Doqmuhu maxay isugu maleeyaan in ay dadka ka caqli badan yihiin? | Cilminafsi.

  Рет қаралды 32,233

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Пікірлер: 247
@elmiroble4608
@elmiroble4608 3 жыл бұрын
ان الله وملائكته يصلون على النبي يا ايها الذين امنوا صلوا عليه وسلموا تسليما.
@dhabadaxaqa5179
@dhabadaxaqa5179 3 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@abdikariinhassan8621
@abdikariinhassan8621 3 жыл бұрын
Sce scw scw
@amiinabdirashiid1154
@amiinabdirashiid1154 3 жыл бұрын
Scw
@marwaancadejr
@marwaancadejr 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@samaraabdallahassen3419
@samaraabdallahassen3419 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@sayidsomali1524
@sayidsomali1524 3 жыл бұрын
Macalin alle haku barakeeyo ee ila soo xariir barnaamijyo muhiimaa Kuu hayaa from burco
@nimcosiciid3540
@nimcosiciid3540 3 жыл бұрын
5:12 Dad badan ayaan xasuustay oo xiligii iskuulka markaan ka yaabaya waan iskaga amusay. inkasta aanan ka cilmi badnayn. Sidoo kale waa dadka ugu rabashka badan uguna qulubka badan waxse kasii daran inay dhalin tu u arkaan kuwa ugu firfircoon
@mrhanad8148
@mrhanad8148 3 жыл бұрын
War anaaba iga hadleysaa bilow iyo dhamaad na dhaaf 😭😭🧡 Aadanow waaba yaabay
@samiirjamac8902
@samiirjamac8902 3 жыл бұрын
Isbadal
@zheekhzheekh9366
@zheekhzheekh9366 3 жыл бұрын
Make change
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 3 жыл бұрын
Muuqal faa’iido weyn leh , mahadsanid Walal Aadan...
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 жыл бұрын
Mashaallah aadan Wiil aqoonyahan aa tahay 👏🏼
@yaxyecabdi4104
@yaxyecabdi4104 3 жыл бұрын
Absolutely wll aadan dad badn oo nuucaas ah aqoon baan uleeyahya mida ugu daran aan layaabane waxee thy kalsoonida xad dhaafka ahi ee isku qabaan
@maadmaad8866
@maadmaad8866 3 жыл бұрын
Manshlah maalmahan muqalada tayadooda waad hagaajisay intasunba kaa dhinayd codkunba hadhy ina quality giisa kor u qaado manshlah keep going
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 9 ай бұрын
Anigaaba ku dhaga aritda aan aaamin sanahay ,,xitaa haday khaldantahay subxaana allaah
@nourabdirazhid2487
@nourabdirazhid2487 3 жыл бұрын
First likta yan layla dhafin
@mohamedabdullahi7183
@mohamedabdullahi7183 3 жыл бұрын
Allaha kuu barameeyo wakhtigaaga iyo cilmigaaga allaha kuu siyaadiyo
@Sigad_mohammed
@Sigad_mohammed 3 жыл бұрын
Nagu soo biira asxaabta Aadan Sahan Channelkena dib udhis baan kuwadnaa mahadsanidiin 🇸🇴🌷🥇🥇🥇🥇👏👏👏
@fatumaali6688
@fatumaali6688 3 жыл бұрын
Anigaba shaki igu aburtaybee markasta kalmadsa lay adeegsada doqonimo runtii Walid iyo walalba lakiin anigu ilaahada ma aamiin wallaahay
@fatmagolden1256
@fatmagolden1256 3 жыл бұрын
Abaayo isu fiirso ficilada samnyso iyo sida dadka badankod kaga felceshan . Ama natiijada ficilkaga fiiri sidu noqdo . Wax baddana akhri oo naftaada baro inaad doqon ahyn baa macaqula lkn aad qof ka dabecad duwan tahay ehelkaga...
@xamsebaari8660
@xamsebaari8660 3 жыл бұрын
Wllky aad ayan kugu xidhanahay Allah haka abaal mariyo😘
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا
@thenatureworld2940
@thenatureworld2940 3 жыл бұрын
Scw scw scw اللهم صل وسلم على من لا نبي بعده
@Duluf-film
@Duluf-film 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@bilancismaan3662
@bilancismaan3662 3 жыл бұрын
M.allah aqoonyahan aadan sahan🧠👑
@ugbaadmaryam4796
@ugbaadmaryam4796 3 жыл бұрын
aadan sahan dawadii xanuunkii iyo siyaabihii oo wada socda thanks macalim
@ahmeddidat2697
@ahmeddidat2697 3 жыл бұрын
Si fufud wxn Oran Karan , doqonku Wu noqn kra qof aqli badn Hadi u ogado in u doqon yhy , Ka aqliga badn u noqn Kara doqn Hadi u is modo qof aqli badn 🖐️
@suldaanxikmo8001
@suldaanxikmo8001 3 жыл бұрын
Mansha allah like kala daala Azxaby👌👌🖒🖒🖒
@the__jcole.
@the__jcole. 3 жыл бұрын
Azxaaptay qaar padan ayay haystaaa ☝️
@hdplus9130
@hdplus9130 3 жыл бұрын
Walal macan haydhibsan inyar ii istaag Fadlan wll qali waan dadalaya ee ii garab istaaga isoo booqda igaga farxiya dadkaygii aduunka ugu qalisana Somali hadad ka dhalatay ♥️uma ciil qabtid CID kale ♥️♥️♥️😢🦋🦋
@QISADAMAANTAOFFICIAL
@QISADAMAANTAOFFICIAL 3 жыл бұрын
walaal #subscribe ii saar channel kayga #1000subscribe igaadhsii
@muhanadck1672
@muhanadck1672 3 жыл бұрын
Masha allah macalin aadan, ku mahadsanid waqtigaaga aad noo hurtay 🥰
@khayrdoon685
@khayrdoon685 3 жыл бұрын
Waa Xaqiiq Doqamadu waxy uhaystaan inay dadok CQli badan yihin
@زينةمحمد-ق8ي
@زينةمحمد-ق8ي 3 жыл бұрын
Mashaa allaah Jasaaka allaahu alkhayr
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 3 жыл бұрын
Haa aadan macalin
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 3 жыл бұрын
Our Legend ❣💯✋
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
*Sahanka __Xogaha 😍👑*
@cabdicasiisdybala6418
@cabdicasiisdybala6418 3 жыл бұрын
Aduu meel walba md joogta mise shaydaamad ayad thy🤔
@madaromar9660
@madaromar9660 3 жыл бұрын
😂😂waar ka daa inanta
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 жыл бұрын
@@cabdicasiisdybala6418 waryaa gabadha iska dhaaf,, Maxaa kaa gale afaaraheeda? Gabadha nabad galiyo aa ka hesho,,,,
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
@@suldaanabdullahi4407 MahadsaniT Wlaal QaliH Wiilku xalay miyu igu riyooday Tolow🤣🤣😅😆
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 жыл бұрын
@@dailyxiin hhhh maya ee waxaa jiraan dad xaasidiin eh,,, 😏 Warkooda aa dageesanin hore u soco wll 😊
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Waxyaabaha qaar ama tilmaamo aad is leedahay cid kalaa iska leh ama ku tilmaaman ayaa laga yaaba in adiga laftaadu ku sugan tahay ama aad ku tilmaaman tahay laakiin aadan is ogayn.
@dekayoussoufdeka5967
@dekayoussoufdeka5967 3 жыл бұрын
Soubhanallah Allah ha khayro dee malaha waxan marwalba udoono in aan classe🤔🤔 uugu horeeyo dee cudurkaa ayaaba ihaya malaha Allah ha sahlo waan daadaali inchaAllah sidii aan iskaga dawayn lahaa 😪😪😪
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
the fool holds everything back
@labaqolle
@labaqolle 3 жыл бұрын
Waad mahadsantay ZXP casharo tayo leh ayaan ka qaataa channelkaaga ilaahay haku xafido
@Ahmednoorcismankaad2315
@Ahmednoorcismankaad2315 3 жыл бұрын
Alle haku sharfo wll adan sahan
@guuleedaxmed1603
@guuleedaxmed1603 3 жыл бұрын
KEep Going br0Ther
@mobaar5767
@mobaar5767 3 жыл бұрын
sawiraantan noocana naga hagaaji dee sxp lama daawan karee indha xanuun ayaa kugu dhacayee
@gacalibnuabdiabdi5776
@gacalibnuabdiabdi5776 3 жыл бұрын
Nin xigmad badan ayaa yiri markaan wax cusub ogaado waxan ogadaah inaanan waxbo 'ogen marki hore 🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️
@subayrandalus9870
@subayrandalus9870 3 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته يا اخي الكريم ادم ابن خضر ابن علي انت والله يا اخي عالم ولا فخر انا والله يا اتعلم بك علوما لا حد لها ولا حدود انا اقول لك يا اخي الكريم رب زدنا علما ينفعنا كن عالما متواضعا ولا تكن عابدا مستكبرا شكرا لكم يا اخواني ويا خواتي مساء الخير
@Alqaanuuni798
@Alqaanuuni798 3 жыл бұрын
Waxaan la yaabaa marka aantago baadiyaha. Qof ayaa wax bartay ka dib tuulo ayuu fasax u baxay,waxaana loo sheegay in uu intaa caruur wax baro oo codsi ah Isla markiiba dad badan ayaa dhihi ma hebel Oo goormee aqoonta yeeshay Heedhe ilmahayga wax barimayo Walli jahli dadka qab aanay lahayn buu dul saaray ...... Mahadsanid aadan sahan
@dhabadaxaqa5179
@dhabadaxaqa5179 3 жыл бұрын
Coming soon 200k
@zakirbossofficial9641
@zakirbossofficial9641 3 жыл бұрын
Mzh allh wllky Aadan khadar cali marna macalinkaygiii Alleh ha ku sharfo wll
@cabdishakuuraxmed5483
@cabdishakuuraxmed5483 3 жыл бұрын
Soomaalidu waxa ay kuwaas u taqaanay Naftii Hafar.
@safaibraahin4153
@safaibraahin4153 3 жыл бұрын
Mnshallh mhdsanid jazakallh wll
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Sahanka Xoogaha_ Wad Mahadsanthy
@Master__Bvlogs
@Master__Bvlogs 3 жыл бұрын
MashaAllah👌
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
Waa macalim cabdisalaam faysa iisaara liketa iyo sabskraapta
@zusanmuhipo7503
@zusanmuhipo7503 3 жыл бұрын
Keep going wll Adan✨✌️
@hamsehaldoor
@hamsehaldoor 3 жыл бұрын
Illahay nabad qab hakugu geeyo meeshad tagaysid
@abdiraxiinwarbaca9254
@abdiraxiinwarbaca9254 3 жыл бұрын
Masha Allah Kep going
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 жыл бұрын
OH LEGEND MAXAMED CABDI CALI
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
Sabskraapta iisaar
@mohamedabas4477
@mohamedabas4477 3 жыл бұрын
Masha allh wll waan jeclahay kanaalkaan
@khalidalpha1416
@khalidalpha1416 3 жыл бұрын
M alh xufdulaha wll adan khadar cali hore usoco
@kalthoumizmail2406
@kalthoumizmail2406 3 жыл бұрын
Muuqaalkan oo sidiisaas oo af carabi ku baxaya ayan ka dawaday chanalka ee maxamed qanaim
@arahimkaraama4297
@arahimkaraama4297 3 жыл бұрын
mahadsanid zxp sidaad noo wanisay
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 3 жыл бұрын
Waa Sida Ay U Dhaqmaan Madaxda Hadda Ina Maamusho Oo Kale Dhamaantood Waxa Ay Isku Haystaan Dad Waxbadn OG Iyo In Aysan Qaldamin Oo Waxba Loo Sheegi Kirin iyakana Ay Yihiin Kuba U Mudan Wadniyiinta Ah Waana Kuba Ugu Doqonsan Dalkeyna Hadane Runtana Me Jecla😅
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 жыл бұрын
Waazidaa
@samiirjamac8902
@samiirjamac8902 3 жыл бұрын
Baraka allh mcln
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@updirzakbazhir1280
@updirzakbazhir1280 3 жыл бұрын
Mn cHa allh adenn kHaderr🙏❤
@nuradinjoker2493
@nuradinjoker2493 3 жыл бұрын
Walal xaqiqada pes 2021 muqal kaso diyari thanks adan@
@usaamacali2654
@usaamacali2654 3 жыл бұрын
wcs ustaad
@zhbarre641
@zhbarre641 3 жыл бұрын
horta anigaa kusalaysan arinkaa alle hayga daweeyee nin gabayaayaa odhan jiray ادا كنت لاتدري ولم تكن كالدي يشاور من يدري فكيف ادا تدري
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 жыл бұрын
Masha allah
@yuusufayuub8845
@yuusufayuub8845 3 жыл бұрын
Aad iyo aad wlahi zxp Adbey inoogu badanyihiin
@shuib082
@shuib082 3 жыл бұрын
Keep going pro 🙏🙏
@nimcosiciid3540
@nimcosiciid3540 3 жыл бұрын
4:49 mid ayaa nagu wareerin jiray inyaroo uu kasoo akhriyey buugaagta dhiiri galinta Waxaanu ku cel celin jiray ......dhag hawdhigin...isku kal sonow.... iwm. Hadaba waxa yaable inuu isagoo qaawan baska noogusoo koray isagoo leh waan isku kalsoonay ayaab!!
@abdirisakali8554
@abdirisakali8554 3 жыл бұрын
Waa talo wngsan Illaahey ha ka abaal mariyo waana astamo jira
@hindaismail8701
@hindaismail8701 3 жыл бұрын
Keep going pro 👏👏💞💞
@updywaduud
@updywaduud 3 жыл бұрын
war zxp baryahan videoydena mxd ninka jazaye dirska midapka ah ugu zo darta🤗
@farxaancisman6901
@farxaancisman6901 3 жыл бұрын
Xariiq waaye runtii
@QISADAMAANTAOFFICIAL
@QISADAMAANTAOFFICIAL 3 жыл бұрын
sahanka xogaha keep going
@somalianopinion
@somalianopinion 3 жыл бұрын
wll buugagtii xagay marayan mida kle horey wxd noga balan qaaday qaarka aad dhameyso aad no soo galinayso amazom walina wn sugeyna insha allah no soo dadal
@Suhaybsacid
@Suhaybsacid 3 жыл бұрын
Anigu Waxan Aamin sanahay in qofka caqliga badan uu yahay qof isku kalsoon Ma aamin sani in arday imtixaan yar gashay oo liita ay qoondayso aayaha dad badan oo dunidan ku nool tani waa niyad jabin caadi ah runtii🤷‍♂️
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 жыл бұрын
Omg wllhi waa fikrad aad uwanagzn
@najaxmohomedabdi546
@najaxmohomedabdi546 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo alle ha ku xifdiyo lkn wllo buuga halke laga helay
@mohamedbashe3508
@mohamedbashe3508 3 жыл бұрын
حياك الله
@Giijiye19928
@Giijiye19928 3 жыл бұрын
Walahidaa nin odaya soo xasuuustay
@cilmiuruuriye4203
@cilmiuruuriye4203 3 жыл бұрын
Hadii aad jeceshahay barashada luuqada English ka Fadlan inagusoo biir.
@zaynuzaahidi8077
@zaynuzaahidi8077 3 жыл бұрын
Guud ahaan doqonka iyo caaqilka labada ilaahay baa abuuray 🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄 Mana jiro nin lajecel naftiisa doqonnimo 👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻 ee waa imtixaan xaga rabi ka ahaaday
@clraxmaansiciid9570
@clraxmaansiciid9570 3 жыл бұрын
Macalim aadam😍
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 3 жыл бұрын
Ani ka shakhsi ahaan 3sano kahor qof iska muran badan ayan hda wx wlbo lga hdlna modaya inu wx ka yaqaano Lkn mr an kaligay fadhiistay ayan ogaaday inaanan wxba aqoon ever ahay muranki wan daayay hda mudo lga joogo ano wx bdn brtay hdana ma doodo lamna murmo qofku xta hadan ka saxanhy oo so baadh uun ku dhahaa waayo ixtraam nafsaani ah dreema alx
@saidaabdirashid5939
@saidaabdirashid5939 3 жыл бұрын
Hal oraah unbaan aaminsanahy waxna filyaa inay ahydba qayb kamida gabay lkn mahubo Alllahu aclam waxayna ahyd كن مستفيدا كل يوم زياده Markasta oo waa iibaryana taas ayaa niyada kuhyaa aadbaa umahdsanthy wll
@xasanturky4732
@xasanturky4732 2 жыл бұрын
Keep going
@MaxamedcadeMaxamedcade-yk1lj
@MaxamedcadeMaxamedcade-yk1lj 3 жыл бұрын
Wallahi waa Dabee cadaheyga
@user-vg4xw5bu9u
@user-vg4xw5bu9u 3 жыл бұрын
Guriga ayuu kuugu yimid quraankii ee ka faaidayso oo 30minut kaga faaidayso barashada quranka adoo gurigaaga jooga. Adiga iyo caruurtaaduba ا.القرءان٢.التجويد ٣.العربيه٤.الحديث ٥.التفسير chat.whatsapp.com/HpiZxtW2BkHKNeKkq0spWg
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
Sabskraapta iisaar..
@saami6035
@saami6035 3 жыл бұрын
Book waxa ka qiimo Sareeya aan jiriin adunka oo dhan uu ii aag yaala macnihiisa waan garanaaya akhriskiisa ka jahiil ahaaay
@zh.c.mzh.c.m892
@zh.c.mzh.c.m892 3 жыл бұрын
Aadan sahan mahadsanid sxb waxaad soo Gudbisaa Barnaamijyo Tayo Leh
@maxamedmuxumed5730
@maxamedmuxumed5730 3 жыл бұрын
Macalin aadan
@amaalahmed9589
@amaalahmed9589 3 жыл бұрын
Alxamdullilah mhdsanid
@nimcaanabdirahman1486
@nimcaanabdirahman1486 3 жыл бұрын
Sahanka xogaha waa channel ka kaliya ee aan la socdo waxaaD ka faaiidaysaa afkaar cusub iyo waxYaabo kaa qarsoonaa waxaad ka faaiidaysaa waxYaabo aanad ogayn waxaaD ogaanaysaa xaqiiqda aduunka Anyway aadan sahan alle CaqliGa Hakuu barakeey wll
@abdihakinyousuf8578
@abdihakinyousuf8578 3 жыл бұрын
keep going
@abdiaziz2968
@abdiaziz2968 3 жыл бұрын
Madaxda somalida ayaat tilmaamaysaa
@SaraMohamed-zt7sq
@SaraMohamed-zt7sq 3 жыл бұрын
wlhi waa yaab 2:30 waligy nocaas mamaqal qof ah
@somalisbr2908
@somalisbr2908 3 жыл бұрын
Adaanow markaa wax xiska ku Qabtaba waad ka hadashaa Walhi 🙆‍♂️
@jimcaaleabdirisakali3116
@jimcaaleabdirisakali3116 3 жыл бұрын
Aad iyo aad m.a
@khaalidshiine1200
@khaalidshiine1200 3 жыл бұрын
Love iizaar wallo
@noisrael3019
@noisrael3019 3 жыл бұрын
Waa adiga doqonka laga hadlayo
@sacaddiinimaxamuud2972
@sacaddiinimaxamuud2972 3 жыл бұрын
Waa xaqaa'iq jira
@مأجي-ز8ض
@مأجي-ز8ض 3 жыл бұрын
first
@abdiazizj8596
@abdiazizj8596 3 жыл бұрын
aniga iskuma arko ina dadka ka Caqli badanahay lkn marka arko qof muran badan o qiyali aminsan waxa kudhaha adiga aya dadka ugu caqli badan.
@mulkimohamed2125
@mulkimohamed2125 3 жыл бұрын
Aadanow wll waxatahay qof karama leh muqaladaduna qiimo ayeey leyihiin balse
@Sam_Saylici
@Sam_Saylici 3 жыл бұрын
Kalsonidu waa muhiim lkn kalsonida xad dhaafka ma dhihi karna waa Doqonimo?
@daarulquraanonline4032
@daarulquraanonline4032 3 жыл бұрын
Ma jeceshahay barashada Qur'aanka iyo culuumtiisa ama mala jeceshahay inay bartaan caruurtadu. Kusoo biir group what's appkan🖍👉chat.whatsapp.com/CZfsKEvNtpgIQlOqSWNNWS
@adammohamed2602
@adammohamed2602 3 жыл бұрын
I've seen hundred times someone who has duning kruger effects
Motorola | Shirkaddii dhashay moobillada.
11:13
Sahanka
Рет қаралды 27 М.
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН
OCCUPIED #shortssprintbrasil
0:37
Natan por Aí
Рет қаралды 131 МЛН
Haddaan ogaaday sababta aan akhriska u jeclahay | Dopamine!
12:42
Surah Al Baqarah - Ahmad Al-Shalabi [ 002 ] I Beautiful Quran Recitation
2:05:09
Algebra 2 Introduction, Basic Review, Factoring, Slope, Absolute Value, Linear, Quadratic Equations
3:59:44
جريمة القرن.
29:39
Omar aburobb
Рет қаралды 1,4 МЛН
Dulqaadka Awooda Guusha⁉️ ka ogow 6 qodob || @KheyreMacalin
5:13
Kheyre Macalin
Рет қаралды 1,5 М.
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН