Congratulations Reer Puntland for reaching one man one Vote Electoral System.
@AwedJR3 жыл бұрын
Afsomali ku hadal anagu British ama American manihine😒 tankale puntland waa mamaul gobeleed hostaga somali 🇸🇴
@ngolokante78052 жыл бұрын
@@AwedJR why do you care! it's non of your business
@YusufCraxman-y1eАй бұрын
@@AwedJRPuntland is government,not part of somalia,,, shame on you
@somaligirl87433 жыл бұрын
mansha allah m,anta guul weeye wacxa u quus goyseen mamulkii khayaliga ku sheekayn jiray ee marqaanlan
@abdirahmansahal80413 жыл бұрын
Ilmo dhabayaco
@MrAhmedyaasiin3 жыл бұрын
Iyagaba kabarateen oo copy to past 😁😁😁😁
@سعيدحسن-ب8م3 жыл бұрын
Naaya Koopland Wax yar waxa laga saaraya geedka yoocada
@AwedJR3 жыл бұрын
@@abdirahmansahal8041 😅😅😅 waxy
@سعيدحسن-ب8م3 жыл бұрын
@@ubaxiidalkeygow2381 noolow sxp
@warzandahir59153 жыл бұрын
Masha Allah hambalyo reer puntland aadban ugu faraxsanahay dorashada one man one vote Somalia d goboledkii ugu horeeyay oo bilaba Dani waa ku mahadsan yahay 👍👍👍
@haala54172 жыл бұрын
Maxaa naga galy somaliya
@Qalbi_holcay3 жыл бұрын
Hawiye unbaan meeelna u socon ee umadaha kale ee somaliyed wax unbaa ka suura galah, horey u socod iyo dib u socod
@foosijaamac49833 жыл бұрын
Faadumo yaasiin, wejigeeda oo arko waa ii maanta weriye sare alle ha barakeeyo
@hoododesings37393 жыл бұрын
Congratulations reer puntland for reaching one man one vote electoral system
@AwedJR3 жыл бұрын
Afsomali ku hadal anagu British ama American manihine😒 🇸🇴
@mohamedomar97263 жыл бұрын
Shabaab Sheydaan naarta Allah idinku fogeeyo
@user-horo3 жыл бұрын
Mashalaa anoo kasoo jeeda jamhuuriyada somaliland reer waan kufaraxsanahay inay hormurkii diimuqraadiyada talaabadeedii kuguulaysteen waanan soo dhawaynayaa
@AwedJR3 жыл бұрын
Haddi Aan rer puntland nahay adeer anagu waan qirsanahhay in aan Somalia hoos imano, haddi idinku aad isku magacaabtan jamhuriayad waa mesheda 🇸🇴🇸🇴
@user-horo3 жыл бұрын
@@AwedJRisku maamul ayaydin tihiin adeer soomaaliya kolkii hore 60kii ayaanu idinku soo biirnay balse hadda anaku maanulkaygii waa la noqonay sida soomaalida kale ee 3 maamul gooni utahay sidaa awgeed isu imadkii 5ta soomali ee aanu doonaynay way suurogaliwayday in hal dal lanoqdo,lkn soomaalinimo lagama tago ee waa loodhashaa,sidaa awgeed qalad hafahmina anaku waanu ugu horaynay fikirka 5ta soomaaliyeed inay isku darsato oo dawlad soomaaliyeed oo wayn la helo balse ala ma ogolaan,khayrbaanu idiin rajeenayaynaa anaku marwalba
@qadrodahir78963 жыл бұрын
Masha Allah qof qalbi fiican shugran wllo
@haykalcade68563 жыл бұрын
Guul puntiland iyo somalia ba hormar iyo barare
@abdurahmanisse86753 жыл бұрын
Hambalyo ree Puntland
@faizaw27883 жыл бұрын
kuwa intas ku ha haya puntland somaliland bay ku datay ooo somaliland yay ku dayatay ileen iyadu uguma horeyn one man one vote caqliga lita mesha kala taga waxyahow wada manka. gaban.
@sudiissa57013 жыл бұрын
Faduma yaasiin hbo macan Allah ku xafido qurux❤💯👌
@box53193 жыл бұрын
Congratulations to Omar gaab,the defacto chairman of Banu Hasheem cattle dip association of puntland aka MJ.greeting from NFD😂
@AwedJR3 жыл бұрын
SOMALI ku hadal anagu luuqad baan lenahay mana qadarino ingiriishka iyo wixi ku hadla tankale haddi an rer puntland nahay qabyald iyo waxas wan ka baxnay Pro puntland waxay ka dhexeysa somalia
kkkk wa sheeko raqiisa u Said dani Reer puntland ku jaha wareerin kkk maceeshadi bu dollar ka dhigay masakintii danyarta aya gaajo u liidata iyo dayac aan qiyaas laheyn .marka said dani aarjan xaqa allah ha wafajiyo.
