DOOD KULUL HESHIISKA SOMALIYA & ETHIOPIYA & MOU-GII HALKA UU KU DANBEEYAY,FAYSAL ROOBLE & DR CULUSOW

  Рет қаралды 10,745

Hamze Hariir

Hamze Hariir

Күн бұрын

Пікірлер: 88
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 11 күн бұрын
Somalay Faysal Rooble ha’aaminina walahi waa Sirdoonkooda Ethiopia 🇪🇹 ay keensadeen shaki halaga’qabo wuuna u qarinayaa Cadowga damacooda walahi foojignaada Turkida iyo Masarna waa shaqaale kaalmaynaya Ethiopia 🇪🇹 oo Yahooda iyo Reergalbeedka ayaa soo dirsaday walahI yaan la’aaminin waana xaqiiqda anoo ciidan ah oo og sharka Turkida dalka ay ka wadaan walahi indhaha fura InshaAllah ilaahay ayaa sharkooda dibadda soo dhigi kuna halaagi iyo kuwa Xerada Xalane fadhiya ee maalgaliya argagaxisada Faysal oo miidhannna waa shaqaale shicibka khiyaamada oo cadowga inooga dhigaya inaynan shar u socon subhannallah ilaahay ceebtooda hasoo saaro yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
Xasan sheekh,, Ankara, Ethiopia deked iyo bad ay isku halayn karto ayuu ugu saxeexay, Ethiopia badii iyo dekedi ayay ka rabtaa, halkuu uga keenayo isagaa yaqaan.
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 11 күн бұрын
Berbero ayuu siinayaa
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
@@MohamedOsman-z2p Xasan sheekh.. Berbera waligii muu tagin, mana tegi karo. mana siin karo.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 11 күн бұрын
Anoo dhalinta ReerSomalilander ah ayaan waxaan qabaa inuu Hassan Amxaar uraya yahay iyo inta ku hareeraysan waa sirdoon ay cadowga Ethiopia 🇪🇹 keensadeen koonfurtuna way ka indha xidhan’yihiin walahi subhannallah 😞 Laakiin Ethiopia 🇪🇹 way ogtahay inaynan shicibka 5ta Somali bad 🌊 u’ogolaanayn ilaa shicibka jabuuti jooga ayaa diidaya walahi laakiin khiyaano ayaa la’isku dayayaa inuu u shaqayni iyagoo adeeganaya sirdoonkooda Dowladda ugu jira iyo sidoonka shicibka ka’buuxa magaalooyinka ee u nacam laynaya si ay Ethiopia 🇪🇹 bad u hesho iyagoo qabaa’ilada Somali sheeganaya walahi iyo Professor iska dhigaya iyo aqoon’yahan si shicibka loo khiyaamo oo Dowladda culayska laga daayo Xaqiiqduna iyo Runta way la’ogyihiin oo waa shaqaale iyaguba soo wakiishay Ethiopia 🇪🇹 iyo Reergalbeedka iyo yahooda sida Dowladaha Turkida iyo Massar waana khiyaanooleyaal walahi waana lasoo dirsaday InshaAllah wayna soo bixi sharkooda wayna ku jabidoonaan sida awalba ilaahay ugu jabin jiray inshaAllah 🤲🏼
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
Berbera, haduu tago Daanyerka ayaa shiidaya
@DaalloSurad
@DaalloSurad 11 күн бұрын
Xaasidnimada ay dadka waqooyiga somaliya u qabaan ayay wax kasta cadawga somalida ugu gacan geliyeen
@dahirdouale2694
@dahirdouale2694 11 күн бұрын
Imisa jir baad tahay? Ka fiirso waxaad ku gadlayso. Siyaasada aduunka maxaad ka ogtahay?
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 10 күн бұрын
Su,aal fiican, arintaan ay ku hadaaqayan Etiopien oo qarniyo jirsatay ,madaxdeena kuma baraarugsano.
@ismaelgure3992
@ismaelgure3992 11 күн бұрын
Mawliidow Salan sare first MOU gii Ethiopia kamaynoqon Faysal wuxujecelyahay ayuu kugujawabayaa adiguna waxadtahay wariye cadaliya thanks for that 👍scw
@CumarFaarqx
@CumarFaarqx 11 күн бұрын
This is a concerning scenario, and the international community should take action. The top Somali Federal Government officials are facilitating radical groups that are currently buying public properties in Mogadishu. The money is used to fund their battles and other endeavors to destabilize the nation.
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 11 күн бұрын
Hal Magac kaliya ayeey noo sheegeen weyna ku wada wardiyaan lkn ma jaceyl mise naceyb Dalkaas loohayaa ma ogin. Kun mar Ayaa lagu celceliyaa si fiican bal u dhageysta. Soomaaliya mey sidaas ugu celceliyaan hadalkaaba u micno yeelanlahaaye.
@HassanAli-vu3ko
@HassanAli-vu3ko 11 күн бұрын
Faysal Arinta dooda waa caliliyaa ma cada waxaa dood cad dr culusow
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
Somaliland waa Qaran.
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 11 күн бұрын
Reer Somaliland waa in ogaadaan in aynu somalia nicbayn Ethiopia lkn waxa u dadaalayaan sidee ayna Somaliland aan la aqoonsanayn
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
Soomalia, sida xaarka ayaan u necbahay,, waxaan ahay Somaliland.
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 11 күн бұрын
It doesn’t matter if they don’t mention Somaliland or not but Ethiopia got what they always had in mind. So don’t be fooled by what Faysal Rooble is saying.
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
Kuwan iska dhigaya in ay doodayaan, maxay y heshiis ku yihiin ?
@jamaahmed1437
@jamaahmed1437 11 күн бұрын
Google heshiiskii waa halkiisii somalilandnabada iyadaa leh (gacanka cadan waxayku taalaa somaliland ee koonfur kuma taal.
@jamaahmed1437
@jamaahmed1437 11 күн бұрын
Waa dood doc keliyah ah reer somaliland meeye
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 11 күн бұрын
Kkkkkkkk Soomaaliland ku laha ma dalba wajamhad
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
Somaliland waa la xamanayaa, dooda kuma jirto.
@abdiali1781
@abdiali1781 11 күн бұрын
Hopefully MOU gii waa laga noqday.😂😂. Waar bal eega wuxuu ku hadlayaa Kii professor ii Faysal.
@Mohamed-un8tk
@Mohamed-un8tk 11 күн бұрын
Su,aasha aqoontiisa ah jaahwareer ayaa ka jirta dhawr sentence oo English ahaa haddii aad tuur tuurato it doesn’t mean waxaad tahay Dr or Eng fiirii Dr calasow waa PHD holder hal mar ma uusan isticmaalin luuqada English ka waa yaab waa jaahil odaygu raali ka ahaada intaa
@osmanguled6591
@osmanguled6591 11 күн бұрын
Dooda xaqiiqda waxa sheegaya Dr culusow,lkn Faysal waxa uu difaacaya qaladaadka dawladda
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
Badeenu beec ma aha,,, Ruwaadii way dhamaatay
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
Ujeedkoodu maba aha in ay Ethiopia diidan yihiin neceb yihiin, waxa weeyaan waxay diidan yihiin Somaliland aqoonsigeeda, waa in taa si mug leh loo fahmo.
@MohdAli-ur4cz
@MohdAli-ur4cz 11 күн бұрын
Waxa laga hadlayo mahan somaliland aqoonsigeeda ee waa siiyaasada ethiopia ay ka ledahay soomaalida ama sida aay u aragto soomaalida cadiifad waxba ha ka cabirin ee waa maxay siyaasada aay ethiopia ay ka ledahay soomaalida
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
@@MohdAli-ur4cz Xasan sheekh, Caadifad umuu dhunkan Abiiye Axmad ,,waxa uu u dhunkaday colaad iyo cadaawad uu u qabo Somaliland.
@a.hakimsufi4910
@a.hakimsufi4910 11 күн бұрын
Dadka caadifada yaqana wa adigoo kale iyo virus faysal cabuq ISAAQ sim.la dhaho ayanad qabtan waana LA idinka dabiibi😮​@@MohdAli-ur4cz
@MubYus
@MubYus 10 күн бұрын
Somaliland is the Elephant in the room.
@hissetahir7492
@hissetahir7492 11 күн бұрын
Faysalo waa ni n jigjigo kuganjonkirey fsysalo waa nin reer somaliland abalki 1977 loo galey nacaskan faysal walalkii ahmado oo walalkii ahmado sirkhan ah ayuu wax ka qaban wayey axmdo aaygan hargeysa gajo ayaa ku hayasatey. Faysal nacdali waa korkagaga.waan kusoo qsban doonana faysalo
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 11 күн бұрын
Adeer Oromo maxaad ii sheegataa orta inaad Somalilander marihide nacalad yahay ha’isheegan tufuuuu calaykum👎🏼🇪🇹🤧🇰🇪🇮🇱🇪🇺🇺🇸🇬🇧🇹🇷🇪🇬🇪🇹🤮
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
Shalay waxay ceeb ka dhigayeen Muuse Biixixi ayaa Bad siiyay Ethiopia,, Xasan sheekh, maanta waa lagu amaanayaa... Yaaaab
@DaalloSurad
@DaalloSurad 11 күн бұрын
Walaahi hadii aduunyada oo dhami somaliland dhan ka noqoto inanaan dob dambe somaalida konfureed adoon sanwayn oo ka midii aanu qof reer waqooyiya u xukumayn
@mohamedabshir4478
@mohamedabshir4478 11 күн бұрын
Itoobiya iyo Soomaaliya awal waxay isku haysan jireen dhulka Soomaali Galbeed. Xukuumadihii Soomaaliya ee ka dambeeyey 1991 waxay Itoobiya uga tanaasuleen Soomaali Galbeed. Tanaasulkaasu wuxuu albaabka u furay in Itoobiya u hanqal taagto Soomaalidii xorta ahayd. Maanta waxaa la isku haystaa badaha iyo dhulka Soomaaliya. REER ba'aw yaa ku leh?
@fatumaomar7963
@fatumaomar7963 11 күн бұрын
Faysal should not mislead the Somali people. You cannot defend the indefensible as not only did Abiy get talks on what does not belong to Ethiopia but wants ownership of territory for a port and military base . The root of Faysal's anger stems from Somaliland re-recognition not Ethiopia's insane demands . The goals of the MoU were port ownership and military base, regardless of who gives, Ethiopia gets what they wanted. HSM is paving the way for Ethiopia as "access to the sea" takes on a new meaning of ownership along with a military base but HSM is still negotiating . This is selling Somalia as these people are never leaving, even worse, more and more are entering Somali territory. Is there anything one can do to stop HSM selling Somali territory?
@abdirahmannur5984
@abdirahmannur5984 11 күн бұрын
FAYSAL Roble waxaan garan la’ahay inuu sidan u liitay & in aan anigu ku kadsoomaay?? Laba iskuma helaysid ina rooblow; 1: inaad u khaatumo seegto la talinta HS iyo difaaciisa indha la’aanta eed maalmahan dambe u xuubsiibatay? 2: ama inaad ku adkaaysato jihaadkii somalinimada ahaa ee ay somalidu kugu baratay? Wax labadaas ka dhexeeya oo aad ku warwareegi kartaa ma ay jirto battaatanba.
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
Badeenu Beec ma aha,, mudahaarad ma jiro ka dhacaya Xamar... Yaaab
@MOHAMED-tt8mf
@MOHAMED-tt8mf 11 күн бұрын
Faysal rooble waa gaal waliba ethiopia ah
@mcnncm1318
@mcnncm1318 11 күн бұрын
Faysal GERIKOOBE ina dawarsato
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 11 күн бұрын
Culusow Ethiopia ayuu buunbuuninaya Ethiopia ayada hal lug ku tagan somali 🇸🇴 aya ka rajo fican waxa uu arkayo Culusow ma garanayo
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
Waxaa yaab leh, Soomalia oo Ethiopia ka baryaysa in ay aqoonsato, waa sheekada cajiibka ah ee basaaas Rooble dadka u sheegayo... Yaaab.
@alphamale5802
@alphamale5802 11 күн бұрын
MoU meesha wayka baxdy iyo I think hopefully isma qabato. What you think is irrelevant.
@PeacefulSecurity
@PeacefulSecurity 11 күн бұрын
Dalkasta oo saaxiib dhow la ah itoobiya mustaqbalka umada soomaaliyeed masaaliix uguma maqno. Dhanka kale waxaa nasiib daro ah in madaxda soomaaliyeed ay khatar ku yihiin hanaanka dowliga ah.
@abdirahmanismail6616
@abdirahmanismail6616 11 күн бұрын
Laba nin oo Ethiopian oo aan ahayn nationalist Somali ahayn oo hungurigooda uun shaqadoodu tahay Somaliland oon Somalia waxba ka dhaxaynin cuqdad Somaliland cida kasoo jeeda rag ay ku weyn tahay necybka Waxba kama qaadikaraan Somaliland
@IbrahimcalisamirCalisamir-e9e
@IbrahimcalisamirCalisamir-e9e 11 күн бұрын
Talaabada ay somaliland qaado oo kalya ayaaa muqdisho laga arkaa jubiland iyo bundlind haday yuhuud keenaan dhibaato ma than miyaa
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
Soomalia aqoonsi ayay ka rabtaa Ethiopia..
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
Ethiopia si cad ayay u sheegtay in ay rabto Bad iyo dekad ay leedahay, murankan kale waxa keenaya ma aqaano.
@jamaahmed1437
@jamaahmed1437 11 күн бұрын
Ku waani waa hadhaagii faqash
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 11 күн бұрын
Adiguna waxaad tahay faqakii Oromada cusub ee Hargaysa jaariyadda ii ah ee qudhmuunka badnaa tufuuuu calaykum nacalad rabbi idinku rid🇪🇹🇰🇪🇹🇷🇪🇬🇬🇧🇺🇸🇪🇺🇮🇱🇪🇹🤧🗑️🤢🤮👎🏼
@calicraxmancalicraxman7115
@calicraxmancalicraxman7115 11 күн бұрын
Runtey ka warwareygayaa sland maxey uxaasidayan itobitaba waxey ka faiidetsaneysaa intey xasidayan sland
@m.khadarhassan8637
@m.khadarhassan8637 11 күн бұрын
Xaasidnima iyo colaada ay soomaalidu u qabto shacabka Somaliland ayaa indhaha tiray cadaw kastaana way isku dhiibayaan kuwa hamiga somalinimo lahaana cadaw bay u yaqaanaan,
@AbiibColaad
@AbiibColaad 11 күн бұрын
Faysal roobleh waa binaleh waa rufiyaan Ethiopian ah weyi Mou Ethiopia meel ay kaga laabty majirto taliyaha guud cidamada Ethiopia ayaaba Manta yidhi badacas waa gaadhaynaa cidamada Bada Iyo marakaabta dhwan ayey tagayaan buuyidhi Badacas ee Somaliland ledahy
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
Ciidanka Ethiopia ka bixi maayo Zoomalia 100 sanadood soo sacda.
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 11 күн бұрын
Faysal Robert waa basaas
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
Faysal rooble,, waa ninkii Tigreegii Xamar qabsaday ee Malas sanaawi basaaska u ahaa waa qof midabo badan leh, iska dhiga Soomali daacad ah.
@AbokorAadan-e9d
@AbokorAadan-e9d 11 күн бұрын
Labada daarood hadalayaa waxa keliya ay uga soo horjeedan xidhiidhka ethopia somaliland wa isaaq nacayb uun ethopia hadii diidanyihiin labada waxay ka soo jeedan kililka way tageeransanyiihin in gumaysiga ku hoose juran dadkoodo ka faysal waa geeri tuli guuled buu u dhashay muxu uga hadliwayay xasan sheekh oo nad bixiyay way taageersan yihiin keliyaa waxay diidanyiihin aqoonsi somaliland hesho lkn ha ogadaan in la aqoonsanayo si kasta oo u qayliyaan dhulkayaga annaga leh oo ka masuula cid wax naga qaarkata ma jirto waxad ku danbaydoonta riyay reerka sooraaca waxan ku qasbi doona somali dhan in somaliland aqoonsigeed ay soo raacaa marka aduunka dhan na aqoonsadan weli iyaga na baryaya
@mcnncm1318
@mcnncm1318 11 күн бұрын
Daarood DABO DHIIBATO
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
Maxay heshiis ku yihiin ? waxay heshiis ku yihiin in aanay Somaliland jirin.. markaa doodu wax kale oo micno ah dhinocooda ka samayn mayso.
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 11 күн бұрын
Aqoonyahan Faysal Abdi Rooble mudane dawladd lataagero ma jirto kooxda xasan dal xaraashe iyo kooxda tuugta ah hadifaacin
@mcnncm1318
@mcnncm1318 11 күн бұрын
GERIKOOBE DAWARSATO MUNAAFAQ BEENAALE
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
Ethiopia danteeda iyadaa taqaan...laguma mashquulo.
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
Wax fahma.
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 11 күн бұрын
I don’t trust Faysal Rooble
@mahamedismail8369
@mahamedismail8369 11 күн бұрын
Faysal waa nin weyn oo belated ah
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 11 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia ujeedku wuxuu yahay inay badda cas cagaha la gasho. 2.0. Waxayna dooneysaa inay ka weerarto baabul mandab ay xidheen xuutiyiintu yemen. 3.0. Waxay ku hellaysaa dhaqaale aad u fara badan kana helleyso dawladaha reer galbeedka: A). Dawladda faransiiska waana tan sammeysey ciidanka badda ethiopia. B) Dawladda ingiriiska. C). Dawladda UAE/DP World. D). Dawladda yuhuudda. E). Dawladda ciidanka badda ethiopia. F). Kuwaasi oo loo adeegsanayo weerarka xuutiyiinta xidhay baabul mandab ee badda cas. 4). Heshiiskii MoU ee somaliland iyo ethiopia waxa meesha ka saarey heshiiskii MoU ee ka dhacay dalka turkiga. 5.0. kaasi oo dhexmarey Rajab dayib ordugan, xasan sheekh maxamuud iyo R/W dalka ethiopia. 6.0. Heshiiska MoU ee ka dhacay turkiga waxa isagana meesha ka saarrey madaxweynaha faransiiska Macron. 7.0. Macron wuxuu tegay djibouti waxanu la kulmay ismaciil cumar geelle wax badan buu kala hadley. 8.0. Haddana wuxuu tegay dalka ethiopia waxanu la kulmay R/W dalka ethiopia wax baddan baanu kala hadley. 9.0. Macron wuxuu ka dhahay djibouti ciidanka badda ethiopia wuxuu u baahanyahay in Badda Cas cagaha loo gelliyo oo kelliyaatta. 10.0. Wuxuu dhahay Macron looma baahna badda ganacsiga ee lagu wareeray iyo saldhigga ciidanka badda ethiopia midnaba. 10.0. Wuxuu dhahay dawladda ethiopia waxay haysataa dekedda hanacsiga ee djibouti, berbera iyo kenya. 11.0. Ujeedka saldhigga badda cas ee ciidanka badda ethiopia waxay tahay inay ka weeraraan badda cas baabul mandab oo xuutiyiintu xidheen. 12.0. Haddaba badda cas xaggey ku taallaa? 13.0. Badda cas waxay ka billaabantaa baabul mandab waxayna ku dhamaataa Suez Canal ee masaarida. 14.0. Xuutiyiinta yemen waxay k fadhiyaan woqooyiga wayna dul fadhiyaan marinka baabul mandab 15.0. Dawladda djibouti kaga dhacdaa koonfurta waxayna u jirtaa masaafo aad u yar baabul mandabka waana sababta Macron dawladda djibouti ugala hadley. 16.0. Dawladda somalia waxay ku dhacdaa Badweynta Hindiya(Indian Ocean), shaqana kuma laha badda cas. 17.0. Dawladda somaliland waxay ku dhacdaa badda gacanka cadmeed ( gulf of Aden) , Shaqana kuma laha Badda cas. 18.0. Macron madaxweynaha faransiisku wuxuu siiyey ciidanka badda ethiopia hubkan casriga ah: A). 25 dayuuradood oo miiraaj ah. B). 35 dayuuradood oo hellicopter. C). 35 dayuuradood oo drones ah. D).Tiro xad dhaaf ah oo fara badan oo gantasllada ridada dheer ah ee fogaanta wax ka duqeeya. E). Macron (faransiisku)wuxuu ugu ballan qaaday mallaayiin doollars oo la siinayo ciidanka badda ethiopia ee weeraraya xuutiyiinta. 19.0. Maxaa dhacaya haddii ciidanka badda ethiopia weeraraan Xuutiyiinta baabul mandab? 20.0. Xuutiyiintu baabul mandab xidhay waxay duqayn doonaan dekedaha djibouti oo dhan. 21.0. Waxay duqeyn doonaan dhammaan saldhigyada ciidamada shisheeyaha ee djibouti. 22.0. Waxay duqeyn doonaan dekedda berbera iyo somaliland meesha ay ka doonaan iyo magaalada berbera . 23.0.waxay duqeen doonaan maraakiibta ciidanka badda ethiopia waayo waxay joogaan xuutiyiintu dhulkoodii oo yementa ah. 24.0. Xuutiyiintu cidkastaba iyagaa ka awood badan waxayna haystaan gaboodka dhulkooda. 25.0. Dawladda ethiopia wax djibaato ah lama kulmayso marnaba. 26.0. Waxayna ku helleysaa mallaayiin doollars oo loogu ballan qaaday waxa siinaya dawladaha kor ku xusan.
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 11 күн бұрын
You guys, if you don't know history, please try to learn it as it. Don't, Bragg, about false information
@ahmedbenahmed2061
@ahmedbenahmed2061 11 күн бұрын
Beenalee xarami cagdheer
@Mohamed-un8tk
@Mohamed-un8tk 11 күн бұрын
KKKKK WAA UUN FAYSAL NIN QURBA JOOGA OO RETIRE KII MADAXA LA SIIGALAYAA OO AY TUULADII UU DEEGAANKA KA DAGANAANA OROMO MAAMUSHO MARKA WUXUU RABAA INUU MADAXA MUQDISHO ISKA DHAADHICIYO WAA SAAS
@ahmedbenahmed2061
@ahmedbenahmed2061 11 күн бұрын
Beenalee faysal
@XuseenMaxamed-sb4op
@XuseenMaxamed-sb4op 11 күн бұрын
Qudhaanjo.iyoqadaadweyn.utashanaya.s.laand.ala.karin.yaa.ukalawaRama.nin.dalkiisa.maamulanaya.iyo.doqon.dalkeedii.dayacanyahay.oo.hadana.dalkale.kufoogan.waakuwan.ookale.s.land.guulguulguul.
@dahirdouale2694
@dahirdouale2694 11 күн бұрын
Ninbaad dantiisa kula yaabantahay, caqligaasa dhalinyarada tusaale unoqonaya miyaa. Runta alayasku sheets umadyahay. Dadaal waa tusaale, yaan laysla hadhin. Somali wayn hada maaha , laakiin somali dadaal dagaalka ha laga daayo. Hadii kale aakhiraa laysla tagayaa ma socinayso nafta haloo sheego. Wake up no more fantasies. Waryaa kabood, kabood hurdada.
@abdulwahidmohamud-s1n
@abdulwahidmohamud-s1n 11 күн бұрын
Faysal doofaar haso qadan wa nijas
@AnwarBolbool
@AnwarBolbool 11 күн бұрын
FAYSAL WAAN AQAANAY ILA IYO MARKU JIGJIGA KIBISTA KU IIBIN JIRAY WUXU DHIGAN JIRAY LUL HQYLESELASE SCHOOL (MAADHO TIMITI BEET) INTU KU XIQAYO MUQDISHO IYO HARGAYSA MU KA TALUYO DALKISAN OROMADU HAYSATO KKKK
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 11 күн бұрын
Faysal Abdi Rooble wa nin baladhan geeska afrika oo dhan degen adeer waxaad iloowday Faysal Soomaali odhan ba taqaana waa halgama
@MubYus
@MubYus 11 күн бұрын
@@maanshaallah8752 Basaaska, Ethiopianka ah,Tigreega Jaajuuska u ahaa dadka oo dhan ayaa yaqaan.. waa runtaa.
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН
-5+3은 뭔가요? 📚 #shorts
0:19
5 분 Tricks
Рет қаралды 13 МЛН
번쩍번쩍 거리는 입
0:32
승비니 Seungbini
Рет қаралды 182 МЛН
ISCASILAADA CIRO ISBEDEL KALE COMING SOON XAQIIQADU WAATAN
9:03
waridaad TV
Рет қаралды 47 М.
ASAD HAGIO OO SI AN CAADI EHEN LOOGU SOO DHAWEYAY MUQDISHO 2025
9:54
Menza Production
Рет қаралды 7 М.
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН