Documentary - Geela & Nolosha Geel-Jiraha - Muuqaalo Cajiib Ah & Estv - Wariye Haboon Ugaas

  Рет қаралды 565,439

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

DDSI - Documentary Kusaabsan Geela & Nolosha Geel-Jiraha -
Waa Muuqaallo Cajiib Ah & Estv - Wariye Haboon Ugaas
Ceelka Hiiliye ...
''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Larger Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 209
@almothanaaa
@almothanaaa 2 жыл бұрын
تحية من الامارات لشعب الصومال🇸🇴🇦🇪
@Muniid99
@Muniid99 8 жыл бұрын
I love this program ... Inkastoo aanan Geeljirenimo soo Marin, aqoon badana uma lihi Laakiin aad baan uga helay documentary laga sameeyay. Si heersare ah bay iskugu soo dabariday.
@soyaansoy746
@soyaansoy746 8 жыл бұрын
thank you very much haboon. you are brilliant. this documentary touches me. i got the feeling and the smell in my mind. a lot of rememberances in my head. i just appreciated the whole film. part of my live i used to go to school in qabri dahare. in the vacation time my parents sent me to the "geel dhaqato" camel husbandry near bullaale. that was always great. i learned a lot and gathered experience. storys were told. plays were played. our meals were only fresh milk. taste was wonderfull. some times dhaanto at the evening with powerfull various songs. thanks haboon and god bless you
@abdilahihusseinofficial2458
@abdilahihusseinofficial2458 8 жыл бұрын
soyaan soy n
@abdiwahid4811
@abdiwahid4811 9 жыл бұрын
maanshaa alaah wariye haboon ugaas si fiican ayaad ukala dhig dhigtey barnaamijka geela iyo jeel jiraha
@abdullahifarah8099
@abdullahifarah8099 7 жыл бұрын
maanshaa allaah waa dhaqan wanaagsan inaad dhaqato xoolaha oo weligii waa soo jireen qaar baa leh aduunkaa hor mareey waar horumarkeey ka mid tahay dhaqashada xoolaha waa soo jireen waa uun la casriyeeyay ka tagi meeyno dhaqankeena waanu casriyeen oo xoolo dhaqato beeraleey baanu u badali caqliga ha shaqeeyo anaga dhaqankaya ka tagi meeyno ilaa qiyaamaha waa sidaa wbt
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 8 жыл бұрын
mashallh. geela. ddsi. caadi. ma aha. qurux. iyo. qiimo u. daa. allaw. noo. dhawr. guuul iyo. gobanimo ha. waaro. xisbigeena sharafta leh viva ddsi
@kittyuniverse7744
@kittyuniverse7744 6 жыл бұрын
Mashallah qosolkuu iga dhameeyay xaajiga magac yada geela sheegayay
@abdikadirhashy9271
@abdikadirhashy9271 6 жыл бұрын
Wlhi caadi mahan wayo wayo ayan so xasustay I love it
@MudugboyMB
@MudugboyMB 9 жыл бұрын
Maasha allaah ilaahow geel hanoo waayin
@warsaniyoweedhsan9417
@warsaniyoweedhsan9417 6 жыл бұрын
Mudugboy 2 sano ka hor iyo duco qadimiya hhh
@inventoralimahad8874
@inventoralimahad8874 6 жыл бұрын
Mudug boy asc wle
@abdullahiburhan2976
@abdullahiburhan2976 3 жыл бұрын
ilaah qax mawaayo
@abdirahmanqorane2858
@abdirahmanqorane2858 2 жыл бұрын
Mudugboy in wax badan ka faiidey
@khaalidmohamedhurre7429
@khaalidmohamedhurre7429 9 жыл бұрын
mashaa allaah hiilliye waa goobtaan ku dhashay qoryoole waa ceelkii awooway ee biyihiisa la igu anqariyay mashaa allaah hiiliyye xusuus gaara bay ii tahay in badana geel waan ku soo arooriyay
@luulhussein3651
@luulhussein3651 9 жыл бұрын
masha Allaah ilaahey heeydin barakeyo.
