Wlhi wx bdn ayn ka faidy sxb tnx , alle hakaa abaal mariyo wll
@Mowliidsolution19 сағат бұрын
Waxa aan leyahay KZbin channel waxa aan rabaa in aad igu dhiri Gilisaan codsi iga tahay wakan aan comment kaso qoray sawrika saran waxa na so dhiga graphic design course eh plz
@MaxamedAhmedMohamed-t1nКүн бұрын
Aad ayaad Mahadsantahay saxiib
@mariomahadcabdullhiКүн бұрын
teacher tnkz please codka lee dhrey
@ZamzamApdulahiКүн бұрын
M.a noloshu waa inaad halganto oo nolosha hormar ka samayaso anigu waxaan ahay ardayad taas oo dhigatah school class from4 ayaan a macad caafimaad ayaan dhigaata waxana bartaa kuliyada nurse noloshanah aad ayaan ula halgaanyaah marakah qof walpa oo soomali ah waxaan u sheegayaah inuu manata wax qabasadoh
@Maame65Күн бұрын
bro horta mahadsanid waa cashar qiimo leh sharaxaada si fiican u faahfaahi yacni waad dul ordeysaa casharka qof begginer ah lama qabsanayo
@abdimahat1906Күн бұрын
Reality
@AxmedIsmaaciil-t8vКүн бұрын
Sida light computer loogu shubayo video ka soo samee iyo halka lagala soo dago
mahadsanid sxb qofkasta qof baa nolashiisa smayn ku leh adiguna dhalinyaro badan ayaad smayn ku leedahay fariintan caajiib waye.
@respect196922 күн бұрын
horta inta wax no sheggin midigta wax ku cab
@GOLAZOHD72 күн бұрын
saaxib wan ku salamay ani 2025 waxa goandsady inan sameysto youtube oo aan kuso gudbinayo ciaaraha wan editkareya insha allah hami weyn ayaan leeyahay sido kale anigo barto architecture ayaa haddana nafteyda ku riixay inaa wax sameyo
@InaCismaan-d1z2 күн бұрын
Ustaad Video noga soo samey sida website wax loga gatey io inta sheey ee lcgtaas ku goyneeso
@dhugasho2 күн бұрын
🎉🎉🎉
@ApdulahiOsman2 күн бұрын
You benefited twice from a single opportunity and time, and you also profited twice You fixed your tool, and you also benefited us That's the summary (Don't waste time; follow your goals and interests) Thanks man
@WaliShafi-wu8by2 күн бұрын
Thank you ❤ ustaad
@dekaahmed30652 күн бұрын
It’s not that deep 😂 just accept the invitation of your Muslim brother akhiradada kujirta Ina aqbasho invitation ka obviously if they’re not calling you to sin. In aad noloshada qabyo ka dhigto oo iska dhadhicis marka hadafkeyga garo ban damashadaya- iyo Jawi bedelanaya iyo markas ban farxaya - cawada dhiman karta Ina aduun wax walba kuso kobtid wax macno ey sameyneyso maleh but you’re still young and this is your young experience of life - you’ll change your opinion as you grow.
@ahmedromanio3 күн бұрын
keep going on bro
@AbdirahmanYaasin-gz3hl3 күн бұрын
Mahadsanid wll❤.
@Fikirkanolosha3 күн бұрын
Ninyahow mustaqbalka ilaahay baahaaya, qofka bini aadan-ka ah waa in camal wanaagsan uula imaadaa maalinkiisana uusi wanaagsan unoolaada, saxiib dhalinyarada walwal iyo walbahaar haa galinin qofna mustaqbalkiisa ma moogna, sawir shidan inaad soo gasho baad dareen sineysaa dhalinta qanaaco la'aan, shame your self mate!
Taas ayaa xaqiiq ah mahadsanid walal Lacagta lagu dalxiisayo waxa u baahan dad aan karsanayn oo masaakiina Wakhtigana adiga ayaa u baahan.
@axmedmaxamed90674 күн бұрын
Waxaa jiro dhalinyaro hadda nolosha u cubthy kuna adagthy iny waxsameyan Waxan ahy camera man waxan ushaqayn wayay qalab la aan lkn malin maalmaha kamida waan noqon dona camera manka somali ugu ficn hadi baqi naftu ahto
@qaaliqurux66654 күн бұрын
Mashallaah tabarakallaah wllo ilheey hanaga dhigo dhalinyar diinta ku dhagan dadkooda iyo dalkooda wax u qabto🥺😞🤲🤲🤲
@yusufmohd1924 күн бұрын
kaas waa fikirkaaaga kaliya... inaad waqti yar naftaada la qaadatid ayaaba naftaada anfacaaya sxb......aduunyada waa mataaac yar ...si adag u sheeqey balse naftaadana ha iloobin sxb
@AbdullahiDerow-v3t5 күн бұрын
Gaacanta midigta kucaab saxa🫡🫡
@OmarMoussa-s5k5 күн бұрын
Sxp you not easy whli thank you bro
@Rahmaruun-t5y5 күн бұрын
feb 2025 , insha Allah july inaa commentigaan usoo noqdo rabaa anoo english garanayo
@Abdiwasac-Qorshe5 күн бұрын
Definitely...😊
@Englittt5 күн бұрын
Zxp geed asoo yar qalooc lagu daaye markuu waynado in la toosiyo ma soorta gasho waxa Jira dhalinta qaar kuso hos koray walidintoda helayna wax barasho dhamestiran marka anaga broken heart baa nagu dhacay jiilka inaga danbeya haka faidestan kolay taasi way nagu dhacaday 😢
@maahirelhadadi5 күн бұрын
Dalxiiska waa muhiim
@maahirelhadadi5 күн бұрын
Mowduuc xikmado aad u badan ay ku jiraan thx lecturer.
@Ogaahiye205 күн бұрын
BAYDHABO JANAAY AYAAN KADAAWANAYAA SXB WAX BADAN AYEYNA CAAN KUTAHAY I.A
@SadikYasir-vz9px5 күн бұрын
I can understand more things about english but sometimes times it's difficult to speak for the seek of fearnes so how can I improve my english speaking