Farax Badel Gabadha Geela Hodanka Ku Ah

  Рет қаралды 557,501

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Пікірлер: 589
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 Жыл бұрын
Maasha-allaah geela iyo wariyaha oo afgiisa dhahaayo marwalbo maasha-allaah. Waa arrin fiican in mar walbo la dhaho maasha-allaah.
@abdifatahabdulldayib3748
@abdifatahabdulldayib3748 Жыл бұрын
"Waxaan rabaa inaan noqdo gabadh ragga ka geel badan" Farax Badel ♥️♥️
@akdream5313
@akdream5313 Жыл бұрын
Waxeedu ma rag iska Dhicis baa ?
@tantomollc8899
@tantomollc8899 Жыл бұрын
@@akdream5313 Waa Ragg karoonaansho🎉
@Runta2024
@Runta2024 Жыл бұрын
@@tantomollc8899 Rag maxad ula Tartamasaaa isku Howl ba tihidiine🙏
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo 4 ай бұрын
Ragdhaan Shirshoorad Boqoleey Ladan Beeldaajiyad 😂😂😂
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar Жыл бұрын
Maansha,allaah wllo alle hakuu barakeeyo dadaalka halkaa ka sii wad sadaqada iyo zakada wllo ha ilaawin
@maxamedcabdiqaadir9181
@maxamedcabdiqaadir9181 Жыл бұрын
Masha allh farxiyo hareeri
@muxammad2413
@muxammad2413 Жыл бұрын
ASC ,Maashaa ALLAAH, wallaal ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye ha innoo barrakeeyo dhammaanteen, AAMMIIN 🤲 , Labba tallo , Oo illa habboonna aan ku siiyee 1.biyaha in uu laddaabto uggu daddaal initii karraan ah insha ALLAAH. 2 .Faasuulliyaha amma diggirta cad ee harrikoogga la yidhaahdanna u beer,unna karri,Oo uggu yarraan sii irmaankiisa, insha ALLAAH, Markaa ka dib insha ALLAAH isbaddal wayn oo xagga caannaha iyo cadkabba ah ayaad ka arki doontaaye. Wa BILLAAHI tawfiiq.
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 Жыл бұрын
Mansha Allah, Alle ha u barakeeyo Waa hooyo soomaaliyeed oo maskaxdeeda maalanayso, hamiyada kale ay ku taamaysana Alle ha usoo dedejiyo, Aamiin
@farxaanahmed2722
@farxaanahmed2722 Жыл бұрын
Manshalaah aniguna waxaan is leeyahay cerigaabo inan Ka her geliyay dhaqasho waa geel
@halimali8389
@halimali8389 11 ай бұрын
Investment tolow ma wada galnaa shuraako 😅
@mubarikgiama248
@mubarikgiama248 18 күн бұрын
Fursad ayaa halkaa ka banaane ka bilow
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 Жыл бұрын
Inaan noqdo gabadh ragga ka geel badan. Yaa salaam Farax Beddel hore. Soco xabiibtii
@jimalebarre
@jimalebarre Жыл бұрын
maashallah alle ha u barakeeyo farax ganacsi rag badani ka baqdeen ayey dhabarka u ridatay
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
Masha Allah hadii waxa rag dowlad daba ordaaya eey xolaha iyo beeraha maal gashan lahaayeen somali shaqada iyo hor marka waa layaabi lahaa aniga waan sameen doonaa insha Allah hoyadeey familkeeda waa beeraleey dhulbada leh ilahay ha u barakeeyo walaasheen
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 Жыл бұрын
Warka daa Ma Isla tabcanaa beer waa noo haayaa
@samiyahussein9420
@samiyahussein9420 Жыл бұрын
Wariye abdisalan waa muuhanii mashaa allah kucelceiye sida waa sida ugu kheir badan in qofka lohaaneyo xololihisa iyo malkisa, hooyada somaliyed hambalyoo 🙏🙏💕
