Doodii Salafiyiinta Iyo Suufiyada Qaybtii Safarka Qubuuraha Party 2

  Рет қаралды 90,422

baraa ah

baraa ah

Күн бұрын

/ baraaah1

Пікірлер: 123
@abdisalamgolden-boy3485
@abdisalamgolden-boy3485 3 жыл бұрын
Masha Allah Sh Maxamed Cabdi Umal Caalimka Qarnigan 21aad. Alle Haku barakeeyo❤❤
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 5 ай бұрын
Sheikh maxamad cabdi umal wllhi cid cilmi kugu gaari majirto suufi iyo cidkale toona Allah haku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤
@ibnhassaan5674
@ibnhassaan5674 5 жыл бұрын
Ilaahay baa mahad iska leh Subxaanuhu watacaalaa, hadii aysan jiri laheyn Rag Ilaahay cilmi siiyay oo xaqa ka run sheegayo sida Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo inta kalee lamidka ah walahi waynu lumi laheyn xaqii Rabi subxaanahna cid kalaan siin laheyn, Rabiyow mahadaa adaa na bad baadinaya marwalba.
@abdirahmanhassanaadam4008
@abdirahmanhassanaadam4008 3 жыл бұрын
Alxm
@ahmedhassanali2634
@ahmedhassanali2634 4 жыл бұрын
Sh umal geesi geesi dhalay wllhi meel busaray suufiyada
@abdikarimaden3488
@abdikarimaden3488 4 жыл бұрын
Yaa Allah sheikh umal janada kawaraabi iyo inagoo dhan
@إمامأهلالسنةأحمدبنحنبل
@إمامأهلالسنةأحمدبنحنبل 3 жыл бұрын
Aamiin
@YaxyeMaxamed-o8u
@YaxyeMaxamed-o8u 7 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi
@MohamedIshakOsman
@MohamedIshakOsman 6 ай бұрын
Aamiin
@CabdulahiXariir
@CabdulahiXariir 3 ай бұрын
العلامة الشيخ محمد عبده أمل حفظه الله ورعاه ❤❤
@Roobleh
@Roobleh 3 жыл бұрын
Waa wakhtigay sheekh xasaan iyo sheekh umul isku group ahaayeen
@ismaciilexaaji4956
@ismaciilexaaji4956 2 жыл бұрын
Waligod yay San group ahaana maxaa naga galey
@Axmed_Darwiish
@Axmed_Darwiish 5 жыл бұрын
sh.maxamed cabdi umal Aqoon yahan diineed wllee
@cabdirisaaq-j7t
@cabdirisaaq-j7t 11 ай бұрын
mashlh sheekh umal ilhy cirigaada ha dheereeyo
@abdikhabiirmaxamuud1863
@abdikhabiirmaxamuud1863 3 жыл бұрын
Mansha Allah Allah habarakeyo sheikh maxamed Cabdi umal caalim somaliyed
@abdiqanimohamoud5624
@abdiqanimohamoud5624 5 ай бұрын
Sh maxamed cabdi umal xafidullah sideeda raga meel saartay
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 6 ай бұрын
Sheikh umal Allah habarakeeyo wuxuuna noo cadeeyay xaqii
@abdisalamgolden-boy3485
@abdisalamgolden-boy3485 4 жыл бұрын
Masha AllaH Sh. Maxamed Cabdi umal❤Caalim
@ahmedisa9608
@ahmedisa9608 6 жыл бұрын
Masha alh sh umal wau ucadeeyay xaqa
@ISFAHAN-PRO-SOM
@ISFAHAN-PRO-SOM 7 жыл бұрын
jidka tosan alaha nagu haga jiyo amiin
@abshirlaaly1678
@abshirlaaly1678 5 жыл бұрын
Aamiin ninka sawirka shiikh mustafe saartayow
@AhmedMohamed-hn7ut
@AhmedMohamed-hn7ut 3 жыл бұрын
Amiin thuma amiin
@MohamedIshakOsman
@MohamedIshakOsman 6 ай бұрын
Aamiin
@abdalaabdi8027
@abdalaabdi8027 Жыл бұрын
Meel cidlo ah bey kudoodayaan asaga lee is burinayo waa ijmaac muhiimada ba ah mabaantahy xadiiska ma daciif ba ama waa saxiix
@ismaciilexaaji4956
@ismaciilexaaji4956 2 жыл бұрын
Sheekh shariif umal meel buu saaray wllhi
@hamseomar3951
@hamseomar3951 Жыл бұрын
😂😂😂 war miyaa indhaha iyo dhsgaha laa'dahay
@somaliman8162
@somaliman8162 Жыл бұрын
@@hamseomar3951😂😂😂kuwan caadi maaha
@mohacadeofficial5032
@mohacadeofficial5032 10 ай бұрын
😅😅😅😅 rag iskacelis jooji
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 6 ай бұрын
Suufiyada buuqda ee marwalba dadka waxaan jirin usheegta ileen cilmi malaha waana jaahiliin qubuuraha caabuda
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 6 ай бұрын
War suufiyooy sheikh umal lama doodi kartaan haku dalina
@adoonkiiilaahey3006
@adoonkiiilaahey3006 5 жыл бұрын
Mashallaha al sheikh shriif cabdalla allaha qeyr kusiiyo sida xaqqa ucadeysay albani oo 19kahor dhintay kaasna wax qabad malah in lasoo daliishado
@kaptan.shaaaficialsalafi2916
@kaptan.shaaaficialsalafi2916 8 жыл бұрын
masha alah suufiyo meesha waxkuma hayaan alle ha soo hanuunsho
@Cabaas6004
@Cabaas6004 4 жыл бұрын
حديث عَرْض الأعمال خرَّجه الحافظ البزَّار رحمه الله في : "المسند" (5/308ـ رقم: 1925) ، وفي : "كشف الأستار" (1/397) ، وفيه قال : "حدثنا يوسف بن موسى ، قال حدثنا عبدالمجيد بن عبدالعزيز بن أبي روّاد ، عن أبيه ، عن سفيان ، عن عبدالله بن السائب [عن زاذان] عن عبدالله بن مسعود رضي الله عنه قال : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : "إن لله ملائكة سياحين يبلغون عن أمتي السلام " . قال : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : " حياتي خير لكم تُحْدثون ويُحدث لكم ، ومماتي خير لكم تعرض عليّ أعمالكم ، فما رأيته من خير حمدت الله عليه ، وما رأيت من شر استغفرت لكم " قال البزار رحمه الله : " لا نعلمه يروى عن عبدالله إلا بهذا الإسناد " ا.هـ . والحديث يُنعت ب(حديث عَرْض الأعمال) ، وقد قال عنه الحافظ الهيثمي رحمه الله في : "مجمع الفوائد" (9/24) : "رواه البزار ورجاله رجال الصحيح" ا.هـ ، وقال الحافظ العراقي رحمه الله ـ وكذا ابنه ولي الدين ، كما في : "طرح التثريب" (3/297) : "إسناده جيد" ا.هـ ، وقال الحافظ السيوطي رحمه الله في : "الخصائص الكبرى" (2/281) : "أخرجه البزار بسند صحيح من حديث ابن مسعود" ا.هـ . وللحديث شواهد ، ومنها مرسل بكر بن عبدالله المزني رحمه ، وله طرق ، منها ما خرّجه القاضي إسماعيل رحمه الله في : "فضل الصلاة على النبي" (ص/120ـ تحقيق : التركماني)، وفيه يقول : "حدثنا سليمان بن حرب ، قال حدثنا حماد بن زيد ، قال حدثنا غالب القطان، عن بكر بن عبدالله المزني، قال : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : "حياتي خير لكم ، تحدثون ويحدث، فإذا أنا مت … " ا.هـ . قال ابن عبدالهادي رحمه الله في : "الصارم المنكي" (ص/203ـ204ـ تحققيق المقطري ) : "وهذا إسناد صحيح إلى أبي بكر المزني ، وبكر من ثقات التابعين وأئمتهم" ا.هـ . وقد اعتبر الحديث جماعة ، ومنهم الحافظ ابن حجر رحمه الله في : "فتح الباري" (11/385). وقد حقق صحته العلامة عبدالله بن الصديق الغماري رحمه الله في جزء مستقل سمّاه: "نهاية الآمال في صحة وشرح حديث عرض الأعمال" ، وقد قرظه شقيقه العلامة أحمد الغماري رحمه الله ، وقد وافق أخاه عبدالله في تصحيح الحديث كما في : "الاكتفاء في تخريج أحاديث الشفاء" . فائدة : قال المُناوي رحمه الله في : "فيض القدير" (3/401) : "حياتي خير لكم تُحْدِثون" بضم المثناة الفوقية أوله بخطه المصنف ـ السيوطي ـ : "ويُحْدَث بضم الياء وفتح الدال بخطه (لكم فإذا أنا متُ كانت وفاتي خيراً لكم ، تعرض علي أعمالكم ، فإذا رأيتُ خيراً حمدتُ الله ، وإن رأيت ) فيها ( شراً استغفرت لكم ) أي : طلبتُ لكم مغفرة الصغائر ، وتخفيف عقوبات الكبائر " انتهى المراد . فائدة : عَدَّ جماعة من الأئمة الحديث من خصائص سيدنا رسول الله صلى الله عليه وسلم ، ومنهم الإمام السيوطي رحمه الله ، حيث قال في : "الخصائص الكبرى" (2/281) : "باب : أخرج الحارث في : "مسنده" وابن سعد والقاضي إسماعيل عن بكر بن عبدالله المزني ، قال : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : "حياتي خير لكم وموتي خير لكم تعرض عليّ أعمالُكم فما كان من حسن حمدتُ الله عليه ، وما كان من سيئ استغفرت الله لكم" . وأخرج البزار بسند صحيح من حديث ابن مسعود مثله" ا.هـ . ويُنظر "مسند الحارث" 953ـ957ـ زوائده) . وابن سعد في : "طبقاته" ( 2/194) . وبوّب الهيثمي رحمه الله في : "مَجمع الزوائد" (9/24) على الحديث بقول : "باب ما يَحْصُل لأمته صلى الله عليه وسلم من استغفاره بعد وفاته" ا.هـ . تنبيه : رُوي تحديد عَرض الأعمال بيوم معين ، ومن ذلك ما رواه أبو طاهر المخلص من حديث أنس رضي الله عنه مرفوعاً : " تُعْرَض عليّ أعمالكم كل خميس" قال العلامة أحمد بن الصديق الغماري رحمه الله في : "المُداوي لعلل الجامع الصغير وشرحي المناوي" (3/426)
@mahamedcusman3402
@mahamedcusman3402 5 жыл бұрын
War DADKAN QABURAHA LAGA CELIN LA'A YAHY XEE YIHIN . SUMUN BUKMUN CUMYUN FAHUM LA YARJICUN. SUFIYADA ALLAH AYA MEL UWATA EE QAF HANUNIN KARA MLHN
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Qubuuraha in la siyaarto waa suno adna waxaad leedahay dadka laga celi layahay xayihii wax laguu sheegay hala soo qaylin ee wax soo gaaw adiga
@mahamedcusman3402
@mahamedcusman3402 4 жыл бұрын
QABURAHA IN LATAGO MARKA HORE LAMA OGOLAYN WAXANA LO DIDANA IN LAGU XADGUDBO SIDA HADA AD SAMEYSAN OO AD XOOLO UQASHAN , OO HADANA AD KUTAWASUSHAN , NIN MAR HORE DHINTAY MAXU IDHIN QABAN KARA, QAF DHINTAY MIYA ROOB IDHIN SIIN KARA , AMA CARUR AMa maal. MIDA AD IDHINKA SAMEYSAN WA BIDCO IYO SHIRKI . WAYO WAQTI IN LOYELO SIYARADA WA BIDCO AMA WAXA KLE IN LO BOOQDO AN KA AHYN IN AAKHIRO LAGU SO XASUSTO WAYO XADITHKA NABIGA SCW CILADA LO BOQANAYO WU SHEGAY ... كنت نهيتكم عن سيارة القبور فسوروها فانها تذكركم الآخرة.
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Wiligay ma maqal sheekh wahaabiya oo qabri siyaara sunadi nabiga oo dhan waxay uga carareen shirki dartiis kkkkkkkkk war shirki macnihiisa soo barta
@mahamedcusman3402
@mahamedcusman3402 4 жыл бұрын
@@jaamackaasimkaasim7696 Suno miya sanadkii mar in lasiyarto Qaburaha...Suno maba racdhane xagayd ka kentayn Bidcadhan
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Sanadki mar maahe 2 mar 3 mar waxaad rabto ka dhigi ee wahaabiya hadaad tihiin sunada nabiga tois diida oo is cadeeya ama toos u siyaarta oo suufiya soo raaca
@somalicomments8430
@somalicomments8430 5 жыл бұрын
Mubtadic iyo mubtadic kee mubtadic ah marka 🤔🤔🤔 jawaabta waa in aan waxbarano anaka
@zzosmam1279
@zzosmam1279 8 жыл бұрын
suufiyiinta muran bay meesha ku hayaana
@hanimohammed4720
@hanimohammed4720 5 жыл бұрын
Waan ka yaabey WAHAABIYADA naxwi ayey ka hadlayaan aqoona Umalaha xaqiiqdii WAXAY wax ka barteen ayaaba ah Sufi to all khawaarij keeb quite
@mahamedcusman3402
@mahamedcusman3402 5 жыл бұрын
Hhhhh Sufi shirki miya laga partaa waxa ka ahayn . sufiyada shirki lagama celin karo Anagana towxid aya difacnaa
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Tawxiid 3 loo qaybshay ma tawxiidbaa? Tawxiid macnihiisu saw hal ma aha hadana waa 3 qaybood maxay tahay? Wahaabiya waa dad maskaxdi fahamki laga qaaday
@abshirlaaly1678
@abshirlaaly1678 5 жыл бұрын
Horta suufiyada xaqa wuu cad yahay maxay qubburaha uguwareegayaan
@mohacadeofficial5032
@mohacadeofficial5032 9 ай бұрын
Waa sual isweydin mudan😅
@intisaamxaaji5854
@intisaamxaaji5854 4 жыл бұрын
Sharif Abdullah sh
@intisaamxaaji5854
@intisaamxaaji5854 4 жыл бұрын
Waa Calum
@abdirisakmohamedhassan1586
@abdirisakmohamedhassan1586 8 жыл бұрын
islaam dhibka heysta maanta waa usoojiiday oo sabab u noqday dadkaan magacyada kala duwan hadba magac laimanaya salafiyiin ayaa dhashay dhamaan kuwa shatiyada kala nuuca ah kashan taas waa mida diinta dadka qaladka luufahansiinayo oo shay walbo loobadalayo sida ay diinta shay in ay naoogaarday oo kale suufiyiintuna waa xaq udiriir intaasna waxay soowadeen xaq toos ah waligoodna waa soojireen hadana way jiraan
@mohamettapdiasiis1952
@mohamettapdiasiis1952 2 жыл бұрын
😅😅🤣 way siidabar go,ayaan sxp sorry
@somaliadalka8856
@somaliadalka8856 10 жыл бұрын
waxay isku mashqulinayan bal eega wadadadaan dood jecla war dadka wax bara alle sidu diinta idin baray dadka u bara alle ka cabsaday qabuuro iyo mawliidka aad isku haysataan mahan dadka waxa lagu waajibiye
@mahamedcusman3402
@mahamedcusman3402 5 жыл бұрын
Qaburaha wa shirkiyad marka wa in laga hadlaa si Towxidka Dadka loga saxaa
@AHMED-ex1go
@AHMED-ex1go 3 жыл бұрын
Suufiyo waa laga xujo culusyahy Hadii cadaalad jirto
@TheHassanabdi
@TheHassanabdi 6 жыл бұрын
Qabriga nabigu asw hadii loo safri karaayo maxaa diiday in qabriyada kale soo safro?
@cheesrcabaanecade4457
@cheesrcabaanecade4457 5 жыл бұрын
Rasuulka diidey
@libanabduqaderali3980
@libanabduqaderali3980 5 жыл бұрын
TheHassanabdi ma qabriga nabiga cw scw scw miya la mid digasa qabriyada mida kale dinta aya shagty
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 жыл бұрын
Waxa dhiba ma leh ilaahay ma diidin iyo inuu nebigu diiday
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 жыл бұрын
@@cheesrcabaanecade4457 ma diidin dib buu ka ogolaaday
@mahamedcusman3402
@mahamedcusman3402 5 жыл бұрын
XITA QABRIGA NABIGA LOMA SAFRI KARO
@abdalaabdi8027
@abdalaabdi8027 Жыл бұрын
Suufiyada waxaan kabaqayaaa hada shiiq hebelow bey taagantahy hadhow waxay tagi yaa xussen sida shiicada
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Jaamac kaasim Kaasim Wahaabiya beenta kama xishoodan ayagoo wadaado sheegayo taas ayaaba fadeexo ugu filan war hadii beenta diinta ay ka sheegayan laga difaaco oo umada qaraxa ay ku wadan laga difaaco oo dalaaqa baadilka ee ay dumarka ku banaysaayan laga difaaco xagee u socdaan waxan??? Culimada suufiyada qayr alaha siiyo waa culimadi Somalia diinta soo gaarsiisay guul guul
@maanolad7201
@maanolad7201 2 жыл бұрын
Masaakaahsharifcabdullahi
@gatusomoha5617
@gatusomoha5617 5 жыл бұрын
Wllhi naxli iyo been ayee wadan ilaahey kuwan Allah kaqabto dadka wehaligene wadada saxda Allah tusiyo wahaabi faa iido maleh
@mohacadeofficial5032
@mohacadeofficial5032 9 ай бұрын
Ma in qaburta lacubada faaida leh marka
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 6 ай бұрын
Haye orodoo suufiyada qubuuraha caabuda aad oo shirkigooda la dabaalo
@ahmedisa9608
@ahmedisa9608 6 жыл бұрын
Culumadi suufida hadayba sidas ucilmi yaryihiin artado inay iska murmaan macno malahn
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 жыл бұрын
Wahaabiyadii waa laga badiyay
@CabdiqadarAxmadGarane
@CabdiqadarAxmadGarane 3 жыл бұрын
Beenloow
@ikraaaqaari7065
@ikraaaqaari7065 2 жыл бұрын
Sh xasaan ba meel saarey qolyahan
@saadocabdiraxmaan405
@saadocabdiraxmaan405 2 жыл бұрын
@@ikraaaqaari7065 xasaan waa caalim lkn waxaa jira meela uu ku qaldamey hadda
@amiirsaadaq932
@amiirsaadaq932 11 жыл бұрын
wwwwwwwwwwww waan gartay
@munaabdullahiali9117
@munaabdullahiali9117 7 жыл бұрын
wahabiyo wan iniikaqanacnay beentini wad qaladeysan muusliminta bila ciilmiga aah because diinti mayaqanan ama sijahilnimo aah ayad diinta ugu sheegeysan ayağuna waxkama ooga diinto waa kaa umii wahabiyo niimanka sheegtay anigu maa amiinsani inaay ilahaay kacab katahay istuusnimo syaykatahay please wahabiyo ilahay halaga xiishodo diinta yalakabenshegin
@munaabdullahiali9117
@munaabdullahiali9117 7 жыл бұрын
waxa leedihin shirki aya sufiyo kujiran muslimow rasulka scw saligisu mashirkiba waxeydhahen washirki waxakale aay leyihin ilahay ciirko makan kuleyahay waa ilahay ayeey leeyihin weliba caarshiga korkisa aayu fadiya ilahay carshigana 4aar malag aya xambarsan ilahayo saran carshiga koorkisa malaigtina wakusida ilahay marka wakufen malaigti siday carshiga markasey laxowlaa wala quuwati markasey lakaceen waa wahabiyo waxasa aminsan inlalahi waa inaa ileyhi rajuucun subxanalah ilahay ayaa xumaan kanasahan shiirkigayadka iintaleg yad kuujiirtan markasa waliba islaa.siificantihin.ilahay.kaa xiishooda.please daadkana haluminina
@munaabdullahiali9117
@munaabdullahiali9117 7 жыл бұрын
waliba carshiga 4aar malag aya xambarsan hadalku yuu iladuurkine waxay leyihin malın ayey lakufeen malaigti ilahay oo lagusido carshiga markasa layidhi laxowlaa wala quuwali markasey lakacen waxasi.shirki cadima mayahay mise maha subxanalah ilahay xumaan kanasahan washirki cadima walalayal kafokada dadka waxa amiinsani diinmaleh
@munaabdullahiali9117
@munaabdullahiali9117 7 жыл бұрын
ilahay ayan kamagan galeyna waxasokale subxalalah ilahay aya xuman kanasahan
@munaabdullahiali9117
@munaabdullahiali9117 7 жыл бұрын
astaqfuranlah ilahow wahabiyo waa waa deenbi soocunayah walahi alcadim walalayan kafogada
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 6 жыл бұрын
Suufiyadu diinta mabartaan shirki ayaa diin looga dhigay waayo qofku markuu diintiisa jaahil kanoqdo waxaan diin ahayn ayaa diin looga dhigaa
@yoozahmed2627
@yoozahmed2627 9 жыл бұрын
war ragan suufiyadu waa dad bilaa cilmi ku doodaya waxay garan rabaan ma jiraan
@abasabdi6229
@abasabdi6229 Жыл бұрын
Wahaabiyada Ayaa cilmi la.aan kudoodayso
@faahiyedhoodi7296
@faahiyedhoodi7296 3 жыл бұрын
Qabriga waaridkaa maadan u safrikaran waxay rabaan noosheegin wahaabiyo, alshabaab,
@yunisfarey8230
@yunisfarey8230 6 жыл бұрын
Suufi waxa tahay wa laogaday dadna adigaa ugujahilsan wlh waa ceboben cilmi aad kudodo hadaad aqon maxa mesha ku kena
@malyunadan7026
@malyunadan7026 5 жыл бұрын
Allow salafiyinta adun iyo akhiro xafid sufina lugaha salafiyinta gali sidha hada kamuqato
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 жыл бұрын
Suufiyadu waa kuwii diinta ina soi gaadhsiisay wahaabiyo ma jirin
@mahamedcusman3402
@mahamedcusman3402 5 жыл бұрын
@@abdim.m.q3127 sufi Diin nama so garsinin waxan shirki Ahyn
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Haye bal ii sheeg yaa wax ku soo baray? Umul yaa wax soo baray suufiyada la aanteed muslim maba naqa lahayn sida africanta cawaanta aad ahaa lahayd!!!! Markii ay islaam idinka dhigeen oo diinti adin bareen ayaad ku caasiseen markaas baa habaar idinku dhacay oo aad khawaarij naqateen
@mrsoojamrsooja6352
@mrsoojamrsooja6352 3 жыл бұрын
Ilaahow suufiyada xafid
@Bicir_yare
@Bicir_yare 11 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa wax lalayaabo
@fadumolaban2345
@fadumolaban2345 6 жыл бұрын
Ilaahaw wadada sax da ah ee ehlusunu hu maray namari xaqana nagu toosi
@munnasaid6556
@munnasaid6556 6 жыл бұрын
Sufi faido malahn Allow xaqa tusi bidco Iyo aqon la an ba dishay
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 жыл бұрын
Waa kuwii diinta ina soo gaadhsiiyay
@abshirlaaly1678
@abshirlaaly1678 5 жыл бұрын
@@abdim.m.q3127 mawaxaad aragtay sanad xadiis ay ay suufiyo warisay ayagaaba aqoonlaaan haysaa
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 жыл бұрын
@@abshirlaaly1678 wahaabi ma jirin markay iyagu dadka wadaada u ahaayee suufi ilaa nebi muxamed csw bay jireen
@abshirlaaly1678
@abshirlaaly1678 5 жыл бұрын
Suufiyadu astaamaha islaamka qaarkood waadiidaan suaal maxay garka udiidaan?soo sunn additional navigation maaha
@mahamedcusman3402
@mahamedcusman3402 5 жыл бұрын
@@abdim.m.q3127 XASBUNALLAH war been badnidaa Sufi waqtiga nabiga ayey jirayn Aaaaa
@aydarusabubakar1734
@aydarusabubakar1734 10 жыл бұрын
Salafiyo waa wahaabiyo an diin aqoon waxaa ka watta suufiyo waa culumo sax aha allaha ha dhawro nabigana way jecelyihiin SCW
@mohakadar
@mohakadar 10 жыл бұрын
sxb wahaabiga sheegesid hadalki nabiga iyo kan allah beey wataan sheikh abduqadir iyo owliyo mawatan. aniga waxaan u arkaa in doodan qalad loo qabtay couz raga sufiyada waxee sheegan waa wax cajiib ah nin aso qawan khutba jediyay eey qabrigisa eey kale booqatay bilaa caleyk diinta baro oo wax aqri, suufida vedioga aad beey u liitan.
