Ala islaantu Gobsanaa Taas oo kale mustaqbalka Allaw Isii
@hayadeoubeche75054 жыл бұрын
Cokiye waay ka baxday kulaha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 faniiniin qaran iga dhee ......viva my Djibouti jano 😍😍😍😍😍😍
@yassinhassancharmake3373 Жыл бұрын
Wep
@GeneralHensaleey4 жыл бұрын
Nabada waa in laga shaqeeyo meelkasta aad joogtid
@نجحمحمد-د6ج5 жыл бұрын
wale wan yaabay!!! ninkan xaji love la yidha muxu ka wada jawaye 😱 inta kale odhan way mcn tahay riwayadu ye xaji lof ayn baa nacay
@hibaaqdaahir99965 жыл бұрын
Kkkkkkk funny walih habar kugu dhacayoo hoslagu waye haben ba ilbele hadal waa weyen runtii
@abdoharage46734 жыл бұрын
Qurquriye oh shukansi lagu fororiye
@aminaabdullahi75825 жыл бұрын
mashaAllah istahil hor uu socoo
@abdiwarsame62296 жыл бұрын
SCW asxaabta runtii filimkan wax qabyaalad iyo siyaasad toona kuma salaysna waxa uu Ka hadlaya xuquuqda la isku leeyahay iyo dhaqanka wanaagsan aynu leenahay markaa wax siyasad ah kuma leh, Assajog aad ayad u mahadsantihiin.
@IiroonHaji5 жыл бұрын
Maseyrku wa cuduree haben ba waxa dhacday intan jaceylkigi wacay bu durba marku qabtay igu yiri ha filsanee maxa kuso celiye sa anigii xanaaqa cirka la gale ee dib danba an ula hadli waye hadu wax kasta u sameye xitaa marka ba dhacday inan wado maalin uga hor imaado isago isla hadlaye mrkasaa war hebel ku iri wuxuu lasoo booday hanuu miyaa anigii wan qaracmay wlh xiligaa kadib waxan go'an ku gaaray xitaa hadii ey dhacda inu nag kala damca inusan sababteyda usan u waxyelobin filsantana waxey aheyd qof u markaa lahadlay u mode iney dib ugu so celisay callka alla maseerku xumaa illahoo inaga yasir
@Sir21Goals6 жыл бұрын
Raga Somaliyed waa wada benaley yahoo
@abdiwahab774 жыл бұрын
Dhaqanka wanagsan natijo fcn buu dhalaa
@elabehyasmin27646 жыл бұрын
Yab badan no kabil djibouti
@yanaalihoussein3165 жыл бұрын
Edna osman yes huno
@sagalmouna30566 жыл бұрын
Wowww I like it session 3😍😍😍😍
@abdoharage46734 жыл бұрын
Xagi love cilad ayu leyahay
@abdirahmanmohamed12604 жыл бұрын
Odaygan siduu ku matalayo wllhi Waa murugo. Xaaskiisana sharaftu ka qaaday
@prakritatelevision1154 жыл бұрын
nice
@xubihaji3425 жыл бұрын
Halisawasawa
@nasiradan61496 жыл бұрын
Hh jabtina qabyaladu may jirta
@adenunknown30886 жыл бұрын
nasir awl meel walba ay somali joogto qabyalad wey jirta lakin somali dadka ugu wanaagsan wa dadka djibouti anu issaq djibouti kudhashey ban ahey walidkey wali malin kaliya qabil nogamay sheekayn iyo naceyb dad kalee wax cusurima ah weligey maan arag lakin weyska jiraan qar kan amareh adaweh oo kala ah oo markey shaqeysan wayeen qabyalada ku mareysanaya ........hadaa lay odhan laha djibouti iyo somaliland kala dooro djibouti ayan doraan laha .....somaliland na ma necbi ileen waa asalhaan halkan kaso jeedo ............ (one love all somali)
@qalbidhayasomaligirl77465 жыл бұрын
aden unknown Masha allaah walalo waa runta qabyalad sida ahi kama jirto jabuti waa dad lana noolaan karo
@ubahyabal49484 жыл бұрын
From 🇩🇯Djibouti Masha Allah vive mon trs cher pays .Djibouti Jaano i miss you so much❤️
@abdoharage46734 жыл бұрын
Karne mise diplom khaladadak
@kadijasaid93076 жыл бұрын
oo ruwadani yey kuso socota tolow waa ba yaab
@luulfarah92945 жыл бұрын
😂😂😂😂😂🤔
@amarehadaweh12786 жыл бұрын
qabyaalad waxa dalka keena waa mamasan 21kii biisha 12daa 2015kii waxa dalka lagu laayey reerka yonis muuse qabyaalad ismaciil ayay ku dhaaqama waxa dalka madax ka ah waa ilmaadeerdi taas qaabiil maha sow maha umada amuusa gaajada inagu mamul ee hadalan waxa haya waa ismaciil xanuuno waliga aragin ayay ku dhaacay ismaciil xuumohu kawada dalka isha umada ka so baxaday sii xuuno uu dhiimo balayo ku raacda
@nabilhoussein50836 жыл бұрын
amareh adaweh ana yonis muuse aah hadana inaan mamasan eedeyno maha wayo dawaladu qabil quura maha ee dawlaad ayaa unaada dishay marka iska dhaaf walaal duugsi nake qabyalad waxay duumiso mooyane
@amarehadaweh12786 жыл бұрын
hadi ayay dowladu qabiil aheen iog tolkii umada may gumeeystan meele waliba madax kama noqdan portka wiilkeygi ayay haysta sacad cumar geele meele waliba inaaderki amba wiilkey ayay haya taas cadalada maha adiga waxad tahay kuwe tolkoda la so diro imika magac ayad ku rabta sxb lakin dhiiga yaalo waxa ka socoda meesha waxa ka faahan marka hoore indha kale fuuro sxb
@nabilhoussein50836 жыл бұрын
amareh adaweh walahi sidaas maha ayaa doorta so shacaabka maha hana ilawiin wa celeyeh muuse iog laftiisa marka saas uu gaaro magac raadis ma ihi magac ilahay ba iga siiyay caadi iska dhiig yonis muuse wa ciisaha dhabarkiisa dawlad xumo dawalad laan ayaay dhanta
@amarehadaweh12786 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxas hoore ayay uu dhaamaata sxb waa yonis muuse waa dhaabarkii ciise hadi ayay dhaabarki yahiin ciise ugaasku arinka moo ka hadalo lakin waa la ii amuusa sxb cid wax ka sheegtay ma jiro cid ismaciil la hadashaaaaaaaaaaaaaa lakin cilmi iyo aqoon hadi la sheego yonis muuse ayay ku dhaantahay lakin maalin ayay madax noqon doon waan aarsan doon reer cowlow taas ila wiilka dhaalo ayay goodobta la iga galay ayan uu sheegay doon
@adenunknown30886 жыл бұрын
amareh adaweh meesha film ba laga dawanaya aad qabyalada la carareyso orood meelahaas ka calaacal ninyow
@adenunknown30886 жыл бұрын
inanta uu xaji love dhalay wa fantaraad lakin dad badan wey dhanta oo filmka jili aqqon