Masha Allah sheikh fanax qofkii imaa xasiloon wuufahmayaa 👌👌💞💞💞💞💞🤩🤩🤩
@mustafeyebero236 жыл бұрын
Masha allah shiikh fanax Allah yaa baarik Waana Allaah Mahadii In Laysku Adkeeyo Jacaylka Nabigeena Muxammed SWC
@mohamedhussein831211 жыл бұрын
Ilaahey xaqa hana fahansiiyo , Cayda ma fiicna dadkiina comment so bixinaya , ilaahey talo saarta ee iska dhaafa culumada aad cayneysaan , qofki saxsan ilaah ayaa ka warqaba , maalinta aaqiro ayaana la kala baxaa inshallah
@yaasiinciise46186 жыл бұрын
Mohamed Hussein masha'allah wall wa sidaa aad shegtay
مولاي صلــــي وسلــــم دائمـــاً أبــــدا علـــى حبيبــــك خيــر الخلق كلهـم masha ALLAH SHEEKH AXMED ILAAH KHEIR HA IDIIN SIIYO ADIGA IYO SHEEKH CALI LOOBAGE KUDADAALA KUWAN WAY MADAX ADAGYIHIIIN INSHA ALLAH
@abdishakoorsheikhabdisalan20015 жыл бұрын
Afsaxallaahu lisaanag sh fanah
@AsmaAhmed-qj9wp6 жыл бұрын
ilaahye aay qof walb qalbigiisa og ilaahow naga dhig kuwii nabi muhamed jecel ilaahow naga dhig kuwii riyada ku arka ilaahow qulubtayad aad dalacanyey khayer nooga dhig الهم يا مقلب قلوب ثبت قلبي على الدينك😯
@abdisheikh82115 жыл бұрын
i love you
@marjansugow39845 жыл бұрын
Asma Ahmed Amin ya Allah
@amalmohamedahmed28825 жыл бұрын
⁰0,s
@darmaanyare75744 жыл бұрын
Ammiin
@istaahildiriye32754 жыл бұрын
Amiin yaarabi
@maryanmohamed63115 жыл бұрын
Nabi muxamed c s w jeceylkiisa hadaan alle ugu dhawaan waaye maxaan bal alle ugu dhawaanayaa wajiga gubay ee na dhaaf sheekh axmed cilmigaaga alana kuu siyaadiyo ee wAXAAN oo kale ha la soo fariisan
@abdiwahabmohamed53544 жыл бұрын
Reewahaabiyoow waxaadtaagantihiin wixii nabiga scw kadanbeeyay waabidco kam imsaatan Shay ookadanbaysay Ayaa hada suno ah waxaakamid ah Qurankamisxafka lagukulmiyay 2 aadaankajumcada eelabaad 3aadaanka subaxda eelabaadوغير ذالك كثير كثير كثير جدا
@shuuke211 жыл бұрын
asc marka hore xaqa allaha nafahansiiyo aamiin cabdi xaafid waan kaaga mahadcilya sida sharafta leh ee culumada udhex dhexaadisay
@Nasiib_gamer5 жыл бұрын
Heerki umada Nabi Muxamed Eh oo zuufi Eh Like Saar
@iosandandroid25055 жыл бұрын
Haaji Caaqil way
@ahmethnr19175 жыл бұрын
Wrya caqil yreh zuufiyadah wxbah kama jiraan wxodah
@farhanwadani45832 жыл бұрын
Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Kubilaabida bisinka Alle kadib waxaan halkaan uga mahad celinahyaa culimada halkaan cilmiga iyo daliilaha isku dhaafsatay, gaar ahaan waxaan aad ugu mahad celinahyaa Sheikh Ahmed fanax oo runtii si cad oo aaysan mugdi kujirin ufaah-faahiyay dhigista xuska xabiibkeena Maxamed (NNKH) anigoo cidna durayn sheikh Ahmed wuxuu sheegay in diinta laga qaato afar masdar oo kala ah: Qur'aanka, Sunaha, Ijmaaca culumada iyo Qiyaaska; halkaas oo midba midka kale fasirahyo. Siduu sheikhu inoo sheegay ijmaacul culumaa ayaa kutub badan kaqortay ixtifaalka nabigeena scw, maadaama aay sidaas tahay nabigeena waan xusaynaa dhalashadiisa 12, Rabiicul-awal oo maalintaas maalmaha kale way inooga dugantahay; kusalintiisana maalin walba waan samaynaa oo carabkeenaba lagama waayo har iyo habiin ayuu kaqoyan yahay saliga nabigeena scw. Ilaahay qaatumada hana waafajiyo dhamaan muslimiita oo idil, laakiin dadna yaanan la aflagaadayn halakala nabadgalo culimo iyo caamaba. Ilaahay culimadeena ahlusuna waljamaaca ha'inooxafido qaasatan duruqu suufiya. Asalaamu calaykum. 5/2/2022 maalin ciidul fidri ah. Mogadishu-Somalia.
@CabdiwahaabMaxamed-j9x11 ай бұрын
Suufiyada Allah ha hanuuniyo h ady wax maqlan
@mohamadkarani86599 жыл бұрын
wa-raxmatii Wasicta kulu shayin .. Suratul Acraaf .. thanks you since Raxmo laga hadalaayey ,.. Raxmo aniga waxan u fahmay waxa uu wato Ilaahay noo kenay oo ah Quran iyo Prophet (sc) .. sidaas ayaan u fahmay .hadan Hadith Qawiah ayaa jira Irxamuu man firl ardi yarxamuka man fisamaa .. Raxmo waa wanaajinta dadka oo Ilaahay uu keenay waana Quran iyo Nabiga (cs) iyo wixii kale oo Wanaagsan oo Ilaahay siiyo Abdirahmankiisa .. thanks ,, .
@muxsinnuur73107 жыл бұрын
Masha Allah Sh.fanax jazakallahu kheyral- jazaa' Insha Allah
@daudmohamud378311 жыл бұрын
MASHA ALLAH ILAHAY KHEIR HAKA SIIYO SHEEKHA SUUFIGA AH SIDA CAQLIGA IYO CILMIGA KU DHEEHAN UU U DIFAACAYO IXTIFAALKA YOWMUL MOWLIID WA SHAHRAL MOWLIID AAMIN DADKA ADUUNKA AYAY KU KALA BEXEEN AAQIRO INTA LA GAARIN, WAAYO DADKA JECEL XABIIBKEENA WAYBA MUUQDAAN DADKA NECEBNA OO ISKALA WEYN DHAHAYA INUU NABIGEENA AHAA BINI AADAM ANAGA NALA MID AHNA WAY MUUQDAAN MARKA ILAHOW XAQA FAHANSII AAMIIN الصلاة والسلاﻡ عليك ياسيدي يارسول ﺍﻟﻠﻪ
illaahoow Wadada Saxdaa Nagu Hanuuni Aamiin Aamiin
@faraxabdurahman18595 жыл бұрын
Aamiin Yaa Rabbi
@Qaniiiio4 жыл бұрын
Amiin
@calimaxamed1984 жыл бұрын
Aamin yaaa rabi
@cabdirshidosman96499 жыл бұрын
Nabi Mohamed (SAW) wuu soomi jiray maalintii uu dhashay, bood bood iyo xafladna ma jirin. Marka idinka qolooyinkiinaan mowliidka, ma soontaan maalinta dhalashada Nabiga? waa maya. Nabi Mohamed (SAW) cidna ma farin in xaflad loo sameeyo markii uu dhashay, xitaa sooma maalintaas ma uusan dhihin. Marka waxaad wataan waa wax jeebkiina ah. Hadii aad saas u xaflad jecishihiin, xaflado kale iska sameesta ha masa bidinina Nabiga (SAW) ILAAHAY (SWT) iyo Nabigeena Muhamed ( SAW) waxay na fareen in aan maalin kasta iyo waqti kasta aan ku dayano ma ahan kaliya hal maalin oo intii 30 daqiiqo siiro la akhriyo dhowr saacna wax la cuno lana boodboodo. Xitaa soonkii Nabiga uu soomi jiray maalinta uu dhashay idinka ma soontaan, maalinta nabiga uu dhashay. Waxaana leedihiin Nabiga ayaa dadka ka jeceshihiin. Hadii aad nabiga (SAW) aad jeceshihiin wuxuu sameen jirayna sameeya wuxuu sameen jirina iskaga taga WA BILAHI TOWFIIQ.
@imaansh15908 жыл бұрын
waa soona dadka bahan adoo kalana wax ayaan ku sadaqeysanaa diintana qabto sadaqadaa
@Forlandchannel29566 жыл бұрын
Nebi.mohamed.scw.my.jirin.in..xlfd.lkn.wuu.soomi.jiry..asxbtii.my.sameeyn.iyo.taaabiciintn.iyo.ataabutaacin.mrkaaa Ma Khyrkaa.ug.dheeryseen Oo.asxbtu.wy.ka.gaaabisy.miyaaa.idnkaaa.uga.dheeryey..dalall.cad.keen Xlfd.nebig.loo.dhigi Jir
@ismaancumarcilmi12546 жыл бұрын
jisaakumu laah qeeran Allaah ku xifdiyo sheeq fanax guul wacan Rasulaka in laweeneyo wcs wcs wcs wcs wcs wcs in ladhigo waa ladhigaa
@cllaahisaalaxkhabiirkagabd23685 жыл бұрын
Qofkii selefu saaalix ah maashallaaah like heysaaro
anagu waan ixtifaalaynaa cid nana fasax kaga qaadan mayno waxna ha is xaraarujin waan dhigaynaa mana joojinayno insha allah fikradan qaldan ee 30 jirsatayna waa ay baabi i sababtoo ah bahal bay ku noqotay caalamul islaami
@somaliaogadeniaunity31678 жыл бұрын
la idiima diidano inaad faraxdaan saliga nabigana scw badisaan lkn inaad xaflad ka dhigataan ood hilib ka dharagtaan waayo rasuulku wuu soomi jiray ee sooma
@RiyaadulJanahtv8 жыл бұрын
+Somalia,Ogadenia xafladu waa farxada mida kale naago iyo nin isdhexgaalayo ayagaa lakala bixinayaa oo la leeyahay waa xaaraam ee mowliidka nabiga scw banaanidiisa cid laga baryaayo majiraan idinku wadaadada hada joogaad ka qaadataan warka ee diinta way qorantahaye soo barta
@somaliaogadeniaunity31678 жыл бұрын
+RiyaadulJanah tv ok waa runtaa diintu way qoranthy lkn halkay kaga qorantahay dhalashada nabiga scw xaflad ka dhigta ???????
@samirohilowle99795 жыл бұрын
Masha Allah wan ixtifaleynaa
@Qaniiiio4 жыл бұрын
Ihtifalka wahlajojinkaro maaha wll
@sharfanabdi80986 жыл бұрын
nabiga scw mar walba waan ku salinaa sanadkiina waan xuseenaa
Wadamada carabta aan jogno xitaa waa nala fasaxaa dhalashada nabiga scw marka hadii xasus loo sameyo maxaa kujaban
@abdimajidmajid68326 жыл бұрын
Asc mowlika wan aminsanahay mana katagayo intan nolahay
@Mohamed_dayib776 жыл бұрын
Qof Islaamka Ah Waxaa Looga Baahanyahay Inuu Salaado Inuu Soomo Inuu Xajka Tago Saddaqada Bixiyo Carabkiisu Dadka Ka Nabbad Gallaan Intaa Qofkii Islaama Ee Laga Helo Waa Ehlu Jano Maanta Hadday Diinta Islaamka Kula Saarno Fariiqooyin Walaahi Waa Jahan Wareer Dadka Islamka Lagu Jahan Wareerinayo Waa Ilaahay Ka Baqa Oo Raaca Wixii Ilaahay Idin Faray Wixii Ilaahay Ku yidhi Ka Tag Waa Inaad Ka Tagtaa Sidduu Ilaahay Ugu Sheegay Quraankiisa
@ceecee72435 жыл бұрын
In the past, it was said, “Do not dispute with either a forbearing or a foolish person - the former will overcome you and the latter will harm you.” O Allah, keep us away from dispute and the disputant, and help us to be upright, and do not let our hearts deviate after You have guided us.
@maxamedcabdullaahi84532 жыл бұрын
Swc
@tiktoksomalifunny16095 жыл бұрын
Doodan waa dood cilmiyeysan waana soo dhaweynaa waana kumahadsan tihin
Wahaabi dod badanaa wxbana lama jogaaan yaahuuy haadalka waa lasiinaa asaguna dod lee wadaa waaa calamadii nabigu scw ku tilmaamay
@Mubarikmoha7 жыл бұрын
inaa lilaahi waa inaa ilaahi raajicuun war haduu nabiga inkiro Amaantiis bal yaa ushafeeci Rabo Aakhiro xasbuna Allah
@khayriamustapha48426 жыл бұрын
Mansha allah waa runtaa wax walba caqli ayaa lagu daraa wahabi alle dadka ha ka qabto
@malikatulxubi82906 жыл бұрын
@@khayriamustapha4842 wlhi been aaad isku sheegteen ma suufi aa diin heesto lacag ley tuugsadaan siyaaraa la dhigaa ley ku haayaan rasuul scw xuskisa sanad ki halmar le ma lasoo xasuustaa waraa la laabta waxas suuufi diin mahayaan waa macaasi iyo bidco socoto
@deeqo1223 Жыл бұрын
Masha allah sh axmed allaha xafido
@muxudiinaadammaxamad33767 жыл бұрын
Asc wr wbr kolba cidi wax fahmi kartaa waa ujeedaa xaqiiqada wadaadkaan qoorta xariga ku soo duubtay in uu af somali meesha la fadhiyo war hal mar daliil ma sheegaayo amaantina ma inkiri karo afkiisuna ma qabto ilaahey hasoo hanuuniyo Sh axmadow adigane carabkaaga ilaahey ha iftiimiyo sida aad xaqa ugu sheegtay lkn wahaabiyo war magalo waa sida dhagax
@salimagure46783 жыл бұрын
Sheik Axmed Allha kubarakeyo
@axmaddahir42524 жыл бұрын
Sh axmed qayr allaha ku siyo madama aad xaqa aad noo cadeysa
@safiaisse89499 жыл бұрын
illahay culimada ajar hakasiiyo lakiin NABIGA CSW XILIGUUDHASHAY INAAN LA HUBIN HADAA IIGU HORAYSA SCW MA AAMINSANI WAAYO XANAANADA BARIGAAN AHAYN BAANALA BARIJIRAY ILLQHAY XAQA HANA WAAFAJIYO
@imaansh15908 жыл бұрын
sis waa la huba waana 12 rabiicul awal wahaabi beeen badan warkisa ha maqlin maalin isniin ah ayuu dhashay nabigana la suaalay oo yiri wa maalinti la i dhalay waana caamul fil sanada la oran jiray rabiicul awal
@adeegsamestudio7863 жыл бұрын
mawliid waa bidco
@salathaabdulahi10798 жыл бұрын
allow wadada sahda ah nagu hanuni
@muniiraqurux775 жыл бұрын
Aaamen
@marjansugow39845 жыл бұрын
Salatha Abdulahi ilahow amin ya Allah
@faraxabdurahman18595 жыл бұрын
Aamiin Yaa Rabbi
@saedmahmud61176 жыл бұрын
Sheikh fanax masha Allah
@MahamadCabdulahi-d6q3 ай бұрын
Dawanayaa 2024😢
@yusufabdi975910 жыл бұрын
illahow nagu dil difaaca diintaada iyo jcyl ka nabigeena suuban (NNKH) illahow naga qabo firqiyadaan tirada badan ee ka soo horjeeda shareecada islaamaka iyagoo ku gabanaayo magaca islaamka
@vivekretrx9 жыл бұрын
Good!
@faham69205 жыл бұрын
MashaAllaah 🤲 Sh Axmed Fanax
@gubtagubta36638 жыл бұрын
suufi ahlu bidco Allah idin soo hanuniyo dance aad ciyaartan nabi amaanid idin manoqonese sanad walbo waxba idin cusub yaaab lodhimay
@mohamedabdi78996 жыл бұрын
Gubta Gubta bidca maaha waligeed ba la sameyn jiray
Dood-Culus-oo Cusub I love the way they put their thoughts and I agree many things I heard from them .. Moqliid .. iyo saliga Nabigu waa kala labo .. Moqliiiiid .. sida loo dhigayo ayaad Mooda in Somaliweyn isku haysato .. hadda .. thanks ..
@abdisheikh61759 жыл бұрын
mowliid waa dhalasho oo laiskuma haysto. ee waxaa laisku haysta oo nahabiyada diidanyhiin oo ay inkirayaan wakhtiga uu nabiga scw dhashay, kaaga daran waxayleeyihiin akhera ayaa loo haystaa ninka dhiga mwolid. what is the ingredients of mawlid. waa labo. sali iyo siira iyo neefkeyga oo aan qashay. bal sheega waxa ay udhibsanayaan. it is simple, if you do not like it is up to you. but do not force us not to do it. suaal maahan yaa bilaabay, that is argument. islam says do anything that is worth doing. for example the kaaba is now made of tiles and towers and the Qur'an was compiled after the prophet (PBUH) passed away. woe to the extremeists of the nahabis
@awdalsteteofsomaliatayga81389 жыл бұрын
+Abdi Sheikh sxp Mawliid lama diidana waa wakhti uu nabigu dhashay lkn nabigu waxa uu yidhi scw ha ii cabudina sidii reer bani Israel nabi ciise hay ucaabudeen ilahay waxa uu ina siiyay maalmo barakaysan oo ciid ah
@abdisheikh61759 жыл бұрын
awdal dood mafiicno. sali ma caabydid baa.war ka fiican hoo. cid kugu qasbee majirto adna cay iyo qasab jooji. nabada aan kawada shaqeyno.
waxaan taageeraa oo xaqa ku jeclahay sheikh fanax oo dhahaayo waa loo dhigi karaa xaflad
@sharmarkeabdi645 жыл бұрын
Ara eyta manitaqada ilaha hawa!
@cllaahisaalaxkhabiirkagabd23685 жыл бұрын
Maxaa udaliiila taageeeradaaaada
@sharmarkeabdi645 жыл бұрын
Ayadaas Quranka aya dalil u ah bro
@sharmarkeabdi645 жыл бұрын
Hawadadayna yanan raciin alle anka baqno akhi
@cllaahisaalaxkhabiirkagabd23685 жыл бұрын
@@sharmarkeabdi64 teee
@awsharre32964 жыл бұрын
Culimadu way sharfan yihiin alle ha barakeeyo si dagan oo cilmiyeysan bey u doodayaaan hadalkana u wadaagayaan xaqa Alle ha inagu hanuuniyo jidka toosan.
@sharfanabdi80986 жыл бұрын
hadiii la sheeg sheego nabiga ma dhib baa o la dhaho waan jclhy nabiga oo lo ooyo oo la xasuusta ileen nabiga watuu ina dhahay hadii aad igu sali saan waan idinka aadayaa saliga waa salaan teyda oo la dhahay waaba geeriyotay sede inooga rideeneesa markaa buu wuxuu dhahay turaabta ima cuneeso aniga iyo abiyada
@Mindgrowth18 жыл бұрын
suufiyadu ma wax asxaabtii iyo nabiga (scw) aysan samayn jirin bay diin inooga dhigayaan
@maishamandeq58166 жыл бұрын
😍
@khalidnasir14496 жыл бұрын
mazhaaa AlLh doooda cajiiib ah
@abdirizackalidahirdhanan58726 жыл бұрын
Khalid Nasir kkkķkkkk
@abdirizackalidahirdhanan58726 жыл бұрын
Scw scw scw wasalam
@cabdullaahicabduraxmaan31825 жыл бұрын
Diinta wey dhameystirantahay mowliid boos ugama bannaano iyo wax cusub oo dhanba inta diinta ku qoran aan ku dhaqanno walaalayaal
@salmanuchiha97534 жыл бұрын
Oo hada nabigena malinta oo dashay aan ku faraxano maa diideey Shiqina baadilka wadana wahabiga qabrigisana waa ka cabadesaan
@nadifoabdi6517 жыл бұрын
I am pure al sunnah wal jameca Sufi 4 life
@maanso65835 жыл бұрын
Waxaa ka fican inaad sheegto muslim 4 life
@maanso65835 жыл бұрын
Sakeriya Idle mashallah sxb.
@nagaadjama33125 жыл бұрын
@@maanso6583 war caqli bad ledihine Nabi Muxamed csw Nabiyadi ka horeyey xadro umu sameyn jirin khulafa'u Raashidina meel ay Nabiga csw ugu sameyen ma hayno Simple inaguna wa inaynu dariqi Nabiga csw iyo saxaabada raacno
@hyassin42765 жыл бұрын
kkkk waad qaldantahay diinta sax ubaro , shirkiga si fudud ha ugalin inta aad ismodid in aad saxsantahay ....cilmiga raaco wbt
@hyassin42765 жыл бұрын
@@nagaadjama3312 sax allow xaqa nagu toosi ya rabil calamiin allow shirkiga naga fogee , sufiyiinta xaqa allah hatuso , Sheikh umul Allah ha xafido hadu xaqa ku tagan yahay wbt
Nabigu scw hadii uu dhalashadiisa soon ku weyneeyey maad soontaan mida kale isniinbuu nabigu sheegay e isniinwalba waad soontaan maxad sanad usugtaan suufiyo waxay sheegayso iyo waxay samayso isma leh ee alaha ka baqa oo umada hadhuminina
@hassanlampard37559 жыл бұрын
Wahaabiyo mesha diin kuma haayaan wayo waxey kasoo horjeedaan inloo dabaal dago dhalashada Xabiibkeena Muhammad SCW Waxey dhibsanayan jaceylka iyo weyneynta laweyneynayo Nabi Muhammad NNkH intey nafi igu jirto wan weyneyna wana kufarxaa maalinta ow dhashay Rasuulka SCW
@shafiiabdullahi52249 жыл бұрын
Hassan Lampard walaal waan kugu raacsanahay fikirkaga..... maxaa yeelay in suubaha la,amaano waa waajib nin diidana waa baqiil
@hassanlampard37559 жыл бұрын
Shafii Abdullahi masha'Allah Sayyidii Allaha kuxafido
@cabdirshidosman96499 жыл бұрын
Hassan Lampard Nabi Mohamed (SAW) wuu soomi jiray maalintii uu dhashay, bood bood iyo xafladna ma jirin. Marka idinka qolooyinkiinaan mowliidka, ma soontaan maalinta dhalashada Nabiga? waa maya. Nabi Mohamed (SAW) cidna ma farin in xaflad loo sameeyo markii uu dhashay, xitaa sooma maalintaas ma uusan dhihin. Marka waxaad wataan waa wax jeebkiina ah. Hadii aad saas u xaflad jecishihiin, xaflado kale iska sameesta ha masa bidinina Nabiga (SAW) ILAAHAY (SWT) iyo Nabigeena Muhamed ( SAW) waxay na fareen in aan maalin kasta iyo waqti kasta aan ku dayano ma ahan kaliya hal maalin oo intii 30 daqiiqo siiro la akhriyo dhowr saacna wax la cuno lana boodboodo. Xitaa soonkii Nabiga uu soomi jiray maalinta uu dhashay idinka ma soontaan, maalinta nabiga uu dhashay. Waxaana leedihiin Nabiga ayaa dadka ka jeceshihiin. Hadii aad nabiga (SAW) aad jeceshihiin wuxuu sameen jirayna sameeya wuxuu sameen jirina iskaga taga WA BILAHI TOWFIIQ.
@cabdirshidosman96499 жыл бұрын
Shafii Abdullahi Suubanaha Nabi Mohamed ( SAW) maalin kasta hala amaano ayaa la yiri, lama dhihin maalintii uu dhashay kaliya oo ah hal maalin sanadkii. Nabi Mohamed (SAW) wuu soomi jiray maalintii uu dhashay, bood bood iyo xafladna ma jirin. Marka idinka qolooyinkiinaan mowliidka, ma soontaan maalinta dhalashada Nabiga? waa maya. Nabi Mohamed (SAW) cidna ma farin in xaflad loo sameeyo markii uu dhashay, xitaa sooma maalintaas ma uusan dhihin. Marka waxaad wataan waa wax jeebkiina ah. Hadii aad saas u xaflad jecishihiin, xaflado kale iska sameesta ha masa bidinina Nabiga (SAW) ILAAHAY (SWT) iyo Nabigeena Muhamed ( SAW) waxay na fareen in aan maalin kasta iyo waqti kasta aan ku dayano ma ahan kaliya hal maalin oo intii 30 daqiiqo siiro la akhriyo dhowr saacna wax la cuno lana boodboodo. Xitaa soonkii Nabiga uu soomi jiray maalinta uu dhashay idinka ma soontaan, maalinta nabiga uu dhashay. Waxaana leedihiin Nabiga ayaa dadka ka jeceshihiin. Hadii aad nabiga (SAW) aad jeceshihiin wuxuu sameen jirayna sameeya wuxuu sameen jirina iskaga taga WA BILAHI TOWFIIQ.
@khadarcalu35179 жыл бұрын
Cabdirshid Osman
@nimcisheeq585511 жыл бұрын
Asc wr wb dhamaanten waxaan nahay muslimim. 5 salaada dukana hal dhinac ayaana u jeesana qiblada. Qof madaxa ku istaga marku dukanayo ma jira. War aan ku heshino in aan muslim nahay. Illaaheyna u yahay illaah xaqa lagu cabudo nabi muxamadna NNKH uu yahay rasulki alle. Inta kale halo daayo illaah iyo malinta la is xugminayo.
@markahorealaah87934 жыл бұрын
Sheekh axmed alaah kheer hasiiyo waa mid xaqa kutaagan
shanta sladood hadan tukado oon somo sakadana baxho carabkygana laga nabad galo .saw jano uma dhawi maxa firqoyinkan naga galay dintabay shaki naga galiyene
@abuuislam43197 жыл бұрын
paul scholes .walalo DIINTADA baro. mowliidka wax daliil lo haayo maa han iskaga dheerow ayaan ku odhan lahaa
@naseexsheeekh59707 жыл бұрын
haa lkn walal ogaaw adii ad aminsandhahay wax illahey xallaa leyay ineey xaram dhahay waad dham baa wee marka iska jir diinta baro yaa kaa heesdho oguna dhaqan sidhii ee ku fareeso xaram dha iyo xalasha waxe u kala duban yihin sidha madoowka iyo cadaanka lkn makala sheeki gardid adaadhan oqoon nooc yaasha coloure yaasha makala sheeki gardid .marka adaa maqashid dhad isku heesdan modoow ayaa mogdika sifiican la arka iyo cadhaan ayaa safiican LA arkaa waad Ku modha waqee adaadhan kala oqoon marka dhiindha si wacan ubaro marka ayaa ayaa modh waaqa ka baxee hee walal
@halimahaji45707 жыл бұрын
paul scholes hgğj
@yussufibrahim36406 жыл бұрын
paul scholes walal waxaa wanaagsan inaan diinta barano si uu noogu cadaato dariiqa saxsan ama firqada toosan shakiga waxa keenaa cilmi la aan xaga diinta.
@draliabdihassan80236 жыл бұрын
Intaas Hadii lagaa helo jannada ayaa u dhawdahay Ilaahy idinkiis
@xiish111 жыл бұрын
Waxaan layaabay ninka wahaabiga ah oo saligii nabiga wax ka qaadi waayay inuu rasuulka scw necebyahay baa halkaas kasoo baxday mida kale nabigu scw madhigin kaliya ayay uga dhagtaye muxuu xadiith iyo aayad u keeni waayay wallee waad ceebowday dheh waana lagaa raayaye xaqa u soo laabo haddii aad diin rabto iyo xaq. gabadha jawaabta soo dhiibatay ee u dambaysayna waxaan ugu jawaabayaa xaramka waxaa looga dikrin waayay wahaabiyo aan dikriga ogolayn baa haysata lkn insha allah markii laga xoreeyo waa laga dikrin doonaa sidii awalba looga dikrin jiray kahor intaan wahaabiyadu qabsan marka wahaabiyo ilaahay waxaan waydiisanaynaa inuu xaqa fahamsiiyo oo baadilnimada iyo baadida uu kasoo celiyo. Aad iyo aadna waxaan ugu mahad celinayaa sxbkay sheekh axmed fanax allaah baa ilehe waad ku sugtay ilaahay haku xafido insha allaah sxb wa sayidii.
@fakayfawajnaldum96946 жыл бұрын
qaasim xaashi kkkk bidco baad cagta saarteen ilaahey iyo rasuulkiisiina aan sal ku lahayn