Ismahan Houmud | @@

  Рет қаралды 76,955

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 30
@syckipdi863
@syckipdi863 3 жыл бұрын
Waa habeen khamiisa sacaduna ay tahay 1:50am habeeninmo waxan dhageysanya heestan oo aad u macan igu dhacysa isnaleeyey may 1hour ahato si anay kaga dhamn waxann joga xiligan hargeisa 10/10 weye hestani axyaa mirqaan💯 like ta ku qabo❤️
@libanmuhidin6823
@libanmuhidin6823 4 жыл бұрын
Labadaba waa isku darsatay, Cod iyo qurux
@moogeumal3989
@moogeumal3989 4 жыл бұрын
Yaa Ilaahal caalamiin, heestu macaanaa!
@alijama9470
@alijama9470 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto marxuumad ismahaan waxa igu maaqaalo ah in axmed Cali cigaal uu mar guursaday.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Walaal gabadhan way nooshahay waxay ka shaqeysaa RTD TV, waan maqlay inuu Axmed Cali Cigaal guursadey. Ilaahay cimri & caafimaad ha siiyo aamin
@alijama9470
@alijama9470 2 жыл бұрын
@@caweyskadalmar Haa grty waa sax Mahadsanid wll naxariista alle waynu u baahanahay markasta nolol iyo geeriba
@roblehronniee86
@roblehronniee86 11 ай бұрын
Bisinka war way noshahay ismahan houmed abdallah
@Qofnaba.
@Qofnaba. 2 жыл бұрын
Yaa salaam ismahan cod iyo qurux bay isku darsatay heestan I furdaami wa mid kamida kuwaan ugu jeclay ❤️🙏🏾
@yasmiinApthunazirparkhad9778
@yasmiinApthunazirparkhad9778 4 жыл бұрын
Caweyska dalmar waxaan ka codsanayaa heesaha jaceylkaa bilaa caleyk naga soo daya,a
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Naga soo ?
@souleimandahirgod8504
@souleimandahirgod8504 3 жыл бұрын
Nostalgie et mélancolie mélancolie m'envahissent XASUUS QIIRA LASOCOTO.
@hibayasin1620
@hibayasin1620 3 жыл бұрын
Wali waan fayoobahay 😫😫😥😭😭 baytalqasiidka heesta weeye Fanaaniinta oo idil,kuwa fidiya heesaha faalaeeya caaashaqa, fariin baan u diraya hawlahan ku foognahay,faalo inay ka dhiiban Ala heestu maxay I dareen taabanay waxaan jeclaa baa sidii aan rabay ii noqon se waa adduunyo waan iska adkaysan.
@hodhare961
@hodhare961 Жыл бұрын
😢😢😢
@saharagamadid7326
@saharagamadid7326 4 жыл бұрын
Ilhayhanxariisito isman yare
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto laakiin fanaaniintii jabuuti halkaan eegaba ala haw naxariisto uunbaa iga soo hor baxaysa
@saharagamadid7326
@saharagamadid7326 4 жыл бұрын
Ilhay hanxariisto Ismaaciil yre reer jabuuti
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 2 жыл бұрын
May dhimatay hno tawbadbay u dhimatay iyo xijaab
@ahadihamadou7352
@ahadihamadou7352 Жыл бұрын
❤❤❤
@funchannel1526
@funchannel1526 9 ай бұрын
Ma somali ba?
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Waa gabadh Canfar ah reer Jabuuti
@Fatouma_issa
@Fatouma_issa 6 ай бұрын
Hilarious 🤣 I couldn’t stop laughing 😆 haa waa afsomali, iyaduna waa Djiboutian 💘
@ahmedadan4147
@ahmedadan4147 2 жыл бұрын
Cod iyo qurux
@saharagamadid7326
@saharagamadid7326 4 жыл бұрын
Waxman kumay intaa taamooday maa
@safiyamusewarsame4243
@safiyamusewarsame4243 2 жыл бұрын
Frence.part love.yanyo
@jamiilojalaqsan2275
@jamiilojalaqsan2275 4 жыл бұрын
👫 Leeda Fuulkii 👫
@saadahersiabdi82
@saadahersiabdi82 3 жыл бұрын
Verder GA
jaceylku hungoobimaayo
3:25
lguleed
Рет қаралды 139 М.
Жездуха 42-серия
29:26
Million Show
Рет қаралды 2,6 МЛН
Ozoda - Alamlar (Official Video 2023)
6:22
Ozoda Official
Рет қаралды 10 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 4,1 МЛН
Amina Cabdillahi Ahun, Sahra Axmed Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
9:55
Wajiyaal Is Xasuusta
8:17
Qaaci Show - Topic
Рет қаралды 223
axmed cali cigaal, shoocadayska. by Axmed Dhago
6:24
aacigaal
Рет қаралды 424 М.
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 251 М.