No video

WAA MAXAY ERAYGA ARGAGIXISO? YAAYSE SHAQADIISU TAHAY ARGAGAXGELINTA?

  Рет қаралды 796,733

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

8 жыл бұрын

Waa muXaadaro xiiso leh oo uu soo jeedinayo Dr Zakir Naik oo ah sheekh inta badan u taagan faa.finta diinta Islaamka, waana muxaadaro ugu hadlayo macnaha erayga argagixisada iyo sida loo badalay,

Пікірлер: 782
@bilehassan4607
@bilehassan4607 7 жыл бұрын
mahadsanid sxb sida quruxda badan oo aad u tarjumtey muxaadarada Drka...isku dey inaadan inad sii wado tarjumida muxaadaroyinka noocan oo kale ah.
@fartunismail5546
@fartunismail5546 7 жыл бұрын
Illaahoow noo xafid Dr Zakir, walaal ka turjumey iyo kuwa ku lug leh dacwadan qiimaha badan. Jizaakumullaahu kheyr.
@omarahmedibrahim7172
@omarahmedibrahim7172 4 жыл бұрын
Masha. Allh
@nimcohassan2120
@nimcohassan2120 4 жыл бұрын
Masha allaah illaahayoow barakee walaalka noosoo turjumay qudbadaan quruxda badan sidoo kale sheekh zakir alle ha xafido waa geesi run sheeg diintana xambaarsan illaahay cadowga hakaa xifdiyo sheekh zakir
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 5 жыл бұрын
Wallahi waxuu natusaya in musliminta oo kaliya aysan aheyn argagixiso waa shiiq aad cilmi leh masha allah ilaahey ha xifdiyo aad baan u jeclahay dr zakir
@zemzemahmedosman1244
@zemzemahmedosman1244 7 жыл бұрын
thanks wll sidad nogu fasirtay iyo wakhatigaad nasisay jazkhayraa
@zakiyare8209
@zakiyare8209 5 жыл бұрын
GOOD WORK DR ZAKIR NAIK I WILL SUPORTING FOR U
@shadiaabdulrashiid8885
@shadiaabdulrashiid8885 7 жыл бұрын
I'm Muslim I'm not territories Muslims is herrors I love my bro Dr zaik Allah bless u
@malaykocadey3316
@malaykocadey3316 6 жыл бұрын
Shadia Abdulrashiid als
@malaykocadey3316
@malaykocadey3316 6 жыл бұрын
also me my sister ilove
@galeyrman2714
@galeyrman2714 5 жыл бұрын
👌❤
@galeyrman2714
@galeyrman2714 5 жыл бұрын
🇸🇴
@cabdicabdilaahi9011
@cabdicabdilaahi9011 5 жыл бұрын
Shadia Abdulrashiid taking you
@ibrooscdeibrooscde3884
@ibrooscdeibrooscde3884 8 жыл бұрын
xasan cismaan xaji alah ku xifdiyo wll wad wnga
@shukrisheikahmed8846
@shukrisheikahmed8846 5 жыл бұрын
Maasha allaah tabaaraka allaah yaxfiidkuma allaah dr zakir waa caalim wayn oo aqoon yahan wiilka noo fasiray ajar aan dhamaad lahayn alaha kaa siiyo aduun aaqiro noo soo badi
@abdimuse7911
@abdimuse7911 4 жыл бұрын
Si Fcn Ayaad Noogu Turjuntay Maashaa Allaah , Abaalkeeda Ayaan Kaaga Haynaa Ma Noqonayno Dad Xaqira Juhdiga aad Noo Martay Sidii aad Nooga Haqa Beelin Lahayd Wanaaga Islaanimada Shukran Bro..
@caydrus1435
@caydrus1435 8 жыл бұрын
ALLE haku xafido aadban ujeclahay in aan dhagaysto codadkaaga macanka badan iyo fiiidyowyada xigmadu ka buuxdo ee aad noo sooo turjunto waxanan jeclaanlahaaaa in aaad wax badan oo kamid ah qudbadaha Dr sakir noo soo badisid ALLE ha ku xafido wllo AAKHIRO IYO ADUUNBA ❤️❤️❤️❤️❤️
@malyunahmed5672
@malyunahmed5672 8 жыл бұрын
ilahay ajar iyo hassanat haidinkasiyo Ameen
@samiragurey202
@samiragurey202 6 жыл бұрын
Mnsha allaah doctor sekirya illahy haku xiftiyo
@akmoha9255
@akmoha9255 7 жыл бұрын
weligeee ma arkin qof cilmigaan leh masha Allah
@mamulahadhalintaafrica2030
@mamulahadhalintaafrica2030 7 жыл бұрын
cilmiga intan leeg sida u u helay miyad iswaydisay ilahay aya ku shubay si ay ugu noqoto xuuju christans danbe ee qarnigan mar walbana ilahay wuxu so sari dona qof xaaqa u tilmama umada ilahay kagalowday
@mohamedshooqi9572
@mohamedshooqi9572 7 жыл бұрын
maciyatu allah subxanallah masha Allah Waa sidaa wll shugran
@ismaacillcabdirisaq4051
@ismaacillcabdirisaq4051 5 жыл бұрын
M.a
@mohamudagar4155
@mohamudagar4155 5 жыл бұрын
dadaaL bro wa gadhayna e
@aishoabdullahi863
@aishoabdullahi863 4 жыл бұрын
Maasha allah
@nabilaabdi6510
@nabilaabdi6510 8 жыл бұрын
Jazak allahu khayer wallo
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 8 жыл бұрын
that is true really God bless him qofka turjumay barnaamijkaan xiisa ha leh.
@maqtalaabi8487
@maqtalaabi8487 3 жыл бұрын
ALXAMDULILLAH Dr zakir naik madaxwenaha mislimiinta RADIO BUULA XUUBEEY No boddy allways like
@kamaalmuridisufi8593
@kamaalmuridisufi8593 7 жыл бұрын
masha allah sh codkaaga allah kuudeesto cadow ilaahay kuma tuso
@burgalyussuf4212
@burgalyussuf4212 8 жыл бұрын
wlahay macagaca ilaahay ayn kudhaartee inan arkin qof ilahay abuuray oo runta kashegi og ilaaah dartiis inla isku jcladaaa waa lagu janagalaaa ilaaahooow cimrigaaga dhereeee aaakhirana jana fardowsa ayn kaaga baryayaaaaa
@bashiircaalim159
@bashiircaalim159 5 жыл бұрын
wiiilka turjumay ilaahay hakaa jazaa i siiyo. dr zakir alle cilmigiisa ha ubarakeeyo
@qalbi.uron.channel
@qalbi.uron.channel 7 жыл бұрын
MA sha allh jasakallah sheikh Dr zakir naik allaha ku xafido aduun iyo aa khiro 💝💝💝💝💝
@calicabdillahi7920
@calicabdillahi7920 4 жыл бұрын
jaasa akallaahu khayran sheekha iyo wadaadka soo turjumayba illaahay ha idinka abaal mariyo amiin amiin amiin
@mustafaabdi1048
@mustafaabdi1048 7 жыл бұрын
masha Allah Dr zakir nayik alllah yahafadaka
@ugbaadahmed3878
@ugbaadahmed3878 8 жыл бұрын
masha allaaaah jazakumu allaah hadii ad ino soo turjumi kartaan sheikh ahmed daadat iyo mufti hadi ad waqti u helesaaan allaha idin fududeyo howshina
@taatiko9307
@taatiko9307 2 жыл бұрын
MAsha Allah Allah Islamka Hakadhigo kuwa Quuwad leh
@behumble3829
@behumble3829 6 жыл бұрын
jazakallah sheikh dr/zakir niake allaha ku xafido
@munira005
@munira005 6 жыл бұрын
Waxan aad iyo aad iyo waliba aad ugu mahad Celinayaa Turjumaanka WalaalkeenXASAN CISMAAN XAAJI Walaal Maan kuu mahad naqayaa Carabkaaga Rabi ha kuu ziyaadiyo Caqligaaga iyo Habka aad wax inoogu waadixisey'' Allah ha ku barakeeyo & Dhamaan bahda Barnaamijka Radio Buulo Xuubeey'' Aamiin
@fatumahassan8382
@fatumahassan8382 8 жыл бұрын
masha allah waa qudbad xiiso badan jizaaka allah
@shanlystedahiralshukri4307
@shanlystedahiralshukri4307 8 жыл бұрын
Allaha ku dhaartayee cilmiga ilaahay siiyay waa mid waa sac ah mshallah alla cimrigaaga dheereeyo illhay idankiis😘
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 8 жыл бұрын
Mahadsanid walal Hawl wacan baad Noo qabatay. Dr Zaid na wan u mahad celinayaa
@user-xm1kf9xz8u
@user-xm1kf9xz8u 2 жыл бұрын
Mashallah illahy cimrigiisa hadheereyo dr zaik naiyk
@cabdinaasiraxmed7718
@cabdinaasiraxmed7718 3 жыл бұрын
Ilahay haku xafido dr zakir waa run sheeg
@khaalidxaaji2965
@khaalidxaaji2965 8 жыл бұрын
buulo xuubey thanks sxb imbadan allah haku xafido
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 4 жыл бұрын
cimriga iyo caafimaadka allaha u barakeeyo cadawga iyo gaalada dhagarteedana allow ka xafid allaw aakhariyo aduunba u naxariisto
@deeqwaaberi9928
@deeqwaaberi9928 8 жыл бұрын
Masha Allah odeygan Dr Zaki aadbaan u taageera hadaladiisana waa xikmado buuxa. Aad iyo Aad baad u mahad san tahay wll sida wanaagsan o aad noogu haqabtirtey turjumida .
@Badeed.B
@Badeed.B 7 жыл бұрын
masha allah ALLAH YAXFIDKA DR. ZAKIR NAIK MASHA ALLAH
@cabdinaasiraxmed7718
@cabdinaasiraxmed7718 3 жыл бұрын
mansha allah dr zakir xafiduluh waa run sheeg cilmi uleh diinta islamka
@hamdanazer724
@hamdanazer724 7 жыл бұрын
wll waad ku mahdsantahy tarjumidada qurxoon waxan kwa codsanaa inad dhamaan noo tarjunto dr kaan warbixinadiisa iyo maxadirooyinkisaba mahdsanid.
@sucdiofficiall3166
@sucdiofficiall3166 4 жыл бұрын
M.a
@xiiscabdicilmi9633
@xiiscabdicilmi9633 4 жыл бұрын
Masha allaah alle haweenka ha no hagaajiyo dhamaantod
@alialihasseh3874
@alialihasseh3874 8 жыл бұрын
Jazaakallahu Khayr wllo Jzkllhu khayr
@andiaden1659
@andiaden1659 7 жыл бұрын
mashaallah brother zakir may Allah bless you
@shukriahmed8423
@shukriahmed8423 6 жыл бұрын
Masha allah allah nooxafido geesiyada islamka allah barakeyo wll ka soo fasiray noo nahuray waq tigiisa qaliga ah allah barakeyo
@anisazain7955
@anisazain7955 7 жыл бұрын
👍👍 masha allah jazakallah khayr
@crisaaqosman5447
@crisaaqosman5447 5 жыл бұрын
jisakala Khayir ilaahay haka a Baal mariyo
@bbyK898
@bbyK898 7 жыл бұрын
jazakalahu khyr wllo adiga iyo sheekaba alle ha idin xafido amiin
@kingcb5745
@kingcb5745 6 жыл бұрын
kawsar bilan bile amiin
@abdurahmanshukri9065
@abdurahmanshukri9065 6 жыл бұрын
masha allah
@drmohamudismail9843
@drmohamudismail9843 6 жыл бұрын
kawsar bilan bile masha allah
@user-hy8pl5en4j
@user-hy8pl5en4j 5 жыл бұрын
*DR.ZAKIR NAIK companed SHEIKH and DOCTOR Jazzakallah Kheir*
@aweisamin6674
@aweisamin6674 7 жыл бұрын
masha Allah sh zaki naik Allah Ku xafido baraka llahu fiika
@cabdalaha
@cabdalaha 6 жыл бұрын
wáá cashar wacan
@munira005
@munira005 6 жыл бұрын
Waa Mahadsantihiin'' Dhamaan Redio Buulo Xuubeey'' Masha Allah Halkaas inoogu soo gudbiya Turjumaadiina wacan ee sida waadixa '' ah''
@cabdifataaxxasanadooneebe3991
@cabdifataaxxasanadooneebe3991 3 жыл бұрын
ilaahay haku xiftiyo Dr zekr nayd islaam ah guulaysto aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@yonisbogoreh4240
@yonisbogoreh4240 8 жыл бұрын
dr zakir hadad kartid inoso badi wa non kheyr badane mahadsanid
@hanixaashi7444
@hanixaashi7444 7 жыл бұрын
daaci wa Dr sakia. mashlah
@nimcaanaadan8471
@nimcaanaadan8471 3 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo DR.ZAKIR NAIK
@mohamedshooqi9572
@mohamedshooqi9572 7 жыл бұрын
Waa markii afaraad iyo kabadan aan daawado videogaan mcno weeyn kujirta masha allah jasakalah qeyr wll
@HusseinAli-zk8dk
@HusseinAli-zk8dk 8 жыл бұрын
masha allah jazaka allah kheyr walal
@ahmedshire8495
@ahmedshire8495 7 жыл бұрын
Waxaan aad iyo aad u salamayaa xasan cismaan xaaji oo ii suura galiya ina aan fahmo sheekh qaali ah Dr
@aateyare3618
@aateyare3618 7 жыл бұрын
Ilahey haka abaal mariyo please sxb noo so badai muxaardaroyinka zakir waliba kuwo 40 minutes ka badan socona wa codsi walal
@ayubaxmed5422
@ayubaxmed5422 7 жыл бұрын
omar abdukadir
@ayubaxmed5422
@ayubaxmed5422 7 жыл бұрын
omar abdukadir waa runtaa
@abdirahmanabdihakiimshire1693
@abdirahmanabdihakiimshire1693 6 жыл бұрын
omar abdukadir zxp fakradaas waankulaqabaa khudbada dr.zakir innaloosoobadiyo waliba kuwa 2saac soconaya ALLA jecliyaa haddii lasoobadin lhaa
@caatoyare7917
@caatoyare7917 4 жыл бұрын
@@mustafal.carafaadofficialc9748 why muslim haduu peace yahay qoxoonti ka dhigay maiisheegi karta Maxase idinko sheegta 100% moslim dhiig bini aadam banaystay Somali iyo Muslim maxa kala hysta moslimku xaasidnimo maleh , sida somali badideedu waxba isku ma ogola marka ninwalboow nafta nabiyoow umadaa weeye xaalku
@ahmedrashaadi4263
@ahmedrashaadi4263 8 жыл бұрын
maashaa allaah wll aad baad u mahadsantahay jazaakallaah
@fahiimaomar4093
@fahiimaomar4093 6 жыл бұрын
mansh Allah Akhii Xasan jazaa'Akallaahu khayran
@wadanisomaliyd714
@wadanisomaliyd714 8 жыл бұрын
Mashaalaah illahey qeyr haka siiyo mahadsAnid
@sundusmohammed8030
@sundusmohammed8030 4 жыл бұрын
Maasha Allaah dr zaki niak idaacada buulxuubeey waad mahadsantahay
@aragsanhooyomacaanjanokuwa7893
@aragsanhooyomacaanjanokuwa7893 7 жыл бұрын
alla shiiqa run badanaaa iyo xigmad barakallaaaah
@sundusmohamed2748
@sundusmohamed2748 7 жыл бұрын
jazekallaahul khayr sheikh illaahay haku xifdiyo
@fadumo.bilaney1
@fadumo.bilaney1 4 жыл бұрын
masha Allaah tabaraka Allaah illhi hanii xafido aduun iyo aaqiro muslimiinta oo dhan
@khadartuke3940
@khadartuke3940 7 жыл бұрын
جزاك الله خير جزاء
@abdinuromar3698
@abdinuromar3698 4 жыл бұрын
hello
@abdinuromar3698
@abdinuromar3698 4 жыл бұрын
e
@guluc2005
@guluc2005 4 жыл бұрын
Maasha allaah tabinta quruxda badan aad nala wadaagte allah kaa abaal mariyo waqtigada Quruxda badan aad inoo hurtay si aad inoo bidhaamiso waxa Saxda eh ee maanta jira
@wiilwaalwiilwaal9948
@wiilwaalwiilwaal9948 7 жыл бұрын
waa sida laga rabo qof kastoo muslim inuu meel walba ka dhisanyahay maadi iyo diini si aad dadka si fufud oo mcn bdn ugu gudbiso Dr zakir waa dhaqtar diinteena islaamka iyo kuwa kale waa halyeyga ama daaciga islaamka oo dhan qarnigan jiro ilaah cimrigiisaha dheereeyo aamiin
@kheisyare240yare5
@kheisyare240yare5 6 жыл бұрын
xassan walal codkaado wuu fiicanyi. kuwa kale soo turjun fadlan.
@ahmedabdirashiid6251
@ahmedabdirashiid6251 6 жыл бұрын
masha allah halkan waxan aan uga mahad celinayaa bahda idaacada buuloxuubeey oo allah ha idinka jasaa isiiyo
@naruurohassan6043
@naruurohassan6043 4 жыл бұрын
Ma maleysan kartid inta jeer aan daawaday muuqaalkan . 3sano kadib ayaan soo laabtay Jazakallaahu kheyran jazaa.
@hassandirie5922
@hassandirie5922 8 жыл бұрын
fadlan Dr zaki no soo badi soo waan mahadsantahy
@suhaybibrahim9866
@suhaybibrahim9866 7 жыл бұрын
shuushuu
@suhaybibrahim9866
@suhaybibrahim9866 7 жыл бұрын
masha allah dr zaki nink
@ogaalkamaanta6261
@ogaalkamaanta6261 5 жыл бұрын
Mnsha alaah
@diamondp0i267
@diamondp0i267 5 жыл бұрын
War ninkaan xitaa diintooda ayuu kayaqaanaa masha Allah
@xafusanuur8851
@xafusanuur8851 8 жыл бұрын
masha Allah allow sheikha cumri dheer cibada leh ino si ii walalka inoga tarjumay
@abdiazizbare5527
@abdiazizbare5527 8 жыл бұрын
JAZAA AKA ALLAH waaad dadaaashay waliba imbadan mahadsanid xassan cismaan xaaaji
@abrahammo497
@abrahammo497 5 жыл бұрын
Allaha ii fududeeyo ina noqdo sheikhan ookle ❤💯💯
@nimoadan581
@nimoadan581 8 жыл бұрын
mansha allah ilahay ha xafido Dr zaki isoo kale wiilka noo fasiray jazakalah
@abdullahimohamed6208
@abdullahimohamed6208 7 жыл бұрын
MashaALLAH Dr Zakir iyo Radio Buulo xuubey labadiinaba ajir ALLAHA idinka siiyo
@nadiaahmed4659
@nadiaahmed4659 7 жыл бұрын
mansha alah qof turjumay alaha ka abalmariyo
@faluujafarxaan8866
@faluujafarxaan8866 5 жыл бұрын
4567
@faluujafarxaan8866
@faluujafarxaan8866 5 жыл бұрын
Liibiya boy baro
@mahadfarah3523
@mahadfarah3523 8 жыл бұрын
xasan nin wanagsn batahy, kalamka alle qofka dadka uga faideya ba dadka ugu fadli badan marka bro waan ku ducaynyna allaha ku xifdiyo xalka kasi wad mahadsanidna
@nuradinmohamed2853
@nuradinmohamed2853 4 жыл бұрын
Masha allaah xasan cisman walal aad ayaa umahadsanthy shaqada wanaagsan aad umada uheyso sxb uray usiiwad
@aliarabosman9318
@aliarabosman9318 7 жыл бұрын
maasha alla wlaalaha buula xuubay turjumaadiina
@abdullahisahal3567
@abdullahisahal3567 6 жыл бұрын
Wll waxaad qabatay shaqo muhiim ah Allah haku barakeeyo. Sheikh Dr Naik Allah habarakeeyo.
@mohamudmahamed3720
@mohamudmahamed3720 6 жыл бұрын
Zxp mahadsanid si khatar ah ayaad runti u turjumtay mahadsanid waxa naga codsiya inaad soo badiso
@aliabdisalan139
@aliabdisalan139 8 жыл бұрын
maasha alaah walaalayaal mahadsanidiin dhamaan asxaabta idaacada buuloxuubeey walaalayaal inoo tarjuma jazaakalaah
@swalehsaid7085
@swalehsaid7085 7 жыл бұрын
mansha alah alha noxifdiyo shiqan
@mohamedsayid2591
@mohamedsayid2591 7 жыл бұрын
maasha allah waad mahad san tihiin walaala ha inoo turjumay alle ha xafido culumada islaamka
@abdifatahali2975
@abdifatahali2975 7 жыл бұрын
Jazaakumullah kheir sida wanagsan eed noogu turjumtay wallal
@proyaxyebk4088
@proyaxyebk4088 4 жыл бұрын
Allaha wayn waaxidkoow u gargar Musliminta
@nasridigaalefcp2329
@nasridigaalefcp2329 8 жыл бұрын
Mansha Allah waa Barmaamujka Fiican laga FAA.iido Jazakumullahu Khayr
@midgpsg4695
@midgpsg4695 5 жыл бұрын
Sheekhaan Malin malmaha kamida waan la kulmi doonaa inshallah
@zainabmohamad948
@zainabmohamad948 4 жыл бұрын
Masha alah alahu akbar dr zakir geesi alah haku ilaaliyo junudisana hakugu fan geliyo
@daudabdulle9699
@daudabdulle9699 8 жыл бұрын
Mashaa Allah barnamijkan ad iyo aad ayan uga Healy Mashaa Allah wan u bahnay runtii sheikh Xassan Buula Xuubay
@faizaguhad8337
@faizaguhad8337 4 жыл бұрын
Masha allaha illahey ajir hakaasiyo
@zainabmohamad948
@zainabmohamad948 4 жыл бұрын
Ilaay hakuxifdiyo dr zakir geesi geesi geesi ilahay haku xifdiyo
@MrDucaysane
@MrDucaysane 6 жыл бұрын
Maa sha Allah ilaahay diinta rag buu ugu gargaaray oo cahdi kasta kor u qaada kelmadiisa tawxiid ka ah Alle ha xafido Shiekh dr Sakir Naik iyo culimada kale ba
@salmaracheed7007
@salmaracheed7007 4 жыл бұрын
waa aqoon uu ilaahay ku galaday maansha aallah ilaahy wixii muslima janatul fardawsa ha kuwada kulaan siyo aaammmmiiiin
@samanjecel6079
@samanjecel6079 7 жыл бұрын
mashaAllah ilaheey haa xifdiyo dr zakir hanaa kaa abaalmariyo walalah kaa so shaqeye sida af somali lagu fasirey isku so daba rideey ilaheey haa xifdiyo akiraa iyo adunbaa barkalalhu fikk waa no faideseen runti wlalah khyer kaa so shaqeyo rabi haa idn barkeeyo
@muhamedosman2121
@muhamedosman2121 7 жыл бұрын
Mancha allah aadbad umahadsantihin jasakallah. Codsi: wll noso galiya doodi dhexmartay Dr Zakir naik iyo Dr William
@nasrahassen3578
@nasrahassen3578 7 жыл бұрын
Muhamed Osman walal waxa kaheleysa doodii dr Zakir Naik iyo william ...ogaalka dunida kadawo
@nasrahassen3578
@nasrahassen3578 7 жыл бұрын
Muhamed Osman sory walal Gaaldiid gaaldiid kadawo
@najmacadey9806
@najmacadey9806 7 жыл бұрын
Nasra Hassen
@maryanmaryan8092
@maryanmaryan8092 4 жыл бұрын
اللهم احفظ شيخنا الفاضل شيخ دكتور زاكر
@bisharabdul2272
@bisharabdul2272 6 жыл бұрын
Masha Allah ilahay hakubarakeeyo shikha iyo turjumanka
@mamacarfon740
@mamacarfon740 8 жыл бұрын
maasha Allah
@najmamaxamudmaxamed4110
@najmamaxamudmaxamed4110 7 жыл бұрын
Dr neik aad baan u jeclahy illaahy ha barakeeyo idinkana ha idin barakeeyo
@farxiyamohamed8298
@farxiyamohamed8298 7 жыл бұрын
jazakalaahu jazaa will key muslimka ah noona fasiray aad Ayaan u jeclahay Dr zaki
@zayedabdur-rahman8282
@zayedabdur-rahman8282 8 жыл бұрын
jazakAllah kheyr wll
@abdairahmanabdikadir7376
@abdairahmanabdikadir7376 8 жыл бұрын
mahadsanid wll walahi waa video aad u muhiima
BANDHIGA DR ZAKI SAX 14 12 2016
52:32
Kalsantv Official
Рет қаралды 453 М.
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 3,8 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 24 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Dood Aad  U Kulul || Diin Laawe & Dr. Zakir Naik || Af-Somali
26:36
SOM DIGITAL MEDIA
Рет қаралды 595 М.
Baadari ku adkaa diinta Kiristanka oo islaamay! Yuusuf Estes.
10:30
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 462 М.