Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa

  Рет қаралды 122,922

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 174
@taphaubahabdullah1090
@taphaubahabdullah1090 2 жыл бұрын
Colonel Abdullahi ubax waa abahay. Allah hanoo daayo. Weerarkaas uu doolaal kasheekeey subaxaas aad ayaan ixasuusata. Qoorulugud.
@husseinsuleyman
@husseinsuleyman Жыл бұрын
Sister waa xili lasoo maray iska dhamaatay iminka ,from ciyaal qorilugud
@abdirisakfaisal7627
@abdirisakfaisal7627 4 ай бұрын
Abahaha caalnku ka dagalmayay ayad adana sidaata maxay tahay sababtu
@dr.mohamoudfarahsahil6085
@dr.mohamoudfarahsahil6085 2 жыл бұрын
Mansha Allah Hambalyo mujahid dolaal wale historical qaliya ayuu ka warbixiyeey it is true story mansha Allah Greatest mujahid dolaal I eve see historical and personal events God blessed you Amen Amen 🙏
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 2 жыл бұрын
Mujaahid doolaal Ilaahay cimri dheer iyo caafimaad haku siiyo aakhiro na janatul fardawsa nin dalkan 9 goor u soo dhaawac may h jeclo iyo h yonis ❤ anoo nin solomadaw ah tolkay h yonis xushmad gaara u ahayaa noolada 👍
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Thenks brother anaguna sido kale beel weynta habarjeclo waa tolkayo xushmad iyo wanaagba wanu u hayna
@AhmedAbdo-gs4tw
@AhmedAbdo-gs4tw 2 жыл бұрын
Isaac wa wada gob iyo dagaalyahane
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 2 жыл бұрын
Sidoo kale inadeer ALLAAH hku xafido
@adamalimaygag9903
@adamalimaygag9903 2 жыл бұрын
Aaamin allah hajaneeyo intii dhimatay inta noolna Allah khaatumada khayr ha ugu khatimo... Dolaal iyo hagragwaafi labo sxb oo aad isugu dhow ayey ahaayeen sidii Ina mire iyo aadan saleebaan halgan adagna kuwada jirey...dadkeenu waa dad is jecel... thanks 👍 indr 🙏 sharaf iyo karaaamo korkaaga ha ahaato
@adamalimaygag9903
@adamalimaygag9903 2 жыл бұрын
Xushmad lamida idiin haynaa indr 🙏 thanks 👍
@suldanabdi688
@suldanabdi688 2 жыл бұрын
Dolal hjeclo solamadaw Harag waafi garxajis hyonis badhulbahanto . caaqil siciid marti ilaaq garxajis hyonis muuse cabdale. maxamuud wadaad ciise muuse aadan ciise. darawalka siikawiga baashe garaabo garxajis hyonis ugaadh cumar,ridaha siikawiga garxajis hyonis isaxaaq care Alle hawnaxariito intii dhimatay
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 жыл бұрын
shukran sxb qaali
@samtarhassan3752
@samtarhassan3752 2 жыл бұрын
Maxamud wadad wa suladanka aboko cise ee maha adan cise
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 2 жыл бұрын
Muj muuse wadaad. .waa Hyonis reer sheikh. Muse cabdale Lasoco..isagu 1984 buurta shiikh.iyo dagaaladii Hawdka Kedib 88 ciidankii burco soogaley.Wuu noolyey usagu
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 2 жыл бұрын
Allh yaarxma intoodii Shihiidey Muj diintaas intanoolna Allah cimriga how dheereeyo Amiin Amiin
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 2 жыл бұрын
@@keysemaxamedhgi664 maxamed wadaad iyo muuse wadaad labadaba waa lawareestay ee soo daawo, waa kala laba nin
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 3 ай бұрын
Doolaal waan ku salaamay adeer .. ninkaa uu sheegaayo doolaal ee (cabdi,aar xaaji diiriye) waa nin badhul bahante ah waana hooyaday abtigeed ruma alle ha u naxariistee
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
halgankii xalaasha ahaa ee faqash lugu gumaaday SNM intii shihiiday ilaahay hawnaxariisto Aaaamiin
@burcoduurray
@burcoduurray 2 жыл бұрын
Mujaahid Jaamac Maxamuud aadan { Dhako Wanle aka Doolaal } Taliyahaygii KAL-CAS 😊
@liibaanmuuse7664
@liibaanmuuse7664 2 жыл бұрын
Mansha Allah mujaahid Dolal Cimriga alle Ha kuu Barakeeyo . Mujahidiinta Kalena Alle Naxariistii Jano Haka Waraabiyo ,
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 жыл бұрын
allaw ku xafid markasta alle Mujaahidintii SNM inta dhimatay ha unaxariisto aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin
@amaalsiciid403
@amaalsiciid403 2 жыл бұрын
Masha allah tabarikalaah ragba u soo dhintay ragna wuu u dhawacmay
@axmedcali8018
@axmedcali8018 2 жыл бұрын
Dolaaal iyo haragwaafi labadiinoo saaxiib ahaaa ayay ahayeen waxayna ahaayeen rag adag
@SalmaAhmed-eh7os
@SalmaAhmed-eh7os 6 ай бұрын
Aakhirana ilaahay janada haku kulmiyo
@dekodhako604
@dekodhako604 2 жыл бұрын
Wlhi waa runtii ina boogmadoow ey buu ahaa mujahiid doolally alle ha ku xafido
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 жыл бұрын
Mansha Allah Hambalyo mujaahid tacabkaagii wataa xoriyadii aanu mahadinay ka raysanay cadaabtii dulcad !!!!!!! lol from Saylac .....
@drskoosjamac5793
@drskoosjamac5793 2 жыл бұрын
Anigu waxaan ka mid ahay dadkii doolaal waqtigii dagaalada wuxuu ahaa geesi maalinta uu dagaalka hogaaminayo hoodo ku leh ayuu ahaa lagamana guulaysan jirin
@calikaaficaweercali8346
@calikaaficaweercali8346 2 жыл бұрын
Malaaig aa Nala dagaal gashay shekadas kwrn?
@abdirahmanali661
@abdirahmanali661 2 ай бұрын
Thanks from me and our children and grandchildren. You did well.
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 Жыл бұрын
Mujaahid doolaal Alle cimriga iyo caafimadkaba ha u barakeeyo Intii dhimatayna alle ha u naxariisto 🥲
@burjibiixi2317
@burjibiixi2317 2 жыл бұрын
Waa Mujaahid wax badan usoo joogay alle ha xafido
@hanaaden9901
@hanaaden9901 2 ай бұрын
mash Allah ilahay ku xafido ❤❤❤❤❤❤❤
@guuleedmaxamuud2278
@guuleedmaxamuud2278 2 жыл бұрын
Alle Haku barakeeyo mujaahid doolaal
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 2 жыл бұрын
Walee h/j ragbaa igo Jira. Sida dolaal, iyo buurmadaw. Noolada
@maxameddalmarbile4657
@maxameddalmarbile4657 2 жыл бұрын
Waa beenaaale weligii xabad muu ridin ee iska hubi
@yusufjama3282
@yusufjama3282 2 жыл бұрын
Val labada nin eed isbarbar dhigtay eegay asaaqfurul dheh mujaahid la hubo iyo Basaas la ilaabay ayaad is garab wadaa
@mmcc4347
@mmcc4347 2 жыл бұрын
dameeraha iyo geela kala reeb maxaa isu keenay doolaal iyo buurmadaw
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Doolaal oo nin yar oo dhuuban ah waxaan ku arki jiray wadaama gooye iyo meeshii laamiga jidgooyada laga geli jiray, wuxuu ahaa nin furfuran oo farxaan ah wuxuu gacanta ku sidan jiray ul had iyo jeer, ciidamadu waa jeclaayeen, waa mujaahid dhab ah. ninkii aan arki jiray ninkan gaboobay ma ahayn, weli waa ii sii muuqdaa dhallinyarada uu ahaa.
@kayseduale1771
@kayseduale1771 2 жыл бұрын
Waa markii u horaysay ee uu mujaahid habarjeclo uu waraysto Malaa waxaa dhamaaday Kuwii habaryoonis
@HELLO7546
@HELLO7546 2 жыл бұрын
Kkkkk umadii wada aragtay weriye ku sheegan
@ahmedjama2421
@ahmedjama2421 2 жыл бұрын
Kkkk Oo maad SaaS ulasocotaa
@cabdiraxmaanmaxamedfaarax
@cabdiraxmaanmaxamedfaarax Жыл бұрын
Hhhh mayee may dhamane hj mala muj kaleba lahayn dolal inakahin iyo ifiso dee labada kalena waala warayste mid sadex aad soo raci
@abdishakurhussein6564
@abdishakurhussein6564 2 жыл бұрын
WHAT A LEGENDARIES HARAG-WAAFI XAMUD DOLAL IYO MUJAHIDINTA KALEBA ALLE HA UNAXARISTO DHAMANTOD INTA NOLNA ALLE HA CAAFIYO
@siciidcumar714
@siciidcumar714 2 жыл бұрын
Doolaal waa nin rageed, se waxa uu ku jiraa ragga aan xaqoodii helin ee aan la marin.
@adanroyalmaxamed3495
@adanroyalmaxamed3495 2 жыл бұрын
Maya ee salii nabi maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ahmedhussein9662
@ahmedhussein9662 2 жыл бұрын
Csw
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 2 жыл бұрын
Muj jaamac Agoon Nin culus idarays ciise ayaan ku wadaa inuu ahaa Jaamac agoon wuu soo dhawaadey Allah yarxmee 88kiibaan arkey
@sh.cabdirisaaqjamac1498
@sh.cabdirisaaqjamac1498 7 ай бұрын
Kwrn ninku doolaal aderka uu uyahy ❤🦁🦋
@absjones2916
@absjones2916 Жыл бұрын
Mujaahid Jamac Doolaal thank for service. Ina Ibrahim xeef. Reer Tell Buur, Togdheer.
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 2 жыл бұрын
Mujaahid Xaliimo Dhaga la’a Raximullaah. Mujaahid qaaliya ayuu ahaa
@abdijama6427
@abdijama6427 2 жыл бұрын
Walee Abtiyadey Waa Gob intaa Uu Mujaahid Doolaal ka mahadsheeganayo Ee Sida Gobonimada leh Uu Ula Soowada Dagaal Galeyba Waa Abtiyadey
@jimcaalecabdi1714
@jimcaalecabdi1714 Жыл бұрын
Alle haw naxriisto mujaahid hargwaafi geesi bu ahaa🤲😥
@ahmedhussein9662
@ahmedhussein9662 2 жыл бұрын
Mansha allaah
@officialrahmani_
@officialrahmani_ 2 жыл бұрын
alle haunaxariisto adeer haragwaafi
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
GN Dolala iyo Ina mire lafo adhi baa ku jira welina waa kuwa nool qofka ilahay dilayo dhinta kaasu muuse jeel u quudhay sow maha wali isaaqow walahay waxan is idhahda isaaq wa sirxan yahay hadan idin imado quran baan idin saari abalkiisi lama marin markasa muuse oo og geesigiisi Jeel geyay u quudhay
@cabdimajiid3762
@cabdimajiid3762 2 жыл бұрын
Mujahidiinti dhabta aha waakuwa Bal qoladan galbeedka inta ay so fadhistan Malin ha sheegtan saxib taariikhda lacagi ma goyso
@SalmaAhmed-eh7os
@SalmaAhmed-eh7os 6 ай бұрын
Walal hayna Kala gurin badiyaaba waa bahdeene from HY
@maxamedawsiciid437
@maxamedawsiciid437 2 жыл бұрын
Asc waataariikh cajaayib ah Dhaman snm intii matay alah Haw naxaristo inta xanusanaysa alaah hacaliyo Inta cafimad qabtana alaah Hawsiyaadiyo waxayqaten go aan qadhaadh waxay soomaren maalmo qadhadh Oo geeri ay wada fisheen Mujahid dolal caafimad alaah Hakuu siyadiyo khatumadana Alaah khayr alaah hakugu Khatimo
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
SNM waxan is idhahda awaliyo ilahay noo soo diray ahayeen ilahay wuxu yidhi labatan mumina xaq ku dagalamaya maliko ayan ku xoojiya dadka dharka cad ee cawinaayay waxan isleeyahay wa maaliko ilahay u soo diray wayo xaq bay ku dagalamen ilahay janada idinka barayay idinka iyo anaba iyo walidiinteena maxa ilahay geesi naga abuuray manta beelayo is wada ximinaysa ayaanu noqon dhamantiin janada halka ugu saraysa ilahay idinka barayay dooraal wa geesi weliba qiraya libta walalahiisa halka qar is xasidan manata gguulaysa if iyo akhiro wale geesi naga dhalay qofka aan dulmiga iyo gardarada aqoon ilahay ba u hiiliya faqash iyo isaaq maalinta qiyaame ilahay hortiisa way ku xisiabtami ifka waanu iska celinay SNM waa guulaystay Alhamduliah
@kaareburburiye
@kaareburburiye 2 жыл бұрын
dhawr Qaybood Ayaan rajeena in laga Wareesto,MUJAAHIDKA WAX BADAN AYUU HAYAAA OO KU DUUGAN
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Wallo hore ayaa qaybo badan looga waraystay e waxad ku qorta snm dolaal taxane waraysi ah aya kuso bixi
@kaareburburiye
@kaareburburiye 2 жыл бұрын
@@NH-lb2tw OK wll
@abdirahmanali661
@abdirahmanali661 2 ай бұрын
Goosha Somaliland Idinka Ayaa Keenaya
@xasancabdi4374
@xasancabdi4374 5 ай бұрын
Guuul somaliland ishaa allah
@raagesamatar3421
@raagesamatar3421 Жыл бұрын
Uufffff ninkaan waa in la dilaa dadkii wadanka u dhaartay ayuu ka mid ahaa
@sh.cabdirisaaqjamac1498
@sh.cabdirisaaqjamac1498 7 ай бұрын
Waa kii futadaada xoreyy qrxy waana nin solomadaw ah ader
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 2 жыл бұрын
Anigu si wacan baan U garanayaa Deegaanadaanu Degno Hyonis.Mc. weliba ayuu Holgalo badan Ragii lawada soconjireyna Ilaa muj jaamac qarash Allah yaaraxmee Muj yool yool Shab shoter. Rag badan ayuu lasoo hawlgaley Gacan libaax Sheikh area.Caynaba iyo eeriyadeeda Hawdka. Libaax Muj dolaal ninaanu Aad u jeceley Aadna nooyaqaan Fariid weyaan
@mubarikdekhaybe612
@mubarikdekhaybe612 2 жыл бұрын
Muj Jaamac qarash Wll isagoo Nool Baa igu Danbaysay bari Dhawayde Goormu Dhintayna Wll.
@faarahbuuniyare6924
@faarahbuuniyare6924 2 жыл бұрын
Mujaahid doolaal wuxuu ahaa geesi hoodo ku lahaa dagaalka
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
walaahi ragkalena waa ka maqlay arintaa, waanu badanaa goobta dagaalka
@guuleedmaxamuud2278
@guuleedmaxamuud2278 2 жыл бұрын
Soo dhawoow mujaahid
@daauudaxmed4622
@daauudaxmed4622 2 жыл бұрын
Habeen Dhaladkii Doolaal Ragbuu dhiig ka heensaday Waa Ragii faro ku tiriska ahaa ee maalmaha badan u soo joogay dagaalada wadankan lagu xoreeyey
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
hadhoow bay odhanayaan hawiye wax nama yeelin ha ii kala gurin reer koonfur dab haleefee
@farduus9825
@farduus9825 Жыл бұрын
Hoostaadalahel
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
@@farduus9825 hoostaada lahel ee faqash miyaad tahay adigu? cuqubadii aad gasheen ee shaadhka dawladeed dadka u adeegsateen waataa idin eedaajinaysa abaar iyo colaad baad ka qaadeen ee maxaa ka dheefteen?
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 2 жыл бұрын
Saab 📺 please soobadiya barnamijyada noocana waatariikh lobahanyahee
@amiinsaleban7908
@amiinsaleban7908 2 жыл бұрын
Mashalah somaliland mashalah isaaq mashalah habaryonis mashalah garxajis mashalah habarjeclo waa reer fiican lkn habar awal waa dadka ugu jilicsan isaaq runtii
@maweldahir6203
@maweldahir6203 2 жыл бұрын
Sxb caadifadda qabyaaladu ayay kula talaxtagine astaaqfurulayso oo ka toobadkeen hadalkan ilayn ma jirin cid SNM ku abtirsata jilicsanayd
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 2 жыл бұрын
War kada szb hbr awal waa Tolkien Liverpool wayee rathuaska agtiiisa kkkkkkkkkkk
@jamacsalaad4833
@jamacsalaad4833 2 жыл бұрын
inbadan baan taariikhda halganka dhegaysanayey weli ma hayo halgamaa haragwaafi nin la howl galo ah ninku wuxuu aad u cajiiba dadkiisuna way la shaqaynayeen dhulku uu howlgalada ka samaynayey waxay ahaa yeen ina guuxaa ilaa caynaba dhaamaan dadkaasi waxay ahaaye dad sifiincan ula shaqayey snm
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 2 жыл бұрын
Ufff. Wariyaha duliyaa. Marka meelficn ka hadlo, wuu ka badlya waa nacas. Wuxo muj ubahn yahy, warye ka so qufa taariikhdo goob joog u ahaa.
@jamacsalaad4833
@jamacsalaad4833 2 жыл бұрын
dhamaan ragii soo halgamay waan u ducaynayaa
@cabdixaashi9962
@cabdixaashi9962 2 жыл бұрын
Alow khilafka Naga dhamee mujaahid tii IYO waalidkaygba unaa xariiso
@fardusali5547
@fardusali5547 2 жыл бұрын
Walle isaaq ninkod kaliya 100 udhigam ilhay baa mahad laah isaaq naag dhiigay
@hanicaydiid2893
@hanicaydiid2893 2 жыл бұрын
Maxamed xaaji muse harag waafi iyo jaamac doolaal geesi yay ahayen
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 3 ай бұрын
Ninkaa sahra axmed in badan ayaan maqlay warkiisa dhawr nin oo ka sheekaynaaya ayaan arkay kolay waa nin isaaqa waliba waa nin reer burco ah ama waa habaryoonis ama waa habarjeclo
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 2 жыл бұрын
Jihaadku waa dagaalka dhex mara gaalo iyo muslimiin,jihaad waxa innoogu danbeeyey 1977kii,wixii ka danbeeyey anigu fitan ayaan ka aaminsanahay.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
gaalka waxa ka xun munafiqa muslimka iska dhiga ma muslimba kuwasi ilahay maba aqoone
@Abdirashidcalanle
@Abdirashidcalanle 3 ай бұрын
Hadii dhulkaga lagugu qabsado iyo malkaga waa jihaad
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 2 жыл бұрын
Mujahid Dolal nin sare
@mustafeabdi6553
@mustafeabdi6553 2 жыл бұрын
Dad dhar cad nala dagaalmay😅ma Malaki idin dagaalamaysay mujaahid
@SacadAbdi-go9hq
@SacadAbdi-go9hq Жыл бұрын
Doolaal. Salaan qaali ah ,way adkayd maalin taasi. Waxase ka adkaa raga. Snm ee meesha marayey ,waa dhac dooyin aanan illaawi doonin abidkay hadaba dirawaladii booyadaha maxaad ugujahay seen,?
@munaguuleed
@munaguuleed Жыл бұрын
Keyse cajaayib caaqilka
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 Жыл бұрын
Mujahid Dolaal Waa mujahid qaaliya Lkn Cirro ha isku sawirin adeer magacu ka dilaya
@sahmed2060
@sahmed2060 2 жыл бұрын
nin keen badan
@mustafaaadan4527
@mustafaaadan4527 6 ай бұрын
Kayse Ahmed digaale Ale cimriga iyo caqligaba haw barakeyo Aniga xasuus iga mudan yahay waa macalinkeygii sayniska fasalkii shanaad
@mustafaaadan4527
@mustafaaadan4527 6 ай бұрын
Duvsigii choose dhexe sheekh yosuf Al kawnuni 1984 =1986
@abdirahmanali661
@abdirahmanali661 2 ай бұрын
Guusha Idinka KEENAY
@mowledciise1271
@mowledciise1271 2 жыл бұрын
مفا الله
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
heelku waa heel,maraale
@raagesamatar3421
@raagesamatar3421 Жыл бұрын
Dalkiisa ayuu Ethiopian iyo gaalo ku soo hogaamiyey wageebuu mujahid ku noqday
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
cabdi bulux waa unuunlay waa tuulo beer iyo ina afmadoobe u dhexaysa, markay dhul daaqsimeeka ahayd waxaa la odhan jiray unuunlay makii cabdi bulux degay ayay laba magac yeelatay,
@SalahSports120
@SalahSports120 2 жыл бұрын
Doolaal
@RashidMohamed-yo1et
@RashidMohamed-yo1et 11 ай бұрын
Sowdigaa hadan adkaysan kari waayey
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 2 жыл бұрын
Mujaahid jaamac maxamuud aaden(jaamac doolaal), ilaahay cimriga haw dheereeyo, wuxuu ahaa saaxiibkii ugu dhawaa ee alle haw naxariistee muj.maxamed x.muuse jaamac (haragwaafi), wuxuu dhaawacmay 12 jeer lkn waxaa ugu khatarsanaa dhaawaciisa markii uu madexa ka dhawacmay ee la geliyey madexii wanka yar, goobta uu ku dhaawacmay waxay ahayd Qori-lugud.
@hungyang5809
@hungyang5809 2 жыл бұрын
harawaafi GALKA GOONDA LIBAAX
@ismacilxasan3960
@ismacilxasan3960 2 жыл бұрын
jamac agoon wuxuu ahaa idarays ciise
@abdilahimaxmedderai4722
@abdilahimaxmedderai4722 2 жыл бұрын
Dolaal waxa u ahaa miishinadii halganka Gesi ah hoodo ku leh dagalka alle hasharfo
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 2 жыл бұрын
Mujaahid lahubaa waa asxaabtii, ehulunaar lahubaana waa qofkii muslima ee dagaal ehliya oo muslimka udhaxeeya gala
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 2 жыл бұрын
Faqash hadhageda ugo shekee, markii fotada baa sooke iyo 7 lagaga xareyay, ee lago tirtiry adiga iyo afwayne. Mujeim ila mujrim.
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 2 жыл бұрын
@@jamalwarsame5587 faqash iyo siyaadba ninkastaa wuxuu geystuu leeyahey yakasaamaxaya, qofkii iimaan leh diintiisa raacda ee aan waxan dhexyaacin waa ogyahey waxey diintu kaqabto kii tagarey iyo kii usacaba tumeyba
@Abdirashidcalanle
@Abdirashidcalanle 3 ай бұрын
Hadii dhulkaga iyo malkaga lagugu soo weraro kaa kugu soo weraray waa dalin gaalkana isaga ka xun wanad iska celinaysa marka in ay faqashta iska celiyan oo dhulkoda u jihadan way ku sexsanayen
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 2 жыл бұрын
Waa jabhadii somaliya rogoy SNM
@allaahuakbar6762
@allaahuakbar6762 Жыл бұрын
Dagaalyahan dalyaqaan
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
dhulbahnte beriga shaydan baa walaay ilamtiyadood bay la dagalameeyen kuwa la dhalay ba ugu xuma weliba sida jama blue soo kireeyay diyardah sida tuke iyo qaar kale oo badan snm way badabdiyeen markay guulaysten welina wa yuusan dhulbahate iyagiibaba is walaya sababtaa ilahy u jeceladay in isaaq nabad helo
@yusufahmed2139
@yusufahmed2139 2 жыл бұрын
Nama waaline sida aad u iimaanka beeshay buu isna u iimaan beelay
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
yusuf adigaa dhabayaco xun bad tahay weligana waad iman lahayd gumaystahana ada keenay somalia talyaaniga adiga lacag kaga qatay inu ku maamulo
@yusufahmed2139
@yusufahmed2139 2 жыл бұрын
@@sidrasirad9475 asc maxaad ii cayday. Xishood waa waa ku geyaaye
@axmedshugri8553
@axmedshugri8553 Жыл бұрын
MUJAHID ISMACIL CABDI ADAN FARAX.JAAH(SAHRA AXMED) ILAHAY NAXARTII JANATU FARDAWSA HAGU DEEQE U DUCEEYA ISAGA IYO INTII SHAHIDAY
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 4 ай бұрын
Ninkaasi taariikhda wax Nmaka haysaa
@osmanmohumad.
@osmanmohumad. 4 ай бұрын
Yaa baasuu ujihaade bala kudhacdaygu
@cabdikarimofficial4689
@cabdikarimofficial4689 2 жыл бұрын
Jaamac agoon maha abokor ciise waa aadan ciise reer fiqi
@farahabdirahman7868
@farahabdirahman7868 Жыл бұрын
Beenta eega the 17 baa waxay gubeen bebe yaal badan 😂😂
@rahmanuur2107
@rahmanuur2107 2 жыл бұрын
Ok kkkkk
@cabdixaashi9962
@cabdixaashi9962 2 жыл бұрын
Mujaahid doolaal ale raali hakanaqodo adiga IYO walidkayba
@cawildiiriye6826
@cawildiiriye6826 Жыл бұрын
Jamac dolal waa wada geesi ninka ragamadisa waxa lagu qiimeya siduu raga kale libintooda uqiro
@cabdirisaaqcalimaxamed8564
@cabdirisaaqcalimaxamed8564 2 жыл бұрын
Iyagii baaban is fahmayn
@HassanFaarah-e2h
@HassanFaarah-e2h Жыл бұрын
They are tolking about justice but we give them long time ago l am not whach the shina long time ago l am not responsible drug dealer alcoholer neibers ignoringes hear or any other where
@yuusufbaxaar109
@yuusufbaxaar109 7 ай бұрын
Maxa tarikh beena la, abuurtay ... af wakene may lagu ame ... away reer Las cannot....
@abdirahmanomer2313
@abdirahmanomer2313 2 жыл бұрын
Kaysow runsheeg wareyso sida Farah ifiso
@shirelove1928
@shirelove1928 6 ай бұрын
Been isaq 17 aya cidan dhan kiviye iyo hal nin aya cidan horin ah ladagalee been badana
@AynanUsman-n2r
@AynanUsman-n2r 11 күн бұрын
Iiiwad sheekada Mada anlaygashay ggggg kkkkkk
@Tomandjerry-p5v
@Tomandjerry-p5v 5 ай бұрын
jaamac.agoon.aderkeyo.wa.nin.idareys.ciise.ah.iskahubi.halka
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp Жыл бұрын
Geesi dolaal
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Жыл бұрын
Thomaliland is dead😢
@waayeelcumar5546
@waayeelcumar5546 Жыл бұрын
Abaal loo gudo isdka daayo, xabsi baa lagu riday, nasiib daro.
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Жыл бұрын
Qaboole kulahaa😂 kan waa beenaale😮
@yasinyusuf4759
@yasinyusuf4759 2 жыл бұрын
Kkkkk kay waraysanayaan eega
@weriyeshaacir7374
@weriyeshaacir7374 2 жыл бұрын
Markaa ma beder baa gasheen camal. Iidoorow. Run mawsu sheegnaa.
@cabdixaaji7726
@cabdixaaji7726 2 жыл бұрын
WAR WAXAAN XAG Ee Ka DAGALAMEEN SOOMAALI WAXAA FAAN KA DHIGTA MUJAAHID ISAAQ BAA JIRA WAR AAMUSA HAWIYO IYO DAAROOD MEERYKAN BAA LAAYEY HANA AX IYO UX MIDANA MAOARN WAR NAG AAAMUSA
@yusufdhimbil7367
@yusufdhimbil7367 2 жыл бұрын
We need to know our history
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Daawo mid kamida mucjisooyinkii  mujaahidiintii  Ururkii SNM
30:34
DegDeg Xogta Dagaalka Buuhoodle Ogaadeen Oo Ku Biiray Dagaalka
11:42
TOOS: Dunida iyo Maanta
1:00:59
BBC Somali
Рет қаралды 27 М.
Mujaahid Jaamac Doollaal - Waraysi - Qaybtii 2-Aad
24:57
Waxsansheeg Tv
Рет қаралды 67 М.