Abuu Ayaan - Al shabab oo aan laga adkaan ma dhamaanayo khilaafka Maamul goboleedka

  Рет қаралды 20,871

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 170
@amahmud4132
@amahmud4132 Күн бұрын
Wallaahi waa runtiis Xaqiiqada dhabta ah waa intaas ow cadeeyay walaalkaas. Mahadsanid walaal.
@abdigafaryusuf8417
@abdigafaryusuf8417 Күн бұрын
Waxaad Ku dhaaratay been baad Ku dhaaratay War hawiyood war idinkaa nabadla,aanta isku hayee nabadda ka shaqeeyaa axmed modoobe Iyo deni ha Ku mashquulina Axmed modoobe ha weerine alshaabka canshuurta idinka qaada ISKA xoreeya deni Iyo axmed modoobe goboladooda ayey nabad Ku joogaan Hadda raaskaambooni oo nabad ah ayaad dagaalo ka ridaysaan waar balcad xoree Aden yabaal xoree cawswayne xoree ceeldheer xoree galhareeri xoree waa jaajuus ashaab ah
@fadumonurhassan91
@fadumonurhassan91 Күн бұрын
Mahadsanid, waa wareysi aad u xiiso badan, hadalka ninkan waa mid si fudud loo fahmi karo, fikrado badan ayuu noo soo jeediyay, isagoo sharaxay cidda ka faa'iidaysanaysa dowlad la'aanta iyo burburka dalka.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@reallyg9264
@reallyg9264 Күн бұрын
100% halkiisa xaqiiq hadan indho qabiil aadan ku fiirin
@mohamednur3565
@mohamednur3565 Күн бұрын
Waaa run arintaaas 100% waaan ku raacsanahay
@abdiazizomar
@abdiazizomar Күн бұрын
True 👍
@xaajiafrisom114
@xaajiafrisom114 12 сағат бұрын
Mahadsanid Abuu Ayaan! Runta uu sheegay
@fnw8688
@fnw8688 2 сағат бұрын
Hanoolaato ❤
@Ladanabdii
@Ladanabdii Күн бұрын
Wa arin saxa✅️💯 dalkan wxa mamul goboledyda asal ahaan logusameyy waa ina ishesano ila qiyamu saacah Allah nafahansiyo qiimaha dalkena 🇸🇴🦁🇸🇴💯
@ResonatingRealms
@ResonatingRealms Күн бұрын
This is a funny interview! 😅😅😅😅
@hassanmoalim2479
@hassanmoalim2479 Күн бұрын
Waa runtiis Amiirkan
@AbdisalanAbdullahi-j7z
@AbdisalanAbdullahi-j7z Күн бұрын
Waa xaqiiq waan in meesha laga saaraa maamul goboleedyada
@GGM-GUlED
@GGM-GUlED Күн бұрын
Somalia 🇸🇴 Guul iyo Midnimo insha Allah ❤
@aliadam180
@aliadam180 Күн бұрын
الحرية هي لنخرج العباد من عبادة العبار لعبادة رب العباد
@MohamedAlas-i5h
@MohamedAlas-i5h 10 сағат бұрын
Walee run I sheegay Abuu Ayaan
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 11 сағат бұрын
Hadaad aragto nin maamul goboleed diidan waa Reer xamar deegaankooda maamul u samayn waayay Anaga ka puntland ahaan waanku faaiidnay maamul goboleedka kahor nololba majirin
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 Күн бұрын
Abu ayaan ma qurbihii buu ku laabtay Sawkan Afsoomaliga soo ilaawey mise Af maay gii bu kunoqday baydhabo Waa khabiir yaqan istaraatajiyada argagaxisada 100% uu ogyahay
@bashirmohammed6756
@bashirmohammed6756 Күн бұрын
Waxaa somalia lugaha ku dhagen qabiil gobaleed iyo 4.5 waa runtis saan somalia dowlad kuma heleyso
@Cabdiwalimaxamuudjibriil
@Cabdiwalimaxamuudjibriil Күн бұрын
Rutii waa xaqiiqo
@MrSultaan99
@MrSultaan99 Күн бұрын
DAANYEER DANBIILA AH WEEYE WELI ,KANI DAWLAD DHEXE MA AAMINSANA, DAWLAD DHEXENA MA AAMINSANA, EE WELI ISKU DIR FEDERAALKA IYO DAWLADAHA KA HOOSEEYA, AYUU AAMIINSAN YAHAY. WAA SHAYDAAN AY MUHIIN TAHAY IN LA ISKA QABTO.😊😊😊
@omarali4265
@omarali4265 Күн бұрын
Reer baadiye 😢dad 👨 ha caynin ee sheeg point 👉 👈 👇 gaaga, sheeg
@MrSultaan99
@MrSultaan99 21 сағат бұрын
@omarali4265 BAADOOW KU DHALAY...🤣 ABUU AYAAN ARGAGIXISO AH, BAAD TAHAY EE SHAQADAADA ISKA WADO, INTA SHARCIGA LAGUGU QAADAYO.
@farhiaismael5009
@farhiaismael5009 Күн бұрын
Ninkaan Hassan sheekh baa soo diray
@saaqsakaaro3982
@saaqsakaaro3982 Күн бұрын
Hjahahaha cabaadka jooji
@MaxamedYare-cw6kp
@MaxamedYare-cw6kp Күн бұрын
Haku waso dhilayahay faqashta ah
@Queenfatxa1
@Queenfatxa1 Күн бұрын
@@MaxamedYare-cw6kp hooyoteh silka dilo aya ku dhaseh
@MaxamedYare-cw6kp
@MaxamedYare-cw6kp 19 сағат бұрын
@Queenfatxa1 siil aduu kugu yaalee lugaha Ii kala qabo dhila yahay faqashta ah
@Queenfatxa1
@Queenfatxa1 14 сағат бұрын
@ hooyateh faqashta kawise hawoya futoo madow ibnu sina
@Ibrahimsomalimedia
@Ibrahimsomalimedia Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤
@yuusufxaaji4820
@yuusufxaaji4820 Күн бұрын
Sokor miyaa heshay odaygii Abuu Ayaan ahaa Subxaanallaah
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan Күн бұрын
Waa runtiis Abuu Ayaan Maamul Goboleedyada iyo kooxda argagixisada waa isku hadaf waxaa ay dagaal kula jiran Dowladnimada iyo dib u dhiska dalka Allaha naga badbaadiyo sharkooda
@mohamuddahir5772
@mohamuddahir5772 Күн бұрын
WAA SAX
@Ladanabdii
@Ladanabdii Күн бұрын
CCTV muqdisho waxwayn kaqabaty Alx🤲🤲🤲
@AliALI-fi4rh
@AliALI-fi4rh 12 сағат бұрын
Asc sxb Abuubakarr ayaaan Wax buu qarxiyayy
@youngmoha5759
@youngmoha5759 Күн бұрын
Voice enhanced 😮
@Abucabdiraxman2
@Abucabdiraxman2 22 сағат бұрын
Sax 100%
@beryalex1798
@beryalex1798 Күн бұрын
waa-sax
@user-abtol45
@user-abtol45 Күн бұрын
Cod ka maxaa slow motion ka dhigay ?
@cazzam6193
@cazzam6193 3 сағат бұрын
Wareysigii shamuurey ayan soo xusustay ! Shabab nin aqoon leh ma daayan , doqon kasta in uu sidan oo kale inuu hantataco dambey ku qaban
@xamadaibrahim9276
@xamadaibrahim9276 6 сағат бұрын
Qofkii maamul goboleedyada noo sameyey wax fiican manooqaban
@husseinhassan7352
@husseinhassan7352 Күн бұрын
Rugcada xudigle hore e cidanka xoga somaliyed ganaral rooble warysigan wariga xigo inogu xiji mahadsanid ayanle axmed
@KingJamaL777
@KingJamaL777 Күн бұрын
Adeerkaa miyaa😅😅😅
@xabadkeysed9998
@xabadkeysed9998 Күн бұрын
Xl waa dowlad kiligiis bro aqoon uma liheed
@husseinhassan7352
@husseinhassan7352 Күн бұрын
Wan ku salamy hanolato waxn rbana ganaral rooble ina waraysi kaso qaado
@KingJamaL777
@KingJamaL777 Күн бұрын
Adeerkaa miyaa😂😂😂
@abdinasirali7956
@abdinasirali7956 Күн бұрын
Asc ayaanle sxb waxaa kaa xun codka qaabka aad u duubtay sidaas ula soco waxaa ku jiro goos goos sida qof carab jaga ah oo kale
@kingahmaadi9952
@kingahmaadi9952 Күн бұрын
Inuu yahay laga yaabaaa
@mohadahmed2127
@mohadahmed2127 Күн бұрын
100% waa runtiis
@Jrmugabe-hq6bv
@Jrmugabe-hq6bv Күн бұрын
Alshaab iyo maamuulgoboleed waa mid dowlad ma raban somaliweyn ah
@xaajiafrisom114
@xaajiafrisom114 12 сағат бұрын
WAA IN MEDIA EE JOOJIYAAN ISTICMAALKA MAGACA MADAXWEYNE MAAMUL GOBOLEED EE HA DHAHAA GADOOMIYAHA AMA GAVORNATOORAHA MAAMUL GOBEOLEED
@youthteam4593
@youthteam4593 Күн бұрын
Waa run sheeg ninkaan, dowlada waxaa kasoo horjeeda qof walbo oo dantiisa ka baxeyso meesha hadii dowlad awood leh dhalato Danta dadka guud ahaan ayuu ninkaan uhadlay, hogaamiye goboleed dhan meesha waa in laga bixiyaa
@arsenalplayers6491
@arsenalplayers6491 Күн бұрын
Waxaan fahmiwayey why codka loo haleeyey labada dhinay mise alshabab beey ka baqayaan😂😂
@calishaaciye7813
@calishaaciye7813 Күн бұрын
Xasan xaraash ayaa ka dhex hadlaayo ninkaan qofkii wax fahmaayo
@RioTrade1
@RioTrade1 Күн бұрын
Walaahay waa bilaahay inaa al shabaab iyo cadow kale midna laga adkaan karayn inta saan loo kala qoqoban yahay
@nasibali5416
@nasibali5416 6 сағат бұрын
Son my country will be better ❤🇸🇴
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Күн бұрын
Hadalkaas kun sadar hoos dhig "Al shabaab & mamul goboledyada waa isku hadaf"😢
@Salaahudiinayuub34
@Salaahudiinayuub34 Күн бұрын
Kun sadar hoos dhig from omar inshar😅
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Күн бұрын
@Salaahudiinayuub34 kkkk hadalkiisa ahaa
@abdulog8461
@abdulog8461 Күн бұрын
Ninkan hada ma waxa soo gashtay shaarka damuljadiid ee UNC 😅😅
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 Күн бұрын
Sunta iyo xanuunka inahaya Wn aragnaa misana diyaar Uma nihin inan wx ka qabano Kaas oo ah (QABYAALAD TAS OO INO DHASHAY BURBUR KALA QAYB SANAAN BAHSAN IYO INTASO DHIBATO AH ?)
@JJAbdi
@JJAbdi Күн бұрын
Hhhhh ayaanloow platformkaada waa qiimo dirtay
@QasimJama-y7i
@QasimJama-y7i 22 сағат бұрын
Ninkaan Soomaaligu waa ku adagyahay. Aqoon iyo caqlina kama muuqdo. 33 daqiiqo oo iga qasaartay dheh.
@cabdicali8952
@cabdicali8952 Күн бұрын
Wuxu waraysta. Kani bal u fiirsada. Mid kasta. Oo tagersan xasan sheekh. Cajiib. Iska jira waa cunsuri
@AliAbdi-i4k
@AliAbdi-i4k Күн бұрын
Waa runtaa walaal
@ResonatingRealms
@ResonatingRealms Күн бұрын
Waa wadadii uu Farmaajo kufashilmay. Ninkaan Waa Alshabaab!
@AbdijibarAli-kx5jc
@AbdijibarAli-kx5jc Күн бұрын
Qabyaaladda halla joojiyo afka xasan shiikh baad ku hadlaysaa
@hamdimohamed5842
@hamdimohamed5842 Күн бұрын
Waa run wlhi ninkan isku filir ayaa nahy dolad gaboleed yada wxaa adeegsada shabaab taas waa sax dolada wa ineee shaqo wngsan ka qabtaa dolada sax wye tas 😢
@hurvekaka4865
@hurvekaka4865 Күн бұрын
Qofkaan dulliga ah muxuu dawlad iyo maamul gobaleed ka ogyahay…kan weriye izku zheega ah ma cid uu wareyztuu waayey😎
@SaladMohamed-n5h
@SaladMohamed-n5h Күн бұрын
Wadanku waa federaal sxb
@user-abtol45
@user-abtol45 Күн бұрын
Axmed madoowe hadii jubaland laga saaro shabab waa laga adkaani donaa waYo jubaland aaagaa ku haayay oo aan la dagaalin 15 sano. Siyaasiyiinta shabab ee dawlada kujiro waan ognahay
@allaacaddeeyayofficial4621
@allaacaddeeyayofficial4621 Күн бұрын
Qabyaalad baa halkaa ina dhigtay
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Күн бұрын
Labadaba beesha caalamka u shaqeeyaan sidaas dheh Sxb
@gesdhere5596
@gesdhere5596 Күн бұрын
😅😅😅
@budulchannel8368
@budulchannel8368 Күн бұрын
Waligey Jaana arkin Abu Ayaan oo kale waayo waa nin xaqiiqada kahadlaayo waa ruun xukuhadlaayo manta laa nin ruunta sheegaya haba xumaatee
@Shushuabdi7
@Shushuabdi7 Күн бұрын
Jaajuus dadkii baadayoo xarig ku boobaya Oo gaalka beejadu ku taal xalane baashiisa Intuu beenka wada sheego oo daacish ku baleemsho Xabsiyada ku baabiyaybaa doorasha u taagan Waa duni dareenkii ka tegey daacada illaahe Duli kugu dhac xaa hee dulmiya madax ku duugweyne Dibirsane calool dibiya iyo daaman habareed leh Dadka wax uma heyside ka daa beenta la dabooley Damjadiid dib ugu laabo oo duqa la sheekeyso Xasan baad dayuuuskiisa tahay ama dameerkiisa (mahad salad)
@abdifarhan1054
@abdifarhan1054 Күн бұрын
Abuu ayaan ma magac soomalibaa aniga magacaygu waa xildiid awjaamac wayrax
@TikTokBlend1
@TikTokBlend1 Күн бұрын
Magac mushkilo maleh
@irshadnor4840
@irshadnor4840 Күн бұрын
Waxkasta oo guuldaro Ah dawlada ayaa musuulka.
@AmhedRashid
@AmhedRashid 12 сағат бұрын
Kan wuu iska hadlaya wax uu kala ogyahay ma aha.Yurub ayuu ku Soo wareeray.degaan walba wuu ka hadlaya.isaga xaguu degaa oo degan u ah.wage hore ayuu shabaab ahaa.kadib yurub u qaxay.tahriib ayuu galey.sute ayuu Soo xirtey.ayaanle kàn oo kale in aad wareysato ma aheen.
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 Күн бұрын
Qofkan afsoomaali na ma yaqaano , aqoon iyo cilmi na ka muuqdo. Fadlan dadka ku daawanay ixtiraam oo qof wax laga fahmaayo soo hor fadhiisi.
@saxaneali7891
@saxaneali7891 Күн бұрын
Ayaanle ninkaan ay dhahaan waaba nacas caadiya unsubscribe baad iga heshay doqonimadaada wax lasii dhagaysan karo maahan
@Mohamedahassana
@Mohamedahassana Күн бұрын
Ma wuxu yiri Axmed madoobe iyadoo nabad ah ayuu qabsaday
@DrAsadhonesty
@DrAsadhonesty 20 сағат бұрын
Codka fasiix ma ahan lerax maxger aa ku xiran
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Күн бұрын
Beesha caalamka Ayaan rabin Somali isku filnaato maamul gobolaydada iyo Alshabaab ayey abuurtyn qorshahooda u isticmaalaan: Somali intaas fahmi la dahy!!
@axmedhassan6963
@axmedhassan6963 Күн бұрын
Runtii waa sax aragtidaas lakin......
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL Күн бұрын
codka maxaa ka khaldan
@faysalbarre1315
@faysalbarre1315 Күн бұрын
War Ayaanle goorme sidan noqotey!!;
@abdullahiabdusalam943
@abdullahiabdusalam943 Күн бұрын
Yaab hada ma qof dambiile ah miyaa oo shabaab Soo maray miyaa la dhagysan Maxaaa loo yagleeelay maamul gobaleed ? Waxaa loo sameeyy markii dowladii dhacday xmarna dadkii somaliyeed Laguna dilay Laguna dhacay wxiii yaalayna laboobay Nin walba deegaankiisi Buu ulaabty oo Ii maansaday Adeer dhulkaaga dhiso oo ku qanc mooryaanyohow
@candehy3808
@candehy3808 Күн бұрын
Fikirka argagxisada maaha bes ina alshabaab tahy ee waa inaa tahy qof aragtidiisa caadifad ama qabyaalad ku dhisan tahy ninkaana wali qadiyad uunan aqoon wuu u qaadan karaa
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 Күн бұрын
Sheekoy sheeko dawlada ayadaa la rabaa inay sidii dawlad u dhaqanto sheeko xariirta umada ka daa waxaan dawlad ku sheeran ayaduba kama marna ninmankaad sheegayso
@abdigafaryusuf8417
@abdigafaryusuf8417 Күн бұрын
Inta indhaha xanjada lagu dhejesanaayo ee runta aan la isu sheegayn ee meel aan arinku joogin laga raadinaayo ee haddana lagu indha cadyahay wallee somali ma dhawa Ninka xamar jooga ee qaraxa isku wada ee nabadda aan rabin ee leh xamar waa deegaankayga ee hadda aan nabad ka dhigi karin ee aan labada kontorool ee xamar staff la la aan ku mari karin waa warshaddii baastada muqdisho iyo taliskii hore ee ciidanka asluubta ayaa wuxuu leeyahay kan sheekaynayaa axmed madoobe 500km u jira muqdisho isagaa nabadda diidan iyo deni oo u jira 1000km war manaaga waalan buu yidhi mise cadan ayaa laga heesayaa markaasaa meel kismaanyo u jirta 300km ciidan aan dhul mari karin inta diyaarad la saaray la leeyahay axmed madoobe ayaa lagula dagaalamayaa waa nabad la la aanta aanu qabno ayaan idinku daaranaynaa war axmed war axmed wuxuu yidhi aniga waqtigii ayaa iga dhamaaday ee doorasho ayaan qabanayaa xasan gurguurte wuxuu yidhi aar hooy doorasho ha qaban aan xukunka iska joogno waa intaa Axmed modoobe xamar ma qarxiyo ciidan uu xukumo oo ka dagaalamaa Ma jiro ma iidinku dhaartaa wallaahi axmed iyo deni xamar ma qarxiyaan waa cali dheere ee orda la dagaalama Gari ma ku gashaa gari ma ku gashaa adiga talo ma kaa godaa
@Nasteexo-h4j
@Nasteexo-h4j Күн бұрын
Ninkaan figrad fog buu kahadlay hadii aad ufiiriso hab udhaqanka gobaleeyada raga haystaa diyaar uma aha dowladimo
@JJAbdi
@JJAbdi Күн бұрын
B ninkaan aad noo keentay waa nin ka aradan afkii hooyo wax fikir ahna Kama haaysto fahamka siyaasadda
@kingahmaadi9952
@kingahmaadi9952 Күн бұрын
Hhhh jaahilnimada ayuu waxaas ku keentay siyaasad mawa laga hadlin Maxaa udan ah somalia iyo Maxaa ku dhagan mamul gobaleedyada maxee damacsanyihiiin
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Күн бұрын
Kuma raacsani waxa uu kaga hadlayo dawlad goboleed yada waayo dalku waa federal system waxa loo baahan yahay in sharciga lagu dhaqmo dawlada dhaxe qaadato doorkeeda dawlad goboleedyaduna qaataan waxa uu tastuurku siiyeey laakiin hadii dawladii federalku ku dhaqmi weeydo tastuurka cidkale yaan lagu eedeeyn wixii xumaada
@sadak7267
@sadak7267 Күн бұрын
Wixii wiil ku dhintay hirshabelle iyo galmudug dhiigodii ma sidaas sahlan ku inkirtay
@ibrahimabdi4202
@ibrahimabdi4202 Күн бұрын
Ma inkirin lkn ma la xijisan waana sababta waa madaxda maamul goboleeydka madaxdooda
@kingahmaadi9952
@kingahmaadi9952 Күн бұрын
Yawaye kuwa ku dhinte waa dowlada ee maamul goboleed malaheen saas ogaaw hee waxa ku dhinte waxa ee ahaayeen federalka ee ma ahan maamul goboleed tlye waxa laga hadlayana waa ineysan daacad ka aheen ee lama inkirin
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 Күн бұрын
Ninkan wuxuu banaanka keenay waxbadan oo la qarinayay fashil hadana loo wada jeeday Inta geesi soomaaliyeed cidlo Ku dhintay awood Bilaa Xeelada Iyo dhabar katoogasho Badhtanka loogaliyay 20-35 jiro Xoogii Dhalinyarada soomaaliyeed ahaa manta wakaaz Banan ka soodhigay WALAALAHA XAWAADLENA tusaale 100% ah ayay Xaqiiq tahay Waxii dhacay july 2022 ilaa 2024
@SakariyaShigow-o5e
@SakariyaShigow-o5e Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲👍👍👍👍👍👍👍
@youthteam4593
@youthteam4593 Күн бұрын
Waa sidaa sheegtay xildhibaan firimbi waa jaahil oo aan aqoon Laheyn oo kartidii laheyn uu kusoo bixi lahaa
@Haashim-n9c
@Haashim-n9c Күн бұрын
Cod waxa lagama fahamayo
@HaardeerAbdi
@HaardeerAbdi Күн бұрын
Do u think the president would be a president without state presidents appointing the xiiliban that chooses the president?
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 16 сағат бұрын
Abuu ayaan?? Kan isagaaba al shabab ah
@xasanxede2985
@xasanxede2985 Күн бұрын
Ninkaan garam garamkaa horto waa Kuma qabiilkisa waaha ognahay. Inow cadow yahaye
@abdisalanjamal4247
@abdisalanjamal4247 6 сағат бұрын
Markahore Somalinimadisa Ninkan shakibakujira Markad dhageysato Carabkisa jumlada hadalkisa
@SKk-q5h
@SKk-q5h Күн бұрын
Cadaalad ma ka jirtaa u sheeg dhiiqo Arintas
@walkaaweloo7562
@walkaaweloo7562 11 сағат бұрын
Bal ninkaan iskaweynaaday wuxuu ku hadlaayo eega, Af soomaaligii ayaabo dhib ku ah. War hooy adna dadka wax wanaagsan oo qiimo leh usoo gudbi wax walbo ha iska soo gudbin dadka waqtigooda ha’uga ciyaarin.
@Queenfatxa1
@Queenfatxa1 Күн бұрын
Kani wa xoolo wlah 😂😂
@Jamac21
@Jamac21 Күн бұрын
Fadaralka hala burburiyo dalka jamhuriyad halaga dhigo. Waxa Ina deeqda hal hogamiye, hal calan, hal dowlad, hal caasimad.
@keykey2594
@keykey2594 10 сағат бұрын
Ma ina daaroodka xamar ku xasuuqdaan oo naagaha ka kufsataan, guryahana ka dhacdaan ba rabtaan sidii 1991dii 😅 hada wadanku confederal bu aadayaa ama waa lagu kala tagayaa.
@anigaqudhayda4066
@anigaqudhayda4066 Күн бұрын
Aniga ha lay sheego ninkani inuu Soomali yahay afsoomaligu wuu ku adagyahay. Degaankee ayyuu kasoo jeedaa?
@shuaybtube2690
@shuaybtube2690 Күн бұрын
kan wax lagama qaato asaa hubin u baahan
@adamosman4185
@adamosman4185 Күн бұрын
Ninkaan wax badan uu fashiliyay
@maxamedsaacid2832
@maxamedsaacid2832 Күн бұрын
Ninkaaan haduuba khar yahay
@abdifarah2812
@abdifarah2812 Күн бұрын
Adigii baan af-soomaali aqoon oo garam garam ah maxaad cid wax ka sheegtaa
@maxakaleh
@maxakaleh Күн бұрын
Qof Alshabaab soo maray in la aamino waa qalad waana sababta Somali dib u dhigeso wasiiro taliyaal ka dhigan
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 Күн бұрын
Abu hebel wa magac iyo dhqn Carbeed somali ahna waxa la Baxa nimaka argagixisada ah Anu cida magacyada nocas ah Wadata wxn so jedin laha in Fiiro gaar ah loo yeesho Sababto ah qofku inuu Sumadiisa iyo magaciisaba Ka tanasulo ama badasho ma Sahlana adr ????
Thank you Santa
00:13
Nadir Show
Рет қаралды 51 МЛН
How many people are in the changing room? #devil #lilith #funny #shorts
00:39
ABDI HANI HAASHI IYO WARAYSI XIISO BADAN
33:31
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 134 М.
QABKI BASBOOR QOF ISKU IGNAHAY YURUB KU GALAY & TARXIILKAYGA
59:25
Ridhwan Issack
Рет қаралды 90 М.
Waa Kuma Sh Abdirahman Bashir, Jacaylkiisa, Noloshiisa, iyo Siyaasadda
1:32:31
Thank you Santa
00:13
Nadir Show
Рет қаралды 51 МЛН