KZ
bin
Негізгі бет
Қазірдің өзінде танымал
Тікелей эфир
Ұнаған бейнелер
Қайтадан қараңыз
Жазылымдар
Кіру
Тіркелу
Ең жақсы KZbin
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Djibouti: Roda iyo Haawo
8:14
Ismahan Houmud | @@
7:09
Правильный подход к детям
00:18
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
It’s all not real
00:15
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Djibouti: Abdoulkadir iyo Haawo
Рет қаралды 71,669
Facebook
Twitter
Жүктеу
1
Жазылу 184 М.
Assajog Studio
Күн бұрын
Пікірлер: 35
@shukriamohamoud1565
3 жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto Xaawo maxamuud xirsi Hiiraan wey dhimateye usoo duceeya djamaan walaalayaal
@somalidev
3 жыл бұрын
AAMIIN Allah u naxriisto
@FatimaAbdiyoussouf
Жыл бұрын
Gormay dhimatay iyo halkay ku dhimatay nolow baan ku oga haday dhimatay Allah uu naxaristo baruudna Allah xifdiyo
@ahmedisse9165
4 жыл бұрын
WAAW A/kadir Baaruud Legend and nice voice
@a_m_gureylion-heart1210
2 жыл бұрын
A/qaadir baaruud Kaftan lama collaystee Kulankeena maanta ah Koow waxaan arkaayaa Kalgacayl abuurmoo Kalmaddaad tidhaahdaba Igusii kordhaayee Kuma kalatageynee Qof dhintaa lakanfaa Laf jabtaa lakabaa Runna ma’ahi aniguye Ilagaro kalsoonida Ilagaro kalsoonida Kuu koobay hadalkee Caashaqan kalkiigalay Ilakaalin geeyoo Kaalay daadahaynee kaalay Kaalay kalgacal waakan Kaa kaadsan mahayee kaalay. Xaawo maxamuud (hiiraan) Kaynaan haddaadtahay Kayn wada ugbaadliyo Korodhsiima doonood Kulushahay walaaloow Kadis ma aha caashaqu Iyo maalin kaliyee Kibir waa halkiisee Qofkastaa kaskiibuu Kutashan karaayoo Kitaab aanad garaneyn Keen lama yidhaahdee Kadin aan banaaneyn Layskuma kal koonshee Horta yaa iskeen baray Kaadso’baan kuleeyahay kaadso. Kaadso kuma aqaanee Isukeenimaynee kaadso. A/qaadir baaruud. Page2 Sida. oon kaliishaday Kurbo iyo haraad iyo Adigoo kamiinqaba Kaahaay sideydani Biyo aad korjoogtoo Kabbanmeysid laguyidhi. Kaladhimasho weeyyee Kurtinbaa cigaal hoday Kamma kaama filaneyn Kohashadu mafiicnee Kaafiya haddaatahay Kaafiya haddaad’tahay Kuu koobay hadalkee Caashaqan kal kiigalay Ilakaalingeeyoo Kaalay daadahaynee kaalay Kaalay kalgacal waakan Kaa kaadsanmaayee Kaalay.❤️❤️❤️❤️ Xaawo maxamuud. Page two Marka kooro guudkood Iyo karin cidhiidhyoon Talo kuraha dhaadheer Ay’korkooda fuushoo Kalajabanta ay’tahay Rag waad kala ogaataa Waana kii kufoo kaca Kartiloo yaqaannee Gala kaalintiisee Adna fulay kardhanayoo Kalyo nugul haddaad tahay Kalyo nugul hadaad hatahay Kadin aan bannaaneyn Layskuma kal koonshee Horta yaa iskeenbaray Kaadso,baan kuleeyahay Kaadso Kaadso kuma aqaannee Issukeenimaynee kaadso ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Jannatul Fardows ilahay Ha ugudeeqo Walaasheen Xaawo hiiraan A/qadir baaruudna Cimri dheer iyo cafimaad Iyo cibaado suuban Ayan ilaahay ugabaryaynaa Aaway heer jabuuti Fanaanniintii iyo Abwaanadii Fanka ku kalaxtagey Waxan idinka rabaa Abwaankii heestan qoray Waa abwaan afsomaliga Heer sare kagaadhaye Somali wayneey Waynakaa haddaba One love maryooleey Heesta habeen dhan Ayaan uqaawanaaye Cayaar hamoodina😅 You know what to do👌
@abdirahmansamireh3284
7 ай бұрын
❤❤❤ waad ku mahadsantay eereyo baadan oon fahmi laa a yaan ku barta qoralkaga. Merci bcp
@a_m_gureylion-heart1210
7 ай бұрын
@@abdirahmansamireh3284 thank you brother👌
@AbdiazizSaidAhmed
Ай бұрын
Heeskan waxaa qoray jilaaga weyn ee Axmed Shiikh Cumar (Sayid). Sayid waa jilaa ay wax metelid iyo muuqaalka caatonimo aad iyo aad isugu ekaayeen Abwaan iyo jilaa Maxamed Cumar Huryo. Sayid wuxuu ahaa jilaa aad u weyn oo ka qayb qaatay riwaayado badan MAADEYS, MASIIBO; XORRIYO ,hadalkoo gaaban waa ninka MAADEYS ku metelaya HURDAAYE (Hurdaayow hadh galay weeye ka toos). Jilaanimada ka sokow Sayid wuxuu ahaa hal-abuur weyn oo suugaan badan leh, heeskan aad qortay iyo kuwo badan oo isla riwaayadan Xaawo Hiiraan ka qaaday: Googaa dadoow Garaad baan la hadlayaa Geddeenaasoo kalay Geeduhu naf u leeyihiin Intaa laga goynayaa Godobi meel yeelatee Gafuurra hadlaan ku ool Gudbaye waxan uga socda Gabari waataan ahaa Geyaankay way jeclaa @@@@@@@@@@@ Sidoo kale Sayid waa ninka qoray heeska Cigaal u qaaday walaashiis SAFIYA CALI CIGAAL Walaashay gacalisoy Aakhiro wehel lama ahoo Wakiil.laysuma noqdoo Wacaal laysuma hayee Walaashay gacalisooy @@@@@@@@@@@ Sayid burburkii ka dib dhimir ahaan buu u xanuunsaday wuxuuna ku noolaan jirey Puntland gaar ahaan Garowe iyo Galkacyo. Waxaan jecelahay inuu Galkacyo ku dhintay haddaan xusuustu i qaldaynin sannado ka hor.
