Q 3aad DOODDii 2001 ( OWLIYADA MALA BARYI KARAA ) SUUFIYO & SALAFIYIIN

  Рет қаралды 32,456

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 44
@Abdikarim3277
@Abdikarim3277 3 жыл бұрын
sh umal xaqiiqdii waa caalim allaha noo xifdiyo isaga iyo culimada kalaba
@CabdulahiXariir
@CabdulahiXariir 3 күн бұрын
Masha Allah sheikh umal Allah hnoo kaa xafido wllhi meel uu sheikh umal joogo guuul kasug sbbto ah waa sheikh Allah kuxoojiyyay diinta inbadana uso shaqeyay hadana xaqa kutaaganyahay Allah cimri dher iyo cafimaad hasiiyo
@muminxareedxasan4732
@muminxareedxasan4732 4 жыл бұрын
maashaAllah Allow inoo barakeey culumadena salafiyiinta marna xaq iyo baadhil meel mawada joogaan ee xaqa awood badan
@adenore7790
@adenore7790 2 жыл бұрын
M,a sheekh saalax mucalim cabdulah allaha nocafiyo sheekha
@mohacadeofficial5032
@mohacadeofficial5032 Жыл бұрын
Sh mohamed abdi umal mel uu joogo guul kafilo
@c.raxmancali6250
@c.raxmancali6250 4 жыл бұрын
Waa wx lala yaapo ah ineey niman soo fadhiistaan walipa sheeganaaya ineey culimo yihiin ooo hadana ku doodaya ilaahy iyo cidkalapa waa la paryi karaaaa waa arrin dano gaar ah laga leeyahy
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 4 жыл бұрын
Allah swc kaliya ayaa la baryi karaa ee owaliyada waa bini aadam see loo baryaa
@jamacmaxamad6335
@jamacmaxamad6335 4 жыл бұрын
Xasaaaan malintaai wuxu ahaaaa gacanyarihiiii sh umal maaanta wuuuu kucaaasigaroobay
@calimaxamud9533
@calimaxamud9533 2 жыл бұрын
sheekh saalax maclin illaahy ha ku xafido
@IxsaanSiyaad
@IxsaanSiyaad 4 ай бұрын
Alloow kucaafi sh saalax mucalim cabdulaahi fasaaxa badnaa
@mohamuudsaacid2931
@mohamuudsaacid2931 Жыл бұрын
Sh saalax macalim cabdullahi allaha caafiyo.
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Salaf media mujrimiin ilaahay kabaqa dooda sidaas maaha mala baryi karaa maaha ee waa malagu tawasuli karaa. Haday qofkii waxas sameeni jiray ee ilaahay kasoo hanuuniyay allaha umahadnaqo mashallaah sh. Saalax
@somaliman8162
@somaliman8162 Жыл бұрын
Istakhaathada waa gargaar dalab Tawasulna waa al wasiila shey shey lagu gaaro. Hebel waan gargaarsaday iyo waan usii maray arin aan rabay isku mid maahn
@aliabdiraxmaan5540
@aliabdiraxmaan5540 17 күн бұрын
Sh umal waa cibaadaystay
@معلمبشار
@معلمبشار 4 жыл бұрын
Alaha so hanuuniyo inta lunsan
@mohamedabul-qeyr4685
@mohamedabul-qeyr4685 4 жыл бұрын
Suufi waa Eber 0️⃣0️⃣
@cabdikhaliifshiiraarraage
@cabdikhaliifshiiraarraage 2 ай бұрын
Shee saalax run ayuuu indhaja kasaare wahaabida Allaha noo caafiyo
@mohamedabchir7784
@mohamedabchir7784 2 жыл бұрын
A salafiyatu xaq waa digital basil lah yahdiihim
@Abukaryareinasubeyr1234
@Abukaryareinasubeyr1234 4 жыл бұрын
Inta lunsan allaha soo hanuuniya
@ahzalfural4850
@ahzalfural4850 3 жыл бұрын
Aamiin
@MohamedIshakOsman
@MohamedIshakOsman 2 ай бұрын
Aamiin
@maryamomoalim8256
@maryamomoalim8256 Жыл бұрын
Allow Soo hanuuni suufiyada
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Alloow soo hanuuni dadka diinta dumiyay ee gaalo gacabta ugaliyay ee awliyada caabudi jiray maantana suufiyo waxka sheegaya
@drdaqare2954
@drdaqare2954 2 жыл бұрын
Shiiq Saalax meel Ayoow Saaray Wlh
@CabdulahiXariir
@CabdulahiXariir 3 күн бұрын
Muxuu mee saari asaga iyo inta mushrikiinta ah ee meeesha fadhida shirkigooda ayaa lacadeeyay
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 10 ай бұрын
Doodan 21 sano kadib baan dhagaysanayaa xoogaa culimadda waqtigaa ku yar xagga maamulka dooda lafteeda ixtiraam darro ayaa ka muuqata"
@aadamtanbiih
@aadamtanbiih Жыл бұрын
Waxaa wax lala yaabo ah in dadkaa waaweyn ee culimo sheeganaya laga kari la'yahy alle swt kaligii barya.
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Awliyada miyaa lacaabuda mise adigaa caabudi jirtay allah kusoo hanuuniyo
@aadamtanbiih
@aadamtanbiih Жыл бұрын
@@oraahdamaanta4311 Anigu kumaan oran awliyo ayaan caabudaa ee intee ku gubaneyso ma waxaa dhib kugu ah Alle swt kaligii caabud oo cibaadada u gooniyeel.!
@faahiyedhoodi7296
@faahiyedhoodi7296 Жыл бұрын
Waxay ku murmayaan wax nafleh ba maaha
@munasaid6079
@munasaid6079 4 жыл бұрын
Wax sii biriiqaya ee sii baba aya suufiya jirta
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Suufiya miyaa sii baabaysa waad sirantahay wadamo dhan ayaa suufiyo maahe waxkale laga ogoleen
@abdulqadirmohamedali4923
@abdulqadirmohamedali4923 3 жыл бұрын
The sufiya are the most peaceful sect o Sunnis Islam They follow the sunnah of the prophet who loved both the Jews and the Christian's and even invited them peacefully .
@abdulhayi4118
@abdulhayi4118 2 жыл бұрын
Are you Christian, jew or Sufi
@yussufu8605
@yussufu8605 3 жыл бұрын
الإستغاثة gargaar الإستعانةkaalmo التوسلergo الشفاعة shafeeco Afsomaali ayeyba kukaladuwanyihiine dadkan mxa kaqaldan
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Gargaar iyo kaalmo maxay ku kala duwanyihin tawasul ergo kulahaa shafaaca lee miyaa hhhh waxbadan kaa qaldan
@mohacadeofficial5032
@mohacadeofficial5032 Жыл бұрын
​@@oraahdamaanta4311gargaar: rabiyow iigargaar markaa ledahay Yacni waa dhibato kuqabsate oo Allah baryeso a ledahay Allow iigargaar. Kaalmo: waa shey ad ubahantahay hadana ad helin Allow iikalmee ayaa ledahay Micnaha sheygan ad rabte hadana xeelad ad kuqabsato mahaysatid aya kedahay Allow ikalmee oo iifududee Sidaas ayèee kukaladuwanyihiin
@CabdulahiXariir
@CabdulahiXariir 3 күн бұрын
Sidayna ukala duwanaun xataa somaliga kaa qaldan
@yahyeabdi9311
@yahyeabdi9311 3 жыл бұрын
chat.whatsapp.com/LqYVXwL0lx9D1CXQw4kRHp Ku soo dhawaada
Q 4aad Dooddii 2001 (USALLII MALAGU XIRAN KARAA SALAADDA )
1:24:04
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,1 МЛН
KITBAAKA MUNAAQIBKA EE SUUFIYADA  PART ONE SH MAXAMUUD M SHIBLI
59:44
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 58 М.
Wahaabiyaddu Maxay Ku Khaldantahay?
25:16
Haatuf Online
Рет қаралды 16 М.
Bajuuri ayaa fadeexeyey waxa ku jira burdaha! Oo shirki ah
16:07
قناة حُرَّاس الإسلام ILAALADA ISLAAMKA
Рет қаралды 4,9 М.
DOOD DHAXMARTAY TAKFIIRKA IYO SH MAXAMUUD SHIBLE NAIROBI-KENYA
1:48:39
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 361 М.
Doodi Sufiyada Iyo Salafiyinta Qaybta Munaaqibta Party 1
56:35
Universal TV Latenight Show 08 02 2014 Suufiyada iyo Wahaabiyada maxa kala haystaa
1:20:32
Doodii Nairobi (Salafiyo iyo Suufiyo) Part 4
1:47:47
Ustaad Mohamed Hussein
Рет қаралды 1,7 М.
DOOD DHAXMARTAY SUUFIYO IYO SALAFIYA.
1:00:29
AL_TAUHID CHANNEL
Рет қаралды 382 М.