DOODII Shiicigii Somaliga ahaa aha Iyo Sunah Oo Gaaretay Meel Xasaasi ah Iyo Qeybtii 3aad

  Рет қаралды 136,008

Shabelle Channel

Shabelle Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 326
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 5 ай бұрын
Walee shiica wey ii qarsonet yrabbii allow kuwii kitaabka alle iyo sunadii nebi mxmed n n k h inagyel❤❤❤ culimadan kitabka alle iyo sunadii qatay nnkhate allaha inoxafido aamiin yrabbii❤❤❤❤❤
@IbrahimBarkhat
@IbrahimBarkhat 5 ай бұрын
Waa niman aad udaran
@mohammedshaikh6808
@mohammedshaikh6808 5 ай бұрын
Culimada wax badan ayey noo cadeyen qayr allaha siiyo shiico way noo qarsoonayt
@laylaacabdi6867
@laylaacabdi6867 5 ай бұрын
Ialaahey wadankeena shiico haka ilaaliyo ❤❤❤ سني أولي الفخر سني❤❤❤
@adamomarchannel5101
@adamomarchannel5101 2 жыл бұрын
ولكن الله حبب إليكم الايمان وزينه في قلوبكم وكره إليكم الكفر والفسوق والعصيان أولئك هم الراشدون
@alleubaahnehassan1865
@alleubaahnehassan1865 5 ай бұрын
Masha Allah akhii waxa aad garatay wuu garan waayay ninka la doodaya ninkaan shiicada sheegtay ka kale inuu soxo xitaa ayada uu qaladka u aqrinayo kuligood shiicada quraanka ma yaqaaniin naxli bay aqariyaan hadii la saxana waxay yiraahdaan aniga xaafid ma ihi. Ninka suniga sheeganaayo OO la doodaya ayaan cilmi ku filan ka haysan shiicada. Ninka uu sheegay uu lahaa kitaabkaas ninkaas qoray OO leh Rabiga Abubakar anaga Rabi nooma ahan. Inuu OO uu sheegtay Inay Iska casri yihiin ayaan ku xiri lahaa. Lakiin lil asaf ninka kale shiicada wax badan kama yaqaano kitaabadoodana ay qorteen ina badan muusan aqrinin. Asif.
@qm689
@qm689 5 ай бұрын
Masha Allah may Allah guide us through his mercy Aameen 🥲💖💖✌️
@sahraismailyusufismaaciil4428
@sahraismailyusufismaaciil4428 10 ай бұрын
Subxaanallaah iimaankii ayaa laga qaaday shiiciga saxaabada caayaya xaga iiraan ayuu ka soo shaqo tagay yaahuu
@calimahadfaarax9128
@calimahadfaarax9128 4 жыл бұрын
Subxaana Allaah shiicaygani waadaalim kaafin ah
@mustafebiixicabdi6045
@mustafebiixicabdi6045 2 жыл бұрын
Bismilaah walee sheekhi shiicada ahaa waa laga badiyay subxaan caaisha ma gaalo ayay ahayd maya ayuu yidhi marki horena gaalo ayay ahayd ayuu yidhi
@AxmadSuldaan
@AxmadSuldaan 9 ай бұрын
​@@mustafebiixicabdi6045😊
@abdi_s97
@abdi_s97 Ай бұрын
Somaliyeey Shiicada hala iska ilaaliyo Oo yaa loo dhago nuglaan oo yaan loo noqon taageero meel walba ayeey kaasoo geli karaan xitaa siyaasadooda qaloocan ee maanta ay ka jirto dunida iyo magaca beenta ah ay isticmaalaab iney u dagaalamayaan Diinta haleyska ilaaliyo inshalah
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 жыл бұрын
Subxaanallah ma shiico somaali ah baa manta ina dhex fadhiya allah ha inaga qabto
@alireact1827
@alireact1827 Жыл бұрын
Shia Somalia waaligetha be jiirtey
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 9 ай бұрын
​@@Kendndnd Naclad aday kugu dhacday
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 9 ай бұрын
@@Kendndnd Mushrik. Qumayni caabuda
@mohacadeofficial5032
@mohacadeofficial5032 5 ай бұрын
​@@Kendndnd car hada nin tahay adreskaga sodir
@Kendndnd
@Kendndnd 5 ай бұрын
@@mohacadeofficial5032 Sida nin rag u hadal address hooyada ka was dhaqan gaaled ka hanola imaan
@Shaydanwase
@Shaydanwase 2 жыл бұрын
4:20 Ala been badanaa shiicada raafidada كتاب فتح البارئ لشرح صحيح البخاري ج:4 ص: 187 [ باب ما يلبس المحرم من الثياب والأردية والأزر ] Abubakar iyo cumar iyo saxaabada xidhiidh lama laha meehsan uu sheegaya [ sahih bukhari mujaladka 4aad bogga 187 ] ( Muxramka dharka uu xidhanayo ayuu ka hadlayaa
@aliedan5548
@aliedan5548 5 ай бұрын
❤this great discussion and debate but we need to learn more about the shica 1:13:43
@ismaaciilaxmed1823
@ismaaciilaxmed1823 4 жыл бұрын
هَٰٓأَنتُمْ أُوْلَآءِ تُحِبُّونَهُمْ وَلَا يُحِبُّونَكُمْ وَتُؤْمِنُونَ بِٱلْكِتَٰبِ كُلِّهِۦ وَإِذَا لَقُوكُمْ قَالُوٓاْ ءَامَنَّا وَإِذَا خَلَوْاْ عَضُّواْ عَلَيْكُمُ ٱلْأَنَامِلَ مِنَ ٱلْغَيْظِ ۚ قُلْ مُوتُواْ بِغَيْظِكُمْ ۗ إِنَّ ٱللَّهَ عَلِيمٌۢ بِذَاتِ ٱلصُّدُورِعربى - نصوص الآيات : ها أنتم أولاء تحبونهم ولا يحبونكم وتؤمنون بالكتاب كله وإذا لقوكم قالوا آمنا وإذا خلوا عضوا عليكم الأنامل من الغيظ ۚ قل موتوا بغيظكم ۗ إن الله عليم بذات الصدورعربى - التفسير الميسر : ها هوذا الدليل على خطئكم في محبتهم، فأنتم تحبونهم وتحسنون إليهم، وهم لا يحبونكم ويحملون لكم العداوة والبغضاء، وأنتم تؤمنون بالكتب المنزلة كلها ومنها كتابهم، وهم لا يؤمنون بكتابكم، فكيف تحبونهم؟ وإذا لقوكم قالوا -نفاقًا-: آمنَّا وصدَّقْنا، وإذا خلا بعضهم إلى بعض بدا عليهم الغم والحزن، فعَضُّوا أطراف أصابعهم من شدة الغضب، لما يرون من ألفة المسلمين واجتماع كلمتهم، وإعزاز الإسلام، وإذلالهم به. قل لهم -أيها الرسول-: موتوا بشدة غضبكم. إن الله مطَّلِع على ما تخفي الصدور، وسيجازي كلا على ما قدَّم مِن خير أو شر. ALLAH ha nii soo hanuuniyo shiicooy.
@moogoud7257
@moogoud7257 4 жыл бұрын
Inaalillaahi wainaailayhi raajicuun waar kuwani illaahow nagaqabo
@ayaatyoussef1443
@ayaatyoussef1443 3 жыл бұрын
amiin
@hawaahmed9614
@hawaahmed9614 3 жыл бұрын
Shiico Rasulka may ku salida
@Kendndnd
@Kendndnd Жыл бұрын
Adiga ilaahay hanaga kaa qabto
@abuubakarmohamed876
@abuubakarmohamed876 4 жыл бұрын
Somaliyey qabyaalada faa idadeeda waa taas waxay dhashay shiico iyo takfiir. Ilaahow wadada saxan nagu hanuuni.
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise 5 ай бұрын
Walaahi xaqiiq ayaad ku hadashay. Kan jadlaaya maka fiicanyahay. Waa lamid. Yaa asxaabtii laayay. Haa kuwa suna sheeganaaya waliba kuwa. Salaada badan ayaa dilay ma shiicaa. Balse wey ka horeeyeen. Maalintaas Mey. Shartoodu ku ekeed. Maya ilaa iyo. Maanta. Ayey suniyiin yihiin waliba. Salfiyiin. Iyo. Waqtigii rasuulka. Kuwii sheeganaayaan. Bararaq. Maxaa shiica ka rabtaa. Kuwii waqtigaas ayaa sunada ka buuxda. Fidnada shiica ka dhalatay. Sunny ka bilaabatay. Waliba rasuulka oo nool. Ayey hortiisa ka bilaabatay. Maxaawaaye sunadaad sheegeysaan. Ilaa iyo maanta ayey idinka dhex buuxaan
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 5 ай бұрын
Shiico faro kuma jirto Allaha soo hadeeyo waa dadka caaisha iyo xafsa dhaha gaalo ayey ahaayeen subxanallah
@MwikiJack-yz3cl
@MwikiJack-yz3cl 5 ай бұрын
Alle ha ii dambi dhaafo isoo duceeya maalin ayaan idhi shiicadu waa saxe
@Sirad47
@Sirad47 5 ай бұрын
Hadda makuu caddatay meesha ay jafayaan. Allah hanoo dambi dhaafo dhammaanteen
@MwikiJack-yz3cl
@MwikiJack-yz3cl 5 ай бұрын
@@Sirad47 haa wlle cilmi badan ayan bartay hada lkn wan ka qomameya wagas
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise 5 ай бұрын
War. Adaa quman. Ma ahi inaan shiica. Dhaqan qaloocan qaarkood. Waxaa ka qalooc badan. Ka urbadan. Waa. Suni sheegta yaasha munaafaqiinta ah. Sunadiina ma aqaan. Ee meesha ka taga. Wajigiin ha gubta. Suna matihiin sun hala idiin qasa. Islaamka waxa aaqira iyo aduun udiiday waa idinka ala idin cadaab. Shiica bas meshey ka qaloocantahay hala toosiya. Laakiin. Balaaya iyo baas suna lasheegt umadiiyey bada ku gureen
@husseencagta6034
@husseencagta6034 4 жыл бұрын
Iran ayey u shaqeeyan si ay ugu qabtaan somaliya Wa ciilqabayaal. Qabilistayal ah
@Kendndnd
@Kendndnd Жыл бұрын
Adinkuna sacuudiga soo maahan
@bkulmiye7738
@bkulmiye7738 9 ай бұрын
Adinkaba sacuudiga ayaad ushaqeysaan
@dulmarxaaji7191
@dulmarxaaji7191 5 ай бұрын
Sucuudi waxay kufhawmaan diinta saxda ah
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Жыл бұрын
الله اكبر ماشاء الله الحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤
@abdiwaxid6973
@abdiwaxid6973 10 ай бұрын
masha allah dood sifiican bay kudhamaatey
@clraxmanclraxmaan9178
@clraxmanclraxmaan9178 2 жыл бұрын
Aar waa gaalo sheecadu scw scw scw
@AbukarMuriidi
@AbukarMuriidi 10 ай бұрын
General Mohamed Siyad Barre, wuxuu diiday in Shiico wadanka soo gasho wllhi wax garad ayuu ahaa runtii maanta laakiin fiiri....
@apassingtraveller5099
@apassingtraveller5099 5 ай бұрын
ninka wadada layay maa wax garad ahaa
@IsmacilCali-ng1eh
@IsmacilCali-ng1eh 10 ай бұрын
Ninkan shiciga ahi ilahisa iyo rasulkisa midna ma garanayo Hadana waa somali quran iyo xadisba akhriyaya subxanallah
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 Жыл бұрын
الشيعة أقسام وأنواع، ذكرها بعضُهم اثنتين وعشرين نوعًا -يعني: فرقة- لكن الباطنية منهم: كالجعفرية، والإمامية أتباع الخميني الاثنا عشرية، هؤلاء لا شكَّ في كفرهم؛ لأنهم رافضة، خصوصاً قادتهم وأئمتهم الذين يدعون إلى الشرك بالله وعبادة أهل البيت، ويغلون في عليٍّ، ويعبدونه من دون الله، وفي الحسن والحسين، ويرون أنهم يعلمون الغيب، وأنهم معصومون، ويدَّعون أنَّ عليًّا هو الإله، هكذا النُّصيرية، وهكذا الإسماعيلية، هؤلاء من أكفر الناس، القادة والأئمَّة منهم والكبار. أما عامَّتهم فهم جهلة ضالون، لكن أئمَّتهم الكبار وعلماءهم يعرفون هذه الأمور، ويعتقدون هذه الأمور -نعوذ بالله- ومن أضلّ الناس وأبعدهم عن الهدى -نسأل الله العافية. وفيهم شيعة جهله، لا يغلون في أهل البيت، ولا يعبدونهم من دون الله، ولا يعتقدون أنهم يعلمون الغيب، ولكن يُفضلون عليًّا ويقولون: علي أفضل من الصديق، وأفضل من عمر، هذا غلطٌ وجهلٌ ومعصيةٌ، لكن ما يكونون كفَّارًا، يكونون عصاةً، ويكونون مبتدعةً، ولا يكونون كفَّارًا، إلا إذا غلوا في أهل البيت وعبدوهم من دون الله، وقالوا في عليٍّ وأهل البيت أنهم يعلمون الغيب، أو أنه تجوز عبادتهم من دون الله، أو قالوا أنهم أفضل من الأنبياء، وأنهم فوق محمدٍ والأنبياء، كما يقول الخميني في رسالته "الحكومة الإسلامية"، يقول: "إن أئمتنا بلغوا منزلةً ما بلغها ملك مُقرَّب ولا نبي مرسل" -نسأل الله العافية. وحُكَّام إيران اليوم من أضلّ الناس وأكفرهم، وإن تظاهروا بالإسلام -نعوذ بالله-؛ لأنهم دعاة للشرك، دعاة لعبادة غير الله، دعاة للرفض، دعاة لسبِّ الصحابة، ولعن الصحابة، والغلو في عليٍّ وأهل البيت، وأنهم معصومون يعلمون الغيب، وأنهم يُعْبَدون ويُدْعَون من دون الله: يُستغاث بهم، ويُنذر لهم، إلى غير ذلك -نسأل الله العافية.
@maxamefaysal9997
@maxamefaysal9997 2 ай бұрын
Masha Allah si fcn ayaad u kala dhig dhigtay. Jazakallah akhii
@FarxiyaMamed
@FarxiyaMamed 5 ай бұрын
وَاعْلَمُوا أَنَّ فِيكُمْ رَسُولَ اللَّهِ لَوْ يُطِيعُكُمْ فِي كَثِيرٍ مِّنَ الأَمْرِ لَعَنِتُّمْ وَلَكِنَّ اللَّهَ حَبَّبَ إِلَيْكُمُ الإِيمَانَ وَزَيَّنَهُ فِي قُلُوبِكُمْ وَكَرَّهَ إِلَيْكُمُ الْكُفْرَ وَالْفُسُوقَ وَالْعِصْيَانَ أُوْلَئِكَ هُمُ الرَّاشِدُونَ
@abdullahoidirisnur5415
@abdullahoidirisnur5415 5 ай бұрын
Yadullaaha Fooqa Aydiihim Yes Yes Yes
@abdirahmanadam8074
@abdirahmanadam8074 3 жыл бұрын
Faarax wuu buriyaya madhabkii sheecada ahaa ee baadlika ah caisha radiyalaahu canhaa muminah allaahu akbar
@aadamosman4641
@aadamosman4641 5 ай бұрын
WALLEE HADAAD WAX KASHEEGEEYSAAN ASXAABO RASUULILAAH KHEEYR WAA IDIINKA FOGYAHAY EE INTEEY GOORI GOOR TAHAY OONAFTA AMAANADA AH LEYDIINKA QAADIN TOOWBA KEENA ALLAHAYOOW BARI AYYAAN KA AHAY NINKII ASXAABTA NABIGA MAXAMED S C WASALAM CAAYA
@cabdikarimcumar4930
@cabdikarimcumar4930 4 жыл бұрын
Rawaafidkan sharka badan ee caayaya abubakar sadiiq iyo cumar binu khadaab illaahay raali haka noqdee labadoodaba Illaahay waxaan ka baryayaa 10kii habeen ee ramadaan u dambeeyey ee u khayrka badnaa ayeynu ku jirnaaye Illaahayaw labada firqo ee sharka badan ee kala ah raafidiinta iyo khawaarijiinta Yaa rabi sharkooda iyo fidmadooda naga badbaadi Aamiin Aamiin
@QodarAbdulahi
@QodarAbdulahi 5 ай бұрын
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
@Msskorean
@Msskorean 10 ай бұрын
Wallee Tobankii iyagoo nool Janada loogu bishaareeyey ayaan maanta ajaafeynayaa cid laga dhegeysanayo ma jirto
@AbokorIsse
@AbokorIsse 10 ай бұрын
Masha allha ehlu suni wal jamaaca
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 3 жыл бұрын
Waa Kan Kaafurka aah EeShiuciga Ah Dila
@munawaramoham5004
@munawaramoham5004 5 ай бұрын
Illahayo naga qabo shicigan. Ilahayo cunahariso. Ameeen dhe shiciga
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise 5 ай бұрын
Ilaahow. Suni ku sheeg naga qaba
@abdulhakimsamater7309
@abdulhakimsamater7309 Жыл бұрын
Mashaallah…. Shiia wa ahllo byet Al nabi…. اللهم انصر اتباع ال محمد ولفرقة الناجية …
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 Жыл бұрын
Waa atbaacda ibnu saba
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 5 ай бұрын
Subxaana laah Ninkan wlhi wa sheydaanul insi
@XasanCali-z5g
@XasanCali-z5g 4 ай бұрын
Dhalinyarada shiicada ah allaha soo hanuuniyo
@qm689
@qm689 5 ай бұрын
Acuudubikelimaatillaah 😳this man is ridiculous Let him be a shica Lakumdiinakum walyadiin ✌️🇨🇦✌️
@nimahussein3348
@nimahussein3348 5 ай бұрын
Acuudubilaahi minashaydaani rajiim,,, war kanina mashiici baa❗️❗️❗️
@fardowsoxusen192
@fardowsoxusen192 5 ай бұрын
Yaaahuuu shiicay tuug ah
@KaltuunMoHYuzufAli-nt8zu
@KaltuunMoHYuzufAli-nt8zu 4 ай бұрын
Allahaa u noqo saxaabada rasuulka afkaaga dheer ka jooji illaahayba u doortay rasuulkisa inay diinta ugu gargaaraan
@yahyaabdi4692
@yahyaabdi4692 5 ай бұрын
Subxaanalaah shiica alaha cadaabo
@Suheybcilmi-j2m
@Suheybcilmi-j2m 5 ай бұрын
Cali waliyullaahi waaye shalay ma aa min saneen cilmigaas 2 aayad aa cadeesay waana aaminay ah lubeedka
@HooyoxaliimoJamac
@HooyoxaliimoJamac 5 ай бұрын
❤❤❤ yaa allah
@eemanali8640
@eemanali8640 4 жыл бұрын
Kan maxaay ka dhagaysanayaa may feedh saday ugu wadaan dhinac ugu tuuraan calooshii ushaqayste weeye irsiqii baa shico kagalay soomaaliyana mategi karo
@bkulmiye7738
@bkulmiye7738 9 ай бұрын
Adkeysta Ilmo mucaawiyo
@Sirad47
@Sirad47 5 ай бұрын
​​@@bkulmiye7738ilma mutco Ilaahaybaan idin sheegnay.
@CabdisalaamMaxamed-th6kd
@CabdisalaamMaxamed-th6kd 5 ай бұрын
Ilaahoow ntaan noolnahay shiicada naga laaali aamin yaaaarbi
@qatroadawe3762
@qatroadawe3762 Жыл бұрын
Subhanallaah
@caweyskaproduction9974
@caweyskaproduction9974 4 жыл бұрын
Shiicada waagaalo wlh anaa waso
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 3 жыл бұрын
Kula Wasaa
@herofliveTV
@herofliveTV 3 жыл бұрын
Waaa wareeeey shiico waa baadi Gaal qofkii maqli jiray waa kan. Hide iyo dhaqan somali laguma arag ninkani waa bakhti diin iyo dad midna kuma jiro maha somali
@AbdirizakHussein-e2n
@AbdirizakHussein-e2n 7 ай бұрын
Shiicigan wa fasahaad socod haya
@saleebanmuxumedcawale9021
@saleebanmuxumedcawale9021 5 ай бұрын
Abu Bakar iyo cumar oo afartii khulafaa'u raashidiinta ka mid ahaa oo iyagoo nool rasuulkeenu jano ugu bushaareeyay.ayay shiicadu ku gafeen oo gaalo ku sheegeen.
@liibaan609
@liibaan609 5 ай бұрын
Shar gudban shiica iyo shuushow bax
@abdullahoidirisnur5415
@abdullahoidirisnur5415 5 ай бұрын
Shakhsi Baa Qoray No Nebiga No Allaahu SWT Waa "Raqiis"
@umuayan9502
@umuayan9502 Жыл бұрын
Xasbunallh kanmabannaano wllhi inlaladodo
@Ilyas-b7m
@Ilyas-b7m 5 ай бұрын
Abuu Baker ilaahay haka raali noqdo, adigoo shalay dhashay ayaad rabtaa in aad imaam ilaahay diin tiisa u qidmeyay in aad wax ka sheegto🤔
@siciidmaxamuud242
@siciidmaxamuud242 5 ай бұрын
Caleyka lacnatullaah caleyka
@abdinasirmahamed9260
@abdinasirmahamed9260 5 ай бұрын
shiicada waa firqooyinkii naarta eenabigu sheegay calayhi salam qofka aanka toobadkeenin
@محمدفرحان-ب8ص
@محمدفرحان-ب8ص 10 ай бұрын
Shiiciguu gaalnimo ayuu kudoodayaa ilaahay umada hakaqabto isaga iyo midkasta oo lamida
@cm4221
@cm4221 4 жыл бұрын
Ninkaan mad habka shiicada qaatay , waxaan leeyahy allaah utoobad keen , dood iyo qarjacjac wax kutiri mayso , muslimiinay gaar ahaan somaaliyay yaan diinta laidin ka saarin , yaan shakki laidin kagalin iskajira shiicada iyo kuwa kalo diinta islaamka neceb
@Kendndnd
@Kendndnd Жыл бұрын
Adigu ilaahay u towbadken nabiga sunni maaheynee
@jeylanimarfadi7110
@jeylanimarfadi7110 5 ай бұрын
war zindiiqaan oo kale baadidiisa looma faafiyo, si dadka aysan ugu kadsoomin عليك من الله بما تستحقه
@dulmarxaaji7191
@dulmarxaaji7191 5 ай бұрын
Shiiciyow katagmeesha ilaahay hakuhadeeyo 😮😮😮😮
@musababdullahi7393
@musababdullahi7393 Жыл бұрын
Acdubilaahi war waa dad ka juhalada ah yeeyrumoodi hamàqa shiñin acuudubilaah
@muminhagar5038
@muminhagar5038 5 ай бұрын
Nacalla. Tulaaahi Caleyk
@DeerowMaxamed-ys7rg
@DeerowMaxamed-ys7rg 5 ай бұрын
Allah akbar ? Scw
@sahrahusseinahmed3688
@sahrahusseinahmed3688 4 жыл бұрын
Waa jaahil muran badan kaliya uxuu yaqaanaa siduu u caayo amiirradii muminiinta
@SafiyoGalal
@SafiyoGalal 3 ай бұрын
قل نار جهنم اشد حرا لو كانو يعلمون 😭😭😭
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 5 ай бұрын
Kan waa shiico, waxa uu aqrinayo waa wixii ay bareen, wadaadada shiicada ah, Marka waa in aysan ku faafin shiicada Dalka Soomaaliya iyo xitaa Dhulka ka baxsan xuduudaha Jamhuuriyada Soomaaliya.
@cabdirizaaqKidiya-op1tt
@cabdirizaaqKidiya-op1tt 5 ай бұрын
حسبنا الله
@nidaamudiin5474
@nidaamudiin5474 Жыл бұрын
shaydaankan hadana doodaaya ee saxaabadii sharafta lahayd allaha kawada raali ahaadee waxka sheegaya in laga hadliyaba mayn ahayn in laladoodana mayna ahayn shaydaankan nacdasha ilaahayna korkiisa ha ahaato
@mt-bv4qh
@mt-bv4qh 5 ай бұрын
Ehlu naar weeyi kuwa caayaya saxaabadi rasuulka scw
@MohammedAhmed-dv7ei
@MohammedAhmed-dv7ei 7 ай бұрын
Allah shiicada ha na ga qabto
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 5 ай бұрын
Wadaadkaan Gaajo darteed ayuu intaan u maray, Allaha soo hanuuniyo , waxaa la arki doonaa kuwa kale oo wax kale la yimid oo Diin ka dhigaya
@hassanyuusuf9750
@hassanyuusuf9750 4 жыл бұрын
Somaaliyeey culimada hala ixtiraamo qofna hacaayina ee diinta barta. Ninka qarax iyo dil kuu keenay kolley anigu waxba kadhegeysan maayo. Qaraxii shaamow iyo kii zoobe ayaan wahaabiyo uga quustay, weli ma,aanan arkin shiico dadkeedii isku qarxineysa.
@لاحكمالالله-ش1ص
@لاحكمالالله-ش1ص 4 жыл бұрын
Ciraq arag suriya iyo lubnan muslimiinta sunada ayagoo nool ee duugaan shiicadaan waa gaalo najaas ah nabiga scw naagihiis ee zaaniyaal ku sheegeen
@naasirjaama603
@naasirjaama603 4 жыл бұрын
@@لاحكمالالله-ش1ص naa benta iskadaa idinkaaba xuman ku sheegay caisha
@hassanyuusuf9750
@hassanyuusuf9750 4 жыл бұрын
@@لاحكمالالله-ش1ص ilaahey u noqo. Wax is leynaya sunni uun baanu aragnay ilaahey ha noo naxariisto
@saacidomar8752
@saacidomar8752 4 жыл бұрын
@@لاحكمالالله-ش1ص dadkan waaa Shiiico Qudhunlay markaaa ka fogow waxay yihiin culimada Somaliyed iyo kuwa caalamkuba way sheegeen markaa hala sheegaysan shiico
@mjd7710
@mjd7710 9 ай бұрын
Runtaa wye sxp
@saabkeysaabkey5494
@saabkeysaabkey5494 5 ай бұрын
Nabiyuna Muxamed SCW, wuxuu yirri " diinta Yahuuda waxay uqiibsamey 71 fiirqo, tan masixintuna 72 firqo, musllimiintuna 73 firqo " . Haddaba Ahllu sunna wall jamaaca waa 4 ti Shiikh " Xannafi, hambali, shaafici.....". FG: dodaani waan dhegeystey " SHIICIYIINTA waxa billabbey nin Yamani aha oo udhashey Yahuud oo magaciisa la yirahdo C/Llahi binnu Saba oo rabbey innu muslimiinta qeybiyo " Munnafuqbu aha", Wahabiyuuntuna waa firqo . Haddaba Shiici iyo W/biyiintu dodooda waxaan leeyahay SALAAMUN. Asc. M/sinidiin.
@mclinabdi4692
@mclinabdi4692 5 ай бұрын
الصحابة رضي الله عنهم أجمعين
@abdallahadan9991
@abdallahadan9991 3 жыл бұрын
Labaduba waa baadil ee ahlusunnati waljamaacah ayaa saxan ee firqooyinkaan diinlaawayaasha ah iska ilaaliya khaasatan Nahaabiyada gaalada ah
@Sirad47
@Sirad47 5 ай бұрын
Ninkan shiicayga ahiba wuxuu ka soo dhexbaxay kuwa yiraa ehlu sunny waljamaaca nahay
@halimazahra2036
@halimazahra2036 5 ай бұрын
❤❤🎉
@MustafeMacalim
@MustafeMacalim 3 ай бұрын
Shiicigabeenawaaska ah
@MahamedIiman
@MahamedIiman 9 ай бұрын
Jali.gaalnimo...shiico
@AadanAadandheere-r8z
@AadanAadandheere-r8z 3 ай бұрын
Waaidika. Kuwaasi😊
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 5 ай бұрын
saxaabigii wax ka dhacaan miyuu gaaloobay ?????
@cawilgeed6940
@cawilgeed6940 4 жыл бұрын
Eyga yaan lala doodin ee dila
@hihiiihuhuhuaa8869
@hihiiihuhuhuaa8869 3 жыл бұрын
Haa Walahi Waa Ina Ladilo Gaalku Xun Ee Ridoobay
@Kendndnd
@Kendndnd Жыл бұрын
​@@hihiiihuhuhuaa8869 kaalay adiga dil gaalyahow hadaa cid ka xoog badantahay
@لاحكمالالله-ش1ص
@لاحكمالالله-ش1ص 4 жыл бұрын
Ninka wecelka ah oo shiicada indhihiisa tuug caadi uu u egyahay nacalad haku dhacdo
@archaeologicalscientist8683
@archaeologicalscientist8683 3 жыл бұрын
Wuxuusan akhrisan riwaayadan(إنما الناس أولاد بغايا ماخلا شيعتناء ) iyo kuwo kale oo badan
@archaeologicalscientist8683
@archaeologicalscientist8683 3 жыл бұрын
Waxaan filayaa inaad dhageysatid dr sayid mazin oo shiici ahaa kedibna soo hanoonay radiyana shiicada قناة سيد مازن للرد علي الشيعة
@BedelAli-c4c
@BedelAli-c4c 10 ай бұрын
​@@archaeologicalscientist8683 Waa shiici inkaar ku dhacday Maa aabokor , cumar ,cuthman. Caaisha miyaa wax ka sheegayaa Alle dhmn raali haka ahaadee
@iqracadceed5959
@iqracadceed5959 4 жыл бұрын
Shiico ma waxey moodan inan hurudno aan shiifno waa maya waa soo jeedna alx diinteenana waan difaaceyna shiico waaa gaalo aan shaki ikaka jirin alle hanaka qabto shartooda
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 5 ай бұрын
Ninkaan shiicada ee saxaabadii waawaaynaa ee ayagoo nool jannadiisa alle uga bishaareeyay wax ka sheegaya umu muuminiita waa in umada laga qabto
@Muqtaarmaxamedyuusuf-gr1cy
@Muqtaarmaxamedyuusuf-gr1cy 4 ай бұрын
ilaahayow khaatumada noo hagaaji😢😢😢😢
@musababdullahi7393
@musababdullahi7393 Жыл бұрын
Subxaanalaah
@XasanCali-z5g
@XasanCali-z5g 4 ай бұрын
Shiiciga meesha waxba kuma haayo
@aadamosman4641
@aadamosman4641 5 ай бұрын
Ninkaan sharkiisa Allaha ku koobo umada Allaha ka badbaadiyo waa fidno soo ziyaadey ninkaan
@jamaabdiali227
@jamaabdiali227 5 ай бұрын
Ayaada xitaa magaranayaa isaga aayada khaldaya oo isku cadeynaya.
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 4 ай бұрын
Shiicada iskala noolaada wadankeena boos ugama banaano shiico.
@seed3966
@seed3966 10 ай бұрын
Waxba lagaama hayo weli😮😮😮
@AlgwherMobile-i3n
@AlgwherMobile-i3n 3 ай бұрын
Warkuwan ladhegaysankaro. Waa kuwa. Fidnawada. Islaamka dhediisa. Eeyaan wax ladhegaysan
@ibraahimcabdi6426
@ibraahimcabdi6426 10 ай бұрын
Ka shiicigaaba ka dood cad cad ka takfiirka ah
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 Жыл бұрын
والله الدي لا اله غيره الاسلام بريء منكم واهل البيت بريء منكم وعلي رضي الله عنه وارضاه برئ منكم يا كفرة الفجرة ورضي الله عن أمهات المؤمنين الظاهرات ورضي الله عن الصحابة رسول الله صلي الله عليه وسلم أجمعين
@UbaxMaxamad-vb1rz
@UbaxMaxamad-vb1rz 5 ай бұрын
Cabdirashid benalatahay ahlu beedka aseysa
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 2 жыл бұрын
WALAAHI NINKAA SHIICIGA AAD KU SHEEGTEEN AYAAN ISKU NABI IYO ISKU ALLE NAHAY SABABTOO AH NABIGAA UU NINKA KALE EE LEH RASUULKA MEEL ISAGOO TAAGAN AYUU KAADHAJAY ASXAABINA WUU UYEEDHAY NABIGAASI MAAHA NABIGAYGA EE WAXAANU ISKU NABI NAHAY NINKAA XAASHA DIIDAY
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 11 ай бұрын
Kaadida istaag ama fadhi waxba kuma kala duwana muhiimadda wa in aan la isku daadin, soomaalida waxyaabaha jaahilnimada ah ee ay aaminsan tahay waxaa ka mida qofka hadduu istaag ku kaadsho waa gaal, marka wlle jahliga iska saar wax akhri.
@jaabirxasan4539
@jaabirxasan4539 5 ай бұрын
Hhhhhhh عمر بن عبد العزيز
@bkulmiye7738
@bkulmiye7738 9 ай бұрын
Ninkaan ahlulu beydka ah ayaa guuleystay
@BAFAL.
@BAFAL. 4 ай бұрын
Qofkii gaalaysiiya cumar ibnu khadaab, Abukar al sadiq, cusmaan ibnu cafaan .asiga ayaa Gaal ah
@museomer9306
@museomer9306 5 ай бұрын
Alle ku dulee shiiciyaw, Maxu lacag ka cunay dawladdaha faafiya dariiqada shiicada lunsan. لا يتأمل هذا قول الله تعالى [😂إذ قال لصاحبه لا تحزن إن الله معنا]
@hoshomar223
@hoshomar223 3 ай бұрын
Nin aaminsan QURAANKU uuna dhanayn gaal waaye
Dood Xasaasi ah Ahlu Sunnah Iyo Shiicada Somalida ah Nairobi ku Dhex Martay
1:36:46
СОБАКА ВЕРНУЛА ТАБАЛАПКИ😱#shorts
00:25
INNA SERG
Рет қаралды 3,9 МЛН
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 66 МЛН
Кто круче, как думаешь?
00:44
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 4,6 МЛН
Xukunka Shiicada Abu Bakar Iyo Cumar Caayo Ee Jigjiga Iyo Nairobi Dhooban Sh Xassaan Abu Salmaan
22:33
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 47 М.
Dood Kukul: Yaa Alshabaab Keenay? Xagjirnimadda Suufiga & Salafiga
40:28
Maxay Dowlada Iran iyo Shicada ka rabtaa xajka ?
55:58
Abu Yahya
Рет қаралды 39 М.
Martida Jabarti(2). Shiico maxaad ka taqaanaa?
58:17
Alfikir الفكر
Рет қаралды 35 М.
Universal TV Latenight Show 08 02 2014 Suufiyada iyo Wahaabiyada maxa kala haystaa
1:20:32
DOOD DHAXMARTAY TAKFIIRKA IYO SH MAXAMUUD SHIBLE NAIROBI-KENYA
1:48:39
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 362 М.
Shiicada Sh.Muxamed Cabdi Umal
1:24:44
Baraarug Media
Рет қаралды 292 М.
dood Xasaasi ah Shiicada iyo Ahlu Sunnah Nairobi ku dhex martay
1:36:46
Maxaad u dooratay Shiico : by Sheikh mohamed Ali jabarti
39:22
Alfikir الفكر
Рет қаралды 19 М.
СОБАКА ВЕРНУЛА ТАБАЛАПКИ😱#shorts
00:25
INNA SERG
Рет қаралды 3,9 МЛН