@nabilhoussein5083
9 жыл бұрын
waw nice song nostalgie djiboutien hawa hiran and abdoulkader nolada kalay kalay ban.ku.lehay
@mohammedmohamoud6306
7 жыл бұрын
Abdikadir baruud axsan fanaan
@ritmo113
7 жыл бұрын
very nice. thanks for posting.
@ismaelmoussatoubeh7087
Жыл бұрын
Baruud iyo hiraan
@ritmo113
7 жыл бұрын
can you provide some info about the musicians/singers? really nice.
@kaidosultan9882
4 жыл бұрын
xaawa hiiran and Abdoulkader Baaruud. The title of the song is " kalay kalay "
@ritmo113
4 жыл бұрын
@@kaidosultan9882 thank you.
@ritmo113
4 жыл бұрын
@@kaidosultan9882 thank you. Beautiful music.
@Mamar6310
6 жыл бұрын
Abdilqaadir baruud iyo xaawa hiiran weeye nice song
@NasirNasir-xu5rq
6 жыл бұрын
A baroud tout music iyo vidéo
@josh4424
6 жыл бұрын
mon chauteur djiboutien prefere merci pour le partage
@waberiabdiwaberi5502
5 жыл бұрын
Tres bon chanson waw
@munaahmed1379
8 жыл бұрын
waaaow hes hasus leh fananin qaliya
@fafasara2936
5 жыл бұрын
Xawa wey kaga waashay baruud😃
@ayaanaugaasshcali253
4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto wlshay mcn Xaawo maxamuud xirsi
@cawiljamac2564
3 жыл бұрын
0000091
@nabilhoussein5083
9 жыл бұрын
waw nice song nostalgie djiboutien hawa hiran and abdoulkader nolada kalay kalay ban.ku.lehay
8:14
Djibouti: Roda iyo Haawo
Assajog Studio
Рет қаралды 54 М.
7:09
Ismahan Houmud | @@
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 74 М.
00:18
Правильный подход к детям
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
00:24
99.9% IMPOSSIBLE
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
00:15
It’s all not real
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
25:41
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
kak budto
Рет қаралды 1,2 МЛН
8:18
Djibouti: Youssouf Yonis iyo Amina Abdi
Assajog Studio
Рет қаралды 270 М.
12:34
Cabdiqaadir barud & Xaawo maxamuud
Jabuuti TV
Рет қаралды 37 М.
11:31
abdibowbow iyo amina farah-DJIBOUTI CONCERT1991
mousta volcan
Рет қаралды 11 М.
7:46
xaawo hiiraan by hooba BY Axmed Dhago YouTube
CAKULE MEDIA PRO
Рет қаралды 13 М.
1:45:59
Djibouti: Riwaayadii Hordicii Jacaylka iyo Abdoulkader Sanka
Assajog Studio
Рет қаралды 44 М.
6:11
Cabdiqaadir Baaruud
Jabuuti TV
Рет қаралды 37 М.
10:39
Caashaqa haween by cumar dhuule
Hamse Ali
Рет қаралды 605 М.
8:09
Xabiba iyo Baroud
Assajog Studio
Рет қаралды 81 М.
9:24
Djibouti: Habiba Abdillahi & Abdi Nour
Assajog Studio
Рет қаралды 95 М.
24:03
TAARiiKHDA CABDULQADIR BARUUD by Mahdi Zilay WAA KUMA BARUUD | Jabuuti 🇩🇯| 2023
Mahdi Zilay
Рет қаралды 13 М.
00:18
Правильный подход к детям
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН