No video

Sidee isaga ilaalin kartaa in aan ONLINE laguugu dhicin iyo CryptoCurrency

  Рет қаралды 15,167

Sola Portal

Sola Portal

Күн бұрын

Пікірлер: 102
@adnanhashi2523
@adnanhashi2523 Ай бұрын
❤ Thanks Teacher c. Nasir Guul iyo gobanimo
@MrUkun
@MrUkun 6 ай бұрын
Love it, great advice, interesting and truths! please, always share your wisdom and experiences.
@aydidmahamed6500
@aydidmahamed6500 6 ай бұрын
Macalin Qof walba Takhasus bu leeyahay Anigu adiga wa kaga danbeyya wixi Technology ah iyo Arimaha la xidhiidha ah.Somalidan dad jaahil ah u badane way kaa faaidaysan lahayen.Macalin Addis Ababa ban ka so salaamaya
@Hashimsaleeban
@Hashimsaleeban Ай бұрын
Best teacher❤
@MrUkun
@MrUkun 6 ай бұрын
Thank you very much Brother Sola , for the information you provide to us with no cost, and thank you for the effort you make to educate us, interesting video, you talking to us like our our parents. I start buying Bitcoin couple mouths ago $50 every week and now I am over 20%, I wish if start buying when the price was $21K. thanks again and Allah bless you!!
@farhangaas2190
@farhangaas2190 6 ай бұрын
Macalin sida loo galayo bitcoin min bilow ilaa iyo dhamaad nooso sheeg video nogaso samee
@abdihakiim7215
@abdihakiim7215 5 ай бұрын
Kun dollar baad kahadleysaa sxb, aniga waxaan ku shaqeeya 100 dollar monthly 😢😢 hard job little money. Allah wa qaffuru raxiim❤
@omarahmed145
@omarahmed145 6 ай бұрын
Somali IT hala baro,gurmad xaga IT da ah haloo furo.gurmad qaran.
@abdirahmanali5588
@abdirahmanali5588 6 ай бұрын
Legend Abdinasir Sola🔥
@maslahabdi7205
@maslahabdi7205 6 ай бұрын
Sidee ugu fudud oo aan ku maalgashankaraa oo aan Kula soconkaraa suuqa in aan iska iibiyo ama aan soo iibsado wadada ugu fudud ee aan ku baran Karo igula Tali engineer Abdinasir Sola
@abdirahmanmohamed691
@abdirahmanmohamed691 3 ай бұрын
Sxb binance app soo degso. Account kasamayso
@abdiyusufhassan2427
@abdiyusufhassan2427 5 ай бұрын
Thanks my brother ❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahiibrahim7850
@abdullahiibrahim7850 5 ай бұрын
Macalin sola waa run sheeg xasidna maha wax ka barta aniga siyaadada waan isku haynaa lkn legend
@nuurow85
@nuurow85 Ай бұрын
thans je teacher
@abdirahimomar6900
@abdirahimomar6900 6 ай бұрын
Keep going professional professor
@Heimatar
@Heimatar 6 ай бұрын
Bitcoin markuu 300 ahaa ayaan la socday mana gadan arday ayaan ahaay ma awoodin😢.
@najiibcadceed3652
@najiibcadceed3652 Ай бұрын
Thanks macalin
@guledyare7176
@guledyare7176 5 ай бұрын
Thanks Ustaad Sola 🙏🏾
@mohamednuradin7250
@mohamednuradin7250 6 ай бұрын
Asc Ogaas sidee pasive income loo helaa, manoo soo qori kartaa sida loo sameysto adigoo mhdsan,❤❤
@mohamedabdulqadir2917
@mohamedabdulqadir2917 6 ай бұрын
Masha Allah Prof Alle haku xafido
@ahmednoor1387
@ahmednoor1387 2 ай бұрын
Macalimuu aad baad wax ino fahansiisay mahadsanid 🙏 ustaadi Absolutely inosobadi
@Muhammad1407
@Muhammad1407 6 ай бұрын
Mahadsanid Macalin
@yaxyecabdi-bi6lz
@yaxyecabdi-bi6lz 6 ай бұрын
Ustad wad mahadsan thy
@abdirahmaniidow1332
@abdirahmaniidow1332 6 ай бұрын
Ustadi Gemini iyo Ally invest video inooga soo samey 💯👍
@hiradchennal2617
@hiradchennal2617 6 ай бұрын
Legend ❤
@user-tr2gy6ip5o
@user-tr2gy6ip5o Ай бұрын
Mahadsan wll
@Reer-Guuraa
@Reer-Guuraa 6 ай бұрын
Walaal usdt waa stable coin asagaa wax lagu gataa ee isaga lama gato adiga si fcn dadka wax ugu sheeg ama iska aamus.
@user-tf2md1bx4e
@user-tf2md1bx4e 5 ай бұрын
Adeer hormarwacan
@raadreeb1447
@raadreeb1447 5 ай бұрын
Anigu Dadka hadalka ad adag oo sida adag adag uhadla sida runta adoo kale ayaanba jecelahay.
@cabdullaahimaxamad
@cabdullaahimaxamad 6 ай бұрын
Maashaa allaah ustaad
@togayomediagroup4769
@togayomediagroup4769 6 ай бұрын
ustaad sola portar
@abdirahimomar6900
@abdirahimomar6900 6 ай бұрын
Keep going professional 👌
@mohdqadarosmaanhussein244
@mohdqadarosmaanhussein244 6 ай бұрын
Sxb abdinasirow waxan rabaa in an barto cryptocarancy ee sideen u baran karaa halkeena ka barankaraa
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 6 ай бұрын
Masha allah sola guri fiican gado doon hagadan baabuur hagadan waa hadal xikmadleh
@MohamedRashidAdam
@MohamedRashidAdam 3 ай бұрын
Thanks
@abdullahikhaliif6563
@abdullahikhaliif6563 6 ай бұрын
Ajarkakaga Ha iska Haleen fdln iska dhaaf Faanka Aad is xayisineesid
@user-fm1yh8sc6h
@user-fm1yh8sc6h 6 ай бұрын
Ma team apps batahay
@ismahanita4
@ismahanita4 4 ай бұрын
Guulayso Sola ❤
@abubakarabdi8500
@abubakarabdi8500 6 ай бұрын
Thank U
@aayahacali5788
@aayahacali5788 4 ай бұрын
Thnk u ustaad
@mowliidsomaliamowliid4932
@mowliidsomaliamowliid4932 4 ай бұрын
Legand❤
@mindsetmaters01234
@mindsetmaters01234 4 ай бұрын
stock market ka kasoo hadal iyo sida loo maal gashto. thanks @sola portal
@afbile1
@afbile1 5 ай бұрын
Ku soco waa fiicanahay
@Raage_Abdi
@Raage_Abdi 6 ай бұрын
Run ahantii sola digniinta uu bulshada la wadaago waxba kuma qataan lkn inta Alle fahansiiyoo unbaa fahanta lana socda sola inta badan ma aha waa la arkaa wayna dhacdaa waana ay soo laalaabantaa Waxan leeyahay wax ha lagu qaato waanadisa bulshoy Mahadsanid Abdinasir
@user-gz1jz6fs8y
@user-gz1jz6fs8y 4 ай бұрын
Legend waye
@qalimoowchannel3161
@qalimoowchannel3161 6 ай бұрын
Thank you malimo
@II-vd4ih
@II-vd4ih 6 ай бұрын
Macalim adiga oo raali ah hadii aad noo sameeyn karto Etherscan Verified Contracts barnaamij nooga soo sameey
@gabaawabicilan
@gabaawabicilan 6 ай бұрын
Mudane kaso waran cion ka XEC ecash mustaqbalkisa kaso waran rajo maleyahay
@honabdisamadjamaciise6658
@honabdisamadjamaciise6658 6 ай бұрын
Mahadsanid walalkay 🙏👍
@abdullahikhaliif6563
@abdullahikhaliif6563 6 ай бұрын
USDt Coin Waa Stable Coin Adaanba waxba lajoogin
@Reer-Guuraa
@Reer-Guuraa 6 ай бұрын
Ninkaan kuwo ka aqoon hooseeya buu arkay markaasuu wax walba noo sheegayaa hhhh
@Darwiish-music-channel
@Darwiish-music-channel 6 ай бұрын
Usdt ma odhan maal gashtee tusaale ahaan ayaa inoogu soo qaatay macnaha lacagta ku jirta ayuu ka hadlayaa
@hassanosman5496
@hassanosman5496 6 ай бұрын
Ustaad thanks hanti badan ayaad ii bad baadisay hada waxaan usocdaa Crptocourrcy
@salahali9227
@salahali9227 5 ай бұрын
😅kkkkkkkkkkk i love macalimuu Runtaada lkkkkkkk
@MaxamuudCismaan-y6v
@MaxamuudCismaan-y6v Ай бұрын
Ustaad somalidu badankodu ma fahansana suuqa crytop.
@abdirisaqbuux5750
@abdirisaqbuux5750 4 ай бұрын
Ustaad soola meeqo lacaga ayaa ugu yar oo lagu bilaa karaa
@TijaaboChannel-cx4fw
@TijaaboChannel-cx4fw 6 ай бұрын
My teacher thanks you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@runsheegofficial9355
@runsheegofficial9355 6 ай бұрын
macalimoow walhi waan ku daalay inaa codkaaga dhageesto waxa screen kusoo samee waan baran wayay mudo 3 sano
@AHMEDKOSAR01
@AHMEDKOSAR01 6 ай бұрын
Wllhi Aduu Waxaatahay Lama Helaan Qof Wax Ku Siiya Waad Heli Laakin qof Waxkuusheega Heli Maysid Adigaan Kuu Daba Fadhiisanaa Wax Kasta Cilmiga Alle Hakuu Bara Keeyo Haday Mac Quul Tahay Ma Noo Sheegi Kartaa App Aanu Is Dicmaalno Oo Lagu Samaysan Karo Id Somaliland Passport Ma Haysanee Mahad Sand
@aliileye5223
@aliileye5223 3 ай бұрын
Ustaada casharada cytpto ma bixisaan
@hudabeauty2489
@hudabeauty2489 2 ай бұрын
Aniga hada kuwa meeshan ba ileh course cryptocurrency ban ku baraynaa for like 2weeks e lacag 50dollar so diir e ila taliya ma bartaa
@cabdiwali9753
@cabdiwali9753 4 ай бұрын
Moalimu investment rabaa Kaso hadal halmar ustaad io Bitcoins yada la maalgashan Karo io faahfaahin bdn video inooga so samee🙏Mahadsanid🙏💗
@yusufahmed5786
@yusufahmed5786 6 ай бұрын
Cod malahan ustaad
@user-yr2qy1wo6u
@user-yr2qy1wo6u 2 ай бұрын
Aawaya casharkii ku xigay
@Ibrahimie
@Ibrahimie 6 ай бұрын
😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂 walahi runtaa ka hadashay professor wa runtaa inta mihiimka ah ayaa laga isticmala social media hadi kale horumar ma samaynaysid xaqiqatan
@mohamedsaeedmohamud4188
@mohamedsaeedmohamud4188 5 ай бұрын
Nagadaa dadkaa la dhacayooo xogta iyo macluumaadka suuqaan nasii
@maryanmohamud336
@maryanmohamud336 6 ай бұрын
Hope somali in ay ku maqlaan laakiin waxaa dilay Qabiil
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 6 ай бұрын
Sola sxbpow conbaise iyo binance safe miyaa 1000 dollar hadaa dhigto amee idhacaan mise waa aamin iijawaab plz walaalkeey masha allah ilmaheeyga rabaa inaa guri udhiso lacag guri gooysana gacanta kuma haayee faaiido raadisa ahay bro
@Abdirahman18880
@Abdirahman18880 3 ай бұрын
Lacag aad kasamri karto sida 200 camal gasho hadaad shaki kaqabto
@aliileye5223
@aliileye5223 3 ай бұрын
In aan barto baan rabaaye
@boqorkaafrica2194
@boqorkaafrica2194 6 ай бұрын
Ustaad waa kusalaamay Waxaan rajaynayaa in faaladaydan aad aragto Ustaad ilaahay aqoonta hakuu barakeeyo Suuro gal ma tahay in aad naga caawiso xirfada cryptcurrency qaabab ka looga faidysto Mhdsnd
@user-lr7hv8zk8y
@user-lr7hv8zk8y 4 ай бұрын
Macalin waxad ka waranta 2139 wana crypto
@Samawade25
@Samawade25 6 ай бұрын
Abdinasir bang iyaga UK waxay joojiyeen in ay lashqeeyaan Binance war makahaysaa???
@mohamedaliyousof8871
@mohamedaliyousof8871 6 ай бұрын
Teacher solo wa is arki doona inshlkh
@user-gu6cz6qj6z
@user-gu6cz6qj6z 6 ай бұрын
Maclin dogecoin kawarn
@AbdishakurHero-lg8vr
@AbdishakurHero-lg8vr 6 ай бұрын
Ino bilow course aan wax ka faa iidno
@Abdikariimm
@Abdikariimm 6 ай бұрын
Sx waxaan ku dhibanhy oo aan labixi la.ahay lacagta biticon ka waxan jeclan laa in aad icaawiso
@user-cg1dy5si3p
@user-cg1dy5si3p 4 ай бұрын
Sxbow anigana waxaad iga cawisa xage ka hela casharka bilow ilaa dhamad qaabkse ku bilaawi karaa
@omarahmed145
@omarahmed145 6 ай бұрын
Ptc iyo cryptocurrency ga la sheego ma aqaanee yaa ibaraya sxb
@mohamedabdi8433
@mohamedabdi8433 6 ай бұрын
Ustad waxan marqaati ka ahay inaa Laandheera tahay
@mustafehassan112
@mustafehassan112 6 ай бұрын
Barnaaminka uu xaliye wado mxd uga soo hadliwayday abdinasirow xaliye wuxu rabaa dadkii inuu dhaco
@saidhussein8669
@saidhussein8669 6 ай бұрын
Sola xrp kawaran kaas ila fadhiyee
@yusufahmed5786
@yusufahmed5786 6 ай бұрын
Lagunma maqlo
@jabriilmaxamed2388
@jabriilmaxamed2388 6 ай бұрын
Hada ayaa ka celinayay trade pot waana la iiga diiday waliba waa wiil aa ilma adeer nahay
@jabriilmaxamed2388
@jabriilmaxamed2388 6 ай бұрын
Waaye waliba waa ka celin wAyay
@jabriilmaxamed2388
@jabriilmaxamed2388 6 ай бұрын
Ustaad aniga waxaa ka shaqeystaa forexs si shaqsiyane ayaa na uga shaqystaa ustaad aniga ayaa gacanteyda ku trade gareeyo
@yaxyeidow8700
@yaxyeidow8700 6 ай бұрын
2139 app Maxa ka ledahy
@user-jm7mv4jf4m
@user-jm7mv4jf4m 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
@Ownerman79
@Ownerman79 6 ай бұрын
🫡
@naimaboor5646
@naimaboor5646 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@saciidvj1250
@saciidvj1250 6 ай бұрын
Solow maad coursoyin udiyariso dadka aan aqoon bowe
@user-fm1yh8sc6h
@user-fm1yh8sc6h 6 ай бұрын
Dadka lagu dhaco program dan scam ah wa dad inta badan waaqiciga la socon misna baahi hayso.
@omarahmed145
@omarahmed145 6 ай бұрын
Forex weli qaarbaa amaana,1000dollar ku qasaaray,waanad ku taajiri laygu dhahay,intaa ka dib waxba layguma karo hhh
@CaliXasan-kc4nn
@CaliXasan-kc4nn 6 ай бұрын
Kkkkk
@Saxiibkadunida
@Saxiibkadunida 6 ай бұрын
Hadii lacag laga helo adiga youtube maxaa u joogtaa u maal gashan weyse
@siciidcabdilahi1007
@siciidcabdilahi1007 5 ай бұрын
kkkkkkk somali maaha kuwaasi maba dhegaystan waxaas
@mohamedsaeedmohamud4188
@mohamedsaeedmohamud4188 5 ай бұрын
Gaadhigayga waxaan rabaa inaan Gado. Kadibna aan maal gashado cryptocurrence
@Saamiya33
@Saamiya33 3 ай бұрын
Marka hore baro cryptocurrency ka dibna maalgasho
@zuzanali4130
@zuzanali4130 2 ай бұрын
@@Saamiya33abayo ma taqanaa adi
@Imraan12
@Imraan12 6 ай бұрын
Halaal miyaa Waan gali lahaa
Waa Maxey Stock Market | Sidee Loo Maalgashtaa
11:24
Gelle Bashir
Рет қаралды 34 М.
Waa Maxay Bitcoin iyo Cryptocurrency? | Part 1
15:15
Abdi Aar Podcast
Рет қаралды 26 М.
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 15 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 11 МЛН
Before VS during the CONCERT 🔥 "Aliby" | Andra Gogan
00:13
Andra Gogan
Рет қаралды 10 МЛН
CryptoCurrency and Stocks with SolaPortal
27:36
Sola Portal
Рет қаралды 57 М.
Qaabkeed u bilaabi kartaa CryptoCurrency?
8:15
Sola Portal
Рет қаралды 82 М.
Muxaadaro Cusub WAA MAXAY BITCOIN || Sh Maxamed Cabdi Umal Q 1aad
1:05:51
Qaabka loo furto Binance iyos ida loogu xiro Preimer Bank Part - 1
13:46
Qaabkee loo bilaabaa Cryptocurrency?
4:41
Sola Portal
Рет қаралды 20 М.
Stocks iyo Crypto kuwee laga maal gashan karaa 2024
14:40
Sola Portal
Рет қаралды 24 М.
DogeCoin with SolaPortal
40:18
Sola Portal
Рет қаралды 44 М.
Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?
19:45
Sola Portal
Рет қаралды 72 М.
Trust Wallet sida loo isticmaalo | Barashada Cryptocurrency Somali
28:38
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 17 М.
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН