Abdihaafi jazakaAllah Khayr. Nin dhiig islaam kabuuxo guulayso
@AliKhan-SomaliАй бұрын
Dood aad u kulul bay ahayd Ustaadi Mahadsanid
@AbdullahiNoor-pe3fj23 күн бұрын
Thank you my friend
@mohamudulusow3668Ай бұрын
Abdixafid sxb Somali British TV ka dhig waayo Soomaali ayaa first kuu ah maadaama aad af Soomaali ku hadasho just like SomaliAmerican TV Haraare Team thanks 😊
May ahayn war crime imisaa la afduubayay reer Palestine imisaa xabsiyada yuhuud ku xidhan iykoon waxba samayn dhulkoodii xoog lagu haysto no mahdi kuman raacin
Ya Allah protect falastine from Isreal ameen ya Allah 😢❤❤❤♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@adenmohamed1935Ай бұрын
Insha Allah plastine will be free very soon 🙏
@KoomaaliАй бұрын
#Cabdicaafidow habka aad wax u turjumayso wax ka badal..
@CaliyassinCaliyassin-dp6sgАй бұрын
ayada baadiyay mahdi hassan
@fadumamaxamed2535Ай бұрын
Laba arimood oo lays agdhigo ma aha, Gaza waxaa lagu dhigay aduunka meel aay ka dhacday ma jirto
@rahh4137Ай бұрын
Yuhuudu xaq uma laha in ay qaza burburiso oo ay xasuuqdo shacabka Falastiin.
@BadriSheekhabdiАй бұрын
Haduu durdur & dabal galo doofar abidkii ma daahiro haku daalin yuhuud waa yuud
@User-s5z2tАй бұрын
Allah ha ugargaaro Palestine. Waa kuwee kuwa aan cadaalad ka sugayno
@AamaCade6Ай бұрын
Mahdi guul
@fatimayusuf471Ай бұрын
Noooooo Palestine waligood wax qalada may samayn mar walba wa laga gardaranyay tol beelay reer Palestine tol ma leh muslimkii ayaa dayacay
@Aliinaliiban1780Ай бұрын
Muslim oo dhan maha carab baa dayacday oo dilkooda lacag ku bixisa Adba aqlaadeedahaye sidee isreal oo ah dad aaad uga Tira yar carabta Ay u dishaa dadkaa waliba intay ugu timi dhulkooda Carabina iyagoo ah dadka ugu hantida badan aduunka 😮 Carabta ayaa ka danbaysa inay sidaa noqdaan dadkaasi 😢 Iyaga ayaana in dalalkii kale sidaa la doonaya sucudigu maraykan lacag siya si ul Ilaaliyan😂😂 Emirates kana yuhuuda la xidheenba 😮 Dalalkii kle islaamkana wey burburinyaan allow shartooda ku celi dadkAA
@aaminoculusow2124Ай бұрын
runta in la sheego as fiican yahuuda beentey daldali jirtay aaninkaanu ou weli shegaa
@amalabdi6532Ай бұрын
Mahdi ma Masha Allah Aamin Aamin Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸😭
@abshirmohamed3527Ай бұрын
Masha a mahdi sifcn duqan ugashay
@jnoortayeser6212Ай бұрын
Labada nin waa nin been cad iyo waxan jirin sheegaya oo daafacaya dhibaatada ay geysatey Isreal iyo nin waxa Gaza ka dhacay oo Ummadda oo dhan ogtahay xusuusinaya waxa uu sheegayana ay ku saleysan run iyo taariikhda dhabta ah.
@abdiwahidhassan2292Ай бұрын
Mehdi hassan waa qof damiir leh yahuuda sifiican ayuu uyaqaana allahu akbar viva mehdi hassan
@fathiwarsame7628Ай бұрын
Nin walan oo xara cunaayo haduu ku dhaho kala ila dood ka waran Isreal waa ninkas walan oo xarka cunayo oo kale wayo waxay ku kaceen waa waxa aduunka oo dhan fajaca ku riday .Allah waxa kasta waa u jeeda marka ha la iska hadlo waliba reer isreail one day waxay galeen waa ka so baxaysa cuqubada aay ka galeen reer falstiin .
Dood waa halsaac part 2 3 4 kasoo samay dooda way kululshahay
@JacfarDarbalmusseАй бұрын
Aad ban ugu riyaqay axsan dood fadlan no jogte doodan
@ShamsoElmi-x3jАй бұрын
Maxaa laga wareysanayaa caqli yuhuudeed buu ku hadlayaa, shacabka iyo caruurta ay dilkooda ka xanaaqeen iyo kuwaylaynayaan maxay ku kala duwanyihiin
@naimaomar3254Ай бұрын
KADAAB ILAAHAY KA FURTAY ! MUNAAAFAQ CAD ! WAAYE .
@abdigaiye715Ай бұрын
Yahuud meshii aad ku aragtaba maxay been usheegan, maxaa kadhigay beenaleyal aan xishood laheen, xataa og in beentoda lala socdo oo la' ogyahay.
@gouledxidig32Ай бұрын
Bahasha soodhameystir
@abdiqafarkulow5849Ай бұрын
Mehdi Hasaan Shia waye ma ogi wa nin adag
@abdiazizwarsame3371Ай бұрын
Waa maxay sidan niman doonayaa miyeey hadana kula gashay wax dadka laga gado ayuu waayay qalbi ciyaalkan
@yuusuf34Ай бұрын
@@abdiazizwarsame3371 waad xanuun santahay sxp allah haku caafiyo hadadan ku qancin iskaga tag maxad qofka walaalka ah iskugu daye inaad dhawacdo niyada ka dishid xaasida tahay xasid waligis ma liwaano
@khadroaliindhayare9820Ай бұрын
Anaga kamarqatiya inuyahay beenaale Ellaahaybaa noosheegay enaysan run aqoon wasaqa
@cabdulaahidaahir8059Ай бұрын
eylon iskadaye 70sano yahud runshega lamaarag
@MohamudciseАй бұрын
Debate kaas shalay subixii baan dhagaystay, lkin waxaa doodayay Laba shaqsi oo runtii aad ukala fog aqoon ahaan & dhinac kastababa, Tusaale aahaan wariye mehdi hassan wuxuu u muuqday shaqsi xogg ogaalla oo Hadalada uu isticmaalayo ay ku saabsanyihiin xaqiiqada, Lkin Eylon wixiisuu waa uun is difaacid & aan lagaa gar helin & been aan sal iyo raad toona lahayn Waan kusalaamay wariye abdihafid aderkis
@بنتخالتي-غ4لАй бұрын
Carab hadal badan buuq qaylo dood oohin nacayb dirir i gabayo intasa laga dhaxlay wasna wax xun qaylo dheer hadal badan looma baahna
@NajmoXuseen-rt5nsАй бұрын
Israel dood mesha kuma heyso wayo caden mahayaan inte xamas caruur kujerjertay😂tankle hadi xamas ay wuxuush yihiin maxabiista ayey gowrici lahayeen ama kufsan lahayeen halka israel maxabista falstiniyinta ay kyfsaden waliba ay jirdileen😢
@NajmoXuseen-rt5nsАй бұрын
Mahdi hassan gaal miyaa mise muslim aqwaan iisheega
@moogemaxamuud1963Ай бұрын
Mehdi uu dubtay eylon
@malyounjamacmalyoun2120Ай бұрын
Warbeen cad yu meaha layimid adunkuu ma shegen in xamas kufsii iyo jarjaarid adegsatay de cabdiixafidow yuhuuda rasulkeni scw scw swc yay ku wacad fuurtay Marka kogaa wariyaha iyo madaxdodaa wa benaloyin
@umuxafsa3391Ай бұрын
Wax laysla barbardhigo maahalabada doodood in wax cad ayuu hayaa Nina Mala awaal guulreer xamaas
BEENAALE SOOMAALI BAA TIRI NAR HIRE BEENU RAAD MA LEH DUNIDUNA WEY U JEEDAA HADALKIISUNA WAA WAX LAGU YAQYAQSOODU YUHUUD RABA IN UU QIIL U BIXIYO XASUUQA DABAR JARKA AH ISIR TIR TIRKA AH DABADEEDNA KU SALAYSAN ISBALAARINTA AY YUHUUDI RABTO BARIGA DHEXE IYADU QAADATO KUNA AMAR KU TAAG LAYSO
@ahmedadanmahamed5105Ай бұрын
Been a bandana yehuda ciyaalaka xitaa mayeelayan waxa uu shegayo munafaqan camus Kafka cudur haka galee
@faisala4218Ай бұрын
Mahdi Hassan is a hypocrite hyperbolic and master argumentative debates as his book "Win any argument" delineates! He often flip-flops on crucial and more serious issues like abortion, Palestinian resistance, and Iranian's politics and military deterrence. I decided to not consume his debates.