ba malaHa❤😂
@KhadiirMadar
@KhadiirMadar 8 ай бұрын
qays qeyser legends 😂😂😂😂
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 8 ай бұрын
Horto ma barnamijba mise idinko waqti iska lumis iyo asxb kulantay uun ah bad samaysen mise waa ku tala gal ma fahmin
@QayserQayser-w8t
@QayserQayser-w8t 8 ай бұрын
Copy from Beta Squad ama chunks team kiisa😂😅
@kingmoha-x6x
@kingmoha-x6x 8 ай бұрын
Ha wllhi
@jimcaalecumar4650
@jimcaalecumar4650 8 ай бұрын
Waa caadi kaa siba mid buu kasoo koobiyeeyay😂
@munnaabdi8971
@munnaabdi8971 8 ай бұрын
Kan aan waxba qaban ee iska fadhiya ka xun
@namelos2963
@namelos2963 8 ай бұрын
KZbin oo dhan ba, wada coppy ah. Bariiiska hala wada cuuno qof walba calaafkiii kaasiba Asad hagoi ayuu ka copy gareeye😂😂
@Yaya1v99
@Yaya1v99 8 ай бұрын
Masheege marka
@sahromaxamuud-qb4ow
@sahromaxamuud-qb4ow 8 ай бұрын
Hhhh wllhi qosol iguma harin noosoo badiya anigu yariisow baan watey😂😂😂😂
@ZackMohamed-wx6jj
@ZackMohamed-wx6jj 8 ай бұрын
ka funaanada sibidhigaa xidhan waa niyad same 😂😂😂
@AbdirahmanNuur-g8z
@AbdirahmanNuur-g8z 8 ай бұрын
1000 like fans halkan joogo ee taageera the real geot Cristiano Ronaldo ❤
@Primecrown01
@Primecrown01 8 ай бұрын
Inta aaaanan dhameeesan barnaaaminka ayaaa garty qofka fanaaaanka waaana fanaaan yariiisow alfanaaan MUSTAFE kante😂❤
@MiiraKhadar
@MiiraKhadar 8 ай бұрын
Mustafe kante mahaa ee caadi bal u fiiri😮😮
@AbdifatahAbdisalan-p9m
@AbdifatahAbdisalan-p9m 8 ай бұрын
Ninkaa mawlid zaam waan ku hayztaa yaa iGu raaczan 🎉
@ayanmahamoud6327
@ayanmahamoud6327 8 ай бұрын
Dad aad garanaysaan baad leedihiin gartaa sidee wax uwadaa Qaysar ❤😂
@Kamaal_shirwac
@Kamaal_shirwac 8 ай бұрын
Mahamed somali wan garty walhi 😂
@MaxamedMaame-zu4dl
@MaxamedMaame-zu4dl 8 ай бұрын
Ninka cod aad io aad u mcn bu leyah wlhi ❤
@Koutharkiin
@Koutharkiin 8 ай бұрын
Qaysow baryahaan KZbin waad ka caajistay tiktok baad u badatay ee xagaan inaga xooji wllky💯🙏♥️
@Xxxxxxx-s2s
@Xxxxxxx-s2s 8 ай бұрын
Ileyn copy garynta somaalaad u ahydeen at least maad si fiican ugu eekeysiisaan 😂
@faadumomahamed9725
@faadumomahamed9725 8 ай бұрын
Somali anapa zi grty shida ne waa niyad same qeysow parnamijydn so badi😂😂😂
@AmiinGoud
@AmiinGoud 8 ай бұрын
Abdalle Jamaal legendary 🎉😂
@somaliyameni202
@somaliyameni202 8 ай бұрын
Alfanan ciso see wax tiri 19:03 waa erayadii o kac**sady😂😂😂
@raxmacabdirashiid5824
@raxmacabdirashiid5824 8 ай бұрын
qeysaw waxan video series ah ka soo dhig oo dad aydaan idinku garaneyn ha la idiin soo diyaariyo kuwan waa intii aad garaneyseen oo codkooga la garanayaba wajigooduna caadi uma qarsoona 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Sumayo987
@Sumayo987 8 ай бұрын
Masha Allah inamadayadii qoslokiina inama caad maha
@IstahilAbdi-nw6kv
@IstahilAbdi-nw6kv 8 ай бұрын
Wwww mawliiid walhi cod bad hysaa❤❤
@Zack_Officiall
@Zack_Officiall 8 ай бұрын
Maxamed jamaal iyo niyad same ama guray ka kale wa mawliid zaam Wuxuba asxbta qays Wnu fahanay filimkas 5:19 😂😂😂
@YasinYasin-wo4jw
@YasinYasin-wo4jw 8 ай бұрын
Dhal gobeed salaan gobeed ❤❤somaliland
@Samo-wade
@Samo-wade 8 ай бұрын
Walhi cadaalad mataalo meesha mawlid zaam baa ugu shidnaa 😮😊
@amiinwarfaa7686
@amiinwarfaa7686 8 ай бұрын
Niyadsame qosolki oo qof ah🥰🥰
@fadxiyaodeytrue9601
@fadxiyaodeytrue9601 8 ай бұрын
Aaar kuwanaa been badanaa rag ay zxp yihiin oo codkooda xataa riyu garanayaad kulahaa ma garanayno😂😂😂 lkn dawanahy😅😅
@drhd1043
@drhd1043 8 ай бұрын
Nio midhaas way na joidhsiiyeen😂
@HaaruunKhasaaro
@HaaruunKhasaaro 8 ай бұрын
Dhuuntii Bullaacadahaa saaran kulahaa Qays Qeyser.😂
@Sihaameyy_
@Sihaameyy_ 8 ай бұрын
Mawliid saam best singer❤
@ayanahmed1138
@ayanahmed1138 8 ай бұрын
😂😂😂😂 Qeys Qeyser wll qali Number 3 wa Benti oo qof ah wlhi
@amaal951
@amaal951 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AbdullahiQuluxiye
@AbdullahiQuluxiye 8 ай бұрын
Saxiibayaal isoo raaca channelka cusub
@qurcudboy6506
@qurcudboy6506 8 ай бұрын
Qays qayser zhp inaa barnaamij kula sameeya rapaa zxpky qaliyaw ❤❤
@caroowemahdi6819
@caroowemahdi6819 8 ай бұрын
😂😂😂 goorma 😂😂
@roodaahmed7079
@roodaahmed7079 8 ай бұрын
ANIgaPa iLa zmeh😂😂😂😂
@Hamseshujaaci1
@Hamseshujaaci1 8 ай бұрын
Ma dad waalanbad noo haysataan😂soydinka is wada garanaya ee wada joogey maanta dhan 😂
@sumeramoha9892
@sumeramoha9892 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@nok_finish
@nok_finish 8 ай бұрын
car Burco Video kasoo samee 1 like
@NiciimaAhmed-gu2um
@NiciimaAhmed-gu2um 8 ай бұрын
War qaysow noo so badi😂😂😂 saa u qoslay caawa😂😂
@amenibrahim9596
@amenibrahim9596 8 ай бұрын
From minnesota USA 🇺🇸 qays qaysar Great youtuber ever seen
@nimcohassan1495
@nimcohassan1495 8 ай бұрын
Qaysaw wada qosolbad tahy aptii❤❤❤
@nuseybaismail1777
@nuseybaismail1777 8 ай бұрын
Dad aad garaneysan ha kenine dad eyna waligin arkin oo codkoda maqlin kena sabu ku macanan ka 4 inu maxamed somali yahay cabdale walalki anaba fahmey😂😂😂
@nimcacali4980
@nimcacali4980 7 ай бұрын
Yarisow ayaaaaa cd mcaan wlhi 😮😮😮😮waaaaaw
@cabuud16
@cabuud16 8 ай бұрын
#BETA_SQUAD The Somali version 😂😂😂
@Samiir_yare1
@Samiir_yare1 7 ай бұрын
Wxan raba inan noqdo KZbinr wxanan ku haminayey 5yrs ka hor, Mashrucygu wa ii diyaar, kaliya wxn raba inad igu cawiso camerad io microphone. Abaalkasna wliga an ku hayo.
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 8 ай бұрын
Soo badi taliye mahadsanid wllky qeys qeysar 😊🎉❤
@ixsandayib5150
@ixsandayib5150 8 ай бұрын
Ala maxamed jamaal soomaali isma qariyo hadalkiisu wan gartay😂😂😂😂😂
@Suhayb_Mohammed
@Suhayb_Mohammed 8 ай бұрын
Abdalle jamaal legendry ❤😇
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 8 ай бұрын
Fanka allha kawada madoobeeyo waa wax aan ilahay ogaleen oo xaaraan ah dhagesigeeda wax aabaal marin uah rasaaas naareed ooo ladhalaaliyay😢ilahayoow kawada madoobeeeey😢
@xamdabintuguul2040
@xamdabintuguul2040 8 ай бұрын
Wixii shidan anaa ka shidan waa niyad same sawmah
@muzamilali2949
@muzamilali2949 8 ай бұрын
Intan somali da ku jirta mediaha barnajka kaliya in u qiray code of conduct wa adinka keep going inta kale cay bad ugu tageysa congratulations youths
@Hargeisaawi
@Hargeisaawi 8 ай бұрын
Abdirahman abdiweli mohamoud Qayska 🎉💯🙏
@Motivationalvoice-k3o
@Motivationalvoice-k3o 8 ай бұрын
Anagad ragi lagranayay no kenaysan anagba fhmayne😂 go forward bro
@Dekabdalla
@Dekabdalla 8 ай бұрын
Haraaday intaan hebleynaayo hestaas igu caawiya yaa qaaday
@AmeinCabdi
@AmeinCabdi 8 ай бұрын
QaysooW SaFar daLxiiSaH iGu CaSuuNn KaaPe 🙏😭
@Aliyaa698
@Aliyaa698 8 ай бұрын
😂😂 Mowliid Codkisa marku Hadakayban Kartay Mohamed somalina wala Garanaya
@maxamoudmahad958
@maxamoudmahad958 8 ай бұрын
Qays qesar sxb mcn waan ku wataa sxb sare
@Filsan6236
@Filsan6236 8 ай бұрын
Dadka reer waqooyiga ah waa dabeeci cod deep ah xaraabo an is yeel yeel ku jirin iyo hadal murti leh inay faqash i dhahaan hadaan ka yaabayn waan guursan lahaa hh
@khalidyusuufat000r8
@khalidyusuufat000r8 8 ай бұрын
alla dee walal cidla ayaad ka booday Cidina faqash ku dhihi mayse welcome
@Mariamitio
@Mariamitio 8 ай бұрын
Walalo faqashow welcome
@argsanahmed2368
@argsanahmed2368 8 ай бұрын
Wixii shidan anaa ka shidan waxa weeye niyad samee😂😂😂
@bilanmohamed3948
@bilanmohamed3948 8 ай бұрын
J'adore ❤
@SakariyeAxmed-j7s
@SakariyeAxmed-j7s 8 ай бұрын
Hand bands❤❤😊
@AbdifataxSuuriya
@AbdifataxSuuriya 8 ай бұрын
Wllhi mawleed the best wuu noo dhuuntey ❤
@xamdikayse9697
@xamdikayse9697 8 ай бұрын
Haa walhi Mohamed Somali isagaba Ka cod mcn
@mumtaazfarax7229
@mumtaazfarax7229 8 ай бұрын
Kan sadexaad qof kastaba garanaya waa kii sxpkaga ahaa oo KZbin kaga dhowr jeer ka soo muuqday barnaamijkii school ka mclnka ka ahaa hana gadinana😂😂😂
@HodoQaniyo
@HodoQaniyo 10 сағат бұрын
Numper 4 waa somali numper 3 waa qays zhiipkii😂❤
@Dahapo2
@Dahapo2 8 ай бұрын
Anagiiba garanayna😂 dadkan Lkn Wanu iska kiin dawanayna keep going 🎉🎉 prt2
@najmadhameyz1021
@najmadhameyz1021 8 ай бұрын
Niyad same😂 Mowliit zaam😂
@aytoz4232
@aytoz4232 8 ай бұрын
Barnamijka ugu yaraan inaad voice changer isticmaashaan baa haboonayd ama dad aan la garanayn aad keenta Beta squad ayaad ka soo copy yyeyseen dabeeto wixiiba wd qaladeen
@vidasi7735
@vidasi7735 8 ай бұрын
Waa barnaamij qosol ah runtii 😅🤣👏
@nimcohodan2251
@nimcohodan2251 8 ай бұрын
Maxamed somali anoon arag ban garaty ❤ilma Jamal iyo qays wan idin tageera
@zayidaliabdi5736
@zayidaliabdi5736 8 ай бұрын
4 qofba waad garanaysaan dad aan LA garanayn soo uruuriya lkn si wacan iskugu daydeen 😊
@sakibarkhad1850
@sakibarkhad1850 8 ай бұрын
ha wlhie 😂
@engmatan1308
@engmatan1308 8 ай бұрын
Top ayaad tahay sxb
@najmadhameyz1021
@najmadhameyz1021 8 ай бұрын
Number one mowliiit zaam ❤️😂🫶
@Diri-ml7lk
@Diri-ml7lk 8 ай бұрын
Fanan yrisow ba codkisu fadhiya nio...siduu teenbada uga saray ba ka yaby inta udanbyza..ciyrta finalka
@King_maanoh
@King_maanoh 8 ай бұрын
Al fanan wixii ka shidan ana ka shidan wax kle wllh😅🔥🔥
@moomar4185
@moomar4185 8 ай бұрын
Cabdalla jamal cod baa ku duugan wale
@Sihaam_TG
@Sihaam_TG 8 ай бұрын
Asxaabtoodi bay u yedhen no creativityyyyy 👎🏽👎🏽👎🏽
@munamahamed1999
@munamahamed1999 8 ай бұрын
😂😂😂😂 whi waan qoslay Dhunta bulaacadaha kulahaa qays dhibadanaa 😂
@yasiin-guray
@yasiin-guray 8 ай бұрын
Barnaamujku mid fiican heesuhu maaha shay xun oo waxa la yidhaah waa dawada qalbiga lakiin fanaanada qaar ka mida xuquuqdooda ayad ku tumateen
@sahalabdi5534
@sahalabdi5534 8 ай бұрын
Qaysow zxb barnajimyadon kle dad social media ku cusub lakeena ee bal isku day inqd dadkaa hore looyanaqo soobadsho inshallah thanks.
@zamiiraadan4618
@zamiiraadan4618 8 ай бұрын
oo imka nimadan ma waxd noga dhigaysan qaar anan garanayn 😂😂
@ehsanmohamoud5242
@ehsanmohamoud5242 8 ай бұрын
Intad afar saxiibo tihin u yeedha kuleedahay guess the singer barnaamijka next time ka iska so hagaaji walalow
@AhmdShokeh-dc9zw
@AhmdShokeh-dc9zw 8 ай бұрын
Laxanku waaxay ? Waa erayadii oo kacsaday😂😅
@HaniBashir-z4n
@HaniBashir-z4n 8 ай бұрын
Number 3 qaraxyada sameysanayaa waa niyad same😅
@zakimuhumed2413
@zakimuhumed2413 5 ай бұрын
😂❤
@hibacooking4859
@hibacooking4859 8 ай бұрын
Video yada qaysqays is not easy😂
@MaariyoDaauud-cz4qt
@MaariyoDaauud-cz4qt 8 ай бұрын
Woow
@User-MubashirMahad
@User-MubashirMahad 8 ай бұрын
Qays qayser❤😊
@FINAAS1
@FINAAS1 8 ай бұрын
Qays qayser zxp ❤❤❤ good job
@Nawaad
@Nawaad 6 ай бұрын
Dayaç noqoto wa qaan Wanan kula dacwinaya Warya maweel jeesta daalo iska sax
@Sayidibrahim-z1u
@Sayidibrahim-z1u 8 ай бұрын
Waxani waa maalayacni sababtoo ah rag aad codadkoodii garanaysaan ayaad leedihiin garta
@AzraAhh7
@AzraAhh7 7 ай бұрын
Qeys waa inan qalbi ficn bt xoga fuded kamuqda
@mohamedamo9058
@mohamedamo9058 8 ай бұрын
Joojiya xadida fikradaha dadka this Idea is from beta squad
@hothen777
@hothen777 8 ай бұрын
Barnaamijka waan ka helay soo badiya garsorayashu nimanka kaliya ha ahadaan gabdhaha yaan lagu so darin alla macak ✌
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 8 ай бұрын
3 waa niyad samee nagadaaya ciyaarta
@XamdaXaliimo
@XamdaXaliimo 7 ай бұрын
Samale niyadsame mawliid kakale ma aqani codkisa 😂 😂
@MohamedIndho-j6c
@MohamedIndho-j6c 8 ай бұрын
Qofkii Ugu Horeeyay Ee daawada
@NasraFaisal-b8u
@NasraFaisal-b8u 8 ай бұрын
khiyaliga naga daya niyow dadka haku ciyarina way idin fahansanyine
@aminmohmet7797
@aminmohmet7797 8 ай бұрын
Waar videos waaa wada khald ee wxaan ku idhi soo yara hagaaji deee dadka meesha joogaana waa asxaabtada eee kuwa runtaa keen lpx
@barwaaqocabdi6255
@barwaaqocabdi6255 8 ай бұрын
Mowlid waa codkii oo qof ah woooow
@Princess66688
@Princess66688 8 ай бұрын
28 minutes of my life baa bilash ku qasaaray😮 madhaxa
@CabdiqaniMadobe123
@CabdiqaniMadobe123 7 ай бұрын
Wahi waan qosley
@Waxdo1
@Waxdo1 8 ай бұрын
Kaw ragan codkooodaa la garanayabe 😂
@nuramahamud7472
@nuramahamud7472 7 ай бұрын
Barnaamujku wuxuu jac yeelanayaa markaydu keentaan dad aan la garanayn oo idinkuna aydaan galin tartanka dadkle kle saaraan
@salahabdi6497
@salahabdi6497 8 ай бұрын
Wtf mask real ah miyaad heli waydeen😅😅😅
@HoodoAbdi-w4g
@HoodoAbdi-w4g 8 ай бұрын
War meesha asxaabtinibad keentan, anagaba garanayne🙄
@SabaaxAhmed-lz4dh
@SabaaxAhmed-lz4dh 8 ай бұрын
I laughed so hard you guys are amazing
@abdirahmanhasan1716
@abdirahmanhasan1716 5 ай бұрын
Ala ka 4 ee wariyha ayaan kayaaby kkkkkk RI Bugta ayaan ku qosly wlhi ala 😂😂
@ThomaZ_AliH_12
@ThomaZ_AliH_12 8 ай бұрын
First comment 😂😂😂😂
@fearrflicks1
@fearrflicks1 8 ай бұрын
thumbnailka dadkii lahaa maad udaysaan
@nEima654
@nEima654 8 ай бұрын
Number 4 codkiisa 😭❤
SHEEG LABA HEESOOD UU LEEYAHAY ALFANAAN 10 SECOND
21:10
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 66 М.
Waligaa ma samaysay?? | HAA iyo MAYA | Challenge
22:00
Qays Qeyser
Рет қаралды 255 М.
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 46 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 108 МЛН
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 18 МЛН
Got tallent magic
19:45
Qays Qeyser
Рет қаралды 140 М.
WALIGAA MA SAMAYSAY @QaysQeyser. VS @abdalajamaal
20:44
Munir Obsiye
Рет қаралды 76 М.
Waligaa ma samaysay?? | HAA iyo MAYA | Challenge
16:22
Qays Qeyser
Рет қаралды 235 М.
SPIN CHALLENGE @QaysQeyser.  vs @abdalajamaal  QOSOLKII ADUUNKA
12:04
Munir Obsiye
Рет қаралды 101 М.
KASHKA iyo reer HARGEYSA maxaa kala qabsaday?😂😂
14:14
Niyadsame
Рет қаралды 30 М.
HOYADA WAC KUNA DHEH NAAG KIRISHTAN AH BA I JECLATAY 😂
32:55
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 1,8 МЛН
WEYDII ABDIKARIIN ALI SHAAH IYO MADAR
21:22
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 364 М.
Go tallent dance
19:02
Qays Qeyser
Рет қаралды 257 М.
WALIGAA MA SAMAYSAY HAA iyo MAYA .....? QOSOLKII ADUUNKA
20:52
Qays Qeyser
Рет қаралды 145 М.
SHEEG LABA HEESOOD UU LEEYAHAY ALFANAAN 10 SECOND
15:42
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 258 М.
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 46 МЛН