No video

Dood kulul oo ku saabsan shantii sanno ee la soo dhaafay iyo danbiyadii waaweynaa ee Farmaajo.

  Рет қаралды 86,612

Goobjoog

Goobjoog

Күн бұрын

Madasha-Dood kulul oo ku saabsan shantii sanno ee la soo dhaafay iyo danbiyadii waaweynaa uu dalka ka galay madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Farmaajo.

Пікірлер: 325
@mohamedyussufabdi9041
@mohamedyussufabdi9041 2 жыл бұрын
Asc ado yasheeda somaliyed waan idin salaamay inshallah waan idin soo dhibeenayaa runta haka gabanina
@mohamedyussufabdi9041
@mohamedyussufabdi9041 2 жыл бұрын
Odo yasheeda
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 2 жыл бұрын
Professor Dr xasan sheekh nin culus oo cajiib ah aragti durugsan waayo noo joog🙏🙏🙏🙏 ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ilaahoow gudoon fiican iyo geesi noo dhali oo waa la daahaye ilaahoow dallaalla keen 🙏
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Prof Dr mid kaliya ma Ku kalsoonaan weydey kkkkkk
@aamincumar7693
@aamincumar7693 2 жыл бұрын
Tiim nolol iyo nabad guulaysta
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 жыл бұрын
Prof Hassan shiikh cali waa runtiis halyeey ilaahay haku caawiyo
@ayaanali8203
@ayaanali8203 2 жыл бұрын
Laba nin oo wadankan iskaga takri falaysay ayaa ilaahay rooble uso saaray oo yiri ka jooga gacmaha ayuu ka qabtay runti ayagaana keensaday awal xumaatodi darted wa lagu saladay
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Damiirku Markuu dhinto ama wax magarad isKa hadlaan waa tan oo kale
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 2 жыл бұрын
@@batulasmail8261 adaa dammir leh marka laangaabnimo qabyalad ku darsaday, oon iaku kalsoneyn inay wax dhacaan moye, wadanka in xor ahaado inay tuugnimo iyo military ay ku gadhi karan dantooda bay u arkaan ,madaama ay yihin laangaab ilka yar
@abduladansharif9548
@abduladansharif9548 2 жыл бұрын
Dood Waxaa dood lagu sheegi karaa marka aay ka qeyb galaan dad kala aragti ah. Laakiin marka aad meel iskugu keento 3 qof oo hal aragti qabo dood maaha!!
@ahmedumarmahamed9532
@ahmedumarmahamed9532 2 жыл бұрын
Sxb noqonta marka runta Loo shego ayaya qabilku meraysata
@sudijeylani2412
@sudijeylani2412 21 күн бұрын
Maanta yaa waraysta kuwaan xaalada khatartaa uu wadanku ku jiro 2024
@jamamohamed9721
@jamamohamed9721 2 жыл бұрын
Thanks DR hassan
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
ka waramah kuwah hotel jasirah ku shirah ka hadlah Axmed madobeh ka waramah xalaneh kuwih u saxixay 30 jir 30 malyan haystah ka waramah robleh moryan kuwan waa kuwoh shaqoh wayay waa igu shuub
@mahamoudaldalali7032
@mahamoudaldalali7032 2 жыл бұрын
illahay ka baqa bisinka guul farmaajo
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
GUUL NABAD IYO NOLOL HORUMAR BAAD WADANKA GAADH SIISEEN ALLE HAYDILA JIRO .GOOB.JOOGNA WAXAAN DHAHAYAA DHEX DHEXAAD NOQO.WAA BILLAAHI TAWFIIQ.JAW
@anabhussein2843
@anabhussein2843 21 күн бұрын
Shisheeye marabno
@jamatahmed2188
@jamatahmed2188 2 жыл бұрын
Guul FARMAJO ❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 2 жыл бұрын
DOWN FARMAAJO XAARE
@xuseenyaawaayo9098
@xuseenyaawaayo9098 2 жыл бұрын
Farmaajo guul
@odeyhawiye.xaajiguners.9849
@odeyhawiye.xaajiguners.9849 2 жыл бұрын
Guuleeysta Goobjoog 🖐💯❤💖
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Meelxunjoog Xeebta Kama siqsiqaan
@cadaayoos
@cadaayoos 2 жыл бұрын
Excellent Debate, HiiraanLand 🇸🇴 Republic Of Somalia.
@ibnrushdaverroes7633
@ibnrushdaverroes7633 2 жыл бұрын
Goobjoog : saxafiga, aqoonyahanada aad iyo aad barnaamij qiima badan ✌️✌️✌️✌️✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedyussufabdi9041
@mohamedyussufabdi9041 2 жыл бұрын
All muqadaridka iyo wixii kabadan wadanka waxaa soo galinaayo madaxda hada heesato meel kale haka radinin
@mohamedyussufabdi9041
@mohamedyussufabdi9041 2 жыл бұрын
Waxaa maskaxda laga dilayaa dhalinta beesha somaliyed sababto ah lama rabo in wadanka usoo baxaan ubax waxaana kadembeeye oo loosoo maraayaa dadka hada maamulaan wadanka iyo waxyaalo kabadan oo hada aan halkaan laga sheegeenini marka walaalayaal wadanka waloosotashte oo waxaa larabaa in magaca islam in laga tirtiro somalia waxaana waxaa kadambeeya yuhuud iyo kaniiyaa oo iskaa shanaayo marka walaalayaal gacmaha aan is qabsano manta waan dhownahay
@blfarm8831
@blfarm8831 2 жыл бұрын
Goobjoog tvga mooryanta
@faaris4036
@faaris4036 2 жыл бұрын
ILAAH HAXAFIDO FARMAAJO
@user-jf7zy4cb3v
@user-jf7zy4cb3v 26 күн бұрын
Allahsyow xaqa u hili.
@yaasmiinjamac9446
@yaasmiinjamac9446 2 жыл бұрын
Tvgaan ugu fiican tvyada xamar joogo umada iskool camal u ah in siyaasad nadiif ay bartaan waxuu keena Dad caqli Iyo diin leh aqoonyahan fariid ah caqligooda shaqeyo vive goobjoog
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 жыл бұрын
Goobjog waan ka helay barnamijkiina horay usoco
@statsm8339
@statsm8339 2 жыл бұрын
Islaxisaabtan waa muhiim haddii la rabo in dalka badbaado.
@subraarm4381
@subraarm4381 2 жыл бұрын
Magaciis Bad gate, Marka Qofka la intixaamayo Shaydaan Rooble la yidhaa baa wax loogu daraa Subxaanalaa way waasheene Ilaahayoow Naga xidhxidh Rooble,Abdi karaahi,Hassan Xaasid,Sanbaloolsha mujrim,iyo Ayaxa Hoteel Jaxiima jooga.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Barnaamij qiimo leh
@hajiyusuf5648
@hajiyusuf5648 2 жыл бұрын
4nin mucaarad la isku keeno dood lama yiraahdo dadka caqliyadooda kuma coyaari way Kaa caqli badan yihiin
@horiyo2491
@horiyo2491 2 жыл бұрын
Gabdhaha wixii dhalay may ceshtaan
@statsm8339
@statsm8339 2 жыл бұрын
Mashaa Allah Goobjoog idinka iyo aqoonyahannada aad doodda dhexdhigteen waad mahadsan tihiin.
@farhiaalinor3608
@farhiaalinor3608 24 күн бұрын
Xasanoow farmaajo madaxweyne hore weeye hada xasan sheikh baa madaxweyne ah mana jiro cid ixtiraamta sharciga xitaa adiga iyo anigaba
@ayaanali8203
@ayaanali8203 2 жыл бұрын
Shimbirba shimbirkiisa ayuu la duulaa hadii jaahil la doorto jaahil kale ayuu kenaya nin qabyaladedna asagoo kale ayu ku kenaya halayska ilaaliyo wa inay xildhibaanada ka bilaabato dadka lo so doranayo laga dhigaa dad ku wanagsan diinta iyo maadiga hadii kale waxay ku kenayan ayagoo kale
@zahraaden4608
@zahraaden4608 2 жыл бұрын
Waa XiLddoon!!! Waan ka xumahay inaad qof cadhaysantahay,....MDW MCMFarmaajo Waad Gaadhiweydey!!!!
@carabshariif2457
@carabshariif2457 2 жыл бұрын
Wa Emarate caloshoda ushaqaystayal
@mohamedyussufabdi9041
@mohamedyussufabdi9041 2 жыл бұрын
Somalia manta lataganyahay sharci majiro
@latifahesse806
@latifahesse806 2 жыл бұрын
Farmaajo xitaa qaadkii buu joojisye, ma dataagis buu ogalaanyaa.?
@sultanyusuf2755
@sultanyusuf2755 2 жыл бұрын
Mansha Alah dood wanagsan!
@khadijoosman9618
@khadijoosman9618 2 жыл бұрын
Ninbaa lagu goobanayaa kkkkkkk dooda aaway dad shaqaraadis ah waaye doodi meesha mataalo
@anabhussein2843
@anabhussein2843 21 күн бұрын
Asc wan idinsalaamay wan idin ladhacsanahay lkin Imaatad,iyo kenya hanagu dhegin
@jamatahmed2188
@jamatahmed2188 2 жыл бұрын
Manta indhaha na furan Farmajo Guul mar 2 soo noqo Ilahay insha Allah
@balbaalmahamed4685
@balbaalmahamed4685 20 күн бұрын
Addaa. Ugeynjiray. Naagaah. Ammisoon
@saidomohamed943
@saidomohamed943 2 жыл бұрын
Professor 👩‍🏫 Hassan Sheikh Ali Runta Ayaad ka Hadashaa siyaasi weeyn Ayaa Tahay Allaha idin xafido
@yusufhusseinmude5439
@yusufhusseinmude5439 2 жыл бұрын
Caliyare wariyoow siduu kulayahay waa ninka ugu roon intakale khabiisiin waa madax weeynihii ugu axmaqsanaa adunka ogaada mlahlal somaliya waa aduunka
@farhiya6731
@farhiya6731 2 жыл бұрын
Walee wadaadkaan runtuu sheegay.
@yusufjeeri8428
@yusufjeeri8428 2 жыл бұрын
Caliyare caadi maaha kaas mashaqaaleyn laheet
@GurhanAhmed
@GurhanAhmed 2 жыл бұрын
Dad wada mucaarad ah oo aan wax xaqiiq ah heyn ayaad meesha la soo shirtagtay!😡
@qalifcilmi7535
@qalifcilmi7535 2 жыл бұрын
Xildhibaanada dooran sidey rabaan hakuyimaadeene waxaan kacodsanaynaa in aysan nagusoo celin m c farmaajo xataa kuwa uu awoodiisa kukeenay waa inay qalinkooda noogu hiiliyaan oo uu taargidka xildhibaanadu noqdaa nimaan farmaajo ahayn ayaan dooranayaa.
@hatethatiloveyou7939
@hatethatiloveyou7939 2 жыл бұрын
5sano oo dowlad la'aan ah 2017-2022 Soomaliya wili kama dhicin in madaxweene iyo Reysulwasare qoryo isku heesto madaxtooyada dhaxdeeda
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Godkii madooba ee Dadka dhiiga looga jiqi jirey ayuu rabaa Taas was laga hayaamey
@SahroCabdulaahi-d7s
@SahroCabdulaahi-d7s 5 күн бұрын
Farmaajo wuxuu ahaa madaxweyne illaahkabaqaya dhaartiisiina karunsheegay jecelana dalkisa iyo dadkiisa kunafaana allaha xafido soonoqo markale
@juujuufarah2417
@juujuufarah2417 2 жыл бұрын
Ma saasbaad dood loo qadaa hal dhinac weeye aa way dhinicii kale haddii ilaah laga baqayo kii ugu roonaa waaye wariye dib ugu noqo barnaamijkaaga Mid lqbada dhinac ah keen
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 жыл бұрын
Waa rag xul ah oo u soo bandhigay umada somaaliyeed gaboodfalada ay gaysteen kooxda villa soomaaliya afduubka ku joogta oo lagu khaladamay noqdayna musiibo aan horay loo arag.
@muntaas1xuseen984
@muntaas1xuseen984 2 жыл бұрын
Tuugo alle ha soo celiyo farmaajo saad dhiig kaar ugu dhimataan daba dhilf ayaa tihiin balaayo wax idin baratay wax ay barteen jajusnimo iyo wali
@ahmedabdullah1704
@ahmedabdullah1704 2 жыл бұрын
waxani dood maha dood haku shegina dood waxay dhex marta dad kala aragti ah dadkan wa wada mucarid
@macalingarada.m.g6590
@macalingarada.m.g6590 2 жыл бұрын
Prf ayaan ahy kulaha waa 0
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 2 жыл бұрын
Weligay ma aragon sadex nin oo isku mawqfa oo meel soo wada fadhiisto
@alidamey2276
@alidamey2276 2 жыл бұрын
Waa Su,Aal Aad iyo,Aad U Fiican
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 жыл бұрын
Waa dood banaanka keentay waaqica dalka ka jira.
@nooleaqlan218
@nooleaqlan218 2 жыл бұрын
Dadka mugdisho joogo dowlad inaad sugtan mahan nin walbo hub sharci ha qaato
@musejama9930
@musejama9930 2 жыл бұрын
Wa nin buka
@user-qi9ub5sd2r
@user-qi9ub5sd2r 20 күн бұрын
Professeur''tribaliste''vive''nàbad''iyo''nolol''farmajo''viva
@mohamedyussufabdi9041
@mohamedyussufabdi9041 2 жыл бұрын
Alshabab wax ladhaho majirto iyaga baa maan dooriyaha wadanka soogaliyaan
@IsmaciilXaaji-e5k
@IsmaciilXaaji-e5k 27 күн бұрын
DAD MIYIGA KAYIMID OO QAWA QOFKA HADUU KURSICAAS UKUFADHADHIISTO OO UMILAAYO DHAXAL ABIHIIS AAGATAGAY OO UMAMUSHTO SIISDONO UMAAMULO REER UNUKAALEH SIDAAS AYAA UBURBURTAY DAWLANIMADA
@yunussalah3587
@yunussalah3587 2 жыл бұрын
Waa koox mucaarad ah wada qaran dumis ah
@amiirdabarani284
@amiirdabarani284 2 жыл бұрын
Meesha dad xanusan oo mucarad waliba ku xun yaad keenteen kana lama dhihi karo barnmij cadalad ah wa in waxad so bandhigayso waa in ay dhan kasta isu dhela tirsan yihin lkn hal dhan weye dadkani
@dalalmaakhiri1060
@dalalmaakhiri1060 2 жыл бұрын
😂😂😂Waxaa la YAAB leh mooryaantii SOOMAALI baabi'isay oo burburisay oo ku dhacay magaca dawlada XOOLIHII ummada ilaa 30 jir 30 milyan haysta iwm. ay soo baxeen, oo Xasan Sheekh dhulkii iyo xoolihii ummada boobay oo doorashadii hore boobeen ayay maanta noo shegayaan FARMAAJO baa danbiile Qaran ah oo waxaan hore u dhicin sameeyey? 🤔 Haa waxaan hore u dhicin buu sameeyey oo ah inuusan XOOLIHII ummada dhicin, doorashana BOOBIN Dawladnimana DHISAY. QABYAALAD bay MOORYAANTU kaaga dhigayaan WADANIYAD! 😂KIR yaa Dameero.!
@fartunsalahahmed7690
@fartunsalahahmed7690 2 жыл бұрын
Odeygaan gariirayo inuu xaaraan cuney wey ka muuqataa farmajo ilaahaa na siiyey caay waxba ugama qadeysaan hawiye ma xishoode hal nin ayey caay la dul taagan yihiin
@carabshariif2457
@carabshariif2457 2 жыл бұрын
Kuwan diin male somali mahan waa qarandumis sharkiina alah haidun ku celiyo
@myusuf951
@myusuf951 2 жыл бұрын
Hawiye is waraysanaya iga dheh
@user-pm6np3ei3f
@user-pm6np3ei3f 2 жыл бұрын
WAAR banala
@jamatahmed2188
@jamatahmed2188 2 жыл бұрын
Daba dhilifka ha dhaco Guuul FARMAJO ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Amiin
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 2 жыл бұрын
daba dhilif hadu jiro waa farmaajo
@JsheEhehej
@JsheEhehej 20 күн бұрын
Kuwah.matah.xunkah,hayah.bah. Ah.dabah.dhilif.oo.shababkah.ah Iskunah.kharinayah.dowlad.nimadah.oo.cidan.iyo.dhalinyarabah Kudhaneyey.kharaxyo.an.waxabah Lagah.khankaran Ee.shacabkah.iyo.dhalinyaradah Ilahaay.habadbadiyo.cid.dafaceysah.lomajedah Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah
@mohamedyussufabdi9041
@mohamedyussufabdi9041 2 жыл бұрын
Saxiibada inee nafta isku huraan baalaga rabaa
@hassanoscah4653
@hassanoscah4653 2 жыл бұрын
Asc waxan salamaya mata sarafka
@babunabdan8063
@babunabdan8063 2 жыл бұрын
Su aashu yaa aqoonyahan ah su aashu waa taa soomaali aqoon yahan ma laha
@sahruja5777
@sahruja5777 2 жыл бұрын
Farmaajo wadanka wuxuu kusoo kordhiyay Facebook leeska caayo iyo qabyaalad.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Dadku Dalkoodi ayey cadowga gudaha iyo Kan Dibada Ka difaacan. Dabadhilif Qabyaaliiste Boolicun isbaaro. Bililiqo Gufsi No any more.
@mohamedyussufabdi9041
@mohamedyussufabdi9041 2 жыл бұрын
Meesha masiixa xudujaal baa kujiraa see kusaarna weeye
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 2 жыл бұрын
Waa barnaamij Somalia 🇸🇴 in lagu burburiyo la doonayo intiisa badana waa been abuur
@AliHassan-bv5hu
@AliHassan-bv5hu 2 жыл бұрын
Masha Allah waa barnaamij aad u qiimo badan wax badana aan ka faa'iidey. Goob joog jiroo jooga mr Arka special thanks to you
@user-ij8cv8ez7j
@user-ij8cv8ez7j 27 күн бұрын
Waxasan aqonyahan sheeganaya adunyoy xaalka ba
@zahraaden4608
@zahraaden4608 2 жыл бұрын
Xarraam? Xaasidnimo baa meesha Socota!!! DawLad Wanaaga jira baad ka xuntahay!!! Inaad Aamusto baa kuu fiican. "XaaLa Nafsiya" baa ku haysa!!! Isddawee!!!! Adiga iyo wixii kuLa mid ah.,..... Wa Billaahi Tawfiiq .
@user-jd1uy8uj4r
@user-jd1uy8uj4r 21 күн бұрын
Wixi ugu caqliga xumaa uguna ciilqab badna ba meesha isgu yimi wax laga faaido iska daaye dhagaha ayay wasaqaynayàn hhhhhhhhhh ciil qabayaal ururay. Yay wax ushegayan kkkkkk
@mohamedyussufabdi9041
@mohamedyussufabdi9041 2 жыл бұрын
Adeer aniga hataa hanjaab ku joogaa wlhi
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 2 жыл бұрын
Asc, Guul Madaxweyne M.C.Farmaajo wuxuu noo Ilaashey Amaanadii dalka, Hankii iyo sharaftii soo ceshey, Ciidankii dhisay, Baddii iyo Hawadiina Keeney, kuwa intaa diidan waa danley, caadifeysan. wbt
@musejama9930
@musejama9930 2 жыл бұрын
Waryaadha tiifiigan ma tiimi.ef ayuu u sjaqeeya
@latifahesse806
@latifahesse806 2 жыл бұрын
Doodaan ayaa loo sameeyey, ma dadka aan sawiradooda halkan ka aragnaa mise cid kalaa ku wehelisa?
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Жыл бұрын
Kkkkkk barfasoor dhuusaye qabiil darajeeyo uf uf baahane
@jamatahmed2188
@jamatahmed2188 2 жыл бұрын
Guuuul Farmajo Somalia Guuul ❤️❤️❤️❤️❤️
@rukiakujiki2232
@rukiakujiki2232 2 жыл бұрын
Dawladan waxa 100% ka fiicned dawlad la aantii wadanku so maray ilaahay naguma so celiyo kuwo ka xun ama la mid ahna ilaahay ha naga hayo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Dadkii isbaarada u tiiley ayaa tahay kkkk
@abdiosman4770
@abdiosman4770 2 жыл бұрын
Mashalaah
@YaasinNuursheeq
@YaasinNuursheeq 3 күн бұрын
Maxweyne yaashii hore maxaad ugasheekeyn weydeen
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 2 жыл бұрын
Viiiiiva farmaajo guulayso iska ooya
@JsheEhehej
@JsheEhehej 20 күн бұрын
Waxa.kucad.malinkah.xasan.inuuh Dafacayo.xasan.sheq.oo.didan.yahay.inuuh.edayo. Markah.hadaladisah.lagah.garanayah.inuuh.yahay..nin.ushakhayah. Xasan.sheq.waxanah.lagah.garanayah.hadaladisah.ukuh.hadlayah. Xasan.sheq.edanah.dhabarkah. Usaray.inah.farmajo Khofkih.akhilih.lah.waa.fahmayah Hadaladuh.kuh.hadlayo Macali.xasan. Markah.xakhah.rabigay Hanatusoh.amiin Aniganah.khabil.han.umah.hadlayo Inah.farmajo.oo.iskuh.khabil.manihin.ee.taladan.idilah.wadagay.waxanah.ahay.shacabkah.dagan.xamar.oo.waxa.kastah.lasocdah Markah.hanay.shacabkah.dagan Xamar.rabigay.hanabadbadiyo. Shar.iyo.kharaxyanah.ilahaay.hanagah.yarayo.oo.waan.kudhamanay Kharaxyadah.kadhacayah.xamar Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@sherifadam2729
@sherifadam2729 8 күн бұрын
Mamudna inlawareyto
@cumarcabduwali8680
@cumarcabduwali8680 2 жыл бұрын
wax wax lA yaboh, hadalka ay ku hadlayan kuwan, iyagii baa ka digayah xad gudubka , iyagiibanah ku kacayah, yaa idin baneeyey, inad madaxweynaha caysan, soo lama oran karoh, hadalkiina waa wax kama jiraan, aqoon yahan ma jiro ,moryaan bad noo soo tabiseen adeer, farmaajo leysku sheeg, guul madaxweyne
@user-fb5qx1zs4m
@user-fb5qx1zs4m 5 ай бұрын
Girl Aysdabad.gambalel.halogaxiroyaaugaxirayo.hallkaasayjogta.danbile.walobatay
@tahaliilali2089
@tahaliilali2089 21 күн бұрын
Tanhadaka warama maxay haysaa?
@JsheEhehej
@JsheEhehej 20 күн бұрын
Ninkan.shaficih.lalayay.waa.nin. Cafar.ah.amah.ah.ciisah.jabuti. Dagah.maxah.ugajirah.falaqantah.somaliya.masah.waa.jajus.xasan Shekh.u.shakhayah.oo.iskarinayah Markah.jajus.kastah.waxuuh.bartay.afkih.somaligah. Markas.buh.iskadhigayah.nin Siyasih.ah.oo.somali.ah Markah.dalki.somaliya.waa.dal. Dayacan.oo.civkastah.iskah.sogalaysah.oo.iskah.dhigay.sah.ineey. Somalia.yihiin.ee.rabigay.hanagah Khabtoh.ninkasto.sheh.shayah.u Shakhayah.amiin.
@subraarm4381
@subraarm4381 2 жыл бұрын
Wayna Ogtaha habaar Ka dhoco dalka Yaa lagu Duminayay Iyada iyo Qalbi dhaxba Waxaan Ka danbeeyay Tgreeg oo shaaqale badan Ku lahaa dalka Bashiir Goobi, Sanbaloolsha,Hassan Sheekh, iyo kuwo kale. Soomaaliyee Aqoonto waa ta Ala ku siiyo Farmaajo waa Nin,ninka tegay Dulqaad badane Ilaahayoow Ka Ilaali Ayaxa dadkaiyo dadkan Rabin.
@YusufLugey
@YusufLugey 16 күн бұрын
Waa idin fahannaya in xasan ka baqaya farmaajo marka adeer waa idinka gubatay midaasi waxaad ka hadlaysaan maaha dad iyo dal ee waa nin keliyaha
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 2 жыл бұрын
Thanks
@aamincumar7693
@aamincumar7693 2 жыл бұрын
N&N guul waligiin jooga guuuuuuul
@saladoabdulahi7201
@saladoabdulahi7201 2 жыл бұрын
Yes
@AbdulkadirAli-hi2nr
@AbdulkadirAli-hi2nr 5 ай бұрын
😮I will be 😮😮
@IsmaciilMaxamed-dg8no
@IsmaciilMaxamed-dg8no 20 күн бұрын
Xasan maka fiicanyahay farmaajo maadkahadshaan inuuw maxkamad mudanyahaay mise waxaad tihiin hawiye difaacaaya xasan ilaah ka canada iskadaaya eexda
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 6 күн бұрын
Sidoo kale balfiiri hadaladooda afsoomaaligii ayay sixi laayihiin soomaaliyeey dameerahayn lasooxulay sidoo kale maanta dalkii iyo dadkii soomaaliyeed xaaladay ku jiraan
@AsadAli-hx1wv
@AsadAli-hx1wv 22 күн бұрын
BEEN IYO MUNAAFAQ NIMO AYAAD MEESHA LASOO FARIISATEEN
FARTAAG: JIRKA CARRUURTA AYAA LAGA GANACSADAA XALANE
36:16
HANOOLAATO
Рет қаралды 149 М.
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 55 МЛН
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 54 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 8 МЛН
WAREYSI #1/2 - TAARIIKHDA IYO DILKII SH AWEYS ALQAADIRI 1909
18:14
QEYBTI 3-AAD DHAGARTI ALSHABAB WARIYE MAXAMED C/LAAHI XAAJI
22:51
SALAAD CISMAAN ROOBLE- #3/4 KALITALIS MA AHAA JAALLE SIYAAD?
26:42
Qeybtii 2aad Ee Barnaamijka Awoodda 5-aad
49:31
Dalsan TV
Рет қаралды 51 М.
CAQABADDA DOORASHADA WAA FARMAAJO-DR CABDIKARIN AXMED CALI
22:56