@falisa576
@falisa576 Жыл бұрын
Masha Allaah tabarakallaah Run ahaantii wa hawl adag geela Dhaqashadiisu raggiiba u adkaysan karin Haweenkenii somaliyed wa so baxeen Hambalyo walal dhaqashada geela ad ku Dhiiratay Allahana ku barakeeyo
@feyfeyofficialchannel2495
@feyfeyofficialchannel2495 Жыл бұрын
Aad baan oogu xiranahay barnaamijyadaada taxanaha ah # ustaad hereri aad usoo badi barnaamiyada dhamaan geyiga somalia
@edilhassan7542
@edilhassan7542 Жыл бұрын
Masha allah Faraxeey Allaha kuu barakeeeyo geela. Wariyaheena qaaliga ah Abdisalan walal Mahadsanid soo tabinta Farax iyo geeleeda.💕
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 Жыл бұрын
Allah ha barakeeyo gabadhaasi shaqada ay qabatay. Ogadeenku waa ilbax. Imagine if Somalis rear camel like this way.....no doubt no wars, no geel jire harraadsan, no conflict of land................Maashaa Allah. Thank you Ogadeens for pioneering this asset camel development.
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Жыл бұрын
Qabiil jooji ,magacaabistiisa , wa inan somaliyeed iyada iyo geelaba ha barakeeyo Amiin.wbt
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 Жыл бұрын
@@hawayassin7172 waa yahay ina adeer. Waan joojiyay. Shukran. Xumaan igama ahayn
@YOONKA-BUULADATV
@YOONKA-BUULADATV Жыл бұрын
​@@ainanshedayr7569Shabelada dhexe saan camalaa geelka mooro iyo ceel loo dhisaa, kadibna geedka tiitiinka loo abuuraa seey u quutaan. Dadka qaarna waxeey u abuuraan balka.
@hamzemohamud9169
@hamzemohamud9169 Жыл бұрын
Masha Allah 🎉 Farax Bedel gabadhii ugu horaysay ee Xero Geel oo weyn si casri ahna u habaysan ku samaysay Agagaarka Magaalada Jigjiga. Insha Allaah wan so booqan doonaa Xerada Geela ee Farax Bedel.
@AhmedMohamed-vr1ue
@AhmedMohamed-vr1ue Жыл бұрын
MachaAllah mabrouk Walal abdi salam Waad mahadsantahay sidaa fican ee noo bartay
@MOALI886
@MOALI886 Жыл бұрын
illahay ha ubarakeeyo, anagana wax khair qaba hana siiyo amen
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Жыл бұрын
Maansha allaah gabdh soomaaliyeed oo geesiyad ah waan hambalyaynayaa ale hawbarakeeyo ganacsigaas runtii waa mid baahi wayn loo qabay Cabdisalan hereri wan ku salamaya saxafi somaliyed oo hawl adag bulshada u haya
@abwaaniidlechannel5891
@abwaaniidlechannel5891 Жыл бұрын
Faraxeey gabadh kudayasho mudan ayaa tahay alle haku barakeeyo wll midna aankuu sheego markaad hasha lisayso qofka hadhuubka hayaa dhanka bidixda hasha ha ka istaago markuu hereri kulalisayo adiga midigtaa martay Ujeedka aankuu saxaayo Haaneedka geelu waaa bidixda ✅🙏
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 Жыл бұрын
Mashaa Allah waa wax lagu farxo waa taa gabar Soomaaliyeed 💙❤️🇸🇴🇸🇴🥰
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 Жыл бұрын
Abdisalaan Muusigaad ku bilowdid ku bedel Heesihii geela marka la kaxaynayo ama la waraabinayo bilaa muusig ah taas baa wacan
@salmanyare1236
@salmanyare1236 Жыл бұрын
Masha Allah waa mamo Degan oo Shaqo jeecel siday Geela uu Xananayso Ayaba caajiiba ,wariye sare Mahadsaniid Adiguna Cabdisalanow
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
Mashallaah aallaah ha kuu barakeeyo walal ‼️🇬🇶💎💐💞🇬🇶💎💎💐❣️🕋❤️🇸🇴‼️💕👂💞🇬🇶💎💐❣️🕋❤️‼️🛑
@abdirisaqcawadabdallesamat600
@abdirisaqcawadabdallesamat600 Жыл бұрын
Masha allah runtii waa arrin lagu farxo Allah ha ku barakeeyo Farax
@safiyofarah4337
@safiyofarah4337 Жыл бұрын
Manshaallh Manshaallh Allaha kuu barakeeyo walaalo isha bani aadamkana Allaha kaa qabto
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Жыл бұрын
Masha allah farax alle ha barakeeyo kudayasho ayay mudantahay Dadka DDS.iyo SOMALILAND waa is ku dhaqan ah wax badan
@ilwaaddahir4991
@ilwaaddahir4991 Жыл бұрын
15:47 wuxu yidhi waxad moda in sonkor lagu daray, geelu sidiisaba caanahiisu waxay u dhadhamaan hadba dhirtu daaqo badana caanahu qadhaadh bay noqdan lkn geelani waa mid la dhaqaaleyey oo laga taxadaray mansha Allah gabadha Alle ha u barakeeyo
@ALBERT-gq5yf
@ALBERT-gq5yf Жыл бұрын
Masha Allah.Hambalyo Farah Badal. Cabdi Salam,suxufi suxufiyiinta ka horeeya.Adunkana na bara.Somaali kastana aduunka halku la joogo ugu taga.
@abdishakuurjimcaale3155
@abdishakuurjimcaale3155 Жыл бұрын
Mansha Allahu Tabarkalahu Alle ha u Barakeeyo wa Qorshe fiican dedaal samir Adkeyso iyo kartibaa lagu gadhaa horumar Farax Guuleyso Labada daroodba
@nouhismail9052
@nouhismail9052 Жыл бұрын
Manshaa allah alle ha u barakeeyo gabadha somaliyeed from hargaysa
@saafihoney1068
@saafihoney1068 Жыл бұрын
MASHA ALLAH Allaha u barakeeyo walaashayo, Hareeriyow dee adiguna mahadsanid si wanaagsan baad yeeshaye
@drsaidabdikadircadli6493
@drsaidabdikadircadli6493 Жыл бұрын
Masha allh hoyo mcn allh kuuu barakeeyo dadkana ilaahy aabe io hooyo hakaaga dhigo❤
@bashirabdulle7625
@bashirabdulle7625 5 ай бұрын
Insha Allah dadka xoolaj dhaqaaleeya ama dhaqda dhaalo baan ku bixindoonaa si uusan u dabar gin Adiguna Harari Mahadsanid
@saidalichannel7517
@saidalichannel7517 Жыл бұрын
Maasha Allah innanta Alle ha u barakeeyo xoolaha iyo ganacsigaba. Soomaalida inta gobta ah waxaan leeyahay. 100k subscribers gaadhsiiya suxufiga.
@aqoonjiretv5456
@aqoonjiretv5456 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله GABADHA IYO GEELABA ILAAHAY HA BARAKEEYO . HORE USOCO AYAAN LEENAHAY ❤👏👍
@maan-raac7355
@maan-raac7355 Жыл бұрын
بارك الله فيك
@ruqiyaxasanmclin6497
@ruqiyaxasanmclin6497 4 ай бұрын
🎉finhpl kl 0:03 khionh
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
Maasha allah farax guulayso aar farax ii geeya kkkkkk waan idin salaamayaa cabdisalam hereri iyo farax
@abdirahmanmfirinofficial5513
@abdirahmanmfirinofficial5513 Жыл бұрын
450 X 1.5$ maalintii waa 682$ bishiiina waa 20,500$. Intaas waxaa dheer geela hilibka ah ee la iibinayo ee magalada laga cuno hilibkiisa. Xoolaha Alle ina siiyey haddii sidii la rabay aan u dhaqano waa faaido miiran lkn dadkeena reer miyiga ah waxay ku fikirayaan in magalada shilimaad yar loogasoo dhiibo
@mohamedabdirizak1590
@mohamedabdirizak1590 Жыл бұрын
Kharashka raashinkisa, shaqalaaha, gaadiidka IWM ka jar ka arag kharashka ka so baxa.