@aydarusabubakar1734
@aydarusabubakar1734 10 жыл бұрын
Saxib af nagaadafu waa ceeb wahaabiyo waa Kuwa somalia baabinaya inkaar baan ku ognahay wax ufiirso indhaha alla ha kuu furee
@akhashi6482
@akhashi6482 7 жыл бұрын
Salafi ictisaam itihaat takfiir kuso koob WAHAABI wad naqaribtaan talada dadka faraha ugu qaada Suufida, buuqa daaya
@galgaduudboy3131
@galgaduudboy3131 6 жыл бұрын
Ak hashi 😂😂😂 wahabi
@cumaryuzuf2233
@cumaryuzuf2233 4 жыл бұрын
wahaabiyada diin ma hayaan
@maxmudxareed1345
@maxmudxareed1345 4 жыл бұрын
Adina quraafaad baad heysaa.
@maxamedcarab983
@maxamedcarab983 9 жыл бұрын
wahabyadu wxay wadan badil wan la fahmay imig wanay jar jaren wan ognahay
@saynabalimohamed6845
@saynabalimohamed6845 4 жыл бұрын
man sha allh
@nasranuur3862
@nasranuur3862 10 жыл бұрын
culumada ahlusuna maahan in ay la doodaan wahaabiyo waayo qofku hadii uuna daliil fiirineeyn waa xaaraan la soo taaganyahay, kama gar heleeysid
@إمامأهلالسنةأحمدبنحنبل
@إمامأهلالسنةأحمدبنحنبل 3 жыл бұрын
Diinta baro marka hore yarisey
@umurufaydah7768
@umurufaydah7768 7 жыл бұрын
Suufiyaaashu jaahilsana acuudu bilaahi
@sacdiyosiman971
@sacdiyosiman971 5 жыл бұрын
Afkaga dhawro oo wax kurebo wlalalo cilmi iyagaa loogu taga oo laga soo garay
@Axmed_Darwiish
@Axmed_Darwiish 5 жыл бұрын
maaragtaa waabaan yaabee
@mahamedcusman3402
@mahamedcusman3402 5 жыл бұрын
@@sacdiyosiman971 ma shirkiba cilmi ah
@c.raxmancali6250
@c.raxmancali6250 4 жыл бұрын
@@sacdiyosiman971 shirki ayaa laga soo gaadhy dheh maad dhadid wll
KITBAAKA MUNAAQIBKA EE SUUFIYADA  PART ONE SH MAXAMUUD M SHIBLI
59:44
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 59 М.
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Dood: Atheist vs Muslim. Isbedelka Nolosha (Evolution).
2:33:03
Somali Free Thinkers
Рет қаралды 3,2 М.
Q 4aad Dooddii 2001 (USALLII MALAGU XIRAN KARAA SALAADDA )
1:24:04
Doodi Sufiyada Iyo Salafiyinta Qaybta Munaaqibta Party 1
56:35
Doodii Sufiyada iyo Salafiyinta Qaybti Munaqibka Party 2
42:32
Doodii Nairobi (Safiyo iyo Suufiyo) Part 5
2:26:06
Ustaad Mohamed Hussein
Рет қаралды 4,6 М.
Was waaska Xalkiisa: Qaybtii Labaad:// Daud Guushaa
32:58
Moorooka Masjid
Рет қаралды 43 М.
Dood Cusub Culus Suufi Iyo Salafi 28/12/2013
1:21:23
Wiilka Gabiley
Рет қаралды 641 М.
Doodii Nairobi  (salafiyo iyo Suufiyo) Part 6
2:20:06
Ustaad Mohamed Hussein
Рет қаралды 14 М.
Dood Culus Suufi Iyo Salafi
55:23
Abdullah EspanoL
Рет қаралды 239 М.