No video

DogeCoin with SolaPortal

  Рет қаралды 44,673

Sola Portal

Sola Portal

Күн бұрын

Barnaamijkan waxaan kaga hadli doonaa CRYPTOCURRENCY, inagoo diirada saari doonaa DOGECOIN oo ah tan ugu faa'idada badan sanadkan 2021

Пікірлер: 266
@thehalalinvestor8978
@thehalalinvestor8978 3 жыл бұрын
Always invest money you don't need in the near future...or you are willing to lose . Allah knows best.
@ahmedmumin5525
@ahmedmumin5525 3 жыл бұрын
Asc Sola I invested dogecoin February and maasha allah lacagihii aan geliyay all other companies iyadaa iiga lacag badatay by more than 1000%. Each share cost me average of 0.011 and now its about 0.60 imagine the difference. It's worthed guys. Please invest as little as 39 dollars a month and leave. The more you invest the better your return in the future insha allah and good luck.
@HashiNasra
@HashiNasra 5 ай бұрын
Asc wll ma iga cawin karta qaab aaan u samayn laha investment
@abdirahmaanhassan5481
@abdirahmaanhassan5481 4 ай бұрын
@@HashiNasrawaa easy walal
@HashiNasra
@HashiNasra 4 ай бұрын
@@abdirahmaanhassan5481 qaabkee u sameeya xgee se ka bilaaba wll
@vladimirputin3118
@vladimirputin3118 3 жыл бұрын
Etherium Classic has gone up and is the next big move
@hydoffdhagaweyne1037
@hydoffdhagaweyne1037 3 жыл бұрын
Crypto is turning into a giant bubble, it's a matter of time before it bursts just like the dot com bubble.
@nurmoalimabukar3787
@nurmoalimabukar3787 3 жыл бұрын
3900 ay mare
@AbdirisaqGeesoodMedia5711
@AbdirisaqGeesoodMedia5711 3 жыл бұрын
Thank you so much macil abdinasir ismacil. Sidaad dadkaaga cilmiga ugu soo gub binasid insha Allah waxaan rajaynayaa in aan tiimkaaga ku soo biiro. Allah save you us long us life my dear teacher.👌👍
@mohamedsheikhdon8852
@mohamedsheikhdon8852 3 жыл бұрын
Nin qalbi wanaagsan ayaa tahay,khayr ilaahay ha ku siiyo sxb cnasir.
@AhmedAhmed-hr5sz
@AhmedAhmed-hr5sz 3 жыл бұрын
cimrigaaga alle haraajiyo mid khayraysana alle haka dhigo caruurta iyo xasaaska alle haku barakeeyo sxb waan furtay Binance thnks
@Qoordheere77
@Qoordheere77 3 жыл бұрын
Sxb lacalla haddaan sarifto cryptocurrency sida Bitcoin intee ayay iigu Soo dhacaysaa lacagtaas midda kale account bank ma u isticmalo karaa premiar bank.
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
@Falanqeynta_musalsalada_Somali 3 жыл бұрын
Qaabka aad u furatay wax ma iiga sheegi karta wan ku wareeray
@xamadaibrahim9276
@xamadaibrahim9276 3 жыл бұрын
@@Falanqeynta_musalsalada_Somali waalagu caawinayaa
@samraahmed925
@samraahmed925 3 жыл бұрын
@@xamadaibrahim9276 can you please tell me how can I open
@bilaalchanel1443
@bilaalchanel1443 2 жыл бұрын
@@xamadaibrahim9276 aniga dhibkaas waa i heystaa binance verifyga ah. Meel aan kala soo xariiro ma ii reebi kartaa walale?
@anisoabdirahman549
@anisoabdirahman549 2 ай бұрын
Masha alalh
@mohamudajaib9870
@mohamudajaib9870 3 жыл бұрын
Mashalah doge coin waa ibsade asago raqis ah
@Yt-One_1
@Yt-One_1 3 жыл бұрын
Wll sideen u iibsankara wll
@mohamudajaib9870
@mohamudajaib9870 3 жыл бұрын
@@Yt-One_1 0719227605 iga so qabo
@Yt-One_1
@Yt-One_1 3 жыл бұрын
@@mohamudajaib9870 wll furaha wadankaga iso sheg Lambarkaga whatsapp malaha miya
@mohamudajaib9870
@mohamudajaib9870 3 жыл бұрын
@@Yt-One_1 +254719227605
@ahmedaden3419
@ahmedaden3419 3 жыл бұрын
Dogecoin mar un wuu gaarin qiimaha hada oo bitcoin joogo hada. Cidi aqli leh wee ka faaideysan doonaan. The future is Inshaa Allah bright
@hanadmohamed7989
@hanadmohamed7989 2 жыл бұрын
Boqol xabbo baan ka gatay saxib anigu
@Najmaabdi09
@Najmaabdi09 2 жыл бұрын
@@hanadmohamed7989 Dogecoin Ma gadan aniga lkn kuwa kale ayaan gatay ma kula soo xariiri karaa wall
@Najmaabdi09
@Najmaabdi09 2 жыл бұрын
@@hanadmohamed7989 if you've seen this comment reply for me plz
@suubowChannel
@suubowChannel 2 жыл бұрын
Alx i have 73.52616796 doge coin 🦮
@mohamedissack4832
@mohamedissack4832 4 ай бұрын
Thank you sola port xilign ayn dawdy vediogn 2024 wana galya i.n
@zakariyeabdullahi7560
@zakariyeabdullahi7560 3 жыл бұрын
Great Content
@josephmoha7528
@josephmoha7528 3 жыл бұрын
maalin walbo walalkeyga igu dhihi jirey war lacagtada bankiga le hakugu jirine ee investment kusamey marka barnamijyadan mar dhow le kuso biirey macalimow markan waxan jeclan lahaay wax badan oo kusabsan Bitcoin iwm, inad noo so gudbisid oo formation ah 1000 iyo kow jeer wa mahadsan tahey 🙏
@ggtl304
@ggtl304 3 жыл бұрын
Xrp ripple taa ayaa leh sabab eey Ku dhisanthy fadlan Baritan Ku sameya angu idin ma lihi maal gashada lkn arimaha eey Ku dhisanthy mrkd baartan waad I mahdcelin dontan 🙌🏿 8may 2021 wa tirikhda
@istanbulcity.112.
@istanbulcity.112. 3 жыл бұрын
Sxb Waa runta, xrp waxaan iib saday 5000 xrp
@ggtl304
@ggtl304 3 жыл бұрын
@@istanbulcity.112. see you at 50k a coin bro Insha a Allah 🚀🚀🚀
@istanbulcity.112.
@istanbulcity.112. 3 жыл бұрын
@@ggtl304 insha Allah bro , manta hoos u yara dhacay, waan si ib sanaya, 10 sano gudaheda millioner sxb
@cabdicasiis2903
@cabdicasiis2903 7 ай бұрын
Sxp xrp ripple ifahansii inte kala soxirira
@Sahmiye252
@Sahmiye252 6 ай бұрын
Allaha ku Sharfo Ustaad Thanks
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 жыл бұрын
Don't invest anything unless you have full information
@abdiladifmohamedyasin9124
@abdiladifmohamedyasin9124 2 жыл бұрын
100%
@muadamswow9270
@muadamswow9270 3 жыл бұрын
Ilaahay haku sharfo aduun iyo aakhiriba
@mohamedgacal3491
@mohamedgacal3491 3 жыл бұрын
Solo sxb luqada sida lagu barto noosodub engilsh ka ah adigo fiirinaya dhalinyarada maanta jirta say ugu bahan yihn
@omarabdulle5689
@omarabdulle5689 3 жыл бұрын
Rabi ajir iyo xasanaad ha kugu badalo ustd
@abdisalamau3986
@abdisalamau3986 2 жыл бұрын
Cryptcurrance waa gartay.. Bitcoin, Ethereun,..ADA..XRP..& Shiba inu.. intaas mid walba xoogaa aan ka gatay. Lkn ka waran STOCK Index iyo habka share looga gato. Tesla,Apple,Microsoft, etc video ma ka samayn kartaa?
@Najmaabdi09
@Najmaabdi09 3 жыл бұрын
Thanks
@yasinisse998
@yasinisse998 3 жыл бұрын
Dogecoin is super volatile. I bought some at $0.65 per Doge... since I have lost since it went down. But I'm holding it, in fact, I have bought more today since it's at $0.52 and I'm sure it'll skyrocket plus Dogecoin will be the first crypto to the moon. Guys you should also check SHIBA Coin, I have tripled my investment in just 2 days.
@abdirahmanabdullahimohamed4744
@abdirahmanabdullahimohamed4744 3 жыл бұрын
U bought it at the wrong time, but don't worry hopfully it's gonna go up again and hopfully to the $1
@daadirmuxudin1828
@daadirmuxudin1828 3 жыл бұрын
@@abdirahmanabdullahimohamed4744 pls sxb inaad talooyin qaar tashi kaala sameeya doonayaa ciwan ama whatsap maku wada hadli karnaaa
@hawoabdi5718
@hawoabdi5718 2 жыл бұрын
@@abdirahmanabdullahimohamed4744 ani isoo qawo pro
@dalxiisdream5241
@dalxiisdream5241 2 жыл бұрын
Shiba inuu xaaranyahay baan maqlay
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 жыл бұрын
Masha allah macalin kulo so xiriirq insha allah
@hagi2525
@hagi2525 2 жыл бұрын
Binance qofkii u baahan now somalia waa ku sing up gareen karta Thankx ustaaad
@aliyare6864
@aliyare6864 2 жыл бұрын
Thank you very much 🙏✊
@naemadhooble5034
@naemadhooble5034 3 жыл бұрын
more respect
@wiilodahirahmed554
@wiilodahirahmed554 3 жыл бұрын
Brother masha allah. Thanks.
@Siciid04
@Siciid04 2 жыл бұрын
Cabdinasir mahadsanid in badan. Waxaan rajaynayaa in aan marar kale oo badanna ku dhihi doono sababtoo ah wax aad I bartay waxyaabo badan oo aanan horay u aqoon. "Qofka aan dadka u mahadcelin Eebbe uma mahadceliyo"
@HashiNasra
@HashiNasra 5 ай бұрын
Sxp ma iga cawin karta ani inan sameeyo invesment
@MohamedAhmed-cj7rj
@MohamedAhmed-cj7rj 3 жыл бұрын
Thanks ENG
@ugas1000
@ugas1000 3 жыл бұрын
If you live America you can't use Binance, you have to add BinanceUS that's the only way you can use Binance.
@Koobanmedia
@Koobanmedia 3 жыл бұрын
Thanks macalin
@zakimo5768
@zakimo5768 3 жыл бұрын
Coinbase only accept specific countries.
@dhalintatv6713
@dhalintatv6713 3 жыл бұрын
Thanks macalin ALLAH Haka jisaayi siiyo
@daafeedowchannel4056
@daafeedowchannel4056 3 жыл бұрын
Masha alaaah ustaad wlhi in bdn baa kaa faaiidey alaaah kusharfo
@farsadtv8910
@farsadtv8910 2 жыл бұрын
Hadda Dogecoin waa 0.22$ ,waxaan iibsaday 75 dogecoin insha allah waxan rajaynayaa haduu Alle idmo inuu ilaa 5000$ ama ka badan gaadho 10 sano.
@ibrahimcabdirashid785
@ibrahimcabdirashid785 2 жыл бұрын
Ma iga cawin kartaa si an ku gato wll
@farsadtv8910
@farsadtv8910 2 жыл бұрын
@@ibrahimcabdirashid785 xagee ku noshahay wall?
@osmanomar8334
@osmanomar8334 2 жыл бұрын
Wll se u maalgashada
@yussufabdisalat1736
@yussufabdisalat1736 2 жыл бұрын
Maiga caawin kartaa wll waxaan kunolhy Somalia/Kenya labadaba
@abdifatahabdi3337
@abdifatahabdi3337 3 жыл бұрын
14ka April ayaan geliyay 200 Dollar anoo Muqdisho Jooga, waxaana helay 1,436 Dogecoin ah, waxaan hadda haystaa $1000 Dollar, waxaan faa’iday $800
@fiicaneeyhaaji1832
@fiicaneeyhaaji1832 3 жыл бұрын
Blz wllo ana u bahan sa fcn uma fahamsani ma I cawineysa wllo
@xamadaibrahim9276
@xamadaibrahim9276 3 жыл бұрын
Sxb na cawi waxaan rabnaa inaan furano account
@mohamedadam1090
@mohamedadam1090 3 жыл бұрын
Sxb number kaga noo soor su'aalo inaan ku weydiyo ayaan rabaa
@mahadahmed6428
@mahadahmed6428 3 жыл бұрын
Sxb Facebook soo qor
@alcadaalahassanahmed2988
@alcadaalahassanahmed2988 3 жыл бұрын
Sxb hadaa fahantay wax naga fahansii adoo mudan
@mohamedabdi1642
@mohamedabdi1642 3 жыл бұрын
Last 3 years forex ayan ka shaqeysta. Lakin waxan raba in aan ibsado week end. Hadu alle idmo account waan furtay
@snapshotsvideos316
@snapshotsvideos316 3 жыл бұрын
Wll xagee ka furatay oo aan ka iibsada ana
@mohamedabdi1642
@mohamedabdi1642 3 жыл бұрын
@@snapshotsvideos316. Waxa kale oo firsataa Sola aya yutubkisa ka fiiri sida loo said ibsadow asaga sharaxayo
@ahmedsomali2232
@ahmedsomali2232 3 жыл бұрын
Thanks 🙏
@mahadahmed6428
@mahadahmed6428 3 жыл бұрын
Macalin Mahadsanid
@hagal5522
@hagal5522 3 жыл бұрын
Ramadan karim
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 жыл бұрын
*Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah. 👩‍💻📒✍️👩‍🎓👨‍🎓*
@hooyomcn2213
@hooyomcn2213 3 жыл бұрын
Wllke banjar
@mohamedabdirashiidmuse2328
@mohamedabdirashiidmuse2328 3 жыл бұрын
Mahadsanid Macalimuu
@Mxkhadar
@Mxkhadar 3 жыл бұрын
videogan 2 mar fiirsade si'aan ufahmo waxa laga hadlaayo
@xamadaibrahim9276
@xamadaibrahim9276 3 жыл бұрын
Aniga seddax jeer alx waana samaystay sifiicana waan u fahmay
@idriiscabdiraxmaanmxamuud
@idriiscabdiraxmaanmxamuud 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@nacimaiman
@nacimaiman 3 жыл бұрын
Thanks Sola
@abdirisakmohamedtarey1326
@abdirisakmohamedtarey1326 3 жыл бұрын
Good 👍
@libankheire143
@libankheire143 3 жыл бұрын
Thanks A lot
@Ajugeyste
@Ajugeyste 3 жыл бұрын
Ustaad Sola, Binance Account Somalia waa laga furi karaa haddii aanan qaldanayn.
@abdisalanahmed870
@abdisalanahmed870 3 жыл бұрын
Brooo account sax ah oo aad Crypto ku iibsankarto myaa lagafurankaraaa adigo Somaliya joogo
@mustafijose5765
@mustafijose5765 3 жыл бұрын
Anikaa verivied ka dhikay bro
@abdisalanahmed870
@abdisalanahmed870 3 жыл бұрын
Thnx zxboow verivied wey inoqote lkin inaan iibsado wu ididanyahay wxan isticmalaa credit card ka Premier bank mxaansameyaa Thnx again
@Ajugeyste
@Ajugeyste 3 жыл бұрын
@@abdisalanahmed870 Account Verified iyo Address Verified intaba waa sameeyey, laakin dhibta jirta waxa weyan, Bank Cards Somalia ka jira laguma iibsan karoh, ilaa mid dibadda ah aad hesho mooyaane.
@bilaalchanel1443
@bilaalchanel1443 2 жыл бұрын
@@mustafijose5765 sxbow verifyga aniga cilad iga heystaa wuu iga diidayaa documents kiina waan galiyey wuuna diidan yahay qeybta face verifyga aad u adkeynaa. Meel aan kala soo xariro isheeg bro.
@aam4095
@aam4095 3 жыл бұрын
Thanks bro ilaah ha ku xifdiyo
@nouralihassan2482
@nouralihassan2482 2 жыл бұрын
war c/naisr kishki sow kii ka doodayay maha illaahy gacantiisa subxanaalh war nio ka fiirsasho aa mudan tahy wlhy wxn inaa lacag ka sameeyo waan jeclahy lakin shaki baa isii galisay
@AhmedMShire
@AhmedMShire 3 жыл бұрын
Anigoo raadnaya videogan oo ka daawaday facebook oo ka waayey baad hada soo gelisay thnksss!
@xamadaibrahim9276
@xamadaibrahim9276 3 жыл бұрын
Sidee loo furtaa waxaan aniga waligay masamay. Account see loo furtaa halaygu caawiyo plz
@josephmoha7528
@josephmoha7528 3 жыл бұрын
maclimow waxan ubahanhey inan ogado qabka lacagta loogu shubanayo DOGE COIN ?? 🙏
@zakimo5768
@zakimo5768 3 жыл бұрын
Get Cardano and xrp and VET Doge
@doctorabdulkadirmuhamedhas5273
@doctorabdulkadirmuhamedhas5273 3 жыл бұрын
Ramadan kareem.ustaad beautiful bacgrown
@nastacdey3039
@nastacdey3039 3 жыл бұрын
Waanku aaminsanahy mcalin
@kingmhashuuke8710
@kingmhashuuke8710 2 жыл бұрын
today is 13/nove/201( wax bdn ayan ka faiday ) thanks inbdn
@mohamedabdi8433
@mohamedabdi8433 3 жыл бұрын
Mhdsanid macalin.
@larsoncabdi8381
@larsoncabdi8381 2 жыл бұрын
Good jop
@abdirahmaanhassan5481
@abdirahmaanhassan5481 4 ай бұрын
aniga degcoin gatay iyo shiba xrp pepe bonk kuwa ugu macqul mustaqbalka leh kuwaas waaye raqis wad maql gishan kartin
@mohamedsharif2030
@mohamedsharif2030 2 жыл бұрын
Now its available binance and Coinbase in kenya
@malmo4235
@malmo4235 3 жыл бұрын
Solar salaama first
@fartunahmed2046
@fartunahmed2046 3 жыл бұрын
Mashallah walalo You are amazing You really teach is well if only was easy to understand how this would work. I love investing this kind investment but I have no idea.
@ahmedmumin5525
@ahmedmumin5525 3 жыл бұрын
Asc fartuuneey ma dhib badna. However, waa inaad yara dhiiran tahay. Where do you reside? Hadaad degen tahay U.S. you can easily invest as little as 20 dollar a month.
@saaramohamed614
@saaramohamed614 3 жыл бұрын
@@ahmedmumin5525 aniga joogo USA siden u furta wll ma iga caawin karta
@ahmedmumin5525
@ahmedmumin5525 3 жыл бұрын
@@saaramohamed614 saara waxaad soo dejisataa app la dhaho Robinhood. Ama webull. Ka dibna buuxi informationka oo dhan. Including ssnkaaga bangigaaga. Start with inyar like 50 dollar check you tube how to invest robinhood. Insha allah iskuna day inaad biloowdid . I'll try inaan link kusoo siiyo insha allah. I'm in Seattle. If in mpls I have a friend oo isna jecel inay somalida maalgashiga sameeyaan especially hablaha iyo hooyooyinka.
@saaramohamed614
@saaramohamed614 3 жыл бұрын
@@ahmedmumin5525 inten kala so xariira wll plz
@saaramohamed614
@saaramohamed614 3 жыл бұрын
@@ahmedmumin5525 midka saxada ah robinhood ka siden ku garanaya
@Pips-hunter
@Pips-hunter 3 жыл бұрын
Sola waxaan kugu bogadinaya haadad dacad ka tahay inad dadka wax barto caadi ugu hagar bax. Hada kan cashar lama odhankaro ee information kaliya
@maxaakaagalay7334
@maxaakaagalay7334 2 жыл бұрын
ustaadow playlist noo sameey
@zakimo5768
@zakimo5768 3 жыл бұрын
I understand wht yu talking about
@adelabdalla4557
@adelabdalla4557 3 жыл бұрын
Safemoon is the future 🚀🚀
@al-dacwamedia
@al-dacwamedia 3 жыл бұрын
Wll websiteka mad ku dartid courso ah crptocrancy o anu iska diwan galino
@Husseinahmed413
@Husseinahmed413 3 жыл бұрын
Kkk imtixaan aatahay wllh
@nastacdey3039
@nastacdey3039 3 жыл бұрын
Waa haddii aad sharci kenyan ah leedahay
@cabdullahibohar7996
@cabdullahibohar7996 3 жыл бұрын
SOOMAALIDA waxaan kula talin lahaa Dogecoing xoogaa waa qaali SHIBA INU ka faaiideesta. Hadaad Sweden joogtid waanku caawin karaa.
@somshowchannel4189
@somshowchannel4189 3 жыл бұрын
To the mooooooon
@libanshaur2969
@libanshaur2969 2 жыл бұрын
solo sxb waxaan jeclaan lahaa inaad casharadaan oo kale inaa inoo soo update gaareeso wana mahad snathy
@EMPIRE206
@EMPIRE206 3 жыл бұрын
More than 3days ayuu verify ku maqanyahay Account keyga. 0.25 ayadoo mareyso bilo kahor ayaan bilaabay inaan baaritaan ku sameyo. Waan sugi la'ahay illaa uu pending kaan ka baxaayo Accountkeyga .🤦‍♂️
@hkazkar7349
@hkazkar7349 3 жыл бұрын
Hda mkaga baxay pending ka brother
@zackniolka6se201
@zackniolka6se201 3 жыл бұрын
Ok macalin side loo ibsada macalin Waa suaal muhiima kaso jawab
@runsheegmedia.2674
@runsheegmedia.2674 3 жыл бұрын
Binance iyo coinbase.
@abdullahiibra7620
@abdullahiibra7620 3 жыл бұрын
Zxp arintan dhalinyarada ma fahamsana aniga mar dhaw bartay alx hda wan ku shaqeyaaa
@hassansamaale2519
@hassansamaale2519 3 жыл бұрын
Asc sxb waxan rabaa inad iga caawiso process ka 0907828663 whats apka iga so qabo
@waanoiyowacdi8786
@waanoiyowacdi8786 3 жыл бұрын
Naga dhis zxp hada fahansan tahy aad ku shaqeeysatid 0615309653 iga so qabo whtsap
@musabsheik5881
@musabsheik5881 3 жыл бұрын
Macalin anaa sameyay balse waa iga soo diiday xita adderss china ayaan galiyay mana aqbalin waxaa isntaa sii dheer master card wadanka maku shaqeynayayo
@Genius101
@Genius101 3 жыл бұрын
The future is brighter 🙏 MACALIN
@naankacade
@naankacade 3 жыл бұрын
Guuleyso Sxb Sare Zola
@engabdirazaksamawade815
@engabdirazaksamawade815 3 жыл бұрын
Sidee u furtaa dogecoin? Igu caawiya.
@mamadaw
@mamadaw 3 жыл бұрын
Video ku jira channalka. Daawo oo ah , how to open binance
@nevergiveup5103
@nevergiveup5103 3 жыл бұрын
Solo pleace forx name kiisa xattaaa marabo inaan maqlo
@ibnukheyre3154
@ibnukheyre3154 3 жыл бұрын
sxb waa laga furani karaa kenya waxaba ka register garesan oo mpesa kagadani kartaa Binance
@digitalnetwork4149
@digitalnetwork4149 3 жыл бұрын
Binance somalia wu ka shaqeyna✅
@nurghaab
@nurghaab 3 жыл бұрын
Waa cashar wanaagsan waadna ku mahadsan tahay laakiin soo ma fiicnaan lahayn inay digniin la socota oo dadku ogaadaan in sida ay lacag badan uga samayn karaan oo kale ay lacag badan ku waayi karaan?
@abdirahmansalad3723
@abdirahmansalad3723 3 жыл бұрын
Bro last week ayaan gatay? Dogecoin lkn weli waxaan fahmi La ahay .. ee qaabka deposit Iyo withdrawal Hal cashir oo dhamaystiran maka samayn kartaaa..? Mahadsanid
@ISMAEL-ul5eb
@ISMAEL-ul5eb 3 жыл бұрын
Deposit waxaad ku samayn kartaa in aad Debit card galisid intaad rabtid ka iibsato. Hadaad rabto in aad withdrawal samayso marka hore waa in aad gadaa
@abdirahmansalad3723
@abdirahmansalad3723 3 жыл бұрын
@@ISMAEL-ul5eb thanks walaal..! Waan gatay..! Lkn still I’m learning how to use ..! Deposit withdrawal and so on
@ISMAEL-ul5eb
@ISMAEL-ul5eb 3 жыл бұрын
@@abdirahmansalad3723 halkee joogta ? way badanyihiin farsamooyinka la isticmaalo Coinbase Dogecoin kuma jiro laakin waddankas mid gooni aha ayaa laga helaa
@daadirmuxudin1828
@daadirmuxudin1828 3 жыл бұрын
@@ISMAEL-ul5eb bro ismael ciwan ama whatsap aan ka sxbno rabaa oo xogaha qaar isaga wareesano ee kwrb
@ISMAEL-ul5eb
@ISMAEL-ul5eb 3 жыл бұрын
@@daadirmuxudin1828 Wacalaykum wasalm Facebook iga soo raadi 'Weeldiin Ismael' kuoqor igu soo darso
@sigadyare9032
@sigadyare9032 3 жыл бұрын
Suaal muhiim aha ayaan kawata xage kuguso qora Gmailkaga maba u jeede??
@AHMEDMOHAMED-ql7xm
@AHMEDMOHAMED-ql7xm 3 жыл бұрын
Walal adigo mahdsan waxaa warbixin naga siisaa cryptocurrency and binance for Turkey plz
@hamseibraahin9774
@hamseibraahin9774 3 жыл бұрын
Sola, what about when you are one of them the ones who says invest our forex Company and the minimum invest we accept is 100k? is that was joke!!!
@tahirugaselmi6992
@tahirugaselmi6992 3 жыл бұрын
Sola thank you libaax Lkn sualo kooban baan rabay inaan ku weydiyo waxaan jooga Ethiopia anigo joogo Ethiopia sidad shegtay maisticmali karaa ? Tan kale qof joga dalka dibadisa sida north america ma ifuri kara acount ? Se maigu furi kara passport an aniga leyahay ? Lacala hadu ifuro uu i shego information walba maku isticmali kara dalka an ku noolahay ?
@MrAriish
@MrAriish 3 жыл бұрын
abdinasir crypto tayeda leh 1 cardano 2 fantom 3 vechain and telcoin
@QueenHido
@QueenHido 3 жыл бұрын
sida lacagta looga baxsadana noo sheeg and thanks
@liibaannur9286
@liibaannur9286 3 жыл бұрын
Withdraw waaaye Sxp
@Mediamidnimo
@Mediamidnimo 3 жыл бұрын
War ninyhyw nin somaliyeed ayad thy mhdsnd dadkana wad ufaideysa marwalba ,somaliduna wa dad jahilin ah o madax adag marka waxad mudanthy iney kudhahan wll wad mhdsnthy maxa yeley waxad isugdartey wakhtigagi & aqontadi 🙏
@hadadomassive1559
@hadadomassive1559 3 жыл бұрын
Abdinasir how can I open the count
@aboubakaryahye1793
@aboubakaryahye1793 3 жыл бұрын
Maanta ay wil sxp dogycoin iso shegy markn warbixintza bary tad ayan arky m.a walhi usefull
@HashiNasra
@HashiNasra 5 ай бұрын
Sxp iga caawi
@quruxlay3845
@quruxlay3845 3 жыл бұрын
ASC WLL IN AAN KU LA HADLO AYAAN RABAA ADIGO RAALI AH
@badrihayle7888
@badrihayle7888 3 жыл бұрын
you told me so but but sorry.....................
@ismailmadan1466
@ismailmadan1466 3 жыл бұрын
Sxb waan kuu baahna see kuu heli kara bro
@rakha1858
@rakha1858 3 жыл бұрын
mahad sanid waxaan hada daawanayay Roland s martin african american wuxuuna ka hadlayay digital world
@mumukrippa3493
@mumukrippa3493 3 жыл бұрын
same here
@GeljirePro
@GeljirePro 3 жыл бұрын
Etoro kawaran? Hadan ka dhaxgato
@musab9621
@musab9621 3 жыл бұрын
Android waa lagu isticmaale karaa lkn waxa uu kaarabo waa invite qof kusoo siiya
@delcash
@delcash 3 жыл бұрын
Pi network kawar
@johndeo6013
@johndeo6013 3 жыл бұрын
4000+ cryptocurrency.
@BashirAhmed-nm5lu
@BashirAhmed-nm5lu 3 жыл бұрын
Ustaad kwrn PI network oo iyadana si free ah telka looga soo degsado inkasto weli suuqa coin soo galay uusan ahayn
Waa Maxey Stock Market | Sidee Loo Maalgashtaa
11:24
Gelle Bashir
Рет қаралды 34 М.
Dogecoin wax ka ogow intaadan maalgashan
9:11
Gelle Bashir
Рет қаралды 8 М.
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 30 МЛН
Waa maxay BITCOIN?
49:10
Sola Portal
Рет қаралды 69 М.
CryptoCurrency and Stocks with SolaPortal
27:36
Sola Portal
Рет қаралды 57 М.
abdinasir sola cryptocurrency Somali clubhouse
39:31
se rabta
Рет қаралды 11 М.
Cryptocurrency Maalgasho iyo Sida Account Looga Sameysto ?
17:41
Gelle Bashir
Рет қаралды 369 М.
BitCoin Training with Abdinasir Ismail
39:17
Sola Portal
Рет қаралды 28 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Ganacsiga Forex with Abdinasir Sola
33:49
Sola Portal
Рет қаралды 25 М.
How to open Binance Account and Wallet 2021?
18:10
Sola Portal
Рет қаралды 117 М.