Documentary | WADDANKA VENEZUELA | Nolosha Ugu Yaabka Badan

  Рет қаралды 80,805

ITAAL MEDIA

ITAAL MEDIA

Күн бұрын

Waa waddanka ugu hodansan caalamka, haddana waa kan ay dadkiisu ugu saboolsan yihiin, sabab la xiriirta maamul xumo ay sameeyeen hoggaamiyayaashii talada dalka isaga dambeeyay ... Venezuela Waddan yaab badan

Пікірлер: 133
@chafeyare
@chafeyare 3 жыл бұрын
Waa cajiib runtii waxanse kasii cajabay Qaabka Documentary ga aad u diyaarisay. Daqiiqad xita kama caajisin 💯👏🔥 Masha Allah hora usoco sxb.
@khadarnambar3811
@khadarnambar3811 Жыл бұрын
Gý7⁷
@smtribrh4625
@smtribrh4625 Жыл бұрын
@@khadarnambar3811 i
@mohamedfarahahmed422
@mohamedfarahahmed422 3 жыл бұрын
Dalka oman zxp nooga soo diyaari barnaamijka xiga
@abdulrashiidhassan2215
@abdulrashiidhassan2215 3 жыл бұрын
Itaal media mahadsanid mexico waka sugenaa
@mohameddiraac43
@mohameddiraac43 3 жыл бұрын
soo jeedin qurux badan weye wad ku mahdsantahay soo jeedintada. wadan walba oo hogankisu xun yahay sasa udanbeysa inago somaaliyana waxbadan baa isaga mid nahay marka ilahay baa umaqan wadankena
@theunoun3977
@theunoun3977 3 жыл бұрын
dadku may waxybahaan dhagystaan ooy aqoon ka karodhsadaan intay veiska siinayan dad aan uqalmin 😒
@januarySl2024
@januarySl2024 Жыл бұрын
"Hantiwadaaga" nidaamka siyaasiga dhaqaale ah waa naclad iyo habaar wadan kasta oo dabaqa burbur, guuldaro, naqmad, duli iyo gaajo iyo cabsi ku ridey. Wadamada dunida ee burburiyey nidaamka siyaasi dhaqaale waa tirobeel. Wadamadaa waxa ka mid ah Venezuela, Libya, Albania, Soviet Union, Somali Democratic Republic, Jamhuuriyadii Koonfurta Yamaneed Cuba, North Korea, Zimbaabwe, Eritrea iyo wadamo badan oo Latin America, Asia iyo Africa ku yaal.
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 2 жыл бұрын
Wax yabo badan ayan isaga eg nahy ilaheyse hana badbadiyo
@caydaruusjaamac9400
@caydaruusjaamac9400 3 жыл бұрын
Waa dalkii lahaa musalsalkii caanka ahaa ee Maria clara
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 3 жыл бұрын
Haa walhy✌
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 2 жыл бұрын
Waad mahadsantay wll muuqaaladan oo kale soo badi.
@kennedyjama2003
@kennedyjama2003 3 жыл бұрын
Wan bogadinaya Chanelkan keep going guys inaad siyaasad iyo isqabqabsiga Somalia ka hadashaan waxa ka faido badan barnamijyadan
@cbdirixmancabdulahi2744
@cbdirixmancabdulahi2744 2 жыл бұрын
wll kahadal sida waxlooga qabankaro qimadha sgilinka somaliga
@okiomohamed1434
@okiomohamed1434 3 жыл бұрын
Soomaaliya iyo Venezuela waxay isaga egyihhin waxaa ka mid ah 1 dal hodan ah oo dadkiisii ka baqtinayaan.gaajo darteed. 2 hogaan xumo ayaa ka mid ah waxa aan isaga mid nahay. Wadsaniyad la'aanta ayaa ka mid ah Lkn clipkaan dadka soomaaliyeed waa inay arkaan si ay wax ygu qaataan
@nuuromaxamed5160
@nuuromaxamed5160 2 жыл бұрын
Dad Soomaali wax yar ka horeeyaan ku tilmaami karaa un Subxaanallah
@faysalaadam7701
@faysalaadam7701 2 жыл бұрын
Waa barnaamij tusaale u nkqon kara in lagu cibra qaato maasha allaah
@caaqilka3712
@caaqilka3712 3 жыл бұрын
Venezuela inaan aado rabay ano latin america ina ka dago rabo saan USA u galo. Lakise hada meeshu meel la aadi karo maahan
@alicirro7110
@alicirro7110 2 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 Waxba MadhanTo iNa Abti Ha Cabsan 😄
@xildhibanada3242
@xildhibanada3242 Жыл бұрын
anbo wan so scda wll
@mukhtarxirsi5206
@mukhtarxirsi5206 3 жыл бұрын
Haa wan iskaga mid nahay sida . Maamulxumada 2.dal nacbanshaha. 3.khayradka
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 3 жыл бұрын
hhh ciyal celgabta patera meshan ee kakenen ilen
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 3 жыл бұрын
Waa layaab✌
@cfataxmaxamed9994
@cfataxmaxamed9994 3 жыл бұрын
Xaqiq wan islenahay marka laga eego dhanka maamulka iyo lacagta
@CabdiraxmaanMaxamuud-yb2zq
@CabdiraxmaanMaxamuud-yb2zq 8 ай бұрын
Dadkan calanka somalia 🇸🇴 ayaaba xabadka ugu dhagan
@farxaanfargeto6097
@farxaanfargeto6097 3 жыл бұрын
Asc inta uu cada qatuhu dalka iyo dadka gacanta ku hayo wan tegena
@IlyaasIlyaas-b9i
@IlyaasIlyaas-b9i 2 ай бұрын
Haa waajiraan wax aanisaga egnahay waana soodhoofsashada quudaka 😮wiliba anagooog inaan kunoolnahay gobal colaad badan kaasoo qubadaha caalamkana kuleeyihiin joogitaan badeed iyagoona marwalbo xirikara marin biyoodka baabulmandab taasookeeneeysa in maciishadu kororto😮
@Dirir571
@Dirir571 3 жыл бұрын
Waa Dal nasiib daro hayso sideena
@abdifitaaxcismaan3180
@abdifitaaxcismaan3180 3 жыл бұрын
Keep going sxp
@ibrahimdirie5561
@ibrahimdirie5561 3 жыл бұрын
Maya kuwani melna iskama iken maxa yelay dhan waliba ay udalan yahayn Kaliya waxa iskaga egnahay in werar dhanka dibada ah lagu burburiyay sida tan ana nagu dhacday ok kle
@nadiirsheikh7745
@nadiirsheikh7745 3 жыл бұрын
Acuudu Bilaahi mina shaydhaani Rajiim. Waxani Waa Halaag Waa Hadey tahay sidaad u sheegtay.🤭
@sahalcali4196
@sahalcali4196 3 жыл бұрын
3 dollar iyo bil shaqo ah waa dhimashee
@cabdulahiaxmed4987
@cabdulahiaxmed4987 8 ай бұрын
Waa wadan naga daran walhy
@abdimalikaxmedmooge7436
@abdimalikaxmedmooge7436 3 жыл бұрын
Xaaaax
@CabdilcaziizHamze
@CabdilcaziizHamze 3 ай бұрын
Waa waddan dhisan laakiin dhaqaalihiisu hoos udhacay
@siraliyoonsiraliyoon6611
@siraliyoonsiraliyoon6611 3 жыл бұрын
Ha lkn waxan kaga Duwanahay merisyada xolaha Tas Ba no Bad Bada lkn Somalia lacagti Somaliga lama qato Somalia wa Ayan Daro wayo .5 ila .75 Bn ku caba shaha shaha wa ayan Daro weyn una dhigan 25 kun shiling wa Ayan Daro 7 sano ka Hor 2 kun Bn ku cabi jiray
@xornimo-media10
@xornimo-media10 3 жыл бұрын
m.a
@Maxamedmaxamud-t7c
@Maxamedmaxamud-t7c 6 ай бұрын
Lacag dalkale mana arag Somalia moyi wadankale
@Samsung-so4xt
@Samsung-so4xt 3 жыл бұрын
Waasida lacagtii giimbaarta ookle
@abdimalikaxmedmooge7436
@abdimalikaxmedmooge7436 3 жыл бұрын
Asc yaàaaaab
@maxamaddeeqshiqdon2397
@maxamaddeeqshiqdon2397 2 ай бұрын
Lamaba aaminikaro dhibaarada wadankaas
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Oo ninyahaw kuwaanaa Naga darane war ileen tanookale yaab iyo amakaag ilaahaw mahadaa Mar hadaan anakoo Afrikaana aan dhaano wadan qaarada Ameerika ku yaala waase iska aduunyoo imtaxaan lagama waayo ama Muslim ahaw ama gaal ahaw kaad ahaataba meel walbaa waxaa yaala dhib iyo silic joogta ah
