Doodan iyadoo ingiriis ah ayaan Daawaday lkn wax badan kama fahmin. Niyada ayaan ku hayay Jazakallah (khadar).❤❤❤
@jawaahiri4 жыл бұрын
1: 😁😁😁samirka iyo dulqaadka baro oo marka hore soo dhamayso vedio ga comments ka hakusoo ordine 2: Hadaad vedio ga dhamaysatay Qiimee doodan iyo wixii aad kafaa'iiday
@aadan32864 жыл бұрын
Kkkk.
@M0ha004 жыл бұрын
Quraankii oo bilaaban ayaan Comments furay
@ahmedothman97914 жыл бұрын
😁✅ caynkaa weeye
@SacadMuusekibrey4 жыл бұрын
Hhhh wll waxaan u soo galy inan kuu mahad celiyo, mahad sanid Wll doodaha sidaa uun mar isa soo raacin hore u soco wll sidoo kale
I appreciate ur effort inshalah i want to be a debator also pray for me am 17yrs hv learnt alot frm dr zakir naik and ur translations
@mustafenurdirir92903 жыл бұрын
Waad noqonaysaa walale
@DARWIISHAD3 жыл бұрын
Insha Allah you will just keep on learning some more good luck
@soosaare3 жыл бұрын
Horay usoco wll waad gaadhaysaa
@soosaare3 жыл бұрын
inshaAllah
@MohamedAhmed-hl5yk4 жыл бұрын
Su’aal: Hadii Islaamku uu kasoo horjeedo sanamyada oo uu dhaleeceeyeyna, maxay Muslimiintu u caabudaan ama ugu sujuudaa Kacbada? Jawaab: Kacbadu waa qiblada Muslimiinta waana jihada loo jeesto kolka la tukanayo. Waxaana muhiim ah in la ogaado in marka Muslimiintu ay u jeesanayaan Kacbada aanay caabudayn Kacbada, ee Muslimiintu waxay caabudaa Ilaaha kalida ah ee aan Ilaah kale oo waheliyaa aanu jirin. Waxa lagu xusay Quraanka Kariimka ah in Ilaahay faray Muslimiinta inay qiblo loo jeesto ka yeeshaan Kacbada: قَدْ نَرَىٰ تَقَلُّبَ وَجْهِكَ فِي السَّمَاءِ ۖ فَلَنُوَلِّيَنَّكَ قِبْلَةً تَرْضَاهَا ۚ فَوَلِّ وَجْهَكَ شَطْرَ الْمَسْجِدِ الْحَرَامِ ۚ وَحَيْثُ مَا كُنتُمْ فَوَلُّوا وُجُوهَكُمْ شَطْرَهُ ۗ وَإِنَّ الَّذِينَ أُوتُوا الْكِتَابَ لَيَعْلَمُونَ أَنَّهُ الْحَقُّ مِن رَّبِّهِمْ ۗ وَمَا اللَّـهُ بِغَافِلٍ عَمَّا يَعْمَلُونَ ﴿١٤٤﴾ “dhab ahaan ayaan ugu arkaynay gagadookna Wajigaaga ee Samada, waxaana kuu jeedinaynaa Qiblo aad ka raali noqon, ee u jeedi Wajigaaga xagga Masjidka Xurmeysan, meelkastood joogtana u jeediya Wajigiinna xagiisa, kuwa Kitaabka la siiyeyna waa ogyihiin in jeedintaas xaq Ilaahay ay tahay, Ilaahayna ma halmaansana waxay Camal fali.” [Albaqara: 144] Muslimiintu waxay rumaysanyihiin midnimada: Kasoo qaad in koox muslimiin ah ay rabto inay oogaan salaada, waxa macquula in mid kamid ah dhaho; anigu dhanka bari ayaan u jeesanayaa, kan kalena uu dhaho aniguna galbeed ayaan ujeesanayaa. Sidaa awgeed waxa lagama maarmaan ah inay jirto hal jiho kaliya oo midaysa, waana jihada Ilaahay u dooray Muslimiintu inay xageeda u tukadaan. Muslimkasta oo dunida joogaa wuxuu soo qaabilayaa kolkuu tukanayo jihada Qiblada oo ah Kacbada. Kacbadu waxay ku taala badhtanka Khariidada Caalamka. Muslimiinta ayaa ahaa dadkii ugu horeeyey ee sawiray khariidada Caalamka, ayagoo sawiray in khariidada xageeda koonfureed ay sarrayso, waqooyiguna uu hooseeyo. Kacbaduna waxay ahayd badhtanka Khariidada. Mar danbe waxa yimid reer galbeedka oo u sawiray khariidada mid kasoo horjeeda khariidadihii hore, oo koonfurtu ay hoosayso, waqooyiguna uu sarreeyo. Hadana Kacbadu wali waa badhtanka Khariidada, ayadoo lakala qallibayba. Dawaafka Kacbada. Kolka Muslimintu ay galaan Masaajidka Xaramka, waxay layimaadaan dawaaf. Dawaafkaas oo ka turjumaya in la caabudayo hal Ilaah oo kaliya. Wareeg kastana wuxuu leeyahay hal center (udub dhexaad), maxaa yeelay waxa jira hal Ilaah oo kaliya. Kacbadu dhib iyo dheef toona ma hantaan, ee dhibka iyo dheeftuba waxay ku jirtaa gacanta Ilaahay. Xadiiskii Cumar ibnu Khadaab ayaa u daliila in Muslimiintu waligood aanay caabudin Kacbada iyo wixii lamid ahba, wuxuu yidhi Cumar ibnu Khadaab oo ahaa saxaabigii labaad ee ugu khayrka badnaa saxaabada. قبل عمر بن الخطاب الحجر ثم قال أم والله لقد علمت أنك حجر ولولا أني رأيت رسول الله صلى الله عليه وسلم يقبلك ما قبلتك Cumar ibnu Khadaab ayaa dhunkaday dhagaxa, markaasu dhahay: “Ilaahbaan ku dhaartee, dhab waxaan u ogahay inaad adigu tahay dhagax, ee hadaanan arkin Rasuulkii Ilaahay (scw) oo ku dhunkanaya kumaan dhunkan lahayn.” [Muslim: 1270] Dad ayaa ku dul istaagay Kacbada ayagoo ka dul adimaya. Xilligii nabigu noolaa, dadka qaar ayaa kacbada dusheeda ku istaagay oo ka dul adimay. Adigana aan ku waydiiyey su’aashan ee miyey jiraan sanam Aduunka la caabudo oo madaxiisa lagu istaagto? Xigasho: Dr Zakir naik, common questions about Islam.
@khaledkhader60254 жыл бұрын
afkaaga caanonlagu qabay....kheyr hel waligaaba
@muhiyadinmaxamed7454 жыл бұрын
waa saush u nin Buddhist ahii waydiayay marki hore anaa ku idhii # anoo ixtiiramaya diin walba hadan sidan ku cabudi karna dhagax ayunu gacmahena ku samaysanay # waxay igu jawabeen idiinkuba waxad cabudan (black stone ) dhagaxa madaw e makka yalaa
@muslimopwnsudjs80334 жыл бұрын
❤💋🥰😘😍Allah khayr ha ku siiyo
@samsamali14304 жыл бұрын
Adeer Allah waxa ladhaafin waayey Dhagaxaa makka Qotoma
@abdiwelin.ibrahimabdalla38694 жыл бұрын
Ajar iyo xasanaad Allah kaa siyo
@maazimaden11544 жыл бұрын
Wxn ku bixiyay wakhti badan Masha Allah Alaha aqoonta takuusiyadi wxa Khayr qaba Alaha ha kusiiyo huuno💓🇸🇴 David Wood is nothing wllhi ema malaynayo inuu dooda iyimid Lkn waxan umalaynaya inuu wali wxabadan ka ogaan quranka iyo diimaha dhmn kaliya iyimid erayo waan umalaynaya iwm xagu si cad ugu jawabayay she. Mohammed hijab Tani na wxy inoo cadaynasa in gaalada xiligan ay jaahil wada yihiin sida David Wood
@sadiaisse21764 жыл бұрын
KKkkkK Moxamed Hjab igu so oradba ma ahan manshaa Allah
@AhmedAli-sx3ck4 жыл бұрын
Manshallh ha odhan wll sida sxda wa mashaallh
@Truthmoi4 жыл бұрын
3:50Am ayan kugadhay masha allah dood wanagsan oo sifican lo turjumashay thankz
@hudacabdi7034 жыл бұрын
Mancha Allah ilahy haynga dhigo daciyiin
@somaliboy374 жыл бұрын
04:09 aan ku gaarey ilaa dhamaadka Aniga iyo xaaskeeyga qaaliga ah, Masha allah ilaahey ajir badan hakaa siiyo walaal Alxmd inaga dhigey islaam,
@zamiiraahmed47484 жыл бұрын
Mansha Allah
@ozilofficiall7164 жыл бұрын
Manshalaah ilaahay ayaa mahad leh inaga dhigay Islam ilaahayna waxaan ka baryayaa inuu suu hadeeyo gaalada dadka aan waxba ogayn shaydaankana nawada hareer mariyo
@shaqalecabdikariin15654 жыл бұрын
الله يحفظكما
@somaliwoodtv12014 жыл бұрын
5:55 ayay igu maraysa lkn waa kaligay hhh mansha allah reer jira
@AhmedAli-sx3ck4 жыл бұрын
Allh ha iidn xifdiyo❤
@queenacishqi14 жыл бұрын
Aniga hadan dhameestsy Mashaallah beey aheeed siduu maxamed udifaacay diinta islaamka iyo siduu naqaska ugu celiyay DAVID WOOD xaqana waxaad ku garaneesaa inuu mar walba Baadilka ka qaalib noqdo Adigana waad ku mahadsantahay sidaa quruxda badanee noogu soogudbisay waqtigaadii qaliga ahaaa aad galisay iyo dadaalkaada in ilaahey ajar kaaasiiiso markale mahadsanid walaal 💪🤴👏
@FluffPetsTV4 жыл бұрын
Dooda waxan dawaday iyado English ah #MoHijap inu waxba yahay ka dhigay #DividWood kiristanki ayaa qiray, guul waynbu na soo hooyay wiilka dhalinyarta ahi dadbana ku islamed dooda uubku gulaystay, U malayn maayo in Dib uu ula doodi doono Qof muslim ah, Diciifkaa #DavidWood ladhaha, sido kale wuxu meesha kaga qatay #MoHijap casharka oo Edeb ku qadanay Dad ka Noocan oo kale ah, Waxa ka baranay ugu yaran sadex! 1-Qofku wax aanu dadka u sharxi karin in anu isaguma faham sanayn, wax aanu fahan sanayn dabcan in aanu aamin sanayn, wood waa beelanale dhaqale kaga raadsada kunisadaha, 2-Waxan haysana diinta kaliya ee ayay jirin sual looga cabsanayo inay burburiso, halka diimaha kale hal waydiin wax ka badan sadex qaab ay kugu jawabayan Tusale: 1=3 oo aan ka dhadhicin karin ilmahaga 2 sano jira waxa layidha Trinity oo ah (Hal waa sadex sadexna waa hal) hadal toosanba maha qof maskaxdisu joogto uu ku dhawaqi karaba! 3-(قل جاء حغ وزهغ البضل انل بضل مان زهوغا،) In si walho ay u tar taman xaq baadil, marwalba uu guulasanayo xaqu! #MohamedHijapIsLegend😁🤛💥💪 #StrongMind #StrongSpeach Also #StrongBelive This is only #IslamPerson #SALAM
Abdullahi Sahal Alx sida ugu saxday waa ku mahadsantahay sidii carabi caadi ah uu u qoray quraanka
@abdullahisahal35674 жыл бұрын
Zuuzuu Husen mid lamid ah wll.
@khaledkhader60254 жыл бұрын
3qodoba waan ka fahy dooda:- 1. in kaliya aan la isdifaacin sidoo kale la weerartamo. 2.In wax ixtiraam ah loomuujin cida diinta aflagaadaysa. 3.in qaldkiisa loo sheego kahor inta aan loo jawabin tusale:(Mohammed hijaab inta uuna kajaawabin aaydaha uu si qaldan ufasirtay ayaa loo sheegay in uu horta naxwaha carabiga iska Saxo hhhhh).
@abdirashidibrahim99374 жыл бұрын
Saasa karaaba waxanad nagu yaryareen jirtaay waan naacnay hada ayaad na haqabtirtaay alleh haaku naxariistee danbigagana alleh hadhaafo amiin
@hamdaadam20494 жыл бұрын
Doodan arabi baan ku daawaday lagu turjumay. Waxan lhaa dadka an fahmayn si uga faiidaystan yaa soomali u turjuma jazzaka Allah wll . Chanel 100k hala gaadhsiiyo
@abdiwaasac46114 жыл бұрын
I encourage you my brother how to give your time dacwada islamka to upread and how to sacrifice for your time bro keep going Allah will reward you Peace off Allah be upon you
@bisharabdisalan44104 жыл бұрын
Masha all khadaraw allah sw ha kaa abaal mariyo waqtiga iyo juhdigii aad ku bixisay in doodaas aad noosoo turjuntid aad walina nala wadaagtid xaqiiqatan way yartahay video intaas soconaya inaan waqtigaas ku bixiyo videogan waan dhamaystirtay Anigoon bootin alx ilaahay mahadiis weeye mar hadaad xaqa ku taagantahay ilaahayna aad talo saaratid adiga mooyee cidkale guusha raaci mayso maxamed jaahilkii ladoodayay dhiiqoo lugaha ugaliyay xaqana wuu tusiuay waliba isagoo siiyay reference kolayba david diinta 20 sanuu baarayay haduu baadilkaas ku madax adaygo wadadaasna kusii socdo halaagbaa usugnaaday maxamed xijaazna ilaahay caqliga iyo sida xikmada leh uu ula dooday alle ha usiyaadiyo ❤❤❤
@Akvlogs_20254 жыл бұрын
Waxa ii cadaatay in maskaxda kaafiriintu in aanay awood ulahayn inay xiftido amaba ay xidhiidh usamayso sida muslimita maskaxoodo u fayawdahay, waxana sabab uah quran akhriska iyo cibadada Masha allah
@amiirmaxamed2149 Жыл бұрын
Aar kana youtuber kii waynaa manu ahyn
@fadumoaxmed85294 жыл бұрын
Maansha allah marka hore waxaan mahad iska leh allah ii siiyay in aan dhamaysto dooda oo soconaysay 2 saac waayo aad ayaan u sugayay doodaan ayaduu English ah waan daawaday lkn %/50 ayaan fahmay waxaan kaloo u mahad celinayaa walaalkay iska leh kanaalka oo waqti galiyay maansha allah ilaahay ha xifdiyo walalkeen maxamed hijab siduu ninka ugu jeesjeesay ayaan la helay cashar fiican ayuu siiyaya
@amiinmoha22704 жыл бұрын
msha allah masha alla wllo alle hakaa jazaai siiyo sida quruxda badan eed wakhtigaaga ugu bixisay inay dad badan fahmaan khaasatan soomaalida
@sadiaisse21764 жыл бұрын
Manshaa Allah ilaahay hakaa ajar siiyo dadaalka aad ugu jirto siday muslimiinto u gaar siinayaan gaalada xaqa manshaa Allah
@alihaila34433 жыл бұрын
Jazakalah mohamed hijab leysa kamislihi sheyun wa huwa samicul calim
@mustafeyuusuf86773 жыл бұрын
MANSHA ALLA ILAHOW HA NOO WAAYIN CULIMO ISLAAM AH OO SIDA MAXAMED U BAHDILAY GAALKAN LEH 3ILAAH BAA JIRA.BAL EEGA SIDUU U BAHDILAY. .MANSHA ALLA
Masha Allah maxamed xijaab keep going wll howl badan baad qabatey illahay qeyr badan haku siiyo sidaad inoogu turjunteyna waadkumahadsan tahay jizaakallah
@ridwanhussein17154 жыл бұрын
Jazakallah wllkay aad ayaad ugu mahadsan thy barnaamijyada quruxda badan ee aad nala wadaagto. Run ahaantii wax badan ayaan ka faaiday barnaamijyadaada. Aakhiro iyo aduunba illahay ha ku xafido ustaad 😊👍🏽
@sahrahirsi86524 жыл бұрын
Mid meeshan wata magaca maxamed ayaa qoraal gef ah oo ay ka muuqato jaahlnimo iyo iman dacifnimo su.al ah Soo qoray isago leh maxaa kabcada oo dhagax ah loo caabuda waxaa leenahay kabcada lama caabudo ee allah ayaa la caabuda quraan kuna sida ayuu noo sheegay in illah la caabudo allah ayaana yiri u tukada dhinaca kabcadu idinka jirto alle ha kusoo hanuuniyo haddi kalena alle ha naga ka qabto amiin
@ibraahimhassan63364 жыл бұрын
🤔wexey ahayd dood ad iyo ad u qiiraleh Sababta oo ah maxammad hijab woxo ahay qof islaamka guul usoo hooyay Sida oo su,alaha adag uga jawabayay👏 🤲Allah ajar haka siyo sida ad juhdaga u galisay turjumaada doodan dadaal kaaga horey usoco mahadsanid👌
@zahraahmedzahra94104 жыл бұрын
masha.allh wll waxa iga baxay gesinimada iyo isku kalsonanta gul inta islam ah
runti wa dood ad uu muhima inkasto MAXAMED ANU AD UU FAHFAHIN TAWXIIDKA wxn arkay sida ay dadka muslinta ah ee jogay doodan ay uu farax sanayeen ay uu qalbi jaben kuwan aminsan 3 ilah wlipa HADI UU AD USI FAHFAHIN LAHA TAWXIDKA QAR AYA SO ISLAMI LAHA AMA MUSLINKA BARASHADISA AYAY BADHI LAHAYEEN ILAHAY HA KA ABAAL MARIYO SI FICN ATAD NOGU SO TURJUNTAY JASUKALAH KHAYR💯
@yahyamohamed51014 жыл бұрын
xayakallah bro wax la is barbardhiga ma ahan waa xaq iyo baadil xaqa oo runta ah macna ahaan aa sarayn marwalbana sida hada dhacday ookale falillaahil xamdu 👍🏽
@sadiaisse21764 жыл бұрын
Qofkii fahmaya aayadaha Quran ka sifudud buu ufahmayaa manshaa Allah
@muunahussen54874 жыл бұрын
Thanks brother khadar jawhar
@maxamedcabdilaahi93104 жыл бұрын
Aaad iyo aad baad u mahadsantahay bro khsdar johar rabbigu adiga iyo waalidkasba raali Haka ahaado insha allah
@RodaDjama-z6m Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله وبركاته الحمدلله على نعمت اسلام❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha Allah Allah Akbar Islam ku ☪️ adbu is kugu kalson yihin lkn kufartu ma haystan kalsonida wa jahilin Allah haku xafido Sheekhena ❤️Mohammed Hijab ❤️
@ahmedothman97914 жыл бұрын
Masha Allah... mahamed hijab waa aqoon yahan suaalahana sificiicanbu uga wada jawaabay dhamaan Lkn kan la doodaya eber weeye makana Dr zakir naik rabay inuu la doodo 😁suaal badan iyo shubuhaad uu islamka kaga soo horjeedu ayuunbu dood ka dhigay
Alxamdunilah, allah swt ayaa mahad u sugnaatay waxaan aad ugu bogay sida dhiiran ee maxamed hijaab u dufaacay diinta islamka
@cabdallakaynaan56973 жыл бұрын
Asc Masha Allah Masha Allah maxamed hijaab waxa thy nin islam ah waxa illahay ka baryaya in illahay kugu badalo qar aduun iyo mid aqiiro waa xaqwaxasheegesid waa xaq hadalesida illahay ha KU jibiyo kharfinta
@mankaboy39554 жыл бұрын
First day arkay waye nin kan devid islamka ilahay la jiro insha,Allah
Jiskuma Allah Alkhair. Mahamad Hijaab iyo Tarjumaha .
@najahnajuuha72134 жыл бұрын
Mahadsanid walaakey😭💛
@cawaleyareibnufaarax46284 жыл бұрын
masha alaah ilahay haka abaal mariyo dadaalkaga mida kale waxaad mooda sidii hore ee aynu qaybaha ka kala dhigi jirnay inay ka fahan iyo faa.iido badan tahay sidan hada ilahay haku dhawro
كل شي هالك إلا وجهة waa sax walba wey halagsanmayan Allah moye Ayaa laga wada lkn wajiga Allah bes ayaa haraya so u fasirty Ayaa Qalad lkn Mohamed hijab waxa laga rabay walba oo aduunka saran wey dhamanyan Allah Ayaa so haraya ee waxa caabudeysiin sanamyada iska daya cml ayada dhamadka ayaa laga so qabty
@munaadan97444 жыл бұрын
Wax wanaagsan ayaad so bandhigta walal guulayso jizaakallaahu khayr
@naimamohamed42824 жыл бұрын
Waxa jirtay in dhiiga rasuulka uu ku daatay mar hadhuudh ama qamadi hadba kad u taqanid kadiban uu yidhi rasuulka midkamida saxabadisa qaad oo qari cuntadan dhiiga leh kadib wuu qaday saxabigi marku soo noqday rasuulka scw wuxu waydiyay halka uu ku qariyay hadhuudhi kadibna wuxu u sheegay inu ku qariyay calooshisa macnaha wuu cunay hadhuudhki saxabigasi
@yaasiinhassan21274 жыл бұрын
Waa lagaga adkaaday David Wood doodii waayo wuu ku mergaday wax kastoo oo la waydiiyay mahamed hijab ilaahay hays garabtaago adigana ilaahay xasanaad ha kaasiiyo turjumaadaada
Sxb adbad umahadsan thy wakhtiga aad galisey... mahamed hijab isgaana alle ha usiyadaho cilmiga uu bartey akhiradisa alle jano iyo meel wangsan banu u weydinynaa Isha allah Devid- hadu leyhy madax war galaayo ku filaan wuxii lo shegeey ee alle haso hadeeyo madama uu yahay Miid quranka bariis ku haya... oo akhriyaa,,, Isha allah xaqa markasta asaga ah xaaq
@rahma_h2y4 жыл бұрын
Ilahey ajar iyo xasanaad haniga siiyo wlhi waaa veodoe aad u quruxbadan Waan daawaday doodan ayadoo carabi titlek yahay aad baanna uga hely
@mahadhassan8704 жыл бұрын
Somalida waxey dhahda ka fiirso inta aadan falin David wood waxan filaa in eysan maahmaah daas gaarin lol First of all David wood ma uusan aheyn qof diyaar u ah inuu dooda uga qeyb qaato inuu wax ka kororsado just waxey ka aheed kuso caan bah oo dadku haku bartaan Sido kale waxan ka fahmay ama si cad igaga baxay Mar walba inuu xaqa guuleysanaayo sido diintuna tahay mid naxriis badan Waxan kuso gananudayaa ayamahaan qur aanku sidii hore Kuma nihin waxaan rajeynaya hadaanu Somali nahay sidii hore inaan ku laawan doono uusan Mar uun Naga go,I doonin jaceylka aan u qabno Qur'an ka Asc
@wejdanaabdurahman59734 жыл бұрын
Sidoo kale somalidu waxay ku maah maahdaa dhubuq dhubuq hore dhaban heys danbey leedahay
@Sultan9op3 жыл бұрын
@@wejdanaabdurahman5973 sidoo kale reer xamar ka waxay ku maah maahaan nin ilaahay dilaayo bugbugtiisa mala maqlo
Maan sha allah xaqa aya sareya marwalba illahay baaweyn
@abdifatah66364 жыл бұрын
Mohamed hijab wlhi waa legend Masha Allah. Xaqa iyo baadilku marnaba ma sina Aad bad ugu mahadsanthy wll doodaa quruxda bdn eed noosoo turjunty. Alxmdulillaah illaahii Muslim Naga dhigaa mahadi u sugnaatay.💯🤲
@ummohammed95904 жыл бұрын
لا إله إلا الله و محمدًا عبده ورسوله صل الله عليه وسلم لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد يُحيي ويُميت وهو على كل شيء قدير الله أكبر الله أكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر و حسبنا الله ونعم الوكيل
@mohyadiinmuhamed39184 жыл бұрын
Man'sh allah ad ban uga helnay jalsklaj
@kooselmi82564 жыл бұрын
Mahadsanid wll doodan waan raadinayay
@yasinmohamed17954 жыл бұрын
Masha alah Ustaad wxa ka muuqata in aad waqti bdn galisay
Masha alah hadi an isku dayo jawaabtaa Wax weyi saxaabi ayaa cab dhiigu nabiga ka datay malinti uxud dhigasoo nabigu istoomay waxa ka datay tashti dhan o dhiig ah ama sidaad u taqanaan baaf dhan o dhiig ah kadib saxiibo ka mid ahaa saxabii malinkaa uxud ayaa la amaray inu dhiigaa nabiga i so dadiyo waliba u ku shubo dhiigasi hog saxiibigaa dhiigi nabiga jecel u qabay ayaa cabay dhiigi nabiga scw kadibna u so taabtay ilaa xagi nabigaa markaasi bu nabigu ku yidhi war dhigii xage ku shubtay marku si yidhi Wax ka buxiyaya caloshadiih Markaas bu rasulku ka yidhi hadal o macanisuhu u aha wax hoogay dad is yidhi la dagalama Hadalkaas bu nabigu yidhi Hadaba hadalka u nabigu yidhi marka la fasirayo culimada علم حديت la dhaho wax dhahaa dhiiga nabigu wax u dhigaa 40 nin o اهل جنه ah nin ka ahalu janada ah wax u dhigmaa marka bil adan aduunka ku nolool lu eego 100 nin Marka sida darte bu nabigu yidhi wax hoogay cidii is tirih la dagalama Arinkaa malinkaa dhacayna saxiibigaa sameyaya jecel nabigu u qabay moye e nabigu kuma amrin Ma jirto saxiibigaa ku da danbayso dhiiga nabiga cabtay Saxiibiga moye Marka qolooyinka kiristan ah iygaa sida ku doodayeh ma so marin saxiibi an ka aheen o dhiga nabiga cabay Arinta Dhacada xikmadeeduna waxay ahayd Dhiiga nabigu hadi u dhulka taabto aduunkaa dhan ba lab maya sida darteed bu u cabay saxiibigu e mahin wax ay saxbada odhan ay cabeen
malaxd nabiga saxabi ayaala yiri sodaadi kadibna markuu solabtay wuxuu yiri waxangeyay meel eynnka soolabaneyn yani caloshuu galiyaya nabiga waala barakeysankara qofkale lama barakeysankaro xita majiro hal saxaabi ooola barakeystay
@zakiaxmett4 жыл бұрын
Masha Allah niyow Allaha kubarakeeeyo
@mustafeyuusuf86774 жыл бұрын
MANSHA ALLA. WALAHAY HADAY GAALADU WAX KU QAADANAYAN DHINAC WALBA WUXU KA TUSAY XAQIQADA. ILAHOW NOO DAA CULIMADAYADA
@ماهرحسن-م3ه4 жыл бұрын
Mashaa allaah bil ka hor ayaan daawaday yadoo english ku baxaysa wallaahi waa dood aad u fiican waliba waxaan aad uga helaa david wood khaladaadka uu sheegayo ee uu u tiirinaayo islaamka waa wax aad markiiba iska sii garanayso in fahmkiisu khalday se aan ceeb ahayn ta kale ee yaduna xusida mudan ayaa waxa ay tahay in suaalaha uu mohamed hijab waydiiyo badanaa uu ka meeraysanaayo qaar uu odhanaayo ma garanaayo iyo qaar kale uu dhahayo sidaas ayay ila tahay dad badan iyo mohamed hijab laftiisuba ay ku qoslayaan .
@feeysalali60814 жыл бұрын
Wa ayad in ad adadeyg mujiso suurada taxrim ay ku jirta Ya ayuhanabiyu jahidil kufara wal munsfiquna Insha Allah inad fahaty Ayan rajeyn Wasalamu caleykum
@bisharmahat39824 жыл бұрын
Masha allah qofki ogu horeyay baan ahay
@abdikadirali96314 жыл бұрын
Ma furmayo vidiogu maxaa ku dhacay
@khaasimdiriye40224 жыл бұрын
Sii wac insha ALLAH wlh guul wayn jazaaka ALLAH aaamiin
@cabdulahiciiro2 жыл бұрын
Mnsha ALLAH wll Ilaahey xaqa ha fahansiiyo gallada
@MohamedMohamed-lg4kq4 жыл бұрын
Mashallah good 👍 guul iyo gobonimo
@liibaanliibaan46364 жыл бұрын
Allaah ayaa kumahadsan naga dhigay muslimiin kusugan wadada saxda ah.runtii waa nimco wayn oo alle inoo galay bal eeg ninkaas aqoon yahanka sheeganaya oo suuratul faatixa kadhigay in laga wado iney quraanka dhashay.allxamdulilaahi calaa nicmatul islaam.