Dood Xasaasiya Yaa Ku Guuleysanaya Doorashada Somaliland- Xisbiyada Soo Baxaya iyo Madaxweynaha.

  Рет қаралды 2,739

Hargeisa Tv

Hargeisa Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 12
@museibrahim2796
@museibrahim2796 Сағат бұрын
War xisbiga kulmiye waa Number one xaga xisbiga iyo madaxweyne naha ba Adeer insha Allah, wax ba iskama badalin waxaa la badalayo maanaan garan Adeero
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 сағат бұрын
NINKA LEH KULMIYE HARGEISA KA SOO BAXI MAYAN MA OGAA MIYAA HARGEISA AWAL IN UU KA YAHEY UGA YARAN 70%
@ismaaciilmuuse6263
@ismaaciilmuuse6263 12 минут бұрын
Xisbigan waddani had iyo jeer wuxu yidhaa waanu ku guulaysanaynnaa madaxweynaha oo lanagama helayo, halkaana waxa ka muuqata inaanay aqbalayn haddii laga guulaysto.
@user-fe8gy9mh3n
@user-fe8gy9mh3n 2 сағат бұрын
XAGA RABI AYAY KAQORANTAHAY CIDA NOQONAYSA MADAX E RABIYOW KIIROON NODOR FARHAN BURCO
@MohDegelle
@MohDegelle 50 минут бұрын
Gobolka sanaag iyo soolba kalinta koobaad waa kaah welida degmoyinka gar-adag ceel afweyn iyo ceerigaabo badhkeed 2-wadani 3-kulmiye
@museibrahim2796
@museibrahim2796 Сағат бұрын
Habarjeclo ayaanad Aqoonba Adeer beerka ka ogsooni
@khadramahamed8034
@khadramahamed8034 Сағат бұрын
Kaadhadhkii but kulmiye iibsadey sidra sey isku haleynayaan
@kozayusuf6759
@kozayusuf6759 37 минут бұрын
muse biixi aya ku gulesanaya u hibeya xiisbik kumiye iyo geesik qarqnk muse biixi cabdi
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 46 минут бұрын
MUUSE BIIXI WAXA MAR LABAAD LOOGU DOORTAY REER WADANI AYAA JAANISKAA SIIYAY WAXA XAQIIQO AH SOOMALILAND MADAXWAYNAHA WAXA DOORTA SHEEKH ISAXAAQ HABAR GARXAAJIS AYADAA DAFIRTAYBA SHEEKHII OO TIDHI MANIHIN REER SHEEKH ISAXAAQ WAXANU NAHAY YUUSUF HARTI TAASBAY KUWAAYEEN
@Maxamed-r5v
@Maxamed-r5v Сағат бұрын
Dooda inaga adkee
@abdisamedbakar7522
@abdisamedbakar7522 Сағат бұрын
Waar iska aamus Barwaaqo hadii 1000 cod hesho ayaa guul ah
@Ahmed-hg8gq
@Ahmed-hg8gq 53 минут бұрын
Hhhhhhhhhh iska Hadle ma muuse ayad ledahy waxba loracan mayo muuse waa dil maxkamad Ayana lasarayaa dad iyo hanti qaran ayaa lo hastaa dil cid kabajinkarta majirto Ciro malmo ayaa kaxiga kursiga burco hargeysa berberana waa dhul garxajis in walba meşhu u guri lahaa hakasi fekero Nina godobtisa ma ilawo ader
امیرعباس هویدا قبل از دربار پهلوی
1:27:54
Bplus Podcast
Рет қаралды 446 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 76 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 12 МЛН
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 145 МЛН
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
SAAB TV
Рет қаралды 111 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 76 МЛН