@SOMSHE-di7hq7xt6f
@SOMSHE-di7hq7xt6f 3 ай бұрын
​@@mohamedabdirizak1590faaidho weye qasaro maleh gelu.
@AlaajiVlogs
@AlaajiVlogs Жыл бұрын
masha allah waa Hormar aad u fiican in gabadh isku deydo iney maal gashoto xoolo somaali dhaqashadeeda hda hay ka si yaraaneyso. Allah how barakeeyo walasheen, Ganacsataduna ha ku dayato
@AhmedMohamed-vf6nl
@AhmedMohamed-vf6nl Жыл бұрын
Masha Allah maamada illahey ha u barakeeyo geeleeda iyo beerteedaba. masha allah waa wax lagu farxo.
@Dirir571
@Dirir571 Жыл бұрын
Waa maalgashi qariib ah ma sha Allah gabadh dadnimo badan weeye oo hammi sare leh waxay tiri waxaan doonaya inan raga ka geel bato waliw aan iminka cidiva gaadhin
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 Жыл бұрын
Masha allah Mabruuk maamada howl adag ayey qabtay ilaahey ha u barakeeyo
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 Жыл бұрын
MAANSHALLAH WAA GABADH AAD U GARASHA DHEER ! #DHUL SHISHEEYE HA DHOOFIN ! DHEEFSO GEELAAGA ! DHAWRO DHAQANKAAGA !
@nimcaanseerbiya2488
@nimcaanseerbiya2488 Жыл бұрын
Wlhi aad ayaan ugu farxay maasha allah. Gabadh 500 geela leh waa farxad iyo horumar
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 Жыл бұрын
Markuu duudka simo geelu waa dawlad gooni ah Abwaan cabdilaahi suldaan timacade
@shcyb1584
@shcyb1584 Жыл бұрын
Maansha Allah. Allah u Barakeeyo Gabadhaa Farax xoolaheeda.
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 Жыл бұрын
Ma Sha Allah Love the set up, Amazing
@Miidan5
@Miidan5 Жыл бұрын
masha allah wallahi wa gabar karti iyo caqli badan wa qof laga maseero allaha xafido iyada qoyskeedaba
@kederhagy3751
@kederhagy3751 Жыл бұрын
Mashalah gob Gobi dhashay dheh gabadhan,alah haku barakeyo.
@suudaani1
@suudaani1 Жыл бұрын
Maasha Allah Rabi ha siyaadiyo ganacsiga oo ha u barakeeyo Insha Allah.
@asedabdi7364
@asedabdi7364 Жыл бұрын
Masha allah ilahay ha kuu barakeeyo walal. Cabdisalaan hereeri mahadsanid.
@fiintonab5090
@fiintonab5090 Жыл бұрын
Waa hanti qaali ah geelu ❤️❤️💋🍓🍓🍎🍎🍎🐞💙🍒🍒
@aadancambe7079
@aadancambe7079 Жыл бұрын
Mansha allaah illaahay hakuu barakeeyo waa shaqo banaanayd ood buuxisay Shaqo abuur Caafimaad Dalxiis Taariikhda geela oo la illaaliyo Ganacsi Itaas ayay isku koobsatay horumar wacan insha allaah waan tegi doonaa maruun hargeysa ayaan idinka soo salaamayaa farax iyo cabdisalaan ❤❤❤🎉🎉😊
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Guleyso waligaaga Wariye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aishayusuf4545
@aishayusuf4545 Жыл бұрын
Mashaa Allah it's beautiful geel iyo hablo ilbixiin ah Mashaa Allah.