@sacdiyajelle79203 жыл бұрын
Mansh allah hamblyo Hamblyo
@batulasmail82613 жыл бұрын
Waa yaabey meeshi ay labo Soomaaliyeed arimahooda ka hadlaayo isugu yimaadaan waxaa dhex taagan nin cad ama madow oo ajanabi ah illaahow xoriyad nasii
@Ayaan_wadaani3 жыл бұрын
Kuwaana Somaliland bey ku daydaan 💯💯
@beydanyussuf37733 жыл бұрын
Doonimada nalagakortag. Ma wxd keenten in lacodeeyo micnaha mise videogan Morgan aad kuaragtay kabaqday😅
@asadluckymen69273 жыл бұрын
Wanaaga waa la iskaga deydaa wll ceeb ma aha.
@marhoraansameeyaykingdom63553 жыл бұрын
Wxa wnagsan wa laysugu hambalyeeya waana laysaga dayda,,,,,, marka Allah haku caafiyo wa bugtaaye
@McM-iz7sd3 жыл бұрын
Umada somaliyeed wax kala dbeeyn usameya ayee rabaan lkn aaway siyaasi oo rabin in dorasho la qabto iyo qabqable ayaa wareeriye
@baashaal67783 жыл бұрын
Farmaajo maxaa looga diiday qof iyo cod
@calibashiirwarsame33353 жыл бұрын
Cuqdaa iyo corada muu ku dhaho deni hadalkaas maxuu ugaxishooday
War kaas hadooranina balsheega waxa uu u qabtay ummad reerpuntland ,kass was tuug qashina codka waa darayaa yaahuu, a sad dayanaa la fiican masaakiina cuni siiyaa dhirta waa beeraa dami hadooranina.
@royaltygtm97873 жыл бұрын
kkkkk puntland 3Reer ba kursiga ku tartama . inta kale qabaailku wa xaash . ee Cisse Mohamud ba leh tokadan so socote ee islaan kii Cisse Mohamud lacag iyo daaro dhadheer lagu harqiyey oo dhismuhu ku socdo ee dorashada so socota wa said dani iyo daleel cidla ah ka qaado wbt.Cisse Mohamuud wa u dhamaatay ma istiri insha allah kheyr indhaha fura kkk.
@batulasmail82613 жыл бұрын
Umada Soomaaliyeed waxay rabaan in ay Ku ciil baxaan codkooda.
Waagii dhaqash (dhaqash waa dammeerta dhadig ee marka habeenkii nafluhu wada seexdo shaydaamadu u wada yimaadaan oo la qaaq-qaaq-qaaq leeyaan habeenoo dhan ilaa fajrka laga gaaro oo nafluhu ka seexan waayo habeenoo dhan) ibnu firaash falaashkasomali eeyle ina gumeed iidoor somalidiid oo ah ingiriiska gurigiisa gudihiisa iyo gurigiisa dibadiisa kuwuu uga shaqayn jiray oo hadana sidaas oo kale doonaya inay ugu shaqeeyaan ingiriiska oo ah adoon ingiriis ilmo bucurbacayr subsomali somali u liite somalidiid ooyaaye ooyaaye ooyaaye uu ilmada wada daadshay somali iyo aduunkoo dhan oo u wada jeeda oo somaliyoo dhan dhibku la wada haysto laakiin se iidoor somalidiid afka taako kala geeyey damiir iyo damac iyo adkaysi xumihiisa oo si xun waliba maanta u ooyaayo cabanaayo oo uu u calwasaadsan yahay sidii islaan miday wax la soo tabcatay markii jir iyo xoog iyo dhal iyo maal waxay la soo tabcatay uu barqo ka dareersadoo uu dariiq cidla' ah dacdaro iyadoon waxba haysan oodhasheedii halna kala joogin oo hadana saddexdii dalaaqood uu qablan mid mid ugu yeershayoo hadana haraati xoog badan uu lafgumaarka saxaaxa dushiisa si xun oo xanuun badan leh uga laaday oo laf gumaarkii jabshayoo xanuun iyo dacdaro iyo baqdin la alaladaysa hadana aad iyo aad uga walwalsan in dugaag cashadi caawa ay noqoto ka balaanbalaysa oo hoogay wax moodi jirtay maghrib soo dumahaya jabad uga guuray oo kale iska ba'ayeysta oo balo iyo buufis qabayaal qoomuluut iyo dhilayste iyo boonaydte iyo gaalo iyo munaafiqiin iyo shirkileyaal uu muuse biixi cabdi madax u yahay waliyo u qaatay oo ku ooya waar dee faranjigii iidoor u galmoon jiray maanta maba hayno ee danteen maxay noqon oo najaasoobay oo doonaya inay najaaseeyaan sida khaniis faysal cali waraabe oo qurunka futadiisa ka socda oo qoomuluutku ay ka daadshaan ku afuufa dadka iyo dalka iyo diinta ummadda somaliyeed oo xaaska suubane ay og tahay inay ragganimo iyaduba dhaanto dabadaloolkaan sida eeydu wahwahleeyaan oo kale isaga wahwah leh. war iidoor wax isku fala marakan fadaro waad u badateene.b
@noorkeymahamed3 жыл бұрын
Hambalyo
@نعمنريدوجهالله3 жыл бұрын
Soomaali Weyn Diin wax ka Fican In the world majiraan dadka Somalida o imanka ka tagay waa hogen lkn Dadka imanka ku dambeya ayaa libaani doonna☝🏼🇸🇴 اعوذ بالله من الشيطان الرجيم بسم الله الرحمن الرحيم اتقتلون رجلا أن يقول ربي الله ☝🏼 😡 🇸🇴
@awilahmed6443 жыл бұрын
Majeerteenia waxas dorasho maha.Somalliland ku dayda beenta isugusheeka gebeegoduba wa 300,000!.
@zaksharhaye36133 жыл бұрын
SOMALILAND WAX KASTO AY BILOOWDO WAA LADABA GALAA SIDAAN OO KALE KASHEEKEEEE SHIIKHOOW
@bashirwarsame70773 жыл бұрын
War saw idinku wadan kale matihiin Maas na nabadgalisaan
@faysaliman32133 жыл бұрын
HHHHH WALIGIINBA SOMALILAND AYAAD KU DAYAN JIRTEEN BOSAASO IYO GAROOBE MAXAAD UGA QABAN WAYDEEN DOORASHADA ,
@adanxayle96103 жыл бұрын
BENOLE SACIID DANI
@malaakyakub25593 жыл бұрын
Daan yer dani ayaatahay somalia na waa u diiday qabiilkadana waxadahday lenka gala xayawan ayatahay
@mohamedhagoog3612 жыл бұрын
Xagay ku dambaysay horta..
@maxaadhacay95293 жыл бұрын
Lkn xaarmaajo maya duliga tuuga ah
@mrnuux22983 жыл бұрын
Somaliland ayaa hormuud u ah puntland
@goodman30293 жыл бұрын
Ok saaxiib waayahay waxaa rabtid walgu yeela Eleena Somali batahay
@illy33533 жыл бұрын
Jaamac uu Doctorate ka qaatay ma hayno
@mahadgesale33683 жыл бұрын
hhh Dawulad mu yiidhi? war somali mid walpa meeshiisa haa ka dhiigto dawulda😃 anaaagu haadi aan nahyi Ciise wAn kaa caqli badanhyi somali oo dawulado ayaan yeelaanyi mar hoore baaa‘ waax aan nahyi Masoniyda somali waxa nagu xiiga isaqa waar ilhyi haa idiin siiyo ciitiiraf isaqawu
@FaadumoArdo3 жыл бұрын
Kkkk
@luulahmed52923 жыл бұрын
Ha dhaco dani
@fatoomasomali46653 жыл бұрын
Kklkkkkkkk ala maxay somaliland ku dayedeen copland
@beydanyussuf37733 жыл бұрын
Ma in lacoodeya keenten doqonsanida cuqdada iskasaar
@felisabdu26693 жыл бұрын
Maxaa denbi laga galey doorasho qof iyo cod🤣🤣🤣🤣 kii qarankana Isabaaro ayuu u dhigtey deni, aawey caqligii iyo maskaxdii😹😹😹😹😹😹
@jamalfarah7083 жыл бұрын
Kkkkkk qof iyo doqon
@guledciidle37133 жыл бұрын
Adeer tan horaanu usoo samaynay
@beydanyussuf37733 жыл бұрын
So??
@farxiyafaarax39623 жыл бұрын
Ma kulba garaysan somaliland gul wanagti nalqavay ba mat cudaynay folxuma kk
@awilcaano69393 жыл бұрын
Magac.cawil waxa joogaa hargeysa wax ilatahay codeyta Put land
@husseinnur82503 жыл бұрын
Been. Goobjoogayaashii caalamigu ma VOA da international observer.