@isxaaqbadri7046
@isxaaqbadri7046 7 жыл бұрын
Waaaaaaaaw qurux maansha allaah
@allthingsamal
@allthingsamal 9 жыл бұрын
Masha allah thank you
@kadradahiir631
@kadradahiir631 6 жыл бұрын
MAASHALLAH MAASHALLAH
@Nyusuf-gj6xu
@Nyusuf-gj6xu 7 жыл бұрын
Maashaalla🌸🇸🇴 im love this program
@taalcyarejordan5969
@taalcyarejordan5969 3 жыл бұрын
Juioo
@bashirhaji1227
@bashirhaji1227 9 жыл бұрын
maashaa-allah .....
@faisalkisma1792
@faisalkisma1792 8 жыл бұрын
I like this lifestyle from America. is simple life this people are happy no stress no cafimaad daroo I miss Somalia let's be united and put the cancer of qabiil aside and look what God gave us this nicma.
@mohaabdigeelle6951
@mohaabdigeelle6951 6 жыл бұрын
MASHA ALAAH GEELLU WAA DURIYAD ILAAH NAGYU MANAYSTAY
@ijaboabukar7257
@ijaboabukar7257 8 жыл бұрын
masha Allah Geel
@nuunekhan2716
@nuunekhan2716 7 жыл бұрын
Ijabo Abukar
@yousufabdirashiid9899
@yousufabdirashiid9899 6 жыл бұрын
waa dhaqan wanaagsan geela iyo nolosha geel jiruhu
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 6 жыл бұрын
Allah jecliya geel weligayna ma arkin meel lagu dhaqayo waa dhaqan iyo hanti cajiib ah caanihisuna waba dawo sida dhowan la ogaadey.
@saidhersi1516
@saidhersi1516 6 жыл бұрын
Mashalaah. Aloow noo barakay. Dhaqanka. Miyiga Waan jeclahay. Wlhi waxbadana Waan ku soo qaatay. Noloshan iyo geela. Aadbaan u aqaan sida loo dhaqdo inshalaah waxaan rajayn Inaan hadaan nolaado. Noloshan. Dib ugu noqdo. Iyo. Geel inaan dhaqdo
@maxamedmaxamud9036
@maxamedmaxamud9036 6 жыл бұрын
Mansha Allah
@saraosman1702
@saraosman1702 8 жыл бұрын
maanshaa allah
@khiyarcabdinasiir6136
@khiyarcabdinasiir6136 6 жыл бұрын
Mnsh allh geelii ogadeen
@maarigfarxan6209
@maarigfarxan6209 4 жыл бұрын
Geela marbaan raaci jiraya waasilic oodhan lkn daba dhoon baan kaga imi anigoo kuraaci jiray awaare sugun fiiq gaashaamo iyo meelo badan
@bankiiowdanbey429
@bankiiowdanbey429 7 жыл бұрын
Mansha allah sasabane bulaale candho fidiye intaaba waan arkey lkn ma arag hiiliyo lkn gooha ceel layiraahdo ayaa iigu yaab badnaa meel qorof aad mooda oo buuro hoostooda ayuu kuyaalaa soo gudbinta estv waa ladhacay
@adrienpolo2255
@adrienpolo2255 8 жыл бұрын
masha allh
@iskufilan1306
@iskufilan1306 6 жыл бұрын
Masha allh waa waxa Wanaagsan
@bhojrajbk5077
@bhojrajbk5077 6 жыл бұрын
yusif Ben Bari ho
@hajifarax5038
@hajifarax5038 9 жыл бұрын
masha alaah
@moshireytechguy1768
@moshireytechguy1768 9 жыл бұрын
mansh alllah waaa wax aan kuu faano geel iyo dhuuulka quruxda badaan ee ilaahay nagu nimceestay hadan nahay somali geel labo jiir soo wada mar wale sidaan oo kale waan sooo mar wayo wayo waban qirooday marka dawaday waxan sooo xusustay ano daba dhoon ah
@inansoomaaliyeed8123
@inansoomaaliyeed8123 7 жыл бұрын
Alla hooyooy mehan hurdaba igama soo dhaceyso bee😲😲
@نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي
@نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي 8 жыл бұрын
Waa dhaqankeenni assalka ahaa. Waa halkii aynu ka nimid.
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 7 жыл бұрын
Geelo waa ayad. Allaha Raxmaanka baa yiri.
@mudanemudakar8456
@mudanemudakar8456 9 жыл бұрын
woooooow nice barmaamuj thanks haboon ugaaas and abdi askar haboon lkn ceelka bulaalana mar tag kaas ayaa geela ka waraabin jiray anuuye
@axmedmawliid7054
@axmedmawliid7054 8 жыл бұрын
mashaaaaaallaah
@rahmaha1882
@rahmaha1882 6 жыл бұрын
MashaaLah caLeyhum waLahi gesiiyaL waye anigaa haaL haben masexakari Lakin BeeLo wayee
@muraayomuraayo7360
@muraayomuraayo7360 4 жыл бұрын
Mnsha allh
@sharaxaadfiicanlaki9139
@sharaxaadfiicanlaki9139 8 жыл бұрын
aad buu fiicanyahay geela
@tiktoktiktok6261
@tiktoktiktok6261 8 жыл бұрын
maanshaa allaah waa nolosha dhabtaha
@فاطمهخالد-ج8ل
@فاطمهخالد-ج8ل 5 жыл бұрын
ما شاء الله 😩❤️🇸🇴💚
@qaranimosomalia8919
@qaranimosomalia8919 7 жыл бұрын
Maansha allah allaha barakeeyo walaalaha Soomaali galbeed.
@TheRasheed35
@TheRasheed35 6 жыл бұрын
Qaranimo Somali a
@ibrahimguled7096
@ibrahimguled7096 6 жыл бұрын
Maanshalaaah anooo yar baan ka waraabiayay ceeelkan waxaaan xasuustaa hal naga dhacday hore qabaase oo ceeelashan ka mida inbadan baan kawaraabiyay walee hiiliye candha fidiye hore qabaase xabulay habeed hore jiir hire bidaaar hore dayri hire dhigri hore geebda maxay ka yaqanaan dadkani video umbay arkaaane libaax badanayaaa waagi iigu danbaysay dhulka iyo dadkaba ilahay noo ilaali viva nogob daawo from USA
@abdow4104
@abdow4104 9 жыл бұрын
Masha allaha Somaliya geela jiree wada jiree 🐪🐫🐫🐪
@jerrywood2623
@jerrywood2623 8 жыл бұрын
Abdi Ahmed speak English right English
@mustafeige6028
@mustafeige6028 6 жыл бұрын
Waa waali nolshan waa in labadalaa aniga waxay ilatahay jaahinimo waayo 100 geela uun dabo soco aqli maha bal eeg siday u rafaadsan yihiin taasi nolo maha by mustafe cabdillaahi cige
@saacidomar8752
@saacidomar8752 3 жыл бұрын
Mxaa Nolol ah hadaa in Magaalooyinka shaqo la'aan la baaraamuudeeyo iyo in 8 saac Track leh la ahaado 😆😆😆 Geel nimaan haysan baa wax ka sheega niyaw 😍
@omarhusseen9859
@omarhusseen9859 10 ай бұрын
Cidaan ogaadeen ayaa la dhahaa geela Kama ciyaaraan
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 7 жыл бұрын
Waa dhaqankeeni wuu ficanyahay documentrigani waxaanu faaido u leeyay jiilka soo kacaya si ay u Bartaan dhaqankooda.
@shukrishariif7098
@shukrishariif7098 6 жыл бұрын
Zakariye Abdilah
@ADAM-xc6tj
@ADAM-xc6tj 7 жыл бұрын
Aad Baan ugu helay vedio ga
@Yedo25254
@Yedo25254 5 жыл бұрын
Nin Aan Geel Lahayn Aqiro Lama Amaaneynin
@ShortmanShortman-wo6jv
@ShortmanShortman-wo6jv 7 жыл бұрын
war wax baan ka bartay. dabka geela loo shido xitaa geela dabka wuu rabaa oo meel kama aa dayo
@Jabiyemedia
@Jabiyemedia 8 жыл бұрын
geelu wa sharafta Somalida
@ayemahamed4538
@ayemahamed4538 7 жыл бұрын
Mansha alh
@ahmedfarahsource41
@ahmedfarahsource41 6 жыл бұрын
Dhagalix iyo laba alif. 👑
@FarahAbdul
@FarahAbdul 9 жыл бұрын
افلا ينظرون الي الابل كيف خلقت.
@zak.886
@zak.886 6 жыл бұрын
maalintii Burco duuray s
@Daemigrant
@Daemigrant 9 жыл бұрын
Geeljire waa asaaska somalida aadna waan u jecelay.. waxay maanta u baahan yihiin in degaanka, biyaha iyo dhirta loo habeeyo si aan nabaad guur u dhicin.
@xiinfiniinwiilmaqabul6510
@xiinfiniinwiilmaqabul6510 9 жыл бұрын
Xasuus hore ala maxaaaan kawaraaniyay hiiliye candho fisiye hore qabaaaase qoryaale xabuley iyo habeed viva nogob daayo
@maameyare3169
@maameyare3169 8 жыл бұрын
aaaah!! xasuus igu qaaliya
@hanimohammed4720
@hanimohammed4720 5 жыл бұрын
Magacyada UU sheegayo waligey ma maqlin waxaan kaseyna feels cad fiiley iyo kuwaan kale waxaan dhehna dacarey suubaal iyo kuwoo kale
@naasirwadani5242
@naasirwadani5242 7 жыл бұрын
Hiiliye walle kuma ilaawo waa meshaan ku dhallanay aniga aabahay iyo awoowyaday aad baan oogu faraxsanahay in camerada estv baraamij intaa le eg ka diyaariso waanan u mahad celinyaa hawlwadenadii fudaydiyay diyaarinta baraamijka
@abdmoh795
@abdmoh795 7 жыл бұрын
Nin reer xamar ah aya layidhi hasha so kaxee Intu hashi utagay kulahaa heblow walagu wacooyaa 😂😂😂😂😂
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 7 жыл бұрын
Abd Moh 😂😂😂😂😂😂 waligeey geel maan arag. Reer xamarna aad baan u dhaamaa. Iga tag reer xamar waa doqomo walaahi.
@mohjajur
@mohjajur 6 жыл бұрын
😂😂 walahi wad iga qoslisay
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 5 жыл бұрын
Abd Moh 😀😀
@AhmedAhmed-cs9jg
@AhmedAhmed-cs9jg 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk kal iyo laab 😂
@safiyayasin3305
@safiyayasin3305 4 жыл бұрын
Waa sheko cajib ah hhhhh reer xamarka digaga waydiya
@nabaadlove6019
@nabaadlove6019 9 жыл бұрын
wll kuli muslimka ilaahay ha dhawro iyo somalida lkn waxaan u baahanahay sidii aynu ula jaan qaadi lahayn nolosha iyo horumar ka dadkani waxay u baahan yihiin inay ceelal helaan iyo caws ay beertaan si ay uga kaaftoomaan guurida
@abshirshmuxumed6821
@abshirshmuxumed6821 9 жыл бұрын
mashaa allah ma islehay wakhtigaan waan jiraan dad sagaal cisho biya doonaayo waan tusale u aha dhulk megaa ee gulabada dhexe ee somaliy laa ithopia waan maray man ku arak dhul ceel la aa lkn waxaan haboon dadk ayay ubayaanee noloshii hore mahine majiryo meel sagaal cisho biya lagadoonawyo
@rtnsomali6620
@rtnsomali6620 9 жыл бұрын
runtaa weeye lkn dadbaa kaxun
@bashirshcali1259
@bashirshcali1259 9 жыл бұрын
waa yahay
@bashirshcali1259
@bashirshcali1259 9 жыл бұрын
waa yahay
@abdifatahdaud6164
@abdifatahdaud6164 9 жыл бұрын
Yes, that Tsberoa and Taatqo
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
Ceelashaa yaa qoday?
@khadarsomali9497
@khadarsomali9497 7 жыл бұрын
soomaaliyuu dhan ayaa geel ku faanto
@abdifatah-Yare
@abdifatah-Yare 8 жыл бұрын
geelayagii baan soo xasuustay .bulaale ayuu ka cabaa zibi meel la dhaho oo libaax badan wuu daaqaa hahaha ee bulaale documentary kasoo sameee huunooy meeshaas geelal badan ku arki oo meel kasta kayimid
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 8 жыл бұрын
Ceelka Sulul iyo Bullaale maxaad ka taqaan? kzbin.info/www/bejne/eqWvqJh3oMZ7etE
@daauudaxmed6137
@daauudaxmed6137 5 жыл бұрын
Walaal nimanku hadday dhameen caano lis ah sidaad u aamintay oo aad goor habeena war uga soo qaaday
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Marka hore gabadhu kaligeed ma ahyn waalala socday Mideeda kale nimanka geeljira ah waa niman kuwa ugu wanaagsan ee yaqaana qiimaha dumarka Taaas anaa markhaati ka ah
@mustafeige6028
@mustafeige6028 6 жыл бұрын
Caano cunto maha waa nolo adag by mustafe cabdillaahi cige
@abdisamadkhaliid9645
@abdisamadkhaliid9645 7 жыл бұрын
Ogaadeen iyo geel maxaa kalahaysta
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 3 жыл бұрын
Waxbaa kaa khaldane ogaden kaliya geel ma dhaqdo.
@abdullahiomar8044
@abdullahiomar8044 6 жыл бұрын
Habeed geel ayaa iso shiireysa markaan video ga dawanaayo yaa Ila mid ah gacanta taaag
@ahmedkobyar6955
@ahmedkobyar6955 7 жыл бұрын
Geel waan jecelahay lkn waa QAALI ma gadan Karo halko yariisa bes ninkaan ma isiiyoo waan iska raacraacinlahaa wllh geel raaxo waye markuu ina dusha Ka raacdo oo baarkana Ka qabsato juukacjuukac qosol ayaa kaa soo fakanaa
@زهرةحسان-ع1ن
@زهرةحسان-ع1ن 6 жыл бұрын
AHMED KOBYAR kkkkkkkk
@أبوالفضلالإسحاقي
@أبوالفضلالإسحاقي 4 жыл бұрын
Zxp axmed geel ha moodin wax dhib yar oo la is ka raac raacayo , nin geel jire noqday geel hawshii garanaaya
@shiikhmaxamed4050
@shiikhmaxamed4050 2 жыл бұрын
qaalin 5 jir ah oo madow bacad ah oo dhogor badan oo dheer
@yasminehussien4351
@yasminehussien4351 8 жыл бұрын
waa film aad u fiican laakiin waxaan ka yaabay raga see geela u daba joogeen ku dhintay oo xalkalo ma lahan miyaa. wax barashadii aaway oo reerkii iyo gabadhii uu qabay aaway. geela meel uu ku xaroodo oo uu ku baryo habeenkii maa loo sameeyo oo coos loo go beero biyona loo dhax dhigo. geel jiraha waqtigiisa waa inuu ka faaidaystaa aduunka horay ayuu u socdaa heer waxaa la gaaray dayaxa la aado. anagana dharka xitaa ma naqaano sida loo sameeyo
@CryptoSom
@CryptoSom 8 жыл бұрын
hhhhhhhhh
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 8 жыл бұрын
yasmine hussien geela cooska fadhiga loogu keeno geel rageed ma aha kuwa shaqada neceb baa sidaa marka waxa wanaagsan geela inuu daaqo geedo dabiici si aan caafimaad caanihiisa ugu helnaa maadaama dhulkeyna uuyahay dhul fertilize wll
@maxamedxasanmaxamed3084
@maxamedxasanmaxamed3084 8 жыл бұрын
maxamed xasan mansha allh geela aad ayaan ujeclahay waana kufaanaa runtii gela wa xoolo sharaftiii
@muyedinmohamed9377
@muyedinmohamed9377 7 жыл бұрын
Yasmine Hussein baa kaa saxan Sxb! Abaaraha Somalida haysta waxaa sababa Xoolaha xisaab la'aanta loo dhaqanayo ee aan laheyn meel Lagu calfiyo. Dhulkii bay xaalufiyeen xooluhu. Dhulkan camaradu Qabaneyso 10 sano ka sidan ma laheyn.
@samawade282
@samawade282 7 жыл бұрын
yasmine hussien muhiimadu maha in wax la barto oo keliya Balse wazaa fiican in wax la tabcado In aad wax barato way fcntahay lkn dadku kuma wada fiicna wax barashada ee qofba wuxu ku fcnyahay meel Waxa laysinimo ah in qofku Waxna baranwaayo Waxna tabcan waayo
@saacidomar8752
@saacidomar8752 3 жыл бұрын
Mid Dhulbahante ah baa lagu yiri War Hooy maad geela Sakada ka dhiibtid yaan aakhiro Lagu cadaabin eh markaasuu yiri اذانبعث awrkay dhashay وإشقاها. iyo aarankay wadatay Aakhiro nimaan geel lahayn lama amaanayn 😆😆🇸🇴
@idalahow
@idalahow 8 жыл бұрын
kasoo qoraya Kenya....Waxaan Rabnaa Somali Documentariga oo kusaabsan Dhaqanka Somali ayaa ladoonaya....oo Please Go with them and complete the Documentary upto the making of the Hori Houses, Ariga lamaalayo, Geela Lamaalayo...Iyo Xoolaha lafoofinaya....Classic Caana Ruux, Dirimaha latolaya...iyo Aroosaha Baadiyaha....Iyo Ciyaaraha Soomalida
@shabanawadahmed562
@shabanawadahmed562 8 жыл бұрын
Aad baad ugu mahadsantahay soo gudbinta wanaagsan iyo sida aad uhabaysay waxan odhankaraa waa DHAQANKAAB Documentry.
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 5 жыл бұрын
Ina geeljire saw inaayada abahay maaha.....🤣🤣
@shiikhmaxamed4050
@shiikhmaxamed4050 2 жыл бұрын
qaalin aydina oo dhogor badan oo 4 jir ah
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
*War basar cayri leedahay nin ogi kama baqdeen geele* *Ba'ayeeyda naaguhuna soo idinma beer qaadeen*
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 7 жыл бұрын
Waligaa sulul matagtay sasabane ma aragtay dhoobaale geel Maka waraabisay intaba waan arkay waana ciidaydii aan jeclaa waan ku faanaa
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 6 жыл бұрын
Sagag iyi dhagaxmadaw baan arkay labaduba waa sulul lkn sasabane iyo dhoobaale waan maqlay laagtay kuyaalaan horta maxaga daakhataa
@zaamnews4717
@zaamnews4717 2 жыл бұрын
anigu waxa aan tagay sagag dhagaxmadaw iyo mugwayn malayke
@abdillahiduale3252
@abdillahiduale3252 8 жыл бұрын
geelu waa nolol
@mauliidyusufadan6433
@mauliidyusufadan6433 6 жыл бұрын
Soomalidu geela waay kurafadaan lkn haday fahmeen oo waxareeyeen
@farhankhan-xy7lz
@farhankhan-xy7lz 9 жыл бұрын
geel jeere daacaaska maasebu miya
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 8 жыл бұрын
Waxaa la yidhi Geelu wuxuu dabada u ruxaa mar uun baad Bulaale iyo Sasabane aad ka cabi doontaa
@الحقسيفقاطع-ظ7ق
@الحقسيفقاطع-ظ7ق 7 жыл бұрын
Hassan Ibrahim mashlallha waad mahadsa n tahay
@khadijao4956
@khadijao4956 5 жыл бұрын
Gelowgulaalo gumbululax warkiisa saan miya
@khalidal1509
@khalidal1509 7 жыл бұрын
kkksalaanta geeljiruhu waaqalbi wanaag
@hxhxduus6509
@hxhxduus6509 9 жыл бұрын
so do you hear me
@umuyaasir6768
@umuyaasir6768 7 жыл бұрын
ogadeen kaliya ma han ee wa somali o dhan wax gela dhaqdo
@wahidazizi7762
@wahidazizi7762 2 жыл бұрын
🛫🇸🇦
@Waqaa99Baqaf1
@Waqaa99Baqaf1 9 жыл бұрын
Ax geelaygii ayaan soo xasuustay maxaan bulaale maxaan ka waraabiyay Ala muxuu libaax i cuni gaadhay hjjhj
@saacidomar8752
@saacidomar8752 3 жыл бұрын
Qorigaaga dagta u raaadinaysaa niyaw waaxay jileecu Holac baad ka kicinaysaa Libaaxa niyaw waa ku sidee 😆
@gabadharermuqdisho6150
@gabadharermuqdisho6150 8 жыл бұрын
geel geel aba loo ekanaa ilaahoow ha iraacin waxan dhihi lahaa iska gada oo ganacsi ku furta magalada imaada
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 8 жыл бұрын
Faiduma Rooble hadii magaalada lasoo wada aado noloshii dhaqanka naa naga halaabayo oo dhulkeenuna yaa ka faaiideesanayo oo miyi ubadan magaalo hilib laga cuni mayo
@waryaaheedheh6110
@waryaaheedheh6110 8 жыл бұрын
Waa waxa lagu noolayahay xegee baa mooday inay cuntadaada ka timaado xoolayahow. Mise waxaa mooday aduunka oo dhan in wada ganacsate la wada noqon karo?
@faysalismail6178
@faysalismail6178 7 жыл бұрын
gabadha rer muqdisho
@mohamedabdirahmaan7944
@mohamedabdirahmaan7944 7 жыл бұрын
gabadha rer muqdisho Kkkkkk waad iga qoslisey lkn geela raacdiisa iyo nolosha adag adadeyg ayaa qaadeysaa wey wanaagsan thy inkastood adigu aanad garaneyn oood ciyaalo bandar thy.
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 7 жыл бұрын
gabadha rer muqdisho AwaL Reer Muqdisho Dad Nooc Ah Bay Ahaayen
@trs-treatmentplc9016
@trs-treatmentplc9016 9 жыл бұрын
That's me , can take man out if the baadiye , but you can't take the geel out of what.... hehehe lol
@0o603
@0o603 8 жыл бұрын
geela oo dhan waa in la qalaa rag iyo dumar iyo caruurba
@football-somali6954
@football-somali6954 9 жыл бұрын
🐪🐫🐫🐪 dhaqan
@sacdiyosiman4318
@sacdiyosiman4318 7 жыл бұрын
ppppp maansha allah nice vedio
@Abdullahimohamud156
@Abdullahimohamud156 6 жыл бұрын
mzhallaah wakhti badan ayan geel celiyay nolosha geel jirahana yaran ayaan kuso bilabay waana hantida ma gurtada ah ee Aabahay iga tagay AHUn Lkn mudo badan ayan kaso maqna alle ha xafido Geel jiraha👊👊👊👊nimanka ogadenka koraha Geela ayaan ka furaan jirray wllhy😆😆😆aduunyo dhilkana waxa lagu culi jirray geed maygag layidhahdo
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 6 жыл бұрын
abdullahi saambo war fanka jooji nin ogadeen adigo waxuush ah waxba kama qadine fatal yahow sidii hablaha u fanayo xoolo foqal xoolo fuck off bitch
@rahmoahmed1580
@rahmoahmed1580 7 жыл бұрын
Geelka hadaa habeenki dab looshidin Maxey dhibee qaraabo
@hanifilsan8128
@hanifilsan8128 6 жыл бұрын
wu didimanaya 😆😆😆
@rashkaze7785
@rashkaze7785 6 жыл бұрын
Cama makenayo
@abdullrahmannshekh607
@abdullrahmannshekh607 9 жыл бұрын
Hooge qoodhwaynaaa geelu masha allah wallee somali dal iyo duunyo dahab ah bayleedahag iyo dhaqan xeer wanaag illaah nabad iyo caano hanagudabaalee dahab baanahay walleee masha allah huno qali habon dabaqodhi 😆
@hassandayib762
@hassandayib762 7 жыл бұрын
Jabhadka duulla y
@ismaaciilahmed6934
@ismaaciilahmed6934 7 жыл бұрын
Angu aha ismaaciil Aad ayaan ugu farxay
@MrTeeri4
@MrTeeri4 7 жыл бұрын
Can someone please tell me, is Haboon Ugaas Ogaden? she is very beautiful mashaAllah , thanks guys, or is she idoor? she sounds idoor.
@kittyuniverse7744
@kittyuniverse7744 6 жыл бұрын
Ahmed Adam she is gadabuursi
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 6 жыл бұрын
Ahmed Adam she is galimeyz
@shidanesomali2022
@shidanesomali2022 8 жыл бұрын
ninka kabaha ku seexanaayo maxa waaye kkkkkk
@sayiid798
@sayiid798 8 жыл бұрын
geela waa barwaaqo waxa lashegeyay Aakhiro niman geel lahayin lama amaanayin lol
@abdmoh795
@abdmoh795 7 жыл бұрын
Abdi Wali237 hhhhhhhhhhhh
@رشاشخمسين
@رشاشخمسين 5 жыл бұрын
Waa caqligii ogaadeenka kasi kkkkk
@xasancarab1437
@xasancarab1437 4 жыл бұрын
m.a
@maymunanasir2215
@maymunanasir2215 9 жыл бұрын
mmm
Geel Mataano dhalay weli miyad aragtay
53:36
LAAC TV
Рет қаралды 213 М.
🎈🎈🎈😲 #tiktok #shorts
0:28
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 4,5 МЛН
Wednesday VS Enid: Who is The Best Mommy? #shorts
0:14
Troom Oki Toki
Рет қаралды 50 МЛН
Maxaad ka taqaannaa Ceelka Sasabane ?
14:47
Xassan Cige channel
Рет қаралды 2,8 М.
Barnaamijka Hereri Iyo Fardoole
46:00
Universal TV
Рет қаралды 283 М.
WAAR DAG DAG AH
19:38
Dow tv 24
Рет қаралды 531
NOLOSHA MIYIGA DDSI
26:55
Somali Media Network
Рет қаралды 297 М.
Taariikhdii Tataarka qaybtii 1aad Sh Mustafe
1:11:13
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 476 М.
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Hereri Media
Рет қаралды 607 М.