Madaxweyne Waare - Hawiye dagaalka

  Рет қаралды 240,669

HANOOLAATO

HANOOLAATO

10 ай бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 890
@seadhuad2445
@seadhuad2445 10 ай бұрын
From hargeisa aware Waa dadka kasii nool somalidii saxda ahayd wallahi ❤❤❤
@mostarofficial4631
@mostarofficial4631 10 ай бұрын
kzbin.info/door/vfuJ5tNo4wNUM7I9RNtFCQ
@mostarofficial4631
@mostarofficial4631 10 ай бұрын
kzbin.info/door/vfuJ5tNo4wNUM7I9RNtFCQ
@libanl5429
@libanl5429 10 ай бұрын
Ayaanle another fantastic program I am very proud of you
@awdheegle.
@awdheegle. 10 ай бұрын
sax waa dhaawaca waa in dhiiga laga keenee markow noqodo gangrene (mesha dhaawaca madaw noqonayso waana halis goosmo ku dhaw .) macnaheeda soomaaliya halista ku dhawdahay runta ayaa ku jeclahay proff waaare
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 10 ай бұрын
Shaqsi Soomaali oo dhan jeceshahay Pro Waare Allah hanoo kaadayo hadaa nahay reer Puntland waan aminsanahay talooyinkaaga
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 10 ай бұрын
Mr waarre is on the spot for this subject matter 👌
@mahdixasanxusen5440
@mahdixasanxusen5440 10 ай бұрын
Asc thanks
@m.k.7788
@m.k.7788 10 ай бұрын
Afsoomaaliga Ku Qor Qoraalkaadda
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 10 ай бұрын
@@m.k.7788 waxaan qoray" mudane waarre hadalkiisu waa sida dhabta ah"......
@Abu_shafici
@Abu_shafici 10 ай бұрын
Madaxweyne waare 😮 hoga tusaaleyn badan waa nasiiyey lkn war ma maqalna oo waanada nagaheena ma u duleelaan Wareysi waqti loo baahna la qaaday mahadsanid ayaanle Allow sahal amuuraha
@abdirahmanyameni3140
@abdirahmanyameni3140 10 ай бұрын
President Ware is a statesman, honest, and transparent figure that i see so far. The unfortunate thing was his step-down from Hirshabele. Due to farmajo's crack down.
@m.k.7788
@m.k.7788 10 ай бұрын
Afsoomaaliga Ku Qor Qoraalkaadda
@cabdiraxmanawnuur2570
@cabdiraxmanawnuur2570 10 ай бұрын
War hawiyoow waare Suldaan guud nooga dhiga haddii aad Allah taqaaniin.😊
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 10 ай бұрын
aad iyo aad waa kugu raacsanahay
@ajla4650
@ajla4650 10 ай бұрын
Ilaa Xasan aa ka Xuntahay 😂😂 Mid aad ku badasho meel walba Waa ka raadisay. Yaa Ssalaaaam.
@user-ou3vx6uv3f
@user-ou3vx6uv3f 10 ай бұрын
​@@ajla4650anoo abgaal ah waare wa taagersanahay adna hg munaafaq ah tahay umeena walhi
@geeleisse4406
@geeleisse4406 10 ай бұрын
kkkkkkkkk😮
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 10 ай бұрын
​@@ajla4650 xasan ilahey hana dhaafsho
@dahirdubow8636
@dahirdubow8636 10 ай бұрын
President Mohamed Abdi Ware speaks the true reality on this subject.
@m.k.7788
@m.k.7788 10 ай бұрын
Afsoomaaliga Ku Qor Qoraalkaadda
@nadaromar1280
@nadaromar1280 10 ай бұрын
​@@m.k.7788٠ وزج
@apdulrizackrizack8415
@apdulrizackrizack8415 10 ай бұрын
OMG 😲 macquul matahy 10 siyasi somali ah o m/d waare😂 lamid ah?
@feyslf1226
@feyslf1226 10 ай бұрын
Good point 👍
@sheiknorqassim9681
@sheiknorqassim9681 10 ай бұрын
Mahadsanid Ayanle
@abdulfatahglobe472
@abdulfatahglobe472 10 ай бұрын
Mahadsanid walaalkeen Ayaanle, sida quruxda badan ee aad usoo diyaarisay barnaamijkaan iyo kuwa kaloo badan, Hanoolaato waa barnaamij cajiib ah, Mudane madaxweyne hore iyo lataliye madaxweyne waxaan leeyahay waxaad kamid tahay, ustaad yadeena iyo kuwa aan cilmiga iyo waaqica aan ka barano, Taladaada waa talo soomaaliyeed oo wax tarleh,
@CiidYusuf
@CiidYusuf 10 ай бұрын
Madaxwaye ware horay usoco
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 10 ай бұрын
Waa nin waddani ah oo qalbi fiican. Mudane waare Allaha xafido.
@warsame260
@warsame260 10 ай бұрын
TRUTH TRUTH TRUTH TRUTH
@cismansiciid9839
@cismansiciid9839 10 ай бұрын
Waare noolow madaxweynaha mustaqbalka somaaliya guulayso
@moussamomed3890
@moussamomed3890 10 ай бұрын
Mashallah
@mohameddahir3133
@mohameddahir3133 10 ай бұрын
Marsha allhaa mahadsanid articles
@hassankossar181
@hassankossar181 10 ай бұрын
President Waare is not only a decorated academic figure but he is also brave … well done Mr. President
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 10 ай бұрын
Decorated with Clanism?
@CraxmaanCali-mu6je
@CraxmaanCali-mu6je 10 ай бұрын
​@@ahmedkulowabdi82124:27 ❤
@CraxmaanCali-mu6je
@CraxmaanCali-mu6je 10 ай бұрын
​ 😂😊
@passport_light
@passport_light 10 ай бұрын
Walal kunka halay gaarsiyo I need 400 people
@m.k.7788
@m.k.7788 10 ай бұрын
Afsoomaaliga Ku Qor Qoraalkaadda
@abdurazakali6067
@abdurazakali6067 10 ай бұрын
Takbiir
@ahmedquraish932
@ahmedquraish932 10 ай бұрын
Plz hanoolato more wareysi mr waare 🙏🙏🙏
@memr7493
@memr7493 10 ай бұрын
Maa aha allaah ❤❤❤
@fnw8688
@fnw8688 10 ай бұрын
Prof Waare ex madaxweyne wa ninka ugu runta badan siyasinta Somalia 🇸🇴 hadalkan wa run 💯
@marwalba3598
@marwalba3598 10 ай бұрын
mashruux uu rabay baa loo diiday i aamina wadani ma ahan lacag iyo mashruux baa laga diiday
@ruqiyodhicisow8906
@ruqiyodhicisow8906 10 ай бұрын
​@@marwalba3598❤❤🎉😊
@ajla4650
@ajla4650 10 ай бұрын
Maya like raadis waaye kkkkkk Waare waa nin Fiican CCb ma hoo oo media ku dhax wareerey. S halnoolato 🎉
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 10 ай бұрын
Cabdiraxmaan Cabdishakuur maa laga dhigo Wasiirka Gashaandhiga SOMALIA, maa daama uu yahay Nin aqoon leh, SOMALIA waxeey u baahantahay hogaamiye aqoon leh.
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 10 ай бұрын
Benta jooji ,waa siyaasi an waxba dhaamin kuwa u hadder haysto. Waa wax ma tare Hirshabele la haray
@Saki-Omer
@Saki-Omer 10 ай бұрын
Kigali anoo u safraya ayaa muuqaalka dhammaystay, waana ku mahadsanyahay Waare oo runta iyo waayaha jifa ka hadlay. Badanaa waare waan dhagaystaa waana ruux aan hadalladiisa murti badan ma helo. ❤
@shariif25
@shariif25 10 ай бұрын
Timir ba lafbaa ku jirta Sirta halkaas ayey ka Qurunsanthy Thank you so much Mr President Waare Guusha Rabbi waxaa iska leh Hoggaanka wanaagsan iyo Dadkiisa Mudane Waare Shaqo wngsan🙏🏿🙏🏿🙏🏿 Ayanle lamid bad thy 🙏🏿🙏🏿
@mostarofficial4631
@mostarofficial4631 10 ай бұрын
kzbin.info/door/vfuJ5tNo4wNUM7I9RNtFCQ
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 10 ай бұрын
Ciidan Dagaal Qaadaya Oo la sawirayo Hubkooga iyo saanadooda iyo Tiradooda oo la Baahinayo Halkee lagu Arkay ????😢
@abdikafi7183
@abdikafi7183 10 ай бұрын
ورد حديث: ((من ترك صلاة الصبح فليس في وجهه نور، ومن ترك صلاة الظهر فليس في رزقه بركة، ومن ترك صلاة العصر فليس في جسمه قوة، ومن ترك صلاة المغرب فليس في أولاده ثمرة، ومن ترك صلاة العشاء فليس في نومه راحة))، وقد ثبت أن ليس له وجود في كتب الحديث، وإنما صح في صلاة العصر حديث: (من ترك صلاة العصر فقد حبط عمله)، وجاء عن الله ...Sep 11, 2022
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL 10 ай бұрын
xadiiska koowaad nabiga kama sugnaanin, xadiiska labaad ee salaada casar ayaa sugan
@carbismedia5451
@carbismedia5451 10 ай бұрын
Mr Waare's interview is always SPECIAL. Garashadiisu ma aha sabool.
@nnpcat625
@nnpcat625 10 ай бұрын
Sabool maxaa kawadaa sabuulka ganleeyada ah oo lacunoo
@carbismedia5451
@carbismedia5451 10 ай бұрын
@@nnpcat625 😀😀maya sidaas kama wado. sabool ma aha waxaa laga wadaa faqiir ma aha.
@nnpcat625
@nnpcat625 10 ай бұрын
@@carbismedia5451 haa sabool, dalalka saboolada cml. ah🎃.... mr waare markasto wareesigiisa khaas waaye.. (caadi ma aha)
@cabdulahicadaan4538
@cabdulahicadaan4538 10 ай бұрын
Runta ka hadashay madaxweyne waa mahadsan tahay soomaaliya guul ❤I.a
@soyanhussein6906
@soyanhussein6906 10 ай бұрын
Keep updating us hanoolaato
@m.k.7788
@m.k.7788 10 ай бұрын
Afsoomaaliga Ku Qor Qoraalkaadda
@user-xu6gr1kl8i
@user-xu6gr1kl8i 10 ай бұрын
Allah ku dhowro abti tala wanagsan iyo hadal qiima leh dadka ka dhalatay wa u shegtay hawiyo hada qiima ledihiin war maqlo
@dahabilyrics
@dahabilyrics 10 ай бұрын
RUN SHEEG WAA CEEB SHEEG🔥🔥WAARE THE REAL LEGEND
@abdirahmaanahmed572
@abdirahmaanahmed572 10 ай бұрын
Hawiyow aan kacno maanta waa maalintii aan shabab is ka dhicin laheen
@ozobleosoble2625
@ozobleosoble2625 10 ай бұрын
the best interview for this time
@m.k.7788
@m.k.7788 10 ай бұрын
Afsoomaaliga Ku Qor Qoraalkaadda
@ruqia-yl1pk
@ruqia-yl1pk 10 ай бұрын
Masha alaah
@HassanAbdi-mc5po
@HassanAbdi-mc5po 7 ай бұрын
Amazing
@samaleofficial
@samaleofficial 10 ай бұрын
legendary 🙏🙏
@user-ri2ql1og3r
@user-ri2ql1og3r 10 ай бұрын
Masha allah walaahi waa wax garad
@adamabdiasisahmed3916
@adamabdiasisahmed3916 3 ай бұрын
Mansha allah waara ruun badane thanks
@axmedalfa766
@axmedalfa766 10 ай бұрын
He talls Seriously.
@bisharo8936
@bisharo8936 10 ай бұрын
Inaad macaarid eheen wan ku ognahay..ilaahey kusharfo
@AhmedAli-hm5en
@AhmedAli-hm5en 10 ай бұрын
Mashaalah allaha idin barakeeyo ayanle iyo madaxweyn waare Waaa xog muhiim ah oo somalida u baahneed allow qalbiyadeena mideee
@bashirosman3386
@bashirosman3386 10 ай бұрын
Masha allah Mahadsanid
@MiskiMohamed-iy3ms
@MiskiMohamed-iy3ms 10 ай бұрын
😢askarta Nidaam xumada ku dhimanaya iga daran wax walbe ,, masuuliyada Alla kaa xisaabin doono kaa danbeeya ma is dhahayan miya 😢😢
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 10 ай бұрын
waa jiraan midamxumadu marka lajoogo aaga military ga waa amar qate askarigu wasiir iyo talye isdiidan markii ku danbeya amarkisa la qataa hadhow markii maxkamad kuracdana asaga ka jawaba sobobtu ku amray
@haveaniceday365.
@haveaniceday365. 10 ай бұрын
Kuwii gacanta Farmaaje KU dhimanaayay oo Shabaab u u shaqaalaha k a dhigtey ayaa k a daran.maanta 800km ayaa laga xoreeyay.
@SakiOsman
@SakiOsman 10 ай бұрын
​@@haveaniceday365.wll farmaajo hada madaxwayne maaha miyaad waalatay 😂😂😂
@Maandhoore
@Maandhoore 10 ай бұрын
Nidaam xumo mxaa la dhahaa haday dhinteen dadkooda iyo deegaankooda ayay u dhinteen waana shuhado
@MiskiMohamed-iy3ms
@MiskiMohamed-iy3ms 10 ай бұрын
@@Maandhoore saa wey udhinten soo waxay kuso talagalen maha kuna waajiba wa kala labo walale nidaam xumo waxa la dhaha ado calooshis u shaqeste ka masuul yahay aysan u xisaab saneyn naftadaba 👍kana xisaabtamey qorsheyn ficn inu sameyo
@Qadafi_mandela
@Qadafi_mandela 10 ай бұрын
Ma yeleyna dhalinyarada Xawadle meal Hiiran ka baxsan in ay ku dhintaaan-meal shacabkeda raban in shabab u jogaaan--ciidanka dowlada way xoreyn karaaan lakin ma hayn karaaaan dadka degaaanka laga rabaaa taaas
@shugriali1439
@shugriali1439 10 ай бұрын
Akiid wlh ❤
@ahmett5835
@ahmett5835 10 ай бұрын
Xaqiiq weyen taas ban kula qaba dad aan rabin inay iska qaadan heryada alshabab lwhi banna u xoreyyn horye iyaga haka soo godu
@abdirahmanshali5938
@abdirahmanshali5938 10 ай бұрын
Wareysii igu qiimaha badnaay aan fiirsado ayaanle aad iyo aad ayaa u mahad santahay Madaxweyne waare waa ninka ugu xog ogaalsan somalia
@maryannnnn942
@maryannnnn942 10 ай бұрын
❤❤❤❤ maashaa allah waa warbling qiima badan noolaaw waare iyo write ayaa.nle
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 10 ай бұрын
People like Ware are really and true think tanks of Somalia. Ware understand the somalia complex issues better than many leaders and appears more honest and straight forward.
@CabdiDeeroow-mx4wl
@CabdiDeeroow-mx4wl 10 ай бұрын
War af soomaali kuhadal ninyow😊 gaalada haiska gadine
@m.k.7788
@m.k.7788 10 ай бұрын
Afsoomaali Ku Qor Qoraalkaadda
@DHAQANMAAL
@DHAQANMAAL 10 ай бұрын
​@@CabdiDeeroow-mx4wlhaddii aanu garanayn walaal,soo afkii uu garanayo qofku wax ku qori maayo,dhanka xun haka eegin dhanka wanaagsan ka eeg haddii ay kugu adag tahay afka qalaad translate taabo af-somali isaga ayaa kuugu badalayee
@abdishukribile
@abdishukribile 10 ай бұрын
Haye
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 10 ай бұрын
Masha aaal mudane maxamad cabdi ware
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 10 ай бұрын
Runtu waa xanuun, Somaliduna runta ma jecla. Al-Shabab hadi lajabiyo wuxuun unba hagaagi laha, balse dadkiban dalkooda daacad u ahayn😢😢..
@dahabilyrics
@dahabilyrics 10 ай бұрын
FACT💯🔥
@cabdirisaqcawil7023
@cabdirisaqcawil7023 10 ай бұрын
Wlhi waara waa khabiir dhab oga hadlo xalda dalka
@yusra2501
@yusra2501 10 ай бұрын
Maansha allaa ware warkiisa. Waanla qabnaa. ❤❤❤❤❤❤
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 10 ай бұрын
M/w Waare Masha-allah Waa Nin Caaqil Ah Allaha Xafido
@KingHamada1
@KingHamada1 10 ай бұрын
💯💯💯
@AliYusuf
@AliYusuf 10 ай бұрын
place is rotten to the core
@faisalabdi7069
@faisalabdi7069 10 ай бұрын
Absolutely I concur with you .
@Osman-wb4gm
@Osman-wb4gm 10 ай бұрын
Wallaahi runta ayoo ka hadlay. Thank you Madaxweyna hore Waari.
@MohamedAbdullahi-hr8wd
@MohamedAbdullahi-hr8wd 10 ай бұрын
I appreciate how speak the fact, advicing your president, sup clan and also Somalis brother's, and I hope they took what you say. Thank you Mr aware.
@m.k.7788
@m.k.7788 10 ай бұрын
Afsoomaaliga Ku Qor Qoraalkaadda
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed 10 ай бұрын
Allaha barakeyo wlh Mr.President Eng.waare runta ayuu ka hadlaya wlh runtiii ❤❤❤Allaha ku guuleeyo
@axmedaden1655
@axmedaden1655 10 ай бұрын
In la is eedeeyo waxaa igala quman in argagixusda meel looga soo wada jeesto mar qudhana quwad lagu kiciyo insha allah guul ayaan idiin rajeynayaa walaalaha koonfuureed
@ilovemywife1504
@ilovemywife1504 10 ай бұрын
Talo bixin iyo sida wax u jiraan ayuu ifiyay, eed ma ahan
@fhuddle2311
@fhuddle2311 10 ай бұрын
Dhibkaas waxuu nooga imaaday Waqooyi,,laakiin hadda waa iska xurayn in shaa Allah
@axmedaden1655
@axmedaden1655 10 ай бұрын
@@fhuddle2311 badhyo culus raali ahow adigu
@sahramohammed9401
@sahramohammed9401 10 ай бұрын
@@ilovemywife1504ninkan waa la taliyaha madaxawayn hasan sh inuu soo farista hanolato waa qalada waqatiga dagala lagu jiro waste waa in la xaro wearisome gashadhiga oo dagala ku jiro inuu waxa ka shago ma ahana
@mukhtarselef2616
@mukhtarselef2616 10 ай бұрын
@@sahramohammed9401 sow ma sheegin in uu la kulmi kari waayay
@ismailaden6939
@ismailaden6939 10 ай бұрын
Thanks Mr Waare thanks
@Fays2010
@Fays2010 10 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢 laaxawla walaa quwata illaa billah. War baaritaan hala sameeyo, jabka ciidanka ku dhacay. Mudane waarena hala waydiiyo xogtaan isagaa sheegay inuu caddayn hayo.
@abumarwamustafe620
@abumarwamustafe620 10 ай бұрын
Waa Waraysii Ay Kujirto Xog Muhim Ah 'oo Katurjumaysa Wajigaa dhabta ah ee Dawlada Fedaralka Ah
@abdikadirsaid1721
@abdikadirsaid1721 10 ай бұрын
Xaqiiqdi, Run sheeg waa Ceeb Sheeg. Lkn Duqa, Ayanle weydii, So asaga kama mid aho dowlada, hadi qaladka jiro, miyu la taliyo madaxweynaha, o madaxda in fadhiistan, isku run shegaan.
@q.a7698
@q.a7698 10 ай бұрын
Hadalkiisa mafahmin miyaa asigaaba yiri madaxweynaha waan lakulmiwaayay hadalkaan ayaan hawada umarinaa sootuu leyahay hhhhhh fahan odayga asaa lagu adkeeyay hhh
@ameerkhadardaawad4613
@ameerkhadardaawad4613 10 ай бұрын
Waxa uu qiray isaga oo ka mid ah lataliyayasha Madaxweynaha in uu awoodi waayey in uu arimahaan kala hadlo, laakiin uu hada hawada(TV) u marinayo, halkaa waxaa ka cad in Madaxwynaha markasta Dhiniciisa la fadhiyo,
@user-ou3vx6uv3f
@user-ou3vx6uv3f 10 ай бұрын
​@@q.a7698 hg aa qayaantay xasan ayukana aa hor taagan walhi 😊
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 10 ай бұрын
Wa xaqiiqo midaas mahadsanid mudane Mohamed abdi waare ❤❤❤❤❤
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 10 ай бұрын
Qaran bile Md: Xasan Sheekh Maxamuud Xafiduhullaah, Ilaah Cadowgiisa ha jabiyo meel kasto oo ay joogaan. dal iyo bibadba... Asagane cimrigiisa allaha dhaafo. Aamiiin Yaa rabi.
@milderwritings1539
@milderwritings1539 10 ай бұрын
Qabyaalad wa waxa abii jahal gaal ka dhigta caqliga ha shaqeyo
@WajirLives14
@WajirLives14 10 ай бұрын
The truth be told, HSM has but his life and money to flush Shabaab out of the country, but a failed person with personal interest like Ware is pulling him down.
@deeqelmo5558
@deeqelmo5558 10 ай бұрын
Ninkaan wa 🦁
@magaran04
@magaran04 10 ай бұрын
Ninkaan warkiisa waa xaqiiq waa hadal niyad hadlaayo
@Qadafi_mandela
@Qadafi_mandela 10 ай бұрын
Guudlawi 2 jeer baladweyne yimid. 100 qofod ayaaa noga dhimatay Shabab qabilada ku dhax jiraaan.-Xawadlow cidna ha aminina--degaankina difaacda--Jajele idin la jiro🦾
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 10 ай бұрын
Saxiix
@aisha665
@aisha665 10 ай бұрын
HIIRAAN STATE INLA DHISAA WA QASAB
@ahmedaliugaar1312
@ahmedaliugaar1312 10 ай бұрын
Waare waa ninka oo gu run badan siyasinta somaliyet
@marwalba3598
@marwalba3598 10 ай бұрын
mashruux uu qadan lahaa baa laga diiday siyaasi somalia ah oo nadiif ah am jiro waa wada tuugo ha aamini
@abdulkaadiraabi1986
@abdulkaadiraabi1986 10 ай бұрын
Waligaa ma'aragtay doqon been sheega?
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 10 ай бұрын
Hadal nin xigmad leh buu sheegay madaxweyne mahamed cabdi waare ❤❤❤❤
@munamahmed1572
@munamahmed1572 10 ай бұрын
Odeygaan run badanaa.
@xuur36
@xuur36 10 ай бұрын
💯 truth, fariin toos ayuu u diray siyaasiyiin dhiiga umada ka ganacsado
@horsepluspetu6506
@horsepluspetu6506 10 ай бұрын
Waare should have gone straight to the point “Tiktok must go” No need of roundabout.
@nimcanbadal33
@nimcanbadal33 10 ай бұрын
Waa run
@aweismohamud6180
@aweismohamud6180 10 ай бұрын
👑👑👑👑👑👑Ilaahey haku dhaafo Madaxweyne waaroww runta ku dhimo nafta ilaahaa kusiiyay kana qadan karee👑👑👑👑🌹🌹🌹
@nasro7666
@nasro7666 10 ай бұрын
Ilhay umadeen nabad
@abdirahmanismailabdi4671
@abdirahmanismailabdi4671 10 ай бұрын
ASC.Mansha Allah pro.Waare Runta ayuu ka dhawajiyey waana Nin xog ogal ah oo Madaxweynana soo ahaa umeri madaxweyne dawladda hadda jirta ee anan aqool cashirada saxda ah Wabilahi tawfiq
@Qadafi-
@Qadafi- 10 ай бұрын
Ninkaaan deegankisa xoreysan karin--xildhibanadisa ma qadanaaaaa 😳💪🏾
@osmandaud3384
@osmandaud3384 10 ай бұрын
Maasha alaah cimri dheer
@jabiye8593
@jabiye8593 10 ай бұрын
war hawiyow sidan si usi dhamo somalia meeshey ka qudhuntey waa idinda bal tashte oo dadkiina iyo dalkiina u tudho, alle ha'inoo hagajiyo wadanka.
@user-th1jp6vw3h
@user-th1jp6vw3h 10 ай бұрын
(((( MASHA. ALLAAH. MW. WAARE. RUN. IYO. XAQIIQ. BUU. SHEEGAY. ALLAHA. JABIYO. DAALIMIINTA. MUCJISO. ALLE. IDIIN. SOO. DADAJI. AMIIN.
@ayaanibrahim3491
@ayaanibrahim3491 10 ай бұрын
Xasan dadka xun ee ku xeeren ha bedelo hana muujiyo in uu Soomaali oo dhan u yahay Madaxweyne
@mahadmohamud9067
@mahadmohamud9067 10 ай бұрын
Somali dhan meeshas looga ma baahns hassan sheikh dadkiisa ku filan
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 10 ай бұрын
​@@mahadmohamud9067Dadkiisa ha ku dhexjiro hirshabeele iyo galmudug oo yuusan somali ku soo noqon qofka rakaabka xun😂😂😂😂.
@user-py3ip6dt3w
@user-py3ip6dt3w 10 ай бұрын
​​@@mahadmohamud9067somali odhaan hadu ubahneyn madaxweynahaa somalia halaidhoho muyirahdeen caqli xumidaa
@onelove7853
@onelove7853 10 ай бұрын
​@@mahadmohamud9067Madaxweene qabiil miyaa marka mise mid soomaali
@amransiyaadwarsame-vn1ki
@amransiyaadwarsame-vn1ki 10 ай бұрын
🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@bisharo8936
@bisharo8936 10 ай бұрын
Walahi xasan sheikh runtaad usheegti.. ee asaga dad qibratleh ha qorto
@user-ou3vx6uv3f
@user-ou3vx6uv3f 10 ай бұрын
Hg aa khayantay xasan
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 10 ай бұрын
❤wcysle❤alayaxafidag❤guuleysta ❤cadowginana rbi haqabto❤yrbbii❤simalia❤allaha❤uso❤grhzro intixunna rbi❤hqbto
@WariyeIndhoos
@WariyeIndhoos 10 ай бұрын
Absolutely 💯 Xaqiiqda ka hadlay Ciidanka Qaranka Wala Hoosaasiyay
@mukhtaradam7057
@mukhtaradam7057 10 ай бұрын
Madax weyne waare hadalkiisa waa Run. Hanoolato waa mahadsan yahay waa waraysi cajiib oo xaqiqo ah
@abdihassan4382
@abdihassan4382 10 ай бұрын
hadalkasi warun masha Allah
@ibrahimdiiriye2180
@ibrahimdiiriye2180 10 ай бұрын
Allah ku barakeeyo mudane waare, runta baa sheeqtay,
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 10 ай бұрын
Maashaa,allaah Ayaale wareeysigiisa waa su,aalo muhiim ah Waare waa runsheege🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🥛
@imc667
@imc667 10 ай бұрын
He is telling the truth.
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 10 ай бұрын
Daauud Weershe Allaha u Naxariisto saaxiibkeey uu ahaay
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 10 ай бұрын
Dadka somaliyed ma ahan dad qiimeeya hadalka loo sheegay badalka waxay fiiriyan yaayiri shaqsiyada qofka ayay ku mashquulan mahadsanid mudane masaxwayne maxamed cabdi waare nin wax badan og
@mohommedbulshaawi6979
@mohommedbulshaawi6979 10 ай бұрын
Mashaaa allah waa hadal miizaan leh buu ku hadley❤
@duniyaa8848
@duniyaa8848 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminhashi1333
@aminhashi1333 10 ай бұрын
Warkaasaa imaaraya . Hanoolaato runta ayankugu jecelahay
@NimoAliaboubakar-bj3gr
@NimoAliaboubakar-bj3gr 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 10 ай бұрын
Arrintaan waa dhab meela badan maleeshiyaad yaa lagu soo bandhigay waana laysku sawiray uun kadibna waa la iska kala tegey 😮😮😮😮😮😮😮😮
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 10 ай бұрын
Wasiirku waaba is danbiile qaran hadey saas dhacday qaraxii kuliyadana❤isagaa masu ka ah
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 10 ай бұрын
Mr Waare, kun su’aalood baa madaxayga ka guuxaya waraysigaan kedib! Runtii rajadii aan ka qabay Soomaali midaysan oo meel u wada jeeda ayaa noqotay wax bidhaanteedii sii libdhayso! Laakiin rabbiyow Soomaali midee oo nagaga filnoow al shabaab iyo wixii la mida Amiin
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc 10 ай бұрын
Aniga xita waxan ahay rajo ku nool, geeridey ka hor miyaan arki doonaa dalkeygii o midaysan iyo dadkeygii o heshiis ah?! 😢
@apdulrizackrizack8415
@apdulrizackrizack8415 10 ай бұрын
I have never been seen madaxweyne daacad ah kahadlayo fact dacdada tagan kana runshegayo wankubogadinaya m/weyne
Abukar Macalin Axmed - Adduunka Shabab ayaan ugu  necbahay!
50:01
HANOOLAATO
Рет қаралды 129 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 60 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 39 МЛН
Wareysi: Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
22:27
VOA Somali
Рет қаралды 48 М.
Dacwad iyo gar loo qabsaday Wariye Abdisalaan Hereri
19:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 244 М.
Xasan Bariise - Waayihii Dalka iyo  wariyihii ugu weynaa Dalka
55:56
FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW
1:01:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 515 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 60 МЛН