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
SOMALI SOMALI SOMALI HADII AAD MAQASHO WAA DAAROOD OO AAN NOOLAAN KARIN OO GAAJO FAAN BADAN AH WALAAHI BAY KAA TAHAY BEENTA IYO QIYAALIGA AAD RABTO
@cryptocarrency
@cryptocarrency 3 жыл бұрын
ma soo marin ilaheey nooma keeno somalia 🇸🇴 100$ waa 2 malyan ok 👍 venezuela 🇻🇪 😳😳😳 maheystaa ???? 🍌 🥭 🐃🐂🐄🐠🐟🦞🍉🍐🍎🌽🍆🍍🍋🥦🥬🥥🥥🍑🍇🍓🥒🫑🌶🧄🧅☔️
@MohamedOmar-wh6fi
@MohamedOmar-wh6fi Жыл бұрын
Walaahi aad ayaan uqoslay hadaan soomali nahay iqarso aan noqonay naa markaan arko dalalka qaarkood kkk
@hindanuur347
@hindanuur347 3 жыл бұрын
Soomaaliya lacagteedii waxaa sidan sika daran oo aan la istimaalin dhigay hada saciid nani punteland ayuu ka joojiyay imaaraad ka ayaa ku amray laakiin dad iyo shacabku waaay ka aamuseen sixirbararkii lagaha 🇺🇸 u s a iyo emarad ayaa kor u kacay soomaaliya waxaa larabaa in dal bay iyo dad bay laga dhigo laakiin farasweela waay ina dhaantaa oo gumaaystaha soo duula ma ogola soo ogoow
@natureanimalsonearthandund163
@natureanimalsonearthandund163 2 жыл бұрын
SAAXIIB RUNTA KA MA SHEEGIN XAALKA JIRO AMA JIRI JIRAY SI FIICAAN TAARIIKGHADA U SOO AKHRI ADIGA OO KA MARAN MASKAXDA FIKRADA AAD KA SOO MINGUURISAY REER GALBEEDKA IYO AMEERIKA O LUGOOYO KU HAAYO DADKA AAN SIYAASADOODA U HOGAAMSAMIN
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 2 жыл бұрын
maxaa ka dhiman oo aan la sheegin, ama maxaa qaldan oo in la saxo u baahan, noo faa'idee adigoo mahadsan
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 2 жыл бұрын
Venezuela iyo somalia 🇸🇴 waxeey iskiga eg yaheen.waa wadan barwaqa eh hadane dakiisa dhibaata heysata. Mahad said sxb sare
@عبدالقادرعلي-خ8ب
@عبدالقادرعلي-خ8ب 2 жыл бұрын
Sxbow maxanu sameyna hadertan wayo dalkena somaliyed 4tisanaba waxa ladorta madax aanu marnaba kufikiren inlacagtu waxka bedelan waa ayandaro Allah nabadbadsho
@raji6644z
@raji6644z 3 жыл бұрын
Waxba matarayso daaro dhaadheer, wadooyin quruxbadan.Eebbaa mahadlah.
@calimaxamedraage8647
@calimaxamedraage8647 3 жыл бұрын
Walaahi bqolkiba boqol waan dhaanaa venuzuwela
@abdisalanismail7848
@abdisalanismail7848 3 жыл бұрын
Waa sheeko cajiib ah Way jiran arimo aan iska eegnahay dalkaas ( vnsla Somalia waa wadan qani ku ah khayraadka kale duwan sida . Gaska iyo. Nacdanada kale Lkn 77% shacabka somalidu waa poor Taasi miyaanay u eekayn waxa dalkaas. Vsla
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 3 жыл бұрын
VenezueLa Wax padan baYnu iskaga mid nahay sida qiima dhaca Shilika somaliga dowlad xumada kufsiga dhaca iYo BooBka iWM
@thetruth-ol3os
@thetruth-ol3os 3 жыл бұрын
Somlia kufsiga wuu ku yaryahy wlhii marka fiiriyo adunka Dowlad xumo wey jirta lakin mahaa sidaa venuslwela
@hersiofficial7340
@hersiofficial7340 3 жыл бұрын
@@thetruth-ol3os 3xactly
@amiirabdalla1035
@amiirabdalla1035 3 жыл бұрын
Ustaad maa ku Dardo Waxaa Sabah Waxaas oo dhan Dalalka Reer galbeedka oo Cunaqabatayn Saaray ilaa Wax Walba Sabab bay leeyihiin, Sababta u wayn Waa Cunaqabatayn
@osmanmohamuud3051
@osmanmohamuud3051 3 жыл бұрын
Haa Melo badan ayaan iskaga eknaha sida qiima dhaca lacagta dollar ka oo wax kasto lagu iibsado lacagta Latura qeyradka wadanka oo aan ka so jesanay mamul xumida wadanka ka jirta ilahow naga soo gaar
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 3 жыл бұрын
Xaqiiqda meelo badan ayaan iskaga eegnahy sida lacagta oo qiimo dhacday maamul xumida iyo khayraadka dhulkeena ku doogan oo aan Ķå qatanahay
@cryptocarrency
@cryptocarrency 3 жыл бұрын
Cadaw aa tahay ha na habaarin ilaheey ayaan haa magan galnay xaasid waryaa 100$ meeqo ayaa somalia 🇸🇴 lugu sarifaa ok 👍 venezueela 1 $ waa meeqo isku fiiri subxanalaaah
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 3 жыл бұрын
@@cryptocarrency 100 Inta lagusarifilaha so tan shilin soomaaliga xanjo goon layahay
@aliabdigeedi1117
@aliabdigeedi1117 3 жыл бұрын
habaar ma wacna ee dadkaaga habaarka ka daa
@alibinali20
@alibinali20 2 жыл бұрын
Walhi waa wadan cajiib ah,hadii lo baahdo somali way jogan mxa yelay somali hada nahy calamka mel walbo waan ka jogna 😂
@aishataani7369
@aishataani7369 3 жыл бұрын
War la bun bunayo faayada malahan soomaali hadii eeynu nahay anaga 3o sana ayaan ku qaadoynaa jawaan ee lacakta waayo? Talada dalka waxaa haaya moorayaan
@S88mustaf
@S88mustaf 3 ай бұрын
Waxbadan isaga egnahay madax hadal macaan dadka kusira lkn aan waxba qaban iyo sicir bararka
@ismailomar7156
@ismailomar7156 3 жыл бұрын
Daadka sidan dhibka ugu jiro oo aan hadane is dagaleeynin waxaan dhihi karaa waa daad dowladnimada wax ka yaqaana aminsane in laga bixi doono dhibka, lakiin somali malin cad ayeey is cuni lahayeen dowladdane weey ridi lahayen sida hada aan horay u sameynay, somalida daad dal jecel lagu yaqaan ma ahan in yar mooye waana daad dulqaadka ku yar yhy
@sicidalrashaad8688
@sicidalrashaad8688 2 жыл бұрын
ITaal wlle nosoo badi Arimaha afric Iyo dhnm wadamada qisooyinkoooda
@ahlul_allah6941
@ahlul_allah6941 3 жыл бұрын
Anaga dhankeena lacagta soomaaligaba malaga isticmaalo sahal iyo dolar bas
@Akhyaar142
@Akhyaar142 3 жыл бұрын
Puntland miya
@ahlul_allah6941
@ahlul_allah6941 3 жыл бұрын
@@Akhyaar142 haa
@Akhyaar142
@Akhyaar142 3 жыл бұрын
Kherbe noqan sis konfurta lafteda sicir bararka&lcgta la nacay wayka jirta lkn way dhanta puntland
@ahlul_allah6941
@ahlul_allah6941 3 жыл бұрын
@@Akhyaar142 waa sidaa kheyr beey noqon dad waxaan nahay wuxuu shisheeye sameystay u cararay waxoodiina ka cararayee allah noo fududeeyo
@guulwade7732
@guulwade7732 3 жыл бұрын
Wlh anaga nimca wayn iyo nolol waasac ah ilaahay nasiiyay wxaan kabaran karnaa sheekadan inaan ilaahay uga shukrino nimcadaas uu nugu galadaysta alx Mana jirto meel aa isaga egnahay
@alicirro7110
@alicirro7110 2 жыл бұрын
Qisiyinka Nucan ee Waliba MuQal Tayo Leh Aad ka DawaneYso Waliba LuQadeena hooyo Ku baxayo Man Arag Mansha Allah kaliya English ama Carabi Yan ku Arkay Tabtiyoo Kale keep going
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 2 жыл бұрын
aad iyo aad bro waad mahadsan tahay
@Easy_way1
@Easy_way1 2 жыл бұрын
1:Lacagta taas mala yacniga ah, inu ka taqaluso bay ahayd, Dadka waqti u qabto ay Bamgiyada dib loogu celiyo loo badalo, tusaale, 1000mil =100 new vinanzuala money, Tuugadana sifeeyo 2:Beerashada dhulka Beeralayda unu ku dhiira galiyo qarashna lagu siiyo bay ahayd. 3: Ganacsatada ama maal gashiga inu dib u fasaxo. 4: Calaqaad fican Caalamka la yeesho. Dalxiika,
@naeimahassan9007
@naeimahassan9007 2 жыл бұрын
America 🇺🇸 ayaa gumesaatoo sry waanukaa xumahaay
@abdirahmanhassan4078
@abdirahmanhassan4078 3 жыл бұрын
Ino so badi documentaryga
@maajidyare905
@maajidyare905 2 жыл бұрын
Haaa meesha ugu weyn aan iska shabahno ayaa ah inaan usacab tunno siyaasi beenaale ah sida huugo shaafees oo beenta usheegay markay doorteenna dalkooda bur buriyay, soomaaliyeey aan Ka foojignaano siyaasiga rabo inuu gato dalkeena
@kingmooyamooyaoscar8327
@kingmooyamooyaoscar8327 2 жыл бұрын
Waxaan isaga mid nahay am no darada dilka dhaca afduubka nidaam la'aanta dowladeed ee dalkeyna kajirto
@abdikarimosman7699
@abdikarimosman7699 2 жыл бұрын
Haa wax badan isku mid ayaan ka nahay
@Bisharibrahiim
@Bisharibrahiim 3 жыл бұрын
Fadlan barnaamijka indho sarcaadka noso celi
@feisalaweisali421
@feisalaweisali421 3 жыл бұрын
Patera ceel gavta iyo buur koroole uiskugu egnahy talhi
@mohanadabdallah5791
@mohanadabdallah5791 3 жыл бұрын
Nolol adag waye lkn somali yaba wadada bee heysaa wayo ma jiro dhaqaalo adag u dalku leeyahay
@maahiribraahin4862
@maahiribraahin4862 Жыл бұрын
Ar walalow wadankeena in aan iska caayno maaaha markaas
@zakirbossofficial9641
@zakirbossofficial9641 3 жыл бұрын
Lᴀʙᴀ Dʜɪɴᴀᴄ DʜᴀɴKᴀ Lᴀᴄᴀɢᴛᴀ ᴀᴍᴀ Sɪxɪʀ ʙᴀʀᴀʀKᴀ ɪᴏ Dʜɪɴᴀᴄᴀ SʜɪɪᴅᴀᴀLᴋᴀ WᴀᴅᴀɴKᴇᴇɴᴀ Cᴇᴇɢᴀᴀᴀɢᴀ
@maxamedsaxardiid7240
@maxamedsaxardiid7240 3 жыл бұрын
Itaal media ninka turjumaya codkan ma nikii kanalka xayawanada turjumijirey baa
@abdimalikaxmedmooge7436
@abdimalikaxmedmooge7436 3 жыл бұрын
Yaaaaaab
@laadawejarnaka9008
@laadawejarnaka9008 3 жыл бұрын
Lawo waxa yaawo kan koowad iyo isyaasada iyo lacagata wadaka alha nootoseyo
@nurabdalla9106
@nurabdalla9106 3 жыл бұрын
Waa layaaab
@cabirizaaqmaxamedjamac8484
@cabirizaaqmaxamedjamac8484 3 жыл бұрын
Qayb kale ma jirtaa
@adoontiialle3162
@adoontiialle3162 3 жыл бұрын
Wll alaha ku xafido mar walba waxaad nala socodsiisaa wax naga qarsoon Qaarkood wadama aanaanba aqoon u lahayn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Moumin.corner
@Moumin.corner 3 жыл бұрын
Sirta horumarka manta ayan fahmay
@mohamudaliabi5890
@mohamudaliabi5890 3 жыл бұрын
Tuugti USA baa ufikiray inayan isdhiibin baan Ku tagersanahay
@smallingcade3338
@smallingcade3338 3 жыл бұрын
Sxbka dadweynaha horay usoco
@abdullahihasan2639
@abdullahihasan2639 2 жыл бұрын
Waa Xaqiiq Dhb aah
@MohamedMohamud-v5v
@MohamedMohamud-v5v 9 ай бұрын
The best channel walahi wan bogathinaya Waxan isaga egnahay Danka shidalka iyo lacanta lacagta adag Siwaa shidalka dalkena qani ku ah hadane dunithu ay kagoreso istamakisa
@qaloociyeman805
@qaloociyeman805 3 жыл бұрын
Wlhy wa somaliyada konfur america
@cabdiraxman7787
@cabdiraxman7787 Жыл бұрын
Masha alah sxb aweys hajji nur waxaan la yaabay sarifka 1 dolar 4880 inuu yhy shaahi kobicino ama Coffee gu yhy 2000 ,anagana waxaan didanahay coshka 100$ uu yhy 2700 Waxaase isaga mid nahay dhinaca qaska Waad mahadsan thy Aweis Hajji Nuur
@IbraahimHawk
@IbraahimHawk 2 ай бұрын
Waxyabo badan sida ku tiirsananshaha waxyabaha dibada lga keno iyo lacagtena 25k=1$
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 3 жыл бұрын
Somalida dhanta in kastoo isku yar eeg yiin isma dhaanto weye
@cabdulahiaxmed4987
@cabdulahiaxmed4987 8 ай бұрын
Xaga xukunka dowlda baan iskaga egnahy iyo sida dowldu dadka xaqooda ucunyso dowlduna ubashalyso
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
KKKKKKKKKKK SOMALIA KU LAHAA HORTA SOMALIA LACAG MA LEEDAHAY WAA MAYA KANI WUXUU KU JIRAA RIYO SOO JEED SXB MARKA HORE SEEXO
@bonobascolinosmaxamed94
@bonobascolinosmaxamed94 8 ай бұрын
Waa halka ay ku socoto taariikhda umada soomaaliyeed hadii aan lahelin madax si hufan uga shaqaysa
@kaahiyekulmiye181
@kaahiyekulmiye181 2 жыл бұрын
Xagga lacagta 1 doller somaliya 25.000 kun waa in la soo daabacaa shilin somalia
@jamaalahmed363
@jamaalahmed363 2 жыл бұрын
Sababaha keena sixir bararka waxaa kow ka ah lacagtaada oo qiimeheedu hoos u dhaco sidaa daradeed waxaa lagama marmaan ah in somalidu gaar ahaan koonfur iyo waqooyi ay lacagtooda xadigeeda tiro ay hoos u dhigaan si ay qiimo u yeelato
@saedduluf3673
@saedduluf3673 2 ай бұрын
Waa arin cajiib ah lkn waxaa ka sii cajibsan sida warbixinta loo diyaariyey
@maxamaddeeqshiqdon2397
@maxamaddeeqshiqdon2397 2 ай бұрын
Maxaa tiri sadex doolar oo mushahara bisha dhan waaba layaabe
@sabriyexirsi3766
@sabriyexirsi3766 Жыл бұрын
Waxan isaga mid nahay shidalka lacagta siyasad xumida inkasta oo aan ka roonahay iyo kaydka shidaal ama wax badan aan haysano hadane aan ka faaidayso la nahay illahayow na badbaadi
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 3 жыл бұрын
Next maxico 👏
@Ahmedhassan-ov6em
@Ahmedhassan-ov6em 4 ай бұрын
Siyaasi aftahan ah oo cod raba hadii ladhagaysta wasidaa
@naeimahassan9007
@naeimahassan9007 2 жыл бұрын
Ispen ayeeku haadlatan
@dhaqandhoorchannel374
@dhaqandhoorchannel374 Жыл бұрын
1 sano ka dib side tahay vinusuwela
@abdisulaiman3126
@abdisulaiman3126 2 жыл бұрын
Waanba kanaxay dhibta kajirta wadan hodanka
@baree2w
@baree2w 2 ай бұрын
Waxas dhan maraykana ka danbeeya ban ku fakaray
@fadumosahra734
@fadumosahra734 Жыл бұрын
Maad ka hadashid dawlada dhibkaan u gaysatay
Sidee shirkadaha Daawooyinku uga macaashaan xanuunkaaga!
16:15
Waaberi Media
Рет қаралды 59 М.
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 70 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 26 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 17 МЛН
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 38 МЛН
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 258 М.
How did Turkey change Somalia's fate?
23:42
TVNET X
Рет қаралды 357 М.
El Salvador | Dalka ugu Halista Badan Caalamka | Xaalad Yaab badan
15:12
Dollo Ado: Building Refugee Economies
12:29
Refugee Studies Centre
Рет қаралды 47 М.
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Waaberi Media
Рет қаралды 223 М.
Congo DR | Waddanka ugu Nasiibka Xun Adduunka | Sabab?...
12:08
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 54 М.
The Country that History Forgot
16:50
Johnny Harris
Рет қаралды 1,2 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 70 МЛН