NADWO || SHIICADA IYO QATARAHEEDA || SH M. UMAL || SH M.CUMAR DIRIR || DR. ADAN SH ALI

  Рет қаралды 277,891

Salafmedia

Salafmedia

7 жыл бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia / @salafmedia

Пікірлер: 209
@TK-fe2me
@TK-fe2me 7 жыл бұрын
Masha Allah, Xafidukummullahu Jamiican.
@JaamacDeeq-mm7gd
@JaamacDeeq-mm7gd Ай бұрын
Maansha Allah alle habarakeeyo culimadeena aduunyo aakhiraba shiikh maxamed shiikh cumar dirir,shiikh maxamed cabdi umal iyo culimada kaleba
@shadiyasmsfun4122
@shadiyasmsfun4122 2 жыл бұрын
Subhana Allah Allow naga xifdi umada islamka ahne ka xidi yaa Allah culumadeenana noo xifdi yaa Rabi.Shukran jizaka Allahu khairan khairal jazaa.
@NimcanMohamed-sz5ui
@NimcanMohamed-sz5ui 13 күн бұрын
Alle ha barakeeyo culimadeena
@maryankaariye562
@maryankaariye562 7 жыл бұрын
masha allah culumada Allah ha xafido waxay ka hadlayaan mawduuc muhiim ah
@falisabdi9368
@falisabdi9368 7 жыл бұрын
maryama kaariye
@huseinabdirahman5747
@huseinabdirahman5747 7 жыл бұрын
Mashallah culumada somaliyed allah idiin xifdiyo aduun iyo aqiiro
@axmedoday1527
@axmedoday1527 7 жыл бұрын
h
@axmedoday1527
@axmedoday1527 7 жыл бұрын
shiicada alle haynaga qabto, .jazakumullahu khayr culimad
@caishamohamedu7833
@caishamohamedu7833 7 жыл бұрын
jazakumu allah khayr shiyuukhunaa allaah nii xifdiyo
@princemanka6346
@princemanka6346 7 жыл бұрын
masha allah jazakumu allahu khayraa all of you
@anabshire4886
@anabshire4886 2 жыл бұрын
Hooyo
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Masha aallah jaazak aallah kheyer culmeeden somaaliiyeed Allah noo xiifadyoo waa iftiiink aduunk
@abdirahmanhaji6968
@abdirahmanhaji6968 7 жыл бұрын
masha Allah mowduuc muhim ah
@acaliibraahin3876
@acaliibraahin3876 6 жыл бұрын
مشاء الله و بارك الله فيكم اللهم عز اسلام والمسلمين
@hanxx-0054
@hanxx-0054 7 жыл бұрын
jasaakumu alaahu khayran culumadayadaay aad baan ugu farxsanahay muxaadiradan aadnoo iftiimiseen shiicada iyo wax ay aaminsanyihiin
@hanxx-0054
@hanxx-0054 7 жыл бұрын
waxaa siwacan looga ogaan karaa xumaanta shiicada qsnaadada kala ah قناة الوصال قناة الصفا وقناة البرهان
@ahmedmohamedelyas7777
@ahmedmohamedelyas7777 3 ай бұрын
ما شالله تبارك الله جزاك الله خير
@aweyzxaajicabdala1133
@aweyzxaajicabdala1133 5 жыл бұрын
Masha alah mowduuc faaiido badan inoo leh
@sudawaabqurux423
@sudawaabqurux423 7 жыл бұрын
Culumadeena qaaliga ah Alle (swt) ha Xafido.. aamin
@mamokahoxasan5198
@mamokahoxasan5198 9 ай бұрын
Cfyfz
@user-rs5hw2wg3e
@user-rs5hw2wg3e 3 ай бұрын
Allaah ayaa mahad leh subxaanahuu watacaalaa nagu ilaaliyay culimo marwalba xaqa u taagan allah baan kugu dhaarshe mawaxaad raaci kuwa nacladaaya saxaabadii nabigee scw lasoo rafaaday nftooda iyo maalkooda ku bixiyay sidii ay diintaan ugaadhi lahayd aduunkoo dhan qof walba allaah haka baqo aduunku waa maalmo ilaasho caqiidadaada waayo waa raasamaalkaaga wabillaahi attawfiiq
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 2 жыл бұрын
Subxaana Allaah Alloow naga badbaadi baladaas yaa All Rabi
@dowlamahmud9622
@dowlamahmud9622 7 жыл бұрын
baarkumullaah culamadeena dhmaaan aloow noodhaaf
@xawaxadan1454
@xawaxadan1454 2 жыл бұрын
😊nîý
@aliabdilahidahir1012
@aliabdilahidahir1012 5 жыл бұрын
Masha Allah Aamiin ilaahayow culimada kalmada xaqa waafaji umadana kayeel kuwa dhugta ee waana qaata, cilmi ka qaata ,nagana yeel 73 da firqo ee rasuulkeenu sheegay SCW , ta saxda ah ,nagana Badbaadi qoomka daalimiinta ah. Aamiin Allaahuma Aamiin
@aadanxuseendaauud7824
@aadanxuseendaauud7824 6 жыл бұрын
jaza kuma laahu khayr sh.umal , sh.dirir iyo sh.adan sh. cali
@masnoosabaa4168
@masnoosabaa4168 Жыл бұрын
Masha Allah jazakumulahu khayra
@craxmaanismaaciil8927
@craxmaanismaaciil8927 2 жыл бұрын
خزك الله خيرا
@computergadgetsmore2196
@computergadgetsmore2196 7 жыл бұрын
jazakumulah culimadeenay, khatarta shiicada xawaare ayey ku socotaa xiligaan, bayaaninta aad sameyneysaana ilaah kheyr ha idinka siiyo AAMIIN
@gouledjeelal8561
@gouledjeelal8561 7 жыл бұрын
mashalaah alaah ale haidinxafido
@ifrahmaxamed842
@ifrahmaxamed842 6 жыл бұрын
mansh allaah jasakaalla qayr alle hidin xafido dhamantin culimada
@khadram5150
@khadram5150 7 жыл бұрын
waalaamanyahay shekh umul xafidahulaahu
@xuseencismaan5230
@xuseencismaan5230 6 жыл бұрын
ilaaahayow shiicada naga nabad gali aamiin
@aadanxuseendaauud7824
@aadanxuseendaauud7824 Жыл бұрын
Masha Allah Saddex Caalim Oo Ka Mid Ah Culimadda Ugu Waa Weyn Soomaalida; Sh. Maxamed Cabdi Umal, Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir & Dr. Aadan Sh. Cali. 🤲🤲🤲❤💝
@NimcanMohamed-sz5ui
@NimcanMohamed-sz5ui 13 күн бұрын
@aminahussein3208
@aminahussein3208 7 жыл бұрын
ma sha alaah ilaahay culumadeena soomaliyeed ha noo dhowro
@farhiyoomar4580
@farhiyoomar4580 7 жыл бұрын
Sami Woman
@user-xb1gx6lq3s
@user-xb1gx6lq3s 5 жыл бұрын
Jazaakalaahu khayr khayra jazaa sh maxamed cabdi umal
@deqadiriye4332
@deqadiriye4332 6 жыл бұрын
mashallah tabarakallah sh m.umal sh m.umar dirir iyo dr. adan sh ali
@abdirahmanm.abdullahi6866
@abdirahmanm.abdullahi6866 7 жыл бұрын
allaha barakeyo culimadena
@itaqillaah
@itaqillaah Жыл бұрын
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشاء الله Dharka shiicada dhar u eeg baan haystaa shaikh Mucalim,walaalo,,meesha aan joogo baa laga xidhaa sidee ugalaa Qashinka ma ku daraa
@user-hk3yp4ux6b
@user-hk3yp4ux6b 6 жыл бұрын
Maa shaa Allah Shiikhyadeena Somaaliyeed
@hassangutale85
@hassangutale85 5 жыл бұрын
alle ha noo barakeeyo shiiqadeena
@acaliibraahin3876
@acaliibraahin3876 6 жыл бұрын
Ilahay haydinka abal mariyo insha alaaah
@hollaatme8054
@hollaatme8054 7 жыл бұрын
ilaahow culimada cimrigooda iyo cafimaadkooda usiyaadi waxbadanoo nagadedenbay noobayaamiyeen umada soomaalidan waxaan rejeynayaa inay kadigtoonandoonaan shiicada iyo khurufaadkooda isbedbedelaaya waaxan kunoolahay anigu meelay kubadanyihiin kolay dhiigaga u sheegayaa shiikh dirir waanku arkay maalinmaalinbay midi meelwalba iskagajeexjeexaan
@rayanali434
@rayanali434 7 жыл бұрын
Ilaahoow nooilaali culimad soomaaliyeed
@rayanali434
@rayanali434 7 жыл бұрын
aamiin aamiin yaaarabi
@ahmedmohamed658
@ahmedmohamed658 6 жыл бұрын
Allow Culumada Noo Xifdi. .
@suheybmashaalahwalaal9689
@suheybmashaalahwalaal9689 7 жыл бұрын
mashaalaaah allah hanoo dhowro culima diin noo sheegeysa Aamiin aamiin
@mulkiali717
@mulkiali717 2 жыл бұрын
}}
@umairalyamam8336
@umairalyamam8336 7 жыл бұрын
Allahu Akbar. nilikwa mawaitha huu. na wallah tunavaa kuchichunga fikra za unafiqi Wa ushaitani Kama shia na wenzao.
@dalxiismaxamed9236
@dalxiismaxamed9236 6 жыл бұрын
Masha Allah ilahow cimriga culumada nobarakey
@sayalala2072
@sayalala2072 Жыл бұрын
Muxadaro kusabsan mucawiye Abu sufyan nosogaliya Chanel ka sxbyal
@caliaadan8953
@caliaadan8953 7 жыл бұрын
Xafidakumullah Culumadeena sharafta badan mowduucan ku saabsan Shiicada ama Raafidada khatarteeda waqti ku haboon ayaad umada oga digteen Allah ajar badan ha idinka siiyo, Shiicadu waxay caqiidadooda faasidka ah ku ku lumiyeen umado badan oo ahlu sunnah ahaa waxaana xaqiiq ah in maanta ayjiraan Somali aan yareen oo runtii Shiicoobay waxaad hada dareemaysaan commentska kuwo Somali ah oo Aad oga xun in xataa laga hadlo shartaan soo korortay ee shiicadu lasoo suuqtagtay insha Allah waxaan Allah baryeeynaa in uu naga dhigo kuwo unusreeya Diinka Allah subxaanahu watacaalaa hadaan nahay Culimo iyo caamo.
@aburjun3147
@aburjun3147 6 жыл бұрын
shiico waaa sheydhaan
@fartuuncalikuusfartuuncali7287
@fartuuncalikuusfartuuncali7287 7 жыл бұрын
allhuma ax fid culamaai almuslimiina
@farhiyoomar4580
@farhiyoomar4580 7 жыл бұрын
fartuun cali kuus fartuun cali sil
@farhiyoomar4580
@farhiyoomar4580 7 жыл бұрын
fartuun cali sil. fartuun cali sil
@MustafeGedi
@MustafeGedi 9 күн бұрын
Masha Allah
@nuurmoge1452
@nuurmoge1452 3 жыл бұрын
Masha allah culmada allha habarakeyo
@abdihafiidhassan828
@abdihafiidhassan828 7 жыл бұрын
masha allah
@mohamedilkacase4692
@mohamedilkacase4692 7 жыл бұрын
alla Hayden barakayyo
@cabdifitaaxyooniscabdifita6931
@cabdifitaaxyooniscabdifita6931 7 жыл бұрын
masha alaaha waa mawa duuca wngsn hala buraburiyo somali
@MohamedAhmed-yd5cw
@MohamedAhmed-yd5cw 2 жыл бұрын
Jazaakumullaah. Waxaan ka codsanayaa culimada iney barnaamijyo wacyigelin ah oo noocan oo kale ah aad mar walba qabataan.
@mohamedilkacase4692
@mohamedilkacase4692 7 жыл бұрын
jasaka laah khayr sheikhyadeena
@calimaxamed7635
@calimaxamed7635 5 жыл бұрын
Mnsha Allah
@nuuraaydid7639
@nuuraaydid7639 7 жыл бұрын
Mansha Allah. Allah yaxfadakum
@mustafamahad6449
@mustafamahad6449 2 жыл бұрын
Manshall Allha jazakallh khayran
@zakiabshir4914
@zakiabshir4914 7 жыл бұрын
somali waa hilib bisil cid kasta oo gaajeesan ayaa cunta taas waxaan ula jeedaa meelkasta way ku jiraan ilaahayna ha inoo barakeeyo culimada inta ay diinta cadeenayaan somali xujo ayay ku tahay
@itaayahassan9980
@itaayahassan9980 4 жыл бұрын
@
@QARAFKA
@QARAFKA 2 жыл бұрын
Efyu
@QARAFKA
@QARAFKA 2 жыл бұрын
Wduu
@afrahtransportinc8279
@afrahtransportinc8279 2 жыл бұрын
Yayyy
@afrahtransportinc8279
@afrahtransportinc8279 2 жыл бұрын
Yy
@faisalaahassan8986
@faisalaahassan8986 7 жыл бұрын
ilaaahey Ha idin xifdiyo dhamantiin
@farhiyoomar4580
@farhiyoomar4580 7 жыл бұрын
faisalaa hazzan
@farhiyoomar4580
@farhiyoomar4580 7 жыл бұрын
mahamed. Hussien
@mohamedabul-qeyr4685
@mohamedabul-qeyr4685 4 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا
@ismailbile6713
@ismailbile6713 7 жыл бұрын
keenyo waxay noqotay xarunta dacwada masha.Allah ilahow no dhoor
@bashi85abdulla93
@bashi85abdulla93 7 жыл бұрын
saynab faysal ..
@amaadin12
@amaadin12 7 жыл бұрын
saynab faysal aamiin yaarabi
@user-cr2ou2do5i
@user-cr2ou2do5i 7 жыл бұрын
doorashadi muqdisho
@abdullahiissefidow5873
@abdullahiissefidow5873 7 жыл бұрын
kitab uqoray nin shiici ahan jiry aya jira magacisa wa لله ثم للتاريخ
@ayatulahituulahiq4468
@ayatulahituulahiq4468 7 жыл бұрын
abdullahi isse fidow
@aadanxuseendaauud7824
@aadanxuseendaauud7824 7 жыл бұрын
man sha alla Culimadii ugu waa weynaa soomaalida sh.umal , sh.dirir iyo waliba Dr.adan sh.cali
@hadafkaagatoosi9013
@hadafkaagatoosi9013 7 жыл бұрын
jazaakumulaahu khayra
@aliabdillahimouktar2757
@aliabdillahimouktar2757 7 жыл бұрын
Abdi-Askar Yare
@amalmuqtaar997
@amalmuqtaar997 5 жыл бұрын
Shiicadu waa shayaadiinu al insi
@yasinali5442
@yasinali5442 7 жыл бұрын
alaya barik sheekhunaa
@duceysane3322
@duceysane3322 7 жыл бұрын
shiico qatar teeda Allaah naga qabto
@shuebabdalla4737
@shuebabdalla4737 6 жыл бұрын
Manshaalah sheqo ilahi Jana fardoso kukaliyo
@MohamedAhmed-yd5cw
@MohamedAhmed-yd5cw 2 жыл бұрын
Jazaakumullaah. Waxaan ka codsanayaa culimada iney barnaamijyada noocan oo kale ah badiyaan si dadka loo wacyigeliyo
@bisharabdullah6730
@bisharabdullah6730 7 жыл бұрын
Maashaa alaah
@khadramuuse8339
@khadramuuse8339 2 жыл бұрын
Maanshaa allh
@safiamohumod5896
@safiamohumod5896 Жыл бұрын
😘😘😘😘
@hawaciise3584
@hawaciise3584 7 жыл бұрын
mashaa allaha alkahu akbar
@abdirizacksaid453
@abdirizacksaid453 3 жыл бұрын
Allaah haxafido columadeena
@abdullahiahmedabdullahi1659
@abdullahiahmedabdullahi1659 7 жыл бұрын
mansha alaah culumada somaaliyed
@hassanelmi6837
@hassanelmi6837 6 жыл бұрын
Jazaakumulaah
@user-el3wx9ss4s
@user-el3wx9ss4s 4 жыл бұрын
Maashaa allaah
@deqabilan8726
@deqabilan8726 4 жыл бұрын
Mnsha allh
@maxamadxiseen1313
@maxamadxiseen1313 2 жыл бұрын
Shiicadu waa gaalo
@ismailbile6713
@ismailbile6713 7 жыл бұрын
wadaada
@mukhtaarqorane3137
@mukhtaarqorane3137 7 жыл бұрын
saynab faysal
@abdullahingamia3000
@abdullahingamia3000 7 жыл бұрын
saynab faysal fr4rru
@wabaariyoussouf4948
@wabaariyoussouf4948 6 жыл бұрын
ismail bile ASC ismail
@anisaomar7242
@anisaomar7242 7 жыл бұрын
manshalah
@abdiqaadirabdulaahi2965
@abdiqaadirabdulaahi2965 3 жыл бұрын
Subxaan allha
@zakariaaden3944
@zakariaaden3944 5 жыл бұрын
Allah hanixifdiyo
@duceysane3322
@duceysane3322 7 жыл бұрын
Allaahu Akbar
@sakinahchanel5998
@sakinahchanel5998 7 жыл бұрын
ماشاء الله
@user-vk7sx6by6b
@user-vk7sx6by6b 7 жыл бұрын
shaeye Ismail
@sayidilkacase3650
@sayidilkacase3650 7 жыл бұрын
anwar dahir r
@sayidilkacase3650
@sayidilkacase3650 7 жыл бұрын
anwar dahir r
@abdiismail2741
@abdiismail2741 7 жыл бұрын
kuwan dislike muxaadaradan qiima badan saaray tolow ma kuwan laga sheekeenayaa? allah haynoo sahlo walee waa layna soo galee, raafidadu waataas laydiin cadeeyay ee iska ilaaliya dhagarteeda.
@Sankaxaaji1
@Sankaxaaji1 7 жыл бұрын
Waa shiicada kuwa taageero ee suufiyada ah iyo laftooda shiicada somalida
@craxmaantukale3311
@craxmaantukale3311 7 жыл бұрын
suufiyadu shiico afkaaga Ku noqon maysid ee edebso
@abdifatahabdi367
@abdifatahabdi367 7 жыл бұрын
sufiyada shiica magalaan ee kuwan dislike sareey waa shiicada nagu dhex nool ee umada somaaliyeed fasahaadin rabaan
@dahab69
@dahab69 7 жыл бұрын
Abdi Ismail n. Zzuu
@abdulkadirhersi7407
@abdulkadirhersi7407 6 жыл бұрын
Abdi Ismail
@maulanajuma3271
@maulanajuma3271 7 жыл бұрын
nadwo ii shicada iyo qatarahraheeda ii sh m.umal ll shcumar dirir ll dr.adam sh ali
@pathtosucceed..2368
@pathtosucceed..2368 3 жыл бұрын
Waa gaalo dhigoda bahanyahay
@mohamedilkacase4692
@mohamedilkacase4692 7 жыл бұрын
culimada Waa in aywadan bararujinta
@abdullahiissefidow5873
@abdullahiissefidow5873 7 жыл бұрын
walal c fitax waxa isqilafsan maxayihin noocadeey
@abdalluhafrah6438
@abdalluhafrah6438 7 жыл бұрын
abdullahi isse fidow jazzaakumu laahuqer ulumadena iyo walaalaha kashaqeyey waxanu codsan lahaa buugagtaay qoren raafidadu si laisaga ilaaliyo magacyadoda nooso qora
@fartuuncalikuusfartuuncali7287
@fartuuncalikuusfartuuncali7287 7 жыл бұрын
kazakumu allha
@user-nf6ls9ez7t
@user-nf6ls9ez7t 6 жыл бұрын
waa qiso waanga
@jefarabdilaahi8977
@jefarabdilaahi8977 6 жыл бұрын
. mansha aaallah sheeeq diirir si fiican usharaxaye
@cabdiqaadirmaxamuud2021
@cabdiqaadirmaxamuud2021 Жыл бұрын
Wareejin
@cfitahah9536
@cfitahah9536 7 жыл бұрын
cajalada aaqirkeeda iyo hadalada shuyuuqda ma is waafaqsana
@abdiali1909
@abdiali1909 7 жыл бұрын
cfitah ah ghh7yy
@cc-fi8xl
@cc-fi8xl 7 жыл бұрын
mogdisho ama xamar waa meel fasahaad ah
@gggbarwaaqo1198
@gggbarwaaqo1198 7 жыл бұрын
jazakallah kheikh
@jjjjnnn9768
@jjjjnnn9768 7 жыл бұрын
sagal d asc
@exberberaaadani5790
@exberberaaadani5790 7 жыл бұрын
Nacas amuus
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Shiico rafiido illahy noomakeeno
@aminaahmed9635
@aminaahmed9635 7 жыл бұрын
sheekh ma yaqaanan quraanka mase akhriyaan
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 Жыл бұрын
Aamina asc
@ubahkulaneofficial7052
@ubahkulaneofficial7052 2 жыл бұрын
Lp
@januarySl2024
@januarySl2024 4 жыл бұрын
Xitaa wadaadkoodu waa siyaasi ! Wuxu qirayaa Somaalia laakiin wuxu dafirayaa Somalilaand oo aduunka oo dhami qirsanyahay maqaamka sare ee dawladnimo, nabadeed, dhaqaale iyo siyaasad ahna dal magacaa weligii siteyn
@saeedhasan8967
@saeedhasan8967 7 жыл бұрын
من المؤسف جدا اكتفاء علماء السنة بالكلام والتعليقات فقط بينما علماء الرافضة في ساحات القتال يقاتلون جنبا إلى جنب مع مليشياتهم في العراق وسوريا ولبنان واليمن وهلم جر
@abdulmoha1089
@abdulmoha1089 6 жыл бұрын
Who are those sheikhs you are talking about fighting with
@asdssa2714
@asdssa2714 Жыл бұрын
علماء السنة يعرفون متى/كيف وضد من القتال
@faataaale
@faataaale 4 жыл бұрын
War shiicada ayaga mawaalanyihiin intey diinta islaamka meel been ah u qadi lahayen oo ay isku dayi lahayeen burburintooda waxaa looqaatay iney aqbalaan runta diinta islaamkana haka been sheegina
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 2 жыл бұрын
Nebi maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@amalmuqtaar997
@amalmuqtaar997 5 жыл бұрын
ههههههه أعود بالله من الشيطان الرجيم
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 5 жыл бұрын
Wahaabiyada iyo shiicaduba nooma kala roona
@hawamohamudmohamud6652
@hawamohamudmohamud6652 4 жыл бұрын
wahaabi waxaa aaminsaan majiraa..misee neceeyb baa kuhayaa
@mahamedafey9144
@mahamedafey9144 5 жыл бұрын
nimankan waa callbox. runta hadey shegayaan saudiga yaa gaalo iyo yahuud ugu dhow.nimankan waxaan su aalaya subanaheen nabi Mohamed csw marku noola dadku mashiicey ahaayeen mise suni Labadaba majirin waa figrado eydad sameysteen ujeedo siyaasadeed leh. waxaa iminka noosootabineysaan muxsadaro naceyb ah .taarikhda beenta kadaaya Ilaahey Majecla beenaalayaasha
@hawamohamudmohamud6652
@hawamohamudmohamud6652 4 жыл бұрын
cilmi iyo xaqiq ayaa laguu shegayaa adna jahli ayaad lafididhaa..maa waxaa kudeeqi laa daliilka.....sucudiga aad kahadleeyso kala saar shacabka iyo xukaanta ...waxaad kuhadasheey waa gaaf wanna kaa shakiyeey adhiga naftadha inaad shiica tahai
@ahmedapdulemohamud5812
@ahmedapdulemohamud5812 3 жыл бұрын
Ada shiico ah miyaa tuug
Do you have a friend like this? 🤣#shorts
00:12
dednahype
Рет қаралды 56 МЛН
СҰЛТАН СҮЛЕЙМАНДАР | bayGUYS
24:46
bayGUYS
Рет қаралды 828 М.
100❤️
00:20
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 60 МЛН
Shiicada Sh.Muxamed Cabdi Umal
1:24:44
Baraarug Media
Рет қаралды 286 М.
Caqiidada Shiicada | Qeybtii 1aad || Sheikh Shibli
1:09:03
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 77 М.
Casharkii 1aad ee Kitaabka Xisnul Muslimka Sh.Dirir
1:01:53
Baraarug Media
Рет қаралды 1,9 МЛН
su'aalo Iyo Jawaabo muhiim ah 2018 Sh Maaxamed Cabdi Umal
29:09
Daacad Production
Рет қаралды 102 М.
Dood Xasaasi ah Ahlu Sunnah Iyo Shiicada Somalida ah Nairobi ku Dhex Martay
1:36:46
Xaqiiqada Shiicada || Sh Maxamed Cabdi Umal
45:09
Salafmedia
Рет қаралды 19 М.
ciriiri walba alle waxow u sameeyey Faraj Sheikh Mustafe haji Ismail
48:48
Do you have a friend like this? 🤣#shorts
00:12
dednahype
Рет қаралды 56 МЛН