doqontu Hal ilbey leedahay Kan dilana wey ilowdaa

  Рет қаралды 13,836

Jamaal Nuur

Jamaal Nuur

Күн бұрын

Пікірлер: 105
@abdirashidkaruur5980
@abdirashidkaruur5980 Жыл бұрын
Mashallah guull iyo gobanimo jamaalow kooxaha nabad diidka ah waxay doonayan kolba inay mid hawiye ah kasoo dhexhadlaan from somaliland
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Жыл бұрын
HAWIYE HADAY JAMAL IYO CAYDIID OO KALE WADA NOQON LAHAYEEN WAA HORE SOMALILAND LA ICTIRAAFI LAHAA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
VIVA E VIVAAAAAAAA PROFESSORKA JAMACADA IRIR SAMAALE TOSHKA HAWIYE EBOOWGEY HIRAAB PROFESSOR JAMAAL NUUR CAFIMAD CIMRI DHER WE LOVE YOU❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌹🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Maasha'Allah, Jamaal Nuur, waad ku saxsantahay in aad runta u sheegtid xildhibaan Cabdirahmaan Cabdishakuur. Ninkaan waa doqon that is why aanan waligeey u taageerin. Addigana waad cabbir xumeeyd in aad taageertid Cabdirahmaan Cabdishakuur. Ninkaan waa doqon, ee xataa Ceeyr yeeysan kursiga xildhibaan siinin doorashadda soo socota.
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Жыл бұрын
Jamaal Run sheeg tooshka Irir Samaale noolow Allah haku. xifdiyo
@ibrahimadamadam948
@ibrahimadamadam948 Жыл бұрын
Nin anbaday halķuu aaday way ula ekoonaatay Dadka haybi mooyee ayaan sii hundo ogaanin hebelaw ma nabadbaa ayaan hore usii dhaafin Cabdiraxman Cabdishakuur maxan buu la hagoognaa oo sawkii lahaa Somaliland waan aqoonsanayaa hidii aan guulaysto hada xasan Sheekh ayuu mucaaradayaaye isma ogo miyaa ha dhigo xilka uu xasan u magacaabay markaasay banaan tahay mucaaradaduye
@duniyomahamud9232
@duniyomahamud9232 Жыл бұрын
Waa la hadashay Haduu wax fahmasyo C, C Shakuu waxaan iloobi waayay oo Xanuunkeedii Wali i hayaa Habeenkii loo diiday in uu ka hadlo Xafladii Buntland ka dhaceeysay ee uu Farmaajo yiri MA hadli karyo reer Buntlandina ay ku raaceen Cabdiraxman Runtii dhibaatooyin badan baa loo geeystay oon Mar iyo labo aheeyn Balse waxaa la yiri wax leeys faro fariid laguma Noqdo Dad aan la dulmin karin buu ka dhashay oo damiir badan meel fogna wax ka arka MA ogi damiir xumada meeshuu Kala yimid Dowladaan Dowlad uu wax ka dhisay beey aheeyd in uu ku qanacsanaado ee uu difaacdo baa la rabay waan ka xumahay meeshuu soo istaagay!!!
@halimohussien9856
@halimohussien9856 Жыл бұрын
Cabdiranmaan Cabdishakuur waan taa geersanayn laakiin waanu kala noqonay taageeradii shicibka Soomaaliyeed sababtoo ah dib u dhac wayn ayaan uga jeednaa ee is xisaabi inta aan lagu xisaabinin ee aad ceebtii watargey aad dhexda uga fariisanin waxaad la safatay waa kooxdii uu watay farmaajo oo waa laguu qarinayaa in uu xisbiga aad raacday uu madax ka yahay Farmaajo oo wiilashaadii kobaha ku duugay alaah ceeb waynaa waxaan kaa filanaynay ma aad ka soo bixin.
@abdulahiali9042
@abdulahiali9042 Жыл бұрын
Cayr iyo agoon cabdalle dheh aryaa isteerinka ha soo wada leexin qabyaaladda jooji allaha kala qaboojiyo dheh adinkaana dilka bilaabay
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp Жыл бұрын
Jamaalow malaa cabdiraxmaan sidaynu ugu han weyneeyn muu noqon guuuuuuuul qomiyada irir samaale
@munahussein9687
@munahussein9687 Жыл бұрын
Masha Allah ninke washa telkesa miirqaba guuleyso, akhyarka❤❤❤❤❤❤
@saybahmed1504
@saybahmed1504 Жыл бұрын
C C Shakuur maxaa ka siya war xishoo Cabdi Raxmanoow aad ayaan kutageersanaa weliba waxaan kugu wici jiray geesiga birtaa qawariijta ayaa dhulkeena weli haysata dagaalka laascaano laga furay waxaa loogu talagalay in aanan qawariijta iska kicin subxanalah
@omergul4363
@omergul4363 Жыл бұрын
Xasan sheekh maxamud waa madaxweyne wax badan fahmy ha noolaado
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
walahay bilahay waxan ka mid aha dadki qoraalka iyo afkaba ugu hiilinayyay marki gurigiisa suuliga loogu gelay lakiin waa doqon daroodna ma baranayo weligiisa soo raac dheh bal waxad naga qado somaliland ilahay baa garabkooda ah gardarona ma yaqnaan wixi gardaraystana wa gubtan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
RER BAHALKA LASCANO DAGALKA GEYEY WA KUWI DILEY JENERAL GALAL WA KUWI DILEY INJINEER YARISOW WA KUWI DILEY IKRAAN TAHLIIL O MEYDKEDI QARSADEY WA KUWI DILEY XILDHIBANAD AMIINA O BARTEY KU CADEYSEY WA KUWI DILEY SHAQALIHI HAWIYE O NISA KA SHAQEYNAYEY WA KUWI DILEY C AFRIKA RER BAHAL QARAXYADA MUQDISHO KA DHACEY O DHAN WAXA DHIGEY O DHIGA RER BAHAL TAAS WA ILOBEY C C SHAKUR
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 Жыл бұрын
Nabadoon jamal salan sare .Abdirahman Abdishakur waxaa fiicnaan laheyd in uu iska aamuso intii dowlada wax qabad keeda la arkayo aniga waxey ilatahay inuu uu fududaaday Abdirahman Abdishakur maxaa yeelay madaxweyne Hassan sheikh Mohamud jago fiican ayuu u dhiibay haddii uu wax fahmayo weli Galmudug raashin iyo mucaawino ma geynin Abdirahman Abdishakur lkn waan baraney dhaqan kiisa .
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 Жыл бұрын
Asc jamaalow libaaxa hawiye. C c shakuur nabaradii jilbaha iyo xusulada ka gaadhay isagoo cimrigaasa dariiqa lawadhay miyuu ilaaway , kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Dumarkay iska shabahaan maahmaahdan, UMULBAA ILOWSHA DHOW , Caqligiisa gaaban wakaa raacshay maahmaahdii umusha
@mubaarigilays9027
@mubaarigilays9027 Жыл бұрын
Manshalah mudane jamaal nuur noolow
@alexkeith1260
@alexkeith1260 Жыл бұрын
war kani waa nacas iska dheraday waa ninki dhagar qabihi morgan kula qoslayay garawe waa dofar manta futada u lefaya ku dadkisa kabaha ku asay isagana weraray lakinse marxladuhu waaxbay fashiliyan waxanay daha ka rogan dalimin dadku waax modayen o ilahay swt wajigoda dhabta u tusa dadka ninkan iska dheraday waaxa so baxday nacaybku uhayo jamuriyada barakaysane somaliland waxanad arki dontan dhawa kiyo ay ku dhacday guldaro siyasaded o dhabarka u kaga jabo dibna an logu arki donin saxada siyasada
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Жыл бұрын
Maashaa Allaahuye Nooloow mujaahid jamaaloow cadawgaa ha jabee Nooloow insh tacaalaa intay nololi jirto,,, wbtawfiiq
@luulcabdi9279
@luulcabdi9279 Жыл бұрын
Jamaalaw guulayso waligaa cabdi raxmaan xaqa allahatuso
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 Жыл бұрын
Askartii Cabdishakuur wiilasha ka diley ee kabaha ku aasey Dhulbahante ayeey ahaayeen. Daankey kaa xigto doqontu ayeey dhaxantu kaa dishaa.
@harun7450
@harun7450 Жыл бұрын
Jamaal cabdiraxmaan waa ganacsade leh xawilaad wuuna ku xukumanyahay inuu cid waliba jilbaha dhulka u dhigo lakiin inaan xildhibaan siino waa waxaan ku qaldanay marka cabdiraxmaan dantiisa ayuu wataa
@omergul4363
@omergul4363 Жыл бұрын
Allow run badanaa horaa looqaybiyey Somali 1884ki
@JacfarJacfar-wv5dp
@JacfarJacfar-wv5dp Жыл бұрын
Jamaal noloow ya caroora axmed tagantahay
@ahmedmohamedabtidon7140
@ahmedmohamedabtidon7140 Жыл бұрын
C.raxmaan dheere waa doqonimadii oo qof ah
@siciidali4034
@siciidali4034 Жыл бұрын
War cadaaday jamaal ilaahay Isha hakaa duwo dadku runta ma jeclee 😂😂😂😂😂
@haniyusuf3779
@haniyusuf3779 Жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🙏🙏
@gaadhayegaadhaye777
@gaadhayegaadhaye777 Жыл бұрын
Jamal ilaay caqliga ha kuu barakeeyo- waxaad tahay nin meel fog wax ka arka
@farahmohamud5263
@farahmohamud5263 Жыл бұрын
Qalaska reer ayaanle 1 cali jeeb Qalsaka reer habaraji 2 cc.shakuur
@awilahmed644
@awilahmed644 Жыл бұрын
Ina Abdishakur wa dhataqle,awor dhufana.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
HAWIYE ISTAG XASUS HADEYSAN JIRIN QALINKA QADO KU QOR XASUSTA WA CIIL IN HUWANTI RER BAHAL O QARAXYADA DHIIGA DHACA KA DHIGEY DHULKA HAWIYE IN HAWIYE ILOBEY
@hoyolester161
@hoyolester161 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤good job thank you so much for your hard work guuul iyo gobanimo somailand insha allah
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Жыл бұрын
Wali taariiqda ma arkin qof isaq oo hawiye tageereya in uu dhibaateyo mooyee from hgidir
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Cabdulaahi ciise iyo Caydiidba way taageereen
@maryanjama6063
@maryanjama6063 Жыл бұрын
guul guul Hamza
@abdibirre4281
@abdibirre4281 Жыл бұрын
JAMAAL ARAGTI SARE
@zeynabnoor2176
@zeynabnoor2176 Жыл бұрын
Doqonoow qeyrkaa waa lagu nastay qabiil iyo somali kala qub qub ma ahanee Diin kale ma lihid
@zeinabosman7241
@zeinabosman7241 Жыл бұрын
000000000000000000000000
@zeinabosman7241
@zeinabosman7241 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂00000000000
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
C C SHAKUR WIILISHI IYO GABADHI URKA LAHEYD O AYAGO JIIFA GURIGIISA EY LA BAXEEN KABAYASHA QAWARIJIINTA QARAXYADA DHIGA IYO BAHALADA U WATEY XAARMAAJO MINGISTE KIRIMINAL MAFIA IYO XIJAAR MEYD QARSADE QAWARIJ BIIXI QAWARIJ KULAN JIIS MAREXAAN QAWARIJ EY LA BAXEEN OY KABAHODA KU DUGEEN WA CIIL
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
DADKISI U WODEY AYU GARBA HAREY O AH DHUL RER BAHAL AYU ADEY C C SHAKUR WA ILOBEY GURIGIISA MARKEY SO WERAREN RER BAHAL O LA BAXEEN WIILASHI JIIFEY IYO GABADHI URKA LAHEYD OY DILEEN O KABAHODA KU DUGEEN ASAGANA GACAN KA JEBIYEEN TAAS WA ILOBEY
@abdirisaqabdi4040
@abdirisaqabdi4040 Жыл бұрын
Caqli gaabanaa kani yuu u dhashay
@YG5185
@YG5185 Жыл бұрын
War jamalow ina adeerka waa u dhameysay lkn Hawiye dhan aa saas ah cidda madaxa kagaraacdo ey u hoggan samaan…
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 Жыл бұрын
Runtu ka hadlay cc Shakur lasacanood waa lagusoduley
@simand3465
@simand3465 Жыл бұрын
CABDI RAHMAAN CABDISHAKUUR XASAN SHEEQ HAKU MASHQUULIN GACANTAADA MIDIG IYO GACANTAADA BIDIX MAJEERTEEN MEEL 3O NIN KA QUDBEEYSAY AYAA LAGU YIRI NO CABDI RAXMAAN DOQON HANOQON
@omarabdi3332
@omarabdi3332 Жыл бұрын
Doqonimo lama daweyn karo, si kastoo la yeelo. Wuxuu durba hilmaamay Maalintii waa banaan baxaynaa ay yiraahdeen ee xabadaha nool nool roobka looga dhigay. "Ar albaabka naga fura ma Yuhuud baad tihiin"?
@aminagure8520
@aminagure8520 Жыл бұрын
Waxa uu u baahan yahay in in quraan la saaro
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 Жыл бұрын
Xasan bakhtiga kii u sujuudayey iyo ziizi sow maaha kii huruhu jilbaha haystay sow maaha habar wate sow maaha bakhtiga kii awowgii cunay sow maaha
@ayandahirmohamed1188
@ayandahirmohamed1188 Жыл бұрын
Masha Allah Hawiye gul gul
@maxamedmaxamuud2633
@maxamedmaxamuud2633 Жыл бұрын
Karamallaahu wajhaka
@fatumamohames
@fatumamohames Жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah guuuuuul iyo gobanimo madaxsare Guuuuuul irir samale guuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminagure8520
@aminagure8520 Жыл бұрын
Waxa Kai iga tagey ninkii ay Majeerteen yiraahdeen kama hadlikaro jiraa?!
@Suaad8
@Suaad8 Жыл бұрын
Ilaahayow.hawiye.ka.dhig.is.fahmo.nabad.dhaxdoda.dhig
@anabali1926
@anabali1926 Жыл бұрын
Maasha Allaah runta u sheeg
@maryanjama6063
@maryanjama6063 Жыл бұрын
Geesi jamaal Nuur
@asadibrahim5596
@asadibrahim5596 Жыл бұрын
Salaan Sare Masha Allah Guul Iyo Gobanimo Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤
@gaadhayegaadhaye777
@gaadhayegaadhaye777 Жыл бұрын
Abdirahman waxan u haystey xooga in wax yar caqli ah ku jirto laakin waxa maanta ogaadey maahmaahdi somaliyed- nin aan warankaagu gelin weedhadu ma gasho
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
ADUNYADA WAXA LO WODO NINKI OSPEDAL DHISO NINKI SHAQOYIN SAMEYO NINKI NABADA DADKA U KA DHASHEY NABAD KA DHIGO LAKIIN NIN U DODAYA BAHALO CADAWA O DHIIGA CABA O DHIIG DHAC U YIMADA DHULKA HAWIYE
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
DADKI U WODKA KASO QATEY WAXBA UMA QABAN OSPEDAL UMA DHISIN SHAQOYIN UMA SAMEYN SKULO JAMACADO UMA DHISIN MA DHIHIN BEERAHA FASHA DHIRTA ABURA XOLAHA DHAQDA
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Жыл бұрын
Cabdirahman cabdishakuur warsame isagaba isku marag furay waxuu yiri meel aan ka tirsahay ma jirto 😂😂😂😂😂
@omergul4363
@omergul4363 Жыл бұрын
Jamal nuur wadani wax badan fahmay
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 Жыл бұрын
Eeboiw ishaad katuurtay
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu Жыл бұрын
Kkkkk war Jamaal qosol baad igu dishay😂
@thatsrighttv170
@thatsrighttv170 Жыл бұрын
Laandheere jamaal raali waan.nahay,ninkaa cayr ama hawiye u qaban.meyno..wuu anbaday.Anagaba Duqbilow baa nagu jira,😂
@haveaniceday365.
@haveaniceday365. Жыл бұрын
Ina cabdirashir iyo majeerteen ayaa qiyanaya wuu iloobay inay microphone Garoowe ka darsadeen.Qabyaalad ma yaqaan waa reer koofur Cabdiraxman.
@thatsrighttv170
@thatsrighttv170 Жыл бұрын
@@haveaniceday365. Waa arkaa,dad aan rabin buu iska gadayaa.
@xalanefarah5901
@xalanefarah5901 Жыл бұрын
Cabdiraxmaan cabdishakuur waa kuwa amiinsan dadka kacarar markaas ayaad siyaasi tahay war waxu miyuunan garaneyn dadkaga ayaad wax kutahay hada hada waxaa taageersan kuwii shalay caaynayay karkaas buu mooday shacbiyad in uu helay doqoney dabka ba war cayr hadaan nahay aan kashirno xoolahaan oo xildhibaanimada aan kacayuubino aan geesiga indhacade kubadalo asagaa libaaxee oo aan dhankiisa naloga sodhaceyne
@abdulqadirhagimohamedtallm1653
@abdulqadirhagimohamedtallm1653 Жыл бұрын
Cabdiraxmaan CabdiShakuur ma isa sixi karaa? Ila ma ah. Cabdiraxmaan waa micne-yare. Sidan ayaaba ka tabar ah miskiinka.
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 Жыл бұрын
Maxuu sheegay waadiga ku dhegan mar marwalba ?
@abdihayd2924
@abdihayd2924 Жыл бұрын
NACAYB DAAROOD BAAKUHAYA. MUUSE BIIXI ❤❤ IYO JEEGAANA. WAADTEEGEERTAA❤❤. JAMAALOW. JOOJI. MUUSE BIIXI TAAGEERADIISA ❤❤ IYO. HAWIYE. KALAQAADKIISA ❤❤
@sayidfarah3009
@sayidfarah3009 Жыл бұрын
mooryanta habargidir waa in la qabtaa dalka waa laga joogi layahay
@edbankhalif587
@edbankhalif587 Жыл бұрын
Maxa KU dhacay cabrexaban Cadi shuur ❤❤❤
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Edban, waxa ku dhacay malahan Cabdirahmaan Cabdishakuur oo waligiis ayuu doqon ahaa
@SaharaZahra-k1i
@SaharaZahra-k1i Жыл бұрын
Mansha Allah ❤❤❤
@yusufsirad620
@yusufsirad620 Жыл бұрын
Waanu kaa qaadanay mr Nuur Abdirahmaqna waa saad sheegtay mana garanaayo wuxuu wanaaga dawlada u arki la,yahay
@ibrahimmusa9735
@ibrahimmusa9735 Жыл бұрын
Waa runtaa
@mahamoudali
@mahamoudali Жыл бұрын
Bismillaahi tawakalnaa calallaah wakafaa billaahi wakiilaa Allaahummaxfid ahlanaa wa.amwaalunaa wabilaadunaa min jamiicil aafaati wal.amraadi wabelaaya wasabit aqdaamanaa wansurnaa calal qowmil kaafiriina walmunaafiqiina walmushrikiin Allaahumma aamiin
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 Жыл бұрын
JAMAAL CAQLIGA ALLAHA KUU DHAAFO,,, AAMIIN YAA RABI,,,, INTA JILBAHA LAGA DAQREYNA CAQLIGA ALLAHA U SOO CELIYO... AAMIIN
@abshirrashid3243
@abshirrashid3243 Жыл бұрын
Masha,alah
@deeqyare4848
@deeqyare4848 Жыл бұрын
Kan ma cabsanyahow codkiisa xitaa lama fahmaayo
@ahmedhussein3985
@ahmedhussein3985 Жыл бұрын
👍👏
@yasirapdi1414
@yasirapdi1414 Жыл бұрын
Car iyo Cawaale maxaskudiray malabka dhekalumasday walaskuga qawarishdagalked emayagi balaskujeshay meshakanamalanaman illayahakalababasho inasha illayidanaki
@farahmohamud5263
@farahmohamud5263 Жыл бұрын
Jamaal waxaa layiri nin cak dheer hadaad aragto sawir umaleey hadoow dheeryahayna akdhig
@aminaxasan498
@aminaxasan498 Жыл бұрын
💚💚💚💚💚💚
@ibadoosman1982
@ibadoosman1982 Жыл бұрын
Kkkk runtaad taqaan inta badan waasax warkaaga jamaaloow
@AmiinYoonis-rx9lh
@AmiinYoonis-rx9lh Жыл бұрын
Sax
@mohamudsamatar8993
@mohamudsamatar8993 Жыл бұрын
Ethiopia hore waxa u addegsaday C Yusuf oo xasuuqay Hawiye Banaadir Farmaajo waxa uu isna Qalbi Dhagax ugu dhiibay TPLF , ONLF na argagagixiso ugu yeedhay Si u kasbado TPLF taageerona uga helo Sii uu sii wado shaqadii C Yusuf ka tagay Imika Ethiopia waxa talada haya Oromo oo Abiy Ahmed ka dhashay Oromo oo ay soo cadaadiyeen Axmaaro iyo TPLF, Tigre, Imika waxa aad moodaa in Oromo iyo Irrisamale Fahmeen khiyaanadii Axmaarada iyo Daaroodism ka Kadib markay kulmeen MW X Sheekh iyo Dr Abiy Ahmed
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 Жыл бұрын
Nabadoon jamaaloow cabdiraxmaan hankiisa wuu sarreeyaa shsqsigiisa ha ku xadgudbin dhirirkiisa iyo xooggiisa. Waxaad kubdiiddan tahay tilmaan waa ok
@haveaniceday365.
@haveaniceday365. Жыл бұрын
Majeerteen ayaa kazoo dhax Harleen CCshakur. Waa kuwi CBB KU kiciyeen pagekisa wuuna illiobay inay ka xireen xafiiski Wadajir ee Garoowe.Daarood oo dhan odoyashoodi oo buuxa microphones ka xirteen.
@UrDailyDev
@UrDailyDev Жыл бұрын
Hadalka iskasax ceyr iyo xawaadle ha dhihine ceyr iyo agoon dheh
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 Жыл бұрын
❤💚🤍👍⭐️👋
@zeynabnoor2176
@zeynabnoor2176 Жыл бұрын
Cc /shakuur waa kaa caqli iyo caafimaad badan yahay doqon yahoow isaaq ku lahaa waa kan hurdo iyo hooy kuu diiday qadaad weyna kula baxay neef yahoow
@shukranjidan6974
@shukranjidan6974 Жыл бұрын
H hiii guy
@abdishakur5064
@abdishakur5064 Жыл бұрын
Jamalow sidi dhahir calasow ba cuqdad majerten kugu dhacday iyana kumaba oga weli ma aragtay qof mj oo kuso jawabay
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
Mahad Salaad baa kusoo diray xaaraanti ku dhashay wase awal ba ayaanle jaajuusiin beey ahaayeen
@HassanMohamed-qd5pw
@HassanMohamed-qd5pw Жыл бұрын
C/raxman nin jira adiga mooryaan filand qaxooti ku ah najaas qrmey
@nuurayeeyo4271
@nuurayeeyo4271 Жыл бұрын
Hasan mahamed yurbaa lagu yiri cabdirahmaan waa tuug anagana dooranay adigu shaqo kuma lihid
@hodannuur9833
@hodannuur9833 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Жыл бұрын
Maashaa Allaahuye Nooloow mujaahid jamaaloow cadawgaa ha jabee Nooloow insh tacaalaa intay nololi jirto,,, wbtawfiiq
MAXAMED MAAME FT IKRAAN MAHABE JACAYL XARAGODA OFFICIAL VIDEO 2023
4:42
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,2 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3,2 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 58 МЛН
Qabrigii SHEEKH ISXAAQ
15:11
Qays Qeyser
Рет қаралды 340 М.
wariye waa maxay dantee ka shaqeeyaa adigu maxaa curisaa
43:03
Jamaal Nuur
Рет қаралды 6 М.
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,2 МЛН