@donotgiveuphelpneedypeople2241
@donotgiveuphelpneedypeople2241 Жыл бұрын
Herari iyo Geela Jigjiga, aaad baan u salaamaynaa
@ahmeddini8837
@ahmeddini8837 Жыл бұрын
Waataa hantideenu hadaan Somali nahay yaa Naga taajirsan waa bartii xoolaha waabeertii waa badii oo kaluun nooga buuxo waa petrol iyo gaas dihan iyo macaadin qaaliya sida yuraniyom iyo waliba barteynu caalamka kaga naalo Allah yabaarik @@@ Ahmad from belad weyn
@maxamed9700
@maxamed9700 Жыл бұрын
Lkn waxay u baahantahay hogaamiye iyo dhalinyaro hiigsi iyo go'aan leh oo hard worker ah
@nimashine8475
@nimashine8475 Жыл бұрын
Mashaallah waa dhaqankii somalida jecliya canaha geela iyo hilibkiisa yaa helabaa inshaallah wan soo booqan halkaas jecliya geela wlhi
@xamralive
@xamralive Жыл бұрын
Bismillaah Maashaa Allaah Maashaa Allaah Allaah ha u barakeeyo
@fahadhussein6734
@fahadhussein6734 Жыл бұрын
Farah Abdi Wali badal gaboose gabadhii qoraxeey mar oogu quruxda badayn ee ninka fooshaxun ee majeerteen guursatay
@xadiyojamac5736
@xadiyojamac5736 Жыл бұрын
Hhhh goormay dhacday mase qoftaana
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Жыл бұрын
Maash Allah gabadh karti leh ilaahay hakuu barakeeyo xoolahaaga caanahaaga inaad Hargeisa soo gaadhaan ayaan rajaynayaa from Hargeisa
@Raho339
@Raho339 Жыл бұрын
Insha Allaahu Wey Keenidoontaa👍
@MohammedAlfa-sh7ni
@MohammedAlfa-sh7ni 6 ай бұрын
ragga somalida dumarka dhalay what a great
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Жыл бұрын
Masha Allah wariye sare Abdisalan Hareri waa Ruug cadaa Nolosha Somalida Taariikh ka qoray guuleso dhaqanka Somalida isku haay
@makaraandheere7644
@makaraandheere7644 Жыл бұрын
Barnaamijka Aad Baan Ugu Maqsuudney Balse Cilada Keliya Uu Leeyahay Waa Codka Gabadha Oo Sida Kaaga Aan Loo Maqleynin Madaama Makroofanka Meel Hoose Kaga Dhegnaa iyo Cilada Kale Waa in Barnaamijyada Muusiga Aad Ku Lifaaqeyso Aad Ka Deysaa Waayo Wax Aan Dembi Aheyn Kaaga Kodhimaayaan Dadkuna Sidii Hore Heesaha iyo Muusiga Uma Jecla
@farahali
@farahali Жыл бұрын
Allaha u barakeeyo hareeriyiw xaajiyadaani ma leedahay GABDHO aan la xididee taasina waa iga kaftan
@abdinurismail1740
@abdinurismail1740 Жыл бұрын
ASC habaryar allah ha kuu barakeyo shaqada wanagsan ee aad ummadda u hayso , waxan kale oo hambalyo leeyahay C/salan Harere oo ah wariye qaaliya, thank you
@siciidali4034
@siciidali4034 Жыл бұрын
Aad ayaan uga helay gabadhan iyo geeleeda quruxda badan investment ♥️ qurux badan ayay gashatay xoolaheeddii oo xalaal ah!!!
