ustaad waanku salaamay dhawaan waxaan rabaa inaan saaxada youtube soo galo Guide lines ka ungleska vlogyada loo duubo ayaan rabnaa mida kale Priemiere pro advanced courses ayaan rabaa siiiba color grading ka
@MaahirMaaHir-n4k7 күн бұрын
Abdijaliil sxp muqaalkaan marka aad soo dhigeysey madaaan miyaah codka waxaaa ka qaldan no balance
@MusseAbdi199 күн бұрын
Ustaadii maanta xoogaa tayada codka waa low insha Allah marka xigta ku dadaala ❤
@raajaaboy88349 күн бұрын
Ustadkii Umada waxan Kaa Codsanayna Camera sida loo isticmalaya inaa Inoogu soodarto adigoo mahadsan
@Yutube_shortz9 күн бұрын
the first one.
@king_mohaz19 күн бұрын
Aqoonti oo qof ah 😂
@abdullahidhanaandhanaan43059 күн бұрын
Ustaad codkadu aad buu u hooseeyaa. insha'Allah next video improve it!
@mohamedmohamud11999 күн бұрын
Cabdijalil walalo waxan ku weydiyey cameradaas qimaha la gado, iyo in lagu sameeyn karo muuqaalo tan kale waxan raba in aad ii sheegto app ogu wanagsan ee lo isticmaalo jarjarida muuqalada
@Abdijaliilpro9 күн бұрын
Cameradaas waa Canon R5C qiimaheedu waa 3000£. Appka ugu wanaagsan waa Adobe premier pro for video editing. Guuuleyso Libaax
@mohamedSaadaq-rf3dq9 күн бұрын
M.a allah
@Kuuriyavlogs9 күн бұрын
Ustaad KZbin aan africa gudeheeda an ku samaystay ma u bedeli karaa wadamada yurub yacni suuro gal ma tahay
@Carafat769 күн бұрын
mahadzanid sxb, lkn codkaaga si fiican looma maqlo
@Doorashomedia9 күн бұрын
Maxa Ku Helay Taliye Codkaga Waa Hoos waaye 😢😮
@Abdijaliilpro9 күн бұрын
Haa Saaxib I had an issue codkeyga Mic ayaa iga xirnaa😂