No video

Dowlada Ethiopia oo la waydiiyay Sababta Canfarta iyo Somalida ugu kala hiiliso jawab la yaableh

  Рет қаралды 36,694

Guled Alifle

Guled Alifle

Ай бұрын

Dowlada Ethiopia oo la waydiiyay Sababta Canfarta iyo Somalida ugu kala hiiliso jawab la yaableh

Пікірлер: 65
@ahmedabdi8094
@ahmedabdi8094 Ай бұрын
Dadka somaalida waxay itoobiya dacwad oogu gudbin waayeen waxay arkayaan in dadki somaalida xeryaha mulateriga itoobiya dhexdooda Lagu xasuuqayo waxay arkayaan in dowladda itoobiya aay soo hubaynayso canfarta Marka majirto sabab aay oogu dacwoodaan
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 Ай бұрын
WALEE CANFAR WAA GARDARO GARAB OG LAAKIIN CADAALADA IYO AWOODA ILLAAH AYAA SHAQEYNAYSA. SOOMAALIYEY MIDOOBA CADAWGIINA HAL IL KU EEGA MAANTA ITOOBIYA OO IDIL CADAW AYEY IDINKU YIHIIN. SOOMAALIYEY GACMAHA ISQABSADA DANTIINA KA HORMARIYA IYO MIDNIMADIINA ILLAAH AYAA A IDINLA JIRA ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Canfari jabuuti iyadaa leh yay garda raysatay
@ziyaadmahamed4453
@ziyaadmahamed4453 Ай бұрын
Ethiopia 🇪🇹 iyo dhamaan wixii taageero Hadhacaan soomaaliduna korhaatob💪💪💪
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
❤❤
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
dhac oo dhimo adigu guul Somaliland iyo Itoobiya
@YacinMoumin
@YacinMoumin Ай бұрын
​@@user-sz7sn2rv9rasc❤
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 Ай бұрын
Waa runti canfartu intey iyaduvwax disho ayey hadana cabaadaan oo kaahor cabanayaan
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah Ай бұрын
Guul iyo gobanimo
@mussaali5239
@mussaali5239 Ай бұрын
Somaliland; Irir ; iyo waxii dulmidiid ah; Ilaahey guul ha idiin wada siiyo. Aaamiin
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 Ай бұрын
HAA WAA RUN SOOMAALIDU UMA CABATO ITOOBIYA, SABABTO AH KAMA FILANAYAAN CADDAALAD, WAXAYNA ITOOBIYA U ARKAAN IN LAGU GUMAYSTO. SIDOO KALE SOOMAALIDU SHARCIGA IYO HESHIISYADA MA TIXGELIYAAN, KUMANA DHAQMAAN.
@Raho339
@Raho339 Ай бұрын
Ethiopia Hadhacdo🇪🇹👎👎👎
@AliAlly-jr7kt
@AliAlly-jr7kt Ай бұрын
IYO ADOONTA HORYAACA
@user-fo9ey2lg8e
@user-fo9ey2lg8e Ай бұрын
Allh gargalo somali
@husseinabass2195
@husseinabass2195 Ай бұрын
Asc Keep going brother
@faysalibrahim3202
@faysalibrahim3202 Ай бұрын
❤ viva Ogadenia viva gallad
@wadanisahardiid1162
@wadanisahardiid1162 Ай бұрын
Geneva iyo xafiis kaste oo Germany, Belgium, Strasbourg iyo France wey taala kiisaskaas iyo cadeynti oo 4 AF lagu turjumay with subtitle
@user-py4xl8fd2b
@user-py4xl8fd2b Ай бұрын
Djamac
@user-tz4hy6tw8f
@user-tz4hy6tw8f Ай бұрын
Kuwa bstagosarada dheegaaya ee gobolka ditti maxay .u diiwaan gein waayen xasuuqii sitti amare iyo faysal rooble maxamed faarax
@Raho339
@Raho339 Ай бұрын
Ethiopia Dwn🇪🇹👎
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
dhac oo dhimo anigana dabuubtayda maqal waanu daaficiye guul itoobiya
@ahmedsuldan2498
@ahmedsuldan2498 Ай бұрын
Jaamac waa runtii Maamulka Canfartu Wey ka hadlaan Laakiin maamulkeena Ayaan waligood ka hadal
@guirehmoussa8848
@guirehmoussa8848 Ай бұрын
Oromo iyo Afar waa waxay raban dhuul somaliyeed.
@jamacmuse5804
@jamacmuse5804 Ай бұрын
❤❤❤ruunta..weyaan..wariye
@jamacmuse5804
@jamacmuse5804 Ай бұрын
❤❤❤jaamacw..sida..aad..sheegayso.❤❤❤waa.❤ruunta❤
@kabridgas1416
@kabridgas1416 Ай бұрын
Waa runtaa arinnka waxa ladhaha wanjal afamxaarka
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Ай бұрын
ITOBIYAN DHULKAAN IYO DADKA SOMALIDA WEEY GUMAYSATAAYE SOMALI ISIR SIFAYNBAA LAGU WADAA
@OmarNasser-u6p
@OmarNasser-u6p Ай бұрын
0:52 0:53 0:55 0:55 0:55 0:55 0:55
@AliWarsame-rl9pj
@AliWarsame-rl9pj Ай бұрын
Guled 2alifle iyo jamac 2gallad darjada waan ini biriyay waad mahad santihin
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Soomaaliwayn
@abdia9872
@abdia9872 Ай бұрын
Adan Faarax waa Xamse oo kale waa labo asal madoorshe
@jamacmuse5804
@jamacmuse5804 Ай бұрын
❤❤waa.ruunta❤❤❤❤
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 Ай бұрын
❤🎉
@Moussa-sr7xb
@Moussa-sr7xb Ай бұрын
Aden farah iyo axmed shide maxaka abi uunbay cunaan maxay qabtaan doofaradaasi,labadaa nin maha somaali ee halla baadho labadaa nin.mustafe omar iyo general gafeedhe hanoladaan waa geesiyaal somaali wallaahi,horo socda walaalayal guushu waa xageena inshaa allah
@AhmedomarOmarAhmed
@AhmedomarOmarAhmed Ай бұрын
Wanisalamay wall imiku ubilamay hasuqu ay farisanayen
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Ай бұрын
WAR REER SOMALI GALBEEDOOW KUWIINA DIBADAHA JIRA OO WAXBARTAYOOW URURO SAMAYSTO CALANKA SOMALIDO BULUUGGAA QAATOO BOQORTOOYADA INGIRIISKA CAMBAAREEYA GARDARO ITOBIYA DHULKIINNA UGU WAREEJISEY DHULKIINA GUMAYSI MARABNO XORIYAD BAAN RABNAA WARKA KABILAABA KAKACAAY KAKACAAY GUMAYSIGA ITOBIYA HADHOCOO
@aminaqali7767
@aminaqali7767 Ай бұрын
Oromo, SNM, canfar iyo ismacil omar waxey ku xeeshiyeen soomali si dhul loga gadan laxa. Xeeshisgu wuxu ka dhacay dalka jabuuti. Malinta jabuuti mamul soomali jacel u yimado, canfar, SNM iyo itoobiya dhibta soomalida ku xayaan wey joogsan.
@saidahmed7268
@saidahmed7268 Ай бұрын
Xayle selaase wuxuu u arkey soomaalida iyo islaamku inay yihiin gudun iyo daabkeed aan lakala furi Karin ama lakala bixin Karin gumeystaha,,gaalada iyo dabadilifyada uu asagu ugu weynaana ay cadow iyo malagii Soo afjari lahaa ay soomaalidu yihiin
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 Ай бұрын
BARNAAMIJKUINNA WAQTIGA SALAADDA MAXAAD UGU BEEGTAAN?
@user-oj5ry8dt7k
@user-oj5ry8dt7k Ай бұрын
Dada I.wasaxi.maxayeley.somalida.markaladilo.aya.ladha.oromo.ama.canfari.wa.ariin.runiaha
@MN-rh1vy
@MN-rh1vy Ай бұрын
War nikaan dhageysano ileyn nin fayow maba aha , sababtoo ah halsu'aal oo lafahmi karo oo wariyuhu uu weydiiyey ayuu maxaa dhahdey sadex jeer yiri,
@omarhersi7179
@omarhersi7179 Ай бұрын
Ninkasi wa nin Samir leh ee hadaba 4ta magalo ee canfartu haysado uuxalal ogyahay taliyuhu warkisu ucadyahay ee waxan baq udiraya daadka somalida garahana belaha dega xadidka hafurfuran oo habiliqaystan
@c.raxmaancaliaxmed
@c.raxmaancaliaxmed Ай бұрын
Halkay sarta kaqudhuntay ayaaba ah inay canfari tahay hasha geela cunta eecabaada weerarka iya gaale cabashadana iyaga juulana waabeentiis waxwalba oodhacay waa qorshe ay ethiopia dhamaan kasimantahay insoomalida laga cidhibtiro g siti iyo laamiga waynba
@osmanrachid2385
@osmanrachid2385 Ай бұрын
Kiiska cafanrata dawlada ethiobiya way akhriyaan illeen waa qoral shaydaane kiiska soomalidana ethiobiya ma akhrido illen sommalida qoralkoodu wa illahiyan
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Ай бұрын
Caravan waye Wu ikiraaya
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 Ай бұрын
Wakhtiyada salaadaha ha ku beegina barmaamijkiina sifiican laydiin ma maqlo
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Maxaad ula jeedaa si fiican laydin ma maqlo ?! Is cadeey waryaa Diintaadu waa maxay ?!
@wadanisahardiid1162
@wadanisahardiid1162 Ай бұрын
Been weeyin kaligay 29 reports ayaan u gudbiyay ilaa ,21 july 2021
@user-fu1uu2ex5d
@user-fu1uu2ex5d Ай бұрын
bentiyo qofah kkk
@cabdulahizab9060
@cabdulahizab9060 Ай бұрын
GUUL LIYUUBOOLIS
@osmanrachid2385
@osmanrachid2385 Ай бұрын
Dawlada djabuuti haday wuxuun kagajirto arimahisi walahi wabilahi baan dharrete inlawayi oy bilatarikh noqonayan ayan nii sheegaya soomaliyey waxba siyasinimeymayo oo siyaasad ma amminsani ee Eeban aaminsanahay waxa igamaqan wa dhul xagu Eebe i dhigay xagu ii furay taako nin illahay dhigay ma rabo kuwi ibsade waa lagu maqanyahay inan magaacabo maan jecleyne dhul jacalba iga hadliye CABDI DJIBRIL nin kii dayow wax kugu filan kuma tiqtisanaaye wa wuxu gaystay CABDI ILEY MEE ninka ethibiya darajad ka sugiyow waa yeelka kuwa djabuutiyow Rabi lama siri karo xarfad iyo siyasad arimuhu way ka tegeen wana iga dardaaran wa billahi tawfiq Eebe arimahan u noqdeen ee NABRUUT ha noqo nina
@HassanAhmed-sv2tc
@HassanAhmed-sv2tc Ай бұрын
Jaamacow dabeecada canfarta xita kuwa jabuuti jooga intey weerar soo qaadin dacwad waa nanaso werareya ayey sii dhigaan
@MohamedHasen-tv1ev
@MohamedHasen-tv1ev Ай бұрын
😂😂😂😂😂 si aan looxidhin bay lacag bixiyaan walahi waa runti Ana nocaasa
@user-um6hy6mc5c
@user-um6hy6mc5c Ай бұрын
Waxaad u sheegtaan in uu yahay in dhilo oo uu gidaar ku dhashay Malaha ma ogee Sooomali waligaabay ku raran jirtey dheh Hadana way ku raran adoo indha foolxun
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Ай бұрын
Kkkkkkk salaam
@nouhkairdon3787
@nouhkairdon3787 Ай бұрын
Afar dagaal mataqaano ee beenta iyo propagandada kataar Ku yihiin
@bossman1024
@bossman1024 Ай бұрын
Beenaale warkii inad dhagaysato galad oromku waa ninka dhulka raba ila bada nin wuxu a lahayn raba hadal marabo
@OsmanheldiOsman
@OsmanheldiOsman Ай бұрын
Uu ka yidhi
@DaahirShope-cx5dr
@DaahirShope-cx5dr Ай бұрын
Beenbadanaa
@Raho339
@Raho339 Ай бұрын
NeCbiyaayeey Ethoipia NeCbiyaa😡
@saidahmedsiti5770
@saidahmedsiti5770 Ай бұрын
Xoolo ninki qaday uu doodonayo lamaa heeli
@DaahirShope-cx5dr
@DaahirShope-cx5dr Ай бұрын
beenaaleyaan
@Raho339
@Raho339 Ай бұрын
Ethiopia Dwn🇪🇹👎
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 9 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 53 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 43 МЛН
Disney Reports and Volatility Ebbs | Bloomberg Surveillance | August 7, 2024
2:26:09
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 134 М.
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 9 МЛН