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 Жыл бұрын
Dumarka soomaalida raggii soomaaligaa dhalay ee geela dhaqan jiray!. Jawaab aad u qurux badan. Maahmaah ayaa ahayd. Ilaahay la kala baryi og hadalkana la kala odhan og.
@abdullahigaani3544
@abdullahigaani3544 Жыл бұрын
Masha allah gabadha geeleda, mahadsanid abidisalaan adigunah
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Жыл бұрын
Runtii markaas somiland xeryahesa geela joogto iyo dds wa isku.mid dadku isku lahjad .madkiiba waad fahmaysa
@ismacilabdirashid3243
@ismacilabdirashid3243 Жыл бұрын
Wahi wa runtaa
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Barnaamij qaaliya alle gabadhan ha u barakeeyo
@amalhirsi4847
@amalhirsi4847 Жыл бұрын
Masha al laah Alaha kuu barakeyo Walaalo waa wax aad u wanagsan oo kudaysho mudan ..Masha al laah ...guulayso
@maxamedabuubakar6300
@maxamedabuubakar6300 Жыл бұрын
ماشاء الله الله يبارك فيها alle haubarakeeyo xoolaheeda xaasid iyo codowna alle hakaqato
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow Жыл бұрын
Masha ALLAH waa muuqaal xiiso badan. Alle geeleena ha daayo.
@Abusufiyan_____4
@Abusufiyan_____4 Жыл бұрын
Mashallah mom Allah haku barakeeyo geelu xoolaha la mid mahan Aabahay ba wakhti io maal in taba galiyay wuna ka faiday cafimad io hantiba walow geela dalka ka dhib badan yahay kana adkaysi badan yahay mashallh
@alihanash9726
@alihanash9726 Жыл бұрын
Laa’dheere,la’aan dheere la’aan dheeree bay somalidu hada tidhaa…Gabadhan ayaa la’aan dheere oo banaan degay ah..
@hananmohumed6888
@hananmohumed6888 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallaah walasheey ilahay haku xifdiyo wacaad qabatay waa shaqo aad uwanaagsan waa dhaqankenii waa caafimaad waa ganacsi masha Allah allaahumma baarik walaal macaan.. Waxaa kale oon aad ogu farax sanahay in aan arko gabadh aan isku magac nahay oo waliba xikmad iyo caqliba usaaxiib ah masha Allah walaal Hareeri walaal adigana ilahay haku xifdiyo waxaad nosoo gudbisaa muqaalo qurux badan iyo dhaqankeenii wanaagsanaa mahadsanid wll Hooyo macaan ayaa jigjiga dagan waxaan aad ujeclaan lahaa in aan walaal farax badal lanbarkeeda helo si ay hooyo caano fresh ah ama caano tayo leh u hesho hareeri walaal iga caawi ilahay haku caawiyee
@dajiscom463
@dajiscom463 Жыл бұрын
MAASHAA ALLAAH ALLOOW u barakee
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Masha Allah waa Good job 👍🏾
@cabdicabdilaahi2042
@cabdicabdilaahi2042 Жыл бұрын
Masha Allah geelu waa jiritaankeena dhaqan keens Allah hakugu barakeeyo wllo
@bashirsiyad4983
@bashirsiyad4983 Жыл бұрын
M alH Gagabdh ragga ka geel badan dds way baraarugen dowlad iyo shacaba hormar fiican ba ka muuqda alH usiyaadiyo
@sharmarkeismailahmed1355
@sharmarkeismailahmed1355 Жыл бұрын
Mnsha lh waa gabadh aad u caqli badam ilaahy haku barakeeyo wll
@maydal6037
@maydal6037 Жыл бұрын
Maashallah, ilaahay ha kuu barakeeyo. Mahadsanid
@khadarabdullahihaji7127
@khadarabdullahihaji7127 Жыл бұрын
Mashallah allé ha Ku barakeeyo
@abdirahmansuleman7700
@abdirahmansuleman7700 Жыл бұрын
Hereri hasha caanaheedee cidla yuu kulisey kkkkkk😮
@abdilaahi_mahamuud
@abdilaahi_mahamuud Жыл бұрын
wow manshlah ganacsi qurux badan tahay oo mudan in meelo badan laga hirgaliyo
@MOHACCM
@MOHACCM Жыл бұрын
Walahi waa legend gabadhan ilahey haku barakeyo
@mohamedfarahmire7368
@mohamedfarahmire7368 4 ай бұрын
Maashaa allaah alle ha barakeeyo waa gabar karti iyo caqli badan
@abdiganiolujog9020
@abdiganiolujog9020 Жыл бұрын
waaa gabadh qurux iyo xishoood ka muuuqdo shaqaysanaysana masha allah alle haku barakeeeyo isha alh mar waaan imaaanayaa
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 Жыл бұрын
Mashallah Allah 🤲✅ Also it part of my dreams ❤🤗😘 👍Farax Badel 👍😊 اللهم لك الحمد الله علي جميع نعمك .
@kabtancabays
@kabtancabays Жыл бұрын
Masha Alaah Alaha kuu barakeeyo hooyo soomaaliyeed oo kiskax badan ayaa tahy
@sagalahmed7222
@sagalahmed7222 Жыл бұрын
Maasha Allah LAA QUWATA ILAA BILAAH
@beautiful1423
@beautiful1423 11 ай бұрын
Beautiful Somali hooyo with brilliant mind ❤
@khaldirhassan4581
@khaldirhassan4581 Жыл бұрын
Machine lagu Maalo Geela Australia ayay u bahan tahay
@burhaanosmaan9204
@burhaanosmaan9204 Жыл бұрын
Herari waad ku mahad san tahay barnaamijyada quruxda badan aad noo soo diyaariso
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
geela iyo idaha ayaa xoolaha ugu rabaayad fiican, meesha wax loo dhigo ayay istaagaan oo ma leexleexdeen halka Loda iyo riyuhu markay cunto waayaan guriga xagakale ka rogaan
@dualegaphane8583
@dualegaphane8583 Жыл бұрын
haaye haaye haaye hereri halhayskiisa mama Farax waa qof loo baahanyahay kusii soco walaal hawsha
@adamsacad8265
@adamsacad8265 Жыл бұрын
Masha ALLA. ALLA ha u barakeeyo.
@idilkhalif5957
@idilkhalif5957 Жыл бұрын
Maasha Allah amazing Ilaahay barakeeyo gabadha iyo geeleeda ❤
@jamaplayer6584
@jamaplayer6584 Жыл бұрын
اللهم زد وبارك لها ما شاء الله ولا قوة الا بالله العلي العظيم Afraax sii badi inaynu hida guuraan la,cabsi qabay hadase rajawanaagsan ayaa igashay .mashaa alaah.
@Ismail-eg2dr
@Ismail-eg2dr Жыл бұрын
Mansha Allah qalabki geela lagu liso soo iibsa farax walaal
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 20 МЛН
Aroos dhaqameed ka dhacay Miyiga Degmada Burtinle ee Puntland
26:15
Basadiir iyo mataan weer filimkii darbijiifka tuuga noqday🤣🤣
10:21
hon farhan Diraac
Рет қаралды 2,2 МЛН
Xero Geel Maraykan ku taala weligaa ma aragtay? Camel Culture
33:33
Hereri Media
Рет қаралды 270 М.
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 171 М.
Nin Somali ah oo 500, oo Geel ah ku haysta Tanzania 🇹🇿
18:58
Magaalo cusub oo casri oo laga dhisayo Puntland "Hormarka Soomaaliya
38:38
Hereri Iyo Jabuuti Qaybtii 3aad-Beeraha Casaamo
56:34
Universal TV
Рет қаралды 109 М.
Somaliga Geella ku dhaqday Sudan
20:06
Hereri Media
Рет қаралды 349 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН