sooyaal aqri taariikhdooda iyo kutubta ay ku leeyihiin ee tasawufka
@ahmedabdirashid1148 жыл бұрын
Manshallh Illah haku xafido sheqoo
@anababdullahi43296 жыл бұрын
RiyaadulJanah
@casiisakhaliif7916 жыл бұрын
suufiyo murtadiin
@beautyofislam82537 жыл бұрын
Asc akhwaati isku sifeeya muslim oo kaliya firqoyinka iska joojiya nabi Maxamed csw Waa noo sheegey in loo Kala baxaayo 73 firqo 1firqo ayaa janada kaleyso. Swt waxuu Ku dhahay surah fussilet ayah 33: وَمَنْ أَحْسَنُ قَوْلًا مِّمَّن دَعَا إِلَى اللَّهِ وَعَمِلَ صَالِحًا وَقَالَ إِنَّنِي مِنَ الْمُسْلِمِينَ ﴿٣٣﴾
@shariffomar9686 жыл бұрын
Wahabiyadha bidco baykuhayan mesha
@maryanaxmed59836 жыл бұрын
Sh guri cel ..
@ismahanbiintufarah20675 жыл бұрын
@@shariffomar968 wahabi koxo maha lkn waa sheeikh wxb qiiqa haa isku qarinai wan ku fhmnye suufiiy waxi soo qatenb waa diiciif Allah uso labata tasbad idan badabdiisane adunikn iyo akhiiro
@realsalaficiyow668311 жыл бұрын
suufi intii badneed waa iska toobad keentay oo wixii ka qarsoomay oo xaq ah ayey ku dhaqmeen. waxase soo haray in yar oo madax adag oo haddii buuraha lasocodsiiyo si loogu cadeeyo in waxay ku sugan yihiin is moodsiis tahay xataa aan yeelayn. laakiin waa sii yaranayaan wax kabaxa ama ka dhinta maahane soomaliya waa kasii suulayaan.
@farazz92078 жыл бұрын
waxan weydiinayaa dad ka habeeniyo maalinba ku doodaya qabri aya LA caabudaa xagee. ku aragtay qok qabri usujuudaya intaad qabri qabri ku nac nac leedahay mad ka doodid dilka dhiga dad ka ee aad xalaashateen qof Muslim ah oo ashahaadanaya hadaad xalaalaysatay dhiigiisa inaad diinta kahadasho waa lagaa diiday anigu sheekh ma ihi laakin qof muslimin gaalnimo kusheegay waxan aamin sanahay inuu dano kale wato ... teeda kale anaga shacab somaliyeed muslimin ah ahaan qofkii wax dilaya Muslim uma naqaano ee horta dhiigayaga xaaraantimee oo dilka joogi markaa kabacdi wax kale Kahadal
@muktarali23115 жыл бұрын
Shut up suufi turafatuur you have not diin qabriyo caabud baa tihiin
Shia iyo sufiyada wa walalo waxayna kuwalaloben inay dadka dintay baryan Allah kasoke.
@AbdulahiAbikar-ri1fg Жыл бұрын
اللهم شيخنا الفاضل محمد عبد آمل
@inaclaahi35263 жыл бұрын
Dadka lagu imtixaanay in qubuuraha la caabudo ilaahay hasoo hanuuniyo
@macalinjaamac65468 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk imam shafici Imam malik Imaam Axmed Ayaa sufi ah waa wax lagu qoslo waa hadal laiska dhahy halaga firsado Rabi ayaa lahor istagi doonaa nolashu yay ku kadidin
@abdim.m.q31275 жыл бұрын
Hadaa ma wahaabiyo ayay ahaayeen culimadii umada diinta soo gaadhsiiyay waa suufiyo
@mahamedcusman34025 жыл бұрын
@@abdim.m.q3127 Hhhhh sufiyada Hada dhaw ayey so bxayn lkn salaf mar hore ayey jirayn
@RiyaadulJanahtv9 жыл бұрын
asc bacda salaam dad ka waxaa fiicnaan lahayd inay bartaa yaa waaye suufiyah maxaysa aaminsan yihiin nin raga wax soo qoraaya ka mid ah ayaa ku tilaamay jaahiliin inay yihiin bal ninkaas aan dib ugu celiyo hadalkaas oo bal iiga waram imaamu shafici imaamu nawawi imaamu xujatul islaam alqazali imaamu almaliki imaamu ahmed binu xambal imaamu xajarul haytami imaamu ibnu xajar alcaslaqalaani imaamu abdulqadr jaylaani imaamu cabdulqadril baqdaadi kuwaas iyo kuwa kaloo badan waa suufiyah bal kutubtooda dib ugu laabo soona fiiri maxaa la dahaa asuufiyah maxaysa tahay waxa ay aaminsan yihiin mida labaad aniga marabo inaan dad caayo lakin waxaan rabaa inaan runta soo banaan bixiyo barnaamijyo badan ayaana umada tusayaa bal waxaan rabaa in la iiga soo jawaabo
@MudaneSooyaal9 жыл бұрын
BEENBAAD SHEEGTAY CULIMADA AAD SHEEGTAY MA AHEEYN SUUFIYA EE WAXEEY AHAAYEEN CULIMAA AHLU SUNNAH WALJAMAACAM
@maktabaasalaam94509 жыл бұрын
fiicnaan lahaydaa imaamyada aad sheegaysiin hadaad racilahaydeen sidhaba hadana waabad guulaysan lahaydeen ee qardajeexa daaya dadow waa LA iska dambeeyaaye
@aamirmohamed86859 жыл бұрын
subxanallah imaam axmad ibn xanbal hadaa raacsan tahay suufi maba tihid ahlusunnah ayaa tahay waayo mas'alada istiwaha iyo caqiidadiisa waad ka dharagsan tahay ee beenta dhaaf afarta imaam mid suufi ah kuma jirin ee alle ka baq
@ghboy29147 жыл бұрын
waa shiico ninkaan ee hala ogaado imaamyada sheecada buurabaa in uu nabaro
Nimanka hada iska dhigaya culimo iyo kuwii hore laysma garab dhigi karo sababtoo ah culimadii hore way naxariis badnaayeen diintana gowskay ku haysteen lkn kuwani waa caalooshood u shaqays tayaal naftooda kaliya ka fikira
@fiicanfariida808110 жыл бұрын
Wahaabiyo iimaan maleh wacdina madeeqo lakiin naar baadeeqidoonta
@princenasir76829 жыл бұрын
saas waaye
@MudaneSooyaal9 жыл бұрын
inkaar qabtaa tahay adiga Allaha kusoo hanuunsho
@cismaammaxamed63318 жыл бұрын
Fariida adine waankaa sugeenaahe janno kutag qabriga dul fadhi sh c/qadir janada hakugeeyo Shiikh in lacaabudo iyo in Nabi ciise lacaabudo maxaa farqi oo udhaxeeya
@umurufaydah77687 жыл бұрын
Naaarta adi lagu geee umada ka daa habaarka qabri tuuugow
@macluumaaddaahsoonmacluuma78986 жыл бұрын
fiican fariida sh lacaabudo janada Ku gal adj mushrik
Wadaadka suufiga ah waxa hada uuka hadlaayo ma aha wixii laga doodayay hada waxa uu kahadlaayo waa in labooqan karo taas liskuma diidano lkn dooda waxay eheed qabuurada malabaryi karaa baay eheed dooda lkn meelkale ayuu kabaxay suufiga
@ahmedkhadar17215 жыл бұрын
Sufiyada Allah hasohanuniyo
@zeynabxassan6113 жыл бұрын
Mnshllh ❤️ ❤️
@jowhartv90158 жыл бұрын
sheikh umul waa wasaq
@Mariammohamed-oo3un8 жыл бұрын
Abdirahman Mohamed allaah ayaa kuugu filan sheeqeena sheeq umal allaah ha xifdiyo aduun iyo aaqiro wallaahi aad ayaan u jecelahay
@macluumaaddaahsoonmacluuma78986 жыл бұрын
Jowhar tv xoolo allaha umada kaa qabto
@hanadhassan71489 жыл бұрын
wahaabi wax la yiraahda majiro magaca saxda waa muwaxxid oo ah in ilaaah kaliya la caabudo qolyihii basra dagna ee shirkiga ku dhex jiray iyo kuwii kaleba markey arkeen in maxammed bin cabdi wahaab uu wado ololaha lagu joojinayo shirkiga iyo fasaadka hareeyay caalamka islaamka ayey u bxiyeen asaga iyo intii la socoty wahabi maxa yeelay meesan dhihi karin muxammidya ama muwaxid oo macnaha labadaas ereyba meel fiican bee u noqon oo ah kuwii nebi muxammed SCW raacay iyo kuwii ahlu towxiidka aha ee ilaah aan waxba la wadaajin marka waxay aadeen magacii awowgiis wahab.............. dhamman dadkan suufiyada taageeraya waxa ay ku taageerayan in ilaah wax lala wadaajiyo oo gaalnimo cad, hadii wadaad la baryo ama mawliid jiro ilaahba quraankiisa lagu sheegi lahaa ilaahay waxuu quraankiisa ku sheegan in diinta dhammeystiran tahay waana la dhameystiray lamana yaabeeno bidcadan iyo waxaan maxaa yeelay goor hore baa naloo digay cidda xaqa haystana maalinta xisaabta baala kala bixi
@abdihakimmohamedbarrebarre61467 жыл бұрын
Hanad Hassan non waxbadan of masha Allah wallkey
@AhmedAli-yy9nw7 жыл бұрын
Hanad Hassan adeer, ku noqo kheyr helle
@hollosman63605 жыл бұрын
Diinta islamku maha mid muran ku jiro, waa mid run ah oo iska cad waxaa kali ah oo loo bahan yahay in si fiican loo barto oo laga ilaaliyo In lagu kala baydho sidi loo fahmi laha. Tusaale, ummadda Carbeed kuma murman, lakiin somalidu waa ku kala murman, midaasi ma fiicna culumadu mid ha Ka noqodan diinta Furqaan
@shaficiali94178 жыл бұрын
wahaabiyadu been iyo bara bogaado ayay meesha Ku hayaan
@MohamedAhmed-ou4zr7 жыл бұрын
kolley hadaad u diiday imaamu shaafici iyo imaam malik kolley wahaabi ayey ahaayeen ayaad sooo wadaa miyaa
@maxamedcicasiis40183 жыл бұрын
Jaahil
@AhmedMohamed-ox2ly9 жыл бұрын
yaab
@ahmediman56417 жыл бұрын
wahaabiyo jahliga iyo fudeydka waa isaga mid
@ismahanbiintufarah20675 жыл бұрын
Suufiy meesha maxu ku hay gabrii ladu wargo miiy sheeikh wax lawdiisat allah iniiso hanuniyo
@Akhfashtube10 жыл бұрын
been lagu doodo xaq ma ahan ee waa baadil , wahaabiyo 200 sano ayee jirtee aasee ahlu sunna la doodayaan , af soomaali ee wadaan diin waxba kama yaqaanaan.
@maktabaasalaam94509 жыл бұрын
xaqa hadii LA idiinsheego macaytamaysiin
@MudaneSooyaal9 жыл бұрын
Ahlu sunna lama yiraahdo cambuulo cunayaasha.
@فقيرإلىالله-ع7ش7 жыл бұрын
Ehlul bidac wahaabiyo qudhun ahlul badil
@mahamedcusman34025 жыл бұрын
in qabri lacabudo miya din ah
@inaclaahi35263 жыл бұрын
@@فقيرإلىالله-ع7ش Qubuurihii umadani way ka xorowday
@ahmedabdsalam53467 жыл бұрын
Umal iyo khawaarijta illaahay dad ka hakaqato waa fidmo
@macluumaaddaahsoonmacluuma78986 жыл бұрын
Ahmed Abdsalam mushrik alaha Ku soo qabto
@ismahanbiintufarah20675 жыл бұрын
Ahmed Abdsalam khawarji waa laqayan waa kox sheikh umal wa layaqn waa sheikh caliimaka somaliiyeed xaqa marku idan cadado Xaqa qata iskaka taga qurafedkan aya ku jiiran suufiiyo
@mohamedabdimohamed29924 жыл бұрын
Wahaabiyada alle haso hanuniyo umadana alle haka qabto
@xajiadankoofi74545 жыл бұрын
Nahaabiyo nac nac bey meesha ku hayaan masaajid loo dalishanayo siyaar waali.com